Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Mr somalia sxb with all do respect , somaliya iyo calankiina iyo dalkiina iyo dadkiina uu tashada, anaga ha isku kaya mashquulina wakhtii baddan uun ba idinka lummayaa. maxaad iskugu mashquulin qof aanba rabbin inu wax kula wadaago. waxba kama soo bixii karto markay dadku rabban inay wax wada qabsadaan oo ay wax wadaagii karran aya wax wadda qabsan karran. Somaliland wal goonii ah qarran goonii ah sharciyo barlamaan iyo madaxweyne gooni ah leh. the last 18 years na siidaasay ahayd. marka sxb naftada been ha uu sheegin wakkhtigina qaaliga na ha kulummin somaliland gaar bay isu taagtay shalay iyaka idinku soo biiray in 1960. maad weydiin waxay kugu la so biirin. maantana way iska tageen and they wish you all the best ilahay dhulkiina ha idin gargaaro iyo dadkiina. Somalia waxa la dariis ah Somaliland Ethiopia iyo kenya taa meel ku qorro sxb
  2. Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by Xaaji_xundjuf: waxam duke soo walaqay waxba soo kordhin maysso. Muxu yidhi sagaal wasiir loooooool. ****************** ************ Wabillahi Tawfiiq! [/i] Mr somalia , if duke wants to install a government for somalia its his good right i have nothing against that maybe he will do better then, all the previous warlords dhigyo cab fighting wadaads etc. but its just not realistic , that was all. Mr Somalia. Somalia is a neighboring country of mine and I hope inshallah they will have a government that protects their interest in the near future [ October 10, 2009, 01:31 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  3. waxam duke soo walaqay waxba soo kordhin maysso. Muxu yidhi sagaal wasiir loooooool.
  4. 26 people how the hell are those reer oodweyne oo dhan lol
  5. Anigu waxan la yaaba ninkan madaxweynihisa cananaaya war madaxweynahaga aflagada ka daa puntland buu mamuula iyo vila somalia Sh dalxiis na waxa lugu baddalay uun Odaygii inkaarqabihi mudug. intaasuun ba is badashay marka wuxu cabdilahi yusuf xukumaye uun buu xukuma sheikan cusubii. Marka madaxweynahaga ha aflagadayn dee. wa kusiide duke.
  6. How is it a shame if riyaale is our president lol. your killing your own president in this threat like he doesn’t rule you and then you have the guts to talk lol.
  7. Originally posted by Che -Guevara: A&T-Both Puntland and Somaliland would eventually be overrun by Oromo anyway. Their population is growing and soon enough will be thriving.No wonder Godane was concerned about Xabashis trickling into the north. He went as far as saying, don't rent them your houses. LOOOOL AND IF SOMALIA REMAINED SOMALIA THERE WOULD NOT BE SOMALI ABOWS IN SOMALIA LOL GODANE IS JUST AFTER POWER SXB AND WE EXILED HIM FROM SOMALILAND
  8. sxb what ever makes you feel better. ku seexo lol
  9. Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Walaale SSC ummad dhan oo soomaaliyeed weeye oo laba garaad kiliya am aha. Waa ummad mustaqbalkooda iyo aayahooda markey rabaan ka tashan kara, waxna ka qaban kara. Marka anigu waan garan la'ahay waxaad dadkaan aad u liidaysid intaad kheer urajeen-lahayd. Calaaya kulli-xaal; idinku reer-Shankaroon hadaad tihiin, gormaad ka shiri doontaan Riyaale asbaxnimadiisa iyo dimuqraadiyada uu ku dheelayo. maya ummad walba hogaan bay leeyihin marka garaadku hadu meesha ka maqanyahay waxba jiira? Waxan is weydeye oo qudha maloo dhanyahay shirka. wa intaas uun as for Riyaale anaga dooranay wa madaxweynahayagii ila intano doonu na haysanaya , waaad ku qanacday baan fiilaya
  10. Maxan ka nixi ma xaji marro ka naxan ahay anigu lol . Well kuwan shirkoodu waxba kama soo baxayaan Garaad selebaan of garowe maba joogo Garaad jamac uun baa jooga
  11. Viva silanyo , Madaxweynaha mustaqbalka
  12. indeed somaliland democracy daahir riyaale ku tuntay , wa iska caadii wuu xukun jecladay kamana dagayo imik udub waxay ka shaqeyneysa uun sii ay doorashadu uu dhiciin 2 sannoh bay marraysa doorashadii xiligeedii la soo dhaafay lol.
  13. Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso. September 27, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (2) Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso. | read this item Cismaan Axmed Ciise ( Turaabi). Horseedmedia Boosaaso, Puntland Abaara 11:00-kii duhurnimo ee maanta ayaa waxaa magaalada Boosaaso gudaheeda lagu dilay nin dhalinyaro ah oo sida la sheegay saarnaa Gaari nooca loo yaqaan dhaynaha. Taliyaha saldhiga bartamaha Booliska ee magaalada Boosaaso C/raxmaan Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku hayaan cidii ka danbeysay falkaasi dilka ah, isagoona intaasi ku daray in ay barayaan sababta keentay in dilkaasi uu dhaco. Dilkan duhurnimadii maanta dhacay ayaa waxa jira isna dil xalay xili danbe loogu geystey magaalada Bosaso nin dhalinyaro ah ilaa iyo iminka wax war ah lagamahayo cida ka danbeysay falkaasi dilka ah. Wararka qaar oo aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow ehelada ninkan dilka hore loo gaystay ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi ay gaysteen ninman ku labisnaa dharka Booliska,markii danbe ay falka gaysteena ay goobta ay wax ku dileen ay isaga carareen,waxayna intaasi ku dareen in aysan garaneyn sababaha loo dilay. Dilalkan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xili dhawaanhan gudaha magaalada Boosaaso ay ka dhaceen dili is xig xiga oo ka dhacay magaalada Boosaaso. Subscribe Now
  14. Laba Nin oo Lagu Diley Duleedka Gaalkacyo September 27, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (1) Laba Nin oo Lagu Diley Duleedka Gaalkacyo | read this item Horseed Media News Desk Waxaa maanta laga helay duleedka magaalada Gaalkacyo meel 3km magaalada u jirta, laba dhalinyaro ah kuwaan oo u muuqdey niman la diley. Warbaahinta Horseed Media oo xiriir la samaysey Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Col. Muuse Xasaasi ayaa u xaqiijiyey falkan, waxaana uu sheegay in nimankan ay dileen dad burcad ah ayna ku raadjoogaan, Taliyaha ayaa sheegay in nimankan da’doodu qiyaastii ay tahay 25- 30 jiro, waxaana jira warar aan rasmi ahayn oo sheegay in ay walaalo yihiin. Meydka raggan ayaa la keenay magaalada waxaana ka muuqdey sida loo sheegay Horseed Media dhaawacyo rasaasta ka dhacda qoryaha.
  15. hatu we have good elders oo goaan fiican leh Somaliland waligeed way jiiraysa sxb