Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xaaji Xunjuf

    Jareer

    First of all there is no such thing as black DNA looooooool
  2. Somalis blame everything on Arabs its not like the Arabs came to u and forced you out of ur land u left ur country for a better future in Europe and shit happens. The Arabs are just smugglers making their living i dont see a big issue no one forced u to do tahriib.
  3. The Kenyan don't want to stay that long maybe another year or so they have their own security issues. They just want to help with a state in kismayo they can work with and move out.
  4. Munaasibad Lagu Xusayey Maalinta Shuhadada SNM Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Wasiirada Xukuumadda Ee Xafladaha Gaarka Ah Buux Dhaafiya Oo Aan Mid Kaliyi Ka Soo Xaadirin Xuska Hargeysa (Ramaas), Oct, 17, 1012- Munaasibad lagu xusayey maalinta shuhadada SNM oo ku beegan maanta oo ay bishu tahay 17/10/1012 ayaa ka qabsoontay hoolka shaqaalaha ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Mujaahidiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Jamciyada Mujaahidiinta Sooyaal, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin, Mujaahid Yuusuf Maydal, Mujaahid Ibraahim Raage Maxamed, Mujaahid Yurub Abiib iyo Mujaahidiin kale oo tiro badan. Xafladan oo ay ka muuqatay in aanay is lahayn xuska loo samaynayo iyo meeqaamkeedu, isla makaana aanay ka muuqan mujaahidiin badan oo hormood ka ahaa halganka iyo wasiirada Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo badanka lagu yaqaano inay buux dhaafiyaan xafladaha gaarka loo leeyahay oo aan wax muhiimad oo badan ugu fadhiyin shaqooyinka ay hayaan ayaa waxa si weyn loogu dhaliilay in aanay xukuumaddu qayb weyn ka qaadan maalina shuhadada SNM oo ay ahayd, maadaama oo hogaanka maanta dalka haya ee Madaxweynaha ka ah Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu yahay hogaamiyihii ugu mudada dheeraa ee SNM, isla markaana loo baahnaa in si gaar ah xukuumaddu u xusto. Munaasibadan oo uu ugu horeyn ka hadlay guddoomiyaha jamciyada Mujaahidiinta ee Sooyaal ayaa waxa uu ka waramay maalintan iyo sababta loogu doortay maalinta shuhadada SNM. “Maalinta Shuhadada SNM waxa ay ahayd maalin loo doortay in ay noqoto maalin lagu xuso shuhadadii ka shahiiday SNM, waxaana loogu doortay in ay ahayd maalintii uu dhacay dagaalkii Burco duuray, isla markaana mujaahidiin badan oo SNM ah, halkaasi ku shahiideen, waxaanan u sheegayaa in maalintan aanu qofna is odhan waa lagaa leeyahay oo qof waliba wuu leeyahay, waxa jirta in maalinba mujaahid la xuso, laakiin waxa la iskugu soo ururiyey maalintan oo ah maalinta shuhadada SNM” Ayuu yidhi Guddoomiyaha Sooyaal oo ka waramayey maalinta shuhadada SNM iyo xuskeeda. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu ka waramay maalinta iyo qiimaha ay bulshada Somaliland u leedahay, waxaanu yidhi “Marka hore waxaan hambalyeynayaa mujaahidiintii SNM, waxaanan u ducaynayaa intii ka shahiiday mujaahidiinta oo aynu leenahay ILAAHEY naxariistii jano ha ka waraabiyo, waa shuhado xaq darro ka soo dagaalantay , maalintan waxa aynu iskugu soo min guurinay in la xuso dhamaan shuhadadii SNM, walaw aanay maalin wada dhimanin ee ay maalmo kala jaad ah wada dhinteen, maalinta waxa loo qaatay waxa ka mid ahaa dadkii maalintaa shahiiday Maxamed Xaashi Lixle oo ah ragii ugu qiimaha dheeraa ugu taariikhda dheeraa ugu halganka adkaa ee gudaha ka soo bilaabay ayaa ka mid ahaa ragii shahiiday, waana maalintii ay tiradii ugu badnayd ay goob ku wada dhimato, waana maalintii ay dhawr iyo labaatan kale meel ku wada dhimatay, dabadeedna dhawr iyo kontonkaa