Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalia Somaliland oo kulmay 20 June, 2012, 12:36 GMT 15:36 SGA Chevering House hoyga wadahadalka Somalia iyo Somaliland Ergooyin ka socda Somalia iyo Somaliland ayaa wadahadal uga furmay Britain. Waxaa la geeyay meel ka baxsan London oo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain u ah hooy uu ku nasto kuna munaaqashoodo. Inkasta oo laga fogeeyay isha saxaafadda, Yusuf-Garaad oo la hadlay ergooyinka qaarkood ayaa warbixintan ka diyaariyay. Wadahadalkan Wuxuu ka dhacayaa Chevering House oo ku yaal Kent oo u dhow London. Wuxuu daba joogaa shirkii London loogu qabtay Soomaalida oo ay ku jirto Somaliland bishii Fberuary. Waa kii ugu horreeyay ee ay Somalia iyo Somaliland si rasmi ah isu soo hor fariistaan tan iyo markii ay Somaliland iskeed ugu dhawaaqday in ay gooni isu taagtay oo ay tahay dal madax bannaan. Waxaa martigeliyay garwadeenna ka ah dowladdan Britain, waxaana goobjoog ka ah diplomaasiyiin ka socda Midowga Yurub iyo dhinacyo kale. Ergada Somaliland waxaa hoggaaminaya, Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda waxaana wehliya Wasiirro iyo mudanyaal baarlamaanka iyo siyaasiga mucaaradka ah Feysal Cali Waraabe. Dhinaca TFG waxaa hoggaaminaya, Cabdisamad Macallin Maxamud, oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga waxaana ka mid ah Wasiir, General hore oo hadda safiir ah iyo xildhibaanno. Wadahadalku wuxuu soconayaa galabta iyo berri oo dhan. Ma cadda in ergooyinka Soomaalidu ay keligood ahaan doonaan marka ay wadahadlayaan laakiin waxay ilo shirka ku dhow dhowi ii sheegeen in ay taasi iyaga ku xirnaan doonto. Haddii wadahadalku is afgarad ku dhammaado waxaa la hadal hayaa in toddobaadka soo socda ay Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, ay ku kulmaan dalka isu tagga imaaraadka carabta. Wadahadalkan Soomaalidu aad ayay u daneyneysa, waxayna in badani u hayaan niyad sami in uu abuuro is faham iyo iskaashi. Somaliland waxaa uga weyn ee meel walba ay ka baadi goobeysaa waa in ay hesho aqoonsi caalami ah. Fadhiganina kama duwanaan doono. Ma cadda dowladda Soomaaliya ee maanta jirtaa ay dooneyso ama ay haysato sharciyad ay arrintaa ku furdaamiso. Waxay markaa u muuqataa in wadahadalladu ay ku aga wareegi doonaan iskaashiga xagga amniga ah oo haddii la isku af garto isaga laftiisu noqon kara tallaabo weyn oo hore loo qaaday. source bbc
  2. Somalia, Somaliland start talks in London with out involvement of Puntland Posted by pi English on June 20th, 2012 Talks between Somalia and Somaliland have started in London later today after both sides agreed to send their repetitives to London to reach deal about the future of both sides. Somaliland which claims two controversial regions in Somalia wants to get its full independence from South Somalia after 21 years that Somaliland lacked an international recognition. Recently Somali president Sharif Shekh Ahmed announced group of Somalia representatives while Somaliland’s representatives have already reached London. The result of Talks are hardly to anticipate while both parts are holding tight with their points. Somaliland seems not show any compromise to be a part of Somaliland in the future while Somalia also tries to persuade Somaliland to join them. What so ever it is the first time since 21 years Somalia and Somaliland to have such high standard meeting. UK , a former Somaliland colony and a broker of this mediation wants to see both parts agreed at some levels. Meanwhile Somaliland claims two controversial regions in which Puntland itself administers , but there is no representative for Puntland in the conference. Puntlandi learns that Puntland government is still silent about the conference and this may seem that they respect Somalia for the decisions of the conference.. Early, president of Somalia announced a committee of 7 members including two Puntland representatives, but Somaliland have fiercely denounced this and threatened to withdraw the conference, but later president made the committee 5 members and excluded two Puntland representatives. Puntlandi.com
