Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Mid kamid ah Gaadiidka Ciidanka Ilaaladii Kornayl Cali Sabaray ayaa Maanta Galinkii Danbe loola galay Maamulka Hargaysa oo Gaadhigaasi ay Jiidaha Hore kala baxsadeen Qaarkamid ah Ilaalada Kornayl Cali Sababaray oo iyagu u talaabay DHinaca Tuulada yar ee Qorulugud. Riix Kana Daawo Wararka WidhWidh Online Markii ay halkaasi gaadheen ayaa Gaadhigaasi Waxa kala Wareegay Beesha ********** oo Ciidamo halkaasi u joogaan Waxa Raggii Gaadhigaasi dhacay loo taxaabay Dhinaca Xabsiga Magaalada Burco . Wararka aanu ka Helayno Buuhoodle ayaana intaasi ku daraya in Cali sabaray ay ku soo badanaysay Habacsanaan Xoogan oo kala daad sanaa dhinaca Maamulka ah iyo Ciidamada oo aan la siin Wax dhaqaalo ah taasina keentay inay jabhada SMNTA U Talaabaan. http://www.radiowidhwidh.com/widhwidhnew/Radio/2011/04/gaadhi-kamid-ah-tignikada-ssc-oo-maamulka-hargaysa-loola-galay/
  2. Xaaji Xunjuf;707846 wrote: Good stuff mashallah Indeed mashallah. Well done Somaliland community of Sweden.
  3. Haye ma aabahay ba hadaana uso dhiigatay who is not even a SOL member? i am sorry to inform young lady but his a happily married man.
  4. Jaaliyada Somaliland ee Sweden oo Maanta Deeq Soo Gaadhsiiyay Dadka Abaaraysan ee Gobolka Togdheer http://oodweynenews.com/news/60983-halkan-ka-daawo-haweenka-jaaliyada-somaliland-ee-sweden-oo-maanta-deeq-soo-gaadhsiiyay-dadka-abaaraysan-ee-gobolka-togdheer.html
  5. ^^^ I didn't know you was a supporter of Refuuge Abdulahi yusuf's (Supporters). The same man who invited thousands of ethiopians to Mogadishu.
  6. Xaaji Xunjuf;707819 wrote: ;) Mengistu might think look what My Junior General gabre did to my Former pet :D
  7. Poor duke is upset. I'd rather have a somali arrest me than a habashi that is more humialiating and history will always be there how your uncle and his followers got humialiated in ethiopian jails. And how the poor Abdillahi yusuf was lastly slapped by General Gabre in his last episode of warlordism. Press TV – Ethiopian General Gabre has slapped Somalia’s interim President Abdullahi Yusuf Ahmed twice on the face, officials say. The row between President Yusuf Ahmed and Gen. Heard started after the president accused the army general of disobeying the orders given by the Somali government, a Somali official, speaking on condition of anonymity, told the Press TV correspondent in Mogadishu. Irked by the Somali President’s remarks, who accused the Ethiopian troops of firing artillery at the Presidential Palace and the government bases, the army general slapped the Somali president on the face. The angry general then swore that he would kill the president and left the room. Following the quarrel, the president called Amison peace keeping troops for security. There is speculation that a conflict could arise between the African Union Mission in Somalia (Amison) and Ethiopian troops. Gen. Gabre has his supporters in the government, including Mogadishu Mayor Mohamed Omar Habeeb and head of the security agency Mohamed Warsamme Darwiish.
  8. ^^^ Well atleast they were never jailed by a habashi. How humialiating your refuuge uncle and his fellowers were jailed for over 5 years in lice infested ethiopian prisons. "Colonel Mengistu arrested Warlord stooge Abdullahi Yusuf Ahmed and several of his key aides and held them in jail until the end of Colonel Mengistu's regime"
  9. Xaaji Xunjuf;707803 wrote: ;) Their leader was jailed by the Ethiopians and the rest of the SSDF boys raised the white flag and singed Aaabe Siyaadow Na cafi Radio Mogadisho ba laga sii dayey i remember like it was yesterday.Typical ssdf weakeling "Colonel Mengistu arrested Colonel Abdullahi Yusuf Ahmed and several of his key aides and held them in jail until the end of Colonel Mengistu's regime"
