Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Via sland airports. http://oodweynenews.com/news/58724-golaha-wakiilada-oo-maanta-ansixiyey-3-dollar-oo-laga-qaadayo-dadka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-ka-soo-degaya-madaarada-somaliland.html
  2. ^^^ Your piratestate's security is very fragile you only have yourself to blame.
  3. Gaalkacyo: (HWN) Deeganadaan Ka Mid ka ah Gobolka Mudu ayaa la soo Sheegayaa in ay dadkii Abaaro iyo Gaajo ugu dhimanayaan waxaana lagu soo waramaya in Haatan ay jirto Dad Gajo ugu Dhintay Tuulooyin Ka mid ah Mudug inta badan Gobolada dalka soomaaliya ayaa waxaa ka jira abaaro xoogan oo dadkii iyo Duunyadiiba ay ugu Dhimanayaan ayadoona haatan Tuulooyin kamid Gobolka Mudug ay Ku dhinteen Dad gaajo darteed ugu Geeriyooday Deegaanka Gawaan oo 25-KM Koofurta ka xigta deegaanka Camaara ayaa shalay waxaa gaajo iyo abaaro Darteed ugu Dhintay ilaa iyo 4 ruux oo mid ka mid ah ay aheyd haweenay da’ah. oo Weysay waxa ay Dhuunta Marsiiso Wax Garadka Deegaanka Camara iyo Gawaan ayaa faah faahin ka bixiyay Melaha abaaraha Xun ay kajiran ayagoona ugu baaqay in hey´adaha gargaarka ay Si Deg Deg ah wax ula soo garaan asagoona Ka codsaday Hey´adahaasi in ay Jiraan dadka ayagana abaaro Xun Heysa oo Raba in Wax lala soo Gaaro Sikastaba ha ahatee waxa wali jira dad badan oo wali heyso abaaro xun oo ugu geeriyoonaya Meelaha Baadiyaha ah waxaase Jirin hey´ada Wax gar gaar ah garsiiya Xafiiska War Qabadka Hadhwanaagnews Ee Muqdisho Wariye Xasankuuriya
  4. This is the situation of your cities daily assassinations of your officials. Puntland should be the last to talk about security. War Deg Deg ah:Gudoomiyihii Gudiga Amniga Degmada Gaalkacyo oo goordhaweyd Koox hubaysane Dishey galkacayo oo xalay nin lagu dilay Waxaa goordhawayd magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu toogtay guddoomiyihii gudiga amniga degmeda Gaalkacyo nabadoon Xuseen Cali Dude. Waxaa la cadeeyey in koox hubaysan ay daqiiqado kahor nabadoonka ku dhex toogteen magaalada bartankeeda. Ilaa iyo iminka lama sheegin sababta lagu dilay nabadoon Xuseen Cali, laakiin wuxuu dilkani qeyb ka yahay dilal isdabajoog ahaa oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay lagu ugaarsanayay odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha gobolka heer gobol iyo mid degmo.
  5. War Deg Deg ah:Gudoomiyihii Gudiga Amniga Degmada Gaalkacyo oo goordhaweyd Koox hubaysane Dishey War Deg Deg ah:Gudoomiyihii Gudiga Amniga Degmada Gaalkacyo oo goordhaweyd Koox hubaysane Dishey galkacayo oo xalay nin lagu dilay Waxaa goordhawayd magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu toogtay guddoomiyihii gudiga amniga degmeda Gaalkacyo nabadoon Xuseen Cali Dude. Waxaa la cadeeyey in koox hubaysan ay daqiiqado kahor nabadoonka ku dhex toogteen magaalada bartankeeda. Ilaa iyo iminka lama sheegin sababta lagu dilay nabadoon Xuseen Cali, laakiin wuxuu dilkani qeyb ka yahay dilal isdabajoog ahaa oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay lagu ugaarsanayay odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha gobolka heer gobol iyo mid degmo.
  6. Atleast daily assassinations are not occuring here like Bosaso or Galckayo. Hargeysa's security is tight and peaceful.
  7. Xaaladda Amaanka Ee Magaalada Hargeysa Oo Aad Loo Adkeeyay. Hargeysa (Ramaas) Mar.18, 2011 - Xaaladda amaanka caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa aad loo adkeeyay habeenadii u dambeeya, iyada oo ciimada tiro badan la dhigay wadooyinka Magaalada. Hay’adaha amniga dalka ayaa qaaday talaabooyin wax lagaga qabanayo amaanka caasimada oo ay ka dhaceen falal amni daro ah oo cabsi ku abuuray dadweynaha reer Hargeysa, waxaana heegan la galiyay ciidamada booliska oo habeenkii gaaf wareega magaalada, si ay uga qab-qabtaan kooxo budh-cad ah oo dadka wareero ku qaada wakhtiyada dambe. Ciidamadu waxa kale oo ay baadhitaan aan caadi ahayn ku samaynaan gaadiidka isaga goosha caasimada, iyada oo laga cabsi qabo in dad qaswadayaal ahi ay ku soo gabadaan, inkasta oo aan illaa hadda la sheegin cid ay gacanta ku dhigeen ciidanka boolisku, haddana waxa socda hawlgal balaadhan oo amaanka lagu sugayo. Dadweynaha ku nool magaalada Hargeysa, ayaa hore cabasho uga muujiyay tuugta ku hubaysan midiyaha iyo faashashka oo dhawaac culus u gaystay dad masaakiin ah oo aan iska difaaci karin budhcada, si kastaba ha ahaatee lama oga in ay talaabooyinka xagga amaanka ah wax lagaga qabanayaa ay sii socon doonaan iyo in kale.
