-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Boosaaso [RBC Radio]Dawladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta deeq ka koobanbaabuur dayactir ku sameynaya Wadooyinka deegaanada Puntland ku wareejisay Dawladda Puntland mas’uuliyiin ka socday. Deeqdan ayaa Dawladda Puntland waxaa soo gaarsiiyey Puntland Wefdi ka socday DKMG ah ee Soomaaliya oo shalay soo gaaray gudaha magaalada Boosaaso, waxaama deeqdu ay ka kooban tahay Cagaf-cagafyo iyo kuwa kale. Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Siciid Maxamed Qoorsheel oo wefdiga hoggaaminayey oo Saxaafadda kula hadlay gudaha degkadda Bosaso ayaa sheegay in Deeqdan ay ka timid DKMG ah taas oo loogu talagalay in ay kaga qeyb-qaadato horumarka Puntland. Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka ee Puntland Injineer Xasan Cismaan Cali ayaa isna sheegay in qalabkan ay soo gaarsiisay DKMG ah uu yahay mid waxtar weyn u leh dhismaha Wadooyinka Puntland gaar ahaana Garoowe iyo Gaalkacyo oo aad u burbursan. Sidoo kale Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan ayaa uga mahadcelisyey Wefdigii DKMG ah ka socday ee deeqda gaadiidka ah soo gaarsiiyey Puntland,wuxuuna xusay in xirriir soo jireen ah uu ka dhaxeeyo laba dhinac. Wasiirka amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan oo isna la hadlay Warbaahinta ayaa xusay in ay ka gudoomeen DKMG ah deeqda ayna uga mahadcelinayaan sida wanaagsan ee ay uga qeyb-qaadaneyso arrimaha bulshada. Dhanka kale Wefdigii ka socday Dawladda KMG ah ee Soomaaliya uuna hoggaaminayey Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah Siciid Maxamed Qoorsheel ayaa Kormeer ku tagay meeshii uu ku yaalay Suuqii basbeelay ee Boosaaso,waxaana Indho-Indheyn kusoo sameeyeen qeybaha kala duwan ee u Suuqu ka koobnaan Jiray. Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah Siciid Maxamed Qoorsheel oo bartamaha Suuqa kula hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in ay ka Tacsiyeynayaan dhibaatada ku timid ganacsatadii hantidooda ku waayey Suuqa isagoona xusay in dalalka deeqaha bixiya ay u bandhigayaan si wax loogu qabto dadkii dhibaatadu kasoo gaartay. Gabagabadii ayaa Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah Siciid Maxamed Qoorsheel waxa uu hoosta ka xariiqay in Madaxda Dawladda KMG ah u gudbin doonaan khasaaraha baaxada leh ee Suuqa iyo Ganacsatadii ku ganacsan jirtay soo gaartay. Si kastaba deeqdan ka timid DKMG ah ee Soomaaliya ayaa soo gaaray deegaanada Puntland Shalay,kuwaas oo kasoo kici timay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaana intii ay ku sugnaayeen kulamo la qaateen madaxda Dawladda Puntland. Cismaan Turaabi RBC Radio Boosaaso http://www.raxanreeb.com/?p=121935
-
Carafaat;763767 wrote: NSUM only cares about Somaliland. What Mahiga and other UN officials have done in Somalia or Moqdisho they dont care. Quite ironic for those pretending to care about Somalia.
