Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Ganacsato Ingiriis Ah February 13th, 2011 Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qaabilay wefti Ganacsato ah oo ka socday dalka Ingiriiska oo socdaal ku yimid dalka. War-saxaafadeed uu Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ka soo saaray kulankaasi wuxuu u dhignaa sidan:- “ Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Caawa kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefti ka socda Wadanka Ingriiska oo ka koobnaa Ganacsato iyo Maal-gashadayaal. Weftigaas oo ka socday Ururka loo yaqaan Anglo-Somaliland Chamber of commerce oo Dalka u yimi inay dhamaystir ku sameeyaan xidhiidh hore oo uu Madaxweynuhu kula yeeshay Wadanka Ingriiska markii uu Booqashada ku tegay badhtamihii bishii December ee sanadii 2010 ee Inna dhaafay. Waxa kale oo ay u yimaadeen Weftigu inay helaan xaqiiqooyin ku saabsan sidii ay u abuuri lahaayeen fursado ay maal-gashi ku sameeyaan dalka. Kulanka Weftigan oo jewi wanaagsan laysku qaabilay waxa ay Madaxweynaha u sheegeen in ay ka sidan Xafiiska Arrimaha Debeda Ingiriiska Casuumad Sadex Wasiir oo Xukuumada Somaliland ka Tirsan oo ka qayb gala Shir balaadhan oo Ganacsi iyo Maal-gashi ku saabsan oo dhexmara labada Dal oo ka dhicidoona Magaalada London ee Wadanka Ingiriiska Dhamaad ka Bish March ee Fooda inagu soo haysa Arrintaas oo ah tii ugu horaysay oo Heer Laba Dawladood ah aynu wax u wada qabsano Madaxweynuhuna Waxa uu Dhiniciisa Faah-faahin Balaadhan oo mugleh ka bixiyey Halka uu Maraayo Huru-marka Dalkan Somaliland isaga oo ku soo Dhaweeyey kuna Dhiiri geliyey inay Maal-gashi ku sameeyaan Dalka Madaxweynaha waxa kulankan ku Wehelinaayey Wasiirada . Kaluumaysiga Khayraadka Bada, Macdanta iyo Biyaha, Beeraha, iyo Qorshaynta Qaranka. Weftigan oo dalka ku sugnaan Doona Shan maalmood waxay kulmo la yeelan donaan Gacnasatada Dalka iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada.”
  2. 300 Oo Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Maanta Tababar Uga Furmay Dugsiga Tababarada Ciidamada Ee Mandheera. Hargeysa(Ramaas) Feb.11, 2011 - Askar ay tiradoodu dhan tahay 300, ayaa maanta tababar uga furmay dugsiga tababarada ciidmada ee degmada Mandheera ee gobolka Saaxil, kuwaas oo la bari ilaalinta xuquuqda aadamaha. Xaflad ballaadhan oo loo sameeyay furitaanka tababarkan, waxa ka soo qaybgalay masuuliyiinta wasaarada arrimaha gudaha, taliska ciidanka booliska iyo xubno ka socday hay’adaha Qaramada Midoobay, iyada oo ay masuuliyiintu halkaas ka soo jeediyeen hadalo gubaabo ah oo lagu dhiirigalinayo ciidanka. Qaar ka mida saraakiisha ciidanka booliska oo ka hadlay halkaas, ayaa sheegay in ilaalinta xuquuqda aadamuhu ay tahay mid ka mida waajibaadka ciidamada oo ilaaliya cadaalada dadweynaha, waxaana ay u soo jeediyeen xubnaha tababarka loo furay in ay ka faa’iidaystaan casharada la barao muddada uu socdo koorasku, si marka ay dhamaystaan tababarkana ay aqoonta ay soo barteen ugu shaqeeyaan dadweynaha, isla markaana ilaaliyaan xuquuqda muwaadiniinta. Ciidanka booliska Somaliland, ayaa waxa xaga tababarada ka caawiya hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan horumarinta mashaariicda ee UNDP. Tababar ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee tiro intaas leeg lagu soo tababaro ilaalinta xuquuqda aadamaha.
