-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
More Intelligent Politicans in Somaliland?
Xaaji Xunjuf replied to MAXIMUS POWERS's topic in Politics
Well the average somalilander is more intelligent then the average koonfurian there for our politicians , are more intelligent then sh dalxiis and macaw iyo wixii la caana maala -
Originally posted by djibsomali: lol!!! i am laughing out loud..... It seems a good dose of khat have made them to initiate to create an other govenment along side mirqan existing government. What did i tell you?? The whole lot are a allucination mirqan affected people.. let the fun start!!! 1994 civil war reloaded!!! walii waad yara bugta lol ilahay haku daweyo
-
Originally posted by Cowke: Xaaji Xunjuf, what will protests do? do you think Riyale cares? Sxb Rayale owns hargeysa and if anyone has an issue with it, he will kick their butt. That is what you don't get, Rayale might not talk much like siilanyo but he takes care of bizness the old-fashioned way. He is effective, strong, and if anyone gets in his way all hell is to pay. Deal with your fate son, you are now second class citizen yet again. Ceeb kuma harsan, dhulkaga manta niin baa kugu haysto and all somalis are just laughing their asses off. sxb riyaale is madaxweyne somalilander ah xukunka uun buu yara jeclaystey marka xanjo baa kursigii ku dhajiisay , but he will be gone soon maxa meesha keenay second class citizen sxb riyaale aniga doortay , isna wuxu diiday inu doorasho qabto
-
GUDDOOMIYAYAASHA MUCAARADKA OO BERI ISU-SOO-BAX DED DEG AH UGU BAAQAY SHACABKA Hargeysa (Sooyaal.com)- Guddoomiyayaasha Axsaabta Mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID ayaa caawa shacabweynaha ugu baaqay inay isu-soo-bax isugu yimaadaan Golaha Baarlamaanka hortiisa, si looga hortego muddo-kordhin ay damacsan yihiin Mudanayaasha Xukuumadda taageersan ee Guurtidu. Waxaanay sheegeen in haddii Xukuumadda loo kordhiyo ay Mucaarad ahaan dhisayaan Dawlad. Labada Guddoomiye Xisbi Mucaarad ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin labadaa Xisbi ka tirsan, ayaa shir-jaraa’id oo ay caawa ku qabteen Hutel Imperial ee Hargeysa ugu baaqay shacabweynaha Hargeysa ku dhaqan inay isugu yimaadaan isu-soo-bax ay sheegeen in lagaga hortegayo in Golaha Guurtidu muddada ugu kordhiso Madaxtooyada. “Madaxweynuhu wuxuu maanta qasbay Golaha Guurtida qayb ka mid ah oo uu doonayay inay u kordhiyaan..Waxaanu doonaynaa inay umaddu isu-soo-baxdo oo ay diido, sidii ay horeba u diidi jirtay oo ay Golaha Guurtida isugu hor yimaadaan.” Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha KULMIYE Axmed-Siilaanyo. Dhinaca kale, Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo isna halkaa ka hadlay, ayaa eedayn u jeediyay Madaxweyne Rayaale. Waxaanu baaq u diray Qoysaska saddex Mudane oo ka tirsan Shirguddoonka iyo Golaha Guurtida. “Dad jilicsan oo haddii la taabto Naftu ka raacayso ayaa jira’e, waxaan u jeedinayaa Qoysaska saddexda Oday ee X. Cabdi-waraabe, Sh. Axmed Furre (Guddoomiye-xigeenka 1aad) iyio Siciid (Guddoomiye-xigeenka 2aad) inay joojiyaan beri.” Inkasta oo labada Xisbi Mucaarad ay diideen in Su’aalo la waydiiyo, haddana waxay halkaa ka akhriyeen Warsaxaafadeed u dhignaa sidan; “QORSHAHA GUURTIDA QAYB KA MID AH EE MUDDO KORDHINTA XILKA MADAXTOOYADA: 1-Digniin ku wajahan talaabada guracan ee qayb ka mid ah Golaha Guurtidu go’aansadeen in barito oo Jimce ah oo taariikhdu tahay 25 September, 2009 ay isugu yimaadaan fadhi ay ku doonayaan muddo kordhin ay u samaynayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa xilkoodii dhammaanayo 29 October, 2009, kaasoo sharciga baalmarsan, layskuna waafaqsanayn, lidna ku ah aqbalaadii 6-dii qodob ee beesha caalamku u soo jeediyeen saddexda Xisbi Qaran, kuwaas oo ay aqbaleen saddexda Xisbiba. 2-Sidoo kale, ayaa looga digayaa Madaxweynaha, Xukuumadiisa, iyo Xisbigiisa UDUB ee u tafaxaytay meel-marinta mooshinkaas muddo kordhinta ee aan la isku raacsanayn, isla markaana ka hor-imanaya shuruucda iyo heshiisyadii ay wada galeen saddexda Xisbi Qaran., kaasoo dalka u horseedaya qalalaase iyo burbur. 