Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Garowe bii joogaan wali baan maqlay.
  2. Che -Guevara, mark aan iri "BM21ka lala dhiciin doono kashmiir." dee waxan ka waday nabadiid rebelksa oo rabshaada wada ma ciid ka waday? stop being emotional, i don't have hatred for the people of SSC - also known as gobolada bariga ee somaliland i am myself from there.
  3. Safa, lets not kid ourselfs who supports mohammed omar, buuba, sifir other then TFG?
  4. Burco:Taageerayaal Tiro badan oo ku soo biiray Xisbiga UCID kana soo Baxay Xisibiga UDUB ayaa soo dhoweyn ballaadhan loogu sameeyey Hotel Barwaqo ee magalada Burco. Burco-(HWN) Taageerayaal ka soo baxay Xisbiga talada haya ee Udub ee gobolka Togdheer oo haween u badan ayaa maanta ku biiray Xisbiga Mucaardka ah ee Ucid ,kuwaas oo Xaflad soo dhaweyn ah Xisbiga Ucid ugu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Xafladan oo ka dhacday Huteelka Barwaaqo ee magaalada Burco ayaa waxa ka soo qaybgalay Madaxda Sare ee Xisbiga Ucid Gudoomiyaha Jaamacada Burco Masuuliyiinta Ucid ee Gobolka Togdheer iyo marti sharaf kale . Gudoomiyaha Ucid ee gobolka Togdheer Mr. Cismaan Afgaab oo Munaasibadaasi ugu horeyn ka hadlay ayaa sheegay dhalinyaradan ku soo biirtay in ay yihiin kuwii ugu badnaa ee mudooyinka danbe ku soo biira xisbigiida Ucid kana soo baxa Udub. Waxaanu Mr.Cismaan sheegay dalku in uu u baahanyahay Isbedel wayn oo dalka ka dhaca oo aan ku koobnayn shakhsi kaliya isagoo arintaa ka hadlaayana waxa uu yidhi iyo arimo kale. “Dalku maanta uma baahna in Riyaale oo qudha in la bedelo balse waxa uu u baahanyahay in isbdel balaadhani ka dhaco maxaayeelay maanta nabad waynu haysanaa balse waxa ina ragaadiyay maamul xumo Xukuumada maanta jirtaana mudadii ay joogtay waxay qabatay ma jirto maantana in la doorto ayay doonaysaa markaa waxaan idiin leeyahay Codkiina Ucid siiya “sidaasi ayuu yidhi Cismaan Afgaab . Waxaanu intaasi ku daray Gudoomiyaha Ucid ee gobolka Togdheer isagoo hadalkiisa sii wata maruu ka warbixinaayay Axsaabta Ucid tartanku ka dhexeeyo sida Udub iyo Kulmiye. “Labada Xisbi ee nala tartamaaya marka aan ka hadlo, horta Udub waynu argnay oo wayna soo martay ,Gudoomiyaha Kulmiyena Mudane Siilaano wixii uu qaban lahaaba hadii la doorto horta askar ayaa ku xeeran ee u duceeya in Ilaahay ka dulqaado markaa dhalinyaro waxa laydiinka baahanyahay in aad codkiina u fiirsataan maxaayeelay isbedelka aynu doonayno haduu noqdo Kud ka guur oo qanjo u guur waa mud subxaano leh . Gudoomiyaha Jaamacadda magaalada Burco isla markaana ka tirsan Gudiga fulinta Xisbiga Ucid Profesor Cabdiraxmaan Jaamac Ducaale oo isna halkaasi ha hadlay ayaa sheegay xisbiga Ucid in uu yahay mid umada u dhexeeya isla markaana ay doonayaan in ay suuliyaan hadii la doorto Taariikh uu sheegay in ay ku sifoobeen axsaabta ay la tartamayaan sadaa awgeedna ay Udub ku fashilantay hugaanka dalka. Waxaanu umada reer Somaliland usoo jeediyay in ay codkooda wax ku dhisaan oo ay doortaan cida hugaamin karta ee dalka iyo dadka wax u qaban karta cadaaladna ku hugaaminkarta oo uu sheegay in uu yahay Xisbiga Ucid ,waxaanu Gudoomiyuhu u mahadnaqay taageerayaasha ku soo biiray xisbigooda. Aadan Maxamed Mire Waqaf oo isna Xafladaasi ka hadlay ayaa sheegay Xisbiga Udub in uu la majaro habaabay masuuliyadii la saaray .hasa yeeshee maanta loo baahanyahay in taa la bedelo waxaanay ku xidhantahay gacmaheena oo loo baahanyahay in aad codkeena siisaan Xisbiga Ucid oo himiladiisu tahay bulsho Cadaalad iyo horumar ku dhisan. Waxaanu asxaabta kale ee la tartamaysa usoo jeediyay in ay iska ilaaliyaan xamaasada badan ee ay doorashooyinka kaga qaybqaadanayaan ,taas oo uu sheegay in ay amniga waxyeeli karto. Aadan Mire waxa uu markii danbe hadalkiisa ku soo gabogabeeyay oo uu kula dardaarmay dadweynaha reer Burco oo uu sheegay in waxbadan loo kalo sheekeeyay in ay midnimada iyo isku duubnida ilaaliyaan..
