dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. AGAIN!!! How many MORE times will you guys declare independence??? Talk about A.D.D...lol dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. Ilaahay ha u naxariisto. Inaalilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun. Ma dhinte waa ilaahay. Nin walba geeridu mar bey soo mareysaa. Maantana waxaan aad uga murugeesanahay geerida ku timid Maxamuud Sheikh Cusmaan. Ilaahay waxaan uga rajeenayaa in uu janadii ka waraabiyo iyo eheledii uu katagayna samar iyo iimaan ilaahay uu ka siiyo. Wiilkiisi la socdaynah, inuu Ilaahay caafiyo. Wabilaahi Towfiiq! dhulQarnayn Republic Of California
  3. Originally posted by hamza9163: Ma tiri, for the past several months you'e been saying "diiriye" "shaaab looters" in one line. more development on the story: --Sheekh Abu Mansuur oo Tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday Xaaji Dacar Xirsi Xooshow, kuna tilmaamay dil gardaro ah. Talaado 08 Shawaal 1429 (07/10/2008) This is typical of a rabid anti-TFG cretin, trying to apologize on behalf of the Manuaafiq grand sire, abuu mansuur. Trying to defend those murderous deviants will not aid you in your lost cause. Those sociopaths have crossed the line, and now they have not only the TFG after their butts, but the clans that used to help them. Their days are numbered! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. Originally posted by Juje: Dont follow the circle - reverse the circle. Juje, as usual; nacnac raqiis ah baa wadaa. Please, spare me your myopic rationalization of why, all of sudden, the Shabab are in your words not "an alternative". Why the sudden change of heart? I thought anyone who opposed the TFG was worthy of your support. It's interesting, but certainly not surprising at all, to see how the anti-TFG dolts in here, are so desperate to continue to disparage the TFG, even though their Shabab co-hearts are turning on them. The deviants you helped nurse into existance are now out to get your heads and calling to "reverse the circle" is a little too late now, don't you think? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  5. May Allah have mercy on the deceased. Originally posted by Allamagan: Allaha u naxariisto. Ubadi in Al Shabab yihiin kuwa dilay, taasina waxay cadeynaysaa in Al-shabaab aysan ahayn kuwa xal doona balse qayb ka ah musaaibta iyo mushkilada maanta haysata somaliya. Allamagan, Ma hada bey al-shabab noqotay mushkilad maanta na haysata? You've been supporting those rabbid hell hounds all along, but now that they've started murdering the same people who had helped them in the beginning, you all of a suddden have a change of heart, miyaa? I've always told your Al-shabab are devil incarnates who do not care for anything besides their warped vision for Somalia. That old man's only crime was that he wanted to be a part of the peace settlement. For better or worse, you Somalis must realize the success of the TFG(however imperfect) is the best solution to our problem. Al-Shabab's munaafiqnimo is no choice! dhulQarnayn Republic Of California