3-Waxaanu ku wargelinaynaa Shacab weynaha Somaliland gudde iyo dibedba iyo Guddiyadii kala duwanaa ee isku xilsaaray dhexdhexaadinta iyo xalinta khilaafaadka siyaasadeed ee ka oogan dalka inuu dhabarjebiyey Xisbiga talada hayaa ee uu Guddoomiyaha ka yahay Daahir Riyaale Kaahin, isagoo horena horseed ka ahaa muranka siyaasadeed ee ka oogan dalka. 4-Sidoo kale, waxaanu ku wargelinaynaa beesha caalamka ee daneeya Somaliland iyo wadamada aynu saaxiibka nahay ee deriska ah, muddadana ku hawlanaa xal-u-helida khilaafyada siyaasadeed iyo kuwa sharciyeed ee dalka ka jira in xukuumadda Riyaale ay hortaagan tahay dedaalkii iyo gunaanadkii iyo soo ururintii qodobada saldhiga u noqonaya heshiis waara oo dhex mara saddexda Xisbi Qaran, una horseeda qabsoomidda doorasho xor oo xalaal ah. Waxa nasiib darro ah, in Xisbigii shalay ogolaaday tallo bixintii beesha caalamka, inuu maantana si badheedh ah gaashaanka ugu dhuftay, diidayna hir-gelintiisa, una diga-rogtay muddo kordhin khasab ah, oo aan raali laga wada ahayn, isla markaana u horseedaysa dalka burbur, halisna gelinaysa jiritaanka Somaliland. Waxay labada Xisbi Qaran ee UCID iyo KULMIYE ugu baaqayaan dadweynaha Somaliland inuu galbaday hanaankii doorasho, mugdina uu galay midnimadii shacabweynaha Somaliland, iyada oo ay Guurtidu abaalmarin uga dhigayso Madaxweyne Riyaale iyo ku xigeenkiisa muddo kordhin aan sharciga waafaqsanayn, ka dib markii ay ku guuldaraysteen mas’uuliyadii ka saarnayn gudashada waajibaadkooda Qaran, isla markaana suurta-gelin waayey qabsoomida doorashooyin ka hirgala dalka wakhtigii loogu talo galay. Sidaas awgeed, Labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE waxay ugu baaqayaan dadweynaha Somaliland iyo bulshada Caalamka inay ka hortagaan qalalaasaha la abuurayo ee saamaynaya Somaliland iyo dalalka aynu deriska nahay. Haddaba, waxay labada Xisbi Qaran ku boorinayaan muwaadiniinta Somaliland inay kaalintooda ka qaataan badbaadinta iyo samata-bixinta Qaranka haadaanta ka laalaada, waxaanay u arkaan in halistaasi soo foodsaartay dalka lagu badbaadin karo kacdoon shacbi oo ka qabsooma dalka oo dhan. Ugu danbayntii, waxay labada Xisbi Qaran ee UCID iyo KULMIYE xusuusinayaan ciidanka booliska inay waajibaadkooda nabadgalyo gutaan, hase yeeshee ka taxadiraan ku xad-gudubka xuquuqda muwaadinka.” Source Somaliland.Org Date: 2009-09-24 Readed 35 Times
-
Xisbiyada mucaaridka oo ku baaqay isku soo bax golaha guurtida hortiisa bari aroorta Hogaamiyaasha xisbiyada mucaaridka oo ku xanjabay inay dawlad dhisayaan hadii bari golaha guurtidu u kordhiyaan wakhtiga madaxwayne Riyaaale iyo ku xigeenkisa Hargeyssa(GNS)Guddoo miyayaasha Axsaabta Mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID ayaa caawa shacabweynaha ugu baaqay inay isu-soo-bax isugu yimaadaan Golaha Baarlamaanka hortiisa, Si bay yiraahdeen looga hortago in in golaha guurtidu isku dayaan inay xukuumada u kordhiyaan mardanbe.Waxaanay cadeeyeen hogaamiyaasha labada xisbi mucaarid in hadiiba ay dhacdo in ay u kordhiyaan wakhti dheeraad ah dolwada hadda jirta ee uu hogaaminayo Daahir Riyaale iyo Axmed Yuusuf Yaasiin ay markaasi iyaguna dhinacooda ku dhawaaqi doonaa dowlad kale. Hadaba warmurtiyeedka ay soo saareen labada xisbi wuxuu u qornaa sidatan: “QORSHAHA GUURTIDA QAYB KA MID AH EE MUDDO KORDHINTA XILKA MADAXTOOYADA: 1-Digniin ku wajahan talaabada guracan ee qayb ka mid ah Golaha Guurtidu go’aansadeen in barito oo Jimce ah oo taariikhdu tahay 25 September, 2009 ay isugu yimaadaan fadhi ay ku doonayaan muddo kordhin ay u samaynayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa xilkoodii dhammaanayo 29 October, 2009, kaasoo sharciga baalmarsan, layskuna waafaqsanayn, lidna ku ah aqbalaadii 6-dii qodob ee beesha caalamku u soo jeediyeen saddexda Xisbi Qaran, kuwaas oo ay aqbaleen saddexda Xisbiba. 2-Sidoo kale, ayaa looga digayaa Madaxweynaha, Xukuumadiisa, iyo Xisbigiisa UDUB ee u tafaxaytay meel-marinta mooshinkaas muddo kordhinta ee aan la isku raacsanayn, isla markaana ka hor-imanaya shuruucda iyo heshiisyadii ay wada galeen saddexda Xisbi Qaran., kaasoo dalka u horseedaya qalalaase iyo burbur. 