dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. Ilaahay ha u naxariisto dadka masaakiinta ah wax ku noqday Hargeisa. Dadka waxaa la garabaa UNITY in these difficult times. dhulQarnayn Republic Of California
  2. Come election day, many counties around the country are predicting waits as long as four hours. So Today, I went to cast my vote early and I waited atleast forty five minutes. I asked one of the election officials, if it was always that busy and he said, no, that it was actually comparatively slow at the moment compared to what it's been like and that he'd never seen anything like it in his twenty year career. I know I don't live in a battleground state, but I'd like to urge those of you who are planning to vote...Please vote early. It looks like it's going to be a record breaking turnout this year and I hope you wont get discouraged by the long lines. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Since we have a large Somali community in the crucial battleground state of Ohio, please, mobilise all the eedooyin and adeero to go to vote. And ofcourse VOTE for ina-adeerkeen XUSSEIN CAATO
  3. Nacalaa kuyaal wadaadada qurunka ah oo cimaamadaha kala jeeda wada wata. Mar walba dad masaakiin ah ayee dilayaan iyagoo diinta meel xun uga dhacaya. I guess any mentally disturbed person, who is feeling a little suicidal, can NOW go to one of these so-called courts and claim they commited adultery and these wackos will not hesitate to help them end their life. dhulQarnayn Republic Of California
  4. Ilaahay ha u naxariisto oo Janna Fardawsa haka waraabiyo. Samar iyo iimaan Ilaahay ha idinka siiyo. Ameen
  5. Come election day, many counties around the country are predicting waits as long as four hours. So Today, I went to cast my vote early and I waited atleast forty five minutes. I asked one of the election officials, if it was always that busy and he said, no, that it was actually comparatively slow at the moment compared to what it's been like and that he'd never seen anything like it in his twenty year career. I know I don't live in a battleground state, but I'd like to urge those of you who are planning to vote...Please vote early. It looks like it's going to be a record breaking turnout this year and I hope you wont get discouraged by the long lines. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Since we have a large Somali community in the crucial battleground state of Ohio, please, mobilise all the eedooyin and adeero to go to vote. And ofcourse VOTE for ina-adeerkeen XUSSEIN CAATO
  6. ^^^NEVER!! meeshaan wax la qirto mayaalaan. Marka adigu horta iska aamus-- stuff iyo caano boore cirka lagoo soo tuuray baad tahayee. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. Originally posted by Juje: quote: Originally posted by dhulQarnayn: Funny how a fake keyboard "mujaahid" such as Abyan tries to talk tough and call other folks in here, keyboard commandos.. Why do you refer girls name to guys you want to respond to their post. Does it make you some sort of 'macho' to do that? Let me tell you it doesnt - it portrays you as mannerless, ill-conceived charecter who has not had the basic tools required to interact with his peers - and I blame those who were supposed to prepare you for this task. I use to have an appropriate response for gits like you - but thank the 'baby-face' assasin for restraining me. Ciyaalsuq foqaal ciyaal suqYou see Jiijo- You called me, an "Ciyaalsuq foqaal ciyaal suq" and "mannerless" with an "ill-conceived charecter". You also called me a "git". Now you don't see me complaining about this do you? Marka ninyahow markaagana fuutada dhuuqso oo dhagax iska dhig. Calacaalkana yaree! Anigu jiijo, amaan bey iga tahay oo gabar aan waa jeclaa baa la dhihijiray. So chill out, alright. Besides, you didn't think you'd get away with writing rubbish about his excellency El Presidente Yuusuf, without getting the smack down from me, did you? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  8. These sukahs need to quit talking sh*t day in and day out like a bunch of sissies-- They should slug it out like real men...Maxay ukala baqayaan? ************************************************* Sh.C/qaadir Cali Cumar " Cawaaqib xumada ka timaada gurbaanka colaadeed ee uu Indhacade Tumayo waxaa Qaadi doono Xasan Dahir" C/qaadir Cali Cumar oo ah Ninka ku xiga Sh.Shariif Sh.Axmed una qaabishan arimaha gudaha aya si kulul uga jaawabay hadal ka soo yeeray shalay Yuusuf Indhacade oo ahaa in Sh.shariif ee uu ridoobay oo uu diinta ka baxay , waxaana C/Qaadir Cali Cumar oo arintaa ku sheegay mid lagu baaqayo daagal Maleeshiyada Maxaakimta dhaxdeeda ah oo la isku dhamaado qofna aysan mahdin doonin Cawaaqib xumada ka timaada. "Sh.Shariif waxaa taagersan rag hub wata oo ka badan kuwa Indhacade hadii u ka deyn waayo dacaayadaha raqiista ah waxay ahaan doontaa in aan lakala waaban wixii imaadana waxaan aaminsanaahy in uu qaadi doono Xasan Dahir maadama uu isaga dhegta wax ugu sheego" Ayu si kulu u yiri C/Qaadir Cali Cumar oo saaka la hadlayey mid ka mid ah idaacaaha Muqdisho. C/qaadir Cali cumar oo heyb ahaan ay isku heyb yihiin Indhaacde ayaa Saldhig Milatari waxa uu ku leeyahay Magaalooyinka jowhar , BuuloBurde, Cadaado iyo Matabaan , waxaana dad badan hadalkiisa goodinta ah ku sheegeen in uu soo dadajin karaa dagaal isaga iyo Maleeshiyada Indhacade dhex mara. Shalay ayuu Yuusuf Indhacade waxaa uu hadal ku weeraray C/Qaadir Cali Cumar oo uu ku sheegay Nin sharifka u shaqeeya oo dhinac walbaa ku fashilmay. Lama sii saadaalin karo sida xaaladu ahaan kartaa , laakin waxaa ay u muuqataa dagaal dhexdooda ah , waxaana G/Sh/Dhexe iyo Hiiraan ka socda aababul ka dhan ah Kooxda Muqdisho joogta ************************************************* dhulQarnayn Republic Of California
  9. A Somalis IS as Somali DOES--LOL, Abuu Munaafiq implies that he prefers the foreign troops leave his hometown instead of Xamar: *********************************************** Roobow Abuu Mansuur “Marka ay ka baxayaan Warshada Xeyle Bariise may ka baxaan warshadda Xasey”. Afhayeenka maliishiyada Al Shabaab Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo dadka Soomaaliyeed ay horay ugu xaman jireen in uu yahay nin ay qabyaaladu ka tan badisay ayaa maanta is heyn kari waayay waxaana uu si cad ugu hadaaqay hadalo muujinaya sida ay qabyaaladu u madax martay. Afhayeenka maliishiyada Al Shabaab Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo dadka Soomaaliyeed ay horay ugu xaman jireen in uu yahay nin ay qabyaaladu ka tan badisay ayaa maanta is heyn kari waayay waxaana uu si cad ugu hadaaqay hadalo muujinaya sida ay qabyaaladu u madax martay. Mar uu ka hadlayay mid ka Mida qodobadii shalay lagula heshiiyay kulankii jabuuti oo ahaa in ciidamada Itoobiyaanku ay ka baxayaan goobaha xaafadaha dhxedooda ah sida warshadii xeyle bariise ayaa waxaa uu yidhi “Marka ay ka baxayaan Warshada Xeyle Bariise may ka baxaan warshadda Xasey”. Dad badan ayaa is weydiinaya waxa uu yahay Xasey laakin hadii aan sharaxaad ka bixino waa nin Abuukaate Sooaaliyeed ah oo ay isku heyb yihiin Abuu Roobow kaas oo dhisme warshad uu horay ugu lahaan jiray oo ku yaala magaalada Baydhabo ay haatan dagan yihiin ciidamada Itoobiyaanka. Abuu Roobow ayaa is heyn kari waayay waxaana qabyaalada madax martay ay muujineysaa in uu soo kala dhaweysanayo warshada xeyle bariise iyo warshada xasey maadaama uu Xasey yahay nin heybtiisa ah waxaana dadka Soomaaliyeed ee horay ugu qaldanaa in ninkani uu yahay Islaam