
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
The Eritrean card is quite popular.
-
^^^Dont rub your confusion on me saxib, I support the law and the legitimate governemnt of Somalia. You support the anti-governemnt groups led by IndaCade & now Diriye. Lets not get carried away Xiin.
-
Xiin, I wont trade insults with you adeer, however one has noted that you used to complain about Kimsayu yet had love for IndaCade, and then you even complained about looted properties and now you support Nabadoon Diriye. Its not me who is confused I am with the law.
-
Dowladda KMG ah oo magacowday xilal iyo gudiyo cusub Click here to find Shabelle news in English Mogadishu 18, April.07 ( Sh.M.Network) Kulan ay isugu yimaadeen maanta xubno ka tirsan golaha wasiirada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa waxaa lagu magacaabay xilal kala duwan iyo gudiyo. Kulankaan oo ay soo xaadireen wasiiro ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia, uuna shir Gudoominayay Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Cali Max'ed Ghedi ayaa ugu horreyn waxaa xilkii lagaga qaaday taliyihii ciidamada Booliska Gen. Cali Madoobe, iyadoo taliyahaasina lagu badalay Col. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waxaana Generaal Cali Madoobe loo magacaabay safiirka Somalia u fadhiya dalka Tanzania. Sidoo kale Kulankaasi ayaa waxaa lagu magacaabay C/raxmaan Max'ed Nuur Diinaari in uu noqdo safiirka Somalia u qaabilsan dalka Syria, Sayid Axmed Sheekh Ibraahim ayaa isna loo magacaabay safiirka Somalia u fadhiya dalka Uganda. Sidoo kale kulankaasi ayaa waxaa lagu magacaabay guddiyo ka kooban 3 gole oo kala ah: - 1. Guddiga dadka barakacay qaabilsan 2. Guddiga qaxootiga 3. Gudiga qaabilsan ka saarista goobaha dowladda ee dadku ay dagan yihiin. Kulankaan ayaa natiijadii ka soo baxday waxaa saxaafadda u aqriyay K/simaha afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia, C/laahi Codka. Click here to find Shabelle news in English Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
Both men are important players within their respective communities. I know for a fact Qaybdeed is a prominent player and a commander, but running the police force takes more than just mere clan influince. I wish him the best though.
-
Xiinfaniin, you are indeed confused its Nabadoon looter & not Sharif Ahmed who speaks for the clan millitia in Migadishu. Thus even if the clan courts were given top positions people who hold looted properties would not be satisfied.
-
Ra'isul wasaare Geedi oo magacaabay taliyaha ciidanka Booliska soomaaliyeed iyo safiiro cusub isku dhaf golahiisa wasiirada Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 18/04/07 Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, ayaa maanta magaacay taliyaha ciidanka boosika Soomaaliyeed iyo dhow safiiro oo loo magacaabay, waxaa kale oo uu isku dhafay golahiisa wasiirada. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Ra'isulwasaare Cali Max'ed Ghedi ayaa lagu sheegay in isku shaandeyn lagu sameeyay wasiirada soo socoda Wasiirka arimaha dibada oo uu ahaa Prof. Ismaciil Hurre Buubaa waxaa loo magaacay wasiirka waxbarashada Wasiirka qorsheynta iyo tiro koobka oo uu ahaa Xuseen Ceelaabe Faahiye waxaa loo magaacay wasiirka arimaha dibada Cali C/laahi Cosoble ayaa loo magacaabay xilka wasiirka qorsheynta iyo tiro koobka. C/raxmaan Cabdi Waare oo laga qaaday xilkii wasiirka waxbarashada Waxaa kale oo maanta la magacaabay taliyaha guud ee ciidanka booliska soomaaliya waxaana loo magacaabay Cabdi Xassan Cawaali (Qeebdiid) Waxaa kale oo maanta la magacaabay dhowr safiiro waxaana ka mid ah: Safiirka Soomaaliya ee Ugaandha Sayid Axmed Sheeh Daahir Safiirka Soomaaliya ee Suuriya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari Safiirka Soomaaliya ee Tanzaaniya Cali Xassan Loyan (Cali Madoobe) Somaliweyn Media Center
-
XoX, this was expected, nothing more.