3-Waxaanu ku wargelinaynaa Shacab weynaha Somaliland gudde iyo dibedba iyo Guddiyadii kala duwanaa ee isku xilsaaray dhexdhexaadinta iyo xalinta khilaafaadka siyaasadeed ee ka oogan dalka inuu dhabarjebiyey Xisbiga talada hayaa ee uu Guddoomiyaha ka yahay Daahir Riyaale Kaahin, isagoo horena horseed ka ahaa muranka siyaasadeed ee ka oogan dalka. 4-Sidoo kale, waxaanu ku wargelinaynaa beesha caalamka ee daneeya Somaliland iyo wadamada aynu saaxiibka nahay ee deriska ah, muddadana ku hawlanaa xal-u-helida khilaafyada siyaasadeed iyo kuwa sharciyeed ee dalka ka jira in xukuumadda Riyaale ay hortaagan tahay dedaalkii iyo gunaanadkii iyo soo ururintii qodobada saldhiga u noqonaya heshiis waara oo dhex mara saddexda Xisbi Qaran, una horseeda qabsoomidda doorasho xor oo xalaal ah. Waxa nasiib darro ah, in Xisbigii shalay ogolaaday tallo bixintii beesha caalamka, inuu maantana si badheedh ah gaashaanka ugu dhuftay, diidayna hir-gelintiisa, una diga-rogtay muddo kordhin khasab ah, oo aan raali laga wada ahayn, isla markaana u horseedaysa dalka burbur, halisna gelinaysa jiritaanka Somaliland. Waxay labada Xisbi Qaran ee UCID iyo KULMIYE ugu baaqayaan dadweynaha Somaliland inuu galbaday hanaankii doorasho, mugdina uu galay midnimadii shacabweynaha Somaliland, iyada oo ay Guurtidu abaalmarin uga dhigayso Madaxweyne Riyaale iyo ku xigeenkiisa muddo kordhin aan sharciga waafaqsanayn, ka dib markii ay ku guuldaraysteen mas’uuliyadii ka saarnayn gudashada waajibaadkooda Qaran, isla markaana suurta-gelin waayey qabsoomida doorashooyin ka hirgala dalka wakhtigii loogu talo galay. Sidaas awgeed, Labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE waxay ugu baaqayaan dadweynaha Somaliland iyo bulshada Caalamka inay ka hortagaan qalalaasaha la abuurayo ee saamaynaya Somaliland iyo dalalka aynu deriska nahay. Haddaba, waxay labada Xisbi Qaran ku boorinayaan muwaadiniinta Somaliland inay kaalintooda ka qaataan badbaadinta iyo samata-bixinta Qaranka haadaanta ka laalaada, waxaanay u arkaan in halistaasi soo foodsaartay dalka lagu badbaadin karo kacdoon shacbi oo ka qabsooma dalka oo dhan. Ugu danbayntii, waxay labada Xisbi Qaran ee UCID iyo KULMIYE xusuusinayaan ciidanka booliska inay waajibaadkooda nabadgalyo gutaan, hase yeeshee ka taxadiraan ku xad-gudubka xuquuqda muwaadinka.” Gabileynews desk Hargeysa
-
There is not much freedom left sxb^^
-
Oke impeachment stops now what , Muddo kordhin for riyaale and yasin should stop 2 marka maha.
-
I listen to radio horyaal
-
In Brief: Somaliland should heed Kenyan election lessons
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Well at least Kenya they hold election we can’t even do proper voter registration , horta inaku aynu doorasho qabsano markasaynu Kenya iyo waxa ka hadlii karna Mar serferka bukka mar boolashi ba ka lummay serferkii jamac Sweden ba dismiskii ka lummay imika waxay leeyihin komishanki ba aynu baddalno -
Dhubad somalidu waxay tirahda tiisa daryeela aya tu kalla ku darra war tiisii ba balan ballaysa Somaliland doorassho iyo dimuqradiyad iyo xeer sharcii bay isku haystaan, Koonfuriansku tu ka darran ba haysata is qarxiin iyo fiidmo kalle
-
Koonfurians oo toodii meel uu la a aya teenii ka hadlayaan lol
-
hadaad ka dartay waleh riyaale pettition ayaanu ku taggayn
-
loooooool Aniga somaliland doorasho waan gaadhsiin laha laakin riyaale iga Shakiya he thinks inan silanyo la jiiro
-
Xassan ciise jamac was the first vice president of Somaliland he retired and is not involved in the whole kulmiye ucid udub thing he is not a member of guurtii or golaha wakiilada Cali ciid was the president of kilinka shanaad he is lives in hargeisa is not involved in Somaliland politics Iebrahein meygaag samater left the country when Somaliland was declared and left the country he writes articles for Somaliland. He comes now and then to Somaliland is not involved in politics Bal adigu jacayl barro ciid ku soo darro rag aad uu firfircoon oo doorasha na gaadhsiin karra ayaan soo bandhigay bal adiga yaa adiga kula haboon inu xilka qabti ila daroosho la gaadhayo.
