dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. ^^^I think NOT-- Bradley was never as popular as Obama. Infact a great majority of blacks did not support him. On the other hand, the polls show that Obama has almost 97% of the black vote in check. These blacks along with the many young voters he has energized; plus all the liberal white democrats, will ensure that Obama wipes the floor with McCain, come election day. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. [ October 27, 2008, 11:47 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  3. ^^^LOL....I Smell a puuuuuusyCAT! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. ^^^War Puntland, Oromo maalin walba Yemen bey uga haajirtaa oo wey daganyihiin weyna ka shaqeestaan oo nabad bey ku heystaan. Laakin adigu ma ii sheegi kartaa xataa oromo iska daaye, Somaalida caadiga ah oo aana idinku abtirsan eney ku noolyihiin tuuladiina(somaliland)??? Saaxiib Puntland, dad muslimiin sheegta iska daaye, hindi iyo chinese ayaa xataa ku nool oo nabad ku heysta. Marka nimanyahow awalba Somaliland waxay aheed dhulyar oo afar habrood ey xeen-daab ka sameesteen oo umada soomaaliyeed iyo dadka dariska la'ahba ku faquuqa. No wonder, aduunka idin aqoonsan waa, waxaa tihiin dad qabiil ku socda oo aan qarannimo matali karin. Marka nimanyahow sheekada raqiiska ah meesha kalataga . Wibilahi tawfiiq. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  5. Alxamdulilaahi, Ilaahii na abuurtay ayee mahadi u sugnaatay, hadii maanta Soomaalida inteedi badneed ee fahmeen soomaalinimada iyo qaran nimada waxay tahay. Baryahaan waxaa aad loo hadal hayaa heshiiska dhexmaray dawlada federaalka iyo dhinaca mucaaradka uu hogaaminiyo Sheikh Shariif. Taasi waxay dhalisay in isla markiiba gobolada qaarkood ee nabadii saldhigatay. Tuusaala ahaan waxaan usoo qaadan karnaa gobolada shabeelada dhexe iyo Hiiraan iyo qaar farabadan oo markii horeba nabadi kajirtay, hase ahaatee moor'yaan garleyda fowdo ey ka wadeen, laakiin ciidamada qaranku ey kasoo sifeeyeen goboladaasi-- walina ciidamada qaranku ey wadaan qorsha ah iney kasifeeyaan moor'yaan garleydu gobalada ey ku harsanyahiin sida jubooyinka oo kale. Masha Allah, TFG-da howshii loo abuuray iney fuliyaan ifafaalaheedi ayaa soo if-baxay. Marka waxaan leeyahay kuwii moor'yaan garleyda taageerayaasha u ahaayow... "ishii buktooy ku bikaacso!". dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  6. ^^^ War waxaan Somaalida isku sheegaya oo somaliland labaxay waxay sameeyeen waa wax ka baxsan bini aadam nimada oo dad masaakiin ah oo maciin biday ayey kufaariintii ey kasoo carareen dib ugu celiyeen. Marka dhaqan xumidaas oo xoolonimada ah ayey ummada muslimiinta oo ladariska ah ey kula dhaqmaan mar walba. Awalba Riyaale oo habraha kala horijirey ayaa maskax u ahaa, laakin baryahaan dhambe odayga xogaa lacag ah oo ey balan qaadeen europeanka ayuu qorsheheedi ku mashquulsanaa, si dadka vote-ka dhiibaya sawiradooda iyo finger-prints kooda u gudbin lahaa immigrationka wadamadaas europeka, si waa dambe qaxooti reer somaliland ah uusan iska dhiibin qaarada europe. Marka waa su'aalee...ninka sawirada ummada iibsanaya, makulatahay inuu dad masaakiin ah oo kusoo qaxay inuu badbaadinayo? I THINK NOT!!! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. [ October 27, 2008, 11:50 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  8. Originally posted by hamza9163: [QB] Janaqow is in sweden saying this, because he is trying to gain the support of the usual TFG supporters, who are mostly puntlanders. This is all leading upto the merger of ARS-J with the defunct TFG. Are you seriously this desperate that you would make this baseless allegations in hopes that other anti-TFG dolts of your same ilk will believe you? Good luck with that saaxiib-- the peace process between Sheikh Sharif's group and the TFG is on track, and they aint nothing you or any other naysayer can do about it. Oh by the way, stop this primitive bigotry about Puntlanders that your parade around here day in and day out! Get over yourself, Puntlanders aint out to get you. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. ^^^"What a load of crap!" dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  10. Originally posted by Supremacist: This is good news, more ethiopian peacekeepers to keep the unruly southerners(mostly al shabab hypocrites) in check. Yes, I agree that all foreign forces in Somalia should BE under a UN mandate...now if some simpleton were to suggest that this will legitimize an imaginary ethiopian "occupation", well then thats simply fearmongering by a cretinous dolt. PERIOD, end of subject. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. It's awfully quiet in here, aint it Duke? I guess the deviant apologists of SOL have no comments about the evident munaafiqnimo of the fake cimaamad wearing troglodytes. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  12. Originally posted by Baarud: quote: Originally posted by dhulQarnayn: ^^^All that counts is that he is God fearing and aint no secessionist. I say,we need more of him, and less of the fake cimmamad wearing munaafiqs who hide behind the holy name of Islam in Somalia. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Don't preach to me about Alleh ka cabsi you freak. You really put me in my place with that one saaxiib. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. The Wordsworth Effect by Joyce Sutphen Is when you return to a place and it's not nearly as amazing as you once thought it was, or when you remember how you felt about something (or someone) but you know you'll never feel that way again. It's when you notice someone has turned down the volume, and you realize it was you; when you have the suspicion that you've met the enemy and you are it, or when you get your best ideas from your sister's journal. Is also-to be fair-the thing that enables you to walk for miles and miles chanting to yourself in iambic pentameter and to travel through Europe with only a clean shirt, a change of underwear, a notebook and a pen. And yes: is when you stretch out on your couch and summon up ten thousand daffodils, all dancing in the breeze.
  14. Maya. It's just that I will not tolerate su'aalooyinka baaba raqiiska ah... that all. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. who the hell do you think you are, to tell me what to answer? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  16. ^^who the hell are you? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  17. To All the anti-TFG dolts of SOL: When will y'all end this anti-TFG drivel? Love it or hate it--Somalia's transitional government is here to stay. So please, learn to live with it people! Am sure, now that some of the fake cimaamad-wearing deviants are slowly coming around to accepting the TFG... you guys will also eventually end your senseless opposition. But I'm hoping for it to be sooner than later. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. ^^^Fahiye's hateration of this candidate, sorta makes me wanna quote the great Miguel Cervantes when he said in Don Quixote... "Begone from my presence, thou born monster, storehouse of lies, hoard of untruths, garner of knaveries, inventor of scandals, publisher of absurdities, enemy of the respect due to royal personages! Begone, show thyself no more before me under pain of my wrath;" Fahiye, sir, the people of Puntland will have the final say on whether or not, to give this Nuradin guy, the mandate to lead the bloody place. So quit questioning the man's integrity and qualifications and begone! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  19. A prominent sheikh admits the shabab deviants are a single clan-based entity! ************************************************ Sh Cabdiraxmaan Janaqow “sababtii maxkamadaha bur burisay waxaa ay ahayd iyadoo ay isku koobeen Ha'wiye oo keliya”. Sh cabdiraxmaan maxamuud Faarax janaqow oo guddoomiye ku xigeenka koobaad ka ah ururka maxkamadaha ayaa markii ugu horeysa shaaca ka qaaday waxyaabihii horseedka u ahaa burburkii ururka maxkamadaha oo ay ugu weyneyd in ay beehsa Ha'wiye oo keliya isku koobtay. Halkan ka Dhageyso Sh cabdiraxmaan maxamuud Faarax janaqow oo guddoomiye ku xigeenka koobaad ka ah ururka maxkamadaha ayaa markii ugu horeysa shaaca ka qaaday waxyaabihii horseedka u ahaa burburkii ururka maxkamadaha oo ay ugu weyneyd in ay beehsa Ha'wiye oo keliya isku koobtay. “Sababtii ugu weyneyd ee keentay burburka maxkahadaha waxaa ay ahayd iyadoo ay beesha ha'wiye oo keliya isku koobtay arrintaasna goor dambe ayaan kusoo baraarugnay,hadii Alle idmana dib dambe noogumasoo laaban doonto”ayuu yidhi Sh Janaqow oo ka hadlayay dalka Sweden oo uu ka dhacay kulan looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Sh janaqow ayaa sheegay in haatan ay meel aad u wanagsan marayaan wada hadalada dib u hehsiinta ee u dhexeeya dowladda iyo ururka mucaaradka waxaana uu ku baaqay in si weyn loo wada taageero hanaanka dib u heshiisiinta dalka. ************************************************* dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  20. Originally posted by AfricaOwn: quote: Originally posted by dhulQarnayn: ^^^D'AH! The name is PUNTLAND STATE OF SOMALIA --So go imbibe that hateration juice elsewere saaxiib. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Who is your President? "President" Yey or "President" Nuradin, Cadde or whoever the heck thats running the area you hail from? Ma ogid miyaa? Odaygii ahaa Bare Hiraale ayaa qarsoodi ahaan u ah Puntland madaxween-- I thought you knew. Kismayo aint the only place the big man rules. Orod adeeryaal soo weydii! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. Originally posted by Norf 1: I for one am getting tired of the endless 'what Somalia was like' and 'could have been' noise/threads. Somalia must learn how to walk again after a very bad car crash. Summersaults can come later IA. You mean the republic of somaliland in la-la land, right? God forbid, the real Somalia ever getting back on its feet, ey Norf! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  22. LOL...The plot to sell the people's fingerprints to european immigration officials, in the name of voter registration, has been uncovered. How corrupt can Riyale be, for him to wanna sell the biometrics of the people like that-- what a greedy mongrel! ************************************************ Diiwaangelinta Doorashooyinka Somaliland Oo Shacabkii Ka Horyimid- Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa" Hadaan sacabka xeeladi ku jirin maxaa habeenkii loo tumaa" Maamulka labaxay somaliland ayaa waxaa ka horyimid kacdoon dhinaca shacabka ah oo ay ku diidan yihiin qorshaha isdiiwaangelinta iyo qaadista faraha iyo sawirada codeyayaasha doorashada sanadka soo socda dhici doonta. Qorshan dadka faraha laga qadayo oo marka aynu eegno qaabka loo codeeyo aduunka ah mid ka duwan. Horena looma arag dad codeynaya oo sida denbiilayaasha laga qaado faraha iyo sawiro midna. Tusaale hadii aynu u soo qaadano doorashada hadda ka socota dalka Maraykanka, waxaa dadweynahaha codkooda dhiibanayaa la eegayaa inay marka hore da'da lagu codeeyo gaadheen iyo inay haystaan dhalasho Maraykan ah si ay codkooda u dhiibtaan. Faro iyo sawir laga qaadayaa midna ma