Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. If clan Federalism was implemented which i am against. Banadir region with Mogadishu as the federal capital of the country and another city with in Banadir the capital of the state its feasible. Shabeelade dhexe Shabeelada hoose ^ Also being part of the the federal banadir state But its better to get rid of clan based states and create a decentralized Somali state from Mogadishu with equality and justice for all .
  2. Ethiopia says troops to stay longer in Somalia Fri Jun 22, 2012 8:53pm GMT Print | Single Page [-] Text [+] Last June Somalia's feuding leaders agreed to extend the mandate of a transitional government for a year rather than hold elections, a move sought by Uganda which has peacekeepers stationed in the anarchic state. The mandate for Somalia's latest administration was meant to expire in August 2011 but President Sheikh Sharif Ahmed, a former Islamist rebel leader, and speaker Sharif Hassan Sheikh Aden, who covets the top job, had been at loggerheads over what should happen then, and agreed to defer elections. Weakened by internal divisions and financial constraints, the rebels have surrendered territory in Mogadishu and across central and southern Somalia in the past few months. Ethiopian forces captured the rebel stronghold of Baidoa in southern Somalia in February having seized Baladwayne from the militants on New Year's Eve. In May, AU and Somali government troops secured an aid corridor between Mogadishu and a former rebel stronghold close to the capital, wresting control of a vital strip of land believed to hold around 400,000 people displaced by conflict. By the end of the month, Somali and Kenyan forces had captured the rebel stronghold and strategic town of Afmadow, though the militants claimed they retreated. Seizing Afmadow was considered a crucial step in the Kenyan drive towards the southern port city of Kismayu, the hub of al Shabaab operations, about 120 km (75 miles) away. In areas they have vacated, the militants have resorted to guerrilla-style hit-and-run attacks, launching grenade attacks and using suicide bombers. The rebel group has waged a bloody five-year campaign to topple Somalia's Western-backed government and impose its harsh interpretation of Islamic law. It continues to hold swathes of central and southern Somalia but is being squeezed out of some areas by Kenyan and Ethiopian troops. Somalia has been mired in chaos since warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre in 1991. (Editing by George Obulutsa and Louise Ireland)
  3. They are in some way but a different half cast harari half cast:D
  4. Dr dube cali yare wrote a book in the 50s about the tribal origins of the peoples of Somaliland so he said that his tribe on their maternal side are related to the hararis and his grandmother was from Harar and not from Abyssinia
  5. I am not sure about Siilaanyos Habesha connection:D
  6. MoonLight1;844316 wrote: in his speech iley was insisting the PL isimo to come and he said he will take them to Tigre region to see the Negus tomb and mosque, I am not sure about it, but i think since MJ (the lady) was a Tigre maybe he wants to take them to her grave yard and lough on them. WTF:D:D
  7. Libaaxa wa melez zanawi iyo Iley oo isku dhex jira laxda dhakada madoow na wa faroole:D
  8. Foreign Secretary welcomes historic talks between Somaliland and Transitional Federal Government of Somalia 22 June 2012 Foreign Secretary William Hague: "I congratulate the Somali Transitional Federal Government and Somaliland representatives on agreeing the Chevening House Declaration yesterday." Representatives of Somaliland and the Transitional Federal Government of Somalia met at Chevening House on 20-21 June. The purpose of the talks, the first of their kind, was to establish a framework for future substantive talks. At the request of both parties the meeting was facilitated by the UK government, along with the EU and Norway. Following the meeting the Foreign Secretary William Hague said: “I congratulate the Somali Transitional Federal Government and Somaliland representatives on agreeing the Chevening House Declaration yesterday. We hope this will be a landmark in the process of clarifying their future relations and achieving peace, security and stability in the region. I congratulate both sides on their willingness to continue the talks and to cooperate on areas of common interest. I am pleased that the UK, along with Norway and the EU, was able to build on commitments at the London and Istanbul Conferences on Somalia to support dialogue by facilitating these talks. Britain will work with international partners to support their efforts as they continue this important and historic dialogue.” http://www.fco.gov.uk/en/news/latest-news/?view=News&id=779032582
  9. ^^ What about Nuur cade for President?