  3. War-Saxaafadeed: Madaxweynaha JSL Oo Caawa Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Wefti Ganacsato Ah Oo ka Socda Dalka Ingiriiska. Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Caawa kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefti ka socda Wadanka Ingriiska oo ka koobna Ganacsato iyo Maal-gashadayaal. Weftigaas oo ka socday Ururka loo yaqaan Anglo-Somaliland Chamber of commerce oo Dalka u yimi inay dhamaystir ku sameeyaan xidhiidh hore oo uu Madaxweynuhu kula yeeshay Wadanka Ingriiska markii uu Booqashada ku tegay badhtamihii bishii December ee sanadii 2010 ee Ina dhaafay. Waxa kale oo ay u yimaadeen Weftigu inay helaan xaqiiqooyin ku saabsan sidii ay u abuuri lahaayeen fursado ay maal-gashi ku sameeyaan dalka. Kulanka Weftigan oo jewi wanaagsan laysku qaabilay waxa ay Madaxweynaha u sheegeen in ay ka sidan Xafiiska Arrimaha Debeda Ingiriiska Casuumad Saddex Wasiir oo Xukuumada Somaliland ka Tirsan oo ka qayb gala Shir balaadhan oo Ganacsi iyo Maal-gashi ku saabsan oo dhex-mara labada Dal oo ka dhicidoona Magaalada London ee Wadanka Ingiriiska dhamaad ka Bisha March ee Fooda inagu soo haysa Arrintaas oo ah tii ugu horaysay oo Heer Laba Dawladood ah aynu wax u wada qabsano. Madaxweynuhuna Waxa uu Dhiniciisa Faah-faahin Balaadhan oo mugleh ka bixiyey Halka uu Maraayo Huru-marka Dalkan Somaliland isaga oo ku soo Dhaweeyey kuna Dhiiri geliyey inay Maal-gashi ku sameeyaan Dalka. Madaxweynaha waxa kulankan ku Wehelinaayey Wasiirada Kaluumaysiga Khayraadka Bada, Macdanta iyo Biyaha, Beeraha, iyo Qorshaynta Qaranka. Weftigan oo dalka ku sugnaan Doona Shan maalmood waxay kulmo la yeelan donaan Gacnasatada Dalka iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada. Allaa Mahad Leh Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
  4. Madaxweynaha Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland February 12th, 2011 Jabuuti (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti ayaa manta maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), oo maalmihii la soo dhaafay socdaal shaqo ku jooga dalkaasi.. Madaxweyne Geelle iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland waxay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo cilaaqaadka siyaasadeed ee ka dhexeeya labada dal, waaxaana kulankaasi lagu gorfeeyay sidii iskaashiga labada dal kor loogu sii qaadi lahaa. Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi wuxuu Madaxweynaha Jabuuti uga mahad celiyay xidhiidhka uu la leeyahay Somaliland waxaanu u soo jeediyay in loo baahan yahay in qaran ay sii adkeeyaan wax wada qabigooda. Waxa kale oo uu Guddoomiyaha Wakiiladdu uga mahad celiyay Madaxweynaha iyo masuuliyiinta dalka Jabuuti sidii ay ugu soo dhaweeyeen dalkaasi. Guddoomiyaha Wakiiladdu wuxuu Madaxweynaha Jabuuti uga waramay xaalada Nabadgelyo, siyaasadeed iyo bulsho ee Somaliland. Sida caawa uu baahiyay TV-ga Qaranka ee Jabuuti waxa kulankaasi goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Md. Idiris Arnaa’uud Cali. Waxa kale oo uu Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland kulamo kala duwan la yeeshay Golaha Baarlamaanka Jabuuti oo sida la sheegay ay ka wada hadleen sidii Baarlamaanadda labada dal ay iskaashi iyo wax wada qabsi u yeelan lahaayeen. Waa markii u horaysay ee Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland uu kulan la yeeshay Madaxweynaha Jabuurti Md. Ismaaciil Cumar Geelle iyo masuuliyiin ka tirsan Golaha Baarlamaanka dalkaasi.
  5. The training will take place in Ethiopia with the Support of the United Kingdom and human rights is not the only thing they will be trained on police recruits learn techniques for handling disputes and internal tensions including national protests and demonstrations. Ethiopia only provides the location of the training. United kingdom is planning another training in the next two years in a train-the-trainer training’ programme.The training will have three phases two in Ethiopia and one in Somaliland.