Mujaahdi lagu wada aasay meel isku wada mid ah”. Mujaahid Maxamed Kaahin oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi “Dhaqdhaqaaqii wadaniga Soomaaliyeed ee 1981-kii aas aasmay iskamay aas aasmin ee uu waxa uu u aas aasmay duruufo, waxaanaynu duruufahaasi kala mid ahayn jabhada badan oo nooceena oo kale ah oo dunida oo dhan ka abuurmay, waxaana jabhadaasi waxa ay ka dagaalamayeen u dheeraa dhaqdhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed xabaalo wadareedyadan ilaa imika la helo ee ilaa inta u dhaxaysa Gabiley iyo Ceerigaabo laga helo, kuwaasi ayaa ka gaar ahaa ee wax umadda Soomaaliyeed oo dhan lagu wada sameeyey may ahayn ee wax cid gaar ah loogu talo galay ayey ahaayeen, cawaaqib xumadii ka dhacdayna waa ta Somaliya haysata, SNM waxyaabaha ay taariikhda ku lahayd waxa ka mid ahaa cawaaqib xumadii koonfur ka dhacday, midhaha iyo nabada Somaliland lagu naaloonayaana waa mid ay iyadu horseed ka ahayd, Lixle oo aan halkan sawirkiisa ku hayo waxa uu ragii ugu hor talaabay ee aqoonta la biday, markii 1977 dagaalkii Somaliya iyo Itoobiya ka qarxay ee dayuuradaha caalamku galeen warshadihii dibadaha lagu sameynayey Gabiley ayuu ka dhigay xaruntii warshadaha lagu sameynaayey, waxaanay abaal marintiisii noqotay kacaan diid baad tahay, dabadeeto halkaasi ayey SNM ka aas aasantay. Waan ka xumahay waxa ay ahayd inay xafladan Wasiirada Xukuumaddu joogaan lagama maarmaan ayey ahayd, waxaanan Madaxweynaha leeyahay maalintan 17 October xukuumaddu waa inay joogtaa oo ay ka muuqataa”. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo halkaasi ka hadlay ayaa ka waramay wakhtigaasi iyo sida uu u xusuusto, waxaanu sheegay in uu ka mid ahaa ragii aan ka saxeena dalka dibadiisa ka soo taakulaynayey mujaahidiinta SNM. Mujaahid Ibraahim Raage Maxamed oo halkaasi ka hadlay ayaa ka waramay maalintan iyo qiimaha ay leedahay, waxaanu sheegay in SNM imika noqotay mid cidii baahani sheegato oo aan la soo xusuusan marka wax loo qaban karo, waxaanu yidhi isaga oo arrimahaasi ka hadlaya “SNM waxaad moodaa inay noqotay waadh kolba qofka jilicdasan soo jiibsado oo madaxweynaha Somaliland isaga oo umadda oo dhan dhex u ah waxa ay ahayd Mujaahidiintii uu ku faanayey shalay inuu soo xusuusto”. Mujaahid Yurub Abiib iyo Xaaska Mujaahid Ibraahim Koodbuur Khadra Qayloweyne oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa waxa ay tilmaameen in loo baahan yahay in xukuumaddu xusuusnaato mujaahidiinta SNM oo ay ka dhex muuqdaan kuwii dalka u soo halgamay golaha Wasiirada Xukuumadda wakhtigan talada dalka haysa. Ugu dambayn waxa halkaasi ka hadlay Mujaahid Yuusuf Oday oo ka mid ahaa macalimiintii tababarka siinaysay mujaahidiintii galay dagaalkii Burco duuray isaga oo ka waramay taariikhda maalintaasi iyo waxa uu ka xusuusto. La Soco Wakhtiyada Soo Socda Dib U Milicsiga 26 Sano Ka Hor Maanta Oo Kale Shuhadada SNM
  5. Tillamook;880474 wrote: ^ Tell reer Zack to get back the NFD and the O desert back, instead of using 3 tuulos to bargain for provincial dominance. Oh by the way, how convulated is it to use Kenyan forces, yet have a ragtag militia fighting the Ethiopians on the other side. Explain to us why one occupier of their lands is better bed fellow than the other? NFD is gone after the shifta wars no one ever lifted a finger to liberate those territories and it seems the people there are happy with the kenyan rule what can you do.
  6. Tallaabo;880502 wrote: Lixle should have an airport, port, or a major area in one of Somaliland's cities named after him. I think the berbera airport should be named after him this man gave his life for his people.
