-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Che -Guevara;842970 wrote: Now is no good. Koonfur should put its house in order first. Its a whole process talks between Somaliland and Somalia it might take months years who knows but its good to start now, today in Somalia they have something that resembles a government.Soon they will have a new parliament a new constitution a new President and prime Minister and peace is slowly returning Somalia. Its time for Somalia to show some political maturity and come to the negotiating table.
-
As for Shirka daalo ilaahay shirka daalo mid kheyr qaba ka dhig oo bulshada hormar iyo cadalaad iyo sharaf u horseeda idinki ilaahay.
-
Somalia;842950 wrote: Are there plans to make an autonomy region of Somaliland in that region as I have been hearing? The virus of clan federalism has not reached Somaliland thank god
-
Shirka Somalia iyo Somaliland oo furmayo 18 June, 2012, 16:14 GMT 19:14 SGA Shirka Somalia iyo Somaliland ayaa London ka furmaayo arbacada Maalinta arbacada waxaa magaalada London ka furmi doono wadahadal u dhaxeeya Somalia iyo Somaliland. Wasiirka Amniga Qaranka iyo Arimaha Gudaha ee DKMG Cabdi Samad Macalim Maxamuud oo hogaaminayo wafdiga DKM ah uga qeyb-gelaya shirka magaalada London ayaa waxa uu sheegay in uu rajeynayo in wax wanaagsan uu ka soo baxo shirka. Cabdisamad waxaa uu BBC u sheegey in wadahadalka uu yahey kii ugu horreyey ee dhaco muddo 20 sano ah. Wasiirka waxaa uu rajo ka muujiyey in si wanaagsan uu ku dhamaan doono wadahadalka. Cabdisamada waxaa uu amaaney wafdiga ka socdo dhanka Somaliland, waxaa uuna intaasi raaciyey in fikradda labada dhinac ay isu dhawdahay, in kasta oo uu sheegey in ay dhici karaan waxyaabo ay isku khilaafsanyihiin. Somaliland ayaa horey u sheegtey in wadahadalku aanay noqoneyn kuwa looga noqonaayo madaxbanaanidii ay ku dhawaaqeen 21 sano ka hor. Madaxweynaha Somalia Sheikh Sharif ayaa isaguna sheegey in wadahadalku looga gol-leeyahay in lagu sugo midnimada Somalia.
-
And why am i not surprised
-
Somaliland and Puntland Joint attack on Khaatumo State territory-
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
I doubt if its true but if it is i am against it there should be no cooperation between the somaliland republic and the garowe clan enclave. -
Amiir Godane we will establish the Islamic emirate of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Moonlight i dont think so. Blackflash you should ask him -
Dagaal faraha looga gubtay oo ka dhacay Gedo SHABELLE MEDIA NETWORK JUNE 18, 2012 Garbahaareey: (Sh. M. Network) Dagaal xooggan oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxa uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Tuulo Barwaaqo oo u dhaxaysa Magaallooyinka Balad-Xaawo iyo Garbahaareey ee Xarunta gobolka Gedo ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal xooggan oo gaystay qasaaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Ah, Ahlu Sunna oo dhinaca ah iyo kuwa Al Shabaab. Dagaalka ayaa waxa uu ka dambeeyay kaddib markii Ciidamo ka tirsan dowlada KMG Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ay wadada u galeen gaadiid ay wateen Ciidamada Al Shabaab kaasi oo marayay deegaanka Tuulo Barwaaqo ee gobolka Gedo. Afhayeenka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Gedo Sheekh Max’ed Xuseen (Al-qaaddi) oo dagaalkaasi kaddib la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dagaalkaasi uu ahaa mid xooggan islamarkaana ay ku qaadeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab. Al-qaaddi ayaa waxa uu tilmaamay in dagaalka ay ku qaarijiyeen labo dagaalyahanno oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab islamarkaana ay kaga dhaawaceen tiro kale sida uu hadalka u dhigay. Majiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada Al Shabaab oo ku aaddan dagaalkaasi iyo qasaaraha la sheegay in la gaarsiiyay ciidamadooda oo marayay Tuulo barwaaqo ee gbolka Gedo. Deegaanno iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya ayaa waxa ka dhaca dagaalo iyo duqeymo xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Al Shabaab.