-
Taliyihii ciidanka Booliiska DFKMG ah oo xilkii laga xayuubiyey, xilkaas oo.... Taliyihii ciidanka Booliiska DFKMG ah ee Soomaaliya Jen.Cali Max’ed Xasan (Cali Madoobey) ayaa laga xayuubiyey xilkii uu hayey, iyadoo aan la shaacin sababaha rasmiga ah ee keenay in xilka laga qaado. Kulan ay magaalada Muqdisho maanta ku yeesheen xubnaha golaha wasiirada DFKMG ah uuna shir gudoominayey Ra’isalwasaare Cali Max’eed Geedi ayaa lagu go’aamiyey in shaqada laga fariisiyo Jen.Cali Madoobey, waxaana jagadaasi loo magacaabey Col.Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka mid ahaa xubnihii Isbahaysigii la dagaalanka aragagixisada ee magaalada Muqdisiho sanadkii hore kula dagaalamey Maxkamidihii Islaamiga ee la wiiqay awoodii ay ku lahaayeen Koonfurta Soomaliya. Jen.Cali Madoobey ayaa waxaa xilka laga qaadey loogu badaley oo laga dhigey Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Tanzaniya, sidoo kale Cali Max’ed Geedi ayaa isla maanta wuxuu magacaabey safiirada Soomaaliya u fadhin doona wadamada Suuriya iyo Ugandha. C/raxmaan Nuur Max’ed Diinaari oo ahaa Afhayeenkii DFKMG ah ayaa loo magacaabey Safiirka Soomaaliya ee wadanka Suuriuya, halka Sayid Cali Axmed Sheekh loo magacaabey safiirka Soomaaliya ee dalka Ugandha. Wareegtada uu ku magacaabey xilalkan ayaa Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi wuxuu u gudbiyey xubnaha golaha wasiirada, iyagoo si buuxda u ansixiyey. SBC News Desk
-
^^^Qaybdeed's appointment was expected though Buuba's was nothing more than a stunt, Fahiye is clsoe to the PM. Qaybdeed and Ali Sacid head of Banadir are from the same clan, thus the police force is no longer in the hands of one clan as some highlighted. As for the opposition they are built on quick sand, those fighting in Moigadishu oppose Puntland more than Ethiopia. Which destroys the argument.
-
^^^Its confirmed saxib. AD, these men played a key role in steering the governemnt into a good position, I agree with the Qaybdeed appointment though I am against the Buuba demotion, its pathetic.
-
Cabdi Qeybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Cabdi Qeybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Col. Cabdi Xasan Cawaale Qrybdiid, oo ahaa Hogaamiye kooxeed Hore ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Magacaabistan, ayaa waxaa sameeyay ra'iisul wasaare cali maxamed Geedi intii lagu Gua jiray Kullankii ugu horeeyay ee Golaha wasiirada Dowladda KMG ah ee Somalia ay manta ku yeesheen xarunta nabad sugidda ee magaalada Muqdisho. Jagada taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa horey u hayay oo laga qaaday general Cali xasan looyaan cali madoobe, oo isna uu Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi u magacaabay Inuu noqdo Safiirka Somalia u fadhin doona dalka Tanzania. Cabdi Qeybdiid oo loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Col. Cabdi Xasan Cawaale Qrybdiid, oo ahaa Hogaamiye kooxeed Hore ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Magacaabistan, ayaa waxaa sameeyay ra'iisul wasaare cali maxamed Geedi intii lagu Gua jiray Kullankii ugu horeeyay ee Golaha wasiirada Dowladda KMG ah ee Somalia ay manta ku yeesheen xarunta nabad sugidda ee magaalada Muqdisho. Jagada taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa horey u hayay oo laga qaaday general Cali xasan looyaan cali madoobe, oo isna uu Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi u magacaabay Inuu noqdo Safiirka Somalia u fadhin doona dalka Tanzania. Qeybdiid ayaa ahaa nin aad ugu dhow Dowladda KMG ah ee Somalia tan iyo Bartamihii sandii tagtay Xilligaaso oo magaalada Muqdisho ay dagaal uga saareen isaga iyo Hogaamiye kooxeedyada Kale Golaha maxkamadaha islaamiga soomaaliyeed. Kullanka golaha wasiirada Dowladda KMG ah ee Somalia ay manta ku yeesheen Magaalada xarunta ah ee Muqdisho ayaa sidoo kale lagu magacaabay safiirada Somalia u fadhin doono qaar ka mid ah dalal ku yaalla qaaradda