dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. ^^^ Ala rag aan karti laheen muxuu kiska iska waaley? Marna uu leeyahay waa li aflagaadeeyey, marna busto intuu soo huwado yuu wuxuu rabo sheegaa. Markii lagu biyo keenana, calaacal iyo cabasho buu meesha la fariistaa; iyo qabiil baa lacaayey ayuu sabab ka dhigtaa. Anigu qof aan qabiil ku caayey majiro-- oraahdana hadba sidaad u dhigto ayaa kaaga soo jawaabaa. Marka hadaad jawaabteydii kugu cuslaatay oo aad qaadi weyday, dee walaal meeshan labadeena nama wada qaadee iskaga rawax! This sorta reminds me of the Justin Timberlake song entitled, "CRY ME A RIVER!" dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. Originally posted by Abtigiis &Tolka: Letter to Libaax-sanka-taabte It was so kind of you to allow everybody to take part in this forum, regardless of the disparities in age, experience, and intellect. Clearly SOL has achived a lot in reviving somali self-pride and identity, and is a very useful forum where ideas and issues are discussed. I have learned a lot of good things. Sadly, like any public forums, It is also like a dovecot. All kinds of people and bipeds who resemble people, all kinds of misfits made their ways into it. There is no crime in having deficiancies of character and substance, but when it is coming due to the age factor, it can be stopped. Just open a section for kids so that they can keep on exchanging immature, although innocent, jokes and chats. Just a recommendation. Otherwise, grown up people here will never rest. Caruurta dhawaaqoodii baa na kharibay. And we don't like to be seen as child-beaters. Somaalidu waxay tirahdaa oo ee ku maahmaahdaa," ama afeef hore lahow ama adkaysi dambe lahow". Marka A&T adigu markii horena adaa wax maagayey, markii lagugu biya keenana waa catowdaa ee ama nabad soo gal ama dagaalku waa halkiisi Calaacalkana inta iska daa, rag buu ilaah kaa dhigay ee is difaac ama is dhiib aan kaa wareejiyee oo dockayeerka Red Sea aan dusha kaga ridee... dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  3. Originally posted by Mujahid: Red Sea: I would like to suggest in aad gabay aad isku baxdaan. Gabaygu aniga iyo caano boore fir baanu uleenahayee, adigu dockayeeroo maxaa kaaga shan iyo toban ah? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. Originally posted by Abtigiis &Tolka: ^ Red, didn't you notice the boy has actually hanged himself by his own hands. All the lines describe people of his charachter and belief. He just felt he has to post a poem, whatever,- so that some think he is actually grown up! Saaxiib, gabaygaan Sayidkeeni ayaa waa hore tiriyey welina waxaad moodaa gabaykii inuu weli idin ku socdo oo aadana weli is badalin, gumaysina kujirtid. Midkaan dockayeerka ah(Red Sea), isna waxaan leeyahay dakadahaaga barbara ayaa hubka caano booryaal ey Xabashidu ku gumaadayso ayaa ka soo dago. Marka awalba, caano booreyaal waxay ahaayeen qalbi laawayaal aan kala garaneyn nacabkooda iyo saxiibkooda(how sad!) Marka dockayeeroo(Red Sea), haduu caano boore munaafiqnimadaada kugu garan waayey; anaa ku garanayee-- dhexdeena ka bax kuma qaadee! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  5. Originally posted by Mujahid: Red Sea: quote: Originally posted by dhulQarnayn: W adaagaha axmaarkii jariyo, gaalka W ehel moode dhulQarnayn :cool: Republic Of California I don't want to be doc ka yeedh. Laakin Xiin is right when he says DQ has no regard for suugaanta for the simple fact that he doesn't understand his own quotes. The irony in this is that he supports the Ethiopia presense and here in this gabay whether he quoted or cut and paste it, asaga uun baa is bah dilay halkan. Awalba qaran diid somaali diid ah baad ahayd-- tiina wax waa ku keeni weeday. Marka hada waxaad isku badalshay inaad doc kayeer noqoto oo aad rag aadan la tartami karin dhexdooda aad ka qaraabato. Marka Red Sea, adigu hadal kuuma furna oo somaalinimadaadii ayaad horay u diiday. Qaran diidnimadiina wax waad ku keeni la'dahay. Marka ninyahow aniga iyo caano boore A&T dhexdeena kuma qaadee, isaga dhexbax! dhulQarnayn :cool: Republlic Of California
  6. Originally posted by Abtigiis &Tolka: quote: Originally posted by dhulQarnayn: Besides, suugaanta caano booreyaal wax qiima ah oo ee leedahay majirto, waayo ficilkooda iyo qalbigooda ayaa is khilaafsan. Sidaa daraadeed; Sayid Maxamed Cabdille Xassan oo ka yaabay caqli xumadooda wuxuu ku tilmaamay sidatan... I thought Sayid Mohamed will fall into the catgory of the reer-Caanaboodhe; according to your own definition. ------- Anyway, Daar weyn oo ninkii lahaa digasho kuu seexshay Darin banaanka aad dhigata ood ku diirsataa dhaanta Da’yar lagama maarme haduu daa’im kuugu deeqo Ubad uu Dhulqarneyn ku jiro, ma lihi baa dhaanta Saxiib A&T, meel xun ha uga dhicin halyeygeena Sayid Maxamed. Caano boore weligiis afka ma saarin oo caana geel buu ku koray. Wuxuuna ku dhashay uuna ku barbaaray Nugaal. Cid Walbana meeshii ey ku korta ayey kartideeda leedahay, marka waa dambe daciifnimadaada oo kale ha u barbardigin Sayidkeena. Wibilahi Towfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s A&T Daar weyn oo ninkii lahaa digasho kuu seexshay Darin banaanka aad dhigata ood ku diirsataa dhaanta Da’yar lagama maarme haduu daa’im kuugu deeqo Ubad uu Dhulqarneyn ku jiro, ma lihi baa dhaanta Ninyahow hadaad gabay tirinaysid, jacburkaan aad tirinaysid inta iska daysid wax layaqaano oo qaafiyad ku socda soo tiri, hadii kale, caano boore baa weligaaba miisan jirteye iska shushubo. Waa dambana jacbur hala soo shir tagin! Waxaa kugu tilmaami lahaana horay ayuu Sayid Maxamad kugu sheegay. Saas daradeed waxaan filayaa inaad ku qanacday gabaygii uu Sayidka u tiriyey caano booreyaasha.
  7. Originally posted by xiinfaniin: quote: Originally posted by Abtigiis &Tolka: Nepthys; And remember dear Sister, a despairing man who could not fathom how a rabble ever dreamed of the hands of his queen has this to say: Geenyada Bishaaro ah markuu baqalku soo doonay Way baadiyootee sharcigu uma baneeyeene I assume DQ has no regard for Suugaans, but those two verses Aw Tusbaxle dropped are the Tomahawk kind in the Suugaan armaments. To Xiin: I hope you will desist from calling Señor caano boore's tedious and lumpish melancholy an example of latent lethality in the 'suugaan' arena. I fear such irresponsible cajoling will turn our resident lout into an adventurous and foolhardy git. And we most definitely cannot allow that to happen. Besides, suugaanta caano booreyaal wax qiima ah oo ee leedahay majirto, waayo ficilkooda iyo qalbigooda ayaa is khilaafsan. Sidaa daraadeed; Sayid Maxamed Cabdille Xassan oo ka yaabay caqli xumadooda wuxuu ku tilmaamay sidatan... Wax matare Caano-boore mindhaa, kuma Walaaleysto Incastoo Waraabuhu i dilo, Warana