-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
http://burcoonline.com/view.php?id=2383
-
ToughGong.;762198 wrote: It's killing them inside :cool:
-
kkkk well we know who this people are. SOMALI WANT TO FIGHT.; Jubaland Chiefs Send Plea to England to Join the Army.
-
A_Khadar kk anything is better than following a Mad directionless man to get thousand of your kins into death beds and you have nothing to show for today. Your capital Las Anod is alleged occupied by those you called "followers" of the Queen.
-
Jacaylbaro;762001 wrote: Way duushay dee ,,,,
-
Dhalashadeenu waa Somaliland.
-
Valenteenah using xiinfaniin's larger "D Block" formula habiyar baba ii tahay qadhaadh majidho meeshan.
-
The Zack Ismail Mire? kk. Ismail Mire was just a minor and the student of Mad Mullah which i chased numerous times and tol him you are not welcome in Burco or any of our lands. The Mad Mullah feeling under pressure went on a poem rage regarding my group.
-
Abdikarim? "information Minister Abdikarim Hassan Jamaa" kkkk. Come on The Zack you can do better than that. Abdikarim was just a different version of Xaabsade the other information minister in Somaliland from the Garaad group, although with all due respect Xaabsade is more influential and has bigger support base in Sool.
-
The Zack i do know alot about different Somali groups in general, isilaliya.
-
xiinfaniin kk what has that "numerous" group that stretches from the infertile deserts of Bari to the red sands of northern Mudug and the eastern green hills of Sanaag done for them? let alone the Garaad group claiming credit for the leadership of a man based as far as Ras Kamboni or Alula.
-
Xaaji Xunjuf;761809 wrote: ^^^Salax you are not reading well Xiin Kor bu usi baxay kabtisina wu xidhay laxdisana wu diyaarsaday kk actually he went beyond the card when he mentioned "Siyaads" of Gedo.
-
xiinfaniin kkkk oh brother so now it's the other card and card that you want to rescue with them? Yusuf, Sharmaarke were men from Mudug/Bari and not Sool.
-
kk Abtigiis i beg to differ, the dhaanto dancers from Somali Galbeed might not be good at longterm politics but they can lead Mad Mullah, Omar Jess just to name few is a testimony to that. .The Garaad group ehm ehm well what can i say when one sees how they praise other men belonging to different sub groups (Siad Bare, Mad Mullah etc) through bad and good all the time and oppose those from their closet kin within their sub group one immediately realises they are indeed followers and not leaders.
-
Valenteenah. please do not inject emotions to the thread and make this personal. I have nothing against the Garaad group just speaking history.
-
Boosaaso tribal chief arrives in Hargeysa and compares faroole to Gadafi
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Interesting. -
Abtigiis kkkk being followers is better for them then atleast in the Mad Mullah times they reached heights they could have never dreamed of under the leadership of a man from Somali Galbeed before it came crushing down.
