Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Dukey how is pirate Faroole and his begging for peace with Atam going?. As for Gacamay Haylaan is his land not pirate faroole.
  2. A_Khadar and his love for pirates seems odd to say the least. While his trying to defend pirates in SOL. His uncles are crying on the ground and complaining about the pirate adminstration. “Faroole Wuxuu Yiri Baarlamaanka Halaga Saaro Hadii uu Ka hadlay Xaalada Sool” Dhegayso GalGalanews:-Ibraahim Axmed Guure oo ka Tirsan Maamulka SSC State ee ay Diriska Yihiin Puntland ayaa ka hadlay Qorshaha Puntland ee ahaa Soo celinta Sool waxa uu sheegay inuu 11-sano ahaa Xubin ka Tirsan Baarlamaanka Puntland kadibna uu Xilkaasi ku Waayay markii uu u dooday Shacabka Sool ee Mandheera iyo Hargaysa Lagu Xid xidhay Maxaabiistoodii. Ibraahim Guure ayaa Tibaaxay in Puntland ay ahady Dallad lawada Hadhsan Jiray oo ay Dhisteen dadka deegaankaasi hase yeeshee Nidaamkii loo dhisay ay la Leexdeen Masuuliyiintii soo Martay Haba ugu Liitee buu Yiri Madaxwayne Faroole oo Gabi ahaanba Bur Buriyay Pl Buu Yiri. Masuulkan oo hadal ka Jeediyay Xaflad loo qabtay Maamulka Raascaseyr State ee Deegaanada PL looga dhawaaqay ayaa ku dheeraaday in Shacabka Cashuuraadka ay Bixiyaan aanay Waajibkeeda ka Helin Maamulka Jira oo qaarkood la xidho, la dilo ama Hantidooda la Buubo “Xubintii Baarlamaanka waa layga saaray Markii aan dhowr Jeer Mooshin keenay a ah in Shacabkii aan u dhaartay ee Sool aan iri war waxa ha loo qabto war Sool Hala soo celiyo Taasi waxay Keentay in Baarlamaanka layga saaro Soo taasi idinma Tusayso in Shacabku Dilmanyihiin oo Sidii la Doono Laga Yeeli karo Soo Taasi Markhaanti Kama ah in Hashiiskii PL lagu dhisay 1998- La gees Maray”Ayuu Yiri Guure Axmed Guure wuxuu ka mid ahaa Laba Xubnood Gabi ahaanba laga saaray Baarlamaanka Puntland dhawaan kuwaasi oo ka soo Jeeday Gobolka Sool, Waxana Xubnahaasi loo Cuskaday Xeer lagu sheegay inay taageereen SSC oo ah Mucaarad. http://www.somaliaonline.com/community/login.php?do=login
  3. Xaaji Xunjuf;736831 wrote: Loool@ the garowe police helping the gunman meeshaasi waba meel khariban
  4. Puntland oo Xidhay Gudoomiye Degmo 26th July 2011 Waxaa maanta xabsiga loo taxaabay Guddoomiyihii degmada Ufeyn iyo Taliyihii Saldhiga ee degmadaas, isla markaasna xilkii ay degmada ka hayeen laga qaaday. Xariga iyo xilka qaadista Labadan nin ayaa lagu micneeyey kadib markii ay jidgooyo u dhigteen Kambaniga macdan barista oo socdaal ugu jiray sidii uu u gaari lahaa dooxada Dharoor, halkaasoo ay in mudo ah ka wadeen baaritaano la xiriira shidaal iyo macdan, waxayna jidgooyadaas u adeegsadeen ciidamo beeleedyo ka soo jeeda degmada Ufeyn iyo ciidamada Booliska ee degmadaas ka diiwaan gashan. Waxaa jirtay is rasaaseyn dhex martay ciidamada ilaalada shirkada macdanta iyo kuwa ka soo jeeda degmada Ufeyn, lamana soo sheegin wax khasaare ah oo shilkaas ka yimid. Amarka lagu xiray nimankan ayaa waxaa uu ka soo fulay Madaxtooyada Puntland iyadoo uu saxiixay Madaxweynaha Puntland Faroole oo heshiis dhaqaale badan uga soo xeroodo ka hela Kambaniga shidaalka baara. http://www.galgalanews.com/?p=1433
  5. Timur;736803 wrote: Was a shipment of khat threatened? Then why are you concerned? Its unfortunate that PLers treat you like a bug not even parasitic enough to be worthy of attention yet you and your dogs spend days and nights frothing over the state. Unfortunate indeed. Address the topic at hand not the messenger Mad Pirate kid.