-
MujIebrahien meygaag samatar Cali iid Muj Xassan ciise jamac Suldan abdirizaaq Umar carte qalib Sheik adan siiro Sheikh dirir wa buux sxb rag aan siyaasada somaliland shaqo ku lahayn diibada dalka ka jooga gudaha na jooga
-
Originally posted by djibsomali: When i say that these people are always in hallucination and far from any knowledge is a proof that somali could see in here. if anyone knows the knowledge of one the Intervenient in this thread sol would never had accepted in this midst where minimal education is a requirement to intervene. the proof that the whole country is a mirqan invested open space marfash is as follow: the following saying in this thread: "Possibility of nominating an independent person to lead for elections". Horta are they real this people or is there knowledge so limited that they don't even know the constitution of somaliland? i call it the mirqan constitution. IT is says clearly the following: THE ELECTED PRESIDENT AND VICE PRESIDENT CAN ONLY BE REPLACED BY AN OTHER ELECTED PRESIDENT AND VICE PRESIDENT. Look a simple and fundamental passage of your own constitution is being lectured by a person who is not even from mirqan land (myself). But then again what do you expect? somaliland is a land where nassaabnimo and somalinimo is far removed from. The proof: two subclan from two different clan figth on farmland where even tomotoes don't grow. 1 subclan loose the war as always and lost a lot of men. instead of figthing back what they do? an act never seen in somali nassaabnimo history. They set a roadbloc catch innocent travelers that not even related to the figthing subclan. and slaugther them because they share the same embrella clan name. That is the state of mirqan far removed from reality state called by some somaliland. your a very angry man
-
Originally posted by Jacaylbaro: I asked you WHO ???? ,,, We all know who is who no ??? ,,,, Look at those politicians and tell me who is "independent" ,,,,,, i was thinking of the young sultan Sultan abdirisaaq who lives in emeraatka. oo aan siyaasada ku jiirin like his adeer
-
Miid ay sadexda xisbi qarran dawlada iyo golaha guurtiida iyo golaha wakiilada ba oggalyihin , shacabkuna diidi mayo.. Qof wadanka uu soo halgamay dadku ku qanacsanyihin. Its not that hard to find an honest person, but are they willing to do that.
-
Possibility of nominating an independent person to lead for elections that’s the best option the rest wont work these sultans are all allied to daahir riyaale kahin Men like suldan maxammad suldaan cabdiqadiir ina dhabeyee iyo boqor buur madow come one you know these men are riyaales puppet. I don’t trust these sultans.
-
Horan uu sheegay odaygan sh dalxiis wuu ka nooladay jaggadii madaxweynenimada lol
-
Originally posted by NASSIR: "Somaliland" had never existed as a de jure state. Better recognize the farmers of Bay and Bakool than the nomads of Hargeisa and Bur'o. At least the farmers have a distinct language and suffered immensely under the nomadic invasion and occupation. One thing I know for sure dadku hadanay rabbin inay dall wadaagaan waleh wadaagii mayaan oo is raacii mayaan , and dadka Somaliland waddadooda way jeexdan ciid ka soo celiin karta ma jirto. Somaliland existed in 1960 and it was recognized by 34 states including 4 security council members. Somaliland joined another country to form a greater Somalia. There is no difference between Somaliland and Eritrea, The only difference is Ethiopia was a kingdom And Somalia was not.
-
Originally posted by GAAROODI: VIVA UDUB....VIVA UDUB... NO OFFENSE SAXIBAYAL...BUT I WOULD TRUST ETHEIR OF THESE TWO GUYS FAISAL OR SILANYO AND FAISAL IS HAILS FROM THE SAME REGION AND CLAN AS ME, BUT WHO CARES, I WOULDNT TRUST HIM WITH MY COUNTRY. I TRUST A MAN WHO COMES FROM BORAMA, NOT BECAUSE HE IS FROM BORAMA BUT BECAUSE HE HAS PROVEN HIMSELF EFFECTIVE, SOMALILAND IS NUMBER ONE UNDER HIS HELM. VIVA UDUB, VIVA RIYALE !! Sxb you would trust Silanyo to lead the snm from 1982 till 1988 the longest snm chairman of Somaliland, the liberation army of Somaliland. I would trust him with Somaliland more then any one. To be honest I was supporting daahir riyaale and axmed yusuf yasin and udub till 2006. But my friend udub hasn’t made any progress since they where in office we are where we where when cigaal died aun. No elections no democracy no running water in hargeisa no road from gabiley to borame , if you would say riyaale is from borame he didn’t even fix the road from dila to borame sxb . Sxb we have one option is to have an interim government that will hold elections. Because mar bala kordhiye mar labaad bala kordhiye mar sadexaad bala kordhiye , ma mar affaraad hadda la kordhiyo do you think riyaale and udub will hold election haba ka yaabin.
