Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. ^^^ loool, cowke blames everything bad that happens in puntland on SNM or the so called USC nightmares of his.
  2. Karl_Polanyi, there is no clear proof that they were unarmed either.
  3. Karl_Polanyi, don't try and put words into my mouth what i said is we know the SSC-nabadiid armed some women in their ranks and it's no secret , i didn't say they armed all children and woman learn the difference, my point was somaliland does not intend to hurt unarmed people.
  4. Karl_Polanyi, are you telling me this people are not armed? and this is the so called SSC - Nabadiid militia arming even women , so lets not try and potray everything as innocent as some like to do in here, it's clear as this somaliland does not intend to hurt unarmed people, laakinse it won't hestitate to punish SSC - Nabadiid armed people who want to create fitnah in the motherland including the so called saado ali cali who was few weeks ago drumming the drum wars.
  5. Karl_Polanyi and where is the proof that they were unarmed? we both know the SSC nabadiid - Miltiia armed everybody including the women, marka ciyaarta naga dhaafa we both know the truth.
  6. Cowke, looool stick with 1 scenario you are all over the place.
  7. There is currently no pictures but his in a burco hospital have a operation and recovering from the bullet wound he had on his back if that is enough info for you.
  8. Me, the somaliland based websites are saying like it is, Muj. Axmed Dahiir got wounded in a road ambush and his currently recovering in burco alongside 2 other wounded soldiers, while the SSC - Nabadiid militia lost 10 nabadiids.
  9. AUN to the dead, Suldaanka by the way you have a point what do they expect when they arm the civilians and become nabadiid militias? that the somaliland army will just watch, that is not how the real world is action is taken.
  10. looool, i guess it reminded you the SNM Dhagaweyne days of galckayo.
  11. A_Khadar, your websites are known for spinning stories and hiding their real nabadiid - SSC militia losses.
  12. A_Khadar, we both know who is hiding behind the bushes and sleeping the bushes as we speak tonight your nabadiid ragtag restored to making behind the scenes attacks which wounded Muj.Axmed Dahiir, apart from that 10 nabadiid - SSC militias died.
  13. A.Khadar, check this out. Danood (CakaaraNews) Waxaan maanta idiin soo tabinay in ciidamada Liyuu Booliska ay caabiyeen weerar ay dad nabad-diid ah oo isku qarinaya nidaam beeleed oo ka yimid degaanka Buuhoodle, balse warar sugan oo aan haatan helnay ayaa sheegaya in ciidanka weerarada caabiyay ay yihiin booliska caadiga ah oo ku hawlanaa hawlaha baadhitaanka badeecadaha ka soo galaya xuduuda. Wararkan oo aan helnay ayaa sheegaya in Booliska caadiga ahaa ee ku sugnaa Xuduuda caalamiga ah ay horaan u lingaxeen xadka iyagoo sharciga ku soo dabaalaya, waxayna gacanta ku dhigeen gawaadhi sharci darro ah oo gaadhaya 30 gaadhi oo si sharci darro ah u soo galayay Degaanka Soomaalida. Sida la wada ogsoon yahay Baabuurta ka timaada Degaanka Buuhoodle ayaa caan ku ah ka ganacsiga kontorobaanka, isla markaana waa gaadiid aan lahayn wax aqoonsi sharci ah oo lagu garto. Taas aawadeed ayaa ciidamada booliska ee ilaalinayay xuduuda ay baadhitaanka gaadiidkaas u adkeeyeen, kadib markii qaar fara badan oo gaadiidka adeegsada marinkaa hore loogu qabtay iyagoo soo galinaya hub sharci darro ah, iyo qalab ka mid ah qalabka maraakiibta oo laga soo furtay maraakiibta madax furashada loogu haysto gobolka Puntland. Wariyaha Shabakada CakaaraNews ee Gobolka Wardheer ayaa noo soo sheegay in markii ay booliska ilaalinta xuduudu ay qabteen gawaadhidaa sharci darada ah ay maleeshiyo beelaadyo is uruursaday ay weerar ku soo qaadeen, balse Ciidankii Ilaalada