  6. A convoy carrying Africa Oil executives and Puntland Administration officials was attacked by 15-20 gunmen in Laba-rugoodle close to Ufeyn district of Bari Region in Puntland, according to local residents. The gunmen are believed to be residents of the Ufeyn district who are upset about oil exploitation by foreign companies, including Canada's Africa Oil. Their main motives are allegedly to defend the local natural resources and to get a commitment from the Puntland government for rural and urban development of the area. Puntland officials in Bosaso confirmed the attack, but said they are dealing with the situation cautiously and refused further comments. No injuries were reported. Bosaso Mayor Mohamud Farah Beeldaaje who hails from Ufeyn said that most residents are pleased with the oil exploitation, but told Somalia Report that some “miscreants may exist." Other local resident in Ufeyn said they are angry about lack of consultations on their natural resources and accused the government of creating the conflict. "We want to be informed and consulted because it is our land," resident Mohamud Suugo told Somalia Report. The mayor of Ufayn, Mohamud Aw Muse, the commander of the district police, Col Salaad Dheere, and the vice district police commander, Mohamed Yusuf, were arrested in Bosaso for allegedly helping the gunmen. Somalia Report attempted to contact Africa Oil by email and telephone, but was unable to reach anybody for comment. Oil is there, but getting at it problem According to Africa Oil's website, the company holds two blocks in Puntland, Somalia: the Nugaal Block and the Dharoor Block. Africa Oil is working with its partners in the Puntland deal, Red Emperor and Range Resources, and has a plan "to drill a prospect of 300 million barrels of recoverable oil in the third quarter of 2011," according to a Reuters article last month. The company says the two basins are expected to deliver similar yields to the Marib-Shabwa and Sayun-asila Basins in Yemen, as they were contiguous before the Gulf of Aden opened up. Oil production in Yemen, which comes largely from the two basins, has declined to around 260,000 barrels per day since it began production in the mid-1980s, making it a small oil producer. Africa’s largest producers Nigeria, Tunisia and Angola pump around or over two million barrels per day. Africa Oil, in its company profile, also laid out the problems it had faced and would face in actually extracting the oil – including issues over security, rights and border disputes: As a result of ongoing political disputes, the legal international boundaries between Somalia (which includes Puntland, a semi-autonomous region within Somalia) and its neighboring countries are in dispute. In September 2007, the Company was advised that the Ministry of Water and Mineral Resources of the Republic of Somaliland was claiming ownership of the Nugaal and AhlMedo Valley basins, including some or all of the area that comprises the blocks in which the Company has the right to acquire an 80 percent interest, granted by the Government of Puntland. The Republic of Somaliland and Somalia have disputed their respective