dhab ah ay haatan dareemi karayaan sida ay qabyaaladu u madax martay. *********************************************** dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  10. Originally posted by Abwaan: quote: Originally posted by Abwaan: Originally posted by dhulQarnayn: I know inaad Keyboard ku dirir tahay laakiin can u really handle someone in person Allow yaa ku ogaada kabahaaga ayaad ka carari lahayde? DQ u didn't answer my question and I have asked that for a reason...I think that says all and I will ignore you! Walahi, this guy is a class act. Funny how a fake keyboard "mujaahid" such as Abyan tries to talk tough and call other folks in here, keyboard commandos...LOL Saaxiib, dhiiga ha isku karinin--meeshaan qof aad wax ka qaadi kartid majoogee. Besides, aniga wali waan garan la'ahay, meeshaad iga xagxagnaysid. War anigu maxaan kuu dhimay oo aad iga rabtaa? what's your gripe with me? Mise waxba nagama dhexeeyaanee, ee xawayaanka aan meeshan ku dhex bireynayo baad ka naxday oo aad is tiri bal ka dhici? ii sheeg? huh? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Igaaroow, markii lagu arko qof ayaa isheysatiin? What is going on? Is it in laguugu goobanaayo ama laguugu shamuumaayo oo marba qof isku baxeysiin or something more is at hand? For that, about isheysashada, it is not SOL's problem. When it is SOL's problem is when aflagaadada imaato, which always seems at present. Ninyahoow saan isku dhaan ee naga dhaaf camalkaan aad lasoo shirtageysid mar alle. As always, how very convenient of you to insinuate a non-existant "aflagaado" on my part, and on the same note overlook the hostility of all these other folks. So Mr maskiin, keep up the one-side hypocricy you disguise as a fair attempt at moderation-- you don't fool anyone. Also, waa dambena "igaar" ii guma yeeri kartid, anigu af-somaaliga noocaas oo kale ku ma hadlo. Wibilahi Tawfiiq dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  12. ^^^Kuwuu uu ku qanacsanyahay ra'yogooda waa kuwa aan u aqaanoh, "The fake cimaamad wearing deviants"...And God willing, they will be neutralised, sooner or later. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. ^^^Viva to my fellow reer Gaalkacyood! Like you said bro, success in Somalia is in each and everyone one of us developing our respective corners of the country. Ilaahay ha u barakeeyo. dhulQarynayn :cool: Republic Of California
  14. ^^^Waryaa anigu, I did not "loose" anything ee orod oo shaqo yeelo. All I told you was that, qofka toos baa loola hadlaa ee adoo naageenaysid dadka kadaalshooda lagama nacnac leeyo. I gave you a very clear message, if you got beef wit me--bring it on! But if your pusillanimity prevents you from doing so, I will understand. I must confess though, that I had harbored some hope that you might be a little brighter than Mr. Juje. Or maybe you're just tired today, and thats why aad dhareerka iiga duwi la'adahay. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. Originally posted by nuune: ^^ Dhulqarneyn, sxb odey iska dhig, waa ku sidee, saaxiibkaa ha ugu wicin Jiijo, magaca waa juje and you know it well, bikoorad inaan kula dhaco miyaad rabtaa go'e yaan ku oraninee. Beezaani iska dhig sxb, see waaye adi Walaale, was it not Shakespeare who once said, "What's in a name? That which we call a rose By any other name would smell as sweet." Marka waxaana dhib aheyn, wax weyn haka dhigin! mise waxaad rabtaa odayga inaad igu dirtid? dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Abwaan, Ninyahow horta adiga yaad lahaysataa? Dadka toos baa looso abaaraa, ee umada kadaashooda lagama ciyo sida makulaasha oo kale. Aniga, if you got beef wit me, bring it on-- you know I can handle whatever a person afflicted with cretinism can throw at me.