  8. The Kalshaale issue has been put to bed for a while. No wonder the nabadiids are screaming.
  9. SOO MAAL;703477 wrote: Somaliland must leave alone SSC people, and Somaliland must stop its war of aggression against SSC region. People of SSC support United Somalia, and they don't want to be part of Secessionist clan entity. Somaliland-Northwest, Awdal, SSC-North Central, Maakhir, Puntland/-Northeast are all Northern Somalia/Reer Woqooyi Allah nabad haa ka dhigo SSC iyo dhamaan gobolada Somalia Somalia government should stop claiming Somaliland is part of Somalia. Since Somaliland people don't want to be part of Somalia.
  10. Somalia government should stop claiming Somaliland is part of Somalia first. Since Somaliland does not want to be part of Somalia.
  11. Somalina Sheikh dalxis is a warlord and a hypocrite who was screaming jihaad yesterday against foreigners and today crying for Ethio/Amisom help. His excellence Mujahiid Siilaanyo is a principled man.
  12. 1 man godane does not represent a people of millions so come with something better ya clannish old same General Duke.
  13. "The Puntland government said the deal had been suspended following international pressure."
  14. Xaaji Xunjuf;703213 wrote: Thursday, March 17 2011 DHAHAR---- Masuuliyiin Soomaaliland ah oo maanta qeybiyey raashin ay ugu deeqdey Laanqeyrta-Cas . Print E-mail 12 comments Dhahar (SPR): Maamulka Soomaaliland xarunta dowlada hoose ay ku leeyihiin degmada Dhahar ayaa waxaa maanta lagu qeybiyey raashin badan oo ay uga yimaaday xarunta Laanqeyrta Cas “imaratka” oo xafiiskoodu yahay magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland. Raashinkan ayaa waxaa lagu qaadayay baabuur waaweyn iyadoo loo qeybiyey magaalooyin iyo tuulooyin badaan. Raashinkan ayaa waxaa qeybinayay Taliyaha Saldhiga Sedexaad ee Somaliland Col. Muuse Jaamac Dalaf iyo duqa magaalada Dhahar Cali Kilwe. Raashin qeybinta ayaa waxaa loo sameeyey magaalooyin ka kooban 16 oo ay kamidyihiin Dhahar, Xingalool, Buraan, Baraakta Qol, Balibusle, Booda, Ceelaayo, Carmo, Af-urur, Ceel-Daahir, Shaxda, iyo kuwa kale. Col. Muuse Jaamac ayaa sheegey in raashinkan loogu deeqey maamulka Soomaaliland oo ay ugu deeqday Laanqeyrta Cas, waxaana loo qeybiyey deegaanada Somaliland oo dhan. Col. Muuse Jaamac xusey in ay uga mahad celinayaan maamulka Somaliland iyo Laanqeyrta Cas oo suura galisey. Sidoo kale waxaa goobtaasi ka Hadley Cali Kilwe oo sheegey sidoo kale in ay waqti lagu jiro ay dadku abaaro saameeyeen ay isla markaana uga mahadcelinayaan. Cali Kilwe ayaa sheegey in deegaankan uu yahay mid aad u balaadhan dadkuna ay aad ugu badanyihiin, isla markaana ay ka codsanayaan maamulka Somaliland in ay kasoo badiyaan, waxna ka qabtaan abaaraha dalka saameeyey. Excellent.
  15. Jacpher. Says the son of the shamed subordinate Garaad Maxamud Garaad ali shiire who was humialiated and locked away in shackles in seycheles after he was used by the british like a plastic.
  16. Xaaji Xunjuf;703177 wrote: ^^^who is we adna gormaad Somalilander noqotay lool.
  17. ^^^ Somaliland transported the aid to them. Lanqayrta cas "Imaraatka" head office is in Hargeysa - Somaliland.
  18. Abokor Omar well said. The former footsoldiers of defeated men like Siad bare & Mad Mullah will once again be tamed if they don't live in peace and act uncivilised.
  19. Well at the end of the day it's SSC who are whining in London neighbourhoods. Whether Sland forces are trained or not. Somaliland is here to stay.
  20. Xaaji Xunjuf;703118 wrote: Somaliland for the people by the people Indeed.