-
Content Count
10,390 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Caawa Boorama Kulan Kula Yeeshay Ugaaska Beelaha ******** Oo Xukuumadu Ka Hor-taagan Tahay In Uu Socdaal Ku Tago Deegaano Ka Tirsan Awdal Iyo Salel. Boorama (Ramaas) Oct 19,2011 – Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta socdaal ku tagay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa caawa kulan la yeeshay Ugaaska beelaha ******** Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi Ugaas Rooble. Kulankan Madaxwayne ku xigeenka iyo Ugaaska beelaha ******** oo aan la ogeyn xaqiiqo ahaan waxa lagaga wada hadlay ayaa haddana wararka ka soo baxayaa waxa ay tibaaxayaan in Madaxwaynuhu Ugaaska cadaadis ku saaray inuu baajiyo socdaal la filayo inuu dhawaan Ugaasku ku taggo deegaano ay ka mid tahay degmada Lughaya oo dhismaha dekedeeda muran ka taagan yahay. Kulankan Madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo Ugaaska beelaha ******** Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi Ugaas Rooble oo dadka reer Boorama ay saadaalinayaan waxa ka soo bixi kara, iyadda ujeedada Madaxwayne ku xigeenku ugu deg-degay kulanka Ugaaska lagu macneeyay inay tahay sidii uu ugu guulaysan lahaa baajinta socdaalka Ugaaska oo aan ilaa hadda laga war-qabin waxa xukuumadu Ugaaska uga hor-taagan tahay inuu taggo deegaano ka tirsan Awdal iyo Salal. Magaalada Boorama waxa hore u sii joogay wasiirada wasaaraha Arimaha gudaha Md Maxamed Nuur Carraale (Duur) hawlaha guud Prof Ismaaciil Muumin Aare iyo dib-u-dejinta Md Cabdirisaaq, kuwaas oo iyagana ujeedadooda lagu sheegay inay la xidhiidhay sidii ay Ugaaska u baajin lahaayeen. Wixii war ah ee ka soo kordha socdaalka Madaxwayne ku xigeenka ee Boorama iyo kulanka uu la sheegay Ugaaska ******** kala soco RAMAASNEWS.COM Ramaasnews Desk Hargeisa
-
Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geeridii Marie Dedieu 2 hours ago Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa tacsi u diray madaxweynaha Faransiiska, isagoo muujiyay sida uu uga xumaaday geerida Marie Dedieu oo u dhalatay dalka Faransiiska, taasoo ay afduubayaal ku haysteen gudaha Soomaaliya. Dabley hubeysan ayaa Marie ka soo afduubtay jasiirad ku taalla dalka Kenya, kadibna u soo gudbiyay dalkeena Soomaaliya. Ra’iisul-wasaaraha ayaa falkan ku sifeeyay inuu yahay mid ka baxsan bani’aadannimada, isla markaana meel uga dhacaya sharafta shacabka Soomaaliyeed. “Aad baan uga xunnahay geerida ku timid Marie. Waxaan tacsi u direynaa qoyskii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay. “Waxaan ka shaqeyneynay oo aan rajeyneynay in la soo daayo. Nasiib darro, argagixiso ku xiran Al-Qaacida iyo burcad-badeed ayaa khatar u haya nabadgelyada Soomaaliya, gobolka iyo caalamkaba. Xukuumaddeyduna waxay ka shaqeyn doontaa sidii caddaaladda loo horkeeni lahaa dadkii ka dambeeyay falkaas.” Falkan murugada leh wuxuu muujinayaa mas’uuliyadda shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba ka saran in la nabadeeyo Soomaaliya. In laga caawiyo Soomaaliya dhinacyada sharciga iyo kala-dambeynta iyo horumarka dhaqaalaha ayuunbaa looga guuleysan karaa xagjirnimada iyo burcad-badeednimada. Horseed Media Xigasho: Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya
-
