Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Roob lagu Qabowsaday oo ka da,ay magaalada Hargaysa Caawa. MONDAY, 25 APRIL 2011 Hargaysa (Togdhnews) Roobab lagu qabowsaday ayaa caawa makhribkii ka da,ay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland, kaasoo da,ayay intii u dhaxaysay salaada makhrib iyo salaada cishe, ahaana mid leh dhibic xoogan,ayaa waxa si weyn ugu diirsaday bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Roobabkan ayaa hordhac u ah curashada raxmaadkii Gu,ga,oo dadku si weyn u eegayaan,inkastoo meelo ka mid ah degaamada Somaliland ,ay roobabku ka yara hooreen,hadana maaha kuwo wali jabiyay abaartii adkayd ee ka taagan dalka. Magaalada Burco iyo degaanka ku xeeran,ayaa jawigu cimiladu yahay mid aad u kulul, cirkuna daruuraysan,iyadoo dadku eebbe ka barayay inuu raxmaad khayr qaba u shubo. Degaanda Togdheer ayaa ka mid ah meelaha ay xaalada abaareed ee ba,ani ka taagan tahay. Togdheernews.
  2. Some of the criminals wa lagu daba jiira... one by one... After 6 years, judge denies immunity for former Somali prime minister now living in US By Matthew Barakat Wednesday, February 16, 2011 Former Somali PM Mohamed Ali Samantar MCLEAN, Va. — A judge has denied legal immunity to a former Somali prime minister now living in northern Virginia who is accused in a federal lawsuit of torture and war crimes. The judge's ruling, issued Tuesday in U.S. District Court in Alexandria, represents a significant reversal in the case against Mohamed Ali Samantar, who was a defence minister and prime minister of Somalia in the 1980s during the regime of dictator Siad Barre. Two Somali men filed the lawsuit against Samantar in 2004, alleging that he oversaw abuses committed as part of the government's campaign of repression against the ***** clan in the northern part of the country. But the case has languished in courts for more than six years. In 2007, U.S. District Judge Leonie Brinkema dismissed the case and determined that Samantar was entitled to immunity under federal law. But last year, the U.S. Supreme Court sent the case back to Brinkema for further deliberation on whether Samantar deserved immunity. Brinkema changed course this week after receiving a rare "statement of interest" from the State Department which said Samantar should not be entitled to immunity. The State Department reasoned that Samantar was not qualified for immunity because there is no recognized government in Somalia that can request immunity on his behalf. Brinkema had requested guidance from the State Department back in 2006 and 2007 when she made her initial determination, but the State Department, then under the administration of George W. Bush, never provided any guidance. The Center for Justice and Accountability, which filed the lawsuit against Samantar on the plaintiffs' behalf, said it is extremely unusual for the State Department to issue a statement of interest that recommends against immunity. While the government determined that Samantar ought not be granted immunity, it made clear in its legal filing that it takes no view on whether the lawsuit against Samantar has merit. Aziz Deria, one of the two plaintiffs who alleges that his father and other family members were killed by forces directed Samantar, said he is looking forward to the day when Samantar will have to answer his accusers in court. Deria said he pursued the prosecution despite large pockets of opposition in the Somali-American community, which does not want to dredge up the past, or remembers Samantar as a military hero in Somalia's war against Ethiopia. "He was a great military man, and a lot of people respect him," Deria, 46, said in a phone interview from Washington state. "But at the end of the day, he used the same army that he used to defeat Ethiopia to defeat his own people." Samantar's lawyer, Joseph Peter Drennan, is now seeking to dismiss the lawsuit on other grounds. Drennan said Samantar denies the allegations, and Drennan said that a U.S. court is not the place to settle inherently political questions of who was right and who was wrong in a civil war more than two decades old. Drennan also said the lawsuit seeks to hold Samantar accountable for alleged atrocities committed against the ***** clan without any direct evidence that Samantar participated in those abuses. "He appears to be the target of this litigation mainly because he was a diplomat in the Siad Barre government and because he happens to live here" in the U.S., Drennan said. Source: Canadian Press
