-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somali girl and she doesn't look like a Somali and she is waving the Ethiopian flag waali badana lol
-
‘Madaxweynaha Soomaaliya Yaanu isa saarin xamuul aanu qaadi karin iyo Midow dambe’ October 12th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- La taliyaha Madaxweynaha ee gaarka ah Dr. Cumar Cilmi Dixood ayaa ku tilmaamay mas’uuliyiinta dowlada Soomaaliya siyaasiyiin cusub oo dusha u ritay mas’uuliyad culus aanay qaadi karin. Waxaa kale oo Dr Dixood sheegay in aanay cid matalin nimanka Xamar jooga ee reer Somaliland, waxaanu tilmaamay inay yihiin niman dambiilayaal qaran. Dr Dixood waxa uu ka hadlay doorashooyinka golayaasha degaan ee dhawaan la filayo inay dalka ka qabsoomaan, waxaan sidaasi ku sheegay wareysi Khamiistii uu siiyey Bulsho TV. Dr Cumar Cabdi Dixood oo ugu horeyn ka hadlaya madax dhaqameed xubno ka tirsan oo Xamar tagay waxa hadaladiisa ka mid ahaa “ nimanka yidhi waxaanu nahay wakiilo ee leh Suldaanba warqad noo qoray iyaga iyo kuwa ay sheegayaanba ma aha kuwo cid matali karaa. Waxaanan fikir ahaan u arkaa inay yihiin dambiilayaal Qaran, markaa xilligan sabab laysku haybsadaa ma jirto.” Sidoo kale waxaa uu dhakhtar Cumar Dixood ka hadlay rajada dowladda cusub ee Soomaaliya iyo waxaa laga fili karo, waxaanu yidhi “Horta nimankani immika la doortay waa niman aan xogogaal u ahayn xaalada dalkooda, waana wax wada cusub, madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud waana nin ku cusub siyaasadda, waxa u fiican in aanu xamuul aanu qaadi karin isa saarin ee bal hortaa runta ha ku adimo oo yaanu waxba la hadaafin midow sidii madaxweyneyaashii isaga ka horeeyay ee waa inuu ka soo baxa mas’uuliyadda dalkii koonfur ee Talyaanigu gumaysan jiray.” La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxa laga filayaana waa isagii cusub, Raysalwasaarihii oo cusub, gudoonkii baarlamaanka oo cusub waa koox cusub oo aan hore siyaasada ugu jirin oo aan bislayn mana ah culays aanu qaadi karin inuu isa saaro ee waa inuu iska dadajiyaa, waxaas oo mas’uuliyad ah. Sidaasi ayuu ku guuleysan karaa dhabta haddii laga hadlana annagga (Somaliland) ayaa dowlad ah oo leh dhamaan hanaankii iyo haybadii dowladnimo.” Sidoo kale Dr Cumar dixood waxaa uu ku hadlay doorashooyinka soo socdaa ee goleyaasha deegaanada iyo waxyaabaha uga qorshaysan xisbi ahaan, waxaanu yidhi “Annagga haddii aanu nahay xisbiga talada haya waxaanu rajeynaynaa inay doorasho xor iyo xalaal ahi dalka ka dhacdo guul baana ka soo hoyn doona sidoo kale nimankaa axsaabta ama ururaddaba qaarkood ragga ka madaxda ahi ma aha niman saxxadda ku cusub ee waa niman bulshadu hore u sii aragtay waxay qaban karaan oo xilal soo hayay waana madal furan iyo wixii uu ummadda gashaday.”
-
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Ilaahoow haa iyo maya mar hanaga wada yeedhsin -
Apophis;879354 wrote: ^^ XX is the biggest supporter of Jubboyinka so he's definitely with us. The quote was for the spoilers, they know who they are U sheeg i am always with the people
-
^^ I can understand the Amisom peace keeping forces being heavily involved in combating Islamists shabaab but does the Amisom IGAD mandate includes creating states inside Somalia's territory. This would be a better option - Organize a grand conference in kismayo invite all the elders and influential people from Jubaland - Let all the MPS who hail from those regions facilitate the conference. - Establish a central committee for the Jubaland state based on the stakeholders of those regions. - let the conference happen inside Somalia under the supervision of the Somali government troops/Amisom.
-
^^ Well it never happened before that IGAD got involved in creating a state in parts of Somalia but if you say its good for the bigger cause than so be it no problem on my side:D
-
Apophis;879343 wrote: ^^ Since the whole of Somaliweyne is claiming natural residency in the Jubbas there has to be an independent arbiter, separating the wheat from the chaff, so to speak. Beledweyne doesn't have the same problem. So because several clans claim to be from kismayo or the juba regions IGAD is getting involved i see lets hope they can help create a fair administration than.
-
I wonder why igad is so involved in creating a state in Kismayo in beledweyne that was not the case.
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Salaadii Jimcaha La Tukaday Dadweynaha Reer Gebiley + Sawiro. Hargeysa (Ramaas) Okt.12, 2012 - Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Salaadii Jimcaha waxa uu la tukaday Mushtamaca Reer Gabiiley oo uu madaxweynuhu si lama filaana ugala qayb galay salaadii Jimce halkaas oo uu kula tukaday masjid jaamaca magaalada gabiley. Madaxweynaha oo aan wadan wax baabuur ciidan ah ama Baabuurtiisa Khaaska ah balse, wata Laba gaadhi oo shiciba ah ayaa mar keliya ay dadkii masjidka ku tukanaayey ku baraarugeen iyaga oo markii salaada laga soo baxay isugu soo ururay Barxada weyn ee Masjidka, si ay indhaha uga qaadaan ama ay u rumaystaan in uu madaxweynihii Jamhuuriyada Somaliland isaga oon wadan wax ciidan ah ama ilaalo gaar ah marka laga tago 4 Askari oo markaa ka muuqday agagaarka Masjidka uu la tukaday manta. Dadkii isugu soo baxay barxaadaasi masjid ayaa waxay ku dhawaaqayeen soo dhawow madaxweyne kuna soo dhawow Gobolka Gabiley, oo aad maanta nagula tukatay, adiga oo aan wadan baabuur badan iyo ciidana waxay na tusaysaa inaad tahay madaxweyne dadkiisa Jecel anaguna waanu ku jecelnay madaxeweyne ee ku soo dhawow Gobolkaagaaga Hadaba waxa Madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Taliyaha Ciidanka Booliska General Cabdilaahi Fadal, iyo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland General Faysal Kaamil Ciise. Madaxweynaha oo ku soo laabtay Caasimada Hargeysa, Salaadii jimce ka dib waxa uu soo maray Xabaal wadareedyada dooxa Abaarso ee xasuuqii siyaad bare uu kula kacay Shacbiga reer Somaliland oo uu madaxweynuhu soo kormeeray, kuna soo arkay kuwo daadku soo faqay iyo kuwo lahelayba.
-
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ He failed to realize that. -
http://www.voasomali.com/content/article/1524440.html
-
Midnimadii Hore Waxay Ugu Timid Is-rabbid, Markaa Is-rabbid Mooyaane Israaca Somaliland Iyo Somaliya Ku Iman Maayo Gacan Maroojis” R.W Somaliya Muqdisho (Ramaas) Oct 11,2012 – Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heshiisyadii ay wada gaadheen Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay inuu soo dhawaynayo. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), waxa kale oo uu sheegay in midnimo Somaliland iyo Somaliya dhex marta aanay ku iman doonin gacan maroojis iyo khasab, balse midnimo timaada ay u marayaan jid nabadeed oo aan dhibaato keenin. Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya, waxa uu sheegay in midnimadii lixdankii ku timid isjacayl iyo nabadgalyo, sidaa daraadeedna ta ay hadda doonayaan tahay mid loo marayo jidkaasi hore mid la mid ah. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo arimahaa ka hadlaya ayaa yidhi “Somaliland waanu soo dhawaynaynaa, siyaasada aanu ku leenahayna waxay noqon doontaa siyaasad cad oo dib loo qeexi doono, kuna dhisan barnaamijkii hadda ka hor Madaxwaynahayagu qeexay ee ahaa in aanay dhici doonin wax nabad dhaafsan oo gacan maroojis aanu dhici doonin” Raysal-wasaaruhu waxa kale oo uu soo qaaday “Hore ayay midnimadu ugu timid is-rabbid iyo nabad, markaa is-rabbid iyo nabad raali laga yahay mooyaane israacu kuma imaan doono, markaa dariiqa aanu u mari doonaa waa kaasi”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray mar uu maanta u waramayey idaacada VOA “Waanu soo dhawaynaynaa inay heshiiska nabadeed qayb ka yihiin Somaliland, u malayn maayo in heshiiska caynkaasi ah ee dad Somaliyeed u dhaxeeya inuu wax wax dhima dhalin doono”
-
Hargeisa-Genel Energy and other international firms are moving ahead with plans to explore for oil in Somaliland, a development that officials hope will lead to prosperity and job creation in the region. In early December, Genel Energy will start taking aerial pictures of Somaliland’s Togdheer region to look for oil deposits, according to Somaliland’s Minister of Mining, Energy and Water Resources Hussein Abdi Duale. “The aerial search will be followed by oil exploration work, which will start in the beginning of 2013,” Duale said October 3rd as he welcomed a delegation from Genel Energy, which is headquartered in Turkey. The company will use seismic vibrators to explore for oil and will then drill wells, he said. “This will be the first time oil is drilled in the country in 20 years.” Duale said Genel Energy reached a working arrangement with Britain-based oil company Asante Oil, which had an initial agreement with the ministry to search for oil. “Genel Energy’s role in this work will be 70%, and we are happy they will start this work in Somaliland. We hope that oil will be discovered in our country so we can prosper,” he said. The delegation visited Burao, capital of the Togdheer region, on October 4th to assess the security situation for Genel Energy’s future office there. Australia-based oil company Jacka Resources, Ltd. will also work with Petrosoma, Ltd., based in the United Kingdom, to begin aerial exploration at the end of October and will photograph 10,000 square miles, said Petrosoma’s information officer in Hargeisa Mohamed Elmi Abdalle. Abdalle said they will transition to ground exploration in January, with the initial phase of the project costing $10 million. Said Mohamed Elmi, chairman of the parliamentary sub-committee on environment and natural resources, said that a bill on Somaliland oil exploration will be presented to parliament in December. The Ministry of Mining, Energy and Water Resources has reached agreements in the past few years with four other foreign companies that work in the mineral and oil sectors, Elmi said. Opportunities for job creation Abdirahman Aden Aar, an economics professor at Hargeisa’s Civil Service Institute, said he hopes oil production will help reduce Somaliland’s unemployment rate. “It will enhance the country’s economy and will create jobs for unemployed youth,” he said. “This will in turn enhance the living conditions of society.” “Not many people are educated in oil matters in the country now, so production will result in bringing in foreign experts from whom the few local skilled workers will be able to learn from,” Aar said. About 1,700 young people recently graduated from national and private universities and are now looking for work, Aar said. “There is an imbalance each year in the number of work opportunities and those seeking work,” he said. “So [oil exploration] can be an opportunity for job creation.”