Amiirada Al-Shabaab oo Gabdhaha Dhalinyarada Qasab ku Guursanaya iyo Walwal soo Wajahay Waalidiinta (Warbixin) Muqdisho (RBC) Qaar ka mid ah qoysaska ku nool deegaanada duleedka magaalada Muqdisho ayaa bilaaby inay ka soo qaxaan guryahooda oo ay dib ugu guuraan magaalada Muqdisho ka dib markii maalin ka hor wadada dheer ee isku xirta deegaanka Ceelasha biyaha iyo Carbiska lagu arkay meydka nin dhalinyaro ah oo ay Al-Shabaab gawraceen kaasi lagu magacaabi jiray Cilmi Cabdi Xasan. Walaaca ugu weyn ee soo wajahay dadweynaha, gaar ahaan hooyooyinka iyo aabayaasha ayaa ah in amiirada horjoogayaasha u ah Al-Shabaab oo u badan ajaaniib ay bilaabeen in si qasab ah ay ku guursadaan gabdhaha yar yar iyadoo xitaa mararka qaar aan la weydiisay waalidiintooda, haddii la weydiisto oo ay diidaana loogu bedelo dil. Dilka Marxuum Cilmi Marxuum Cilmi Cabdi Xasan waxaa uu ahaa wade baabuur nooca TAXI loo yaqaano ee kirada ku qaada dadka. Waxaana sida dadka yaqaana ay noo xaqiijiyeen uu degganaa deegaanka Ceelasha biyaha halkaasoo uu kula noolaa qoyskooda oo uu isagu u weynaa una shaqeyn jiray. Dadka deegaanka waxay sheegeen in mid ka mid ah Amiirada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanka uu dhowr toddobaad ka hor u tegey qoyska Marxuum Cilmi isla markaana weydiistay gabar 18-jir ah oo la dhalatay Marxuum Cilmi. Hase yeeshee qoyska waxay diideen in gabadhooda ay u guuriyaan nin ajnabi ah oo aysan aqoon iyagoo ku andacooday in gabadhu agoon tahay isla markaana aan la qasbi Karin. Nasiib daro ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa labo habeen kadib Cilmi ka afduubay gudaha suuqa Ceelasha biyaha isagoo xilligaasi watay baabuurkiisa, lamina ogeyn halka ay la aadeen. Balse subaxnimadii Talaadada ee [shalay] ayaa meydkiisa oo gawracan laga soo heley deegaanka Carbiska ee gobolka Shabeelaha Hoose. Walwalka waalidiinta Waxaa jirta sheeko caan ah oo ay kuu sheegayaan dadka ku nool dhulka ay maamusho Al-Shabaab, gaar ahaan habka ay u maraan guurka gabdhaha ay qysaskooda ka baadaan. Waxaana dadka ay sheegayaan in dhaqanka Al-Shabaab u yahay in gabadha lagu kaxaysto wax ay u yaqaanaan ‘RABITAAN NAFEED’ waxaana gabadha lagu yiraahdaa ‘UKHTI NAFTA AYAA KU RABTA” iyadoo marka ay rabaan iska fura taasoo sidoo kale noqotay arin ay gabdho badan necbeysteen. Tani waxay keentay in waalidiinta ku nool dhulka ay ka taliso kooxda Al-Shabaab ay ka qaxaan una guuraan qeybaha ay DKMG ka maamusho Muqdisho si ay uga badbaadaan in gabdhahooda si qasab ah looga kaxaysto. Qaar ka mid ah waalidiinta ayaa wariyaasha u sheegay in aysan ahayn markii ugu horeysay oo dhacdo la mid ah tan loo geystay Cilmi iyo reerkooda balse ay horey u dheceen dhacdooyin la mid ah. Waxaana beryahan arintan darteed sare u kacay dadka kas oo guuraya deegaanada duleedka Muqdisho eek u soo laabanaya guryahooda. Xitaa waalidiinta aan awoodin inay ka guuraan meelaha ay Shabaabku joogaan, waxay ku qasbanaadaan inay gabdhahooda qaangaarka ah iyo wiilasha da’da yar ay u wareejiyaan eheladooda degan dhulka ay dawladu maamusho si ay uga nabadgalaan in gabdhaha xoog lagu kaxaysto, wiilashana la askareeyo. RBC Radio
-
Qardho (RBC) Wasiirka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose Puntland Gen C/laahi Axmed Jaamac [ilkajiir] ayaa ku baaqay in hub ka dhigis lagu sameeyo qabiilada Puntland isagoo sheegay in taasi ay yareyn kartoisku dhacyada qabiilada u dhexeeya ee ka dhaca gudaha Puntland. Wasiirka ayaa hadalkiisan jeediyey isagoo markii ugu horeysay colaado dhowaan ka taagnaa gobolka Karkaar, wuxuuna sheegay wasiirku in colaadaha beeluhu ay sababaan dhimashada dad badan taasoo ay ugu wacan tahay hubka faraha badan ee ay haystaan beelaha. “Anagu waxaan u aragnaa muhim in hub ka dhigis lagu sameeyo beelaha hubka heysta iyo maleeshiyaadka” ayuu yiri wasiirka oo dhanka kale sheegay in dawlada ay wado dadaalo ay ku dhexdhexaadineyso beelaha ay shaqaaqooyinka u dhexeeyaan ee ku wada nool gobolka Karkaar. Hadalkan maanta ka soo yeeray wasiirka arimaha gudaha Puntland Gen Ilkajiir ayaa ku soo beegmay iyadoo xiiado colaadeed ay weli ka jiraan deegaano ka mid ah gobolka Karkaar iyadoo dadweynaha ay dhaliileen sida maamulku uga gaabiyey nabadeynta beelaha ay colaaduhu u dhexeeyaan. RBC Radio