  3. Wada Hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Ka Bilaabmay Magaalada London. London (Ramaas) June, 20, 2012- Wada Hadalada u dhexeeya Somaliland iyo dalka deriska ah ee Soomaaliya, ayaa goordhaweyd ka bilaabmay Magaalada London,iyada oo dhinacyada ay is hor fadhiisteen markii ugu horeysay 20 sanno ka dib oo ay ka wada xaajoonayaan arrimo xasaasiya oo aanay u eekayn in la isla meel dhigi doono wakhtigan. Wada hadaladan oo qayb ka ahaa shirkii arrimaha Soomaaliya lagaga wada hadlayay ee bishii Febuary ee sannadkan lagu Magaalada London, ayaa ay labada dal mid walba uu doonayaa in uu ku soo bandigo maslaxadiisa siyaasadeed. Somaliland waxa ay doonaysaa in ay weftiga ka socda dhanka xukuumada Soomaaliya ay u bandhigto aqoonsiga ay raadinaysay muddada dheer, halka kooxda ka socota dhan kale iyana ay doonayaan in ay Somaliland ku qanciyaan sidii ay dib ugu soo laaban lahayd midnimadii ay ka baxday sannadki 1991-kii . Si kastaba ha ahaate wufuuda shirka fadhida ayaan la ogayn illaa hadda, waxyaabaha ay isla soo qaadeen, iyaga oo ku shiraya meel aanay goob joog ka ahayn saxaafadu.
  4. Shir looga hadlayo Mustaqbalka Soomaaliya oo DKMG ah iyo Somaliland uga furmay duleedka Magaalada London Arbaco, June 20, 2012 (HOL) — Shirkan oo looga hadlayo mustaqbalka Soomaaliya ee ay yeelanayaan xubnaha ka socda Soomaaliya iyo Somaliland oo socon doona laba maalmood ayaa looga hadli doonaa sidii labada dhinac ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinac walba ah. Dublamaasiyiin ka socda dalalka midowga Yurub, Norway iyo Britain oo shirka marti-gelinaysa ayaa lagu wadaa inay goobjoog ka ahaadaan wadahadallada maadaama ay ujeedooyinka dhinacyadu yihiin kuwo aad u kala fog. Shirka ayaa socon doona gellinka dambe ee maanta iyo berri oo dhan, waxayna isku dayayaan dalalka ka qaybgalaya inay labada dhinac isku soo dhaweeyaan, iyadoo xubnaha ka socda Somaliland ay sheegeen in ujeeddada ugu weyn ee ay shirka ka leeyihiin ay tahay sidii ay aqoonsi ku heli lahaayeen. Xubnaha ka socda dowladda KMG ah ayaa iyaguna sheegay in qorshahoodu yahay sidii ay labada dhinac heshiis uga gaari lahaayeen is-faham-waaga muddada dheer soo jirtay ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo iskeed ugu dhawaaqday in ay ka go'day Soomaaliya. Kulankan ayaa wuxuu qayb ka ahaa qodobbadii kasoo baxa shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ee bishii Feberaayo sannadkan ka dhacay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo aan saadaal laga bixin karin waxa kasoo bixi shirkan. Haddii shirkan la isku af-garto waxaa lagu wadaa in madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay ku kulmaan magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta inkastoo aan la ogeyn waxay kulankooda uga hadli doonaan. Somaliland oo ku dhawaaqday inay ka go'day Soomaaliya inteeda kale bishii May ee sannadkii 1991-kii ayaa waxay muddo badan baadi-goob ugu jirtay sidii ay ku heli lahayd madaxbannaani, halka madaxda dowladda KMG ah ay sheegeen in shirkan ay uga faa'iideysanayaan in dib loo mideeyo Soomaaliya.