  10. And we have to say he did an amazing job with Mogadishu the past few years Xamar dibi dhiskeeda qeyb libaax ah bu ka so qaatay hadaan la is xaqirayn wadooyinka la furay nalalka lugu xidhay dibu dhiska ka socda dhismayasha ka socda ganacsiga etc. If some loves the city he can really transform the city.
  11. Maaddeey;844249 wrote: ^ lol Adeeradeey waa Cali (Sayfu Allaah al maslool), Ahmed gurey, Sayidka, Xasan Dahir IWM, you already noticed they are not related. Now, tell how they all became my uncles?. Amiir Axmed Godane iyo Sheikh Ibrahim Afghani baad ilawday kuwaas ba wa adeeraysha:D
  12. I know tarzan i demonstrated with Tarzaan against the Ethiopian occupation in London few years ago he is a good lad.
  13. Che -Guevara;844079 wrote: ^Well, think of them like the American Jewish lobby. :D
  14. Anigu hagtan wali maan fahmin maxay tahay ma hagbad cusub baa?
  15. Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Sh Shariif oo ku guulaystay muddo xileedkooda inay Albaabada u furaan wadahadalo 21 sano lagu dhici la’aa Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Madaxweynaha Dawladda ku meel gaadhka ah ee Somaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa ku guulaystay 20 sano kadib inay wadahadalo u furan labada Xukuumadood ee midoobay 1960 kii ee Somaliland iyo Somaliya sida ku xusan qoddobada go’aamadii ka soo baxay Shirarkii Caalamka ee Ingiriiska iyo Istanbul iyo kan u danbeeyay ee ay isku soo horfadhiisteen Somalida laftigeedu. Qoddobada lagu heshiiyay ee hordhaca ah ayaan wali sarin halka ay sartu ka qudhunsanayd 20 ka sano iyo ka horba balse waxay u muuqdaan kuwo bilow u ah natiijo fiican oo ay mustaqbalka labada dhinac ku wada gaadhi doonaan xal kama danbays ah oo u cuntama labada dhinac. Qodobada wadahadalka koowaad ka soo baxay waxay kala yihiin:- 1. Iyadoo la raacayo dedaaladdii iyo go’aamadii ka soo baxay bayaankii shirkii London iyo bayaankii shirkii Istanbul ee ahaa in beesha caalamku taageerto wada hadal dhex mara dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya (ama cidda bedeli doonta) iyo Somaliland si ay u heshiis uga gaadhaan xidhiidhkooda ay yeelanayaan mustaqbalka, labada dhinac waxay yeesheen kulan farsamo 20-kii bishani June 2012 ilaa 21-kii bishii June 2012 kulankaasi oo ka dhacay guriga Chevening 2. Kulankani waxaa marti-geliyey Dawladda ingiriiska waxaana ku wehelinaayey dawlada Norway iyo Midawga Yurub. 3. Ujeedada kulankani wuxuu ahaa sidii loo diyaarin lahaa qodobo ajande u noqda wada-hadal mustaqbalka dhex mara labada dhinac. 4. Ka soo qayb-gallayaasha shirkani ee labada dhinac waxay soo dhaweeyeen furitaanka wada-hadalada waxaanay muujiyeen siday uga go’antay inay sii wadaan horumar laga gaadho wada-hadaladani oo ay wada hadaladu sii socdaan. 