-
Somaliland Enemies Are Behind Saameel Massacre This week enemies of Somaliland has plotted an attempt to disturb the security of Somaliland western regions, where three people were murdered in cold blood inside their homes of Saameel town of Baki district in AWDAL Region of Somaliland. The enemies who infiltrated the country across Somaliland-Ethiopian border were members of armed terrorist groups ONLF, Al-Shabab and Itahad Al-Islamiya. The killing aimed to put insult to an old injuries between the tribes of the area. The tribesmen solved old differences in brotherly manner with the support of Somaliland government, where the Vice President of Somaliland Abdurrahman Saylici was present at the reconciliation meeting. There are traditional links between the tribes of the region, which is located between Gabiley and AWDAL including widespread intermarriage. After recent Somaliland´s progress in development and foreign policy, the enemies are trying all possible ways to trigger tribal violence in Somaliland, in order to stonewall Somaliland cause of independence by creating instability. The Kulmiye led government has produced effective results in very short period of time, which attracted the international community including UN Representative for Somaliland and Somalia Mr. Augustina Mahiga who called for diplomatic recognition to Somaliland. The aforesaid terror groups failed to break through the strong Somaliland security system, because, Somaliland took serious security measures after 2008 terrorist suicide bombing in Hargiesa. However the terrorist changed their approach and now trying to trigger tribal violence to downgrade the hard-earned stability of Somaliland…. But they will fail too. In Somaliland culture, the tribes fight and misunderstandings end through talks and negotiations. It is uncommon for the Somaliland tribes to kill families or children, where in the current violence at Saameel town, three members of single family is been killed in cold-blood, which illustrates foreign hands in action. The elected President of Somaliland Mr. Ahmed Siilaanyo issued an immediate order to capture the traitors who were behind the murder. The Parliament, House of Elders, Cabinet, and Chief Tribes supported the president´s order and soon the criminals will be brought to justice. This is the time for all Somalilanders (AWDAL to SOOL) to hold their hands together because it is difficult time and enemies are trying to destabilize the country. All parts of the community including tribesmen and chief tribes should cooperate with the security officers to arrest criminals. There are mutual cooperation between Somaliland and Ethiopian Forces and killers will not be save even if they cross the border into Ethiopia. Abdulaziz Al-Mutairi
-
Mash'Allah Somaliland skies is beautiful at night.
-
Ethiopian Gen. slaps Somalia President Fri, 22 Feb 2008 16:20:44 Somalia's interim President Abdullahi Yusuf Ahmed has been slapped by Ethiopian General Gabre twice on the face, officials say. The row between President Yusuf Ahmed and Gen. Heard started after the president accused the army general of disobeying the orders given by the Somali government, a Somali official, speaking on condition of anonymity, told the Press TV correspondent in Mogadishu. Irked by the Somali President's remarks, who accused the Ethiopian troops of firing artillery at the Presidential Palace and the government bases, the army general slapped the Somali president on the face. The angry general then swore that he would kill the president and left the room. Following the quarrel, the president called Amison peace keeping troops for security. There is speculation that a conflict could arise between the African Union Mission in Somalia (Amison) and Ethiopian troops. Gen. Gabre has his supporters in the government, including Mogadishu Mayor Mohamed Omar Habeeb and head of the security agency Mohamed Warsamme Darwiish. MRD/RE
-
