-
Content Count
10,390 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Some see worsening rights situation in aid donor 'darling' Ethiopia
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
of course ^^ since some of that money would reach garrisa. -
lol@ Sayid Maxamed Atam of puntland.
-
Waraysi aad u xiiso badan oo lala yeeshay Dr Gaboose Written by YOOL Aug 13, 2010 at 07:40 AM Weriye Mashqac Geliye iyo Wasiir Gabboose Hargeysa(Yool)-Intiini la socotay Barnaamujkan "Yool-Baadhka Siyaasiyga", waxaanu idiinku soo gudbin doonaa Waraysi aad u xiiso badan oo isla Toddobaadkan uu Weriye Mashqac geliye la yeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, kaasoo ah mid dhinacyo badan taabanay, isla mrkaana Dr. Gabboose uu kaga waramayo arimo badan oo ku saabsan dareeenkiisa maanta, ujeedooyinka siyaasadeed ee u qarsoon iyo waxa uu ku talo jiro inuu qabto mudada uu xilka hayo. Barnaamujkan "Yool-baadhka Siyaasiga", Waa Mawduuc Toddobaadle ah oo aanu akhristayaasha ugu soo gudbino Waraysiyo ku salaysan qaab Maddadaalo [Entertainment] ama aan idhaahdo Jacbur, kuwaasoo aanu ugu talo galnay akhristayaashayadu inay Toddobaadkiiba hal Maalin kaga nastaan arrimaha siyaasada, iyadoo aanu ku bartilmaameedsanyno Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada, siyaasiyiinta, iyo shaqsiyaadka kale ee magaca ku leh Masraxyada siyaasada ee Somaliland. Haddaba, qaybtii Koowaad ee Waraysigaasoo faah-faahsan, waxa uu u dhacay sidan: S: Md. Wasiir, marka hore bal akhristayaasha sawir ka sii sida uu dareenkaagu yahay maanta oo aad ku fadhido kursigii Wasaaradda Daakhiliga oo aad in badan adiga iyo Maxamed Xaashi ka caban jirteen xilligii aad Ururkii QARAN hawlaneydeen.? J: kkkkkkkkk...... Horta saaxiib Mashqac-geliyoow aad baad u mahadsan tahay, inkastoo aanu wax badan kaa tirsanayno, hase ahaatee cilmigaan Dhakhtarnimada ee aan soo bartay ayaa waxa aan ku ogaaday inay lagama maarmaan tahay in qofku isu ekaysiiyo marba xaaladda uu ku jiro. Kursiga aan ku fadhiyaa waan ku faraxsanahay Cirro inaan kala wareegay waan ku faraxsanahay, Cawil inuu maanta debedda joogo waan ku faraxsanahay, laakiin saddex weligay ilaabi mayo, xadhigii caddaalad-darrada ahaa ilaawi mayo, Ismaaciil Xaaji Nuur oo igu yidhi qori dab leh isagana waligay ilaawi mayo, Xildhibaan Dhugad-kii I aflagaadeeyeyna weligay ilaawi mayo. S: Wasiir, dadka qaarkii waxay kuu yaqaaneen siyaasi da' yar oo firfircoon ooh an kursi ku jiro, hadda damacii Madaxtinnimada ma halkaas ayaad kaga hadhay.? J: Adeer, Maya...kama hadhin, weligayna ka hadhi mayo, laakiin waxaan ku jira falsafadda loo yaqaano gabbasho siyaasadeed, ammaantan faraha badan ee aan Axmed Siilaanyo u jeedinayaa ma aha mid uurka aan ku hayo, waase mid aan ku afgobaadsanayo, Mashqac-geliyoow aniga iyo Axmed-ba waxaanu ognahay inaanu kala iibsanay Digo iyo Dambas....waraysigaas oo ah mid aad u xiiso badan, hasayeeshee noo suurtogeli wayday inaanu caawa idiin soo gudbino cillad farsamo awgeed. La soco cadadkiisa dambe.....
-
President Siilaanyo Nominate New Regional Governors
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
AfricaOwn, :cool: anigu waan iska oga ina la badalayn governorkan since he did alot of good things for gobolka sanaag in the past years. -
President Siilaanyo Nominate New Regional Governors
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
good to see Cali Cabdi Hurreh is renamed as sanaag governor. :cool: -
Nassir, is it true sheikh atam's father was the founder of galgala?
-
Nassir, indeed that is a clear propagenda, Jama Ali Jama was a friend of Abdiqasim Salad Hassan - TNG leader - 2000-2004 and it had nothing to do with al-itihad.
-
Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Libaahe*: A_Khadar, somebody said the pland troops fighting with Atam's group and the 1's who burned the galgala farms are mainly from Gen.Abdisamad Ali Shire's lineage any truth to that? Last time I checked the P/L Daraawish army consisted by all residents united with the state. If the burning farms news has any truth, it is the responsibility of all including the ones from galgala itself who are siding with p/l gov. Having said that, I am pretty sure and you aware of this since you twisted over to p/l the fact of that the s/l army is division by the habar habar and other clans specifically those in the Sool front and they had clashes among them in multiple times. Is that so? gartay + somaliland army force never had clashes within themselfs starting from the capture of las anod, unless your talking about some soldiers who committed friendly fires & treasons.
-
So all this wars is about the oils in calamdow basins and other resources, interesting, so much for a family they can't even share the states resources.
-
^^^^ Why do you always post weird videos which are not even related to the topic horta?
-
Interesting Development.
-
mielmi, what blog sxb? and if your interested in some history and background about erigavo here it is. Erigavo
-
A_Khadar,xakltoosiiye has a american passport why do you call him your leader then?
-
He already had a french passport, and a couple of houses in france, there is no need for him to seek political asylum, his in dubai at the moment with his family.
-
Zubeeda Ubah Asiya Anisa Ixsan
-
good advice Sayid*Somal , ramadan kariim aswell.
-
Mintid Farayar, indeed faroole has seen it was easier to pick on an easier target ( galgala ) rather than the piracy problem, or the security problem in galckayo & the fake money that landed in the airport.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: libaahe war maha jabka galgala ka socda bey ku qarinayaan lol no wonder duke was calaacaling all day.
-
lol pirateskii haada awdal bii isku dhadhajiinayan? what happened to sool & sanaag waad ka samiirteen somaha.
-
Xaji_Xunjuf, not just cawil eeda isaga kaliya malahayn.
-
Time for Kenya Ethiopia to recognize Somaliland independence
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Interesting article.