Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Couldn't you atleast make it more proffesional like afisoone's videos, ps. Xaage lagaga keenaya the supposed wife, qardho miyaa.
  2. Cowke, give pres.elect siilaanyo a break he has been elected just today and you want him to comment on some skirmishes going on in bari? he has other things to worry about such as somaliland's own internal security and how to combat the nabadiids located in buhoodle fully, naming the cabinet etc.
  3. Cowke are you saying puntlanders are behind the shutting down of galgalanews?
  4. Cowke, are you not going to congrulate the new president?
  5. This is Sanaag celebrating 18th may what are you going to do now?
  6. Somalilandiid/Terrorists/Nabadiids are not welcomed in somaliland nor it's regions. :rolleyes:
  7. There is no militants in Sanaag so keep your twisted terrorist agendas of sanaag.
  8. ^^^^^ Xiinfaniin is not GeneralDuke, his the 1 who uses the word secessionist the most.
  9. General Duke, I wish puntland a good luck on defeating al shabab, i was never a fan of al shabab to begin with anyway.
  10. Will Nassir's Support make any difference and save faroole from al shabab :confused:
  11. Qudhac, wa siida somaliland must be ready if the clashes spill over and Terrorist Atam will be caught in the middle, but looks like the clashes are spilling further to bari rather then sanaag.
  12. Cowke, I don't know your issues with the map is? it clearly shows badhan aka makhiir is disputed.
  13. Dagaal Ka Dhex Qarxay Ciidamada Maamulka Puntland Iyo Wadaadkii Dhawaan Kaga Dhawaaqay Degaanka Galgal Maamul Hoos Yimaada Alshabaab + Qarax Boosaaso Ka Dhacay. Boosaaso(Ramaas) July 26, 2010 - Dagaalo geystay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka ka dhacay Buuraleyda Galgala iyo Karin ee gobolada Sanaag iyo Bari halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada maamulka Puntland iyo kooxo hubaysan. Dagaaladan oo geytay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka ka kala dhacay deegaanada Galgala iyo Karin, waxaana ay u dhaxeeyaan Ciidamada PIS-ta maamulka Puntland iyo kuwa uu hogaaminayo Max’ed Saciid Atam oo la sheegay in uu xadhiidh la leeyahay ururka Al Shabaab. Ciidanka uu hogaamiyo Max’ed Saciid Atam ayaa la sheegay inay weerar ku soo qaadeen deegaanka Karin, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland, waxaana la sheegay in halkaa ay ku dileen in ka badan 4 qof oo isugu jira ciidamada Puntland iyo dadka deegaanka. Sidoo kale deegaanka Galgala ee gobolka sanaag ayaa iyana la sheegay in uu ka dhacay dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Max’ed Saciid Atam iyadoo aan la ogeyn khasaaraha halkaai ka dhacay, hase ahaatee dadka deegaanka ayaa laga xaqiijiyey in hubka noocyadiisa kala duwan ay isku adeegsadeen ciidamadaasi. Wararka laga helayo goobaha dagaalka ayaa sheegaya in dagaalka lagula kala wareegay gaadiid dagaal iyo saanad militari oo ay lahaayeen dhinacyada dagaalamaya, inkastoo wali aanay jirin cid si dhab ah u sheegatay in gacanta ay ku dhigtay saanada militari. Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ee dagaalka ka dhashay, hase ahaatee, waxaa ay dagaaladaani cabsi iyo welwel fara badan ku abuureen dadka ku nool Buuraleyda Galgala iyo Karin oo ah goobaha ay isku horfadhiyaan ciidamadani. Dhinaca kale, Waxaa qarax uu ka dhacay Xaafada New Boosaaso ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari iyadoo aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay qaraxaasi.
  14. Koora-Tuunshe,Anigu Inferior waxan uu aqaana nin guriigisi uu ku dhashay an tagi karin, oo garowe iyo melahas iska yaala.
  15. Chief_Aaqil, that was not my point, obvisiouly my point was his overall credentials and career, i always knew he couldn't go to erigavo laakinse man ogayn inu erigavo ku dhashay.
