-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Madaxweynaha Somaliland Iyo Xaglo-toosiye oo ku heshiiyay inay ka wada shaqeeyaan Nabad-gelyada June 30th, 2012 DUBIA (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL ee magaaladda Dubia, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye), oo ay isla qaateen inay ka wada shaqeeyaan nabadgelyadda gobolada Sool iyo Buuhoodle. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa magaalada Dubia ka soo saaray Afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka mid ah weftiga madaxweynaha ee sugan dalka Imaaraadka carabta, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye). Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha SSC waxay ka wada hadleen sidii deegaanada Buuhoodle iyo qaybo ka mida Sool loogu soo dabaali-lahaa nabad-gelyo buuxda oo taam ah. Madaxweynaha iyo Gudoomiyuhu waxay istu-seen isla markaana kuwada Qanceen baahida ay shacbiga deegaanadaasi u qabaan in ay walaalahooda dalka ee kale la wadaagaan horumarka dhanwalba leh ee wax-barashada, Caafimaadka, Nabad-gelyada iyo Adeeg-yada kale ee ay noloshu u baahan tahay oo dhan, sida biyaha Iwm. Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu balan qaaday inuu dhiniciisa soo dhawaynayo dedaalka lagu soo Af-jarayo khilaafka jira oo dhan, wuxuuna hogaamiyaha SSC-da kula dar-daarmay inuu si dhakhso ah uga hawl-galo. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye)na waxa uu balan qaaday inuu ka hawl-gelayo sidii khilaafka loo soo Af-jari lahaa, waxaanu sheegay inay reer soomaaliland yihiin dad wada dhashay oo aan sinaba u kala maarmaynin, Dantuna ay ku jirto wax-wada qabsiga iyo wada jirka.”
-
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND, MUDANE, AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) WAXA UU MAANTA KU QAABILEY QASRIGA UU DEGAN YAHAY EE MINA-SALAAMA HOTEL, HOGAAMIYAHA KOOXDII SSC, SALEEBAAN CIISE AXMED KAAR (XAGLATOOSIYE). + DAAWO SAWIRADA Saturday June 30, 2012 Dubai(CNN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye). Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha SSC waxay ka wada hadleen sidii deegaanada Buuhoodle iyo qaybo ka mida Sool loogu soo dabaali-lahaa nabad-gelyo buuxda oo taam ah. Madaxweynaha iyo Gudoomiyuhu waxay istu-seen isla markaana kuwada Qanceen baahida ay shacbiga deegaanadaasi u qabaan in ay walaalahooda dalka ee kale la wadaagaan horumarka dhanwalba leh ee wax-barashada, Caafimaadka, Nabad-gelyada iyo Adeeg-yada kale ee ay noloshu u baahan tahay oo dhan, sida biyaha Iwm. Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu balan qaaday inuu dhiniciisa soo dhawaynayo dedaalka lagu soo Af-jarayo khilaafka jira oo dhan, wuxuuna hogaamiyaha SSC-da kula dar-daarmay inuu si dhakhso ah uga hawl-galo. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye)na waxa uu balan qaaday inuu ka hawl-gelayo sidii khilaafka loo soo Af-jari lahaa, waxaanu sheegay inay reer soomaaliland yihiin dad wada dhashay oo aan sinaba u kala maarmaynin, Dantuna ay ku jirto wax-wada qabsiga iyo wada jirka.
-
^^ No you are not you are not from Somaliland.
-
faarah22;846721 wrote: qabyaalad iyo qabiil kala saar xaaji So calling Somali people nuss is not Qabyalaad:D
-
Adaan Faraah is not a khatumite he is a Koonfurian.
-
faarah22;846714 wrote: ^ africans will never ever be able to build prosperous, successfull countries as long motivation is qabyaalad. SL case is pure clan vechicle for political power, so it will not succeed at all. You're government is based on 4.5 clan formula how do you mean the pot calling the kettle black:D
-
^^ In Somaliland there is not a powerful clan or one clan above the other the political culture in Somaliland is totally different when compared to Somalia. The smallest clan will never allow some else taking his rightful place in the country. Somaliland has a strong traditional back ground the elders of Somaliland are the real leaders of Somaliland. Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh. Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno. Caddaankaanu wada loollanaa madaw cisaynmayno.