  6. Bililiqo mafiaso boss is scared shitless...lol ------------------------------------------------- Axmed Diiriye :“Qof masaajid kasoo baxay in la dilo Islaamku ma qabo,Abuu Mansuur halka uu dilalka kasoo abaabulo waan garanayaa” WAR ODAYGU SHALAY ARRINKAA WUU LA DHACSANAAYE, MAANTA MUXUU UGA HOR YIMID????? Aduunyadu waa ayaanba ayaan, oo meel qudha kuma nagaato,wayna is bad badallo badan tahay,hadalka maanta kasooo yeedhay Odayguna waxaa uu muujinayaa is bad badalka xaaladda aduunyada oo abwaan Soomaaliyeed uu horay u yidhi “ADUUNYADU WAA GEED HARKII, WAA LABADA GELLIN, GUD-CURKIYO CADDADA KALA GUURAYEE BAL GAROWSO HADALKAA”. Axmed Diiriye ayaa sheegay in uu garanayo halka uu Abuu Mansuur kasoo abaabulo dilalka lagula kacayo dadka aqoonyahanada ah iyo waliba kuwa kale ee bulshada wax tarka u leh,waxaana uu ka digay sii socoshada dilalkaas oo uu ku eedeeyay in uu soo abaabulo Abuu mansuur. “Waan is naqaanaa anaga iyo shabaabku, waxaana si weyn u garanaynaa dadka dadka laaya,iyo cida soo dirta intaba,hadii la idilana waxaan si cad u sheegayaa in Abuu Mansuur uusan iga dambeyn doonin”ayuu si kulul u yidhi Axmed diiriye oo xalay la hadlayay Idaacadaha Muqdisho qaarkood. Waxaa uu Axmed diiriye aad u cambaareeyay xirnaashaha garoonka Muqdisho oo uu ku eedeeyay masuuliyadiisa Abuu Mansuur. “Garoomada ku yaala Bay iyo Bakool way shaqeeyaan,xamarna dadka jooga ayuu dhuun qabanayaa, caqliga ilaahey nama tirin waana garanayana in uu Abuu mansuur wado isir baabi’in”ayuu mar kale si kulul u yidhi Axmed diiriye oo horay uga mid ahaa taageerayaasaha waa weyn ee shabaabiyiinta. Waxaa xusid mudan in hada ka hor Axmed diiriye laga hayo in uu sheegay shabaabiyiintu in ay yihiin Muslimiin dhab ah waxa dadka laayana aanay iyaga ahayn,laakin hada ayuu si cad u sheegay in ayan shaqadoodu wax raad ah ku lahayn islaamnimada ayna yihiin dad usoo taagan umadaha muslimiinta ah in ay dhibaateeyaan. Markii aan maqlay warka cadhada xoogan xambaarsan ee kasoo yeedhay Odaygan ayaa waxaa maskaxdayda kusoo dhacay erayo uu horay u tiriyay abwaan Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin “ADUUNYADU WAA GEED HARKII, WAA LABADA GELLIN, GUD-CURKIYO CADDADA KALA GUURAYEE BAL GAROWSO HADALKAA”. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. Kadib hanjabaad Kooxda Al-Shabab ay la tiigsadeen Odayaasha Sheegta Golaha Dhaqanka Howiye ee ay hogaamiyaan Axmed Diiriye iyo Xaad ayaa xafiiskoodi Suuqa Bakaaro maanta waxa uu ahaa mid haawanaya oo cidla ah. Xafiiska oo ku yaala Daarta Cali dhere ee Agagaarka Qeybta Mubaarak aya waxaa soo buuxiyey Wiilal Al-shabab ah oo bistoolado ku raadinayey Odayaasha . Mid ka mid ah Odayaasha ayaa laga soo xigtay in ay wali helayaan hanjbaadyo dhinaca telefoonka ah oo oday walba Mopilkiisa gacanta loogu sheegayo in aanu soo xaadirin hadii uu nolol rabo. Axmed Diiriye oo ah Afhayeenkooda ayaa xalay hanjabaada Al-shabab uga jawaabay si qar iska tuurnimo iyo beel wacasho aan xiligeeda la joogin. Dadka Saadaaliya Xaaladahaan ayaa qaba in Axmed Diiriye Dhibaatadi uu ku hayey Shacabka ay hada Gurigiisa ugu timid iyadoo aanay jirin si uu uga badbaadaa. ------------------------------------------------ dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  8. LOL...The munaafiqiin are at it again ------------------------------------------------ Iska hor imaad xoogan oo markii ugu horeysay dhex maray Shabaabiyiinta iyo maxkamadaha {16 ka mida maliishiyada shabaabiyiinta oo lagu dilay}. Markii ugu horeysay ayaa saaka waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dagaal xoogan oo dhex maray maliishiyada ururada maxkamadaha beelaha iyo shabaabka,waxaana dagaalkaasi ku dhintay inta la ogyahay 16 maliishiyada shabaabka ah. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid ka gadaal markii maliishiyada shabaabiyiintu ay gantaalo ka tuureen xaafad ka tirsan degmada Dharkeylen ee gobalka Banaadir kuwaas oo ay u ganeen dhanka garoonka diyaaradaha Aadan cadde. Markaa kadib ayaa maliishiyooyin ka tirsan ururka maxkamadaha oo ka biyo diidan in garoonka la duqeeyo gantaalahana laga dhex rido goobaha rayidku dagan yihiin waxaa ay qaadeen weerar ka dhan ah maliishiyada shabaabiyiinta oo ay tiro aad u badana ka laayeen Shalay gellinkii dambe ayay ahayd markii kulan ka dhacay Gudaha Suuqa bakaaraha oo dhex maray shabaabiyiinta iyo maxkamadaha lagu kala dareeray kadib markii shabaabiyiintu ay diideen in ay joojiyaan gantaalaha ay shacabka ka dhex tuurayaan. Maliishiyooyin farabadan oo ka tirsan ururka maxkamadaha oo ka yimid gobalada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe ayaa saaka waabarigii soo gaadhey magaalada Muqdisho si ay shabaabiyiinta culeys ugu saaraan in ay joojiyaan dhibaatooyinka ay wadaan ee shacabka saameynta ku yeelanaya. Goobihii saaka lagu dagaalamay ayaa waxa iminka gacanta ku haya maliishiyada ururka maxkamadaha beelaha oo si weyn ugasoo hor jeeda xiritaanka garoonka diyaarahada. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. ^^^Fadhi ku dirir waaxiid...kulaha email baan dirayaa. ha ha ha! To All: I don't see why y'all letting the Sanka doodoo who authored that article get to you. I think he is entitled to express his moronic opinion, even though that arrogant pompass wuss made me laugh with his absurd idea. I think ugaalidii baa ku yaraatay. Besides, I doubt very much, Kenya and Ethiopia have the nuts & sack to annex mother Somalia. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  10. Originally posted by al-Hashimi: That church was build by the Italians when they were there (and they are Christians innit, so they were using it) Who is using it now ? Al-Hashimi, I beg to differ with your simple mindedness ina-adeer. That church was occupied by poor internally displaced families. But as usual, the munaafiqiin who destroyed that old church did not give a flying fcuk about no poor innocent people. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. Somalia: Islamic Courts, al Shabaab 'on verge of war' MOGADISHU, Somalia Oct 4 (Garowe Online) - Reliable sources in Somalia's capital Mogadishu confidentially tell Garowe Online that insurgent groups waging war against the country's foreign-backed interim government are "on the verge" of open hostilities. Relations between Islamic Courts fighters and al Shabaab gunmen worsened following al Shabaab's September threat to shoot down airplanes landing at Mogadishu's Aden Adde International Airport. "The dispute is on the verge of war because there is no other visible solution," said an Islamic Courts source in Mogadishu who did not want to be named. The source indicated that the biggest problem is al Shabaab's "opposition to peace" and the mortar raids on Mogadishu airport whenever a military or civilian airliner attempts to land. Since September 16, when al Shabaab issued the threat, the airport has been targeted with mortars at least four times, leading to the government and its foreign allies' heavy shelling of civilian areas like Bakara Market in response. However, a member of al Shabaab in Mogadishu accused the Islamic Courts of "wanting to destroy the [armed] struggle's successes." "We will never accept the [islamic] Courts' idea…our decision is to unite our strength so our goal of becoming the leaders of this country [somalia] can be attained," said the al Shabaab source, who wished to remain anonymous due to the sensitivity of the matter. Other Islamist sources in Mogadishu and Kismayo tell Garowe Online that the two insurgent groups – Islamic Courts and al Shabaab – have