Somaliland Football National Tournament updates. Saalax;763171 wrote: Ciyaartii Afraad Ee Tartanka Gobolada Dalka Oo Maanta Dhex Martay Gobolada Gabiley Iyo Saaxil Oo Ku Soo Gabogabowday Barbar-Dhac 1:1 Ah. Burco (Ramaas) Dec 4,2011 – Ciyaartii afraad ee tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland ee ka socda Magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco oo ay maanta wada ciyaarayeen Gobolada Gabiley iyo Saaxil ayaa ku soo gabogabowday barbar dhac 1:1 ah. Ciyaartan oo ahayd ciyaar labada kooxoodba uu ka muuqday diyaar-garow aad u heer-sareeya ayaa waxa ay labadooduba soo bandhigeen ciyaar weerar iyo weerar celis ah oo markii hore la isla dhaafi waayey 0:0, balse kooxda gobolka Gabiey ayaa markii ciyaartu muddo socotay dhashatay goolkooda, iyadda oo taageeraasha gobolka Gabiley ay ku qaabileen dabaal-deg iyo sawaxan ay ku muujinayaan sida ay ugu faraxsan yihiin goolkooda. Balse, debaal-dega taageerayaasha iyo kooxda Gobolka Gabilay ma sii waarin, balse markii haafkii dambe ee ciyaarta ayaa kooxda gobolka Saaxil la soo galeen garoonka dardar aad u heer-saraysa, waxayna cidhiidhi galiyeen kooxda gobolka Gabiley, waxaana kooxda Saaxil u suurto-gashay inay gabogabadii ciyaarta dhalinyaan goolka barbar dhaca. Ciyaartan labada kooxood wada ciyaareen oo daawashadeeda ay ka qayb-galeen boqolaal qof oo iskaga kala yimid daafaha Magaaladda Burco iyo waliba Magaalooyinka Gaboley iyo Berbera isla-markaana dadku kala socdeen telefiisnada qaarkood iyo Idaacadda Radio Hargeysa ayaa waxa ay noqonaysaa ciyaartii ugu dambeysay ee wareega hore ee tartanka. Dhinaca kale, tartankan ciyaarta kubada cagta ee gobolada Somaliland ayaa waxa si mugle uga qayb-qaadanaya ciidanka booliska Magaaladda Burco oo si habsami ah isha uga haya amaanka guud ee garoonka iyo taageerayaashaba. Ramaasnews Desk Hargeysa
-
Xaklatoosiye. "Halaga Digtoonaado Shirqoolka Khatuumo laan2" (Video.) http://taleex.net/2011/12/03/kooxda-xaglatoosiye-halaga-tigtoonaado-qorshayaasha-shirqool-ee-khaatumo2-video
-
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inaanay Ka Qayb Galayn Shir Lagu Qabanayo Magaaladda London Kaas Oo Lagu Hashiisiinayo Kooxaha Somaliya. “Waxa jirra shir magaalada London lagu qabanayo oo lagu heshiisiinayo kooxaha Soomaaliya, shirkaasina ma aha mid khuseeya Somaliland”. Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Hargeysa (GNS) Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa shaaca ka qaaday inaanay Xukuumadda Somaliland ka qeyb gali doonin shir ay dawlada Ingiriisku u qabanayso kooxaha Soomaaliya Bisha December ee fooda inagu soo haysa. Sidaas waxa uu Wasiirku ku sheegay mar uu maanta u waramayay qaar ka mid ah warbaahinta dalka, waxana uu wasiirku tilmaamay in shirka lagu qabanayo Magaaladda London uu yahay mid dib u hashisiinayd, siddaas awgeedna aanuu khusayn ayuu yidhi Wasiirku Somaliland, isaga oo arimahaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi “ Waxa jirra shir magaalada London lagu qabanayo oo lagu heshiisiinayo kooxaha Soomaaliya, shirkaasina ma aha mid khuseeya Somaliland”. Shirkan ayaa ah mid ku saabsan Dib u hashiisiinta Somaliya, waxana loo qabanayaa Kooxaha kala duwan ee Dalka Somaliya, waxana shirkan lagu sheegay mid dib u haashiisiinayd, taas oo lagu dhexdhexaadin doono qaybaha kala duwan ee Dalka Somaliya. . http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=19732&permission=1&audioFile=
-
:cool: Saalax;761999 wrote: Dhalashadeenu waa Somaliland.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Galaya Maalintii labaad Awdal VS Sool Kala Soco ToggaHerer. Burco/ ToggaHerer 02 Dec 2011 Waxa goor dhaw kuna Beegan Bacdal Salaada Casar ee Wakhtiga Geeska Afrika ka Bilaabmaya Ciyaarta Gobolada Jamhuuriyadda Somaliland ee Ka socoda Garoonka Alamzey Stadium ee Burco. Group B Awdal VS Sool Tartanka oo Ah Ciyaartii Labaad ayaa waxa Fooda isku Daraya Gobolada Awdal VS Sool oo ka wada Tirsan Group B. Tartanka ayaa Galaya Maalintisii Labaad Waxana la saadalin Karin Xulka ugu fir Fircoon labada Gobo lee Maanta Wada Dheelaya. Hase yeeshe waxa ay wax waliba ku xidhnaan doonaan Ciyaartoyga ay soo safaan Labada Gobol iyo Shaxda Tababrayaashu soo dhigaan…. Akhyaarta ku xidhan Shabakadda ToggaHerer waxanu la socod siinaynaa in aad kala socon doontaan Shabakadda ToggaHerer halka ay kolba wax marayaan iyo Natiijada ka soo baxada Ciyaarta…. Warqabadka ToggaHerer Burco Somaliland -
Xaklotoosiye iyo Kooxdiisii oo Qaadacay Mashruuca Galaydh ee Khaatumo laan 2. http://taleex.net/2011/12/01/xaglatoosiye-iyo-kooxdiisii-oo-qaadacay-masharuuca-galaydh-ee-khaatumo2
-
Wrong topic.