ii qaato Wax hadeenan ii harin mindhaa, kuuguma soo Weecdo Waji badane Waagi baryaba, Wax isku iidaame Adigoo Wanaagiisa jecel, Weligi hees heese Waluhu daraad qaaday iyo, Wacadkii beeneeye Wayraxaye goortuu cuntada, Walamsigii Waayo Ninkii malabka Weelka ugu shubo, dacar Waraabsiiye Waraaryahaye Waran aan Wax tarin, Waabta ka adeege Wah Wah leeye sheekada markuu, Wadar u sheegaayo Waayeel mayeeshow, caqliga Wiil yar kaga liite Wiglada iyo dhaantada tuntow, Weerar uma duule Waji aan ilaah lagu aqoon, Weyso ku abaadshe Wadaagaha axmaarkii jariyo, gaalka Wehel moode Wixii Waajibaad kiisu yahay, Waana ma ogaade Wadan uma dhintow, meel cidla'ah Weligi laafyoode. Wibalihi Towfiiq! As for Caano boore's.... Geenyada Bishaaro ah markuu baqalku soo doonay Way baadiyootee sharcigu uma baneeyeene I say ... Geenyadan rageedi ga'bee, golaha meereyso Maxaa guudka kuu suray, baqluhu haba galmoodeene ??? Need I say more.... dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  8. Originally posted by Mujahid: Red Sea: Dhulqarnayn ninyow dadka markay ku dhahaan "naga ganbiso iyo cantarabqashta latag" It usually means that you have been ignored. You can either go back to your role as cyber burcad stealing other people's work for the lack of confidence in your own thoughts, or simply come bother red sea with your so call caano boori nonsense. Anaa kaa dhagaysanayee kaalay baacyahay. LOL@ baac WaaWareY! Red Sea, waad soo dhigatay ma istiri? Secessionist caano boore raadinaya adaa iigu hooreeyah saaxiib. And it's bloody effing hilarious to tell you the truth! Such valiant buffoonery on your part will hardly suffice in securing YOU a batch of my potent caano boore. I hope you will understand that SOL's mysterious elixir of vacuousness belongs solely to the ONE and ONLY pathetical nit on this thread who just published his usual piffle right above this post of mine. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. Originally posted by Nephthys: For you, my king.. Waryaa A&T, shut your pie hole and take a swig at that glass of caano boore you've been offered. Weligaaba nagaysi aana laguu dirsan baad suulasha uqabsataa ee. what a douchebag! dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Neph-- the clock is ticking. I need by the time I get back home from work.
  10. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Such a hatred, walaahi yaab ahaa. Sii aqriso this qoraal about a reporter who covered all his socdaal from Baydhabo to Jabuuti and every town in between -- Beledweyne, Gaalkacyo, Laascaanood, Burco, Berbera and kuwii kale. This one deals with Hargeysa. I am quoting partially this qoraal because naceybka dadka qaarkood degan magaaladaas u qabaan Soomaalinimo la yaabay, according to the reporter, of course. Qoraalka dhexda uu ka bilaabanaa and it is not full quotation. ________________ quote: Markii leygeeyey goobtii la ii tilmaamey, ugu horeyn waxaa ila hadley mid ka mid ah kuwa ilaalada ka ahaa goobtaas, waxaana u sheegey waxa aan doonayey iyo halka aan ka imid, intii uusan isii deynin waxaa goob ka ag-dhow fadhiyey kuwo I bar garaneyey oo dadka Magaalada Hargeysa ah oo hore iigu arki jirey Muqdisho, wuxuuna ku yiri ilaaladii “soo daa waa ruux musaafir ahe aan ogaanee waxa uu doonayo”, waxaan kala hadley ujeedkeyga iyo sida aan dadba uga aqoon meesha, wuxuuna I weydiiyey qaar ka mid ah wariyeyaashii hore looga