-
I think the Garaad group have always been followers from the Mad Mullah to Siad Bare rather than leaders maybe that is where the problems lie.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Go Sanaag. -
Abtigiis;761229 wrote: Their politicians are the best pay-phones Somalia has ever produced. http://taleex.net/2011/11/13/jooge-lumay-identity-crisis-by-dr-abdullahi-hassan-mohamud-abdullahi-spanish
-
Wasiirradda Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Baddaha Ee Somaliland & Djabuuti Oo Ka Wada Hadlay Sidii Labada Dawladood U Samaysan Lahaaayeen Iskaashi Dhinaca Ka Faa’ideysiga Khayraadka Baddaha Ah Jabuuti (Ramaas) Nov 24,2011 – Wasiirada Wasaaarada Kaluumaysiga Iyo Khayraadka badaha ee Somaliland iyo dalka Jamhuuriyada Djabuuti Md Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geell-jire) iyo Axmed Cawaaale oo kulan ku yeeshay Magaaladda Jabuuti ayaa ka wada hadlay arimo door ah oo ay ka mid yihiin iskaashi dhinaca khayraadka badda ah oo dhex mara labada dhinac. Wasiirka Wasaaaradda Kaluumaysiga Djabuuti Md Axmed Cawaaale ayaa dhigiisa Somaliland Md Cabdilaahi Geell-jire ku qaabilay xafiiskiisa, waxayna isla qaateen sidii labada wadan iskaga kaashan lahaayeen ka faa’ideysiga khayraadka baddaha labada dalka oo leh xuduud dheer. Labada Wasiir oo markii kulankoodu dhamaaday Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay waxyaabaha ay ka wada hadleen, iyagga oo tilmaamay inay isla qaateen sidii loo samayn lahaa xarun caafimaad oo ka shaqeysa kaluunka “Waxaanu ka wada hadlaynay sidii aynu khayraadka kalluumaysiga labada wadan uga wada faa’iidaysan lahayn, sidii aanu iskaga kaashan lahayn waxyaabaha qaranba qaranka kale kaga duwan yahay ee ka dhiman ugana faa’iidaysan lahaa, waxa kale oo aanu ka wada hadalnay dhinaca suuq-geynta kalluumaysiga iyo sidii xarun caafimaad loo samayn lahaa” sidaa waxa yidhi wasiirka kaluumaysiga Somaliland, waxaanu intaa ku daray “Markaa waxaanu isla gaadhnay inaanu guddi farsamo oo aqoon yahano ah oo labada wasaaradood ka kala tirsan oo ka shaqeeya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen is fahamka aanu gaadhnay si aanu marka dambe u saxeexno marka la dhamaystiro” Wasiirka kaluumaysiga dawlada Djabuuti Md Axmed Cawaaale (Axmed Soomali) oo isna arintaasi ka hadlay ayaa yidhi “Waxaanu ka sheekaysanay wixii iskaashi ah ee labadayada wadan noo gaar ah iyo sidii aanu uga faa’iidaysan lahayn khayraadka badda isla markaana aanu u samayn lahayn wax isku kaaya xidha, waxaanuna doonaynaa inaanu go’aan gaadhno” Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Cabdilaahi Jaamac Cismaan ayaa ka mid ah xubno wasiiro ah oo sugaya Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo oo la filayo inuu maalmaha soo socda soo gaadho Magaaladda Djabuuti, isaga oo ka soo kicitimay dalka Ingiriiska. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
Jacaylbaro;761042 wrote: Patriotism is not doubt useful in the interest of the country and the nation. The nation is strongly built upon the sacrifice of the patriots. The patriots give their money, time, energy and life for the good of the country. A patriot think of his country. He wants that his country should be great and prosperous. He wants that his country should be ideal in every field. So, patriotism is highly useful. Because it makes the people to think of their own country. :cool:
-
Gudomiyihii Xafada Hormar ee Magalada Galkacyo Muuse Aadan Xassan (Tagoog) ayaa goor sii horaysay dablay hubaysan ku dileen magalada Galkacyo, dad Goob Joogayaal ah ayaa u sheegay War-Fidiyeenada inuu dilkaasi Gaystay Wiil Yar oo Madaxa Duuban kaasi oo Lahaa Astaanta Lagu Yaqaan Al-Shabaab ee ah Cimaadada Guduudan. Booliska Gaalkacayo oo Heegan la galiyay ayaan wali soo qaban Kooxdii Falkaasi soo Lameegtay waxana la sheegay inay Shir Deg deg ah yeesheen Golaah Amniga ee Gaalkacayo kuwaasi oo ka Xaajoonaya Amaanka Gobolka Mudug. Shalay ayaa Gantaalka Lidka Diyaaradaha lagu Ganay Garoonka Diyaaradah ee Magaalada Gaalkacayo waxana la sheegay in Gantaalkaasi ay soo Tuureen Malayshiyaad Hubaysan oo aan la aqoon Haybtooda. GalGalanews