Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Piracy is a threat to the whole Indian Ocean & Red Sea routes. It must be crushed.
  2. Odd to say the least. Why would Makhiir folks divide their land further into Haylaan, Xadeed iwm. Perhap to get more representation from the TFG cabinet next time?
  3. Xaaji Xunjuf;736197 wrote: Wa hagaag Gacmay Gone Keyse Gone , Xaglatoosiye Gone Cismaan Xaaji Cali Gone., kooxdi nabadidka waxa ka so hadhay odaygi Cali sabaray isna wabu iska dalaana:D
  4. Xaglo toosiye oo xilka qaadis lagu sameeyay islamarkaan lomagcaabay hogaanka SSC COl.Sabaray(Daawo+Video) Qaar kamid ah golaha khusuusiga ssc oo maanta shir jaraaid ku qabtay degaanka dharkayn geeyo oo ka tirsan gobolka sool, ayaawaxay kaga warbixiyeen shirrar maalmahan dambe kaa socday degaanka dharkayn geeyo Mukhtaar xirsi oo kamid ah xildhibaanada khusuusiga islamarkaana saxaafadda u qaabilsan ayaa wuxuu ka warbixinayaa xil qaadis lagu sameeyay hogaamiyihii ssc saleeban axmed ciise xagla toosiye oo ay ku sheegeen inuu guddan waayay waxyabihii loo doortay wuxuu sheegay in hogaamiye kuxigeenka ssc loo doortay inuu noqdo hogaanka sare. Hoos riix kana daawo Vedio maqal Iyo muuqaal ah Cali sabarey oo horey u ahaa hogaamiye kuxigeenka ssc oo maanta qaar kamid ah xildhibaanadda khusuusiga sheegeen inuu yahay hogaanka sare ee ssc sheegay inuu qaadi doono talaabooyin badan wuxuuna cambaareeyay shirkii khaatumo dhawaan ka dhacay london wuxuuna ugu baaqay in dib loo dhigo shirkaasi kala qeybsanaan ayaa imanaya xili uu socdo qaban qaabo shir mudo la waday kaas oo daba socday shirkii khaatumo ee london ka dhacay kaas oo ay ka soo qeyb galeen jaaliyadda ssc. http://boocameonline.com/?p=17142
  5. Maxaa ka jira in Xaglatoosiye Xilka laga qaaday Maxaase ka soconaya Dharkayn-geenyo xubno Khusuusiga ka tirsan oo Garoowe iyo Buuhoodle ka yimi ayaa bilaabay Olale ah in ay Burburiyaan Hogaanka SSC kuwaas oo ku doodaya in xilka laga qaado Xaglatoosiye maadaa uu shaqo gudasho samayn waayey balse arinku uu yahay in loo balan qaaday Masabyo yar yar oo ay Garoowe ka helayaan Xidhiidh dhinacyo badan taabaya oo ay Allssc la samaysay Dharkayn-geeyo qaar ka mid ah Xubnaha KHusuusiga, Sii yahay Gudoomiyaha Khusuusiga SSC iyo waliba Xoghayaha Arimaha Gudaha ayaa noo xaqiijiyey in aysan jirin in rasmi ah oo Kalsoonidii loogana noqday Xaglatoosiye iyo wax kulan ah oo dhacay, waxana dhamaan Mas’uuliyiintani noo xaqiijiyeen in uu jiro Mooshinkaas oo uu daba ka riixayo Cali Sabaray iyo ragg kale uuna horyaalo Golaha KHusuusiga Saraakiisha Ciidamadda SSC ee fadhigoodu yahay Dharkayn-geenyo ayaa gadooday kuwas oo kala diray Kulan maanta dhici lahaa waxana wariyayaal jooga Dharkayn-geenyo ay Allssc u sheegeen in xaaladu kacsan tahay taladuna ay iminka gacanta ugu jirto Saraakiil ciidan hadaba marka aad dhagaysato Waraysi Xargaga Online la yeelatay Gudoomiyaha Khusuusiga Maxamed Cabdi Ciid