Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ Its going the right direction if you read the latest news a federal state established in Somalia with the support of the people of those regions and the Somali government supporting that.
  2. Gudiga Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo oo Muqdisho iyo Kismaayo u safraya Posted by Pi on October 20th, 2012 Warar rasmi ah oo soo gaarey warbaahinta Puntlandi ayaa sheegey in Gudiga Farsamada ee Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo ayaa safar rasmi ah u bixi doonaan maalmaha so socda, iyagoo ku wajahan Muqdisho. Gudiga oo casumaad rasmi ah ka heley Dowlada Federaalka ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Feederaalka Mudane Xaan Sheikh iyo Raysal wasaaraha Mudane Cabdi Faarax Shirdoon. Kulamadaas ka dib waxay u gudbi doonaaan Magaalada Kismaayo, Gudiga oo hada Nairobi ku sugan waxay Muqdisho ku wajahan yihiin maalmaha soo socda. Gudiga ayaa lagu sameeyey shirka Nairobi uga socda Jubooyinka iyo Gedo, waxaana loo xilsaarey arimaha maamul u sameynt Goboladaas, gudiga shaqadoodu ugu horeysa ayaa lagu tilmaamey iney Kismaayo ku qabtaan shirwayne aykasoo qayb gali doonan ku dhowaad 530 Ergo, si maamul rasmi ah oo loo dhan yahay loo sameeyo.
  3. Somalia;881568 wrote: I agree with that 100%. But Mogadishu is violating the constitution and is against the formation of a state. The people of Jubboyinka want a state, they have done so on a voluntary basis. Mogadishu should adhere to the constitution otherwise it can count itself a illegitimate spoiler. Imagine if the tables were turned, and Abdiweli was president or anyone from his block, and he went to Jubboyinka and said you should make a state, but then when he went home to Villa Somalia, he opposes creation of a state in Central Somalia, I mean the world would be in flames, but here you have the good people of Jubboyinka, quiet as ever doing their business. Where did the government in Mogadishu say they are against a federal state in kismayo and the juba regions they only said that it should be done under the frame work of the Somali state. i don think they said the people of those regions cant have a federal state why not every 2 regions can have a federal state under the government in Mogadishu.
  4. Zack dee iyagu waxay yidhaheen anagu Somalia kamaba mid nihin dawladooda anago noo dawlad maha calanka Somalia anagu lama lihin wa siday iyagu ku dhaqmayeen the past 22 years. Unless you claim the same than it makes sense but what we are discussing is here the structure of how a federal state should look like.
  5. ^^ Yeah sii walaan bay wax u qoraan:D Kulaha xamaantisi wu ka gortay jigjiga lol
  6. The Zack;881559 wrote: You got that right. Hargeisa should report Mogadishu. As you said the power should in the hands of the capital Hargeysa claims to be the capital of a sovereign state called Somaliland it doesn't call it self an autonomous state nor a federal state u cant compare oranges with apples Yaa Mr zack:D
  7. ^^ What did i do stop pointing fingers at me waryaa thats rude.