  3. Magaalooyinka ilaa hada soo sheegayo in uu roobab lagu qabawsaday ka da'ay ayaa waxaa ka mid ah. Karooska Karoosyare Kaam Maxamed Rabaso Ibcanood Ilaa Jiida Ku Teedsan Siido kale waxa ay wararku sheegayaa in Uu ka da'ay Baligubadle Gunburaha bahnka Alle mahad leh http://www.togaherer.com/2011/04/25/war-degdeg-ah-roob-lagu-qabawsaday-oo-ka-daay-karooska-kaam-maxamed-ilaa-geed-balaadh-baligubadle-iyo-meelo-kale/
  4. Xaaji Xunjuf;714434 wrote: Wasiirka Cadaaladda Ee Somaliland Oo Sheegay In Dadka Reer Awdal Aanay Weligood Ka Laaban Doonaan Midnidamada Somaliland. Hargeysa (Ramaas)Apr. 25, 2011- Wasiirka wasaarada cadaaladda iyo gasoorka ee Somaliland Pro Ismaaciil Muumin Aare, ayaa maanta shaaca ka qaaday in aanay shacabka ku nool gobolka Awdal marnaba taageerin doonin qorshe lagu wiiqayo midnimada Somaliland oo ah mid muqadasa. Pro Aare oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada caasimada ah ee Hargeysa, ayaa beeniyay warar ay warbaahinta ku faafiyeen dad qurojoog ah oo u dhashay gobolka, kuwaas oo sheegay in dadka reer Awdal ay ka noqdeen midnimada Somaliland oo ay taageersanyihiin maamul ay ula baxeen Awdal State oo fadhigiisu yahay wadanka Maraykanka, isaga oo sheegay in wararkaas ay yihiin dacaayado raqiis ah oo aan sal iyo raad lahayn. Waxa uu sheegay in beeshiisu ay hormuud ka ahayd shirarkii dib heshiisiinta beelaha Somaliland oo dhidibada loogu taagay Jamhuuriyada Somaliland, iyada oo ay labaatankii sanno ee u dambeeyay ay masraxa siyaasada Somaliland ay ka dhexmuuqanayeen siyaasiyiin ka soo jeeda oo talada dalka mansabyo ka sare ka soo qabtay, waxa uu sheegay in Madaxweynihii hore ee dalku Md Daahir Rayaale Kaahin oo hogaanka hayay muddo sideed sannadood ah uu ka soo jeedo gobolkaas sidaas darteedna shacabka looga baahan yahay in aanay dhagjalaq u siin kooxaha Somaliland diidka ah. Pro Aare waxa uu sheegay kooxda in maamulka Awdal Stat kaga dhawaaqday Maraykanku ay yihiin qaar aan wax taageero ah ka haysayn oo marin habaabiyeen dad dano gaar ah ka leh burburinta Somaliland oo adeegsanaya si ay u gaadhaan yoolkooda, waxaana uu sheegay in midnimada ay markasta tahay muqadas ay u wada hogaansanyihiin dhamaanba shacabka reer Somaliland. Well said Justice minister.
  5. sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Dhulbahnate ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha *********** ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami -weyday ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foodhi ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeydh ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland. qoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka cadhooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeydh,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland. Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaadhay waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen isku soo wada duuduuboo shirka Khaatumo ayaa si habsami leh uga soconaya London waloo ay jiraan guuxyo badan oo ay kala watan Aqoonyahanada Beesha *********** waxadse moodaa inuu mesha ka baxayo shakigii aha in shirku u af duuban yahay kooxo dana gaara kaleh Siyaasadad Gobolada SSC wixii kasoo kordha kala soco Xigasho..www.buhodlepost.com Wixii ku soo kordho Shirkan madaxa la isla galay isha-ku-haay Warbaahinta Buhodlepost.com
  6. Taleexi;714452 wrote: SNM die-hard secessionists need help. Erigavo is a city of four subclans. I think SSC folks need help. at the end of the day it has 1 adminstration, 1 flag flying and that is Somaliland. We don't care if you claim there is over hundreds of sub clans. What matters is the reality on the ground. Ka naxa ama nafta waya.