-
Hoggaamiyaha Guud ee Al-shabaab oo sheegay inay sii wadayaan dagaallada inta ay ka hirgelinayaan Soomaaliya Dowlad Islaami ah Isniin, June 18, 2012 (HOL) — Hoggaamiyaha ugu sarreeya Xarakada Al-shabaab, Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr oo cajalad maqal ah oo uu soo saaray ku sheegay inay dagaallada wadayaan inta ay Soomaaliya ka hirgelinayaan dowlad Islaami ah. Abuu-Zubeyr wuxuu ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ah inay dhibaatooyin ku hayaan Soomaaliya, isagoo sheegay inay duullaan kusoo qaadeen markii ay arkeen horumarka ka socda gobollada ay ka taliso Al-shabaab. "Dalalka galbeedka oo uu Mareykanku ka mid yahay ayaa waxay billaabeen inay nagu soo duullaan markii ay arkeen inay sare u kaceen wax-soo-saarka beeraha, ganacsiga, nabadda, cadaaladda iyo garsoorka ayay kusoo duuleen, si ay meesha uga saaraan horumarkaas oo dhan," ayuu yiri Abuu-Zubeyr. Hoggaamiyuhu wuxuu sheegay in iyaguna aysan ka laabanayn go'aankooda ah inay la dagaalamaan AMISOM iyo dalka Mareykanka oo uu ku sheegay inuu dabada ka riixayo, wuxuuna rajo-wanaagsan ka muujiyay inay guul-dareysan doonaan. "Mareykanka markii uu ku fashilmay duullaankii 1993-kii, Itoobiya oo uu soo dirsadayna ay fashilantay, wayna guuldareysan doonaan mar kale, sidoo kalena AMISOM waxaa sugaysa guuldarro taas la mid ah," ayuu yiri Amiirka Al-shabaab. Sidoo kale, hoggaamiyaha Al-shabaab oo dhawaan uu Mareykanku dul-dhigay lacag abaalmarin ah oo gaarysa toddoba milyan oo doollar ayaa wuxuu sheegay inuusan taas waxba u arag, isagoo ugu baaqay xoogagga Al-shabaab inaysan iskhilaafin, ayna adeecaan hoggaamiyahooda, adkeeyaanna walaalnimada dhexdooda ah si ay ugu guuleystaan hadafkooda. Abuu-Zubeyr wuxuu cajaladiisa ku sheegay in dowlad Islaami ah oo laga dhaliyo Soomaaliya aysan ahayn mid fudud, balse la marayo imtixaan adag oo dadka lagu kala miirayo, wuxuuna sheegay in hadafkooda aysan marnaba ka leexanayn. Ugu dambeyn, wuxuu ku eedeeyay dalalka reer galbeedka inay cunno-qabteyn ku hayaan dadka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda ku nool, isagoo tusaale u soo qaatay in xoolaha Soomaaliya la xayiray kaddib markii lagu sheegay jirrooyin aysan qabin, sidoo kalena dhawaan ay xayiraad kusoo rogeen xawaaladaha Soomaalida. Madaxda Soomaalida ayuu ku eedeeyay inay adeeceen gaalada, isagoo sheegay in qofkii adeeca gaalada iyo fikradaha ay wataan uu yahay qof ka baxay diinta Islaamka, inkastoo uusan banneyn dilkooda.
-
UK facilitates first ever Somaliland-Somalia direct talks ADDIS ABABA — In a breakthrough development, Somaliland and Somalia are set to initiate first formal talks on intricate bilateral issues in an effort to finally end the saber-rattling between the two nations, Somalilandpress reports. The strategic dialogue was first proposed by the British government during a conference on Somalia held in London on 23 February 2012. The final communiqué recognized the need for negotiations between Hargeisa and Mogadishu “in order to clarify their future relations.” The British government said it was offering its mediation services and an attempt to officially get the two sides to the negotiation table for the first time in two decades is currently underway. The meeting is scheduled for this Wednesday in the British capital and will be closely monitored by key international players. Somaliland has designated a team of five-members and they departed from the seaport town of Berbera on Sunday afternoon for London. The representatives consist of senior officials from the government, parliament and the opposition. Headed by the foreign minister, Dr Mohamed Abdullahi Omar, the Somaliland team is tasked to campaign for the path towards self-determination and diplomatic recognition—based on pre-July 1960 borders. This was reiterated by Dr Omar saying there was only one resulting possibility for them in the talks—a full international recognition—and that Somaliland would continue on its way. He stated that Somaliland statehood has both historical solid support and it was collective rights. “We should maintain our dignity as an independent nation, deserving of international respect. Our sovereignty is non-negotiable,” Dr Omar said during a press briefing in Hargeisa. Somaliland said the team it has nominated reflects its serious interest in the talks to settle its diplomatic standoff with Mogadishu over its status quo. Somaliland minister of information Abdulrahman Yusuf Duale had some tough words for Somalia Thursday, saying regarding reunification that “the gap between Somaliland and Somalia is like the sky and earth”. He said if Somalia came to the table unconditionally, the talks will focus on three main agendas; to accept each nation’s statehood, establish bilateral relations and to address future cooperation. On the other side of this coin, officials in Mogadishu have said in the run-up to the meeting that they hoped the meeting will bear fruits for the Somali people. According to sources in the Somali capital, the transitional