-
xiinfaniin;752085 wrote: SSC folks are historically from strong powerhouse, the genes are from eastern mountains
-
Xiinfaniin kk. You can keep them after Somaliland gets full recognition.
-
hmm. So does SSC only exist in Buhoodle? what happened to the other Sool areas settled by the Garaad group.
-
ailamos;749638 wrote: The bottom line here is that people must not be forced into anything, this is not the way to run a country, let alone one in tatters like ours. If there is a way to make a federal union with broad autonomy (their own parliaments, laws, etc) to potential secessionist regions like Canada does with Quebec, Spain with Catalunya, Britain with Scotland, or Germany with Bavaria, then that would be an approach I am all for. However, if there is no hope whatsoever in producing a union, to the point that secessionists might take up arms, then why risk bloodshed? The second you hate enough to contemplate forcibly keeping people in an unwanted union, is when you begin to compromise your love for your country. Indeed.
-
Are Zimbabwean women that sex deprived.
-
President Abdirahman Mohamed Mahamoud Farole en route to London God-willing
Saalax replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Jacaylbaro;751253 wrote: Ka carar ,, ka carar -
Somaliland president ahmed siilaanyo visits the sanaag region+PICS
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Daawo video waftidii balaadhnayd ee uu hogaaminayey Madaxweyna jamhuuriyada somaliland ayaa gaadhay magaalada ceel afweyn oo ka tir san gobolka Sanaag kuna sii fooleh magaalada cerigaabo daawo vediaga. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Jacaylbaro;750571 wrote: -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;750529 wrote: :cool: -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
-
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
-
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
-
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Sheegay Inaan Somaliland Ogolaanshiyo Puntland Uga Qaadaneyn Gobolka Sool, Safarka Madaxwaynuhuna Muujinayo Lahaanshiyaha Gobolkaas, Cadeeyayna Inay Wali Jirto Lacagtii 2% Ee Sool Loo Jari Jiray. Hargeysa (Ramaas) Oct 8,2011 - Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa ka waramay ujeedada safarka Madaxwaynaha ee gobolka Sool, waxaanu sheegay inay muujinayso inaanu Madaxwaynuhu wax xasaasiyad ah ka qabin gobolka Sool, isla-markaana uu ula mid yahay gobolada kale ee dalka. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Wasiirka-Arimaha-Gudaha-Oo-Sheegay-Inaan-Somaliland-Ogolaanshiyo-Puntland-Uga-Qaadaneyn-Gobolka-Sool-Safarka-Madaxwaynuhuna-Muujinayo-Lahaanshiyaha-Gobolkaas-Cadeeyayna-Inay-Wali-Jirto-Lacagtii-2-Ee-Sool-Loo-Jari-Jiray.html -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
XX kk mar dhow. Ceerigaabo-Sanaag wa hoygii SNMta iyo Somaliland. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Saalax replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;750485 wrote: :cool: