Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Anigu Ma Ihi Dadka Ku Qanacsan Kuwaa Maanta Dadka Lugaha jaraya Ee Gacmaha Jaraya Iyaga Oo Aan Shareecadii Fulinaynin” Sheekh Aadan-Siiro. -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- (Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud [Aadan Siiro]) hadhwanaag 2009-06-26 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Sheek h Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Diinta ee reer Somaliland,ayaa sheegay in aanu ku qanacsanayn Diin Stander ah,isla markaana talaabooyinka Ururka Al-shabaab Gacmaha iyo Lugaha ay dadka ku jarayaan ayuu ku tilmaamay kuwo aan loo baahnayn in si dhib-yar oo aan shareecada Islaamka waafaqsanayn loogu dhaqaaqo. Sheekh Aadan-Siiro oo xalay ka hadlayay Xaflad xadhiga lagaga jaray Huteel cusub oo laga furay Galbeedka Magaaladda Hargeysa, kaasoo la magacbaxay Mount Royal Hotel oo uu ka qaybgalay.Waxaanu Sheekh Aadan sheegay in sababta uu ugu soo celceliyo Xasuusinta Halgamayaashii SNM, in ay tahay abaalka ay dadkan iyo dalkan ku leeyihiin. “Waa hogaankii diiday iyaga oo dal kiristaan ah dhex jooga kalmaddaa tawxiidka inay ka daayaan calanka, oo markii laysku qabsaday ee laba kooxood ay noqdeen ee Mingise laysula tagay uu yidhi, ‘waar kuwaasaa idinka saxsan leh calanka tawxiidka halagu qoro, waayo dadkiinu waa dad 100% Islaaam ah, halgankiinuna waxa uu wuxuu asal ku noqonayaa idinka oo waxa ay rumaysan yihiin ugu baaqa.” Sidaa ayuu yidhi Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray. Aadan-siiro,mar uu ka hadlayay mawqifkiisa ku wajahan talaabooyinka Ururka Al-shabaab iyo Kooxaha kale ee ka dagaalamaya Koonfurta dalka Soomaaliya, waxa uu yidhi,“Anigu ma ihi dadka ku qanacsan shareeco Standar ah,kuwaa maanta dadka Lugaha jaraya ee Gacmaha jaraya iyaga oo aan shareecadii fulinaynin. Maaha dadka inaad Gacmaha jarto, maaha dadka inaad Lugaha jarto ee waa inaad horta Adigu isjartaa, lama hayo nin hogaanka Shabaabta ka mid ah ama nimankaa dagaalamaya ee dadka laynaya ka mid ah oo la yidhi hebel baa shareecadii lagu fuliyay.” “Waxaan uga jeedaa, Shareecadda aynu wadno iyo diinta aynu ka hadlaynaa maaha Diin Istaandhar ah oo koox lagu qiyaasay, laakiin waa Shareecad dhamays ah oo inaga dhaxaysa oo runtii qof walba xaqeeda siinaysa. Dood baanu ka samaynaynaa ee haddii layga badiyo xuquuqda dumarka ayaa lagu warwareegaaye Xaqa Islaamku siiyay haddii aqoon inta sheeganaysa oo dhami isu yimaadaan kaaga ayaanu qaadanaynaa baan leeyahay.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyay oo uu yidhi, Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro). Mustafe-Janaale Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland. Email:Janaale94@gmai l.com
  2. Gabbal that so called meeting was irrelevant to Somaliland and its government there was no point of the Somaliland foreign minister of going there because they where talking about terrorism sharifs government and how it needs to be saved from alshabab and puntland piracy neither of that concerns us
  3. looooooooool poor faroole kaligi buuu meesha taggay Somaliland na may iman dawladii somalia na may iiman ,
  4. Of course the siyaad barre government did horrible things to the people Somaliland it bombed their city killed their elders murdered their sons, raped their woman , maxay odhan jiireen dhulkooda na waanu qaadanayna hantiidooda na waanu xalalaysanayna dhulkooda na waanu gubbayna. Wax dhintay iyo wax qaxay baanu ka dhigayna. Aniga iga sheekeyn meysiid dawladii Maxamad siyaad barre. But who is responsible for this The head of state Maxamad siyaad barre , taliyaha ciidanka qarranka Somalia Maslax maxammad siyaad Moorgen qeybe 26 eeh ciidanka qarranka Somalia. eeh joogay gobolada Somaliland 2/3 of the Somali army was in Somaliland. Kii cali samatar oo madaxweyne kuxigeen aha these men are responsible for this not just some labba xidigle in berbera who was making his daily life and doing some briefings .
  5. Daahir riyaale wa madaxweynihi qarranka somaliland shacabka reer somaliland bana doortay oo na codkooda siiyee ummada reer somaliland na way ii sii samaxday in 1991 dadkii godobta ka gallay shacbka reer somaliland eeh reer somaliland ka aha oo dhan wa la is cafiyo people move on marka i dont get it why you bring ina riyaale in to this.. we where talking about The garaad of lascanood and siyaasadiisa stay with the topic
  6. Mudane ka mid ah xildhibaanada Ingiriiska ee u ololeeya qadiyada Somaliland oo loo doortay guddoomiy Written by Qarannews Jun 26, 2009 at 10:08 AM London (Qarannews)-"Qadiyad da Somaliland waxaan odhan karaa maaha goosasho, ee waxa weeye dib uga noqosho Midnimadii Jamhuuriyaddii Somalia." Sidaa waxa yidhi Mudane John Bercow oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, wuxuuna hadalkaas yidhi 4tii Bishii February 2004 isaga oo ka qayb-qaadanaya dood Baarlamaanka Ingiriisku ka yeeshay qadiyadda madax banaanida Somaliland. Mudane John Bercow wuxuu ka mid yahay koox Baarlamaanka Ingiriiska ah oo u ololaysa qadiyadda Somaliland. Hase yeeshee isagoo kooxdaa gudoomiye ku-xigeen ka ah ayaa Isniintii toddobaadkan (22 June 2009) loo doortay gudoomiyaha (Speaker) Baarlamaanka Ingiriiska. Mudane John Bercow oo ka tirsan xisbiga Mucaaridka ugu weyn ee Conservative waxay doorashadiisani ka dambaysay kadib markii uu dhawaan iscasiley Afhayeenkii hore ee Baarlamaanka Ingiriiska Michael Martin. Afhayeenka is-casiley Michael Martin ayaa ah gudoomiyihii ugu horeeyay ee Baarlamaanka Ingiriiska ee muddo 300 oo sannadood ah lagu khasbo inuu is-casilo, waxayna sababta cadaadiska loogu saaray inuu is-casilo ay ka dhalatay kadib markii ay fadeexado musuq-maasuq oo la xidhiidhaha kharashaadka iyo gunooyinka Miisaaniyadda golaha Baarlamaanka Ingiriiska. Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Ingiriisku doortay Mudane John Bercow oo markii la doortay ka hadlay siyaasadiisa hoggaamineed wuxuu yidhi: "Balankaygu waxa weeye in aan guud ahaan dhex u noqdo Mudaneyaasha golaha ha noqdee kuwa aanu isku xisbiga nahay ama kuwa aanu kala xisbiga nahay. Waxaynu soo marnay xaalad adag, xubno badan baana ka xun, balse dadka intiisii badnayd waxay xaaladdani ku keentay cadho iyo niyad-jab, sidaas darteed waxaynu samayn doonaa dib u habayn. Ra'iisal-wasaaraha Britain Gordon Brown ayaa soo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub ee loo doortay Baarlamaanka, waxaanu ku bogaadiyey Mudaneyaasha Baarlamaanka tallaabada isbedelka keentay ee ay ku talaabsadeen, isagoo ku tilmaamay tallaabadaas mid aqalka Baarlamaanku uu cagta saaray dhabadii dib u cusboonaysiinta. Sidoo kale Mudaneyaasha Baarlamaanka Ingiriiska ee xubnaha ka ah kooxda u ololaysa Somaliland, ayaa ku hambalyeeyay John Bercow doorashada loo doortay gudoomiyaha Baarlamaanka. Kerry McCarthy oo Xoghaye ka ah Kooxda Somaliland All Party Parliamentary Group, kana mid ahayd Mudaneyaashii codka siiyey John Bercow, ayaa si weyn u soo dhawaysay doorashadiisa waxaanay ku tilmaantay mid horumar ah. Mr. John Bercow ayaa waxa uu ka mid yahay xubnaha Mudaneyaasha ah ee u ololeeya qadiyadda Somaliland, isagoo gudoomiye ku-xigeenka 1aad ka ah kooxda Mudaneyaasha ah, kuwaas oo qaar ka mid ah socdaalo dhawr ah ku yimid Somaliland, isla markaana doodo iyo mooshin ay ugu ololaynayaan Somaliland hor dhigay Baarlamaanka iyo Xukuumadda Britain. Sidaas darteed doorashada John Bercow oo loo doortay gudoomiyaha Baarlamaanka Ingiriiska ayaa loo arkaa inay fursad fiican u noqon doonto ololaha ay kooxda Somaliland All Party Parliamentary Group ugu jirto inay Xukuumadda Britain ku qanciso aqoonsiga iyo taageerada Somaliland.
  7. Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Mudanaayasha labada Gole Barlaam,Ee Beesha Sool Waxaanu Tahniyad u Direynaa Garaadka Cusub”.Xil:Siciid Maxamed Cilmi -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- (Xildh. Siciid Maxamed Cilmi) hadhwanaag 2009-06-13 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xildh ibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka SOOL ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xildhibaanada reer Sool ee golayaasha Barlamaanka [Guurtida Iyo Wakiillada] Somaliland waxa uu hambalyo u diray Garaadka Cusub ee Beesha Jaamac Siyaad, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Shalay lagu doortay Shir ay Guurtida iyo Cuqaasha beeshaasi ku yeelatay Laascaanood. Sida waxa uu xildhibaanku ku sheegay qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyey Xafiiska Shabakada Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa, waxaanu u dhignaa qoraalkii sidan: “Aniga oo ku hadlaya Magaca xildhibaanada Golaha Wakiillada Wakiillada Iyo Golaha Guurtida ee Beesha Sool, waxaanu hanbalyo iyo bogaadin aan u dirayaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo shalay lagu doortay shir guurtida iyo cuqaasha Beesha Jaamac Siyaad ku qabteen Magaalada Laascaanood. Waxaanu Ilaahay uga baryeynaa inuu ku garab-galo xilka culus ee dushiisa la saaray, waxaanuna balanqaadaynaa in aanu Wakiil ahaan, hiil iyo hooba la garab taagnaanayno wax Allaale iyo wixii garaadku uga soo baahdo Jamhuuriyada Somaliland, waxaanuna u rajeynaynaa inuu garaadku noqdo kii wanaajiya xidhiidhka iyo wada noolaanshaha dadka wada-yaala Gobolka Sool iyo Gobolada Kale ee Jamhuuriyada Somaliland” Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland. i mean somaliland welcomes the new garaad where is Mamuulka puntland oo soo dhaweynaya garaaadka cusub eeh lascanood..
  8. Fact is he was crowned as the garaad of lascanood , in lascanood while the Somaliland administration is present there. I even heard some government officials where present a the ceremony, but where does the young garaad stand politically is he walking the same path as garaad cali in the 1960may Allah bless his soul or garaad cabdiqani Who is , loved by the people of Somaliland, we all know the head of all the garaads lives in exile garaad jamac garaad cali and we all know he doesn’t consider puntland as an effective administration , he also took back his support not long ago. The only garaad that is still part of the garowe administration is garaad selebaan. But this young garaad I think he will be the future of gobolka sool ama Somaliland oo idil Bad he .
