-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Breaking news: Abdi Iley forced to resign at gun point by his handlers
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Cabdi Iley, iyo Cabdifataax oo markale fooda isku daray magaalada Addis Ababa Radio Jigjiga (Addis Ababa) October-16-2012 Labada nin ee ugu caansan siyaasiyiinta deegaanka ayaa markale si foolxun fooda iskugu daray magaalada Addis Ababa dhexdeeda, sida warku sheegayo iyadoo lagu guda jiro gamagamadii Cabdi Iley ayuu isna lugta kusii qaaday Cabdifataax Sheekh C/laahi oo ah wasirka shaqada, iyo arimaha bulshada ee dawlada Itoobiya. Labadan siyaasi oo aan waligoodba ku heshiinin xukunka, iyo siyaasada deegaanka intey soo wada shaqeynayeena aan si nabad ah ku caano maalin ayuu warku kusii darayaa iney colaadoodu hada marayso meehsii ugu darayd. Cabdifataax ayaa la sheegayaa inuu hor dhigey ra'iisul wasaaraha Itoobiya cajaladii muujineysay siduu Cabdi Iley u soo alifey, iyo soo qabashadii labadii wariye ee u dhashay dalkaas Sweden, isagoo ku eedeeyey inuu Cabdi Iley arin been abuur ah ku kacay islamarkaana jirdil, iyo dhaawacba u geystay wariyaashaas si uu magaca uga dilo dawlada Itoobiya, arintan ayaa la sheegayaa iney si fiican uga degtay xisbiga eprdf. Waana sababtan tan keentay in Cabdi Iley Addis Ababa looga yeedho taasoo sida la sheegayo wax alla wixii dhacay isaga dusha laga saaray, waxaa kaloo jirta inuu isna siyaasiga Daauud Maxamed Cali la saftay dhinaca Cabdifataax kuna markhaati furay inuu Cabdi Iley dambiyo kale galay sida xasuuqii Qoriile oo kale. . Hadaba madaxweynaha deegaanka ayaa isna boggiisa Cakaaranews si qaab daran ugu soo caytamay, isagoo waa waxa laga yaq-yaqsoode meesha soo galiyey odayga Sheekha ah ee Cabdifataax dhalay, odaygan oo aan haba yaraatee wax lug ah ku lahayn siyaasada deegaanka. Sida jigjiga laysla dhexmarayo wali Cabdi Iley magaalada ma soo gaadhin, war cadna lagama hayo wuxuu xaalkiisu ku sugan yahay sidase hada lawada arko arintii wariyaasha, iyo dadkii meydka ahaa ee la diley isaguna isku soo sawirey dhibaato culus bey shaqsiyan u keentay iyadoo kaba sii darane ay dadkii ay siyaasada isku hayeen u noqotay rasaas, iyo hub ay isaga dhaawac ugu geystaan. Dhinaca kale Cabdi Iley ayaa qoraalkaas boggiisa lasoo galiyey Cabdifataax ku edeeyey inuu leeyahay bogga Faafan Online, arintana waa iska beentiisii, waayo horeyba rj buu ugu eedayn jirey in wasiirku leeyahay. Bogga Faafan Online ayaa hada faro naareed ku haya Cabdi Iley, taasoo uu isaguba qirtey in aakhrio loogu tuurey!.Si kastaba hanoqotee labadan siyaasi ayaa la filayaa in bur, iyo biyo u kala baxoodu soo dhawaaday, iyagoo laba kooxood oo dalka Itoobiya awood weyn ku kala leh ay misana kala wataan. Hadaan soo qaadano Cabdi Iley ayaa isagu wata saraakiisha ciidamada inkasta oo ay sii yaraaneyso taageerada ay u hayaan, sababna looga dhigo arintii wariyaasha, halka Cabdifataax aad looga taageero garabka siyaasada ee eprdf, ra'iisul wasarahana la sheego iney aad iskugu dhow yihiin. Ugu dambeyn waxaa naloo sheegay in wada hadaladii dhexmaray jabhada onlf, iyo dawlada Itoobiya si bahdil oo kale ah looga qariyey Cabdi Iley taasoo uu si ba'an uga xumaaday hadalo cay ahna ra'iisul wasaaraha Hailemariam Desalegn uu ku soo yidhi. Dad baa noo sheegay iney cajaladan hayaan balse wali waanu ka sugeynaa. -
Breaking news: Abdi Iley forced to resign at gun point by his handlers
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
^^ Why would Ethiopia do that the Liyo police was very useful to them the past few years. -
Breaking news: Abdi Iley forced to resign at gun point by his handlers
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Any source? -
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyey Idaacadii U Horeysay Ee Af-Somali Ku Hadasha Oo Laga Dhagaysan Doono Qaarado Kala Duwan Hargeysa (Ramaas), Oct, 18, 2012- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xadhiga ka jaray Idaacada Radio Hargeysa oo ah Idaacadii u horeysay ee af Somali ku hadasha oo dib u balaadhin balaadhan lagu sameeyey, isla markaana loo keenay qalab cusub oo suurto galinaya in qaarado kala duwan laga dhagaysto. Xaflad balaadhan oo loo sameeyey furitaanka Idaacadan oo ka dhacday xarunta Wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin badan oo uu ugu horeeyo Madaxweynuhu iyo wasiiro tiro badan. Xafladan ayaa waxa laga soo jeediyey khudbado kala duwan oo dhinacyo badan taabanaya, iyada oo madaxweynuhuna ka hadlay dareenkiisa ku aadan furitaanka Idaacadan la balaadhiyey.
-
Somalia;880843 wrote: Unlike Somaliland we have no affirmative action, the people will choose him, not politics. What people one man one vote??
-
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Carafaat important days in Somaliland 17 October the day of the Shuhada. April six the day SNM was officially announced -
Somalia;880759 wrote: I don't think you understand, this is the future leader of Puntland. He is from the minority people he has no chance he not a real pirate.
-
Yusuf Garaad oo loo wado inuu noqdo Wasiirka Arimaha gudaha JF Soomaaliya Posted by Pi on October 17th, 2012 Xog ku dhow Xafiiska Madaxweynaha Feederaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa naloo cadeeyey in Liiska Uu Madaxweynuhu doonayo in Wasiiro laga dhigo uu ugu horeeyo Yuusuf Garaad, oo horey looga soo eryey BBC-da laanta afsoomaaliga. Xogtaan oo ah mid rasmi ah waxaa la cadeeyey in Yusif Garaad noqon doono Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Raysal wasaare Cabdi Farax Shildoon soo wado. Qaar ka mid ah Beelaha Koonfurta ayaa iyana isu raba jagadaan iyagoo qaarkood mar hore Codsi dacwo ah u gudbiyeen Madaxweynaha iyo Raysal wasaarahaba, waxayna ku doodayaan in la joojiyo beesha had iyo goor loo caleemo saaro Wasaarada Arimaha Gudaha. Golaha Wasiirada ee imaan doona dhowaan ayaa noqonaya rag ay isku xulufo yihiin Madaxweynaha, waxayna ka koobnaan doonaan 19 Wasaaradood.
-
Shedding Light on the Truth of the Somali Civil War - A Documentary
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
But than again when watching the video its a prime responsibility some times not to upload these videos its good to know what happened.But at the same time it will only open up old wounds Somalia is about forget the civil war and move on. Surely there are many untold stories hidden in the ugly civil war but people are trying in 2012 to build bridges and let past be the past we should only learn from the past that it never ever happens again. -
Shedding Light on the Truth of the Somali Civil War - A Documentary
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Very interesting video Keyd media has lots of videos in their archives. -
He needs to grow a full beard first this kiddo will get his time but not this decade
-
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ Oo xagay ku wada hadleen sheekooyinki mafrishka ayaad inoo la timi:D -
Wanna Compete for Puntland Leadership? Form a Party, says Faroole
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Whats Faroole's party? -
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wadani;880615 wrote: Xaaji it's not that I'm forgetting, I just don't know much about that period. I was less than a year old when was Hargaysa was bombed to the ground. Ilaahay mahadii I survived and made it to Canada when i was two, so plz excuse my ignorance. Besides the government sponsored settlement of OG folks in waqooyi, wat else can u say justified the creation of the SNM at that time? Oke i see u are very young man but let me tell you a few things -The wars led by wslf rebels in Somali galbeed against ethnic Somalilandish people -The Killings of Somaliland colonels and general right after the war with Ethiopia -The attempt to settle refugees in Somaliland territories - Economically the Somali republic was about to be bankrupt the country needed change - General siad bare trying to change the franco valuta system so that he can control the livestock trade of the Somalilanders. -Power sharing formula between Somalilanders and the Koonfurians was not fair system All of that played a role in the formation of the SNM movement. -
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wadani siyad bare never wanted to have talks with the SNM it was either surrender to the regime like ssdf did or to remove him so a different rout was impossible at that time. Are you also forgetting the attempt to settle thousands and thousands of refugees in Somaliland while the wslf was waging an ugly war against Somaliland nomads in the hawd in 1979. So many factors played a role in the formation of the SNM In 1981 a different rout to achieve ur goals would've been perfect but it was impossible. African dictators either die in office or are removed. -