waxa kuu soo baxay in wali aysan dhicin wax kalsooni kala noqosho ah, waxana uu sheegay in ay dib uga soo gudbiyana Go’aamadda shirka, uuna socdo shirku balse Wariyaha Waraysiga qaadayey ayaa Afkaga ugu Riday in Gudoomiye Kayd uu Yiraahdo xilkii baanu ka qaadnay Xaglatoosiye taasina ma ahan wax sharci ah, waxana uu Kayd sheegay in Xubno Maqani ay ka qayb qaateen Kalsooni kala noqoshadda taasi ma ahan wax sharci ah oo ay Telephone kuna soo xidhiidhee, waxana warar lagu kalsoon yahay Allssc u xaqiijiyeen in labadda xubneed ee Telephone uga qayb qaatay shirka ay yihiin Maxamed Casse iyo Cismaan Xaaji Cali oo Hargaysa jooga Akhriste marka aad Dhagaysatid Waraysigan waxa kuu soo baxaya in Ragg Hindise uun wata ay telephone-ka wada hadleen kuwaas oo aysan jirin wax talaabo ah oo ay qaadeen HALKAN Si DAGAN UGA DHAGAYSO WARAYSIGA KAYD EE XARGAGA Cali Sabaray oo ah Mujaahid Diir adag kaga jiray Halganka SSC waxa uu ka dayriyey Shirkii Khaatumo oo uu sheegay ay dhaqaalihii ka xanibtay sidoo kalena waxa uu sheegay in Xubnihii tagay ee falaagadda ka noqday SSC ay is yiraahdeen waa la idinka Dulmooday balse ma sheegin waxa uu isaga iyo kooxdan la socda ay yeeli doonaan, Xageese loo socda oo looga dulbooday? ! Hogaamiyaha SSC Xaglatoosiye oo aanu damacnay in aanu xidhiidh la samayno ayaa noo suurto gali weydey balse waxan idin balan qaadaynaa in Masuuliyiinta Joogta Dharkayn-geenyo iyo xaglatoosiyeba aanu waraysiyo idinka soo qaadi doono daqiiqadaha soo socda Fiiro Gaar WAA KUMA BURBURIYAHA SSC, WAA KUMA NINKA SSC TAN IYO MAALINKII LA SOO DHISAY KU WADAY BURBURKA IYO KHILAAFKA, KUMA NINKA BURBURKA KA WADA DHARKAYN-GEENYO goor dhaw naga filo http://allssc.com/?p=13070
  6. Shir maalmihii ugu dambeeyay uga socday mas’uuliyiinta ururka SSC tuullada Dharkayn-geenyo oo 75 dhanka galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta halkaasi lagu soo gabagabeeyay. Mas’uuliyiinta ka soo qeyb galay shirka ayaa sheegay in kalsoonidii ay kala noqdeen hoggaamiyaha ururka SSC Suleebaan Ciise Xagla-toosiye oo in muddo saddex sanno hayay xilkaasi. Mas’uuliiyiinta ayaa sheegay in xilka ay si ku meel gaadh ah ugu wareejiyeen guddoomiye ku-xigeenka ururka Cornel Cali Sabarey, iyadoo golaha ururkuna uu muddo lix bilood ah xilka sii hayn doono. Guddoomiyaha golaha sare ee xeer dejinta ururka SSC Maxamed Cabdi Ciise Kayd oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xilka looga qaaday guddoomiyihii ururka sababo la Xidhiidha, kaddib markii uu xilka gudan waayay muddo dheerna uu dalka ka maqnaa. Maxamed Cabdi Ciise Kayd ayaa sheegay in 13 -ka xubnood oo uu guddigu ka kooban yahay ay isku raaceen in xilka laga qaado guddoomiyaha ururka, haatanna wadaan deddaallo lagu doonayo in sare loogu qaado waxqabadka ururka. Guddoomiyaha golaha sare ee xeer dejinta ururka SSC ayaa xubnaha guddiga ku guubaabiyay in ay xilkooda si waafaqsan sharciga ururka u gutaan, shacabka taageersan ururkana ka codsaday in ay laba jibaaraan taageerada ay ururka siiyaan. http://www.togdheernews.com//index.php?option=com_content&task=view&id=9107&Itemid=1