5. Ka soo qayb gallayaasha Kulankani waxay isla garteen: b) In kulankani uu dhex marayo laba dhinac oo kala ah Dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya (ama bedelkeeda mustaqbalka) iyo Somaliland iyadoo la tixraacayo ama la eegayo qodobka 6-aad ee baaqii ka soo baxay shirkii London iyo qodobka 10-aad ee baaqii shirkii Istanbul t) Waxay labada dhinac isla meel dhigeen in meel dhexe la iskugu yimaado si looga hortago wax kasta oo carqaladayn kara sii socodka wada-hadaladani. J) Waxaa la isku af-gartay inay labada Madaxweyne (Somaliland iyo TFG-du) Kulmaan si loo darso loona sii ambaqaado horumaka wada hadaladda kulankaasi oo dhici doona sida ugu dhakhsaha badanleh X) waxaa la soo jeediyey baaq ah in beesha caalamku sii wado fududaynta wada-hadaladani iyadoo ay fududayntaasina ay ka mid tahay in beesha caalamku u fidiso wada-hadaladani khubaro dibadeed oo dhinaca sharciga, ammaanka iyo dhaqaalaha ah. Kh) Waxaa la isku afgartay la iskuna waafaqay in la wadaago khibradda ah in lagala shaqeeyo beesha caalamku sidii ay gacan dhinaca gargaarka, horumarinta iyo dibu dhiska ah ugu fidin lahayd dadyawga labada dhinac (Somaliland iyo Soomaaliya) waxaana loogu baaqay inay bulshada caalamku kordhiso gargaarka ay siiso labada dhinac. K) Waxaa la isku raacay la iskuna waafaqay in si wada jir ah loola dagaalamo kooxaha argagixisadda, xagjirka iyo kooxaha danbiyada culus gaysta. L) Waxaa la isku raacay oo la isku waafaqay in si wada jir ah loola dagaalamo budhcad badeeda oo lagala dagaalamo bedda, beriga, in lala dagaalamo danbiyadda bedda ka dhaca, kalluumaysiga sharci darrada ah iyo sunta lagu daadiyo bedda. M) Waxaa lagu celiyey taageeradda ah in loo baahanyahay in wakhtiga ku meel-gaadhka ahi dhamaado. Ma jirto ilaa had acid naqdiday qoddobadaasi oo dhinacyada mucaaradka labada Xukuumadood ee Somaliland iyo Somaliya, waxaanay u muuqdaan labada siyaasi ee kala hogaaminayaa inay dhinac iskaga riixeen ama muquuniyeen Mucaaradadii ka hor iman lahayd, maadaama oo aan ilaa hada wax hadal ah laga haynin. Arrintan waxa loo macnaysan karaa Mucaaradada labada dhinac ee naqdiyi lahaa inay culays ku noqotay Hanjabaadii beesha Caalamka ee ahayd cidii ka hortimaada in talaabo lagu xayirayo dhaqdhaqaaqooda iyo Hantidoodaba lagu soo rogayo. Dhinaca kalaena waxa la odhan karaa kooxihii Somaliya Xukuumadda talada haysa ee Sh Shariif ee ay Ciidamadda Amisom ka bar-bara dagaalamayaan guulo aamusiiya Mucaaradkooda ayay ka gaadhay haday tahay dhinac Milatari iyo mid siyaasadeedba. Dhinaca Madaxweyne Siilaanyana Mucaaradadiisu waxay noqdeen kuwo ka dhacsan xaalada Siyaasadeed ee Dalka ka taagan. Tusaale ahaana wadahadalada noocan oo kale ahi waayo waayo haddii la soo hadal qaado waxay noqon jireen kuwo Buuq iyo Qaylo siyaasadeed Dalka ka kiciya, hase yeeshee sida muuqata waxay noqdeen Xisbiyadii iyo Ururadii Dimuquraadiyaddu keentay kuwo afka biyo uga buuxsameen oo tahli kari la’ inay wax aka yidhaahdaan mustaqbalka siyaasadeed ee ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo dalka ku Hogaaminayso. Ma cada sababta dhabta ah ee keentay wakhtigan inay Mucaaradka Somaliland ka hadli waayaan waxyaabaha ka dhacaya Dushooda maadama ay yihiin kuwo sharciyan u jira oo uu Dastuurku damaanad qaaday balse marka aad la sheekaysato waxaad kala kulmaysaa inay baqdin fara badani ka hayso xukuumaddu inay biqilka ku jarto inta aan la gaadhin Doorashada Dawladaha Hoose, taasoo hogaamiye kastaa ka war-warsan yahay haddii uu Siyaasadda Xukuumadda naqdiyo inay dagaal boqnaha goysa la galayso.
