Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,211
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND, MUDANE, AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) WAXA UU MAANTA KU QAABILEY QASRIGA UU DEGAN YAHAY EE MINA-SALAAMA HOTEL, HOGAAMIYAHA KOOXDII SSC, SALEEBAAN CIISE AXMED KAAR (XAGLATOOSIYE). + DAAWO SAWIRADA Saturday June 30, 2012 Dubai(CNN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye). Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha SSC waxay ka wada hadleen sidii deegaanada Buuhoodle iyo qaybo ka mida Sool loogu soo dabaali-lahaa nabad-gelyo buuxda oo taam ah. Madaxweynaha iyo Gudoomiyuhu waxay istu-seen isla markaana kuwada Qanceen baahida ay shacbiga deegaanadaasi u qabaan in ay walaalahooda dalka ee kale la wadaagaan horumarka dhanwalba leh ee wax-barashada, Caafimaadka, Nabad-gelyada iyo Adeeg-yada kale ee ay noloshu u baahan tahay oo dhan, sida biyaha Iwm. Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu balan qaaday inuu dhiniciisa soo dhawaynayo dedaalka lagu soo Af-jarayo khilaafka jira oo dhan, wuxuuna hogaamiyaha SSC-da kula dar-daarmay inuu si dhakhso ah uga hawl-galo. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye)na waxa uu balan qaaday inuu ka hawl-gelayo sidii khilaafka loo soo Af-jari lahaa, waxaanu sheegay inay reer soomaaliland yihiin dad wada dhashay oo aan sinaba u kala maarmaynin, Dantuna ay ku jirto wax-wada qabsiga iyo wada jirka.
  2. ^^ No you are not you are not from Somaliland.
  3. faarah22;846721 wrote: qabyaalad iyo qabiil kala saar xaaji So calling Somali people nuss is not Qabyalaad:D
  4. Adaan Faraah is not a khatumite he is a Koonfurian.
  5. faarah22;846714 wrote: ^ africans will never ever be able to build prosperous, successfull countries as long motivation is qabyaalad. SL case is pure clan vechicle for political power, so it will not succeed at all. You're government is based on 4.5 clan formula how do you mean the pot calling the kettle black:D
  6. ^^ In Somaliland there is not a powerful clan or one clan above the other the political culture in Somaliland is totally different when compared to Somalia. The smallest clan will never allow some else taking his rightful place in the country. Somaliland has a strong traditional back ground the elders of Somaliland are the real leaders of Somaliland. Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh. Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno. Caddaankaanu wada loollanaa madaw cisaynmayno.
  7. That has nothing to do with the talks between the two president that's the piracy conference:D
  8. Dad kala Sita Calanka Soomaaliya iyo Somaliland oo dibad bax kadhigay Muqdisho 29. juni 2012 allpuntland Dibad baxa lagu taageerayo Shirkii magaalada Dubai ay kuqaateen Madaxda Somaliland iyo Soomaaliya ayaa waxuu maanta kadhacay Garoonka Caalamiga ee Ciyaaraha ee Konis. Dad badan oo shacab ah kakala yimid Degmooyinka Magaalada Muqdisho oo watay Calamada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa socod kusoo maray Muqdisho qaybo kamid ah kuwaas oo isugu yimid Garoonka Banaadir Stadium. Masuuliyiin katirsan Dowlada ayaa kasoo qaybgalay Dibad baxa lagu taageerayo Is araga Madaxwayne Shariif iyo Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmad Siilaanyo waxaana kamid ahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmad Nuur Tarsan. Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Banaanbaxa Gudoomiyaasha 16ka Degmo ee Gobolka Banaadir. Maxamuud Axmad Nuur Tarsan oo Fagaaraha kula hadlay dadka dibadbaxayay ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in soomaaliya iyo Somaliland ay kawada hadlaan isu soo dhaawaan shahooda waana wax lagu farxo ayuu yiro in Shariif iyo Siilaanyo ay wada hadlaan. Tarsan ayaa sheegay in Muqdisho ay xasishay dhawaana lagu qaban doono Shirarka Caalamiga. Dadka dibadbaxayay ayaa ku dhawaaqayay hadala katarjumayay Soomaaliya iyo Somaliland waa walaalo kuna habooneen kala fogaansho. Dibadbaxaan ayaa yimid maalin kadib Markii Shariif iyo Siilanyo Si fool ka fool ah ay isku arkeen kana hadleen Arimo aan sidaas usii buurnayn lakiin uu ubuurayo Xiriir dhexmara labada dhinac.
  9. Mahad how are Puntland independent plans:D
  10. Dr Osman why is Faroole against the Somaliland President and Somalia President talking.
  11. Gaadhaye i deal with facts not with rumors and unreliable sources all of the Somaliland traditional elders are all in Somaliland excluding the Khatumites. One thing Koonfurians should learn by now is Somaliland leaders here and there change policies but they can never change the principles of the country. This was agreed
  12. ^^ As long as Somalia claims that Somaliland is part of their country i don't think a Somalilander will die for Somalia and no way the Somaliland parliament will ever approve this, how much salary increase the Somaliland forces get it doesn't change anything.