  10. Garaase: Tuulooyinkayagii haraad baa loogu bakhtiyey Buuhoodlana biyaan u wadaa!!!! London (allssc.com) march 31/2011 Ilaa iyo intii ay soo shaac baxdey in soomalida shikoodii ugu dambeeyey ee lagu dhisayo dawlad aan kumeelgaadh aheyn oo rasmiya, ayaa reerkii xukun jaceylku dar-derey ay u soo tafaxeyteen min maamul ilaa Isimadoodii dhaqanka sidii *********** loo afduuban lahaa oo jeebka loogu ridan lahaa sidii ay sameeyey wakhtigii C/laahi Yuusuf 2005kii, xiligaa oo niman garaado sheeganayey intuu lacag siiyey ay ku wareejiyeenwax walba *********** xaq shirkaa ugu lahaa, xitaa isagu inuu *********** xildhibaanadiisii u xulo una qeybiyo, markii dambana ay wiilal curduna (ciidamo) miyi iyo magaalaba ugu soo gureen dhamaan dhulka SSC, markii dambana lugu gunaanadey safarkii qaar ka mida isimada loogu kaxeeyey Itoobiya ee caanka ahaa ee wasiirka arimaha dibada mr. Mousfin Hortiisa uu cade kaga saxeexey isimadii in aysan Puntland xakameyn karin mucaaradka kasoo gala itoobiya (ONLF) dhinaca gobolka sool (warkani waa war been ahoo ka dambeeyey heshiiskii cade muuse iyo riyaale, Boqor Buurmadowna dhexdhexaadiyaha ka ahaa kana dhacey Ceelafweyn si SSDF ugu wareejiso caro *********** SNM) sidaa daraadeed in soomaliland kaantoroosho xuduudaa, inta dawlada C/laahi yuusuf ay sal dhiganeyso. Hadaba maanta ma rumeysan karaa in garaase oo tuulooyinkii uu ku dhashey biyo la’aan loogu bakhtinayo (halkan ka akhri wararka warbaahintooda) http://horseedmedia.net/2009/09/08/hooyo-iyo-caruur-ay-dhashay-oo-u-dhintay-biyo-la%E2%80%99aan-degmadda-xaafuun/ inuu ina yidhaaho buuhoodle oo alle ku maneystey labo ceel oo riig saaranyahay, iyo Ceelal tiro beeley oo macmala. Halkan ka dhegeyso beenta garaase BBCda ka sheegey Cuqaasha buuhoodle oo ka hadleysa: http://www.xargaga.net/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=4851 Maanta hadana ma indhaha inta ina qabtaan baa Faroole iyo beeshiisu kabo ay ku socdaan oo soomaali kula gor-gortaman inaga dhigan doonaan. arintaasi ma khuseyso niman isimo sheeganaya oon wax ay calooshooda ku ridaan maahane aan garaneyn wax lakala macaashayo, ee waxey quseysaa adiga iyo aniga mustaqbeelkeena iyo kan caruurteena. Sidaa awgeed waa ineynaan ka nasan difaaca xuquuqdeena, dagaalkan maantana kii kalshaale kama yara waayo kaasu ***** dhulkeena raba inuu inaga qaaduu ahaa kana waa ********** doonaya in uu inagoo nool oo soo taagan sidii adoonta ina gato, taas ooy dhamaan tood min siyaasi ilaa madax dhaqameed u soo tafaxeyteen. Dad Qaraabo Nin Kuuxigay Hadduu Kugu Dugaagoobo, Mar’uun Baa Dafaarkaas Fakaday Dabin Ku Rooraaye, Bal Dayaay Nabsigu Waa Wixii Daaha Yuurura’e http://allssc.com/?p=7928
  11. ^^^ Not as soft as SSDF disarming themselfs and giving themselfs up to Siad bare.
  12. USC members were part of SNM before the USC was even created in 1987. And even some continued to be active and part of SNM until the 1989's. "The ******-led United Somali Congress (USC) had been set up in 1987 in Rome by some ****** who had been members of the SNM." http://books.google.co.uk/books?id=Z-8MR42dZ9YC&pg=PA19&lpg=PA19&dq=******+part+of+SNM&source=bl&ots=-FvLa5x1Ht&sig=weL1cJuN0xOPEVNh2iUvv966jYE&hl=en&ei=mdyUTfzVCMe6hAeO1p3pCA&sa=X&oi=book_result&ct=result&resnum=8&ved=0CEEQ6AEwBw#v=onepage&q&f=false
  13. isqarxis;707563 wrote: wonderful trip,well done Mr.warancade. Indeed.
  14. Abokor Omar i don't understand why you are trying to develop links with this confused people. Let them be and rot in their own traps.
  15. SSC website says. Madax dhaqameed ka Soo jeeda SSC Oo Garoowe Qaxooti ku Ahaa Mudo dheer & Maxay ka wada hadleen Wakiilka dawlada England U Fadhiya Soomaaliya Mr.Baugh. http://horufadhi.com/2011/03/31/madax-dhaqameed-ka-soo-jeeda-ssc-oo-garoowe-qaxooti-ku-ahaa-mudo-dheer-maxay-ka-wada-hadleen-wakiilka-dawlada-england-u-fadhiya-soomaaliya-mr-baugh/