  5. Somalia , we have the 4.5 system so a person from awdal will never have the chance to run for President
  6. Aaliyyah;843219 wrote: Makhir State of Somalia aad ayaan usoo dhoweeynaya. Waa in ay tashataan oo dhulkooda yagu u talinaya, nina ma aha in uu ninkale hoos fadhiisto. Reer Makhir nolaada. You have my full support. salaam P.s somaliland iyo puntland inbadan bay dadka ka faaideesanayeen. Marka shekada ha iskasooba xidhmato. Makhir, Awdal iyo khaatumoba waxaan leeyahay wax qabsada oo dadaala. Dhulkiina ninkale ha u daba fadhisanina. There is no such thing as Maakhir state of Somalia it was destablished in 2007 its first President is chilling in Hargeysa and some say ilkajiigot rid of it since he wanted to run for President in 2009 in Puntland.
  7. Somaliland: Government affirms its Stance on Somali Talks June 19th, 2012 HARGEISA (Somaliland.Org) – Somaliland is more than willing to have constructive discussions with the TFG or its successor about clarifying our future relations, and about matters of mutual interest, including the fight against terrorism, piracy and jihadism. This was informed by Somaliland’s minister of foreign affairs and international, Dr Mohamed Abdilahi Omar in a letter addressed to the Rt Hon William Hague MP Secretary of State for Foreign & Commonwealth Affairs Foreign & Commonwealth Office and copied to Baroness Ashton of Upholland PC, High Representative for the Common Foreign and Security Policy & Vice President of the European Commission as well as Jonas Gahr Støre, Foreign Minister of Norway . Dr Mohamed is currently in the UK where he is leading the country’s Technical committee for Somali talks that are to begin in London. Other members of the committee are leader of opposition political party of UCID Hon Feisal Ali Warabe, MP Bashe Mohamed Farah- 1st Deputy speaker of parliament, Ministers of the presidency and that of Labour & Social Affairs Hon Hirsi Ali and Hon Mahmoud Ahmed Barre (Garaad) respectively. Below are the full verbatim excerpts of the letter by Somaliland’s Foreign affairs minister To: Rt Hon William Hague MP Secretary of State for Foreign & Commonwealth Affairs Foreign & Commonwealth Office King Charles St London SW1A 2AH 19 June 2012 Dear Foreign Secretary, I would like to take the opportunity of my imminent arrival in the United Kingdom to set out the views of the Government of Somaliland on the end of the transitional period in Somalia on 20 August, and to foreshadow my Government’s approach to the upcoming talks between Somaliland and the TFG. Somaliland has a strong interest in seeing stability re-established in our neighbour, Somalia. We therefore welcome the positive developments which have taken place there in recent months, including progress towards bringing the transition period to an end. At the same time, we pay tribute to the sacrifices made by AMISOM troops and to the important support of the international community, which have helped to bring this about. Three decades after the voluntary union between the former British Protectorate of Somaliland and Italian Somalia in July 1960, Somaliland was driven to reclaim its independence from Somalia in 1991. This decision was not taken lightly. It followed the systematic discrimination and grave human rights abuses committed against our people by the Siyad Barre regime, and the ensuing war which saw the deaths over 50,000 of our citizens, the displacement of hundreds of thousands of others, and the destruction of our capital, Hargeisa. Since then, Somaliland has been successful in building peace, establishing a democratic form of government and delivering services to its people. We have done this by means of an indigenous, bottom-up process. In 2001, following a referendum which received the overwhelming support of the people of Somaliland, our country adopted a new constitution, which reaffirmed that the national territory of the independent Republic of Somaliland is identical to that of the Somaliland Protectorate, to which Britain granted independence in June 1960. Subsequent elections, which were deemed free and fair by international monitors, have elected governments firmly committed Given this history, it is unacceptable to Somaliland that the new draft Somalia constitution might purport to lay claim to our country. Somaliland emphatically rejects any such claim on our national territory. However, Somaliland is more than willing to have constructive discussions with the TFG or its successor about clarifying our future relations, and about matters of mutual interest, including the fight against terrorism, piracy and jihadism. Somaliland is grateful to the United Kingdom, Norway and the European Union for agreeing to co-host the exploratory talks on 21 June. We will approach those discussions in good faith and in a spirit of cooperation with a view to reinforcing and building peace and stability in the Horn. We ask that the international community now accept the reality that Somaliland is independent, and that promoting a dialogue between two sovereign entities in Hargeisa and Mogadishu will only aid our shared objective of securing a peaceful, stable Horn of Africa. I would be most grateful to you if you would bring this letter to the attention of His Excellency the Secretary General of the United Nations, as well as to the other Members of the UN Security Council. Please accept, Foreign Secretary, the assurances of my highest consideration. Dr Mohamed A. Omar Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Republic of Somaliland
  8. ^^ Well they are part of the technical committee president Siilaanyo appointed they were only 5 men they are just paving the road for other talks in the future between the two Presidents.
