Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Shirkado Laydh Casri ah laga Hirgaliyey Ceerigaabo.
  2. Xaaji Xunjuf;731829 wrote: Interesting timing there Mr Museveni. Indeed.
  3. General Duke;731831 wrote: ^^^Its becoming like Liberia and Siera Leon. That is not a good thing. ‘Nigerian soldiers fathered 250,000 kids in Liberia’ http://www.nairaland.com/nigeria/topic-483340.0.html
  4. Kumaakun oo ciidamo ah oo maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho iyo hanjabaado ka soo yeeray “Daawo Sawirada” Ciidamo xoog leh oo ka socda wadanka Uganda ayaa waxay maanta soo gaareen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ciidamadaan lagu wado inay dagaalo xoog leh kala hortagaan Xoogaga Xarakada Al Shabaab. Seddex kun oo ciidamo ah oo ka socda wadanka Uganda ayaa waxay galabta ay soo caga-dhigteen magaaladda Muqdisho, waxayna ciidamadaan ay qeyb ka yihiin dagaalada xoogga leh ee ay Ciidamadda Amisom kala horjeedaan Xarakada Al Shabaab. Ciidamadaan ayaa waxay kaloo kaabi doonaan sagaal kun oo ciidamo ah oo horey u joogay magaaladda Muqdisho, kuwaa oo ka soo kala shiraacday wadamada Uganda iyo Burundi, waxayna tirada Amisom ee Soomaaliya joogto ay ciidamadani ka dhigayaan 12 kun oo ciidamo ah. Taliyaha Guud ee Ciidamadda Midowga Afrika Amisom General Fred Mugisha oo dhawaan lagu badalay taliyihii guud ee Ciidamadda Amisom Major Mugisha Nathan, ayaa wuxuu daaha uu ka qaaday in ciidamadaan ay u caaboon yihiin dagaalo xoog leh oo ay la-gallaan waxa uu ugu yeeray kooxda Xagjirka ah ee Shabaab. General Fred Mugisha ayaa wuxuu tibaaxay in Dowladda Uganda ay ka go’an tahay sidii ay meesha uga saari laheyd Xarakada Al Shabaab, oo uu qeexay inay tahay koox dhibaateen baahsan ku heysa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigay’e. Sidoo kale wuxuu xusay in Dowladaha Uganda iyo Burundi ay doonayaan sidii ay nabad ugu soo dabaali lahaayeen dalka Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in Amisom ay diyaar u tahay dagaalo xoog leh oo ay la-gasho buu yiri kooxda Al Qaacida, isagoo Shabaab ku sifeeyay urur hoos tagga Al Qaacida. Dhanka kale Taliyaha Guud ee Ciidamadda Midowga Afrika Amisom General Fred Mugisha ayaa wuxuu ka dhawaajiyay in Amisom laga badalay nabad ilaalin, loona badalay kuwo nabad dhaliya-yaal ah, si dalka Soomaaliya loogu soo dabaalo buu yiri nabad iyo kala dambeen. Khamiistii ayay ahayd, kadib markii Madaxweynaha Xukuumadda Uganda Yuweri Musevani uu ku hanjabay in si deg deg ah ay Shabaab uga saari doonaan dalka Soomaaliya oo dhan, isla-markaana wuxuu sheegay in Uganda ay dooneyso in Soomaaliya ay noqoto dal xasilan. http://dhacdo.com/main/news.php?readmore=6092
  5. Census Update: What the World Will Look like in 2050. http://www.time.com/time/nation/article/0,8599,2080404,00.html
  6. http://news.yahoo.com/census-world-look-2050-084801254.html
  7. The two countries on track to make the biggest population gains are Nigeria and Ethiopia. Nigeria currently boasts 166 million people, but by 2050 its population is expected jump to 402 million. Ethiopia's population will likely triple from 91 million to 278 million, bringing the east African nation into the one of the top 10 most populous countries in the world for the first time. In fact, according to the United Nations Population Division, although only 18% of the world's population lives in so-called "high-fertility" countries (places where women have more than 1.5 daughters on average), most of those countries are in Africa; the continent is expected to experience significant population growth in the coming decades, which could compound the already-dire food supply issues in some African nations.
  8. Jacaylbaro;731598 wrote: Ilaahay Somalia ha hagaajiyo ... Somaliland na siday doonayso ha u yeelo ... aamiin. Amiin.
  9. Parliamentary Speaker reaffirms stance on Somaliland’s sovereignty HARGEISA (SomalilandPress)—Somaliland’s speaker Abdirahman Mohamed Abdillahi (Irro) reaffirmed that Somaliland’s sovereignty is non-negotiable while speaking to the VOA’s Somali service yesterday. Mr. Abdullahi made clear Somaliland’s stance on sovereignty as he spoke with the local press on his way back from Djibouti where he was leading a delegation from Somaliland taking part in celebrations to mark the 34th anniverasy of Djibouti’s independence anniversary from France. Speaker Abdillahi was responding to a statement made by Somalia’s Transitional Federal Government President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed in which he said southern Somalia was ready to apologise for the atrocities that were committed against the people of Somaliland by the previous Siad Barre government. Speaker Abdullahi is the second Somaliland government official that has thus far responded to President Sheikh Sharif by saying to him thanks but no thanks, making clear that Somaliland will stay sovereign from the rest of Somalia.The Somaliland President has yet to formally respond to President Sheikh Sharif’s statement concerning the apology concerning the atrocities committed throughout the 1980’s.
  10. We are not interested in his Afgooye farms the papaya of Mogadishu. One can say though Sheikh Hotel does seem to have a little good intentions.
  11. I though this topic was about TFG PM what has it got to do with secessionist/secessionists?
  12. Is it true Saado Ali once sang for Abdulahi Yusuf when he was bringing Ethiopians to Mogadishu? if so. She is far from a national singer.
  13. Odayaal Ka Soo Jeeda Degmada Xudun Oo Baaq U jeediyay Xukuumada Somaliland Soona Dhaweeyey Gogoshii Nabadda. http://oodweynenews.com/news/84573-odayaal-ka-soo-jeeda-degmada-xudun-oo-baaq-u-jeediyay-xukuumada-soona-dhaweeyay-gogoshii-nabadda.html
  14. Xaaji Xunjuf;730705 wrote: ;) Yoweri museveni iyo waxaynu kala doorana iyo david cameron
  15. Madaxweynihii hore Ee Somaliland Shacabka Ku Hambalyeeyey Xuska - 26-Ka, Kana Sheekeeyey Taariikh-dii Gobonimadii Lixdankii. http://oodweynenews.com/news/84514-madaxwaynihii-hore-ee-somaliland-shacabka-ku-hambalyeeyey-xuska-26-ka-kana-sheekeeyey-taariikh-dii-gobonimadii-lixdankii.html
  16. ^^ Some of them are Djiboutians such as Nerib Mohammed majority of them are Ethnic Somalilanders (Doula Abdi, Omar Yusuf,Tarrach Adan,Worsama Yonis. http://oodweynenews.com/articles/83751-siide-bi-u-ekaayan-ragi-hore-ee-somaliland-120-boqol-sano-ka-hor-sawiiro-taarikhi-ah%E2%80%8F.html
  17. Jacaylbaro;730579 wrote: I can imagine ,, they put on gabaygii Timacadde ee "kaana siib kanna saar" and none of them understands what he is saying ..... "Aree xaw sheegaa duqaan?" ,,,, looooooooooooool
  18. Qorax;730458 wrote: Woow they look healthy and handsome taloow yay yihiin? They are from Somaliland as the link posted shows.