Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ugaaska Iyo Odayaasha Beesha Ciise Oo La kulmay Raysulwasaaraha Itoobiya kulan kaas oo lagaga wada hadlayay xalada uu Deegaanka Somaalidu haatan ku suganyahay kulankaas oo kadhacay magaalada Diridhaba Odayaasha Beesha Ciise oo uu hogaaminayo ugaaska beeshaas Ugaas Mustafe Maxamed ayaa kulan laqaatay raysulwasaaraha Itoobiya mudane Melas Zenaawi. kulan kaas oo lagaga wada hadlayay xalada uu Deegaanka Somaalidu haatan ku suganyahay kulankaas oo kadhacay magaalada Diridhaba, halkaas oo lagu xusayay maalinta Beeralayda Itoobiya. Raysulwasaare melas ayaa ku amaanay beesha Ciise in ay yihiin Muwaadiniin dhab ah islamarkaasna kaalin muhiim ah kaga jira horumarka iyo amniga wadanka isaga oo ugu hambalyeeyay kaalintay ka qaataan ilaalinta xuduuda Itoobiya oo ah halbawlaha kaliya ee wax soomaraan guud ahaan dalka. Dhinaca kale odayaasha beesha ciise ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka haysta bulshadooda iyaga oo raysulwasaaraha u sheegay inaysan diyaar u ahayn 18 sano oo kale oo ka khasaarta islamarkaasna sheegay in aysan waxba ka sugayn Xukuumada dhalanteedka ah ee uu hogaamiyo Cabdi iley. Odayaasha oo hadalkooda siiwata ayaa yidhi, anagu hada waan kadaalnay is jiid jiidka kililka 5aad dadkayaguna waxay u baahan yihiin horumar iyo cadaalada iyaga oo ku tilmaamay xukuumada hada jirta tii ugu xumayd ee abid deegaanka soo marta, taas oo ku can baxday musuq iyo qabyaalad. xukuumadan haatan jirta ayaanan qoonsanayan qabaa’ilada kaladuwan ee ku dhaqan deegaanka islamarkaasna ay wataan halkudhig la yidhaado (******). waxa odayaasha oo hadalkooda siiwata ay sheegeen in ay adagtahay in wada shaqayn lala yeesho Dawladda haatan jirta taasoo aminsan in deegaanka ay leedahay beel kaliya. Udanbayntii odayaasha ayaa raysulwasaare melas ,in hada waxii kadanbeeya ayna beesha ciise wax wada shaqayn ah layeelan doonin Xukuumada dhalanteedka ah ee uu cabdi ilay hogaamiyo islamarkaasna EPRDF ay ka su gayaan go’aan hadii kalena ay beeshu tashan doonto iyada oo ayaheeda iyo mustaqbalka dadkeeda katalinaysa Gabgabdii kulanka ayaa waxa ka hadlay Raysulwasaare Melas isaga oo sheegay in uu lasocdo xaalada uu hada deegaanku ku suganyahay islamarkaasna si deg deg ah loo sixi doono, isaga oo shaaca ka qaaday in ay dawladda dhexe talaabooyin cad qaadidoonto islamarkaasna balan qaaday, in beesha Ciise ay hada waxii kadanbeeya ay ka faa’idaysan doonaan horumarka cadaalada iyo Dimuqraadiyada haatan ka hana qaaday dalka Itoobiya. Dhinaca kale arintan ayaa aad u walwal galisay Madaxweyne Cabdi Ilay kadib marku ogaaday fariinta ay odayaashu u gudbiyeen Raysulwasaare Melas taas oo turunturo ku noqotay xukuumadiisi qabiiliga ahayd ee markii horeba kacaa kufaysay
  2. aweys seems to have a good time i think he was allowed to smile infront of the camera Before Amiir godane locks him up in his cage
  3. SNM 1994??? , SNM was dismantled in 1993 in may Buufiska iska saara walalayaal.
  4. no one is afraid of faroole he is just an obstacle to peace as most of the pirates in the region. Siilaanyo is a peace man.
  5. Che see it like this Siilaanyo called for peace even xaglatoosiye called for peace , now we want the pirate faroole to call for peace if he does then there is peace
  6. Nabadu wa shay muhim , dagaal wilku ma dhasho wilba ku dhinta how many hooyos ba goblamay so far
  7. Financial times: Somaliland could be force for good in Horn of Africa Published: February 23 2011 01:25 Last updated: February 23 2011 01:41 From Charles Tannock MEP. Sir, In your editorial “Pirates of the Gulf” (February 19) you rightly call for more support for the “autonomous” former British protectorate of Somaliland, which has been de facto independent from Mogadishu in the south since a brief civil war in 1991. Somaliland is currently a good news story in contrast to the failed state of Somalia, whose transitional federal government, supported internationally, has totally failed to control the al-Shabab jihadi terrorists who brutally impose Sharia law on the people or to defeat the scourge of piracy based on its territory and neighbouring Puntland. In support of independence, a 2005 African Union report pointed out that the union in 1960 between Somaliland and Somalia was never formally ratified. Excitingly on July 9 South Sudan will become an independent new state and the Juba government has already stated it will recognise a sovereign Somaliland. In all probability this will result in other AU countries following suit. An independent Somaliland could be a force for stability and good governance in the Horn of Africa. It is high time the AU and western powers recognised the sovereignty of the republic of Somaliland, which has all-party support under the government of President Ahmed Mohamed Silanyo, which resulted from free and fair elections.Charles Tannock, European Parliament (London Region – Conservative), Brussels, Belgium Source, financial times
  8. Loool Yeah lets not hijack the topic lets go back to the qiiro of Somalinimo iyo alaabti oohinta badnayd eeh xita che la qiiroon jiray , let Somalina ha ino hor boodo let a woman rule Somalida for once i bet she will do a better job dagaalka na way so afjari lahayd
  9. ^^ abti iga duceyso qoloyinka toos baan u galaye eh;)
  10. Taleexi if i am not Somali who is ? lol
  11. Laakin an ku sheego Somalidu wa ogyihin ciladu halkay joogto iyo colaadu iyo dhibaatadu laakin runta isku ma sheegan , Somalidu, as people marka maqaaxi la joogo marka aroos la joogo marka la kaftamayo wa dad isku qalbi furan , laakin mar alaale marka ay noqoto, Siyasad bu ninkasta shaadhkisa so gashada dhibaatadu na halkasey ka imanaysa, run ahaanti in colaad la huriyo maha shay wanaagsan sabab hooyo ba ku goblamaysa walaal ba walaal wayaya, colaaadana waxase la joojin kara markasta ba wada hadal , aynu wada hadalno wa micne aynu wada heshino.
