Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Gallad, maxa ku dhacay the alliance of walaalaha galgaduud and the days of drinking spartimo in Kismaayo beach horta. (just a question)
  2. The guy in the picture is not even keyse cabdi yusuf wa ali sabarey lol, interesting interview nevertheless.
  3. C/Raxmaan Maxamed Maxamuud oo maalmihii ugu dambeeyey joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sida lugu baahiyey warbaahinta Itoobiya wuxuu la kulmay wasiirada arrimaha amniga, gaashaandhiga & dibadda ee dawladda Itoobiya oo uga yeertay magaalada Garoowe. Faroole oo ay la socdaan xubnno ka soo jeeda Puntland oo ka tirsanaa maamulkiisa ayaa kala hadlay dhinacyada ay la kulmayeen dagaallada ka bilowday Waqooyi Bari Soomaaliya & taageerada ay rabaan. Warqad qoraal ah oo la gaarsiiyey Raysalwasaaraha Itoobiya, kana tagtay dhinaca Puntland ayaa lugu xaqiijiyey in uu Faroole codsaday ciidan ka badan 2000 oo Askari kuwaas oo uu sheegay in ay wax ka qabanayaan amaanka Boosaaso & la-dagaalanka waxa ugu yeeray argagixisada caalamiga ah. Qoraalka waxaa kaloo la raaciyey in ay Puntland ubaahan tahay in ka badan 50 sarkaal oo ah tababarayaal ka shaqeeya oo kaliya dhallinyarada la keenayo sidii loo siin lahaa tababarro kala gedisan, waxaana sidoo kale lugu qoray bayaankaas in ay u baahan tahay Puntland hub xoog leh oo lugu qalabeeyo ciidamada kala geddisan. Faroole oo ka dhowrayay saaxiibkiis Meles Zanewi jawaab wanaagsan ayaa kala kulmay waji gabax markii ay Itoobiya diidday in ay ciidamadeeda galiso Soomaaliya gaar ahaana deegannada Buuraleyda ah ee Bari. Warar hoosaadyo aad ugu dhaw Faroole ayaa xaqiijinaya in ay Itoobiya diidday in ay ciidan nooc kasta oo uu yahay ay udirto deegaannada Puntland. Dhanka tababarada ayaa loo ogolaaday in uu soo dirsado 750 Askari kuwaas oo la siin doono tababarro kooban balse waxa ay diidday Itoobiya in gudaha Puntland uu tago askari udhashay dalkeeda. XIGASHO somali midnimo
  4. Cutub katirsan sarakisha cidamda S/LAND oo manta kaso qalanjabiyay jamacad millatary oo kutala wadanka ethiopia iyo sarkalka ugu sareya Ethiopa oo calanka S/LAND qorta usudhan yahay.
  5. University World News Sunday, September 05, 2010 Struggling to rebuild its infrastructure after years of civil war with Somalia, Somaliland saw its first university inaugurated in 1998 and has been steadily building its higher education system ever since. While significant challenges remain, higher education is booming as each year thousands of school-leavers pin their hopes on the country's universities and colleges. By 1991 the infrastructure of Somaliland, on the eastern horn of Africa along the Red Sea, had been completely destroyed by 10 years of armed struggle with its eastern neighbour Somalia. When the central government of that country collapsed in the same year, Somaliland broke away and re-established itself as a de facto independent republic (although its independent statehood remains unrecognised by Somalia and the international community). With Somaliland's education system obliterated by war and anarchy, the country set about rebuilding and restoring. Primary schools were given first priority, but seven years into this phase of its independence Somaliland's higher education system came back to life with the inauguration in November 1998 of Amoud University - the country's first post-war institution of higher learning. There followed rapid growth in the number of universities and colleges, driven by increasing student demand for higher education. Currently there are several colleges and more than 10 universities in Somaliland (each of the country's six governorates has at least one university). In terms of being able to offer higher education, this is a good starting point for a country with a population of 3.5 million people. The leading universities are Amoud University in the west, Hargeisa University in the capital Hargeisa, and Burao University established in 2004 in Somaliland's second-biggest city. These three universities' student population now exceeds 9,000, with high attendance by female students. The first medical doctors to be trained on Somaliland soil graduated in August 2007 from Amoud University. Many of the universities are affiliated with foreign universities and examination bodies. For example, medical students at Amoud University sit for exams from England, while some of the universities receive visiting professors from foreign universities. Admas University College (established in 1998 in Ethiopia and in 2006 in Somaliland) is regarded as the most notable of the foreign universities with a campus in Somaliland. The Ethiopian ministry of education recently accredited the institution's certificate, diploma