  13. We are talking but not talking about the same subject i like this:D
  14. ^^ Easy on Faroole he is allowed to raise his opinion as a major stakeholder in Somalia.
  15. IN PICTURES: Hundreds in Mogadishu rally in support of Somaliland deal – new Friday talks MOGADISHU — Hundreds of people on Friday staged a rally in Mogadishu in support of Thursday’s landmark agreement between the leaders of Somalia and Somaliland in the United Arab Emirates. The demonstrators gathered in a stadium in the district of Abdulaziz where they were addressed by Somali officials including the commander of the armed forces, General Abdulkadir S. Dini, the police commissioner, General Sharif S. Una-Maye and the mayor of Mogadishu, Mr. Mohamud A. Nur “Tarzan” as well as others. They waved flags and sang patriotic songs in a rare show of support for the ongoing negotiations between Hargeisa and Mogadishu. The mayor welcomed the crowd’s push and said the rally was a symbol of love and unity between the two Somali people. His words were reechoed by Mr. Mohamud Malin Nur, the director-general of Ministry of defense. The protesters were joined by traditional leaders outside the stadium who also expressed optimism in a new relationship between Somalia and Somaliland. The traditional elders said they came out in solidarity of their northern brothers and hoped they will enter a new chapter of friendship, cooperation and mutual respect. Hosted in Dubai by the government of United Arab Emirates, Thursday’s agreement paves the way for substantive talks between the two Somali neighbours. The international community has pledged its full support for the initiative which all began in February during the London conference. The two agreed to the continuation of the formal dialogue that began in Britain last week and the next phase will bring two committees to the negotiation table in order to clarify their relationship. Friday Talks According to reports in Dubai Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo and Somalia’s President Sheikh Sharif Ahmed have went into talks Friday to salvage their two-decade broken relationship for the second time as many days. A source close to Mr. Ahmed said the sides have agreed to strengthen their bilateral relations and pledged to increase discussions. The new deal was reached after talks lasted several hours behind closed doors. The report further disclosed that the two presidents have agreed to seek international experts on legal, economic and security matters. They added the two leaders have embraced each others.
  16. ^^ I know that but what will Somaliland gain from sending troops to Somalia Nothing
  17. ^^ Nothing of the 4 points agreed and signed yesterday talked about politicians from Somalia visiting Somaliland.
  18. Carafaat stop ur nonsense Somaliland will not send troops to Somalia:D Beenta inaga da.
  19. What the hell is caalin doing is he looking what kind of Suit Siilanyo is wearing is he looking for the brand-name?
  20. Salaadiin Ka Dareen Celiyay Kulankii Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Somalia June 28th, 2012 HARGEYSA (Somaliland.Org)- Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir iyo Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka gobolka Hargeysa, ayaa war-saxaafadeed wada jir ah oo ay caawa soo saareen waxay ku soo dhaweeyeen kulankii maanta Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex maray dalka Imaaraadka carabta. Labadan Suldaan sheegeen in wada hadaladan labada dal u bilaabmay ay ka rajaynayaan inay ka soo baxaan natiijooyin wanaagsan. War-saxaafadeedka Salaadiintaasina wuxuu u dhignaa sidan:- “Waxaanu soo dhawaynaynaa wada hadalka Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Soomaaliya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Sh. Shariif Sh. Axmed ay dalka Imaaraadka carabta isku horfadhiisteen iyagoo ah laba madaxweyne oo siman. Waxaana aanu arrintaasi ahmiyad weyn u leedahay dedaaladda Somaliland ku doonayso inay beesha caalamka kaga hesho aqoonsi caalamiya. Waxaanu Hambalyeynaynaa weftiga miisaanka qaran leh ee madaxweynuhu Hoggaaminayo oo ay ka muuqdaan sadexdii xisbi qaran, Xukuumadii iyo Goleyaashii qaranku. Waxaanu madaxweynaha ku bogaadinaynaa juhdiga uu ugu jiro aqoonsiga Somaliland, waxaanu aaminsan nahay maadaama oo uu ahaa Mujaahid iyo Hoggaamiyihii u soo kifaaxay dib u xorayntii dalka, haddana inuu maanta guntiga u xidho sidii dalka ugu heli lahaa aqoonsigii mudada dheer aynu doonaynay. Madaxweynaha Somalia waxaanu leenahay Somaliland waa dal madax-banaan mana dhacayso inay mar dambe dib ugu noqdaan midnimadii lagu hunguubay ee Soomaaliya, sidaasi darteed, waxa la gudboon inuu ka shaqeeyo sidii Somaliland iyo Soomaaliya u noqon lahaayeen laba dal oo daris ah oo ka wada shaqeeya cilaaqaadkooda iyo iskaashigoodda. Waxaanu mar labaad soo dhawaynaynaa wada wajiga labaad ee wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya ee ku qabsoomay wadanka Imaaraadka, waxaanan ka rajaynaynaa in wada hadaladani ay noqdaan kuwo najaxa oo midho wanaagsani ka soo baxaan.”