  7. The snm fighters a group of men with a vision a rebel group who had so many people against them and eventually won. SNM shaped the future of the horn.
  8. War gobolkaa iskaga guur marba yanu dhulku kula garirin eh adigu kursiga iskaga jiifa si an nin waxba ogayn..
  9. The Zack;880170 wrote: ^So Djibouti - a foreign country -has the right to talk about the internal issue of another country and can tell another foreign country - Kenya - to stop intervening Somalia? Adiga iyo asagaba qaadkaa idin waalay LOL Its between Kenya and Djibouti , kenya and Ethiopia daily advise the Somali govt big deal they all meddle in domestic issues of Somalia since they have troops in Somalia under the Amisom command.
  10. Zack degmada badhaadhe waan ku oga reer Azania Degmada afmadow saaso kale reer azania is dominant Degmada jamaame goormey qaateen? And degmada Kismaayo is shared soo maha
  11. Djibouti is an IGAD country and they have troops in Somalia under the Amisom command they can comment on this issue.
  12. N.O.R.F;879277 wrote: I've been on the Hargaisa buses. Great entertainment and people sharing their views/troubles with other travellers makes it unique. A journey in a lift is too short for Hassan to tell us his political views and then follow it up with his woman troubles And do you know how they start talking about random stuff nin uun ba iska istaagayaa oo odhayaan war yaadhaheen ma maqasheen and the rest of the buss says heeee and sheekadu halkasay ka bilaabmta lol.
  13. Carafaat i my self was against Clan federalism but Somalia adopted a federal constitution so every 2 regions or more can form their own federal state let them try it out let it be an experiment if it doesn't work out fine. Its up to the people to establish a state for themselves Puntland did it on their own even though when Puntland was established there was no Somali government. When Galmudug was formed Somalia was under Ethiopian occupation. Its up to the MPS from Jubaland to establish a state along with the clan elders influential people raskambooni stakeholders they all need to come together and come to a solution with out to much meddling from IGAD and Mogadishu.
  14. ^^ Carafaat here is the problem with the Juba regions who are the indigenous people from those regions when you have people from hiiraan Mogadisho guriceel baydhabo Dhagaxbuur Cabuudwaaq claiming these regions. Where do you draw the line and who is a jubalander and who is not. I say if you want an all inclusive admin fine good but let the people from those regions sort their internal affairs out IGAD should stay out of it the Mogadishu government should have no influence in forming that state. Waxay dadkaasi ku heshiyaan dawlada Somalia akhrika ha sharcieyso oo saa dawlad federal goboleed ha u noqdaan. But if you have to much interference from Mogadishu and Nairobi it wont work out.
  15. Djibouti’s justice and religious affairs minister disgraces Somali People Posted by Pi2 on October 15th, 2012 Djabouti’s justice and religious affairs minister Hamud Cabdi Suldan has uttered a prejudiced and discriminatory remarks towards the efforts that the people of southern regions of Lower Jubba, , Middle Jubba and Gedo want to make their own administration when he said these people could not afford to decide their own future. Djibouti , a country which many people saw it was neutral in Somalia’s prolonged civil war and political turbulence is now supporting clannish interest . The minister called Somalia president to avoid any attempt that Jubbaland people are making their own state. Djbouti has clearly mentioned it has been against federalism in which Somalia’s new constitution was built. Djabouti government and incumbent President ,Ismail Omar Gele had previously accused Ethiopia and Kenya intervention against Somalia’s internal affairs, but now the dark side of Djabout is clearly visible.. At this time Djibouti is a member of African Peacekeeping forces while hundreds of its troops operate in Baladwayn, the capital of Hiiran. The latest speech from Justice minister may jeopardize the volatile and two-faced relation between Djabouti and the Somali people. Puntlandi.com
  16. ^ You are correct Caamiir says hari instead of hadhi.