-
Faisal cali waraabe when is he right when is he wrong
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Riyaale is dhab is dead dhabtii libaaxa way dhimatay he was ina bulaale -
Faisal cali waraabe when is he right when is he wrong
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
faysal cali waraabe oo dabayl xagaa noqday iyo xisbiga ucid oo inuu wiiqmo ku dhaw waxaa si toos ah saaxada siyaasada somaliland daaqad kaga soo booday sanadkii labadii 2000 waqti gaas oo somaliland ku jirtay hayaan dheer oo ay ugu digo rogaynayso hanaanka xisbiyada badan siday ka warqabno waxaa la,yidhaadho taariikhdu iyada ayaa is qorta cid walba waxayka reebtaa kirdhood weligii meel u yaala tan iyo intii la, aasaasay jamuuiyarada curdin ka ah ee somaliland maalin walba taariikh iyo waayaha cid ina barayey oo ina soo hortaagayey dad badan oo jawiyadoodu inagu cusubyihiin oo mid waliba duruufo gaarah iyo dabeecado gaar ah leeyahay kuwaas oo qaarba waji kusoo galeen muraayada siyaasada dalka taas oo shacabka reer somaliland bartay hadii aan maanta soo qaato gudoomayaha xisbiga sharaf leh ee ucid mr faysal cali waraabe ayaan doonayaa bal inaan ummada reer somaliland dib u yare xasuusiyo soo shaac bixidiisii iyo taariikhdiisa wajiya badan iyo mi****da badan leh taas la, odhan karo waata xisbiga ucid ka naaxi waayey islamarkaana raagaadisay taagtay halkii maalintii lagu yiddhi xisbi baad tahay aanay cidi ku odhan kor oo kaalin qaad hadaba aan u gondo gedo dulucda qoraalkaygan maanta SOO SHAAC BIXIDII FAYSAL CALI WARAABE waxaa si toos ah saaxada siyaasada somaliland daaqad kaga soo booday sanadkii labadii 2000 waqti gaas oo somaliland ku jirtay hayaan dheer oo ay ugu digo rogaynayso hanaanka xisbiyada badan xiligaas oo dalka hogaaminayey alle haw u naxariistee m/weyne m x ibrahim cigaal waxaay jiray ururo faro ku tiris ah oo aan markaas wax sharciyad ah haysan oo diwaan gashanayn kuwaas oo uu ka mid ahaa xisbiga ucid waxaa i yana lama ilawaan sanadkii laba kun iyo kow 2001 berigaas oo aad isu qabteen majooratiga salaadiinta iyo mucaarad xoogan oo xiligaa u gadhwadeen ka ahaa mudane saleebaan maxamuud aadan waxaa dhacday m/weyne cigaal waqtigii ka dhamaaday berigaas taas oo kicisay buuqa iyo muranka dastuuriga ee hada jira oo kale islamarkaana is abaabuleen salaadiin faro badani oo dawalada yidhi sharciyadaadi way dhamaatay salaadiin taas oo shir weyn oo mubaarik la odhan jiray ku qabtay magaalada burco shirkaas oo dawladii xiligaas sas iyo qaylo dheer kadhigtay islamarkaan ay guluf ciidan oo shirkaas xidha la soo faray burco kasoo buuxisay taas oo waxba kama jiraan ay ka dhigeen amarkii ciidankaas shacabka reer burco aad u xitiraama salaadiintooda oo loosoo dhaafi kari waayey markii wajigiisii koowaad burco ku qabsoomay waxaa wajigii kale shirka marti geliyey suldaanka awooda badan ee suladaan barre x xuseen oo sheegay inuu gurigiisa hargeisa gogosha labaad dhigi doono waana uu dhigay suldaan barre markaas dawladu weerar ku qaaday salaadiinta intii hargeisa deganayd qaarkood waxaa dhacaday qaar guryahooda kasoo xidh xidho waxaa xiligaas ka badbaaday xadhig salaadiin u badnaa kuw aan hargeisa guryahoodu ahayn ama fadhigoodu kuwaas oo ku sugnaa guriga suldaanka awooda badan ee suldaan barre kuwaas lagu weeraray tikniko oo uu ka difaacay suldanku hadba waxaan uga jeeda sheekadaa dheer taariikhada hore aan ka soo sheekeeyey beri gaas waxay ahayd waqtigii iigu horeeyey barasha gudoomiye faysal cali waraabe maalihii buuqu taagnaa ayaa waxaa dhacay goor baqro ah inuu mr faysal cali waraabe shir,jaraa,id ku qabtay hotel minsing club hargeisa waxaana aad shirkiiasa jaraa,id aad u weeraray salaadiinta oo ku tilmaamay kuwo duminaya somaliland islmarkaan cadawg somaliland kasoo qaatay qandaraas waxaa ku tilmaamay niman c/qaasim oo xiligaa ahaa m/weynihii kooxda carta inay salaadiintu xidhiidh la, leeyihiin waxaa yidhi ka yeeli mayno duminta dalka waxaana uu yidhi oo kale m/weyne maxamed x ibrahim cigaal wuu ku saxan yahay inuu ciidan tikniko wata u diro guriga ay joogaan nimankaas cadawga ahi waa shir jaraa,id caam ah oo saxaafadu kasoo qayb