  7. Wasiirka Afrika U qaabilsan Dawlada Ingriiska oo Booqasho ku yimid Somaliland Khudbadna ka jeediyey Aqalka Baarlamaanka Somaliland Hargeysa/ToggaHerer 24 July 2011 Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM oo Maanta Booqasha ku yimi Jamhuuriyada Somaliland Caasimada Hargeysa ayaa Kulan la yeeshay khudbadna ujeediyey Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland. Mr Henry ayaa khudbada uu ka jeediyey Aqalka Baaramaanka Somaliland waxa uu kaga Warbixiyey Ujeedada Socdaalkiisa Somaliland iyo Kulan uu La yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliand Md Axmed Maxamed Siilaanyo. Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay Imaanshihiisa Somaliland waxaanu ka warbixiyey Xidhiidhka Qotada dheer ee Ay leeyihiin Ingiriiska Iyo Somaliland. MR Henry ayaa sheegay tan iyo mudadii uu ka mid noqday Xukuumada Dawlada Ingriiska in uu la kulmay Mujtamac badan oo Reer Somaliland waxaanu sheegay in ay ka go`an tahay Taageerada Dedaalka Horumarineed iyo Nabada Geeska Africa ba Wasiirka ayaa intaa Raaciyey in aanay ahayn markii u horeysay ee Masuul Ingriiska ahi ku yimaado Somaliland iyada oo Bishii February Somaliland yimid Mr Andrew Marchel . Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM ayaa sheegay in Uu madaxweynaha Somaliland ku soo dhaweeyey Wadanka Ingiriiska ayna Yeesheen kulan aad u qiimo badan Sidoo kalena Madaxweynaha Somaliland uu Markab Dagaal oo dawlada Ingriiska uu dhawaan kulan la yeeshay isla markaana Xidhiidhka labada dal uu yahay mid aad u xoogan. Wasiirka Afrika u Qaabilsan Dawlada Ingiriiska MR. HENRY BELLINGHAM mar uu ka hadlaayay Caawimada Somaliland wuxuu sheegay in ay Somaliland ka caawin doonaan mashaariic Badan oo Horumarineed, Wasiirka ayaa sidoo kale si weyn u amaanay Qurbajoogta Reer Somaliland ee UK waxaanu ku sifeeyey Qaar labada Dal ba Daacad u ah kana shaqaynayaan Xoojinta Xidhiidhka Labada Dal. Hargeysa/Somaliland
  8. Xaaji Xunjuf;735988 wrote: The Zack a Mujahid is a person who fights for Xaq Indeed.
  9. AUN. He was a SNM hero that fought against the dictatorship of Siad bare he will be forever remembered in our hearts.
  10. kkkkk i doubt you would get any penny from the oil if there is any at all anyway. Shaddy companies own over 55% Share k.
  11. Oodweyne;735714 wrote: Looks to me that what we have in here, is nothing but "Imam Farole" at his finest messes in action. In other words, his spectacular own goal is being advertised and scream about it from the "roof-top", by none other than himself, indeed... This guy should really have been in the "Guinness book of records" ; particularly the chapters that tells how man who has the streak of political incompetence in his vein, ought to look like it, indeed..