  16. Musaveni Oo Yidhi Somaliya Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona Waxa Ka Jira Waa Dowlad Magac Ah Oo Taag Daran. Kampala(Ramaas) July 25, 2010 - Shirka Madaxda qaaradda Afrika ee ka socda Magaalo Madaxda dalka Ugandha ee Kampala ayaa furitaankisii waxaa hadallo ka jeediyay M/weynaha Ugandha Yuweeri Musaveni oo ka hadlay Argagixisada Alshabaab ee Somalia ku sugan, kuwaas oo halis ku haya Mandaqada geeska Africa. Masuuliyiinta halkan fadhiya waxaan u sheegayaa sidan "In Soomaaliya aan loo deyn karin ururada argigixasada ee caalamka iska soo uruursadey, loona baahan yahay in aan qaadno talaabo deg-deg ah oo aan kaga nadiifinayno sharwadayaasha iska soo abaabulay bariga dhexe". Madexweyne Musaveni waxa uu yidhi "Somalia waxaa jooga dawlad kala qeybsan oo aad u taag daran, Soomaalidana kama heyno dad wadaniyiin ah oo aan taageera, kuwas oo sameeya ururo dib uga xoreeya Alqaacida dalka soomaaliya". Masuuliyiinta kale ee shirka lagu marti qaaday waxaa kamid ahaa Raisul wasaarihii hore dalka Britain Gordan Brown oo shalay khudbad horudhac ka jeediyay taas oo ku sheegay in uu soo marti qaaday saaxiibkii Males Zenaawi Raisul Wasaaraha Ethiopia oo uu sheegay inay wada qabteen hawlo badan oo Africa iyo caalamka waxtar u leh, walina uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo. " Qarnigii 20aad ee tagay dadka Afrikaanku waxay ku faani jireen, waxaan jabinay oo aan ka xorownay gumaystihii reer Yurub ee xooga badnaa, waxaan nahay geesiyaal leh halyeeyo. Laakiin maanta waxaa looga baahan yahay in ay hormuud u noqdaan arimaha horumarka caalamka oo uu qaranigaan 21aad noqdo kii Afrika hogaanka aduunka ay qaban laheyd" sidaas waxaa yiri Gordon Brown Sidoo kale waxaa joogo shirka wafti ballaran oo uu hogaaminiyo Eric Holder oo ah Qareenka Guud ee Dalka Maraykanka iyo xubno sarsare oo Sirdoonka ah iyo Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dawladda Mareykanka iyo waliba EU. Maanta ayaa lafilayaa in shirka laga soo saaro go,aano degdeg ah oo khuseeya sidii xal loogu heli lahaa dalka Somalia ee dagaaladu aafeeyeen.
  17. LayZie G., Siad bare AUN horta is a dead man and it's not necessary digging up his bad deeds(especially when his dead) so i will let that one slide for now.
  18. Thankful, NSS or no NSS, Riyaale is a great son of somaliland which his legacy will always be remembered as the third president of somaliland and promoted democracy nothing compared to faroole the pirate chief. :cool: you can scream as much as you like NSS, but it won't destroy the reputation of Mudane Riyaale nor change landers perspective of him.
  19. LayZie G., Peaceful & Democratic elections is something to be proud of since it shows the world somaliland is a civilised nation who are more then capable of sorting out their inner problems unlike some people who go around circles butchering each other like in a zoo.
  20. We are in 2010 my friend, if we compare past things maybe riyaale might be worse, laakinse today speaking faroole is just a joke, while riyaale will be remembered as the great president of somaliland, and 1 of the few in africa to step down peacefully in a democratic way, while what will faroole be remembered as ? the president who called other somalis non somalis, the president who teared puntland apart, the president who failed puntland's central security, need i say more?
  21. Bring Proof Riyaale murdered anyone? riyaale is as innocent as faroole if not more, however riyaale is a political genius compared to faroole who is tearing the same dear puntland you love into pieces, while riyaale left behind a big legacy in somaliland which will he be remembered as the 1 of the only few presidents in africa to step down peacefully.
  22. Being an officer is obvisiouly more of a decent job than being a taxi driver wandering in the streets of australia looking for your next customer , back to the topic though i know you love riyaale very much but this is about Gen ilkojir.
  23. Interesting you learn something new everyday, Ileen Ilkojir was born in erigavo, the same erigavo he can't visit, overall impressive credentials he is surely better qualified than Faroole the former taxi driver.