and degree programmes. Somaliland's universities offer vocational programmes, distance education and undergraduate degrees in diverse disciplines, but no postgraduate studies. This lack is probably due to the limited resources, including funds, of Somaliland's higher education system. Most of the universities have been built with support from the people of Somaliland - whether within the country or in the diaspora - without significant foreign aid. With a new government in power since July this year after free and fair elections, the country is more committed than ever to identifying funding solutions. For, despite the growth and improvements in the higher education system, there remain myriad challenges, including limited resources, insufficient teacher and lecturer training, and low funding levels. Among the biggest problems remains the country's lack of international recognition, which serves as a barrier to investment in higher education. Generally, Somaliland's universities offer students a range of qualifications, and have the basic requirements in place for teaching and learning, although capacity and quality are sometimes low. For example, while universities offer students free internet and library access, libraries are for the most part short of books, reference and other educational material. Over the past few years a number of organisations, including the African Education Trust and the European Union, have donated books and educational material to some universities, although such donations have usually fallen short in terms of the need. Universities in Somaliland grant neither loans nor scholarships to students, and given widespread unemployment students are not able to get part-time jobs. Nonetheless, they manage to obtain the necessary fees. Students are also not provided with residence facilities, although some universities are planning to move to the city outskirts and provide student housing. Community engagement is emphasised, and students are expected to participate in offering HIV-Aids awareness, health care and conflict resolution programmes to communities. Printable version Email to a friend Comment on this article Disclaimer: All reader responses posted on this site are those of the reader ONLY and NOT those of University World News or Higher Education Web Publishing, their associated trademarks, websites and services. University World News or Higher Education Web Publishing does not necessarily endorse, support, sanction, encourage, verify or agree with any comments, opinions or statements or other content provided by readers. Source: University World News
  6. Faroole Oo Itoobiya Kala Soo Tashanaya Dagaalada Ka Socda Buuralayda Galgala Boosaaso(Jidbaale.com) madaxweynaha maamulka goboleedka Waqooyi bari(Ex-Puntland) wuxuu safar kediso ah ugu kicitimay itoobiya, siday noo sheegeen ilo lagu kalsoon yahay safarka faroole waxay ku sheegeen inuu yahay mid uu gargaar saanad malatari ku weydiisanayo dawlada Itoobiya, maadaama uu ku daba dheeraaday dagaalkii kaga socday buuralayda Galgala. Faroole iyo kooxdiisa oo dhawaan dagaal qadhaadh la galay sheikh Maxamed Siciid Atam isagu ku sugnaa deegaanada galgala, waxay ciidamada maamul goboleedka waqooyi bari kala kulmay jab weyn oo aysan filanaynin, arrintaasina waxay soo dadajisay sidii uu garab uga heli lahaa dawlada Itoobiya. Faroole waxaa kale oo uu u aaday itoobiya isagoo doonaya inuu ka faa’iidaysto xurgufta siyaasadeed ee soo kala dhex gashay dawlada itoobiya iyo maamulka jabhada SNM oo ay dhawaan isku maandhaafeen arrimo la xidhiidha talo ay u soo jeedisay dawlada itoobiya oo tidhi maamulka ka saar kooxo ay ugu yeedhay inay xag jir yihiin.
  7. Hargeysa & Somaliland is his hometown he should be welcomed, regardless of his past politics.
  8. ^^^^Thankful is not supporting sland, his just being impartial when it comes to the SSC-Somaliland issue, the sameway the somalilander Solers are impartial when it comes to the galgala-puntland issue. Inconclusion at the end of the day it's in the interest of both Somaliland & Puntland, that those issues are sorted out as quick as possible.
  9. Originally posted by Jacaylbaro: Dee shaqo keleba ma hayaan ,,, way isku garaacayaanuun habeen iyo maalin ,,,
  10. ^^^ so you want the somaliland forces to go on the offensive on the innocent people of SSC just like puntland did with galgala which is actually a different issue?
  11. Thankful, are you pretending or something? those who have done the crime will hopefully be caught soon as possible as they fled the site the sameway those who bombed the Sland sarkaal a couple of months ago were caught and sentenced to life in prison in mandheera and some faced executions.