  17. Dowlada Jabuuti oo ka Hadashay Maamul u Samaynta Magalada Kismaayo Oct 15, 2012 | Ayadoo dhawaan Ciidamada Huwanta ay Kala wareegeen Alshabaab Magalaada Kismaayo ee Xartunta Gobolka Jubbada hoose oo ah deegaan Muhiim u ah cidii la wareegta, ayaa waxaa arintaasi ka hadashay Dowlada Jamhuuriyada Jabuuti . Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Dr Xaamud Cabdi Suldaan Ayaa shegay inay Muhiim tahayla wareegida Magaalada Kismayo, wuxuna xusay in muhiim tahay maamul ay dadkaasi raali ka yihiin in loo sameeyo. ‘’Waxaan u aragnaa annaga xaalada degmada Kismaayo iyo maamulkeeda in ay muhiim tahay in loo madaxbanaaneeyo dowladda Soomaaliya oo aan lagu faragalin, waayo hadda Soomaaliya waa ay ka baxday ku-meel-gaar sidaa daraadeed waa muhiin in loo daayo aayo ka tashigooda oo aan lagu faragalin,’’ ayuu yiri,’’ Xaamud Cabdi Suldaan. Waxaa uu sheegay in dadka ku dhaqan gobollada Juubooyinka looga baahan yahay in ay aayahooda ka tashadaan, iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya, si markaa looga baxo ayuu yiri dhibaatada.
  18. Dawlada Jabuuti: Cid aan Dawlada soomaaliya aheyn Maamul Uma Sameyn Karto Kismaayo London (Alssc.com) Wasiirka caddaaladda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dalka Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mawqifka dawlada jabuuti ee ku aadan maamul u sameynta gobadalada Jubooyinka, gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wuxuuna uu sheegay in maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ay u madax bannaan tahay dowladda Soomaaliya loogna danbeeyo iyada oo keliya. Wasiirka ayaa waxaa uga digay dowladaha dariska ee faragalinta ku haya dowlada Soomaaliya in ay ka daayaan faragalinta maadaama ay dowlada Soomaaliya ka baxday ku meel gaarkii. Dowlada Jabuuti ayaa waxay ka mid tahay dowlada ciidamada ay ka joogaan dalka Soomaaliya qeybna ka ah ciidamada AMISOM waxaana ay ciidamo ka joogaan magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan Waxaa soo ifbaxaya Khilaaf ka dhex aloosan dowladaha ay ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya ee ku howlgala magaca AMISOM iyaga oo ku kala argtiyo duwan xalka Soomaaliya iyo kala taageerida kooxaha iyo qabiilada iska soo horjeeda ee ku hardamaya hogaanka iyo kheyraadka Soomaaliya.
  19. Kenya is in real trouble they extended their stay in Somalia terrorist attacks continue in Kenya. Kenya coast tourist numbers fall because of the insecurity in the country elections in the year 2013 we all know what happened in 2007 fighting broke out along tribal groups.The Kenya's government is in a war with secessionists in Mombasa.
  20. Kenyan official killed in 'secessionist violence' Oscar Mwamnuadzi © was injured in the gunfight in which two people died Continue reading the main story Related Stories Kenya massacres raise fears of poll violence Will radicalism ruin Mombasa's charms? Kenya secessionist group unbanned A local Kenyan official has been killed in what police say is a retaliatory attack for the arrest of a secessionist leader in Coast province. Salim Changu was hacked to death in the coastal town of Kwale, police say. He was attacked shortly after Mombasa Republican Council (MRC) Oscar Mwamnuadzi was arrested during a gunfight at his home, in which two people were killed. Tension has been rising in Kenya ahead of general elections due in March 2013. More than 100 people have been killed in ethnic clashes in the south-east Tana River area since August, in the bloodiest violence since the disputed 2007 presidential election. 'Still illegal' Regional police chief Aggrey Adoli told the BBC that Mr Changu, the assistant chief for the Kombani area, was killed by MRC supporters after going to Mr Mwamnuadzi's house to see what had happened overnight. "It was a revenge attack," he said. Earlier, police launched an operation against the MRC following accusations that it planned to disrupt school examinations. Two of Mr Mwamnuadzi's bodyguards were killed during the raid on his home in Kwale and 38 people were arrested, the Daily Nation newspaper reported. Thirteen people have since been charged - some with possession of offensive weapons, others over T-shirts with pro-independence slogans. They denied the charges but were remanded in custody. In July, Kenya's High Court lifted a ban on the MRC, which the government had outlawed in 2010 after accusing it of being a criminal gang. However, Mr Adoli told the BBC's Focus on Africa programme that despite the court ruling the group was "still illegal". The MRC accuses successive governments of marginalising the ethnic groups living along the coast, which is the centre of the country's tourism sector, and giving land to outsiders. Calls for the secession of the mainly Muslim coastal region tend to intensify in the run-up to general elections, analysts say.