-
Somaliland's vice president Mr Saylici showing off his country's passport
Saalax replied to Caano_Geel's topic in Politics
:cool: -
Official Somaliland provincial football tournament thread
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
" frameborder="0" allowfullscreen> -
DJIBOUTI(SomalilandPress)—Djibouti’s Director of Water Agency Mr. Yusuf Mirphani Barkat meets with Ibrahim Ziyad Yonis Managing Director of Hargeisa Water Agency to discuss ways and means to lay the foundations for a successful partnership in the control of a smooth management of the vital resources between the two countries. Mr. Ibrahim Ziyad Yonis was part of the delegation that was with Somaliland President Ahmed Silaanyo’s visit to Djibouti last week. Both Mr.Barkat and Mr. Yonis talk about how Djibouti’s expertise of water management and distribution of water can help Somaliland. Director Ibrahim Yonis thanked his counterpart for Djibouti’s help with rebuilding Somaliland’s water structure that only covers the capital of Hargeisa. Director of Djibouti’s Water Agency Mr. Yusuf Barkat expressed his desire to establish an exchange program of expertise with Hargeisa Water Agency as he said “Djibouti and Somaliland are neighbors who have a lot of things in common and therefore it is important that we have an ongoing collaboration and partnership in the interest of our people and nations”. The meeting between Mr. Barkat and Mr. Yonis was a good opportunity for water professionals from both countries to discuss ways and means to lay the foundations for a successful partnership in the control of smooth. http://somalilandpress.com/somaliland-and-djibouti-discuss-management-of-water-resources-24736
-
Boosaaso tribal chief arrives in Hargeysa and compares faroole to Gadafi
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ismadii Puntland oo u Digo Rogtay Hargaysa Suldaan Af-Guduud oo Gaadhay Somaliland Suldan C/casiis Maxamuud Af-Guduud oo ka mid ahaa Isimadii ugu Fir Fircoonaan dhulka Puntland ayaa Gaadhay Magaalada Hargaysa waxana uu Safarkiisa ku sheegay inuu yahay mid degenaansho uu ka helay Somaliland iyo xidhiidh wanaagsan oo dhexmaray Maamulka Somaliland iyo Isimada Puntland qaarkood. Af-Guduud ayaa Tibaaxay in Somaliland Gaar ahaan Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade oo Mudo xidhiidh wanaagsan lalahaa Isimada PL isla markaana ay Saldhig ka dhigandoonaan Somaliland inta Faroole xilka ka degayo oo wax Yari u hadhsanyihiin. “Anigu xil ma Soo Raadsan Shacabka Somaliland iyo Shacabka Puntland wax Xurgufa oo dhex taala ma Jirto wixii la siyaasadaynayo waa Meeshiida aniga Madaxwayne Siilaanyo iyo Golaha wasiirada qaarkood baa Gogol Noo Fidiyay sidaasi baan Hargaysa ku soo Gaadhay waxaan Jeclaan Lahaa in Somaliland uga Mahadceliyo dadaalkeeda ay ku Gaadhay Nabad”Ayuu Yiri Af-Guduud oo Wargaysa Madaxa-banaan ee Somaliland u Waramayay. Suldaanka Somaliland u soo Dega rogtay waxa la waydiiyay Waxa uu Deegaankaasi Puntland uga Yimi madaama ay Madaxwayne Faroole isku Beel Yihiin” Adeer anigu Shakhi ahaan waxaan arkay wax ka taagan Puntland Faroole waa nin Madaxa adag oo Kaligiis Talis ah waana Qadaafihii Labaad Ninka saas ah Yaa La Noolaanaya Saxaafadii buu xidhay Isimadii buu xidhay xitaa Ganacsigii baa cidhiidhi Galay sidaasi baan Somaliland ugu soo Talaabay” Ayuu Yiri Af-Guduud. Suldaan C/casiis Af-Guduud waxa dhawaan xidhay Madaxwaynaha Pl ka dib markii uu Warbaahinta ka sheegay in Amaanka Bosaaso uu xumaaday xadhig dheer ka dib ayaa dib loo Fasaxay waxana ay Suldaankan Walaalo Yihiin Taliyihii Booliska Puntland ee Wakhtigii Gen Cade Muuse C/saaq Af-Guduud kaasi oo ahaa nin Si wayn Looga Yaqaan G.Bari. GalGalanews.com http://www.galgalanews.com/?p=6362 -
Official Somaliland provincial football tournament thread
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Burco is playing on the name of Togdheer because it's the regional capital of Togdheer. -
Official Somaliland provincial football tournament thread
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
kkkk good game between Hargeysa and Burco i am waiting for Sanaag to play, Togdheer is my second favourite to win the tournament. -
Jacaylbaro;762164 wrote: It is not possible bay kaga dhegtay ,,, kk.