-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
odaygii riyaale madaxtooyadii wuxu ka dhigay xerro xafladood mar uu journalist yar la kulmo mar uu maryam mursal la kulmo mar miid iska heesta la kulmo walahi wa fadexaad
-
Somaliland Parliament Votes Against the President's Decision
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xinfanin abti this what the mucaraad wanted to do long time and Riyaale and udub gave them the chance this time. -
Somaliland Parliament Votes Against the President's Decision
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
good news riyaale is beed yarro la shiilay lol -
Thankfulsp what has sh dalxiis don but traveling around the world begging for money and international troops oo yeah his last victory was shaking hands with Hillary Clinton. Woow I am impressed
-
Somaliland: Kulmiye Lost an Official, Others Wounded
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jacaylbaro not just kulmiye lost a man the entire Somaliland lost a man Cali marshal halyey buu aha. Ilahay ha uu naxariisto jananda na haka waraabiyo qabriga na ha uu nuuro. Amiin -
waxa hadaba loo bahanyahay qabiilka waxa lugu baddalo uu ah qarranimo laakin somalidu ma yaqanaan hanaanka dawladnimo marka halkasay ku jiirayaan maalin ba madaxweyne aan wax ba tarrayn ba hayb loogu sacab tummaya.
-
WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. -
Xaaji Xunjuf replied to Thankful's topic in Politics
ilahay ha uu naxaristo -
that doesn’t smell good lol
-
Somaliland police detain Jacaylbaro and search his house
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
why does he still post marka ma jeelka laptop loo dhigay lol -
ilahay u gargaaro miskiinkaas
-
no but i wan to go
-
no but i wan to go
-
Diiwaangelintii Way Fashilantay President Rayaale ------- Audio
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
wa beentii wuxu rabba ina doorashada loo boobo thats why u leeyahay bila diiwangelin lugu galla mark my words daahir riyaal another 5 years hada bila diiwaangelin lugu gallo. -
BARI PROVINCE OF NORTH EAST HIT BY SEVERE FOOD AND WATER SHORTAGES.
Xaaji Xunjuf replied to GAAROODI's topic in Politics
lool inkaar ba karkaar ku dhacday lol -
1 MILLION PEOPLE .. THAT IS ALL IN SOMALILAND
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
http://www.togdheern ews.com/t/index.php? option=com_content&t ask=view&id=1787&Ite mid=1 -
1 MILLION PEOPLE .. THAT IS ALL IN SOMALILAND
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
Hargeysa (Togdhnews)- Wargeysa Jamhuuriya, ayaa markii ugu horreysay xogo ku saabsan liiska natiijadii ka soo baxday kala-shaandhaynta diiwaangelinta codbixiyeyaasha Somaliland oo 27kii July hay’adda Interpeace ee dalka laga saaray u gudbisay saddexda xisbi qaran. Xogtan oo u qaybsan saddex qaybood oo kala ah tirada guud ee codbixiyeyaasha gobol kasta la geliyey mishiinka seerfarka (Surfer), tirada codadka gobol kasta xumaatay iyo natiijada rasmiga ah ee gobol walba uga soo hadhay kala-shaandhayntii diiwaangelinta. Nuqul ka mid ah liiska Interpeace u gudbisay axsaabta qaranka oo Jamhuuriya helay, ayaa lagu sheegay tirada guud ee codadka la geliyey seerfarku dhan yihiin 1,348,060 (milyan, saddex boqol afartan iyo siddeed kun iyo lixdan) codbixiye, tirada codadka la tirtirayna yihiin 201,674 (laba boqol iyo kow kun, lix boqol iyo toddobaatan iyo afar) cod, iyadoo natiijada rasmiga ah ee ka soo baxday kala-shaandhayntii diiwaangelintuna dhan tahay 1,146,396 (milyan, boqol afartan iyo lix kun, saddex boqol sagaashan iyo lix) codbixiye. Haddaba, waxa aannu halkan idiinku soo gudbinaynaa shaxda lixda gobol ee dalka oo muujinaysa mid walba codadka guud ee la geliyey seerfarka, tirada xumaatay natiijada gobol kasta uga soo baxday kala shaandhayntii diiwaangelinta. Gobolka Codadkii la geliyey Seerfarka Tirada xumaatay Natiijada rasmiga ah 1 Hargeysa 424,216 35,851 388,375 2 Togdheer 3,22,712 50,998 271,714 3 Saaxil 52,201 4,215 47,986 4 Sanaag 208,577 59,527 149,050 5 Awdal 201,998 20,045 181,953 6 Sool 138,356 31,038 107,318 TOTAL 1,348,060 201,674 1,146,396 Liiskan oo axsaabta qaranka loo gudbiyey 27kii bishii la soo dhaafay ee July oo labada xisbi mucaarad ee KULMIYE iyo UCID si buuxda u aqbaleen, isla markaana u saxeexeen in doorashada lagu galo, balse xisbul-xaakimka talada haya ee UDUB, ayaa isagu si adag uga boodday una diidday natiijada diiwaangelinta ee hay’adda Interpeace soo bandhigtay, iyadoo la tuhunsan yahay in Madaxweyne Rayaale dabada ka riixay diidmada xisbigiisa, arrintaas oo loo aanaynayo in uu ka dhashay go’aankii degdegga ahaa ee Komishanka Doorashooyinku ku laalay diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo tallaabadii xigtay ee xukuumaddu dalka kaga eriday wakiilkii Somaliland ee hay’addaas oo gacanta ku haysay hawsha kala-shaandhaynta diiwaangelinta. Source.. Jamhuuriya [ Back ] -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