borders since May 1991 when the Republic of Somaliland was established. The Company disputes the claims of the Republic of Somaliland, however, the outcome of this dispute cannot be predicted with any certainty. Africa Oil is highly exposed to significant political risk in Puntland (Somalia). The political climate in Somalia is characterized by strong internal political tension, turmoil and factional fighting. The political tensions sometimes escalate into violence or the threat of violence. Through much of 2008 and 2009 Somalia experienced heightened instability. The Transitional Federal Government (“TFG”), which was the primary ruling party in Somalia, was dissolved in favor of a coalition government which includes representation of both the TFG and the Alliance for the Reliberation of Somalia(“ARS”). On January 31, 2009, Somalia elected its new President who has vowed to unify all factions of Somalia and bring peace to neighboring countries. The Company continues to work and cooperate with government leaders in Somalia, however, there can be no certainty as to if, or when, the current political instability will be resolve In Puntland (Somalia), the Dharoor and Nugaal Valley Production Sharing Agreements that Africa Oil has entered into are contractual agreements between the Company and the Government of Puntland. Puntland is an autonomous region in northeastern Somalia, centered around Garowe, which in 1998 declared itself to be an independent republic of Somalia. Puntland is considered to be part of Somalia, participates in the process for the restoration of the Somalia State institutions and is recognized by the TFG. The Production Sharing Agreements were acknowledged by the TFG, who agreed that they would be upheld within any national framework of mining and petroleum legislation enacted as part of the Somali Unification Process which the TFG is involved in. In November 2007, Africa Oil was advised that ConocoPhillips, which entity had previously engaged in oil and gas exploration in the Nugaal and Dharoor Valleys, was claiming a continued interest in certain of the concessions that comprise the blocks in which the Company has acquired an interest. ConocoPhillips stated that its interests have not been terminated by the Somali Democratic Republic and have not been relinquished by ConocoPhillips The Company disputes ConocoPhillips’s position in respect of this matter. However, if ConocoPhillips chooses to pursue its claims, the outcome of a dispute or lawsuit cannot be predicted with any certainty. http://www.somaliareport.com/index.php/post/1220/Oil_Exploration_Convoy_Comes_Under_Attack?PHPSESSID=3a0d500044eb23f7d7807c492296ddf1
  7. “Faroole Wuxuu Yiri Jimcaha Calula Lagama Tukado” Dooxa Joog Waraysi Dhegayso Waraysi ay GalGalanews la Yeelatay Madaxwaynaha Maamulka Raascaseyr State Faarax Maxamuud Dooxa Jooga oo ku Sugan Degmada Calula, Faarax Dooxa Joog ayaa Tibaaxay in Ku dhawaaqida Maamulkan isaga oo Aad uga hadlay markii Pl ay diiday inay deegaanadaasi Ka Hir galiso Arimaha Caafimaadka iyo Waxbarashada taasina ay Sababtay inay Goostaan. “Markii Madaxwayne Faroole la Yiri Deegaanka wax ha loo qabto Wuxuu