  12. Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inaan Wax Khilaaf Ahi Ka Dhaxaynin Itoobiya, Xidhiidh Ka Xumaadayna Jirin. Hargeysa(Ramaas) Aug.30, 2010 - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Yoonis Cawaale, ayaa markii u horreysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya labada dal ee Itoobiya iyo Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya inuu xumaaday xidhiidhka u dhexeeya labadaas waddan. Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda oo shalay u warrameyey Telafishanka Caalamiga ah ee Universal, waxa uu tilmaamay in Siyaasadda Xukuumadda cusubi ay ku salaysan tahay in kor loo qaado xidhiidhka Dalalka Jaarka ah, islamarkaana sidii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Siilaanyo hore u sheegay la xoojinayo xidhiidhada ay Xukuumaddiisu la yeelanayo wadamada caalamka. Wasiir ku-xigeenka ammuuraha dibadda Somaliland oo si taxaddir leh uga hadlayey arrinta xidhiidhka Somalialnd iyo Ethiopia, waxa uu ku eedeyey Xukuumaddii hore ee uu hoggaaminayey Md. Daahir Rayale Kaahin iyo Masuuliyiinta Xisbiga UDUB inay isticmaaleen xilligii uu socday tartankii ololaha doorashada madaxtooyada Somaliland hadallo ay ku eedeyn jireen Saarakiil ka tirsan Xisbiga Kulmiye, inay ka tirsan yihiin Ururro xag-jir ah, hadaladaasina laga yaabo inay dalalka qaarkood keydsadeen ama u qaateen warar rasmi ah, balse ay ahaayeen weedho siyaasadeed oo aan ku habboonayn inay ka soo baxaan Madax ka tirsan Xukuumaddii hore. Wasiir ku-xigeenku waxa uu xusay inay lagama maarman tahay ilaalinta xidhiidhka ganacsi, siyaasadeed iyo nabad-galyo korna loo qaado iskaashiga ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, isaga oo tusaale u soo qaatay wakhti uu Wasiir ka tirsan dawladda Itoobiya uu caalamka ku canaantay in aan dawladda Somaliland laga taageerin sidii ay ula dagaallami lahayd kooxaha xag-jirka ah iyo Budhcad-badeedda Soomaalida, balse ay dawladda Somaliland iskeed dedaal ugu gashay ka hor-tagga dhibaatooyinkaasi. Sidaa darted, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Yoonis Cawaale, waxa uu tilmaamay in mar kastaba loo baahanyahay in labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya ka wada shaqeeyan danahooda iyo sii wanaajinta xidhiidhkooda. Si kastaba ha ahaatee, toddobaadkii ugu danbeeyey waxa isa soo tarayey warar sheegaya inuu xumaaday xidhiidhkii siyaasadeed ee Somaliland iyo Ethiopia, hase ahaatee, hadal hayn iyo mala-awaal mooyee aan la helin warar rasmi ah oo xaqiijinaya hadal-haynta xidhiidhka labada dal. Hargeysastar
  13. Land_Soldier, i think you will find that full time somalilanders have the right to question the somalilandnimo of "part time somalilanders".
  14. I agree with AfricaOwn stop embarrassing yourself and trying to make enemies in two fronts, we currently sympathize with the makhiir communities plight in galgala.
  15. Originally posted by General Duke: Libaahe, do you think these men will resign and what will Siilanyu do in that event? I don't think they will resign, even if they do siilaanyo will replace them with another 1's hailing from the same area the ministers are from , simple.
  16. Gallad , i would love to promote unity of sland however speaking the reality on the ground is another thing.
  17. Xaji_Xunjuf, we are not talking about sanaag as a whole though, if you read the news it's actually about eastern sanaag, iyo some parts of sool, wa intas uun waxa qayliinaya don't let Land_Soldier's misleading title confuse you, other than that las anod seem to be happy under sland .
  18. The Zack, it's called being fair and giving everybody their deserved share of the stake.
  19. General Duke, for the moment being yes Awdal is more important than Eastern Sanaag/Sool, the awdal community are big part of somaliland they took part of the creation of the nation and even stepped up to bring peace between the warring factions of the SNM in the sheekh conference, borama conference and many more, otherwise somaliland would have became the next mogadishu nonstop war plagued by lawlessness and destruction, we can safely say the awdal community care about our well being unlike some people who would love to see us butcher each other .
  20. Isn't little what they deserve? considering the fact atleast more than 40% are aligned to other groups SSC/Pland? Lets analysis this, Awdal community - 3 Ministers Eastern Sanaag/ Sool - 3 Ministers however the difference is Awdal was given better positions such as justice minister, head of police, VP, and many more considering the fact all their lands are under somaliland and they are more pro somalilanders. Now you understand the reason i said the Goldogob - Mudug community who are full puntlanders should be given the VP instead of "part time puntlanders"
  21. ^^^^ Here is a map, all those areas under somaliland control fully can be considered as full somalilanders, the other non sland controlled areas can be considered aligned with SSC& Pland. Somaliland - 2010