gashay dhamman ilaa tv waqtigaas aad loo isticmaali jiray SL TV gelinkii danbe ayuu hadana faysal qabtay isla shir,jaraa,id waa isla yoom yaab badana markii dhalinyaro weriyaal ah oo wada fadhinay igu yidheen kii faysal ayaa mar labaad shir ja,raa,id qabanay markaas ayaan ayaabay oo idhi oo xaguu ku qabanayaa markaas igu yidhaadeen hotel xaraf garo akhriste mudane faysal shirkiisii jaraa,id ee hore na waxaa ku qabtay hotel minsig club hargeisa qofkii arkay hargeisa ama tegay wuu garanayaa labada hotel oo wado kelia ayaa u dhexaysa waxay isu jiraan shan talaabo kasoo gudub mr faysal hadakiisii shirkaas jaraa,id ee dabe waxaa uu ku bilaabay sidan m/weyne cigaal xaq uma leh inuu salaadiin beelaha nabada kasoo shaqeeyey ee isaga soo doortay kaareyaal dulgeeyo kana yeeli mayo inuu weerar qaawan ku qaado salaadiinta oo ah tiirka somaliland ku taagan tahay isaga waqtigiisii wuu dhamaaday dalkana waa inay salaadiintu badbaadisaa oo xalkeenaan ilaa awelba cigaal iyagaa keenaye ciidamada cigaal ku amray soo qab qabta salaadiinta waxaa leeyahay ha yeelina amarka cigaal ee faashilka ah weriyaashii shirkaas jaraa,id duubaye way yaabeen oo fajiceen ninkan masuulka sheeganaya ee maalin laba deedii gelin mid wax ku hadlay waanay iskaga soo bexeen markii hadalkiisii uu dhamaystay iyaga oo an wax su,aalo ah weydiin oo filayo malaa nin waraysayaan xiskiiba ka shakiyeen waxaa dhacaday warkii habeenkii SL TV lagsiidaayo labadii war oo isku xiga islamarkaana wareyska sharafta badan ee jamhuuriyo uu kusoo daabaco hal cadad oo hal maalin soo wado baxay taas o fajac iyo amankaag ku noqtay cid kasata oo maqashay ama aragtay waa dhacdo yaab leh aniga xasuus gaar ii ah hadii taas kagudbo arinkaas hore markii doorashadii madaxtooyada somaliland sanadkii laba kun sadex 2003 markii lagay iyada oo tirin codadku socoto ayuu faysal cali waraabe yidhi oo warbaahinta u sheegay doorashadii kulmiye helay hadalkaas oo goobtii uu ka lahaa cid weliba joogtay waxaa hadana geilnkii danbe yidhi udub baa heshay doorashadii arinkaas oo aniga shiqsiyan aan i gelin wax dareen ah maadama aan faysal warkiisa hore ii soo maray waana dhacdo cid walba u sawiran waxaa jirtay maalintaas faysal cali waraabe lahaa gelin kii hore kulmiye ayaa helay inuu u tegay axmed siilaanyo oo ku yidhi adiga ayaa helay axmedoowe aniga hada ii balan qaad waxaad isiinayso isaga oo dalbaday inuu siinaalyo siiyo 100,000 $ oo doolar oo kaash qadin iyo labo wasiir oo mid isaga loo magacaabo kuwaas oo kal ah wasiirka arimaha debeda iyo wasiirka maaliyada arinkaas oo siilanyo kaga jawaabay horta kommishanku haku dhawaaqo natiijada waxaa la, sheegay berigaas markii dabe riyaale siiyey 70,000$ oo doolar ka mid ahayd lacagtii la siistay dhuumihii berbera ee shidaalka soo qaadi jiray ee djabouti laga iibyey taas oo ku kiliftay inuu kaco cayd iyo aflagaado uu gambadh ugu fadhiisto xisbiga aan waxba ka dhexayn ee kulmiye markii doorsaha wakiilada gala soo noqday gollihii la soo doortay waxaa markii shirgudoonka asxaabta mucaaaradka ahi ku heshiisay inay qaataan shirguudoonka gollaha gawkiilada weliba xisbigiisa lagu yidhi soo xulo nin gudoomiye gollaha ka noqon lahaa ee uu keenay c/raxaan ciro habeenkii kumliye soo bandhigay labada ku xigeen shirgudoonka wakiilada waxaa habeenkaas ku tiraabay hadii aan moodayo inuu kumliye c/casiis samaale naga **** keenayo maanyeeleen waxaa la sheegay oo hadalkaas uga dan lahaa oo ka keenay iyada oo maalinimadii looga gacan haadiyey madaxtooyada oo had iyo jeer fariin usoo farta wasiir hawlaha guud mudane siciid sulub waayo c/casiis ujeedo kale kuma cunayn ilaa ciro ka sareeya ayaa ucid ah oo la siiyeye waxaa loo arkayey mar marsiinyo uu ku rabo inuu heshiiskii laba xisbi ka baxo taas oo ay jaanis siin waayeen xildhibaanadii kow labaatanka ahaa oo badankoodu markooda hore aanay ku qanacsanayn qaabka siyaasada ucid faysal marajaa u hayo ee gelinba meel joogta hadana waxaa dhacaday markii dahir riyaale waqtigii ka dhaamaday sanadkii labo kun iyo sideed 2008 ka hor intii aan guurtidu sanadkii xaaraanta ahaa u kordhin uu ku cel celin jiray daahir riyaale waqtigiisii wuu