Odayaasha Ugu Jawaabay Dhulkaasi Jimcahaba lagama Tukado Salaadataasi oo ah dad badan ma Joogaan oo Muhiim Nooma ah” Ayuu Yiri Dooxa Joog. Madaxwaynaha Maamulkaasi ayaa ku dheeraaday in Shirka Somaliya ee Q.M qaban qaabinayso Lagu Casumay Maamulka Raascaseyr State isla markaana ay soo dhawaynayaa. Isaga oo docda kale sheegay inay UN-ka la Kulmeen ayna kala hadleen sidii Maamulkaasi loo Taageeri lahaa oo ah Meel Muhiim u ah Isu socdka Aduunka Marka laga hadlayo dhanka Amaanka. Dhegayso Faarax Maxamud Yusuf (Faarax Dooxa Joog. http://www.galgalanews.com/?p=1448
  8. Fuaad Aadan Cadde "Laascanood dadki u dhashay ba is dilaya" La Taliyaha Madaxweynaha Gobollada Bari Fu’aad Aadan Cadde (Waraysi Khaasa) Hargeysa, July 26, 2011 (Haatuf) - La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha gobollada bariga Somaliland Fu’aad Aadan Cadde ayaa ku tilmamaay damaca madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole uu ku sheegaynayo beelaha Sool iyo Buuhoodle ay tahay caqli xumo, sheegayna haddii Isirnimo dawlad lagu noqonayo in aanay jirteen beel kaliya oo dhawr dal wada degtaa, waxaanu intaasi ku daray in xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan wakiilada oo la sheegay inuu dalka kaga baxsaday tuhuno lagu xidhiidhinayo dilalka qorshaysan ee ka socda Laascaanood ay jiraan, tilmaamayna inaanay jirin cid ka war qabta halkuu jaan iyo cidhib dhigay. La taliyaha Madaxweynaha ee gobolada bari Mr Fu’aad Aadan Cadde ayaa sidaasi ku sheegay Waraysi uu Haatuf shalay khadka telephone-ka ugu waramay isagoo jooga Hargeysa, kaas oo sidoo kale jawaab ka bixiyey hanjabaada ka soo yeedhay doraad xubno ku sugan deegaamada Xudun ee gobolka Sool oo sheegay in aanay ogolayn in shir nabadeed Somaliland ku qabato deegaankaasi iyo arrimo kale oo la xidhiidha dilalka qorshaysan ee sanadahan dambe laga wado Laascaanood. Fu’aad aadan Cade oo ka hadlaya xubanaha degmada Xudun ee sheegay inaan lagu qabankarin deegaankaasi gogoshii labaad ee madaxweynuhu fidiyay, waxa uu yidhi “Waxa hadlay waa laba nin oo mid iska Jirri yahay ninka kale oo la yidhaa Jaamac dheerena waan la hadlay oo tilifoonkiisa ayaa xidhnaa, waxaan lahaa aad weydiisid awooda uu shirk u horjoogsan karayo, shir xudun lagu qabanayaa ma jiro hadanay iyagu shaydaan la shirayn, inta xudun shir lagu qabtaa walaahi daafe ilaa daafe looga baxaa” La taliyaha madaxweynaha gobollada bari Fu’aad Aadan Cadde, oo aanu waydinay dhaliilaha xukuumadda looga soo jeedinayo wax ka qabad la’aanta dilalka qorshaysan ee ka socda Laascaanood, waxa u yidhi “Somalidu waxay tidhaahdaa Inan hooyadeed xumaynayso looma taag helo, Canaanta waxa leh ninka SSC ku sheegta ee gurigiisa uu ku soo dagayo eeqarinaya, markuu wax dilo haddii ay shacbigu qarinayaan ninkii dumarka laynayay, oo markuu wax dilo la wada raacayo si aan lo garan, Laascaanood dadki u dhashay baa is dilaya, hadhawna been baa la samaynayaa oo waxa la odhanayaa ciidamadaa idin laynaya, xukuumaddu canaan ma laha, wafti uu hogaaminayo wasiir Xaabsade ayaa loo qaybiyey, taliyaha bilayska iyo ku xigeenkiisu way tageen” Fu’aad Aadan Cadde oo la waydiiyay sida uu u arko eedaha xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo hada aan la ogayn meel uu dalka uga fakaday dilalka lagu xidhiidhinayo, waxa uu yidhi ‘Tuhun badan baa jira dawladuna way la socotaa, hadal hayn badanina way jirtaa, imikana waa ta jaraa’idka iyo meel walba lagu qoray ninkaasi wuu baxsaday, iyadoo lagu tuhmayo inuu waxyaalahaasi ku jiro tuhunkaasi wuu jiraa baa la leeyahay, ninkaasi meel uu tagay oo aan way u hayaa ma jirto, waxaan u malaynayaa cid ogina ma jirto” Fu’aad isaga oo arrinkaa ka hadlaya waxa uu intaa ku daray Xudun 400 askari ee reer Xuduna oo reer Somaliland ah baa jooga wax olole iyo dhibaato ah oo uu Cabdi Samad Cali Shire ku hayaana ma jirto waa been, wax qabad la’aan iyo bilays la’aan dadku way cabanayaan, laakiin dawladu maamulkiina way samaysay” Fu’aad Aadan Cadde oo aanu wax ka waydiinay halka lagu qabanayo shirkii wajiga labad ee nabadaynta, waxa uu yidhi “Waxaanu nidhi shir-doceedyadii hala joojiyo shir weyn oo loo dhan yahay oo dhilbahante iskugu yimaado oo caro ***** ka dhaca kalmadaa kumaanu qorin laakiin waa ra’yigaygam in shirweyne SSC ku sheegta la yeesho ayaanu ku talinay shirar doceedyadu waa wakhti lumen” Fu’aad Aadan Cadde, oo la waydiiyay aragtidiisa uu qabo damaca madaxweynaha Puntland Faroole,uu ku doonayo in bulshada reer Sool iyo Buuhoode ay Isir wadaagaan, oo aanay ka mid ahayn Somaliland, waxa uu yidhi “Adeer isku Isir baynu nahay wax caqliga gala maaha, qoladaasi haday Isir doonayso maxaa u diiday in Puntland iyo SSC ku sheegta jooga Kililka shanaad ee Itoobiya isku qolaanu nahay, NFD kuwa jooga maxay u odhan waayeen waa anaga, waa waxaan soconayn, iyagana dan uma aha anagana dan nooma aha, waa baa’biis weeyi, haday waxaa iska dayn waayaana Ilaahay ciqaabtooda wuu marinayaa, dadka waxa u fiican intii isku dhaqana ee isku caado ah iyo sidii Ingiriisku u xadeeyay loo daayo, maxay usoo qadi waayeen Puntland iyo SSC ku sheegta Itoobiya degan waa caqli xumo . http://www.haatuf.net/2009files/62.html
  9. La Taliyaha Madaxweynaha Gobollada Bari Fu’aad Aadan Cadde (Waraysi Khaasa) Hargeysa, July 26, 2011 (Haatuf) - La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha gobollada bariga Somaliland Fu’aad Aadan Cadde ayaa ku tilmamaay damaca madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole uu ku sheegaynayo beelaha Sool iyo Buuhoodle ay tahay caqli xumo, sheegayna haddii Isirnimo dawlad lagu noqonayo in aanay jirteen beel kaliya oo dhawr dal wada degtaa, waxaanu intaasi ku daray in xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan wakiilada oo la sheegay inuu dalka kaga baxsaday tuhuno lagu xidhiidhinayo dilalka qorshaysan ee ka socda Laascaanood ay jiraan, tilmaamayna inaanay jirin cid ka war qabta halkuu jaan iyo cidhib dhigay. La taliyaha Madaxweynaha ee gobolada bari Mr Fu’aad Aadan Cadde ayaa sidaasi ku sheegay Waraysi uu Haatuf shalay khadka telephone-ka ugu waramay isagoo jooga Hargeysa, kaas oo sidoo kale jawaab ka bixiyey hanjabaada ka soo yeedhay doraad xubno ku sugan deegaamada Xudun ee gobolka Sool oo sheegay in aanay ogolayn in shir nabadeed Somaliland ku qabato deegaankaasi iyo arrimo kale oo la xidhiidha dilalka qorshaysan ee sanadahan dambe laga wado Laascaanood. Fu’aad aadan Cade oo ka hadlaya