already taken steps to divide up the fighting ranks. Al Shabaab reportedly expelled Islamic Courts fighters from the Jubba regions, including the port city of Kismayo, as the internal dispute worsened. In response, the Islamic Courts "barred" al Shabaab from using Mogadishu's Bakara Market, which the Somali government has long accused of being a major base for insurgents. Islamic Courts leaders, including Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Eritrea-based Sheikh Hassan Dahir Aweys, have publicly called on al Shabaab to stop the airport attacks. Sheikh Sharif inked a peace deal with the Somali government in June, but Sheikh Aweys has opposed the agreement on grounds it provides no timetable for the withdrawal of Ethiopian forces. Al Shabaab, however, has altogether rejected the peace deal and refused to recognize the exiled opposition group, which includes Sheikh Sharif and Sheikh Aweys as leaders. In June 2006, when the Islamic Courts Union captured Mogadishu from U.S.-backed warlords, al Shabaab formed the core of the Islamists' fighting force. The Ethiopian invasion later that year dislodged the Islamists from power, breaking up their ranks into small fighting units largely responsible for an ongoing insurgency. In March this year, the U.S. government officially designated al Shabaab a terrorist organization and by May 1, al Shabaab's most well-known leader, Sheikh Aden Hashi Ayrow, was killed in an American air strike in central Somalia. --------------------------------------------------- dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  12. INDHACADOW SHAN BILOOD SHIIKH LAGUMA NOQDO Qof Kasta Waxa uu yahay iskama badeli Karo Si Kasto oo Isku Ilaaliyo Qaabka Boliiska Dembi baaraha ah markuu dhaco Fal Dimbiyeed nooca uu doono ha ahaado Baaristiisa wuxuu ka bilaabaa shaqsiyaadkii horey loogu soo oogey Falkaan oo kale Boqol kiiba Boqol Dambiilaha wuxuu ka soo dhaxbaxayaa Shaqsiyaadkii horey u galey Shiikh Yuusuf Indhacade wuxuu noo sheegey inuu ka Towbad keeney DAGAAL OOGE oo markaan Noqdey Shiikh u Jihaadayo Diinta waxaa nooga soo xigtey asagoo DAGAAL OOGE ah oo warbaahinta ka aflagaadeynayo ULI AMRIGII MADAXDIISA ahaa SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMED Reer Koofureedka waxey yiraahdaan "MUKULAAL MADAX DOOLI KAMA XAJISO" Dagaal Ooge Indhacade Magaciisa dhabta ah waa Yuusuf Maxamed Siyaad "INDHACADE" wuxuu ka mid ahaa Maleeshiyaadkii Marxuum General Ceydiid uu ka keeney G/Galgaduud Markuu loolanka Siyaasadeed uu kula jirey Hogaamiyaashii kale oo isdiidinaayeen. Markii ugu horeysey aan Idaacadaha ka Maqalno Sh.Yuusuf Indhacadee wuxuu sheeganaye inuu yahay Gudoomiyaha Gobolka Sh.Hoose oo xoog ku qabsadey waxaana dadka degaanka ay qireen inuu ula dhaqmaye si waxashnimo leh oo gaarey heer ah inuu Cashuur kaga qaato Neef kasta oo laga waraabinayo Biyaha Webiga. Guushii Maxaakiimta ay gaareen waa dayacay markii nin ganacsade ah oo heyb wadaagaan laga gubey Maandooriyaha loo yaqaan QAADka Wuxuu ahaa ninkii dhabarka ka jibiyey MIDOWGII MAXAAKIIMTA oo Iclaamiyey in Jihaad lagu qaado Itoobiya ,Wuxuu ahaa ninkii ka dambeeyey Jabkii Cududa Maxaakiimta ka soo gaarey Duulaankii ay ku qaadeen BAYDHABO ka dib markii uu soo firaaqeeyey Aagii Maanyo fuulka oo asaga qaabilsanaa. Waxaa nooga soo xigtey asagoo yiri haleygo yeero Generaal Indhacade oo isku tilmaamey inuu yahay LIBAAX Careysan oo caruurtiisa laga laayey. Ugu dambeyn Indhacade haduu aqoon u leeyahay Diinta Islaamka iyo waxa ay ka qabto SHAREECADA ISLAAMKA kuma fududaadeen Aflagaadada