-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
SSC beggers need to stop accusing Dahabshiil of non existence crimes. Illahay ba successful ka dhiigay. Don't hate just because his company is successful. Majority of sane somalis will continue to use this company despite your crocodile qabilist tears.
-
War wuxu calaacal badana lol. If you don't want to use dahabshiil ya kugu qasbaya?
-
Oil in Guduubi other parts in Oodweyne - Somaliland
Saalax replied to Siciid1986's topic in Politics
"California has thousands of naturally occurring seeps. Much of the petroleum discovered in California during the 19th century was from observations of seeps.[24] The world's largest natural oil seepage is Coal Oil Point in the Santa Barbara Channel, California. Three of the better known tar seep locations in California are McKittrick Tar Pits, [25] Carpinteria Tar Pits and the La Brea Tar Pits.[26] At Kern River Oil Field, there are no active seeps. However, oil stained formations in outcrop remain from previously active seeps." -
Oil in Guduubi other parts in Oodweyne - Somaliland
Saalax replied to Siciid1986's topic in Politics
Mashallah good stuff. -
Hargaysa: Warlord Siilaanyo Commits Genocide in Somalia's SSC Districts
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
^^^ We don't need a criminal pirate terrorist supporting Shangole to believe us. -
http://www.hadhwanaagnews.com/
-
Dhisme Cusub oo Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo laga Hirgaliyey Ceerigaabo CEERIGAABO:Agaasimaha wasaarada xanaanada xoolaha somaliland ayaa shalay xadhiga ka jaray dhisme cusub oo ay yeelatay wasaarada xanaanada xoolaha ee gobolka sanaag taasoo ay maal galisay hay´ada Terra nouva, Burco(HWN)Munaasubad balaadhan oo lagu qabta hoolka shirarka ee wasaarada xanaanada xoolaha gobolka sanaag ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha guud wasaarada xanaanada xoolaha Maayirka degmada Isuduwayaasah wasaaradaha xanaada xoolaha, deegaanaka iyo horumarinta duurjoogta ee gobolka iyo marti sharaf kale . CEERIGAABO:Agaasimaha wasaarada xanaanada xoolaha somaliland ayaa shalay xadhiga ka jaray dhisme cusub oo ay yeelatay wasaarada xanaanada xoolaha ee gobolka sanaag taasoo ay maal galisay hay´ada Terra nouva, Burco(HWN)Munaasubad balaadhan oo lagu qabta hoolka shirarka ee wasaarada xanaanada xoolaha gobolka sanaag ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha guud wasaarada xanaanada xoolaha Maayirka degmada Isuduwayaasah wasaaradaha xanaada xoolaha, deegaanaka iyo horumarinta duurjoogta ee gobolka iyo marti sharaf kale . Waxaana ugu horayn madashaasi ka hadlay isuduwaha wasaarada xanaanada xoolaha ee gobolka sanaag ismaaciil saalaxa cabdi oo ugu horayn u mahad naqay hay’ada Terra nouva dhismahan ay udhistay waxaana uu xusay inay ka *****lidoonto baahi badan oo looqabay waxaana uu sidoo kale u mahad celiyey maayirka degmada oo uu sheegay inuu la shaqeeyo. Waxaa isna madashaasi ka hadlay masuul ka socday hay’ada terra nouva maxamed xasan garas oo sheegay inay gobolada bari ka hirgalueen mashaariicadan oo kale inta ka dhimana ay *****li doonaa Waxaa isan halkaasi ka hadlay Maayir Ismaaciil xaaji noor oo ayaa isna dhankiisa u mahadnaqay hay’ada terra nouva oo dhismahan bixi say waxaana uu sheegay in gobolka sanaag uu yahay ka ugu baaxada weyn gobolada dalka loona baahan yahay sidii loo hor marin lahaa. Ugu danbayntii waxaa madashaa soo afmeeray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaah ee Somaliland Dr maxamed axmed Cagaweyne ayaa ugu horayn u mahad naqay shacabka gobolka sanaag sid amaanta leh ee ay uga qayqaateen horumarka gobolkooda wasaarada xanaanada xooluhuna waxay xooga saaraysaa gobolka sanaag ,Munaasibadan ayaa ku soo gabogabowda jawi farxadeed..
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Ciidamada Somaliland Ay Galeen Xusuuq Wakhtigii U Socday Dagaalkii Kalshaale. Hargeysa (Ramaas) Mar.24, 2011 - Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi (Saylici), ayaa beeniyay in ciidamada qaranka Somaliland ay galeen xusuuq ka dhan ah xuquuqda aadamaha oo loo gaystay dad shacab ah intii uu socday dagaalkii deegaanka Kalshaale ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada kooxda falaagada ah ee SSC. Md Saylici waxa uu sheegay in aanay jirin wax xasuuq ah oo ay galeen ciidamada Somaliland muddadii u socday dagaalkii Kalshaale, laakiin ay ciidamadu iska difaacayeen wareero ay ku soo qaadeen kooxda nabad-diidka ahi, isla markaana aanay suurta gal ahayn in xasuuq loo gaysto qayb ka mida shacabka Somaliland. Waxaana uu yidhi isaga oo arrintaas ka hadlaya “ Ma qabo in cidi xasuuq samayn karto qarnigan 21-aad mana jirto wax xasuuq ah oo dawlada Somaliland gaysatay nabada ayaana u dana cid walba ummada reer Somaliland cid la xasuuqayo ma jirto waxa ummada Somaliland kan Buhoodle jooga ka jooga Laascaanood iyo jooga Lawya-cadaba nabad ayay dani ugu jirtaa” Waxa kale uu Madaxweye ku xigeenku ka hadlay furashada ururada siyaasada, isaga oo sheegay in ay tixgalin doonaan natiijada rayi ururinta la filayo in ay sameeyaan guddida ka soo talo bixinta furashada ururada Siyaasadu.
-
Somaliland coastal guards arrest pirates from pirateland
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Good job Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Somaliland. -
^^ True say.
-
There is no such thing as Villa Morgan.
-
Women with bad manners.
-
Naxar Nugaaleed is that really a serious question? The so called building of Morgan was destroyed by SNM madfac long ago. This is a new building different from the 1 that got hit by suicide car bombing in 2008 (Riyaale's headquarters).