afrika iyo Bariga dhexe. Sayid Axmed Sheekh Daahir oo ah nin aan sidaasi can uga ahayn ama uga dhex fir fircooneyn Masraxa`Siyaasadda Somalia, ayaa waxaa isna loo magacaabay inuu noqdo Safiirka Somalia ee dalka Uganda. Ra'iisul wasaare Cali maxamed Geedi, ayaa sidoo kale u magacaabay Cabdi raxmaan Nuur maxamed Diinaari oo ahaa Afhayeenkii xukuumaddiisa inuu noqdo Danjiraha Somalia uga wakiilka noqon doona Dalka Syria. Lama shaacin cidda beddeli doonta Diinaari si ay u qabato Xilka Afhayeennimo ee dowladda KMG ah ee Somalia wallow iminka uu si KMG ah howshaasi u wado nin Weriye hore ahaan jiray oo la yiraahdo Cabdullaahi Muxiyaddiin Maxamed Codka. Tallaabadan magacaabista iyo isku shaandheynta isugu jirta ee Taliyayaasha ciidamada Iyo safiirada ayaa timid ayada oo sidoo kale ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi uu manta isku shaandheyn iyo shaqo ka eryin ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.
-
Che, the two best figures in the TFG have been demoted today, I undertsand Qaybdeed's appointment with all the talk that the D clan took all the millitary/police position as well as Ato, Aydeed, Xaaf all sidelined. Ali Madoobe has done a great job and now is Ambassador to Tanzania.
-
A mistake on the governemnts part and it's at the door of Geedi, though Buuba is a seasoned politician and nothing like Aydeed Jr. The other point is that Col A/Qaybdeed is named as police chief.
-
^^^The clan courts defated themselves, thus Xasan Dahir does Courts would be more appropriate.
-
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Is that what you call it, my love for my country has not diminished. -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Anyhow you have a comfortable eistance in the west, however the people of Somalia are hoping for this governemnt to become a success no matter what gimmicks fat cats, fake media and clan court reminets make. Somalia is moving forward step at atime. -
PL Ministers arrive in Buuhoodle capital of Cayn
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Red Sea, how could a battle take place resulting in death and destructiona for you to claim it was a peaceful retreat? I really do not get that brother. -
UK: Anti-governemnt group summit a total failure..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Juje, typical you could not hide your identity and your friend Abwan here who was complaining about rape rushes in head long. Your response highlights there was a problem with this silly meeting, could you kindly elaborate on what took place. Godegode made some points regarding the meeting all you have done is made some comments against Duke.. -
Urban warfare advantage is not with this group. As for the knowledge of the city, the commander of the TFG forces is a Mogadishu resident, also many other groups including the former warlords have given support to the TFG side. The reason it took so long was to gain the info on these groups. They can no longer run and hide its street to street battle, and the main losers will be the business groups that fund them. Thus throwing in the towl will not be the TFG.
-
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oh life is pleasent, everyone is doing well thnks for asking and you? -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Much has changed from our last meeting, defeated are the TFG enemies and now Mogadishu is being tamed. On the other region nothing has changed, SSC is still part of Puntland while our secessionist kin haveagain shot themselves once again. No recognition on the horrizon while the TFG is getting stronger and stronger, alhamdulilah. -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^If you can kindly bring some supporting evidance, -
^^^Che, I must commend you for your stance in this latest exchange.
-
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Geediid welcome back saxib, its been a while.