wa hagaag iska walaaqo xafladina puntland irish clubkaad ku qabanaysiin irishka sharabka ninka weyb shubaya yanay ku heesiin uun puntland ku dayo ku dayo -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Ictraafka iyo waxaas ba meel ino dhiig United nationka iyo beesha calaamkay ku xiidhantahay Laakin waxanu nahay dawlad ka madax banaan Somalia inteeda kalle Calan leh Dawlad leh Asxaab qarran leh Millatary leh Boolice leh Lacag leh Suaahsu wa siida tan Wayahay sii kalaan kugu dhigay sidii hore ku fahmi weyday anagu puntland waxanu uu aqoonsanahay inay ka miid tahay dawlad fereaal ah Somalia, laakin Mamuulka puntland does not return us the favor why is that , anagu waxad idinku isla jeceshihii n waanu idin la jecelnahay , waxanu anagu isla jecelnahay idinku nala ma jecladiidn why is that. -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
No we are a real country no matter what clan you hail from why the hell would any one wan to celebrate a mamuul goboleeds independence or its autonomy delusional for real. -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
clan partys are not my kind of thing -
Wefti CIA-da Maraykanka ka tirsan oo socdaal ku yimi Hargeysa. Wefti CIA-da Maraykanka ka tirsan oo socdaal ku yimi Hargeysa Hargeysa (Ogaal)- Wefti la sheegay in uu ka socday Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA-da, ayaa shalay socdaal ku yimi magaalada Hargeysa. Weftigan oo ka koobnaa afar xubnood, waxa Madaarka Hargeysa ku qaabilay Saraakiil sare oo ka tirsan Sirdoonka Somaliland. Weftigan oo abbaaro 9:00 subaxnimo ee shalay ay Madaarka Hargeysa keentay Diyaarad gaar ahi, waxa ka soo gelbiyay Saraakiisha sarsare ee Sirdoonka Qaranka. . inkasta oo aanay jirin wax War ah oo ka soo baxay socdaalka Saraakiishan oo aan ujeedada socdaalkoodu caddayn, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay Wargeyska Ogaal u sheegeen, weftiga iyo Madaxda Nabad-sugida Somaliland waxay wadahadalo muddo saacado ah qaatay ku yeesheen gudaha Caasimada Hargeysa,lamana sheegin waxyaabaha ay ka wadahadleen. Waxaanay Wararku intaa ku dareen in ay ka soo kicitimeen dalka Jabuuti , isla markaana waxay abbaaro 12:00 duhurnimo ee shalay dib uga duuleen Garoonka Diyaaradaha Hargeysa. Socdaalkani wuxuu Khubaradan CIA-da ka tirsani ku yimaadeen Hargeysa, wuxuu ku soo beegmay iyadoo maalmo ka hor Wasiirka Khaarajiga Somaliland Cabdillaahi M. Ducaale kulan kula yeeshay Washington Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr. Johnnie Carson, kaasoo ay kaga wadahadleen arrimo la xidhiidha La-dagaalanka Argagixisada iyo amniga. Magacyada dadkii la xukumay & aragtida Sharciga ee dhacdadan Hargeysa: Go’aankii Maxkamadda, Gaws-adayggii Xeer-ilaalinta & gadoodkii Shacabka. Hargeysa (Ogaal)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa xukun ay shalay ka dib markii ay go’aano isugu jira Xukun dil, xadhig iyo cafis ah ka soo saartay eedaysanayaal muddo 9 bilood ah dacwaddoodu ka socotay Maxkamadda G. Hargeysa, kuwaas oo ku eedaysnaa Qaraxyadii Hargeysa ka dhacay sanadkii tegay, isla markaana 11 ka mid ahi u xidhnaayeen, ayaa waxa hadheeyay khilaaf iyo Rasaas ay rideen Askartii goobta ku sugnayd, ka dib markii sida la sheegay Xeer-Ilaalinta iyo Boolisku u hoggaansami waayeen go’aankaa Maxkamadda. Go’aankii Maxkamadda: Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa 2 qof oo ka mid ah 11 qof oo u xidhnaa Qaraxyadii ka dhacay Hargeysa 29 October 2008 ku xukuntay hal sanno iyo lix bilood midkiiba, halka 5 kale oo kale iyaga oo maqan ay ku xukuntay dil toogasho ah. Waxa sidoo kale Maxkamaddu amartay in 9 kale oo ka mid ahaa dadkii eedaysanayaasha ahaa la sii daayo. Labada qof ee lagu xukumay sanadka iyo badhka midkiiba ayaa la sheegay in Magac-yadoodu kala yihiin, Yuusuf Jaamac Diiriye iyo Cali Jaamac Ibraahim. Dhinaca kale, dadka dilka lagu xukumay iyaga oo maqan ayaa iyana Magacyadoodu kala yihiin; 1-Cabdifataax Cabdilaahi Guuleed 2-Axmed Cabdi Xuseen 3-Axmed-Nuur Muxumed Maxamuud 4-Cismaan Yuusuf Odowaa 5-Cabdilaahi Xuseen Yuusuf Rabshaddii ka dambaysay:
-
Somaliland Government Shuts down the Horn Cable TV
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Fabregas: ^^ NO. they were konfurians masquarading as waqoyians . kaba sii xun hala xidho hadaba