uu u geystey Walaaliisa Muslimka ah marna ah Madaxdiisa SHIIKH SHARIIF-- WAXAA LEEYAHAY YUUSUF INDHACADOW SHAN BILOOD SHIIKH LAGUMA NOQDO . ----------------------------------------------------- dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. ^^^Here is a very telling statement from a guy who's got beef against dhulQarnayn and cannot cogently express his problems... dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  14. ^^^Miyaa. Waxaan umaleeyey markii aan caanaboorihii kaa joojiyey inaad ii carootay. Marka waa maasha Allah hadaad caadi tahay.LOL Laakin waa su aalee...maxaad ii la yaabantahay saaxiib oo aan dhimay? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. ^^^ Arming wadaado in bosaaso, I'm afraid is an entirely different matter here. One that I did not touch upon--however; the next time you have a problem with the "thinking box," I hope you go see a "mujaahid" doctor from bosaaso who knows his stuff, and not the fake cimaamad wearing deviants in Xamar...Kapish! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  16. ^^^ I know saaxiib, marka afka isku qabo! Zack, wali ma ii careesantahay? LOL dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  17. Originally posted by Alfa: dhulQarnayn sxb suaal: imisa sanno ayad jirta horta? caruurnimo meesha la timid saaxiib ka da sheekada ha shaqsiyeenin. Alfa, saaxiib, about that you are partially correct. It maybe a waste of time for me to engage this guy, but I disagree that I have said anything bad to him. He came in here slinging his pretentious and backwards bililiqo nonsense, and I just had to set the record straight. He left me no choice but to correct his crooked logic, which was built upon distorted, convoluted and manipulated facts. I am not here to make fun of him-- I am here to rectify the falsehoods he keeps publishing on this thread. And, I find it incumbent upon me, to protect the gullible knuckleheads of SOL, from cultish deviant propaganda. Such dogma-like brainwashing should not be tolerated, in my opinion. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. I Planned To Have a Border of Lavender by Paul Goodman I planned to have a border of lavender but planted the bank too of lavender and now my whole crazy garden is grown in lavender it smells so sharp heady and musky of lavender, and the hue of only lavender is all my garden up into the gray rocks. When forth I go from here the heedless lust I squander—and in vain for I am stup*d and miss the moment—it has blest me silly when forth I go and when, sitting as gray as these gray rocks among the lavender, I breathe the lavender's tireless squandering, I liken it to my silly lusting, I liken my silly indefatigable lusting to the lavender which has grown over all my garden, banks and borders, up into the gray rocks
  19. ^^^ Uh, "calmani"? Uh, "ayan xirsi". Pay attention next time. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  20. ^^^lol...kulaha,"in aay dhowaan gaari doonan Pland & Sland". Saaxiib, wax munaafiq been cimaamad madaxa u saartay oo haweesan kara Puntland majiro...Marka ninyahow orod oo sheekadaan raqiiska ah oo aad ku riyootay meesha kalatag! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. Originally posted by Mujahid: Red Sea: Oh boy layzie and her newly found body of Dhulqarnayn. Wagareey aduunyada, what a couple! [/QB] Red Sea, I have no idea what you're talking about and as usual, you are coming across as a little under-medicated. I realize you are very dedicated and passionate about seeming intelligent, but I have no interest at all in your secessionist laced cries for attention. Besides, there is no fun anymore in putting you down. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s I think you meant 'buddy', right? Git...