dhamaaday hadii guriga oo bixi waayo anigaa dabada uga dhacaya sida ciyaalka oo soo saaraya taas hadana la ogaa markii guurtidu kordhisay waxaa ku tiraabay somaalidu waxay tidhaada mayd maxaa ku beeyey iyo ka lasii sido dalka nabad ah oo aanu buuq jirin ayaa koomishaka fashilmay bilaabeen dhibaatadii buuqa dhalisay waxay laaleen iyaga riyale kula heshiiyey lacag iyo laaluush soo mijo xumaaday taas oo markii hore aanu kala jacayl xisbiga kumliye in diwaan gelin lagu galo iyo in kale waayo kulmiye wuu arkaa inaanu helayo doorashada hadii suurtagasho doorasho noocay noqotaba balse riyaale qorshaha laalista diwaangelinta uu uga jeeday laba arin oo kala ah ku shubasho riyo ah dib uridis doorasho oo uu mudo kordhin ku rabo mr faysal ayaa af labdii yeedhay kasoo kacaay diwaangelin ayuu riyaale laalay interpeace buu dalkii ka saaray siilaanyo nairobi ka**** tegay labada xisbi hala mideeyo oo mowqif aynu iska wada taagno ariman kumliye iyo siilaanyo faysal way yaqaanaan laakiin waxay is yidheen malaa qorshan qaldan ee riyaale sameeyey faysal doorkan alle ayaa isaga tusaye raac maadama aad idnku tihiin rag iyo xisbbi mawqif leh xoojiya waanay raaceen inaan la gelin doorsho bilaa diwaan gelin ah gudi bay wada smaysteen labada xisbi ka kooban afar toban xubnood kuwaas oo loo xilsaaray hawlaha dalka waqtigan hanada faysal dayn waa kan dhoobo waqaalay waxaa ka horyimi dastuurkii uu lahaa riyaale ayaa jibyey waayo waxaa laysku hayaa waqtiga m/weynaha dhamaadka ah qiyaamoyinka qaran m/weynuhu galay waxaa jira qodob dastuuriya odhanaya hadii m/weynaha iyo kuxigeenkiisa hal mar wada dhintaan sida shil kuwa habsday iyo hadii ay hal mar is wada casilaan iyo hal mar maamuuska xayuubin la saaro waxaa xilka m/weynaha qabanaya gudoomiyaha gollaha guurtida oo mudo lixdan cidho ah doorasho gaadhsiinaya dabcan xuukmada maanta jirta qiyaamo qaran ayey cagaa kula jirtaa waayo tiroba laba jeebaa loo kordhiyey cidka keliya xaqa u leh inay dalka doorasho gaadhsiina waa shirgudoonka guurtida waa yaabe faysal miyaanu axdi xidha lahayn miyaanu dastuurka aqoon oo akhriyin waxaa wax aad looga naxo ah nin weyn oo heer madaxweyne u taagan saacad walba na wax ku hadlaya halkan iyo qoraal kuma soo koobi karo hadlada dabayl xagaada ah ee faysal cali wabaare ee lahadhay xisbiga ucid waxaana aan ugu baaqyaan madaxda ku jirta xisbiga ucid gaar ahaan labada nin ee anigu ka aqaan uguna magac dheer ee dadku yaqaan reer somaliland ee kala ah aadan maxamed mire waqaf iyo xasan xuseen codyare inay tub cad oo dad reer somaliland ku ogyihiin kusoo dabaalaan islamarkaana ninka gudoomiyaha ah ee sida cismaan hindi sheegay waxaa uu habeenkii ku casheeyo ilaawaya inaad aamusaan oo idinku hadashaan hadii kale oo xisbigu yahay mid faysal u xidhan na aad shafarta raacataan laba xisbi ee kale uun mid gashaan ama siyaasadaba ka baxa bilaahi calayk oo xitaa hadii aad wax kale qaban kari weydaan raali gein ka bixiya hadlkii wax u dhimayaa midnimada axsaabta mucaaradka ah ee dalka waayo berigii hore kulmiye isagaa ucid wax usoo jeedin jiray laakiin hawasha taal ucid baa soo jiidisay taasina waa ayaan daro hadii ucid wixii usoo jeediyana kabaxo balanka hadii loosoo jeediyana kabaxo waa masiibo qaran oo ku habsatay dheeli tiraanta asxaabta qaran oo mid baaralays noqday iyo mikirifoon nin keliyii ku hadlo waxaa kale oo faysal cali waraabe u sheegayaa ucid inuu arko xisbi ummmada rajo ka leedahay oo lagu xisaabtamyo balse aanu arkin dukaan masaariif in laga soo saaro u baahan oo daqli laga doonyo oo maalinta riyaale 50,000 $ ama 70,000 $ lasiiyo riyaale **** orda maalinta askartu abaabka furiweydona siilaanyo iyo kumliye ka hoos ooya arinkaas oo ah ka sababay itaal darida ka muuqata ucid iyo xitaa ay kala hadfeen kow labaatankii xildhibaan ee ucid kasoo baxay oo laba xisbi ee kale u kala goosmay markii aad ku noqatay masciideed iyo jirjiroole midabyo badan rag waxaa kuugu danbeeyey gudomiyaha g/wakiilad isaga xalay baad cuntay oo kala xabaal seegte alle ayaan ku dhaarshee waxaad adigu qiimaysaa faysal ahaan hadalkaa sadex cisho ka hor aad dad ku lahayd iyo kii xalay miyaanu u marqaati