  7. Xaaji Xunjuf;714420 wrote: That is not true my friend ceerigaabo has one admin one police chief one , one governor one mayor one intelligence officer one deputy mayor and one Military commander (Ciidanka qaranka Qeybta Lixaad). Well said. However don't expect delusional minded SSC folks to understand that.. They thinks it's Gaclkayo lol.
  8. There is one adminstration and one flag in the capital of Sanaag - Erigavo. Like it or not.
  9. sida ay noo xaqiijiyeen goob joogayal ku sugan gudaha Hoolka uu ka socdo shirka Aqoonyahanda Beesha Sool ee Khaatumo. Goob joogayashan oo ka cudur dartay inan ku xusin magacooda halkan xusin ayaa noo xaqiijiyey in shirka xoogaa buuq ah dhex galay kadin markii Siyaasiga Cali Khaliif Galedhr oo ka qeyb-galaya shir magaalada London ay soo qaban-qaabiyeen Aqoonyahanadda Beesha *********** ayaa kala kulmay weji-gabax kadib markii uu soo jeediyay talo ay u cuntami -weyday ka qeyb-galayaasha kulanka,oo badankood qeylo iyo foodhi ku dhuftay kadib markii uu Cali Khaliif Galeydh ku baaqay in Jabhadda SSC ay la midoobaan Maamulka Somaliland oo wax la qeyb-sadaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,oo horey u balan-qaaday inay jagadda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland u magacaabi-doonaan shaqsi ka tirsan SSC hadii ay ogolaadaan inay ku biiiriyaan Xukuumadda Somaliland. qoonyahaniintii SSC ee ka qeyb-galayay shirka,ayaa badankood ka cadhooday hadalka ka soo yeedhay Oday Galeydh,waxayna intooda badan isku raaceen inay dhabawday hadal dad badan ay ku xaman jireen Cali Khaliif ee ahaa inuu si hoose oola shaqeeyo Maamulka Somaliland. Dhinaca kale qaar ka mid ah Wefdiga SSC ee Wadamada North-America ka yimid,ayaa talo ku soo jeediya maadama ay fashilantay qorshihii loo aas-aasay in la soo gaadhay waqtigii wax laga bedeli lahaa madaxda SSC oo badankood lacagtii lagu xoreyn-lahaa deegaamada SSC ay musuq-maasuqeen isku soo wada duuduuboo shirka Khaatumo ayaa si habsami leh uga soconaya London waloo ay jiraan guuxyo badan oo ay kala watan Aqoonyahanada Beesha *********** waxadse moodaa inuu mesha ka baxayo shakigii aha in shirku u af duuban yahay kooxo dana gaara kaleh Siyaasadad Gobolada SSC wixii kasoo kordha kala soco Xigasho..www.buhodlepost.com Wixii ku soo kordho Shirkan madaxa la isla galay isha-ku-haay Warbaahinta Buhodlepost.com
  10. A_Khadar;714240 wrote: This project is over. Indeed SSC project is about to become over...
  11. A_Khadar why don't you just say you have no idea about Sanaag? and we will leave it at there. It's something to discuss about a region you have knowledge about however it's another to discuss about a region you are clueless about. Xaaji Xunjuf;714366 wrote: Salaaax you are right there is no side side in Ceerigaabo when the SNM hosted the peace conference in ceerigaabo in 1993 to talk about the future of sanaag and Somaliland why didn't their elders speak up why did they not talk about their side or even brought it on the table because they know there is no side. Excuses iyo Indho adayg bii meesha raban ini la yimaadan. In all honesty i think they should worry about Las Canood instead of cities they are under less than 3% minority.
  12. A_Khadar you don't have a side sxb don't confuse yourself with other bigger groups in the region. Your praticically less than 3% minority in the city. Which is why the city has been under Somaliland control since 1991.