federal government has indicated openness on all disputed issues. The Somali President Sheikh Sharif Ahmed has reportedly called on his government to take proper measures to build Somaliland’s confidence. He is said to have proposed an interim federation system for reunification. Somalia still considers Somaliland to be one of its regions despite the fact that the two existed apart for the last twenty years. The sources said Mr Ahmed has further called for the acknowledgement of Somalia’s past mistakes including the massacres of more than 50,000 Somalilanders by Somalia’s last central government between 1988 and 1991. The President cited the need to enter into a new strategy of non-aggression and joint-exploration pact with Hargeisa according to media in Somalia. The transitional federal government, whose term expires in August, is yet to assemble a negotiation team on their behave for the direct talks. This has already signaled to Hargeisa, Mogadishu’s lack of commitment and transparency. Their previous teams have caused Somaliland to pull out of the talks. Why they delayed to the last minute is worrisome for Dr. Omar’s team. Somaliland continues to recover from decades of poverty, oppression and a devastating war with Somalia that has destroyed over 90 percent of major towns and cities. It maintains that it is a sovereign nation that temporarily entered a never rectified union with its much larger southern neighbor in 1960. Somaliland not only meets the Montevideo Convention on the Rights and Duties of States including government, permanent population and defined territory but it also enjoys independence. If talks fail, Somaliland believes new avenues will surely become available for them to enable them to pursue legal remedies against Somalia in various international fora. It argues that prior to its unification with Somalia in July 1960, Somaliland was a recognized nation by 34 states where as Somalia came under trusteeship of the UN. At that time, the international community regarded Somalia unfit to govern itself and the UN was entrusted to administer the area until it achieved independence in 1970. The UN mandate was terminated when Somaliland requested that Somalia be given independence so the two could unify under the banner of “The Somali Republic”. From the beginning, Hargeisa felt it was hijacked and that it got the short end of the stick in the union. It hopes to avoid the same mistake during these new proposed talks. Along with the foreign minister, the Somaliland team includes Bashe Mohamed Farah, first deputy speaker of house of representatives, Faisal Ali Warabe, chairman of opposition Ucid party, Hersi H. Ali Hassan, minister for presidency and Mohamud Ahmed Barre, minister of labour and social affairs.
-
-
Looks good
-
Carafaat youre dreaming son:D
-
Somaliland and Somalia talks to start in London on June 20 Jun 17, 2012 at 05:56 PM The proposed talks between the governments of Somaliland and Somalia will start in London on June 21, 2012 . The talks have been postponed earlier due to disagreement between the two nations on the representing committees in the meeting. It has now become possible for the talks to start after the government of Somalia withdrew two members from their list of representatives after the objection of Somaliland. The two members are said to have come from Sool region of Somaliland and were coming on behalf of Puntland region of Somalia. Somaliland has made it clear that the talks will only focus on the mutual relations between the two countries and that there will be no discussions on the issue of re-union with Somalia . A Press Release issued by the Somaliland government few days ago outlines the framework of the talks and the technical committee to represent Somaliland as follows : “The only agenda of the proposed talks will be : I.To bless each other for a prosperous nationhood II.To establish brotherly relations of two neighbouring countries and III.To discuss future cooperation as two sovereign countries. To this effect, the government of Somaliland has appointed a technical committee with the mandate to prepare and lay down the guidelines for the talks with Somalia. The talk’s technical committee is composed of: 1.Dr Mohamed Abdilahi Omar Foreign Minister – Committee chair 2.Hon Bashe Mohamed Farah- 1st Deputy speaker of parliament (House of representative) 3.Hon Feisal Ali Warabe - Chairman of UCID Political party (Opposition) 4.Hon Hirsi H Ali Hasan – Presidency minister 5.Hon Mahmoud Ahmed Barre (Garaad) – Minister of Labour & Social Affairs '' London Somalia conference in Feb, 22, 2012 outlined in article 6 of its communiqué that : “ The Conference recognised the need for the international community to support any dialogue that Somaliland and the TFG or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations.” The talks may be doomed to fail if the Somali government insists that Somaliland is part of Somalia.
-
Well done Sh sharif he came to his senses this time.