xubanaha degmada Xudun ee sheegay inaan lagu qabankarin deegaankaasi gogoshii labaad ee madaxweynuhu fidiyay, waxa uu yidhi “Waxa hadlay waa laba nin oo mid iska Jirri yahay ninka kale oo la yidhaa Jaamac dheerena waan la hadlay oo tilifoonkiisa ayaa xidhnaa, waxaan lahaa aad weydiisid awooda uu shirk u horjoogsan karayo, shir xudun lagu qabanayaa ma jiro hadanay iyagu shaydaan la shirayn, inta xudun shir lagu qabtaa walaahi daafe ilaa daafe looga baxaa” La taliyaha madaxweynaha gobollada bari Fu’aad Aadan Cadde, oo aanu waydinay dhaliilaha xukuumadda looga soo jeedinayo wax ka qabad la’aanta dilalka qorshaysan ee ka socda Laascaanood, waxa u yidhi “Somalidu waxay tidhaahdaa Inan hooyadeed xumaynayso looma taag helo, Canaanta waxa leh ninka SSC ku sheegta ee gurigiisa uu ku soo dagayo eeqarinaya, markuu wax dilo haddii ay shacbigu qarinayaan ninkii dumarka laynayay, oo markuu wax dilo la wada raacayo si aan lo garan, Laascaanood dadki u dhashay baa is dilaya, hadhawna been baa la samaynayaa oo waxa la odhanayaa ciidamadaa idin laynaya, xukuumaddu canaan ma laha, wafti uu hogaaminayo wasiir Xaabsade ayaa loo qaybiyey, taliyaha bilayska iyo ku xigeenkiisu way tageen” Fu’aad Aadan Cadde oo la waydiiyay sida uu u arko eedaha xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo hada aan la ogayn meel uu dalka uga fakaday dilalka lagu xidhiidhinayo, waxa uu yidhi ‘Tuhun badan baa jira dawladuna way la socotaa, hadal hayn badanina way jirtaa, imikana waa ta jaraa’idka iyo meel walba lagu qoray ninkaasi wuu baxsaday, iyadoo lagu tuhmayo inuu waxyaalahaasi ku jiro tuhunkaasi wuu jiraa baa la leeyahay, ninkaasi meel uu tagay oo aan way u hayaa ma jirto, waxaan u malaynayaa cid ogina ma jirto” Fu’aad isaga oo arrinkaa ka hadlaya waxa uu intaa ku daray Xudun 400 askari ee reer Xuduna oo reer Somaliland ah baa jooga wax olole iyo dhibaato ah oo uu Cabdi Samad Cali Shire ku hayaana ma jirto waa been, wax qabad la’aan iyo bilays la’aan dadku way cabanayaan, laakiin dawladu maamulkiina way samaysay” Fu’aad Aadan Cadde oo aanu wax ka waydiinay halka lagu qabanayo shirkii wajiga labad ee nabadaynta, waxa uu yidhi “Waxaanu nidhi shir-doceedyadii hala joojiyo shir weyn oo loo dhan yahay oo dhilbahante iskugu yimaado oo caro ***** ka dhaca kalmadaa kumaanu qorin laakiin waa ra’yigaygam in shirweyne SSC ku sheegta la yeesho ayaanu ku talinay shirar doceedyadu waa wakhti lumen” Fu’aad Aadan Cadde, oo la waydiiyay aragtidiisa uu qabo damaca madaxweynaha Puntland Faroole,uu ku doonayo in bulshada reer Sool iyo Buuhoode ay Isir wadaagaan, oo aanay ka mid ahayn Somaliland, waxa uu yidhi “Adeer isku Isir baynu nahay wax caqliga gala maaha, qoladaasi haday Isir doonayso maxaa u diiday in Puntland iyo SSC ku sheegta jooga Kililka shanaad ee Itoobiya isku qolaanu nahay, NFD kuwa jooga maxay u odhan waayeen waa anaga, waa waxaan soconayn, iyagana dan uma aha anagana dan nooma aha, waa baa’biis weeyi, haday waxaa iska dayn waayaana Ilaahay ciqaabtooda wuu marinayaa, dadka waxa u fiican intii isku dhaqana ee isku caado ah iyo sidii Ingiriisku u xadeeyay loo daayo, maxay usoo qadi waayeen Puntland iyo SSC ku sheegta Itoobiya degan waa caqli xumo .