  9. Its always good to have a dream
  10. HARGAYSA(CNN).I would like to take the opportunity of my imminent arrival in the United Kingdom to set out the views of the Government of Somaliland on the end of the transitional period in Somalia on 20 August and to foreshadow my Government’s approach to the upcoming talks between Somaliland and the TFG. Somaliland has a strong interest in seeing stability re-established in our neighbour, Somalia. We therefore welcome the positive developments which have taken place there in recent months, including progress towards bringing the transition period to an end. At the same time, we pay tribute to the sacrifices made by AMISOM troops and to the important support of the international community, which have helped to bring this about. Three decades after the voluntary union between the former British Protectorate of Somaliland and Italian Somalia in July 1960, Somaliland was driven to reclaim its independence from Somalia in 1991. This decision was not taken lightly. It followed the systematic discrimination and grave human rights abuses committed against our people by the Siyad Barre regime, and the ensuing war which saw the deaths over 50,000 of our citizens, the displacement of hundreds of thousands of others, and the destruction of our capital, Hargeisa. Since then, Somaliland has been successful in building peace, establishing a democratic form of government and delivering services to its people. We have done this by means of an indigenous, bottom-up process. In 2001, following a referendum which received the overwhelming support of the people of Somaliland, our country adopted a new constitution, which reaffirmed that the national territory of the independent Republic of Somaliland is identical to that of the Somaliland Protectorate, to which Britain granted independence in June 1960. Subsequent elections, which were deemed free and fair by international monitors, have elected governments firmly committed to Somaliland’s independence. We believe that our experience of peace-building may be of interest to others, including our Somali brothers. Given this history, it is unacceptable to Somaliland that the new draft Somalia constitution might purport to lay claim to our country. Somaliland emphatically rejects any such claim on our national territory. However, Somaliland is more than willing to have constructive discussions with the TFG or its successor about clarifying our future relations, and about matters of mutual interest, including the fight against terrorism, piracy and jihadism. Somaliland is grateful to the United Kingdom, Norway and the European Union for agreeing to co-host the exploratory talks on 21 June. We will approach those discussions in good faith and in a spirit of cooperation with a view to reinforcing and building peace and stability in the Horn. We ask that the international community now accept the reality that Somaliland is independent, and that promoting a dialogue between two sovereign entities in Hargeisa and Mogadishu will only aid our shared objective of securing a peaceful, stable Horn of Africa. I would be most grateful to you if you would bring this letter to the attention of His Excellency the Secretary General of the United Nations, as well as to the other Members of the UN Security Council. Please accept, Foreign Secretary, the assurances of my highest consideration. Dr Mohamed A. Omar Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Republic of Somaliland cc Baroness Ashton of Upholland PC, High Representative for the Common Foreign and Security Policy & Vice President of the European Commission Jonas Gahr Støre, Foreign Minister of Norway
  11. ^^ Xiinfaniin Baashe Muhammad cade is from the garaad clan he is the deputy speaker of the Somaliland parliament he hails from Laascaanood Every one is represented.