ceyriyey Hargeysa magacyadooda waxaana u sheegey inaan garanayo dhamaantood, wuxuu kaloo i weydiiyey gabar ka hartey wariyeyaashii hore u baxay oo meesha joogta oo magaceeda la yiraahdo (Kiinkoos), waxaan u sheegey inaan garanayo, kadib iyada ayaa Talefoon loo direy waana layla hadashiiyey si aad ah ayeyna iigu gurmatey, waxayna ka codsatey shaqaalihii meesha joogey in meel laydejiyo inta ay iyada iiga imaaneyso, waxaana lay geeyey Hoteel Wajaale wixii xiligaa ka dambeeyey waqtigu wuxuu noqdey habeen. Dib ayaan banaanka ugu soo baxay waxaan arkey koox Rag ah oo Hoteelka banaankiisa, Gabadho meel Shaah lagu iibiyo la fadhiya jaad dhererkiisa aan is iri wuxu ma xaaqin baa inta uu dhererkiisa gaarayo oo ay ku cunayaan halkaas, waxaan casho u tegey maqaaxi ku dhoweyd oo aan ilaa iyo hada aan magaceeda xusi karin, waxaana weydiiyey kii lahaa bal in uu ii tilmaamo meel khad laga dirsado in uu jiro iyo in kale anigoo si aad ah u baqaaya, waayo Asxaabteydii hore sida meesha loogu galey ayaan hore ula socdey. Markii uu ii tilmaamey halkii Internetka ayaa waxaan ugu tegey Nin cadaan ah oo khadka fadhiya, wuu isoo eegey kadibna wuxuu hore u sii watey hawshiisa, taasi waxay igu noqotey la yaab, waayo waxaan ka imid meel Ruux cadaan khad aan isla galno iska dhaafe marka uu soo dego ninka cadaanka ah oo dhinacyada Qoryo lagala taagan yahay sidii ruux dembiile oo kale, waxaan gudagaley hawsheydii aan u socdey, inkastoo Qabow daran iyo Xays isla socda uu magaalada ka jirey, hadana markii aan dhameytey waxaan imid Hoteelkii aan deganaa. Markii waagu uu ii baryey hore waan u soo bixiwaayey qabowga dhacaayey dartii, inkastoo Magaalaada iyo aniga isku xili aanu ahayn, waayo Muqdisho iyo Baydhabo aroor hore ayey dadku ka kacaan, laakiin Hargeysa dadku wuxuu waagu u baryaa 10:00 ilaa 11:00 subaxnimo, inta ka horeysa dadka Ganacsatada waxay jiifaan guryahooda, marka laga reebo in yar, markii aan weydiiyey waxay iigu sheegeen in dadku inta badan Habeenkii ay ku soo jeedaan Jaadka cunistiisa, halka ganacsataduna ay soo jeedaan xiliyo dambe. Waxaan eegey shacabka ku nool Magaalada Hargeysa, ugu horeyn marka ay ku dareemaan inaad ka timid Gobolada Koofurta Soomaaliya, waxay ku leeyihiin waa (Xamaraawi), dee adinkaa dhulkiina soo gubee maxaad ka soo doonteen halkaan iyo arimo kale oo aan halkan lagu xusi karin, mid ka mid ah ragii ka baxay Jaamacadii Ummada ee Lafoole oo aan sheekeysaney ayaa wuxuu igu yiri “maad naga hartaan maxaad noogu dhegan tihiin anagu idin dooni meynee??!! Aniguna waxaan ugu jawaabey “ maxay tahay, sababta aan idiin kaga hareyno, koleey aniga kala go’ iyo geeri, Geerida ayaan ka jeclahay ”, ninkii intuu istaagey oo aad u xanaaqey ayaa wuxuu igu yiri “ walee hadii aydan naga hariweysaan, waad eedi doontaan ”. Taasina waxay muujineysaa in mustaqbalka ay isu diyaarinayaan dagaal, hadii aan la helin xal Soomaali ay ku wada heshiin karto, waxaadna moodaa in dagaalku uu ka fog yahay halka uu hada jooogo. Markii uu sidaas iigu jawaabey ayaan meesha isaga tegey, hal maalin si toos ah hoteelka ugama soo bixin, maalintaas waxay ahayd, tii xigtey maalintii iigu horesey ee aan imaado Hargeysa, maalintii xigtey, Gabar meesha aan ku sheekeysaneyney ninkii hore, oo mehrad ku lahayd ayaa waxay ii sheegtey mar labaad oo aan ku soo noqdey halkii aan ku sheekeysaney ninka “ in kala go’a Soomaaliya iyo Somaliland dib dambe aan dadka ugala