  10. Xaaji Xunjuf;736669 wrote: A khadar TFG officials whether they are from borama burco berbera hargeysa Laascanood ceerigaabo cannot come to Somaliland end of story they are nobodies irrelevant if you think you can compare the Likes of Mahad cambaashe with Abdikarim you are wrong , if you think they can make a difference feel free;)
  11. Xaaji Xunjuf;736690 wrote: Xildhibaano KaTirsan Golaha Khusuusiga Oo Ka Horyimid Xil qaadis lagu sameeyay Xaglo Toosiye(Vedio) Lasanod Onlline Tuesday, July 26, 2011 Dharkayn-Geeyo,(Lasanod Online)-Qaar kamid ah golaha Khusuusiga ee SSC ayaa siweyn uga soo horjeestey hadal maalin ka hor kasoo yeeray xubno katirsan isla Khusuusiga SSC iyo hogaamiye kuxigeenka SSC Col Cali Sabaray kaasi oo sheegayey in hogamiye Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) xilkii laga xayuubiyey Xubnaha golaha Khusuusiga oo maanta kulan saxaafada ugu qabtay tuulada Dharkayn oo katirsan gobolka Sool ayaa waxay shaaca ka qaadeen in uu sharci daro ah ahaa hadalka ay warbaahinta ka jeediyeen qaar kamid ah Khusuusiga iyo hogaamiye kxuigeenka SSC col Cali Sabarey. Kulanka maanta oo ay fadhiyeen 6 xildhibaan oo katirsan golaha Khusiiga ayaa laga soosaaray qodobo lagu burinayo qodobadii ay soo saareen xil xildhibaan oo hore kulan ugu qabtay magaalada Dahrkayn Geenyo,xildhibaanada maanta kulanka qaatay ayaa waxaa kamid ahaa. 1. Xariir Awcali 2. Faarax Maxamed Seed (Fircoon) 3. Jaamac Siciid X Cige (Gacan) 4. Cismaan Faarax Caliyey 5. Shabac Axmed Calidhuux 6. Maxamed Ismaaciil Odowaa (Afar-indhood) Dhamaan xildhibaanadaasi ayaa isku raacay in hogaanka uu hayo md Saleebaan Ciise Axmed waxaana ay sheegeen in hadalkii kasoo yeeray xildhibaanada kale uu ahaa mid kala fogaynaya dadka SSC. Si kastaba ha ahaatee hadaladan kasoo kala yeeraya xildhibaanada SSC ayaa muujinaya khilaaf xoogan oo xiligan soo kala dhexgalay xildhibaanada khusuusiga SSC. kkkkkkk.
  12. For a country that was recognized since 1977 it has not much to show for in all honesty. But congrats to them.
  13. Xaaji Xunjuf;736638 wrote: oodweyne can't be a gobol but cayn can looolz kkkkkk. Ishaad ka riiday.
  14. Truth hurts doesn't it dear lad? I would be angry aswell if Oodweyne's sub clan invited non Somaliland soldiers into our soil just because they had a disagreement with my sub clan. God forbid kk. Can't blame you there kid the level of rage & confusion coming out from you has made you all over the place and lose sense from Defence minister of TFG, to Somaliland army, and about the garaad clan's divisions.
  15. Either way dear lad your community is divided and has animosity within each other. A reality you have to face instead of blaming the likes of faroole kkkk. The problem lies within yourselfs.
  16. Common sense is it was made easier because of loopholes, divisions, animosity within your community. What about the new defense minister?His powerless and can't not land in my lands. Unlike your uncles Mahad Cambaashe, Xaabsade iwm who dedicate when the city of Las Canood can sleep or not kk.
  17. A_Khadar we both know the reason your lands were captured was mostly because of your internal divisions & animosity. Xaabsade's, Mahad Cambaashe's sub clans dislike the sub clans of Abdisamad Cali Shire, Fuad Adan Cadde who in turn are more pro Puntlander's kkkkkk doesn't take a genius to figure it out. Thus why it was easier for Somaliland troops to capture las canood and your other areas as your folks are full of envy, animosity for each other. You wouldn't see me inviting non Somaliland soldiers to my areas of Sanaag just because i have some disagreements with Oodweyne's folks of the Western Togdheer. That is the difference between you and I.