  5. Safam but Bubaa, Sifir, Mohammed Omar don't have their own militias and nobody really supports them they are individuals, but xaabsade and cali sandule have big supporters and followers in sool and las anod , and abdisamad shiire puntland vice president has also support from his group that is the difference.
  6. Safa, you are denying the reality on the ground, why do you think Xaabsade's folks support somaliland, including Cali Sandule's group support somaliland? while the vice president of puntland Abdisamad Shire which his group is from xudun support puntland?
  7. Safa, nobody is occupying the lands you are mentioning it's in the righthands of pro somaliland soolians such as Xaabsade and Cali Sandule, it's up to xaklo-toosiye if he wants to cause chaos and suffering for his people though, it's clear sool is divided into those who are with Somaliland, SSC, Puntland, xaklotoosiye will be lucky to even stay in buhoodle let alone SSC.
  8. Safa, i am well aware riyaale was part of siad bare government laakinse his a changed man and more enlightened this present day and he was forgiven by the people of somaliland in his small role in the government, but we know xaklo-toosiiye is just jealous of Xaabsade & Cali Sandules lavish lifestyle in hargeysa
  9. Safa, somaliland's case is very different and a long story nothing compared to this little confused power hungary militia who would give up their little fighting for 1 night dinner, ministerial posts in garowe or hargeysa in a matter of minutes.
  10. Those nabadiid militias are just power hungary.
  11. Originally posted by Jacaylbaro: Not in Million Years .......... My manifesto list is better than UDUB's don't you think....
  12. Peace Action, i am not who you think i am , besides my number 10 manifesto isn't talking about - pakistani kashmiir region but the somaliland kashmiir region and i want to help restore law and order and put the long last standing conflict into halt is there a problem?
  13. Originally posted by sahal: Vote for Faysal 1. Caagad dambe caano laguma shuban doono 2. Baradho iyo kaabaj wan iyo orgi le'eg ayaa sanaag laga soo saarayaa 3. 5 biriij baa hargeysa laga dhisayaa (tiiba 3 bilood baa lagu dhisyaa) 4. xoolaha burco USA, EUROPE iyo Australia ayaa loo dhoofin doonaa 5. Neefka eriga ah. labo fuusto oo batrool ah ayuu la qiimo noon doonaa 6. Pepsi cola warshad ah ayaa la furayaa War this topic is not about UCID's leader, it's about M.S.I.K party ee meesha hanaga qasin.
  14. I though there was already a 8 Million coco cola factory in aw-barkhadle? or is this another 1.
  15. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Haji adna vote for me so i can bring change in somaliland and dhamaan kashmiir region of somaliland inshallah.
  16. Thankfull, may sxb wa 2010 check again, all the people from the kashmiir region of somaliland should vote for me and support my efforts for the presidency i will be fair on them on my number 10 manifesto "10.Grant human rights for the kashmiir region of somaliland"
  17. Xisbiiga M.S.I.K - Midniimada Somaliland iyo Kashmiir - Guiding Principles: 1.Belief in S/Land's rightful independence 2.Respect for the law and for individual rights 3.Defense of the nation and support common values and interest of the people 4.Support Freedom of the Press, Association, and fundamental citizen's rights 5.Support and encourage the Private Market Economy 6.Safeguard and expand the Peace throughout the country 7.Enhance the Educational system of the country 8.Resolve conflict through dialogue and practice sound and robust foreign policy 9.Resolve the long standing dispute in kashmiir 10.Grant human rights for the kashmiir region of somaliland 11. To protect the rightful sovergienty and borders of Saomaliland 12.Rebuild and improve Somaliland's current existing infracture and many more 13.Help the disadvantaged orphans of somaliland 14. Pension money and a retirement place for all SNM Mujahidiin veterans WA BILLAAHI TAWFIIQ Sa'ad Duale Mabaadi’da Guud ee Ururka (M.S.I.K - Midniimada Somaliland iyo Kashmiir)
  18. Aliyah iyo Dalmar, aniga ee coodeeya ee musharaxa madaxweynaha somaliland - 2012 aniga joojiinaya dagaalka buhoodle iyo widhwidh ka socda remember isku reer SSC baanu nahay. :cool:
  19. booto.com, if they had the might to do anything they could have done something when they were fleeing the whole sanaag and northern sool in the 1990's.
  20. Dude we have other things to worry about rather then faroole standing somewhere lol what a joke you are, nobody cares about the pirate weakling faroole who can't even defend the territory of cayn which he claims.
  21. Garoowe and Galckayo is the future refuuge camps for displaced SSC rebels so no surprises there.
  22. SUNDAY, 23 MAY 2010 Burco(Togdhnews)-Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta kaga dhigay Tiro badan oo maxaabiisa iyo hubka Qoryaha fudud ,ka dib markii shalay dagaal qaatay in ka badan laba Ciidanka Qaranka Somaliland oo gacanta Ku dhigay Hub Iyo Mxaabiis Badan saacadood uu ku dhexmarya Degaanka Widh-widh ee u dhaxeeyay Laascaanood iyo Buuhoodle ,Meeleeshiyo maalmihii u dambeeyay isku urursanayay Degaankaas. Srakaal ka tirsan Ciidanka Qaranka e Gobolka Sool ayaa TogdheerNews u sheegay in dagaalkaasi Khaase Culus lagu gaadhsiiyay Maleeshiyaadkaas,Islamarkaana laga qabtay Maxaabiis badan iyo Qoryaha Fudud,Waxa Sarkaalkani intaas ku daray in Maleeshiyaadkan la kala Eryay,Firxadkoodiina ka baxay dhinaca Xaduudka ee ku Beegan Jiida Gaalkacayo.Waxaanu Xusay Sarkaalkani inay dhinacooda ka dhaawacmeen Afar Askari,Isagoo tilmaamay in maleeshiyaadkaasi la gaadhsiyay khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ba leh. Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay in ahaayeen kuwo ay soo Ururiyeen Salaadiintii Ku shirtay Tuulada Buura wadal dhowaan,kuwaasoo la sheegay inay doonayeen in ay carqalado iyo dhibaato galiyeen Sanaaduuqda Doorashada ee yaala Degaankaas. Ma jiraan warar laga helayo dhinaca maleeshiyaaskaas,madaama ay go,antahay Telifoonadaii Degaankaasi,mana jirto warar madaxbanaan oo si rasmi ah u xaqiijinaya khasaaraha ka dhashay dagaalkaas. Waxaase wararku tibaaxayaan in ciidamada Qaranka ayaa wali ku sugaan yihiin degaankaas ,kana samaystay Fadhiisimo Cusub oo hor leh. lama garanayo sababata xiligan keentay dagaaladan ka dhacay degaanka Buuhoodle,oo mudooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo ,xasiloon,kana badbaaday dagaaladii sanadkii 2006-dii ka dhacay Gobolka Sool,una dhaxeeyay Maamulka Somaliland iyo Puntland. TogdheerNews.