sheekeysan, waayo wey ku dilayaan ama waxay kuu dhiibayaan Itoobiyaanka halkan jooga ee iska aamus ” ayey igu tiri gabadhii. Arintan waxay muujineysaa in shacabka Woqooyi in mudo ah, lagu Qulaaminaayey, siyaasad sumeysan oo aan la aqoon ujeedada iyo faa’iidada ay ka helayaan marka laga reebo nabadgelyada ay haystaan, waxaana adag sida looga saaro maanka siyaasadaas guracan. Wixii maalintaa ka dambeeyey waxaan arkey dhalinyaro reer Banaadir ah oo aan hore isu naqaaney, waxayna ii sheegeen inaanan sheegin halkii aan ka imid iyo waxa aan ka shaqeeyo, islamarkaana aan daayo soc socodka magaalada, sababtoo ah waa lagu dabagalayaa oo waa lagu soo wareysanayaa dabadeed waa lagu xirayaa ee sidii aad ugaa bixi lahayd u diyaar garoow . Mid ka mid ah odayaashii hore ee deegaanka oo aan kulanay wuxuu ii sheegey, “ Hargeysa waa nabad, nabadeedu waxay ku xiran tahay inaan la faragelin Itoobiya ," sababtoo ah buu yiri, " Hadii aad cayso madaxweynaha cid kor kuu eegeysa ma jirto, laakiin hadii aad Meles wax ka sheegto ama Itoobiya si dhaqso ah baa laguu dafayaa ee iska jir halkaan ”. [ Sii aqriso qoraalka.] Maskiin Macruuf, what did you expect? Most Qaran diid secessionists are mad rabid scoundrels filled with senseless hatred for other Somalis. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. ^^^you really look like that avatar underneath your name....calaacalka joogi oo suunka dhuuqso. Kulahaa, "Aniga ha ila qabsan mar kale". Beer jileecnimadaas ha kaa saarto nacnacda meesha aad kusoo qoraysid. Just stop regurgitating that anti-AY nonsense in here and I'll lett you resume your unimportant existance on these threads! Only my caano boore freinds can talk sh*t 'bout that old man. Kapish! dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s LOL..@ dirty bigmouth
  12. Originally posted by Nephthys: ^ ahah. I'A the atrocities will stop and a healing process will begin after Yeey. D airy Q ueen, next time see a doctor for your head and get it screwed on straight, then you can get your head out of your butt and maybe not insult most of the people on SOL. You really are an insulting Little guy.. Oooh, what a comeback. The sad part is that I do NOT think what you wrote is offensive--Am saying that because you active imagination is obviously misleading you. So quit becoming unhinged so easily, poor ol' wretch. As for AY-- weligaa ka daba dhareer; homie aint going nowhere. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. Why because Zenawi has said so, even though it's only hokum hearsay been reported in here? Only through an election will El Presidente leave, and thats if(a big IF), he looses-- which I doubt very much. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  14. ^^^Kool Kat, you're no longer welcome in Qardho! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. ^^^LOL I know Cara, SOL women sorta look like men, ey! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  16. ^^^Still mad I didn't call you back after that crazy night...LOL dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  17. ^^^ Poor Valenteenah ! As confused as a hungry baby in a topless bar. Anyway, allow me to introduce myself. My name is Sheikh dhulQarnayn Ibn Axmad bin Mor'yaan-Slayer. I'm very pleased to meet you...