  16. Abokor Omar do not disrespect our President. Why would we go to that village.
  17. Xaaji Xunjuf;707712 wrote: Anigu uun ba ka naxaya eeh looool.
  18. Waxgaradka Buuhoodle oo ka Hadlay Shirqoolka Suldaan Garaase. Cuqaal Uu Hogaaminayo Garaad Baaruud oo ay ka mid yihiin caaqil Axmed xasan xaaji cumar (Caydhboob) Caaqil Cali Xaaji Cumar Qaal{Cali Malay}. & Caaqil Sanweyne ayaa shir ku yeeshay maanta Shaxda iyagoo arimo badan ka hadlay ay ka mid ahayd in ay Shirka bisha Soo socota cariga UK. gaar Ahaan magaalada london lagu qabanyo & Shirka ka Socda nairobi April.7 ay aad u taageersan yihiin madaxda u joogta dhulkaasna ay dirsadeen waxaa kale ay ka hadleen wafti ka yimid garoowe oo magaalada la yimid waxyaalo aan loo baahnayn ay us heegeen in ay degaanka si deg deg ah uga baxaan halkan ka daawo TV caalamiga ee darwiish TV ka soo Qaaday Waxgaradka Buuhoodle halkan ka Daawo. http://horufadhi.com/2011/03/31/waxgaradka-buuhoodle-oo-ka-hadlay-shirqoolka-suldaan-garaase/
  19. Kooxdii Suldaan Garaase oo ka soo Cararay Buuhoodle Kooxdii uu Hogaaminayey Suldaan Siciid Garaase, oo shalay gaadhay Buuhoodle ayaa dib uga soo haayaamay maanta ayagoo wax natiijo ah aan kala kulmin halkaaas. Kooxdan ayaa ilaa shaly ku xanibnaa saldhiga Booliska halkaas oo ay ku ilaalinayeen maleeshiyaad uu watay Dalbac iyo ilaalada ina Faruur oo Faroole ugu magacaaban Wasiir. Xalay saqdii dhexe ayaa laga saaray saldhiga ayagoo odayaal si dhuumaalaysi ah ugu tagay kula shiray Hotel aan ka fogeyn saldhiga, waxayna saakaa isku dayeen inay dadka la hadlaan, waxayna u sheegeen inay Roob doon ka hadlayaan , haba yaraatee aysan wax siyaasad ah soo qaadi doonin, waxayna meel magaalada dhexdeeda isku dayeen in dad isku soo baxay la hadlaa, waxaase lagu bilaabay shiid iyo Foodhi. Ugu danbeyntiina magaalada ayey sidaas uga baxeen, ayagoo xataa diidey inay sugaan qadadii, oo odey ka mid ah kuwa la kulmay uu u sameeyey, waxaana la sheegay in wakhtigii qadada ay Gaalkacyo beegsadaan. Been la isugu makhraaati furay. Ka dib kacdoonkii shalay lagala hortegey ee shacabka Buuhoodle ay kaga hortageen shiqoolkaas fashilmay, ayey ilaacada BBC-da Suldana Garaase iyo Garaad Saleebaan Buraale ku ceeboobeen. Waxayna labada Madax dhaqameed isugu Makhtraati fureen in gaadhigii lagaa fara maroojiyey iyo weliba shiidkii ay kala kulmeen shacabka aysan waxba ka jirin. taasoo bulshada Soomaaliyeed iyo tan Mandaqada oo saacad saacad wararka kala socdey warbaahinta Madaxbanaan ee SSC ay af kala qaad ku noqotay. Waxaana wax lala yaabo noqotay in labo odey oo weliba Madax dhaqameed sheeganaya ay isku dayaan inay Awdaan war intaas le eg, ayagoo moog in maanta aduunku yahay Xaafada waxna aysan ku kala qarsooneyn. Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle ayaa sheegay, in magaalada Dabaaldegyo ka socdaan maadaba si buuxda looga saaray Kooxdii Faroole Buuhoodle. http://horufadhi.com/2011/03/31/kooxdii-suldaan-garaase-oo-ka-soo-cararay-buuhoodle/
  20. Liqaye the only autistics are those who keep choosing the same TFG 4.5 every once in 4 years and expecting a different result.
  21. Serves them right anyway. The international community should not get involved just leave Al shabab and TFG together to fight to the last man standing.
  22. ^^^ Our pres has already told Mahiga we don't want nor part in any of the Somalia conferences whehter in Nairobi or Congo.
  23. ^^^ "isagoo si cad ugu sheegay inaanay Somaliland marnaba ka qayb gelayn shirkaas Nayrobi iyo mid kalen toona oo dawlad loogu dhisayo Somaliya. Sida uu Geeska Afrika xogtan ku helay madaxweynuhu wuxuu sheegay inay umadda Somaliland go’aansatay inay noqoto dal ka madaxbanaan wixii la isku odhan jiray Somaliya, sidaas daraadeedna aanay suurtogal ahayn inay shirar dib u heshiisiineed oo Somaliya ah ka qayb gasho. Waxase uu Madaxweynuhu ergayga u sheegay inay Somaliland taageersantahay in xal loo helo mushkiladda Somaliya islamarkaana ay diyaar u yihiin inay tallo iyo tusaale ku biiriyaan."