  12. Weftigii Somaliland Oo Dawladda Britain u gudbiyay Mowqif cad oo ay la hor-tagayaan Soomaaliya June 19th, 2012 London (Somaliland)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo ku sugan magaalada London ayaa maanta qoraal uu kaga warramayo mawqifka cad ee Somaliland la tagayso wada hadalada bari lagu wado inay London ka furmaan ee dhex mari doona weftiga ka socda dawlada ku meel gaadhka ah ee Somalia ee cimrigeedu sii dhammaanayo, waxa uu diray Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Dawlada Ingiriiska Wilyam Hegue. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sheegay in Somaliland go’aansatay inay ka qayb gasho shirkaa oo ah mid laga filayo in Somalia ku garwaaqsato xuquuqda, dawladnimada iyo madaxbanaanida Somaliland, maadaama ay Somaliland tahay dal madaxbanaanidiisii la soo noqday, beesha caalamkana ka doonaya ixtiraam iyo ictiraaf buuxa. Wasiirku waxaa kale oo uu xusay in qaranimada Somaliland aanay marnaba gorgortan gali Karin isla markaana aanay khusayn distoorka ay samaysteen dawlada Somalia. Dr Maxamed C/laahi Cumar waxa uu qoraalkiisa ku sheegay in Somaliland tahay dawlad ay kaabayaasheedu u taagan yihiin,mar uu wasiirku ka waramayay waxyaabaha ay ka wada hadli karaan Somalia ay tahay sidii loo noqon lahaa laba dal oo deris ah oo xidhiidh darisnimo oo wanaagsan yeesha,la dagaalanka argagixisada,xal u helida budhcad badeeda. Wasiirka Arrimaha Dibadu waxa uu ka waramay dhibaatooyinkii cuslaa ee ka dhashay midowgii ay Somaliland la gashay Somalia isla markana ay ku dhinteen dad ka badan konton kun oo qof,iyadoo intaas ay dheer tahay bara kicii loo gaystay ummada Somaliland iyo burburintii lagula kacay hantidooda iyo dhamaan magaalooyinka dalkani ka kooban yahay. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Dr. Maxamed C/laahi waxa uu intaas ku daray in jiritaanka iyo gooni isu taaga Somaliland uu yahay mid nafo badan iyo hanti aan qiyaas lahayn lagu waayay ,waxaana u mahadceliyay wasiirku dawlada Ingiriiska,Norwey,iyo Midowga yurub oo suurto galiyay qabsoomida wada hadalada dhex maraya Somaliland iyo Somalia waxaanu ka dalbaday inay aqbalaan xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Somaliland oo ah dal madax banaan oo xor ah oo horseed u ah nabad galyada iyo daganaanshaha geeska afrika. Wasiirku waxa uu gabo gabadii ka codsaday Xogahayaha arrimaha dibada ee dawlada ingiriiska inuu qoraalkiisa u gudbiyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Baan kii Moon iyo Golaha Amaanka. Xukuumadda Somaliland waxa shirkan u magacowday Gudi heer qaran ah oo uu Hoggaaminayo wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar isla markaana ay xubno ka yihiin Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiiladda Md. Baashe Maxamed Faarax, Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka shaqadda iyo arrimaha bulshadda. Md. Maxamuud Axmed Barre (Garaad).
  13. Wafdiga ugu qaybgalaya Dowlada KMG shirka London oo saacadaha soo socdo lagu wado inay gaaraan Dalkaas. 19. juni 2012 allpuntland Wafdiga Dowlada KMG Soomaaliya ugu qaybgalaya Shirla London ayaa lagu wadaa in Sacaadaha soo socda ay gaaraan Dalka Ingiriiska oo ay ugu qaybgalayaan Shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland. Cabdi Samad Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo wasiirka Arimaha gudaha iyo Aniga qaranka iyo Xubno kale oo wada socda ayaa waxaa ay kaduuleen Gooordhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kuwaas oo lafilayo inay gaaraan Dalkaas. London waxaa kusugan haatan Xubnaha Somaliland ay ay umagacowday wadahadalada Soomaaliya waxaana Xubnahaas horboodaya Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamad Cabdulaahi Cumar. Cabdi Samad macalin Maxamuud sheekh Xasan faarax ayaa kahor inta uusan ka ambabixin Kenya waxaa uu warbaahinta usheegay in rajo laga qabo in wax walba ay isla garan doonaan wakiilada labada Dhinac. Maalinta Beri ayaa lagu wadaa in Shirka London uu furmo iyadoo kaqaybgalida Shirkaan horay loo shaaciyay inaysan wax shaqa ah kulahayn lababada Madaxwayne ee Soomaaliya iyo Somaliland.
  14. ^^ He thinks Somalia is the size of russia:D
  15. ^^^So you're a secessionist why the hell would you call it a republic.