  12. Somalina hubka meelkasta wu ka imada beryahan,, waxaynu ognahay xiliyadi 90yadi warlordyadu Ethiopia u kala dhuman jireen hub ka so qadan jireen markasey isku dili jireen, Qolada alshabaab waxa lugu tuhunsanyahay inay hub ka hesho Eritrea iyo dawlada kale, oo aan la shaacin , Ahlusuna waxay ka hesha Ethiopia.. Puntland waxay la heshisay shirkado calooshe us haqeystayal ah , xita yaman hub wa ka helan iyo Ethiopi aba . Somaliland 90yadi hubka ukrain bay ka so ibsan jirtay Jabuuti na dawlad rayaale ka heli jirtay bay dad ku tuhunsanyihin... sscidu ,, iyagu hubk aay puntland iyo Somaliland kala so goostaan bay isku geyaan , and the funny thing is wixi Somalia la isku odhan jiray jamhuuriyadi 1991 burburtay waxa saraan cuna qabatayn dhanka hubka
  13. Taleexi;697115 wrote: Sadly Somalis are determined to be among endangered species no matter what. In my opinion, hybrid effort is necessary for bringing Somalia to stand on her feet once more. Foreign interference is a must but much of its success rests on our shoulders. Somalis said; no to Socialism, no to clan domination, no to Islam, yes to hell and yes to anarchy. But you support an infamous rebel group that is against peace
  14. maaday warka ugu danbeysa eeh Amiirka bal igu taabo
  15. Safiirro iyo Saraakiil ka Socda Dalalka IGAD iyo Deeqbixiyaasha oo Maanta ku soo Fool Leh Somaliland Tuesday, 22 February 2011 Beryahan ba waxa ka socday Hotel Maan-Soor shirar iyo aqoon isweydaarsiyo ay ku bahoobeen IGAD iyo Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Shirarkaas oo lagu diyaarinayo qorsho horumarineed oo Somaliland ka hirgala kana qaybqaataan IGAD iyo dalalka la shaqeeya IGAD ee loo yaqaan International Partners Froum oo ka kooban dhawr iyo toban Dal oo u badan Dalalka Reer Galbeedka Deeqdana u fidiya Mashaariicda horumarineed ee Dalaka Geeska Afrika. IPF iyo IGAD waxay marar badan isugu yimaadaan shirar wada tashi. Hadaba siday Waaheen ku war heshay waxa Dalka ku soo fool leh Saraakiil iyo Safiiro ka socda Dalalka IGAD ee Geeska Afrika iyo Dalalka IPF. Kuwaas oo la filayo inay wadahadal ka yeeshaan qorshaha ka soo baxay aqoon isweydaarsigii beryahanba ka so cday Somaliland ee ay daadihinayeen Saraakiil IGAD ka socota oo xaruntoodu tahay Djibouti iyo Wasaaradda Qorshaha Qaranka ee JSL. Shirarkaas oo in muddo ahba socday. In kasta oo IGAD in badan jirtay, lama hayo tilmaamo badan waxay dhab ahaan ku guulaysteen oo muuqaal badan leh. Waxay IGAD intii dambana ku hawlanayd arrimaha dib u heshiinta. Mana ah markii u horraysay ee qorshe IGAD wadato laga unkay JSL iyada oo hore IGAD iyo UNHCR-tu ay sanadkii 1998 kula bahoobeen Somaliland qorshe aad u balaadhan oo loo maleegay mashaariic badan, balse aanay waxba ka suuragelin iyada oo lacag 3 Million o o Dollar ah lagu kharash gareeyay shirarkii iyo qoraalo laba buug ahaa oo lagu daabacay mashaariic la filayey inay ka hirgalaan Dalka oo markii dambe la iska wada iloobay meel ay cidhib iyo jaan dhigeenna aan dib loo arag.
  16. a Khadar inaga da odayga reer awdal waad soo kireysateen eh Maya yarta qarandimadu waxay tahay baan fahansanin laha waba dadax allow ku da
  17. SL maha reer Dhulka ssc na maha reer wa laba isku taxan oo ilahay isku taxay awoow sida u qaado This is Qaranka Somaliland vs Qarandiid and nabadiid. not ummad ssc ku beeraan oo ciidkasta leh.