Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. ^^^ It's better than believing in "Political restaurants" failed SSC group of Xakltoosiye.
  2. NASSIR;734710 wrote: power-sharing formula. We're talking about a major political base being excluded. NASSIR which is more important saving Somalia or your group not getting a minister at all?
  3. La taliyaha Madaxwaynaha Somaliland ee gobolada bariga Md Fu’aad Oo canaantay beesha uu ka soo jeedo ee SSC. http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=7139
  4. Aaliyyah;733671 wrote: I dislike bus drivers in general. They are impatient, they drive away even when they see u in sight. Aaliyyah maybe they are scared of your sight lol. Kaftan.
  5. Funny thing is some people still consider those losers as their leaders.
  6. Wararka laga helayo xerada Dhagaxley ee gudaha dalka Kenya oo ay ku noolyihiin qaxooti badan oo soomaaliyeed kuwaas oo isaga barabaxay dalka soomaaliya dhibaatiiyinka kajira, ayaa waxa ay xaqiijinayaan in Culima udiin Soomalaiyeed oo deegankaasi caan ka ahaa xabsiga ay u taxaawday dowalda Kenya. Culimaa udiinka xabsiga ladhigay oo tiradooda lagu sheegay lix ayaa laxiray kadib markii saraakiil kasocota dowalada Kenya ay ugu yeereen kulan lagu xalli ladhaa dagaal Xerada Dhagaxleey ku dhex maray ciidmada Kenya iyo qaxootiga Soomaaliyeed. Dowlada ayaa culimadaan ku eedeysay in ay kadanbeeyeen dagaalkii xerada dhexdeeda ka dhacay oo kabilaawday burburin sharci darro ah oo ciidamada Kenya ay ku sameynayeen gooba cibaado iyo gooba ganacsi. Xerada Dhagaxleey ayaa dagaalkii ku dhex maray ciidamada booliska Kenya iyo qaxootiga Soonmaaliyeed waxa uu galaaftay nolosha qaxooti badan oo dalkooda hooyo uga hayaamay dagaallo iyo abaaro isbiirsaday. http://www.galgalanews.com/?p=382
  7. Jacaylbaro;733420 wrote: Qiimaha Qarannimada oo imika la baranayo .... not so bad kkkkk ishaad ka tuurtay.
  8. Xaaji Xunjuf;733342 wrote: pirates defending their piracy business
  9. Oodweyne;733364 wrote: In fact, it was the same British navy who saved the political hide of the chief of the clan of Las-Qoray; when, the Darvish took that city by force. And, the Sultan of that "clan" decided to "cry uncle" for the British's imperial head-quarter in Yemen; so that that a frigate and it's Somali's contingent headed by Mr. Farah Igareh, were send to Las-Qorey to relieve that city under-siege. Consequently, the Dervishes were beaten, and, eventually the city was return to the same Sultan. And, that was before, he eventually decided to "doubled-crossed" the British, and, for his troubled he was shipped to Seychelles, indeed...
  10. Las Qorians have a reason to be upset. As many of their illegal pirates are in Hargeysa/Berbera prisons.
  11. Faroole being in Juba was most likely bogus. He was in kenya having a meeting with his pirate cousin. Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay kulan uu la qaatay ra’isal wasaare Cabdiwali iyo saraakiil ku sugan Nairobi(Dhageyso*) http://horseedmedia.net/2011/07/11/madaxwaynaha-puntland-oo-ka-hadlay-kulan-uu-la-qaatay-raisal-wasaare-cabdiwali-iyo-saraakiil-ku-sugan-nairobidhageyso/
  12. Xaaji Xunjuf;733317 wrote: I see the puppets of a failed state and they are told what to do next MA MUSEVENI AYAA KUGU YIDHI?
  13. Oodweyne;733308 wrote: It's the Somali functionaries of the UN's trust territory call "Somalia", taking their marching orders, from their latest passing UN-appointed "Imperial viceroy", by the name of Mr. Muzeveni of Uganda. In other words, if sense of "Shame" could kill people, these lot in that picture, would of have died long time ago. Much less to be said, that we would of heard from them any of their silly and guff talk about the notion of "Sovereignty of Somalia" from any one of their lips. Since, no such thing exist today, in the real sense of that word! But, then, again, these are the sort of folks in whose their mind the notion of a "functioning state" is no more than the idea of attending the latest "photo-opportunity" that could be going in anywhere in the world, indeed. Hence, one ought not expect too much from them, in the first place. Well put.
  14. Markabkii Ciidamada Badda ee UK oo gaadhay xeebaha gobolka Sanaag. http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=8922&Itemid=1
  15. Maamulaha Laanta Bankiga Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in lacago been abuur oo Sh.So. ah inay soo gashay suuqyada magaalada Gaalkayo,taasi oo uu sheegay inay qayb ka mid ah ay ku arkeen magaalada Gaalkacyo. Cabdilaahi Cali Bare oo ah maamulaha laanta magaalada Gaalkacyo ee Bankiga Puntland oo la hadlayay Horseed Media ayaa sheegay in lacagahan lagu arkayay maalmihii ugu dambeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana uu sheegay inaysan garanayn lacagahan halkii ay ka yimaadeen markii hore. Dhageyso wareysiga Waxaa uu sheegay maamulka Bankiga Gaalkacyo in lacagahan been abuurka ah inay wataan astaamo oo uu sheegay inay ka mid tahay mid aan tayo lahayn islamarkaana ay wadato calaamado gaar ah oo uu sheegay in loo isticmaalay samaynteeda tiimbaraha xafiisyada islamarkaana ay ku qoranyihiin xarafka D iyo lamabaro uu sheegay inaysan la mid ahayn lambarada lacagaha shilin Soomaaliga ee sida caadiga loo isticmaalo. Gudoomiyaha oo Horseed Media ay wadiisay tirada lacagta been abuurta oo ay hayaan masuuliyiinta Bankiga Gaalkacyo ayaa waxaa uu kusoo koobay inay hayaan lacagahan dadka ku shaqada,waxaana uu intaasi raaciyay inay socdaan baaritaano kusaabsan lacagaha meelihii ay ka yimaadeen iyo qaabkii ay kusoo gashay magaalada Gaalkacyo. Maamulaha bankiga Puntland laantiisa magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu usoo jeedinayo ganacsatada iyo dadwaynaha inay ka feejignaadaan isticmaalka lacagahan isagoona sheegay in dhibaatooyin xoogan ay ka dhalan karto isticmaalka lacagaha been abuurka. Si kastaba sanadkii 24-kii June ee sanadkii 2010-kii ayay ahayd markii lacago cusub oo Sh.so. ah oo ganacsato magaalada Gaalkacyo ku sugan ay deen ahaan uga soo qaateen dowladda KMGS lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo,taasi oo markii dambe lagala baxay garoonka Gaalkacyo oo ay ku xanibnayd. Horseed Media
  16. Xaaji Xunjuf;733197 wrote: Your 4th post is about somalilands roads and you are from boondhere:D