jiro. Hadba waxaa is weydiin leh sababta ay maamulka labaxay Somaliland uga aqbaleen computarda midowga yurub keensadeen oo lagu keedin doono faraha iyo sawirada dadka codeeya, kuwaas oo ku dhici doona Computarda waaweyn (Servers keydiyayaasha) ee macluumaadka haya kuna yaala Yurub. taas oo ay wasaaradaha socdaalak reer yurub ka soo heli doonaan faraha muhaajiriinta somaaliyeed ee gala wadamadaasi. Habka ay u shaqeeyaan computaradu hadii aynu eegno, macluumaadka marka lagu guro kuwa yaala Hargeysa waxay u gudbinayaan faraha iyo wixii lagu guro kaleba Yurub iyadoo la isticmaalayo shabakadda Internetka. Looma baahna in computardaas dib loogu celiyo qaarada Yurub ee iyagoo meeshooda yaala baa wixii ku jira lagala baxi karaa. Waxaa gobolada uu ka kooban yahay maamulka labaxay Somaliland ka soda jaahawareer iyo baqdain ay dhalinyarada badan ee rajada ka qabta inay dhoofaan kaga soo horjeedaan farahan laga qaadayo. Tasina waxaa la odhan karaa waa mid sax ah inay ka taxadaraan in farahooda la geliyo computardan reer yurub keensadeen. wadamada aduunkana marka keliya ee qof faro laga qaada waa marka uu denbi galo. Gobolada Togdhdeer, Sanaag ayaa iyagu ah kuwa aad u diidan in farahooda la qaado, sidoo kale waxaa la soo sheegayaa in hoos u dhac weyne ku yimid dadkii is diiwaan gelin lahaa ,kadib markii go'aanka faro qaadista soo baxay oo warsidayaasha madaxa banaani shaaciyeen sabata dhabta ah ee ka danbeysa. Waxaa dhammaan shacabka reer Somaliland looga digayaa inay ka digtoonadaan in farhooda si fudud loo geliyo Computaradaasi, farahaas oo si toos ah ugu gudbaya Computarada waaweyn ee kaydiya macluumaadka ee wasaaradaha socdaalka dalalka midowga Yurub. Gebogabadii waxaanu soo qadanaynaa gabaygii ninkii la odhan jiray Faarax Nuur ee ahaa: God hadimo booraan qafilan.. Qabarna hooseeyo.. Doqon baa halkii lagu qatali qoorta soo dhigane.. Maanaa mindiyo lay qarshaa.. Laygu qali doono. ************************************************* dhulQarnayn Republic Of California
  23. Power to the people! dhulQarnayn :cool: Republic Of California ************************************************ Shabaabiyiinta oo laga mamnuucay guud ahana gobalka Hiiraan. Wax-gaaradka beesha Xawaadle oo ka mida beelaha ugu waaweyn ee dega gobalka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan gobalka aan lagu arki Karin cid ka tirsan maliishiyada shabaabiyiinta taas oo ay sheegeen in ay qeyb ka tahay adkeynta amaanka dadka deegaanka Wax garad kasoo jeeda beesha oo kulan ku yeeshay magaalada Beledweyn ayaa sheegay in ay go’aan ku gaadheen gobalka in laga dhowro maliishiyada shabaabiyiinta oo hubeysan waxaana ay sheegen in iyagoo rayid ah ay gobalka joogi karaan hadii ay doonaan laakin aan loo ogleyn wax hub ah in ay qaataan. Shabaabiyiinta ayaa lagu eedeeyay in ay masuul ka ahaayeen dilal dad badan oo wax gal ahaa loogu geystay gobalka Hiraan kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Nabad Doon dacar Xersi iyo masuulkii ugu sareeyay xarunta wada tashiga iyo cilmibaarista ee gobalka Hiiraan. Warka kasoo baxay odayaasha ayaa waxaa uu kusoo beegmayaa kadib markii la helay cadeymo muujinaya in ay shabaabiyiintu ka dambeeyeen dilkii dacar Xersi iyadoo sidoo kalana la helay liis ay ku tixan yihiin rag muhiim ah ay shabaabiyiintu dil ku xukumeen sida Col Cumar xaashi Aadan iyo xildhibaan cali cabduilaahi cosoble.
  24. ^^^D'AH! The name is PUNTLAND STATE OF SOMALIA --So go imbibe that hateration juice elsewere saaxiib. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  25. ^^^Damn you're OLD! Forget I ever stalked your PM grandma...I don't know what I was thinking, to have thought that you were a fly young mamasita. Must be that unholy CB I've been abusing the heck out of lately. dhulQarnayn :cool: Republic Of California