-
Libaax sankataabte saaxib when is the next debate about foreign policy.
-
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
NGONGE;879056 wrote: If it were Khaatumo or PL you would say they have "militias", saaxib. Why then do you call two trucks and a bike an army? Not true khatumo and Puntland hardly clash so u cant say if , i dont live in the world of ifs but lets say for the sake of argument i said armies does that still change the fact that they fought or what my intention was. In reality you said armies and i just followed what u said. -
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Zack;879057 wrote: Federalism won't work because two clanz fought? What a good reasoning! Not two clans two federal states -
Why do you want a Union between Somaliland and Somalia?
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^ How do you know that let him speak for himself -
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Carafaat this is why clan federalism will never work -
Why do you want a Union between Somaliland and Somalia?
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
OdaySomali;869430 wrote: Because it is in our strategic interest to be united. Political unity or Unity as People? -
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ They have armies they are two tribal states from the same subclan -
DEG EDEG: dagaalo Xoogan Oo U Dhaxeeya Maamulada GalMudug & Ximan Iyo Xeeb Oo ka Dhacay Hobyo Muqdisho (RBC Radio) Dagaal xoogan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay degmada Hobyo ee gobalka Mudug kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo waliba ciidamada maamulka Xiaman iyo Xeeb. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib markii madaxweynaha maamulka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo ay gaareen degmadaasi Hobyo. Maxamed Cumar Hagafay oo ah Afhayeenka maamulka Ximan iyo xeeb ayaa sheegay in dagaalkaan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ilaa iyo iminkana ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka maamulka Galmudug iyo waliba wafdiga haatan ku sugan degmadaasi oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu doonayo in la furo dekada Hobyo oo inmudo ah xirneed isla markaana maamulka Ximan iyo xeebna uu arintaasi ka soo horjeedo.
-
He got owned the other day a very one sided debate Obama had no clue how to create jobs other than first agreeing with romney.
-
Mitt Romney has jumped out to a slight national lead among those likeliest to vote on Nov. 6, according to a new poll from the Pew Research Center. Pew, which in mid-September showed Romney trailing President Obama by eight points, now shows him leading the president by four points among likely voters — the first time Romney has led by that much. The poll has Romney at 49 percent and Obama at 45 percent. Among registered voters, the race is tied at 46 percent after Obama held a nine-point lead last month. The last time Romney broke even with Obama among registered voters in a Pew poll was almost exactly one year ago. The poll is the second survey today to suggest a significant post-debate bounce for Romney. A Gallup tracking poll conducted in the three days after Wednesday’s first general election debate showed Romney and Obama tied at 47 percent among registered voters. We’re still waiting for more post-debate data, but right now, the limited data we have suggest real movement in Romney’s direction. The Pew poll shows Romney’s favorable rating rising five points to 45 percent, while Obama’s favorable rating dropped seven points to 50 percent. It shows the two men are tied on the question of who is a stronger leader (Obama led 51 percent to 38 percent last month), Romney leading 49-41 on who can improve the jobs situation, and Romney leading 47-43 on the issue of taxes. (All of those numbers are among registered voters.) All three are central questions in the 2012 campaign. As for the debate, the Pew poll echoes Gallup, which found the debate to be a landslide victory for Romney. Both pollsters have 72 percent saying Romney won and 20 percent saying Obama won. Pew polling in 2008, by contrast, showed 67 percent thought Obama won the debates while 22 percent thought Sen. John McCain (R-Ariz.) did.