  13. Xaaji Xunjuf;714324 wrote: Salaax do you know in 1991 burco was the first place the Somaliland flag was raised ceerigabo was the second way before berbera and hargeysa
  14. Military commanders among more than 500 Taliban fighters broken out of prison via a 320-metre long tunnel. Some 540 members of the Taliban including military commanders have escaped from Kandahar prison via a 320 metre-long tunnel, Afghan government officials have confirmed to Al Jazeera. A Taliban official on Monday also confirmed the overnight escape, boasting that the prison break had been "very well-planned" and that it was five months in the making, Al Jazeera's Qais Azimy, reporting from Kabul, said. According to a Taliban statement, the tunnel was not dug by the inmates but by fighters outside the prison. "Mujahideen started digging a 320 metre-long to the prison from the south side, which was completed after a five-month period, bypassing check posts and the Kandahar-Herat main highway, leading directly to the political prison," the statement read. "The tunnel reached its target last night, from where the prisoner Mujahideen were led away through the escape route by three previously informed inmates in a period of four-and-a-half hours, starting from 11pm last night and ending at 3:30am this morning. Mujahideen later on sent vehicles to the inmates who were led away to secure destinations." "They all have made it safe to our centres and there was no fighting," Yousuf Ahmadi, a Taliban spokesman, said. Ahmadi said that 106 were Taliban commanders while the rest were foot soldiers. Kandahar police said they had re-captured eight commanders so far. The Taliban said prison guards did not notice the escape until four hours after the operation was completed. The prison in southern Afghanistan typically holds drug dealers as well as Taliban fighters captured by NATO forces, our correspondent said. The break constitutes a "big success" for the Taliban and would "have a dramatic effect on the fight against the Taliban in the region," said Azimy. Previous escapes There have been previous escapes from this prison. In June 2008, Taliban fighters attacked the facility, blasting through its entrance and engaging in a gun battle with police. Nearly all of the estimated 1,150 prisoners, including some 400 Taliban, escaped, according to Afghan officials. A Taliban spokesperson said that two suicide bombers blew themselves up near the entrance of the gate to the prison before 30 Taliban fighters attacked and killed 16 policemen. Kandahar prison was also the scene of a mass hunger strike by hundreds of inmates in May 2008 during which 47 inmates sewed their lips shut after complaining they had been tortured and denied fair trials. Kandahar city and the surrounding province, considered the birthplace of the Taliban movement, has been the scene of some of the worst fighting in Afghanistan. Source: Al Jazeera http://english.aljazeera.net/news/asia/2011/04/201142525410649746.html
  15. AfricaOwn;714251 wrote: My beloved Erigavo wont be touched , by who exactly? ssc? They can't even hold LA down. but that's beside the point. Well said my felllow Sanaagian.
  16. B_A_L_L_E_R_Z;714097 wrote: XX is this the SNM gang sign Mr silaanyo is doing with this Fingers.?