  22. Supremacist, I'll have you know that Hiraale was infact one of the wadaado, who had a hand in setting up that court. So what you talking 'bout, mayn? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  23. Juje, Allow to me quote your very first post on this thread...... Originally posted by Juje: Madaxda Somalia oo Nairobi looga Yeeray Urur goboleedka IGAD, golihiisa wasiirada, oo ku shiray New York, ayaa go'aansaday in madaxda dowladda iyo dhamaan xubnaha baarlamaanka ay todobaadka soo socda ka soo qaybgalaan shirkan oo looga si deg deg ah looga wadahadlayo xaaladda ammaanka iyo siyaasadda hadda ka taagan Soomaaliya. SOURE I don't know how many times I gotta repeat myself on this issue, but No TFG government will go to Nairobi todobaadka soo socda-- as in, this COMING week...Kapish! Juje, sir, this game is way above your pay grade. So you need to relax and utilize your time more productively.... Dowladaha IGAD oo isku khilaafsan imaanshaha Dowlada Fedaralka ee Nairobi Warar laga heleyo ilo ku dhow diblomaasiyiin sare oo ka tirsan urur goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaadey in wadamada xubnaha ka ah ururka IGAD ay isku diidan yihiin dalabka IGAD iyo QM ee ku aadan in dhammaan madaxda DF iyo weliba xubnaha golayaasha wasiirada iyo barlamaankuba ay iska soo xaadiriyaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Kulan qarsoodi ah oo magaalada Nairobi ku dhexmarey madax ka tirsan wadamada xubnaha ka ah IGAD ayaa la isku afgaran waayey in madaxda DF ee Somalia ay xilligan yimaadaan Kenya. Wadamada Ethoipia, Uganda iyo Kenya ayaa soo jeediyey hindisaha loogu yeerayo masuuliyiinta DF si halkaasi loogu qabto kulan wada tashi ah oo dhexmari lahaa saraakiisha IGAD iyo xubnaha goleyaasha DF, laakiin wadamada Djibouti, Sudan iyo Eritrea ayaa gaashaanka ku dhuftey hindisahaasi oo ku tilmaamey mid aan xilligan loo baahneyn, maadaama DF ay hadda dalka joogto ayna wado hawlo dib heshiisiin iyo ammaanka ku saabsan. Hindisaha IGAD ee loogu yeeray DKMG ayaa waxaa ay IGAD go’aansadeen intii uu socdey kulankii guud ee QM ee New York ku soo dhamaadey bishii hore. Waxaana jira warar soo baxayey oo sheegaya in u yeeritaanka masuuliiyinta DKMG ay wax ku leedahay QM, kaasi oo ujeedadiisu tahay in QM ay isku daydo inay faro gelin ku sameyso xaaladaha ammaanka iyo dib u heshiisiinta. Lama oga waxyabaha uu salku ku hayo khilaafka wadamada IGAD ka dhex abuurey, hase yeeshee diblomaasiyiin Nairobi ku sugan, oo magacooda diidey inaan xigano ayaa xaqiijiyey in arinta khilaafka siyaasadeed ee Ethoipia iyo Eritrea ka dhexeeya uu u muuqdo in si toos ah uu saameyn ugu yeeshey hawl fulinta Urur Goboleedka IGAD. Hindisaha u yeeritaanka Madaxda DF ee ay ku tegi lahaayeen Nairobi ayaa isaguna u muuqda inaanu suuro geli karin, maadaama IGAD dhexdeeda ay isku diidan tahay mashruucaasi. DF ee Soomaaliya oo Nairobi lagu soo dhisey 2004, waxaa dhismeheeda kaalin ku lahaa IGAD. Dhinaca DF masuliyiinteeda ayaan iyaguna wax hadal ah aan ka soo saarin yeeritaanka looga yeeray Nairobi iyo khilaafka IGAD dhexdeeda ee qorshahaasi ka dhashey. Link dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  24. Waryaa Ngonge nagayska jooji! Juje, DeLaYed-sHlaYed...No parliament is going to Nairobi next week...kapish! dhulQarnayn :cool: Republic Of California