  9. looooool oromo prime minister of Ethiopia ma iyaka ba hanka leh.
  10. Good development maybe this time we are really going to have an election just like in 2003.
  11. Great job anagu mana tagno shiirarka loo qabto koonfurianska kamana qayb galno shaqana kuma lihin beesha calaamkuna way ogtahay , marka next time dont send us an invitation , wakhtiga ha iska lummin Somaliland government did great.,
  12. Somaliland will never give its troops to sh hotel anaga maxa noogu jiira nothing Somaliland government will not send troops to koonfuria haba ku riyooon taas,,
  13. Horta does the alshabab recognize oic do these arabs have an army they can send to Somalia to replace the ugandians amnisom troops. It would help.
  14. Sh hotel needs to resign its better for his dignity to resign now.
  15. Yes indeed Somaliland is here to stay for ever..
  16. Good news only the Ethiopian troops can stop these al shabaab fanatics. Where are the American war planes? To back the Ethiopians.
  17. What the hell is Pakistani general doing in Mogadishu
  18. By NATION Team An Al-Qaeda force fighting alongside Somali extremists against the transitional government has sent ripples through regional capitals. Commanded by a Kenyan, the group, called Al-Muhajirun, has 180 well-trained and battle-hardened fighters, some who have seen action in Afghanistan, Pakistan and possibly Iraq. Al-Shabaab, the Somali militant group which has threatened to annex Kenyan territory, is not itself considered a serious threat to Kenya, a ministry of Internal Security official told the Nation, “not in the conventional sense” and because its main concerns are domestic. But Al-Qaeda, whose dream is to create a Taliban-type super-state running from Mozambique to the north, has the potential to destabilise East Africa. Al-Muhajirun has also internationalised the conflict and brought some of the most dangerous terrorists in the world to East Africa’s front door, said the official, who can not be named because of government secrecy laws. “The extent to which Kenyans are being exposed to these kinds of terrorist things is a major concern,” said a senior police officer who asked not to be named so as to comment freely. The emergence of a large and well-trained and armed group reflects a dynamic which could have disastrous consequences for Kenya’s future security. The group is headed by Kenyan Saleh Nabhan, an old Al-Qaeda hand, and many of its members are Kenyan, some of them young people who have been recruited, turned into radicals and sent to fight in the Somali “jihad”, said a regional conflict and peace expert, who declined to be named because of his work with the security services. Security and defence bosses are concerned that Somalia could become East Africa’s Afghanistan, a country that attracts extremists who are trained in terrorism but who return to their own countries to set up Al-Qaeda networks. They fear that the war in Somalia will spawn a new breed of war-hardened Al-Qaeda terrorists. The other members of Al-Muhajirun are Ugandans, Americans, Europeans and Saudis. Others are from other parts of the Middle East and Asia, said the Internal Security official, who is privy to intelligence reports. A Mr Abu Mansur al-Meriki, a US citizen, is Nabhan’s deputy in the Al-Muhajirun chain of command. On Saturday, the Speaker of the Somali Transitional Federal Parliament, Sheikh Aden Mohamed Nur, also known as Sheikh Aden Madobe, issued an urgent appeal for Yemen, Kenya, Djibouti and Ethiopia to send forces in Somalia within 24 hours to fight off an invasion by Al-Qaeda jihadists and save the fledgling government. Speaking at a press conference at Villa Somalia, the State House in Mogadishu, Sheikh Madobe said the