  16. Sarkaal ka tirsan Al Shabaab oo isku dhiibay dowladda KMG SHABELLE MEDIA NETWORK JUNE 22, 2012 Afgooye: (Sh. M. Network) Maamulka gobolka Sh/hoose ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in uu is ku soo dhiibay sarkaal sare oo katirsan Ururka Al Shabaab. Guddoomiye Kuxigeenka dhanka Ammanka ee maamulka gobolka Sh/hoose Axmed Cumar Max’ed oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in maanta sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab uu is ku soo dhiibay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee dhawaan la wareegay gacan ku heynta deegaanada loo barakacay iyo degmada Afgooye ee gobolkaasi. Axmed Cumar Max’ed waxa uu intaasi ku daray in ay jiraan saraakiil kale oo ka tirsan Al Shabaab oo isku soo dhiibay maamulka dowladda KMG Soomaaliya ee degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose sida uu hadalka u dhigay. Guddoomiye Kuxigeenka dhanka Ammanka ee gobolka Sh/hoose waxa uu tilmamay in qorshahoodu uu yahay in ay qaranka Soomaaliyeed ay difaacaan, islamarkaana ay ciidamada qalabka sida ee gobolka Sh/hoose ku sugan ay diyaar u yihiin in ay sugaan Ammanka gobolka oo dhan.
  17. Oba War maaddeey haka xanaajiin yanu isku ka qarxin eh:D
  18. Waa koow Maadeey miyaadan dagaal ka daalin qoladinan Shabaab maxaad wada hadal u diideen inad la gashan dawlada kmg waxano dhan wala so afjari laha.
  19. Somalia;844218 wrote: Fiqi seems to support unity between brothers like you do with Djibouti. But not only Dijbouti.. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/53003-New-Mamuul-goboleed-in-Somalia-udubland Why support this phantom state I wonder? Djibouti is a Somali country and its a neighbor of Somaliland there is trade between the two countries 30% of the Somaliland citizens hold the Djibouti nationality. As for udubland state every one knows i am against clan federalism but udubland state is a funny name udub a Somaliland party:D But fiqi is thinking there is a huge conspiracy against one of the Major Somali clans. So he thinks signing deals with Ileey is something positive a new clan alliance on the horizon between Garowe and Jigjiga:D
  20. ^^:D Carafaat waxkasta oo maskaxdisa ku so dhacda halkan bu ino so dhiga
  21. Abtigiis;844202 wrote: War fiqi'ga ileen qabyaalad baa madax martay!! We don't want a DAG to confront the HAG! Abtigiis Fiqi wuxu leeyahay reer Somaliyeed oo Puntland iyo Jubaland dega ba lo heshiiyey markaas Ileey oo isla reerki habeen iyo maalin Jeel O'gaden ku gura ayaan garab ka dayey:D
  22. Thats just nonsense Djibouti is a neighbor of Somaliland and its in their interests to have relations with Somaliland and good relations is needed the movement of people but that doesn't mean there is a conspiracy against Puntland. Somaliland has other political ambitions than the folks in Mogadisho hence why the talks between Somaliland and Somalia are starting now after 21 years. The Federalism you want is something the other Somalis in the south of the country are not interested in not because they don't like you but because they think its infeasible. Somalia's political power-sharing is still pretty fair 4.5 the 4 major tribes sharing the Parliament and the cabinet the President and Prime Minister. Its just some don't believe in 4.5 Clan federalism and that's the problem.