  17. Qalab Caafimaad oo lagu baadhi doono Nadaafada Caanaha oo lagu wareejiyay Jaamacada Burco. SUNDAY, 24 APRIL 2011 Burco(Togdhnews)- Hay,add Jarmal ah oo la yidhaado VSF,ayaa qalab caafimaad oo lagu baadhidoo nadaafada iyo tayada caanaha xoolaha ku wareejisay jaamacada magaalada Burco. Munaasibadan loo sameeyay wareejintii qalabkaasi ayaa waxa ka soo qaybgalay,Wasiirka X/xoolaha iyo degaanka,madaxda Hay,adaasi,maamulka jaamacada iyo masuuliyiinta Gobolka Togdheer. Gudoomiyaha Jaamacada Burco Mr.C/raxmaan Jaamac Ducaale,oo halkaasi ka hadlay, ayaa u mahadceliyay Hay,adda Jarmalka ee ugu deeqday qalabkan shaybaadhka caanaha Xoolaha,kaasoo sheegay inuu ahaa mid ay jaamacadu u baahan tahay,oo ay ka faaiidaysan doonaan ardayda kuliyada X/xooluhu,islamrkaana lagu samayndoono daraasdo cilmi baadhis ah. Waxa gudoomiyaha Jaamacadu ka codsaday Wasiirka X/xoolaha iyo degaanka,Dr Cabdi aw daahir,inuu gacan ka siiyo waxkasta oo lagu hormarinayo Kuliiyada X/xoolaha ee jaamacada ,madaama ay tahay ta kaliya ee ka jirta wadan ka,waxa kale oo uu mahadceliyay Badhsaabka iyo maayirka Burco,kuwaasoo uu sheegay inay markasta ku dadaalan wax u qabshada Jaamacada .Gudoomiyaha ayaa xusay in jaamacad Burco hada marayso Heerkii ugu wanaagsanaa. Madax Hay,adda Jarmalka ee VSF, ayaa isaguna sheegay in muhiimada ay u keeneen qalabkani yhay ,sidii ay bulshadu u heli lahayd saxo wanaagsan,oo ay kaga badbaadaan nadaafada darada. Waxa uu intaasi raaciyay sarkaalani,in shaybaadhkani yahay mid casri ah,tayadiisuna sareyso,kaasoo suurta galinaya inay Somaliland ka mid ahaato dalalka iska baadhi kara saxada Caanaha iyo Cuntada,ka dibna waxaanu mustabalka gaadhsiindoonaa gobolada bariga . Wasiirka X/xoolaha iyo degaanka Somaliland Dr.Cabdi Aw daahir ,ayaa isuguna soo dhaweeyay qalabkan shaybaadhka ,kuna tilmaaamay in wax weyn ka tari doona nadaafada iyo fayo dharka caanaha,islamrkaana ay tababar ku qaadandoonan ardayada kuliyada xooluha ee jaamacadu. Waxa Dr.Cabdi Aw daahir u mahad celiyay Hay,adda jarmalka eek u deeqday qalabkan,waxaanu kula dardaarmay masuuliyiinta jaamacada inay ilaashadaan qalabkaas,si haboona ugu faa iidaysataa. Sidoo kale,waxa munaasibadaasi ka hadlay,Dr.Cali Axmed Cilmi,oo ah madax Kuliyada X/xoolaha ee jaamacad Burco,Bdhasaabka G/Togdheer,Yaasiin muxumed Cabdi,Dr.Shibiin Baashe Cabdi,oo ka mid madaxda hay,adda Qalabka ku deeqday,Dr Ciise Nuur Liiban,kuwaas oo dhamaatood,sheegay faaiidad iyo waxtarka qalabkan u leeyahay jaamacada,loona baahan in si wanaagsan looga faaiidayso,lana daryeelo. Qalabkan shaybaadhka caafimaadka Xoolaha ,ayaa ah mid lagu baadho doono tayada iyo caafimaadka Caanaha,laguna kala ogaandoono caana nadiifta ah iyo kuwa aan nadiifta ahayn ee uu ku jiro Jeermiska xanuunka dhaliya,Islamrkaana soo saari doona xataa,hadii neefka caanaha laga lisay uu yahay mid xanuusanaya. Togdheernews.com Burco/Office
  18. According to some website i was reading Puntland Vice President said al shabab are behind it.
  19. AfricaOwn;714151 wrote: Ps. Libaan.: I have the right to claim Sanaag before you ever will. Trust that. That's where our Sheik is buried as well SSC movement is non-existence in Sanaag. So no worries bro.
  20. Somaliland Livestock Minister: Dr.Abdi Aw Dahiir Oo Soo Gaadhsiiyey Deeq Lacag Ah Gudiga Abaaraha ee Gobolka Togdheer.
  21. Xaaji Xunjuf oo haada ma sawiirka saado ali baad ka heesha lol.
  22. XX. Shirweynihii khaatumo oo isagu sida rasmiga ah u bilaabmay 20/04/2011 waxaa la soo geba gabaynayaa galabta, waxaana halkaasi lagu soo bandhigi doonaa go’aamadii ay gaadheen aqoonyahanadii halkaasi jilbaha isu aasatay. Daawo sawiradii khatumo. https://picasaweb.google.com/117362718659589153535/Khatumo?authkey=Gv1sRgCLuHs6KCk6HfpgE#slideshow/5598929686004912322