  16. [ October 27, 2008, 11:53 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  17. ^^^as always, stuff iyo caano boore! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. Jiijo, our dense cerebral guest says,"Mantey kuwa Nairobi layskugu wacay ma ahan miya xubnihi Barlamaanka." I guess a retard is as a retard does, ey? You claimed that Yuusuf Garaad said this Nairobi meeting would take place LAST MONTH and I called you on it and insisted that he was full of hogwash. How clever of me would it be, to start proclaiming right now, that a meeting between the opposition and the government will open in Mecca, this coming week? But when such a meeting does NOT take place next week, but instead takes place 3 months down the road-- Have I not blown hot air? This is exactly the sorta hokum aad meesha ka dhexwaday. Marka, stop trying to score cheap points in here man. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  19. [ October 27, 2008, 11:49 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  20. ^^^stuff iyo caano boore! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. Abaayo Nephthys, anigu sikasta oo aad hadal iigu gubto, laga mayaabo in aan xaawaleyda la tirsado...waana habka la igu soo koriyey, marka waxaan kuleeyahay ragaan aan is heyno aan rabaayad ka dhigee iga gambiso oo ha igu kalifin inaan hadal qaloocsan aan is dhaafsanoh! Please, find a way to do this and I'll be much obliged to you. dhulQarnayn :cool: republic Of California
  22. Originally posted by Laba_X: Lets await and see which outlast the other - this phony peace deal or the 'senseless' and 'deviant' Al-Shabaab. Masha-Allah! Finally, you've come to your senses and realized the deviancy associated with those Shabab munaafiqiin. Awalba Ilaahay baa hanuunka hayey, waxaan ka rajeenayaa inuu dad badan oo cimaamadahaan beenta ah ku daba lunsan uu ka badbaadiyo. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Laba_X: Cafis iyo masaamax---manta laga bilaabo caana booraha ayaan wada miisaneynaa
  23. Originally posted by Juje: I call my witness Xaaji Ngonge....the said meeting is taking place in Nairobi...that was denied by DQ (Shameless git)...hence I seek the apology I requested before hand ..like writing 1000 lines of ,...... Thank You. Afar afar Fataxo isku so dara bal in odeyga Alla ka badbadsho isbedelka so socda. Jiijo, walaale, soo ma fiicnid horta? Jiijo, gabar aan waa ku heen jiray ayaa la dhihi jirayee. But I digrace, what're you on about mayn? I see you've significantly ammended our initial dispute over this IGAD meeting in Nairobi which your first post suggested was gonna take place last month, but clearly I knew that was not the truth and I called you on it. Wixii aad meesha kusoo qortay wax shirkaan looga hadlayaba ma aha, marka waxaan ku oranayaa ninyahow, "warkii jiraba cakaaruu iman". Saaxiib why is it that, just when I thought, surely Juje has reached and encapsulated the limits of his anti-AY buffoonery, here you go again and push the limits even further. Horta, waligaa ma istiri, "Cabdullahi Yuusuf waad ku waalatay"? LOL...Please stop embarrassing yourself with this sort of puerile infatuation with El Presidente Cabdulahi Yusuf. Anigu waxaan kuu qaban karo majiro ee iska daa waalidaan. I can only suggest that you get yourself the medical help you so desperately need. Ama orod oo raadso habrihii fuquburaalaha iyo mingiska dadka cuudin jiray, hakaa cuudiyeen Cabdullahi Yuusuf nacaybkiisee-- odaygaan waad ku waalatayee. dhulqarnayn :cool: Republic Of California