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
its started right after the war with Ethiopia Somaliland colonels and generals were killed they were specifically targeted by the regime. The WSLF rebel group started murdering Somaliland nomads in the hawd region the WSLF turned into a clanish rebel group under the regime of Siad bare.This was in 1979 this was before even SNM was officially announced at that time Muhammad cali was fighting a war against the wslf. Somalilanders were mainly doing business in livestock trade this was sabotaged by the regime. Somalilanders said we don't mind living under a MOD regime no problem as long as we can do our business but we will never be broke second class citizens. -
The cause for the failure of the union of Somaliland and Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^ You are comparing apples to oranges the 1960s to present day, in the 60s the dream of uniting the Somali territories was much a live in Somaliland i think every single person from Somaliland wanted at that time that NFD should've been free of Jommo kenyattas rule. The sole reason that speeded up he unity of Somaliland and Somalia in 1960 was due to the anglo Abyssinian agreement when the Brits decided to give the hawd and reserve area to Ethiopia. Ethnic Somalilanders were divided because of that agreement and the only way to get back the lost territory is if one has an alliance with Somalia. The NFD was not part of Somalia but it was a province inhabited by Ethnic Somalis now Somalis in the sixties tried supporting the shiffta rebels it didn't work negotiations it didn't work either. A war would've helped a similar war the Somali republic waged against Ethiopia in 1977. -
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wadani that might be true but i dont think any one in Somaliland wants the 80s and late 70s rule back in Somaliland. The Somaliland rebel groups put their differences aside and built a country for themselves from scratch that deserves credit. i cant say the same about the rebel groups of Somalia SNF USC SPM and RRA and others. it was up to them to come together and put their differences aside and rebuild a nation. -
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ Yes -
Somaliland: Today, 28 Years Ago - 17th October 1984
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ He was born in Hargeysa -
The cause for the failure of the union of Somaliland and Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
You are twisting it, I am saying he hindered Somali efforts when he was head of delegation in early 1960s in Kenya for several months and he was thrown out of the cabinet in the reshuffle. The reason this was telling is because he was the most prominent northern politician. So he was removed from his minister position because he was a Somalilander. As for going to war we went to war with Ethiopia in 1964 even though it was a border dispute the same could easily be done against the Kenyans.The Somali republic at that time could easily defeat Kenya in an armed conflict and The Somali republic could get atleast 50% of the NFD as a compromise if it removed its troops from Somalia. I agree though the Somali armed forces had limited military weaponry providers. The Somali army became Military superior to its neighbors when General siad bare took over and the Somali republic became a socialist state. -
Lower Juba (Jubbada Hoose) -- Province of Somali Republic
Xaaji Xunjuf replied to Baashi's topic in Politics
-
The cause for the failure of the union of Somaliland and Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^How can the late cigaal sell you out when he didn't even control the Northern eastern province of Kenya it all came down to negotiations. Somali republic policies were all wrong in the sixties they should've focused on Kenya wage a war against Kenya instead of fighting against Ethiopia. Ethiopia was 2 decades a head of us at that time. When Haile Sellassie was re installed by the English in addis ababa after the second world war. The Ethiopians had enough time to get new arms from Moscow and France they had a capable army when we gained independence. The Somali republic should have invaded the north eastern province of Kenya in the early sixties. Kenya was a baby state at that time and the Somalis in the north eastern province were ready to fight besides the Somali army.