  8. Kii u ooyi, iyo kii ku alalaasiba Cabdi Iley wuu ku daayey Radio Jigjiga (Jigjiga) October-19-2012 War degdeg ah oo caawa naga soo gaadhay xaga magaalada Jigjiga ayaa ku waramaya inuu dad xasuuqe xamaantiisii ka qaatay deegaanka. Warkan ayaa intaas ku daraya kadib markii uu si kadis ah magaalada jigjiga ugu soo noqday ina Iley ayaa waxaa dhacday in si dhakhso ah looga daba yimid, sidoo kalena waxaa dhacday in dhamaan caruurtiisii, iyo reerkiiba lala kaxeeyey. Wuxuu kale oo uu warku intaas ku darayaa in talada deegaanka si ku meelgaadh ah loogu dhiibey madaxweyne ku xigeenkii dawlada deegaanka C/fataax Maxamuud Xasan, ninkan dhalinyarada ah baan isaga wax eed, iyo dad xasuuqid ah midna loo haysan, waxayna u badan tahay inuu noqdo kan badalaya kabtan Iley. Sidoo kale ayuu warku sheegayaa in laba general oo ay Cabdi Iley aad iskugu dhawaayeena isla saakadan shaqada laga eryey. Labadan sarkaal ayuu mid ka mid ahi uu ahaa kuwii doraad ka qaybgalay wadahadaladii dhexmaray jabhada onlf, iyo dawlada Itoobiya. Sababta labadan general loo caydhiyeyna wali warcad lagama hayo, balse waxay u badan tahay inqilaabkii ay iyaga, iyo ina iley inqilaabeen shirkaas wadahadalka. Magaalada Jigjiga ayaa ay gabi ahaanba caawa saaran tahay bandow aan waligeed horey loogu arag, wax kala socdaana ma jiraan. Wali lama hubo in gabi ahaantiiba xabsiga la dhigey, balse isaga Jigjiga, iyo dawladii deegaankaba wey uga dhamaatay. Sida Jigjiga laysla dhexmarayana waxa kaliya ee ina Iley markaan soo celiyaa waa haduu haweenaydii Zenawi ka geeriyooday uu dumaalo!.
  9. ^^ And thats how it should be the power should be in the hands of the capital even if its a federal state
  10. These are the problems with clan federalism no one knows where to draw the line i remember when faroole said the Somali government should be an umbrella of organization states. imagine Mississippi and California saying Washington cant dictate them
  11. Because they found out that article 39 is part of the ethio constiution but it was designed in a certain way that. If the tigrayans want to secede from ethiopia they can. Its a way out for the tigrayans if the amhaaraas take over.
  12. This how the 3 minutes talks went Ethiopia: You ONLF rebels must respect the constitution of the state of Ethiopia its the only way u can get free anjeera from us ONLF: Hell nooooo we are here to talk about peace not to have raw meat with anjeera, the talks should be without preconditions if not shove it where the sun don't shine. Ethiopia: kezhe bota befetenat enweta ONLF: Awoowayashood la gubku awal ba wana so lugoyeen inaga dhaqaajiya urtooda
  13. oba hiloowlow;881415 wrote: sxb dont you think its weird that i will get jailed if i wear a t-shirt with the blue flag in hargeysa and if a slander does exactly the same thing in xamar nobody will care I don't think any one will say something if you wear a shirt with the Somalia flag on it just go and try it.
  14. Both Ethiopia and Kenya are external enemies of Somalia but we need to balance a few points before we continue. Ethiopia since 1991 was supporting warlords against each other Ethiopia has been fueling the Somali civil war by distributing arms to the various Somali factions. Ethiopia is one of washingtons strongest ally in Africa in the so called war against terrorism Somalia became a victim of that. Ethiopia and Somalia fought 3 wars since 1964 in 1977 and between 2006 till 2009. Ethiopia has been selling this idea since the 15 century to western imperialists that they are a christian island surrounded by islamists Mullah states. Ethiopia can be defeated if Somalia patrols its own borders with Ethiopia and if Somalis sort out their own internal problems. Ethiopia will never find deep holes in the Somali society ever again Ethiopians have been studying Somalis and their weakness for centuries. Ethiopia can be defeated with strong Somali national security forces. Kenya on the other hand had little to do with Somalia Kenya became involved in Somalia when their own security was damaged by alshabaab islamists near the Kenyan Somali border in 2011.They have their own political motives some say its about the waters of Somalia others say Kenya wants to maintain a buffer zone between Somalia and Kenya. So what we see there is that Kenya is there to defend it self now we cant say Kenya is a friend of Somalia ofcourse they are doing this not to help Somalia lets not be naive but their tourism industry was badly hurt by Alshabaab. So they needed to strike to defend their own security its a preventive strike for their own national security. Kenya's influence in the juba regions is a fact we cant deny that but only the government in Mogadishu can change that. If they help organize the people of the juba regions to be closely linked to their government in Mogadishu instead of the government in Nairobi than its a win. This battle needs be won by the Somali government and only the Somali government can be victorious over the Kenyans. if it wins the hearts and minds of its people in the Juba regions.