(DOOOOWN BOY! DOWN!) So how you doing hotcakes??? DQ dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. ^^^ Again Red Sea, you reply to my posts without seriously addressing ANY of the Shabab misfortunes raised in 'em. Instead, you have taken to caano boore a$$-kissing (oh, how romantic?) and are thus reduced to turning the subject of this thread into a sordid caano boore contest, for all your like minded dullards on SOL. Originally posted by Mujahid: Red Sea: ^^You coward those young men died for a cause and you are here making fun of them. What a bloody coward you are! You will never ever be on their level... Whenever I see such shrill and unhinged attacks from deviant supporters, I think they really must NOT be doing too well back home. Sir, you're a sheep. Those Shabab men died as munaafiqiin and will all BURN in hell for that. Besides, why are you mad at me? It aint like The TFG did them in. It was the local population that revolted against them, and b*tch slapped them into the hereafter. I know it's sad to see that the deviant card house is fast crumbling around you. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  19. Speaking of funny names, did any of you guys ever giggle at the name... dhuusamareeb? When I was kid, that used make me laugh alot. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  20. ^^^But you gotta admit, towns occupied by oromos don't come close to Puntland towns. Am still amazed at the audacity with which homeboy uu magaaladaas u keensaday... dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. Originally posted by Supremacist: I nominate Dhulqarnayn and General Duke, the only voices of reason and logic in this infantile playground. Supremist, thank you brother. But from now onwards I resign my post for you. I think Minister of Xaaqinta baranbarada SOL, will suffice. Now SOLers, meet your new President and VP: President: Senor Supremist Vice President: General Duke dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  22. Originally posted by AAliyah416: forgat to mention where i'm from Laascaanod,Sool, Somalia. you better add that to your map ..hehehe I told you NOTHING else mattered...LOL dhulQarnayn :cool: Republlic Of California
  23. Originally posted by The Zack: Qarri-Juqood in Nogob Region. Hey Hey Hey! Am sure homie here only asked for Somali towns...whats up with these oromo towns! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  24. Xarakada Al-shabaab Maliishiyaadkii Gobalada Soomaliya ay ka keeneen oo Bilaabay in ay ka Qaxaan Magaalada Muqdisho Kadib markii dadweynaha Muqdisho ay u adkaysan waayeen falalkii isa soo tarayay ee ay samaynayeen dagaalyahanada Al-Shabaab, ayna bilaabeen dadweynuhu inay la dagaalamaan dhalinta Al-Shabaab ayaa waxa soo baxaya warar sheegaya in xoogagaasi ay bilaabeen inay iskaga baxaan Muqdisho. Bishan bilowgeedii ayay ahayd markii dadweynaha xaafadda Madiina ay dagaal kala hortageen dhaliyaro damacsanayd inay hoobiye ka dhex tuuraan xaafadaas. Dagaalkas ayaa sababay dhimasho 16 dagaalyahan oo Al-Shabaab ka tirsan, waxana la xaqiijiyay in dhalinyaradii halkaas ku geeriyootay ay badankood u dhasheen beelaha *****, ***** iyo ****** (caano boorayaal) , halka 3 ka mid ah ay u dhasheen beesha *****. Waxaa kaloo iyaduna jirta xaafada Kaaraan ee waqooyiga magaalada Muqdisho in lagu dilay shan ka mid ah Alshaab dhalinyaradooda lagana keenay gobolada soomaaliya gaar ahaan gobolka Jubada Hoose waxaana hal mar kusoo xoomay dadka xaafada kaaraan oo dil u geystay ka