  6. SOMALILAND: 300 police recruits to be trained on human rights BERBERA — The ministry of Interior, partnering with the United Nations Development Programme (UNDP) has started a new program to train some 300 Somaliland police recruits in the town of Mandera, in Sahil region. The inauguration ceremony was attended by officials from the ministry of Interior, police commissioner, Mr. Mohamed Saqadhi Dubad and delegates from the UNDP. The aim of the programme is to help the police recruits learn techniques for handling disputes and internal tensions including national protests and demonstrations. The recruits will undertake training on human rights rules and humanitarian law principles. The training is to be conducted by Somaliland officers who received their training in Ethiopia with the support of United Kingdom. The officers received training in the areas of leadership, diversity, professional standards, community policing, human rights, intelligence led policing, serious crime, forensics, command and control and counter terrorism. UK plans to train further 450 officers in the next two years in a ‘train-the-trainer training’ programme that will cost US$968,000. The training will have three phases; two in Ethiopia and one in Somaliland. This is the largest number of recruits to be enlisted for the Mandera academy.
  7. red sea Somalina believes TFG is the best solution for Somalia and only some leaders can make TFG successful
  8. Taleexi;694595 wrote: Maxaad dalka la damacdeen hadduu Duke madaxweyne noqdo? waxay ka baqaysa inu cabdilahi yusuf oo kale ku noqdo war hoy hoy ma ii maqleysin wa habaar qabihi mudug gah gah gah
  9. wiilasha wala so qalday ilahay caafiyo ,, oo wadada saxda ha tuso banu ilahay ka baryayna.
  10. Che nabadiidku na wa guuraya , nabadoonkuna wa so galaya;)
  11. Gudoomiye kuxigeenka gobolka cayn eeh Puntland what are the pirates doing in buhoodle i thought it was ssc;)
  12. nuune;694244 wrote: Xaaji Xeyraan , is every SSC origin a rebel? I need one page explanation if you have spare time now PLEASE no ofcourse not the rebels are the qarandiids and nabaddiids only, and they should not be confused with the noble people of sool sanaag and cayn the majority of the people of ssc origin are peace loving Somalilanders
  13. Actually taleexi abti it's the rebels who refused peace and they used kalshaale disputed area between the two brotherly clans as a reason to declare a war on the Somaliland armed forces. who are stationed there in the buhoodle district as peacekeeping forces in between the various clans in the Buhoodle region it's the rebels they are the one who are using the clan card to get sympathy fromt he diaspora community and their Tribesmen with in the country. But we know what your plans are and it's not going to happen. the rebels will be cleaned from south eastern togdheer.
  14. ^^ eeg watan sheegeyo dagaal uun baad hurinaysan nabada aad baad u necebtihin laakin anagu nabada baanu ka shaqeyneyna nabada dalkayaga waanu ilaalinayna anagu.
  15. kalshaale dee wa dhul daaqsin waxa la isku dilaya ,, in dhulka an dagaal ka dhicin. hadaydan ciidanka qaranka so weerarin dagaal ba ma dhaceen
  16. Kuwan irin ma jidbaalay akhriyan iyaguna kulaha 1000s displaced Meesha la isku dagalay ba shacab ba degana
  17. Army Boosting Forces After Deadly Unrests In Eastern Somaliland KALSHALE (Somalilandpress) — The Somaliland army is boosting its forces in the Buhodle district a day after deadly clashes left more than 20 dead in the village of Kalshale. According to eyewitnesses in the town of Burao, hundreds of heavily army vehicles were heading to the flashpoint areas to confront an armed clan militia backed by Somalia’s semi-autonomous region of Puntland. The Sool, Sanaag and Ceyn group, abbreviated as SSC, on early mornings of Monday launched a counter-attack against army positions in the village of Kalshale. The army was originally moved to the area to shore up a fragile ceasefire between two warring local clans who clashed over grazing pasture and water sources after a server drought.
  18. Muqdisho:-Qaraxyo xalay lagu weeraray goobo kala duwan oo Muqdisho ka mid ah. 10. februar 2011 Muqdisho(Allpuntland)-Qaraxyo kala duwan ayaa xalay lagu weerary goobo kala duwan oo ka mid ah magaalada Muqdisho iyadoona qaraxyada qasaaro ay gaarsiiyeen dad rayid ah iyo askar ka tirsan ciidanka Dowladda KMG. Qaraxyada oo dhamaanba lagu beegay fiidkii hore ee xalay ayaa midka koowaad waxa uu ka dhacay Suuqa xaafada Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir isla daqiiqado ka dib ayaa qarax kale waxaa uu ka dhacay Laami yaraha xaafada Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Labaadan qarax oo ahaa Bam Gacmeed islamarkaana ka wada dhacay Xaafada Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa waxaa ku geeriyooday hal qof oo rayid ah halka in ka badan 15 qof kalana ay ku dhaawacmeen. Ka dib qaraxyadaani ayaa xaafada Buulo Xuubeey ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo faafaay ciidamo ka tirsan dowladda KMG oo howlgalo sameeyey hasayeeshee lama sheegin cida ay u soo qabteen qaraxyada. isla xalay Fiidii ayaa qarax 3aad oo nooca gacanta laga tuuro waxaa lagu weeraray ciidamo ka tirsan Dowladda KMG oo fariisin ku leh xaafada Tabakaayo Madow ee Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir, waxaana dhaawacyo kala duwan ay gaareen 6 qofood oo Seddex ka mid ah askar Dowladda ka tirsan yihiin .
  19. Three Govt Soldiers Hurt in Mogadishu Grenade Attack 9 February 2011 Mogadishu — Unknown men on Wednesday night attacked Somali government forces in Mogadishu with hand grenade, injuring at least four persons, three of them were government soldiers, witnesses said. Locals told Shabelle Media Network the blast of the grenade once heard in the neighborhood of Dabakayo Madow in Dharkenley district of Mogadishu unexpectedly. The wounded people are shortly after the explosion reported to have rushed to nearby Madina Hospital in Benadir region. After the explosion, the attacked soldiers have fired every direction, but no further casualties were reported so far. Government forces in the area began search operations, thought the assailants had immediately escaped from the scene after the grenade attack.
  20. Qasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay degmooyinka ................ Muqdisho :(Sh. M. Network) Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay qaraxyo Bambaano oo xalay lagu weeraray Suuqyada Buulu Xuubeey iyo Suuq Boocle oo ka kala tirsan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenlay ee magaalada Muqdisho. Hal qof ayaa ku dhintay oo ilaa iyo hadda la garan la’yahay meedkiisa, iyadoo ay ku dhaawcmeen 21-kale kuwaasi oo dhamaantooda ahaa dad rayid oo xiligasi ka agdhwaa goob lagu weeraray bam gacmeedyo, waxaana dadkii ku dhaawcmay bambaanooyinkasi 19-ka mid ah la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Bamka 1-aad ayaa waxa lala eegtay Suuq Buulo Xuubay iyadoo midka kalena lagu tuuray Laamiga labaad ee Suuqa Buul Xuubeey degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana saakay degmadaasi lagu arkayay ciidamo baaritaano xoogan ku haya xaafadaha degmadaasi. Kooxihii falkaasi ka dambeeyay ayaa waxaa la sheegay in ay ka baxsadeen, iyadoo aan ilaa iyo iminka la’ogayn sababta keentay in goob ay ku sugan yihiin dad rayid ah lagu weeraro bamgacmeedyo qasaaro gaystay. Dhinaca kale degmada Dharkeenlay gaar ahaan Suuq Boocle ayaa iyana halkaasi xalay waxaa lagu weeraray Bamgacmeed qasaaro u gaystay ilaa 6-qof oo 3-ka mid ah ay ahaayeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, iyadoo aan ka hadlin weeraradaas kala duwanaa ee xalay lagu qaaday labadaasi degmo oo dariska ah Mas’uuliyiinta dowladda KMG ee ka talisa degmooyinkaasi. Bambaanooyinkaan xalay lagu weeraray xaafado ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenlay ayaa waxaa uu imaanayaa xili Mas’uuliyiinta labadasi degmo ay sheegeen inay sugeen amaanka degmooyinka ay Maamulaan.
  21. There is no dialogue and cooperation between Somaliland and Somalia, yet we will talk about Somalia wartorn situation and perhaps it's future since its a neighbour