  16. Somalia names team for talks with Somaliland MOGADISHU — The transitional federal government of Somalia has officially announced its negotiation team for the upcoming talks with Somaliland. The first round of direct talks between the two sides are due to kick off in London on Wednesday and each has designated a team for the first ever face-to-face dialogue. President Sheikh Sharif Ahmed has entrusted the all important inaugural meeting with a small team of five core members–three ministerial officials and two members of Parliament. Somalia’s negotiating team, headed by interior minister Abdisamad Mo’alin Mohamed, left Mogadishu for London Tuesday morning. Mr. Mohamed voiced optimism over his government’s engagement with Somaliland for the first time in two decades before he left on his trip. “I am hoping the deliberations will produce a positive outcome for Somalia. The committee I am heading is ready to embark on a trip to London,” he told local press. The British government is making an effort to open a window of opportunity for dialogue between Hargeisa and Mogadishu. A final communiqué issued during a conference on Somalia in London in February of this year called the two sides to clarify their relations. This week’s gathering is expected to lay the groundwork for crucial negotiations in the near future to resolve key issues including border disputes, citizenship, partition, unity and other pressing topics. The Somaliland side seeks full diplomatic recognition and the acceptance of Somalia as a sovereign nation. Somaliland minister of information Abdulrahman Yusuf Duale said on Thursday that divisions between Somaliland and Somalia was like “the sky and earth” — burying any hope for a unity. Somalia views Somaliland as an integral part of a united and federal Somalia. They vowed to satisfy Somaliland on a path of reunification Somaliland temporarily joined into a never rectified union with Somalia in July 1960 to form the Somali Republic. The union collapsed after years of heavy fighting that left more than 50,000 people dead in Somaliland and millions displaced across the border in Ethiopia. Somaliland says if the union is reinstated another heavy war is imminent. The team from Somalia includes, along with Mr. Mohamed, TFG ambassador to Djibouti, Abdi Hussein Gulwade, minister for education and culture, Ahmed Aideed Ibrahim, MP Hussein Hassan and MP Mohamed Hassan Adan. Mogadishu has removed two ministers from the Puntland region from its list. Hargeisa protested their nomination saying such talks should take between Somaliland and Somalia as two nations not with a regional administration. The British government is expected to invite key allies and regional powers to the preparatory meeting. The Somaliland negotiation officials left Berbera on Sunday for London (see UK facilitates first ever Somaliland-Somalia direct talks).
  17. faarah22;843049 wrote: what is with you and reporting dagaalada iyo mashaqada ka dacda somalia, stick with your SL and habro nonensense. Waryaa i thought Somaliland and Somalia were the same country at least that's what you support why are you dividing you're country waryaa
  18. This round the aswj had the upper hand and imagine the Ethiopians didn't take part of this battle.
  19. I remember in 1999 President Cigaal was planning to create a government for Somalia that he could deal with but his ambitions were stopped by the elders guurti members upper parliament of Somaliland. At that time warlords were roaming in Mogadishu the international community wasn't that involved with Somalia there were no islamists in Somalia or pirates.At that time people were still saying we will not talk to warlords let them create a real government and than we will take them serious The international community has prioritised in favour of Somalia's peace for the past 21 years they are commited to ensuring at the very least to contain the problem that is Somalia. But the problems are slowely fading away. With talks we can create a whole new chapter between Somaliland and Somalia its a golden opportunity to solve Somalia's problems and Somalilands problems.
  20. Che -Guevara;842975 wrote: Who needs something that resembles government, we need real government! Ofcourse they need a real government and the politicians in Somalia are working on that but its a political process bit by bit its developing. In the mean time they open talks with Somaliland that will take months till a solution is reached. But it will not undermine Somalia's political process since the international community gave it full legitimacy. See che the leaders in Somaliland know that they have been saying there is no government in Somalia who should we talk two? still some elites in Somaliland keep saying that. But the international community made it clear and said hey we got them now here they are they are the legitimate government of Somalia her name is the TFG and we will support you're dialogue.
  21. Tilamook the Somali republic is not what it was in 1960 when the union was established this is 2012 a solution must be reached status quo is not beneficial for Somalia nor is it beneficial for Somaliland.