Transitional Federal Government was fighting against “international jihadists who have come to Somalia from all the five continents of the globe”. He claimed that a “general” from Pakistan was now in Somalia and directing the Al-Qaeda. He did not name him but said he was operating out of Bakara market, the biggest trading centre in Mogadishu and around Sana’a, a strategic junction in north Mogadishu. “This terror will pass on to the rest of the world, especially to neighbouring countries, if not confronted,” he warned. On Thursday, suspected terrorists killed Somali National Security minister Omar Hashi Aden and 24 others. A day before, Mogadishu’s police chief was killed during a fight with insurgents. On Sunday, Foreign Affairs minister Moses Wetang’ula said the government would not respond to statements made by the insurgents. However, he assured the public that Kenya’s national and strategic interests would be protected at all costs. Restore order Nominated MP Sheikh Mohamed Dor dismissed threats from the Al-Shabaab group and said Kenya and other regional countries had a duty to intervene in Somalia to restore peace. “Al-Shabaab should not issue threats, especially against Kenya, that has hosted a lot of Somali leaders,” he said on the phone. Sheikh Dor warned that the escalating situation in Somalia will affect its neighbours and urged members of the African Union or Inter-Governmental Authority on Development (Igad) to move in and restore order. Ethiopia, which fought and routed the extremists in 2006, rejected the call for armed intervention and government spokesman Bereket Simon told the Nation in Addis Ababa that Ethiopia would not deploy its armed forces in Somalia without “a clear and approved mandate by the international community”. “Any further action from Ethiopia will be done according to the international community’s reaction,” said Mr Simon. Mr Simon, a minister in the Ethiopian government, said helping Somalia was not the responsibility of neighbouring countries, alone but of the international community. There has been heightened diplomatic activity in Addis Ababa, with Western diplomats reportedly trying to get Ethiopia, an influential nation in the region because of its huge military, to intervene again in Somalia. The view in Addis Ababa is that the insurgency in Somalia is largely supported by Eritrea and some Arab states. Eritrea, Ethiopia’s bitter enemy, is reported to have put thousands of troops on alert, possibly with the intention of sending them in to back up the extremists should Ethiopia respond to the call for help. Ethiopian withdrew its troops from Somalia early this year after a tough, two-year campaign. Defence assistant minister David Musila declined to comment on the deployment on grounds that such matters cannot be discussed in public. But he echoed Mr Wetang’ula’s statement and said Kenya’s national interests will be protected. “It is not in our normal tradition to discuss matters on national security publicly,” he said. There has been some speculation that some form of military action was in the offing, possibly under AU or Igad auspices. But Kenya, which has a relatively large and influential Somali population of its own, has been reluctant to play the aggressor in Somalia and might not attack unless attacked. But Kenyan security officials appeared to support the Ethiopian position that a multi-lateral, rather than unilateral approach, is the only hope for Somalia.