  18. Xaaji Xunjuf;736475 wrote: I don't think there is deep hatred with in the garaad clan but there is just internal competition like all the Somaliland clans its just they take it a step further. if we look back in history before the rise of the Mullah the king makers of the garaad clan were mainly from (fiqifuliye sarmaanyo xudun ) Community the cali duulanes afxakames and Sicid qamaxs. During the years of the Mad Mullah there was a shift of power towards the Buhoodle Community the Cali dhuuxs the Ismacil mires ducaale fagaases the Cali garaads eventhough he was from laascanood but shares a common lineage with the Buhoodle folks and During the civilian goverment in the sixties the Buhoodle Community was still the dominant group. And during dictatorial regime of General Siyaad bare the likes of Axmed selebaan dafle and the Ilma Ali shires became the leaders of the Garaad clan, another Shift of power for 21 years. And after the collapse of the state they are still bickering now internal feud is not necessary and not even possible if you are facing a common enemy. But i can conclude that the Garaad clan believe that there is no occupation in their region thus they continue their internal clan struggle. Also i don't see the comparison between the oodweyne folks and the garaad clan other than living in the sool sanaag regions together,, the oodweyne Community is better organized Clan wise. And politically they are far better organized eventhough they live spread throughout Somaliland. Internal competitions shouldn't go as far as inviting different soldiers of different adminstration in your city in despise of your cousins. It's like the folks of Allabaday god forbid inviting non Somaliland soldiers in despise of the 1's in Gabiley or Hargeysa. So that my friend is very deep problem and should not be underestimated.
  19. Oodweyne;736467 wrote: ^^ I am not talking about the division or even the deep animosity that exist within the "Garad Community". But, I am talking about the "traits" of how difficult it's for the community (both "Oodweyne's community" to a larger extent the "Garad Community") find it to reach a political consensus. For, example, I for one know that I can't in full confidence speak for the Oodweyne community of Erigavo, or for that matter in Hargeisa's side of that community; because of that sub-community that is part and parcel of the larger community, will probably insist, that, they do not sit at the back of the class, and let their Burco's cousin (i.e., Oodweyne's side) to make decision for them. This is what I am talking about. Which means, I know, Buhotle's folks will say, forget about Las-Anod making a decision for us; and similarly, Erigavo's folks of the garad community (i.e., Naleye Ahmed) will probably say, over our dead body will the folks of Buhotle/howd or even in Las-Anod will make a political decision for us. This sort of great difficulty in reaching a political consensus (across the regions and cities) in which one community (like mine and Garad community) are disperse into, is what I am talking about. But, I agree with you, that, the "sub-clannish hatred" and the "bitter animosity" that exist within the "garad community". And, in that context, there is a long line of a "historical chain" that connect today's reality to the time, in which the Garad community were divided over the cause of what Mad Mullah was about and what to do about it. Which in turn, made it difficult for this "bitter division" to be brought to an end even at that time, just as it is difficult as it now is, indeed... That is true. Although it's only because they have their own traditional leaders elected for the Eastern Oodweyne community, Were's the Western Oodweyne community(Burco, Hargeysa, Hawd) have their own traditional leaders aswell. Because remember somewhere in 19th century the Eastern section elected Sultan Ducaale Muse to represent them and free from the influence of the larger ( Burco - Hargeysa, Hawd clans). So it's natural for communities to elect people from their own very area that they think represents them best. Other than that they all have the same political view as in (Somaliland). Which is a good thing that unites them in a common goal.
  20. Oodweyne with all due respect the Oodweyne community does not have the same traits as the garaad folks in any shape or form. Why would i say that one might ask. Because the level of division, political confusion and animosity that exists between the garaad sub clans is far greater than what existed between the Oodweyne community in their entire history.
  21. A_Khadar Saraar was part of Sool so technically they wanted to create their own gobol different from the SSC folks. Were's Xadeed, Haylaan iwm share very close ancestory.