-
Dad kala Sita Calanka Soomaaliya iyo Somaliland oo dibad bax kadhigay Muqdisho 29. juni 2012 allpuntland Dibad baxa lagu taageerayo Shirkii magaalada Dubai ay kuqaateen Madaxda Somaliland iyo Soomaaliya ayaa waxuu maanta kadhacay Garoonka Caalamiga ee Ciyaaraha ee Konis. Dad badan oo shacab ah kakala yimid Degmooyinka Magaalada Muqdisho oo watay Calamada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa socod kusoo maray Muqdisho qaybo kamid ah kuwaas oo isugu yimid Garoonka Banaadir Stadium. Masuuliyiin katirsan Dowlada ayaa kasoo qaybgalay Dibad baxa lagu taageerayo Is araga Madaxwayne Shariif iyo Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmad Siilaanyo waxaana kamid ahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmad Nuur Tarsan. Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Banaanbaxa Gudoomiyaasha 16ka Degmo ee Gobolka Banaadir. Maxamuud Axmad Nuur Tarsan oo Fagaaraha kula hadlay dadka dibadbaxayay ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in soomaaliya iyo Somaliland ay kawada hadlaan isu soo dhaawaan shahooda waana wax lagu farxo ayuu yiro in Shariif iyo Siilaanyo ay wada hadlaan. Tarsan ayaa sheegay in Muqdisho ay xasishay dhawaana lagu qaban doono Shirarka Caalamiga. Dadka dibadbaxayay ayaa ku dhawaaqayay hadala katarjumayay Soomaaliya iyo Somaliland waa walaalo kuna habooneen kala fogaansho. Dibadbaxaan ayaa yimid maalin kadib Markii Shariif iyo Siilanyo Si fool ka fool ah ay isku arkeen kana hadleen Arimo aan sidaas usii buurnayn lakiin uu ubuurayo Xiriir dhexmara labada dhinac.
-
^ i am talking about the pirates:D
-
^^ Bad news for the pirates:D
-
Mahad how are Puntland independent plans:D
-
Gaadhaye i deal with facts not with rumors and unreliable sources all of the Somaliland traditional elders are all in Somaliland excluding the Khatumites. One thing Koonfurians should learn by now is Somaliland leaders here and there change policies but they can never change the principles of the country. This was agreed
-
Somalia: President Shariif requested Police forces from Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^ As long as Somalia claims that Somaliland is part of their country i don't think a Somalilander will die for Somalia and no way the Somaliland parliament will ever approve this, how much salary increase the Somaliland forces get it doesn't change anything. -
We are talking but not talking about the same subject i like this:D
-
Faroole: Talks with secessionists not in the interest of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
^^ Easy on Faroole he is allowed to raise his opinion as a major stakeholder in Somalia. -
-
IN PICTURES: Hundreds in Mogadishu rally in support of Somaliland deal – new Friday talks MOGADISHU — Hundreds of people on Friday staged a rally in Mogadishu in support of Thursday’s landmark agreement between the leaders of Somalia and Somaliland in the United Arab Emirates. The demonstrators gathered in a stadium in the district of Abdulaziz where they were addressed by Somali officials including the commander of the armed forces, General Abdulkadir S. Dini, the police commissioner, General Sharif S. Una-Maye and the mayor of Mogadishu, Mr. Mohamud A. Nur “Tarzan” as well as others. They waved flags and sang patriotic songs in a rare show of support for the ongoing negotiations between Hargeisa and Mogadishu. The mayor welcomed the crowd’s push and said the rally was a symbol of love and unity between the two Somali people. His words were reechoed by Mr. Mohamud Malin Nur, the director-general of Ministry of defense. The protesters were joined by traditional leaders outside the stadium who also expressed optimism in a new relationship between Somalia and Somaliland. The traditional elders said they came out in solidarity of their northern brothers and hoped they will enter a new chapter of friendship, cooperation and mutual respect. Hosted in Dubai by the government of United Arab Emirates, Thursday’s agreement paves the way for substantive talks between the two Somali neighbours. The international community has pledged its full support for the initiative which all began in February during the London conference. The two agreed to the continuation of the formal dialogue that began in Britain last week and the next phase will bring two committees to the negotiation table in order to clarify their relationship. Friday Talks According to reports in Dubai Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo and Somalia’s President Sheikh Sharif Ahmed have went into talks Friday to salvage their two-decade broken relationship for the second time as many days. A source close to Mr. Ahmed said the sides have agreed to strengthen their bilateral relations and pledged to increase discussions. The new deal was reached after talks lasted several hours behind closed doors. The report further disclosed that the two presidents have agreed to seek international experts on legal, economic and security matters. They added the two leaders have embraced each others.
-
Somalia: President Shariif requested Police forces from Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^ I know that but what will Somaliland gain from sending troops to Somalia Nothing -
Somalia: President Shariif requested Police forces from Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat stop ur nonsense Somaliland will not send troops to Somalia:D Beenta inaga da.