  24. Originally posted by Abtigiis &Tolka: [QB] Someone said it. My guess is the Amharic speaking Azhari, if the old man has to go. Saaxiib, I think you meant a big IF, right? Infact I wager a glass of caano boore, that the old man stays on as the head of the TFG. Anyone up for it? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  25. Nayroobi: Xildhibaan C/rishiid Maxamed Cabdi (Ciro) oo jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray Xildhibaan Salaad Cali Jeelle. 26. oktober 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed in uu hor istaagay howlo badan oo ka hirgali lahaa gudaha dalka Soomaaliya, kuwasoo faa'iido ukeeni lahaa Umada Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka uyiriye , wuxuuna sidoo kale ku eedeeyey Madaxweyne Yuusuf ku tumasho Sharciga dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Xildhibaan Cabdirishiid Maxamed Cabdi (Ciro) ayaa ku sifeeyey eedii Xildhibaan Salaad Cali Jeelle mid aan waxba ka jirin, wuxuuna sheegay in ay jiraan waxyaabo badan oo ka taagan gudaha dalka Soomaaliya, isagoo si gaar ah usheegay in ay jiraan khilaafaadyo marar soo dhexmaray Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliyeed, kuwasoo laga heshiiyey. Xildhibaan Ciro wuxuu sheegay in ay dawladda Soomaaliya markii ay tagtay gudaha dalka Soomaaliya aysan waxba kajirin amaan ah ama nidaam dawladeed ah, wuxuuna sheegay in hada meelo ka mid ah dalka Soomaaliya ay ka jirto nidaamyo ay gaarsiiyey dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Mudane Ciro wuxuu tilmaamay in ay jireen kooxo oo ka soo horjeeday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna tusaale usoo qaatay halgankii ay soo mareen Madaxda dawladda faderaalka ee Soomaaliya,isagoo nasiib daro ku sheegay in maanta lugu eedeeyo waxyaabo aan waxba ka jirin. Salaad Cali Jeelle oo si toos ah uweeraray Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed, laakiin taasi Ama eedaasi xildhibaanka Cabdirishiid wuxuu ku sheegay mid aan Madaxweynaha Soomaaliya oo kaliya la saari karin talada iyo hogaamintana lala wadaagay ayna dhib badan ka jirtay gudaha dalka Soomaaliya. Mr. Ciro ayaa sheegay in loo baahan yahay in la taageero nidaamka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayna dawladdo badan oo loo dhisay Umada Soomaaliyeed ku socon waayeen markii eedo badan loo jeediyo Madaxdii dawladdahaasi oo mid walba lugu eedeeyo arimo uusan kaligiis sameyn, taasna ay sabab u tahay dhibaatada maanta ka taagan gudaha Soomaaliya. Xildhibaankan wuxuu ku baaqay si rasmi ah loola shaqeeyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, siiba wuxuu sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo eedaha ama dacaayadaha aan sal iyo raadka laheyn ee aysan waxba ka jirin, markaasna ay abuurayaan buun buuninayaan dad ka mid ah dawladda Soomaaliyeed. Cabdirishiid Maxamed Cabdi ayaa soo qaaday waxqabadyo badan oo ay qabatey dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay dawladdo badan oo loo soo dhisay dalka Soomaaliya, kana horeeyey dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ay ku guuldareysteen in ay ka arimiyaan gudaha Soomaaliya, ayna maamulaan Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, ayna shaqeeyaan Madaxtooyadii, baarlamaankii & Wasaaradihiii, taasna wuxuu ku sheegay guulo la taaban karo oo ay dawladdan keentay. Wuxuu tibaaxay in dawladda Soomaaliya ay hada heysato ciidamo ka badan 4000 Kun oo Milateri & Boolis fara badan, kuwasoo uu sheegay in ay sameysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, isagoo ugu dambeyntii sheegay in loo baahan yahay in lala shaqeeyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya tan & inta laga gaarayo waqtigeeda markaasna ay dalka Soomaaliya ugu horseedo doorasho xor ah. F. C. Geylan AllPuntland ************************************************* Thank you Mr Ciro--you said all that needed to be said. dhulQarnayn :cool: Republic Of California