dib markii ay rakibteen hoobiye ay damacsanaayeen in ay xaafadaasi ka tuuraan. Waxaa kaloo taas ka sii daaran dhalintaan laga keenay gobolada dalka oo aan aqoon u laheen magaalada Muqdisho xaafadaheeda ayaa mar waliba oo ay dagaal galaan waxaa la arkaa ayagoo habqan ah oo qoryihii ay ku dagaalayeen wali sita oo meel ay jihadu ka jirto aanan garaneyn , shacabkii Muqdishona ay bilaabeen in ay ilbaabada ka xirtaan ,markaasaa ileeyn waa furin dagaalee ciidamada dowlada iyo kuwa Etopia Uganda meel cidla ah ka helaan ayagoo habqan ah ka dibna xabado la dhacaan oo qaarkooda si foolxun ku nafwaayaan. <--- (bloody clowns) Dhacdooyinkaas kadib waxay go'aan ku gaareen ururka Al-Shabaab inay ka laabtaan go'aankii ay ku xireen garoonka Aadan Cadde, waxana dadweynaha Soomaliyeed dhagahooda ku soo dhacayay mudadaas kadib hadalo jilicsan oo aan horay looga baran ururka Al-Shabaab. <---pussies Naceybka dadweynaha Muqdisho ay u qabaan ururka Al-Shabaab ayaa gaaray heerkii ugu sareeyay kadib markii ay u adkaysan waayeen falalka dilka iyo dhicidda gawaarida ah ee ay gaysanayaan Shabaabku. <-- (So I aint the only who can't stand these sonsofb*tches) Waxa si joogto ah looga dhici jiray Muqdisho gawaarida dadweynaha oo loo iibgayn jiray xuduuda Kenya. Waxana intaas ka darnaa falalka dilka ah ee aan loo aabayeelayn dadka loo yaqaan Biri-Magaydo sida haweenka, odayaasha, culumaa'u diinka iyo caruurta. The people of Xamar have kicked out the Askar-Jinni that worked for the Shabab deviants. Woe to Riyaale's secessionist clique. Bet yo a$$es these guys will return home to Hargeisa with their newly acquired bomb making skills. I don't think your coveted marfashyo will no longer be safe zones for marqaan iyo xidigaha anymore! aad baan ugu walwalsanahay for northern amigos JB&Co. I'll try to put in a good word for you guys with Mr Yey--maybe he can re-open your old Qat house in Xamar for y'all. dhulQarnayn :cool: Republic Of California [ October 14, 2008, 02:50 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  25. Hey Cyber deviants-- bililiqo&Co are in the market for new recruits. So get off ya a$$es and head to Xamar to help the hell hounds. I mean what's all this about... Maliishiyooyin fara badan oo ka goostay ururka maxkamadaha {Afhayeenkooda oo qirtya} Afhayeenka maliishiyada ururka Maxkamadaha cabdi raxiin Ciise cadow ayaa sheegay in ay jiraan maliishiyooyin aad u farabadan oo ka baxay ururkooda kuwaas oo uu sheegay in dhaq dhaqaaqyadooda aanay wax saameyn ah ku yeelan doonin,inkastoo uu hadana yidhi “Waa awood naga baxday”. Afhayeenka ayaa sheegay in maliishiyooyinkaasi ay shalay ka goosteen ururkooda waxaana uu ka gaabsaday in uu sheego hadii ay jirto cid kale oo ay maliishiyooyinkaasi u galeen. Dhanka kale afhayeenka ayaa ku gacan seyray war ay taageerayaasha xasan Daahir Shalay Muqdisho kasoo saareen oo ay ku sheegeen in guddoomiyaha uruka maxkamadaha laga qaaday Sh Shariif waxaana uu sheegay in wali uu shariifku yahay guddoomiyohooda dhabta ah. “Maxkamadaha hadii ay gudaha joogaan iyo hadii ay dibada jiraanba waxaa guddoomiye u ah Sh shariif mana jirto cid ka qaaday anaguna ma ogin meel xilkaa looga qaaday”ayuu warkiisa kusoo gaabiyay afhayeenka maliishiyada maxaakimtu. ----------------------------------------------- LOL...At this rate, the TFG won't have much of an opposition to speak of. dhulQarnayn :cool: Republic Of California