  15. ^^ The Zack Xaglatoosiye was never fired they just created another movement and they told him to come to the conference he was never fired. Any way president Siilaanyo said since 2010 that his door is always open for the people of the garaad clan whether they are clan elders or politicians, and that Gogasha nabada is open for every one at any time ssc leader xaglatoosiye the khusuusi member who came before xaglatoosiye keyse who also came before him. The door is also open for the khaatuumo guys.
  16. Expected the Ethiopian government was not serious about these talks to begin with.
  17. As for the ONLF Ethiopia wars/ talks its not over until fat lady sings Somaliland and Somalia talks its a good start but we are not there yet We have to wait how hassan sheikh solves the problems in southern and central regions of Somalia and if he can establish institutions. And if he is able to rebuilt the Somali national army to prevent future clan clashes between clans and various other factions.
  18. Yeah the civil war ended this year with a new government in Somalia.
  19. http://www.cakaaranews.com/en/ Cabdi ileys website is also not working
  20. Ciidamo ka tirsan maleeshiyada LB oo goostay Radio Jigjiga (Jigjiga) October-17-2012 War aanu ka helnay xaga magaalada Jigjga ayaa sheegaya in koox maleeshiyo ah oo ka tirsanaa LB iney goosteen, maleeshiyadan ayaa ahaa kuwo si weyn u hubeysan. Sida inta badan la sheego waxaa jira maleeshiyo tiro ahaan lagu qiyaasay 150-200 oo ku dhex jira maleeshiyada LB, kooxdan ayaa gabi ahaanba ka amar qaata Cabdi Iley mana u sii maraan hogaanka nabadgalyada, gudoomiye ku sheega C/laahi Itoobiya, iyo silsilada maamulka midna. Maleeshiyadani waa unug gooni ah oo fuliya hawlaha gaarka ah ee Cabdi Iley sida cabsi galinta hadba beesha ay isaga iska hor yimaadaan, afduubida baabuurta, xoolaha oo shacabka si baad oo kale ah looga xareysto iwm, unugani waa kuwo ku hubeysan noocyada kala duwan ee hubka ay haystaan ciidamada Itoobiya, walibana waxaaba la sheegaa iney xataa xaga hubka ay ka horeeyaan maleeshiyada gobolka tigraha oo iyaga lagu sheego kuwo qalab, iyo tababarba aad u sareeya. Hadaba waxaa la sheegayaa in 25 nin oo ka tirsan maleeshiyadani iney baxsadeen lamana garanayo meesha ay galeen, ama wali ku dhuumanayaan. Wuxuu kale oo uu warku intaas ku darayaa in gaadhigii qabaalka ahaa ee ay wateen uga tageen baadiyaha fog ee degmada Marsin, sidoo kalena waxaa la sheegayaa iney wateeen lacag aad u badan oo laga soo saaray wasaarada maaliyada ee magaalada Jigjiga. Dadka warka nasoo gaadhsiiyey ayaa sheegaya iney maleeshiyadani soo xaabsadeen wixii qoryaha machinegun-ada ahaa ee laga soo xareeyey maleeshiyada LB gaar ahaan kuwooda lagu xareeyey xerooyinka ciidamada ee Dhagaxbuur. Wali makala cada ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa goosashada maleeshiyadan, dad badana waxay rumaysan yihiin iney aargoosi, iyo shacab xasuuq u baxeen, halka dad kalena rumaysan yahay iney hubka intaas dhan la goosteen si ay jabhad cusub u sameeyaan taasoo dagaal la gali doonta dawlada Itoobiya