  12. Somaliland is working on to make the city safer and sending their head of police chief to Las Anod to investigate those crimes while thugs like SSC are properly the ones behind the butchering of the beautiful women of L.A who supposedly support Somaliland. Very shameful to say the least. Taliyaha Guud Ee Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Maanta Gaadhay Magaaladda Laascaanood, Sheegayna Inuu Baadhayo Cida Ka Dambaysa Dilalka Qorshaysan Laascaanood (Ramaas) July 22,2011 - Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta gaadhay Magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood, halkaas oo dhibaato amaan daro ka jirto. Taliyaha guud ee ciidamada booliska Somaliland Md Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa sheegay inuu Magaaladda Laascaanood u tagay sidii uu baadhitaano ugu samayn lahaa dhibaatadda amaan xumo ee halkaa ka jirta iyo sidii uu wax uga ogaan lahaa cida ka dambaysa dilalka qorshaysan ee halkaa sida is-daba jooga ah uga dhaca “Waxaan u socday waxa magaalada Laascaanood ku soo kordhay oo batay dilalka, markaa waxaan u imid inaan arrintaasi baadho oo xog ogaal u noqdo si wax looga qabto.” Ayuu yidhi taliyaha oo u waramay warbaahinta Laascaanood, waxaanu intaa ku daray “Waxaan soo kormeeray saldhigyada Booliska iyo rugaha magaalada Laascaanood, waxaanan shirar la yeeshay masuuliyiinta ciidanka Booliska ee qeybta iyo Saldhigyadaba,” Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad, waxa uu sheegay in aanay isaga u cusbayn Magaaladda Laascaanood “Iima cusba Laascaanood, waxaan joogay oo aan ka soo shaqaynayay oo aan taliye ka ahaa wakhtiyo kala duwan waxaase iigu horaysay sanadkii 1958-kii.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Waan ogahay oo dadweynaha reer Laascaanood ma ogola dilalka iyo nabadgelyo darro inay ka dhacdo magaaladooda, waxaan dadweynaha magaalada Laascaanood u soo jeedinayaa inay dhinac uga soo wada jeestaan cidii nabadgelyada wax u dhimaysa oo ay ciidamadda ammaanka kala shaqeeyaan.” Ramaasnews Desk
  13. Koonfurians are welcome in Somaliland many live in the big cities of Somaliland work, live there.
  14. It doesn't matter what they support the fact remains they are powerless and are no harm to us compared to how influential your uncles Xaabsade, Mahad Cambashe, Cali Sandule are in your areas even though you might like to deny it. What about Dr.Gaboose? he was just a doctor and did not have his own militia killing his own people unlike your uncle Xaabsade. The woman that was killed was part of Somaliland government in Las anod and it's mostly likely the desperate SSC thugs that is behind those cowardice targettings.
  15. People from Ethiopia, Somalia, Kenya are all registered.
  16. Farmaraa waan sidaan ku sheegay cidna kama xigtiid Sool iyo Sanaag wa dhuul Somaliland ah waxan doonana waan ka hadlaya.
  17. Aaliyah kkkk TFG kulaha. Can Abdilahi Omar or Buuba set a foot in my land? do they have support from their own people? are they influential within the sphere of our areas? the answer is no. While your uncles like Xaabsade, Mahad Cambaashe have influence in your areas, supporters, their own militias from their sub clans. That is the difference young lady.
  18. Gumaaysiigan aad sheegaysiid( wa haadi uu jiro ba) adeerada siida Cali Sandule, Xaabsade, Mahad Cambaashe, Keyse Yusuf ba ka masuul ah oo keenay rag shisheeye dhuulkooda wa haadi aad ruunta rabtiid.
  19. kkkk daad ba sadeex magaalo cay mooday. Horta idinku magaalo ma haystan ba? kk. oo aan ahayn tulaada Buhoodle.
  20. Most of them are registered under the Somaliland Immigration Office. It's all good.
  21. Sool iyo Sanaagna cidna kama xiigtiin.
  22. Farmaraa calaacalka iska dhaaf sxb. cidna saado cali ma aflgadayn ee. Waxa la yidhi kaliya Waxa la yidhi haadi aad been sheegaysiid mid ruun u eeg sheeg. Tani wii ku dhacday fanaanada Saado Cali.
  23. Xaaji Xunjuf;735823 wrote: Aaliyah wamaxay caydu inaader axmaq ma nihin dadku isku fikir uun bay ahayn uun eh;) She is properly upset about Saado ali saying those non-existence disgraceful figures of *200,000 SSC people in Dadaab camps*.