  19. Mucaaridka Djibouti Oo Xukuumadda Somaliland Ka Dalbaday Inay Ka Joojiso Faro-Gelinta Ay Ku Hayso Arrimaha Dalkooda Hargeysa, June 22, 2009 (Haatuf) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Djibouti, DPD, Maxamed Daa’uud Shixim ayaa si adag u cambaareeyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Cali Maxamed Warran-cadde, waxaanu ka dalbaday xukuumadda Somaliland iyo wasiirka Duulistaba inaanay soo fara-gelin arrimaha gudaha ee dalkooda Djibouti. Sidaana waxa laga sheegay War-saxaafadeed uu khadka Internet-ka Haatuf noogu soo diray Gudoomiyaha Xisbiga Horumarinta Djibouti, Maxamed Daa’uud Shixim. “Waxaynu ognahay in gooni-isu-taagga Somaliland uu kaga go’ay dalkii Somalia ay ka timid dabkii uu kala kulmay Taliskii Siyaad Barre, iyadoo aanu ogsoonahay in shacbiga Somaliland dhib noocyo badan ah uu u geystay taliskaas Siyaad Barre. Waxa kale oo aanu ognahay in guud ahaan deganaanshaha Geeska Afrika iyo gaar ahaanba Somalia, ay ku xidhan tahay aqoonsiga qadiyaddooda madax banaanida (Somaliland), isla markaana waxaanu mar walba u bandhignaa qadiyadooda markasta oo fursad aanu u helno inaanu la kulano diblomaasiyiinta iyo shakhsiyaadka muhiimka ah ee dalalka kala duwan dunida kala duwan, iyadoo aanay naga codsan xukuumadda Somaliland” ayuu yidhi war-saxaafadeedkiisa ku yidhi gudoomiyaha xisbiga Horumarinta Djibouti. Hase yeeshee waxa uu Maxamed Daa’uud Shixim sheegay inay layaab ku noqotay hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Cali Maxamed Warran-cadde, kaas oo uu wasiirku ku ammaanay in dadka reer Djibouti ogolaadaan in distoorkooda lagu daro in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle mar saddexaad la soo dooran karo, waxaanu gudoomiyaha Mucaaridka Djibouti yidhi: “Waxaa layaab nagu noqotay war aanu ka akhrinay Haatuf iyo Golisnews, kaas oo uu wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Cali Maxamed Warrancadde meel fagaare ah uga sheegay in loo baahan yahay in wax ka-bedel lagu sameeyo dastuurta Djibouti si uu Ismaaciil Cumar Geelle mar saddexaad isugu soo taago jagada Madaxweynaha. ” Mr. Shixim waxa uu u soo jeediyay wasiirka Duulista Somaliland inuu fara-gelinta ka daayo arrimaha gudaha dalkooda Djibouti, kaas oo uu ku tilmaamay mid hadda ku sugan xaalad aan wax badan ka duwan xaaladii reer Somaliland ku sugnaayeen xilligii uu ka talin jiray keligii taliyihiin Siyaad Barre, waxaanu yidhi: “Maanta, xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka reer Djibouti wax badan kama duwan xaaladii ay reer Somaliland ku sugnaayeen markii Siyaad Barre ka talinayey Somalia. Wasiirka oo inta badan booqda Djibouti waxay ahayd inuu ka warhayo xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalkayaga Djibouti iyo sidoo kale qiimaha uu distoorku dal ugu fadhiyo isagoo barbar dhigaya dalkiisa Somaliland. Sidaas darteed waxaanu u aragnaa hadalkan ka soo baxay wasiirka Duulista Somaliland mid meel-ka-dhac ku ah dadka reer Djibouti oo ah kuwo aan helin dawlad ay iskood u doorteen, isla markaana saboolnimadu ku sii fidayso, iyadoo aynu ogsoonahay ilaha dhaqaaluhu inay muhiim u yihiin dalkasta. Sidoo kale, ma doonayno walaalladayada reer Somaliland in lagu hoggaamiyo macluumaad khaldan. ” Ugu dambayntii waxa uu gudoomiyaha xisbiga Horumarinta Djibouti, Maxamed Daa’uud Shixim ugu baaqay xukuumadda Somaliland inay ka dayso fara-gelinta arrimaha gudaha Djibouti, waxaanu yidhi: “Sidaas darteed, waxaanu ugu baaqaynaa xukuumadda Somaliland, annagoo ixtiraamayna inaanu muddannahay inay joojiso faro-gelinta arrimahayaga gudaha ee Jamhuuriyadda Djibouti. ” -------------------- -------------------- -------------------- --------------------
  20. i bet faroole sii fiican buu uga soo quracday garowe meesha shir buu oo yimi isma lahayn wuxu iiman doona raaxo lol..
  21. ^^^^Hunguri whats with the clan naming aren’t you familiar with the sol rules. No clan naming.
  22. Go , aan caalami ah wa goorma dee sh hotel imiku oo bahanyahay ciidan with in 24 hours buu yidhi. It I think it will be to late.,