xuduuda ay si adag iskaga caabiyeen iyagoo dib u riixay maleeshiyaadkii dagaalka soo qaaday. Wuxuu kaloo wariyuhu noo sheegay in Ciidamada Sida Gaarka ah U Tababaran ee Liyuu Boolisku oo aan markii hore joogin aagga uu dagaalku ka dhacay ay haatan u baqooleen dhanka Buuhoodle. Wuxuu wariyuhu sheegay in Booliska Ilaalinta Xuduuda Degaanka oo aan lahayn tababarka Liyuu Booliska, balse ku dayday mooraalka iyo guulaha ay keeneen Ciidanka Liyuu Booliska ay xirfad wanaag ka muujiyeen inay caabiyaan shaqaaqada ay ku soo qaadeen dadka ka soo duulay dhanka Buuhoodle. Wararku waxay intaa ku darayaan in caawa fiidkii ay ciidmada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Liyuu Boolisku ay u baxeen dhanka Buuhoodle. Ciidankaa baxay ayaa la sheegayaa inay ka kooban yihiin saddex regiment oo ay kala hogaaminayaan Shaalaqe Ciid oo fadhigiisu yahay Gobolka Wardheer & Shaalaqe Deeq oo saldhigiisu yahay Gobolka Qoraxeey. Waxaa wararku ay intaa ku darayaaan in Ciidamada Liyuu Booliska ee haatan ay gaadheen meeshii qulqulatatadu ka dhacday iyagoo gacanta ku haya xaalada agagaarkaas, si ay amniga & xasiloonida u ilaaliyaan. CakaaraNews
  14. Duufaan, Col Sicid Cawil Caare killed SSC - Nabadiid militias not innocent children or women that is a lie fabricated by the SSC - Nabadiid militia websites to try and hide their real loss.
  15. Duufaan, that is a lie actually Colonel Siciid Cawiil Caare and his guuto annihilated the SSC nabadiid militia with 10 deaths and 20 + injured the so called Widhwidh nabadiid SSC militia got karbashed badly that they restored to hiding behind the bushes on the road to las anod which they wounded Mujahiid Axmed Dahiir who is currently recovering in a hospital in burco.
  16. Deeq Waxbarasho Oo Jaamacada Cambridge Ee Wadanka Ingiriisku Ugu Deeqday Ardayda Dhamaysatay Jaamacadaha Soomaaliland. London(Ramaas) May 22, 2010 - The Council of Gonville and Caius College invite applications for Richard Darlington Studentships. These studentships have been endowed by the family of Richard Darlington and are intended to help gifted students from Somaliland universities to undertake postgraduate work at Cambridge. – Deadline:30th June 2010 They are open to candidates who are not already members of the College but who propose to register as graduate students in the University of Cambridge and follow an approved Master’s postgraduate course. The value of the Studentship will be determined after considering successful candidates’ income from any other sources. Students will be expected to apply for national or international studentships or other research awards for which they may be eligible, for example, awards from the Cambridge Trusts or CISS (Cambridge International Scholarships). Tenure of a studentship is conditional upon the elected Student having been accepted by the Board of Graduate Studies (BGS) for admission to the University. Application forms for admission to the University may be obtained from the Secretary, Board of Graduate Studies, 4 Mill Lane, Cambridge CB2 1RZ or http://www.admin.cam.ac.uk/offices/gradstud/. Candidates must be graduates of any university in Somaliland, or be about to graduate not later than August 2010. They will be expected to be of outstanding academic ability. The award of a Studentship may be conditional upon the candidate’s obtaining satisfactory results in his or her final degree examinations. Successful candidates will become members of the College, and will be expected to come into residence in October 2010. All successful candidates will have the right, if unmarried, to live in College accommodation during their first year of residence in Cambridge. Married students can usually be accommodated in a College flat. Application forms for Studentships are available from the Admissions Office, Gonville and Caius College, Cambridge CB2 1TA (Tel: +44 1223 332440, fax: +44 1223 332456, email: admissions@cai.cam.ac.uk). Alternatively, the form may be downloaded and printed from the web. The completed form should reach the Admissions Office by 30th June 2010, for entry in October 2010. In awarding the Studentship, first consideration will be given to candidates who nominate Gonville and Caius College as their College of first preference in their application to the Board of Graduate Studies. Source: Somaliland Tribune:
  17. Widhwidh (Oodweynenews)- Weerar lala beegsaday Ciidan ka tirsan Ciimada Qaranka Somaliland magaalo-madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa illaa hadda inta la ogyahay waxa ku dhaawacmay affar askari, ka dib markii koox dablay ahi ay jid-gooyo u galeen. Waxaa kale oo waraku sheegayaa in dagaalkaas oo markii dambe ballaadhay inay dablaydaas kaga dhinteen toban qof iyo ilaa labaan dhaawac ah, oo isugu jira dhaawac kala duwan. Ciidankaas weerarka gaadmada ah lagu qaaday, ayaa markii weerarka lagu soo qaaday waxay marayeen magaalada WidhWidh, iyagoo ku soo socday magaalada Buuhoodle oo uu shalay ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidammada Itoobiyaanka iyo dadka deegaanka, kaasoo sababay khasaare ba'an oo dhimmasho iyo dhaawacba leh. Dhaawaca soo gaadhay Affarta askari, ayaa waxa loola soo cararay dhinaca cisbitaalka magaalada Burco oo hadda lagu dawaynayo, waxaana ku jira Taliyihii guutadaas la soo weerary Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka, illaa hadana koomo ku jira. Kooxdaas dablayda ah ee dagaalka gaadmada ah ku qaaday Ma jiro, warar dheeraada oo ka soo baxay khasaaraha dhabta ah ee dagaalka, Haseyeeshee waxaa wararka aanu jiidaas ka helaynaa sheegayaan in cutubyo ka tirsan ciidammada qaranka Somaliland yimaadeen goobtii weerarku ka dhacay oo illaa hadda uu ka socdo dagaal u dhexeeya ciidanka iyo dableyda weerarka soo qaaday. Oodweynenews.com/Hargeysa Office
  18. "Waxaa kale oo waraku sheegayaa in dagaalkaas oo markii dambe ballaadhay inay dablaydaas kaga dhinteen toban qof iyo ilaa labaan dhaawac ah, oo isugu jira dhaawac kala duwan."
  19. 10 from SSC militia killed Widhwidhi (Oodweynenews)- Weerar lala beegsaday Ciidan ka tirsan Ciimada Qaranka Somaliland magaalo-madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa illaa hadda inta la ogyahay waxa ku dhaawacmay affar askari, ka dib markii koox dablay ahi ay jid-gooyo u galeen. Waxaa kale oo waraku sheegayaa in dagaalkaas oo markii dambe ballaadhay inay dablaydaas kaga dhinteen toban qof iyo ilaa labaan dhaawac ah, oo isugu jira dhaawac kala duwan. Ciidankaas weerarka gaadmada ah lagu qaaday, ayaa markii weerarka lagu soo qaaday waxay marayeen magaalada Widh Widh, iyagoo ku soo socday magaalada Buuhoodle oo uu shalay ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidammada Itoobiyaanka iyo dadka deegaanka, kaasoo sababay khasaare ba'an oo dhimmasho iyo dhaawacba leh. Dhaawaca soo gaadhay Affarta askari, ayaa waxa loola soo cararay dhinaca cisbitaalka magaalada Burco oo hadda lagu dawaynayo, waxaana ku jira Taliyihii guutadaas la soo weerary Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka, illaa hadana koomo ku jira. Kooxdaas dablayda ah ee dagaalka gaadmada ah ku qaaday Ma jiro, warar dheeraada oo ka soo baxay khasaaraha dhabta ah ee dagaalka, Haseyeeshee waxaa wararka aanu jiidaas ka helaynaa sheegayaan in cutubyo ka tirsan ciidammada qaranka Somaliland yimaadeen goobtii weerarku ka dhacay oo illaa hadda uu ka socdo dagaal u dhexeeya ciidanka iyo dableyda weerarka soo qaaday. Oodweynenews.com
  20. A_Khadar, that is a lie somaliland doesn't kill unarmed people, it was properly armed militias of SSC that were killed but knowing your websites you always like to spin stories.
  21. Maaddeey , the liyuu police are mainly somalis especially A&T folks.
  22. Wararkii Ugu Danbeeyay ee Ku Saabsan Iska hor Imaadkii ka Dhacay Xuduuda Caalamiga ah Danood (CakaaraNews) Waxaan maanta idiin soo tabinay in ciidamada Liyuu Booliska ay caabiyeen weerar ay dad nabad-diid ah oo isku qarinaya nidaam beeleed oo ka yimid degaanka Buuhoodle, balse warar sugan oo aan haatan helnay ayaa sheegaya in ciidanka weerarada caabiyay ay yihiin booliska caadiga ah oo ku hawlanaa hawlaha baadhitaanka badeecadaha ka soo galaya xuduuda. Wararkan oo aan helnay ayaa sheegaya in Booliska caadiga ahaa ee ku sugnaa Xuduuda caalamiga ah ay horaan u lingaxeen xadka iyagoo sharciga ku soo dabaalaya, waxayna gacanta ku dhigeen gawaadhi sharci darro ah oo gaadhaya 30 gaadhi oo si sharci darro ah u soo galayay Degaanka Soomaalida. Sida la wada ogsoon yahay Baabuurta ka timaada Degaanka Buuhoodle ayaa caan ku ah ka ganacsiga kontorobaanka, isla markaana waa gaadiid aan lahayn wax aqoonsi sharci ah oo lagu garto. Taas aawadeed ayaa ciidamada booliska ee ilaalinayay xuduuda ay baadhitaanka gaadiidkaas u adkeeyeen, kadib markii qaar fara badan oo gaadiidka adeegsada marinkaa hore loogu qabtay iyagoo soo galinaya hub sharci darro ah, iyo qalab ka mid ah qalabka maraakiibta oo laga soo furtay maraakiibta madax furashada loogu haysto gobolka Puntland. Wariyaha Shabakada CakaaraNews ee Gobolka Wardheer ayaa noo soo sheegay in markii ay booliska ilaalinta xuduudu ay qabteen gawaadhidaa sharci darada ah ay maleeshiyo beelaadyo is uruursaday ay weerar ku soo qaadeen, balse Ciidankii Ilaalada xuduuda ay si adag iskaga caabiyeen iyagoo dib u riixay maleeshiyaadkii dagaalka soo qaaday. Wuxuu kaloo wariyuhu noo sheegay in Ciidamada Sida Gaarka ah U Tababaran ee Liyuu Boolisku oo aan markii hore joogin aagga uu dagaalku ka dhacay ay haatan u baqooleen dhanka Buuhoodle. Wuxuu wariyuhu sheegay in Booliska Ilaalinta Xuduuda Degaanka oo aan lahayn tababarka Liyuu Booliska, balse ku dayday mooraalka iyo guulaha ay keeneen Ciidanka Liyuu Booliska ay xirfad wanaag ka muujiyeen inay caabiyaan shaqaaqada ay ku soo qaadeen dadka ka soo duulay dhanka Buuhoodle. Wararku waxay intaa ku darayaan in caawa fiidkii ay ciidmada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Liyuu Boolisku ay u baxeen dhanka Buuhoodle. Ciidankaa baxay ayaa la sheegayaa inay ka kooban yihiin saddex regiment oo ay kala hogaaminayaan Shaalaqe Ciid oo fadhigiisu yahay Gobolka Wardheer & Shaalaqe Deeq oo saldhigiisu yahay Gobolka Qoraxeey. Waxaa wararku ay intaa ku darayaaan in Ciidamada Liyuu Booliska ee haatan ay gaadheen meeshii qulqulatatadu ka dhacday iyagoo gacanta ku haya xaalada agagaarkaas, si ay amniga & xasiloonida u ilaaliyaan. CakaaraNews
  23. Aliyah, don't worry about ciida borderksa na siistay lets just say that is how africa was carved out, and yes my allegations about al shabab having a base in sool could be true if the SSC are left alone to make bases for growing terror, why do you think puntland is not happy with SSC, nor somaliland, nor ethiopia, not even the TFG? they all know SSC is a terrorist sympathiterz and if they are not stopped the terror network in the horn will grow more and we can't have that you either be part of somaliland or puntland that is the choice on the ground not SSC.