furayn nin ugu afgaaban siyaasda udub ee cismaan hindi hadalkii uu kuu ugu yidhi faysal wax kasoo qaad maleh oo waa nin ilaawa wixii uu xalay ku casheeyay subxan allah bal dib u eeg habeen afraad intaas qudbadood oo aad jeedisay ilaa todabadii sano ee aad hogaaminasay ucid oo is wada burinbya ee laga siidaayey TV UDUB mudane gudoomiye faysal miyaanad horta is dhegaysan waxaad ku hadsasho mise waad iska tidhaada oo iskaga tagtaa miyaanad ogayn in dadku sidaas kuu eegayo dad gudo iyo debed wax kugu qosla iyo wax kula yaaba yihiin mise waxaad ku hadashay waxaad ilowdaa markaa habeenkii xaaji cabdi waraabe maayar jiriin lagugu soo dhiibo qadhiidhka xaaranta ah TALO UCID IYO CIDII DANAYSA KU SOCTA waxaan idin leeyahay kolley xisbigaas anigu ma aqaan dad ku jira dankiisa laakiin gudoomiyihiinu waa ka sabab kortaan la, aan xisbiga ee waxaa hoostiina ka socda ogaa malaa dukaan lagu qadhaabto ayaa faysal ucid moodaye waxaa diyaariyey c/qani ismaaciil maxamed foodcadde foodcadde2004@hotmai l.com -
Faisal cali waraabe when is he right when is he wrong
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
and 3 days ago Ucid Oo Mar Labaad Beeniyey Inay Kulmiye Ku Heshiiyeen In La Dhiso Dawlad Kumeel Gaadh Ah Oo Madaxweyne Iyo Ku Xigeen Ka Yihiin Labada Guddoomiye Baarlamaan Hargeysa Septembar 18, 2009 (Haatuf) - Xisbiga UCID ayaa mar labaad beeniyey in Xisbiga Kulmiye ay ku heshiiyeen in la sii dhiso dawladd ku meelgaadh ah oo Madaxweyne iyo Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen ka yihiin Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Guddoomiyaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro). Warsaxaafadeed Xisbiga UCID uu shalay soo saaray waxa uu ku sheegay inay hadda socdaan doodo fara-badan oo lagaga hadlayo qaabka ay noqon doonto dawlad ku meelgaadhka ah ee la dhisi doono. Waa markii labaad oo muddo toban maalmood gudahood uu xisbiga UCID beeniyo in labada xisbi mucaarid ay ku heshiiyeen dawladda ku meelgaadhka ah ay madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ka noqon doonaan Saleebaan Gaal iyo C/raxmaan Cirro. Dhinaca kale waxa uu warsaxaafadeedku sheegay in istaraatijiyadii ka dhaxaysay UCID iyo Kulmiye ee la xidhiidhay habsami u socodka doorashada iyo arimaha siyaasada ee taagan ay halkeedii taagan tahay, isla markaana in hindisayaasha la doonayo in lagu dhexdhexaadiyo Mucaaridka iyo Madaxweynaha ay labada xisbi si wada jir ah u abaari doonaan, haddii Madaxweynaha loo tagayo iyo haddii kaleba. Warsaxaafadeedka xisbiga UCID oo uu ku saxeexnaa afhayeenka xisbigaasi Xasan Xuseen Maxamed “Fadhi degdeg ah oo ay manta gudida fulinta ee xisbiga ucid isugu yimaadeen manta oo ay taariikhdu tahya 17/9/09 waxay ka doodeen kana baaran degeen qodobadan hoos ku xusan Haddii aanu nahay xisbiga UCID waxaanu doonaynaa in aanu cadayn ka bixino warar lagu baahiyay warfaafinta gudaha iyo dibadda ah oo tilmaamaya sidan soo socota In labada xisbi UCID IYO KULMIYE ay ku heshiiyeen in stratejiyad ( strategyad lagu dhisaayo markay wakhtiga madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu dhamaado in la dhiso dawlad ku meel gaadh ah oo uu madaxweyne ka yahay gudoomiyaha guurtidu madaxweyne ku xigeena ka yahay gudoomiyaha golaha wakiiladu habayaraatee ma jirto meel ay labada xisbi ay taladaas ku gaadheen, waxa jira doodo fara badan iyo sinaarooyin dhex socda axsaabta mucaaradka ah indheer garatada wadaniga ah iyo dhalinyarada oo ku ligood ka hadlaya qaabka ay noqonkarto dawlad ku meel gaadh ahi . Dhinaca kale waxaanu cadaynaynaa xisbiga ucid cadaynayaa strategyadii ka dhaxaysay UCID IYO KULMIYE ee la xidhiidhay doorashada iyo habsami soocdka siyaasada hadda tagan inay halkeedii tahay Waxa xisbiga UCID wuxuu markasta adagyahay in danta wadanka ee guud laga hor mariyo ta gaar ahaaneed. Waxa kale oo aanu raacinaynaa horena u cadaynay in wada hadalada hadaa socda ee ay dhexdhexaadinta ka ahaayeen baayacmushtariga,cul imadda,hogaamiye dhaqameedyada ,urarada ,shakhsiyaad kale oo wadani ah iyo beesha caalamkuba in labad xisbi ay ku abaarayaan wadajir haddi madaxweyne loo tagayo iyo hadii kaleba”.