dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. B/weyn: Dadweynaha Reer Baladweyn oo ka cabanaya Bandowga ay Magaalada ku soo rogeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dadka ku dhaqan Magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa walaac & Cabasho ka muujiyey bandowga saaran Magaalada B/weyn ee ay ku soo rogeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dadka ayaa ka cabanaya Bandowgan oo Magaalada waqti hore ka hirgalaya, ayna sheegeen in uu xanibay Adeegyadoodii loona baahan yahay in waqtiga bandowga labadalo. Yaasiin Cabdi oo ka mid ah dadka Magaalada Baladweyn ayaa usheegay AllPuntland in loo baahan yahay in bandowgan laga qaado Magaalada, ayadoo la eegayo xaaladaha qalafsan ee ka taagan Magaalada Baladweyn. Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa ku sheegay sababahan bandowgan sababey in loogu soo rogo Magaalada, sidii loo adkeyn lahaa amaanka Magaalada Baladweyne-ne, ayagoo sidoo kale bandowga waqtiga dhaqangalkiisa ka dhigey Afarta habeynimo. Balse taasi waxaa imika ay la kulmaysaah diidmooyin ka imaanaya dadka Magaalada Baladweyn, oo xiliyada habeenkii ah ganacsan jirey markaasna ay ufuran yihiin goobaha cunada lugu kariyo. Warar hoose oo kale ayaa sheegaya in sababahan Bandowgan loo keenay ay ka mid tahay cabsi ay qabaan kooxahan galay Magaalada, ayna ka qabaan dagaalo uga yimaada ciidamadii dawladda Soomaaliya & kuwii Itoobiya ee ka baxay Magaalada & duleedkeeda. Dadka ayaa sidoo kale ka cabanaya amaan darada oo sii korortay, ayadoo xiliyada habeenkii ah ay Kooxaha dhaca telfoonada & waxyaabaha gacanta lugu qaato, waxaana siweyn ay ugu bateen Magaalada Baladweyn. Maleeshiyooyin ka amar qaadaya Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa habeenkii lugu dhex arkayaa Magaalada Baladweyn, ayagoo ilaalo ka haya xarumaha maamulka ee ay ku sugan yihiin imika xubnaha ugu sareeya Kooxahan qabsaday Magaalada Baladweyn. Lama garan karo sida ay Kooxaha maamulaya Magaalada Baladweyn uarkayaan cabashada dadweynaha ku dhaqan Magaalada ay imika maamulayaan. ---------------------------------------------------- dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. Gaarisa: Ciidamada Sirdoonka Kenya oo qabtey Xubno ka tirsan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Ciidamada Sirdoonka ee dalka Kenya ayaa qabtey labo nin oo laxaqiijiyey in ay ka tirsan yihiin Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya, waxaana laga qabtey deegaanada kuyaala Xuduuda ay wadaan dalalka Soomaaliya & Kenya. Ragan la qabtey tiradooda waa labo xubnood, oo ka tirsanaa hogaanka garab ka tirsan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya, kaasoo la baxay Khaalid Binu Waliid, waxaana mid ka mid ah uu daawo uraadsay ragan la qabtey deegaan ay joogeen ciidamada Sirdoonka ee dawladda Kanye ka dibna waa la qabtey. Nin sheegay in uu ka tirsan garabka ay ka soo jeedeen nimanka la qabtey ayaa usheegay Saxaafada Soomaalida, in ay raga laqabtey ayaga ka tirsan uyihiin ayna talaabo ka qaadayaan dawladda Kenya. Ciidamada Sirdoonka ee dawladda Kenya oo saxaafadu la xiriirtay wey diideen in ay faahfaahin ka bixiyaan, arintan waxa ayse qireen in ay qabteen rag ka tirsan kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Nimanka ay gacanta ku dhigtay dawladda Kenya magacyadooda ayaa lugu soo koobay Xasan Sheekh iyo Cali Gurey, waxaana markii hore ay daganaayeen dalka Kenya, waxaana la filan karaah saacadaha soo socda in la helo magacyadooda oo buuxa. Ragan waxa ay ka soo baxeen dalka Kenya, markii ay Soomaaliya ka bilowdeen dagaalada udhaxeeya dawladda faderaalka ee Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda sannadkii 2006, sida ay shaacinayaan warar laga helayo Magaalada Gaarisa. ------------------------------------------------- dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  3. Jiijo, Boqol jeer baan ku iri Yuusuf Garaad and his little story about the TFG recall to Nairobi next week is not TRUE. Safarkii madaxda qaranku ay todobaadka dambe ugu amba bixi lahaayeen dalka Kenya oo dib u dhacay muddo todobaadyo ah. Dhawaan ayay ahayd markii kulan wasiirada arimaha dibada dalalka IGAD ay ku yeesheen magaalada New York lagasoo saaray casuumad loo diray dhamaanba xubnaha dowladda Soomaaliya oo sheegeysay in ay tagaan dalka Kenya magaalada Nairobi,laakin warar diplaasiyadeed oo hada soo baxay ayaa sheegaya in safarkaasi uu dib u dhcay dhowr todobaad. Diplomaasi sare oo ka tirsan dowladda federalka Soomaaliya oo magiciisa qariyay ayaa u sheegay shabakada wararka carmooyin.com in safarkaasi uu dib ugu dhacay ilaa iyo 26-ka bishan aanu ku jirno iyadoo kadibna ay masuuliyiinta qaranka oo uu madaxweynuhu ugu weyn yahay ay iska xaadirin doonaan magaalada Nairobi. Urur gobaleedka IGAD ayaa u yeedhay madaxweynaha,ra’isul wasaaraha,guddoomiyaha baarlamanka,dhamaan mudanayaasha iyo xubnaha golaha wasiirada in ay tagaan magaalada Nairobi halkaas oo uu ka dhici doono kulan gaar ah oo looga hadlayo arrimaha siyaasada iyo nabad geliiyada dalka Soomaaliya. Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo looga hadlo arrimaha Soomaaliya ayna yeeshaan ururka IGAD iyo dhamaan madaxda Soomaaliya. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. ^^^ LaYzie, do not worry about mucaaradkaan meesha ka buuxa... infact, I found a perfect gabay that highlights their charlatanry. Akhris wacan! Musuq-Maasuq by Aadan Diiriye Dhusuq-dhaasuq Soomaali waa dhaqashadeediiye, Argagixiso oo dhami Islaam uma dhardhaaraane, Dhiigya-cab dhug laawa ah Dhurwaa dheg isma doorshaane! Dhagar qabe dan gaara leh, asluub laga dhamaaseeye, Kuwa dhamac rasaasiyo dhimbilo dhabarka loo saaray! Nabad-diidka dhaasuqay dembaa dhurashadiisiiye! Dhuur-shiqida haadkiyo dhegdhega Dhabatadaa dhaanta!!! Afartaa intaan dhigay war sow dheelli kama dhawrin? Ma u xiray dhegaatiga intaan dha'da ka higgaadshey? Tuduc kalena waan dhuganayaa dhaw an kaga siiyo! Soomaaliya dhibaataa ku furan dhaqan la'aaneede, Colaadiyo is-maan-dhaaf wixii la is-dhabaaleeyey! Dhallinyaro maliishiya waxay Qaranki dhooqaysay! Dagaal-Ooge dhoocila wuxuu dhidibka u qaatay! Wixii lagu dhantaalaba ka gudub waw dhitoo qorane! Hadday dawlad noo dhalatayoo dhigaha loo taagye, Federaal haddii laga dhigoo, madaxna loo dhaarshey! Soomaalida dhammaan waw jirtaa dhurashadeediiye, Xildhibaanno dhuuniya bal yay dhugato qaadsiinin! Mudanaha dhasiigiyo dhakool dhir uma beeraane! Haddaan dhaqanki loo celin sharciba uma dhaadhaco e! Dhalanteed har moodaha Xammaal dhididsan baa dhaama!!! Baqal dharas, dameer dhaamiyoo dhego leh baa dhaama!!! Gaari dhirifta baalida dhabteed faraxsan baa dhaanta!!! Madaxweyne dhoof jecel ugaas ari jiraa dhaama!!! Dawlad-diidka dhaartana askari calan dhidbaa dhaama!!! Maangaab dhiggiisana dhabcaal ganacsadaa dhaama!!! Al-shabaab dhabiil badan ardada samac leh baa dhaanta!!! Dhuqurjaaga dheelmada kuwii dhegatiraa dhaama!!! Anaa dhacay, anaa dhawrsadoo edab leh baa dhaanta!!! M00ryaanta maatada dhibtoo dhacaya maalkooda! Dhaandhaanta boobtana ninkii dhaqan leh baa dhaama!!! Dhac ninkii u xaytaa mar buu dhiriq ku dhaabtaaye! Dhimir laawahaan Carabi baran waw dhadhaab culuse! Dhimagoog sidee ugu dhegdhegay magacyaduu dheegtay?! Ma dhar baa fudayd lagu gashado erayaduu dheehday?! Isyeel-yeel sidee ugu dhilaa,sow ku dhumi maayo?! Isku-Dhoon miyaa loo rogoo miciyo dhiigaystey?! Al-Qaacida muxuu uga dhurtaa haatufka u dhoofa?! Dhul miyay wadaagaan Afqaan waa dhudhub dheere?! Dhedigoodka Aasiya Qariib wax uma dhiibaane!!! War dhafoor ku yaallee, dabcina dhalasho weeyaane!!! Afartaa intaan dhigay war sow dheelli kama dhawrin? Ma u xiray dhegaatiga intaan dha'da ka higgaadshey? Tuduc kalena waan dhuganayaa dhaw an kaga siiyo! Buudlaanba waa dheemaniyo dhaxalki *******, Laascaanood hadday dhacantay waa dhaawac kugu yaale! Haddaan la iska dhaafayn qabiil waa dhifkii dhacaye! Koofur looma dhaanshiyo dhufays cadow ku gaadaaye! Dhulkaad gaar u leedahay dhisiyo dhalad maxaa dhaama?!!! dhulQarnayn :cool: Republic Of California [ October 03, 2008, 12:53 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  5. Thank you, Juje, for the latest news from AY paranoia camp. Just more of the same nutty stuff about tribalistic boogeymen, ey? I really thought, Juje, that you were better than the ussual pitiful lot on SOL who actually believe such ridiculous prattle. I mean, all that stuff about past repression of one group by another. Its sad and it was bad, bad, bad. But when will you snap out of it, mayn? ha ha ha... kulahaa, "manipulative tribalist hegemony". It's all in your head saaxiib, so STOP supporting that violent and peurile cult called Al-Shabab. It's in your best interest, as well as Somalia's. Also, stop obsessing about the "manipulative tribalistic" boogeyman-- anaa walaaka ah oo kaa celin doona ee. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Call me crazy, but I'd rather have Cabdullahi Yusuf at the helm than a crazy and brutal munaafiq? You should not be surprised by my opposition to those animals who blow up innocent men, women and children in the name of Allah. It's only natural.
  6. YOU ARE CORRECT, Juje! I have never seen a bomb, but I have seen its effects on innocent Somali mothers murdered by a bunch of Al-Shabab munaafiquun goons, which you support. I suggest, ilaahay inta ka cabsatid, you stop supporting deviancy and use your time more productively. For in the end, you really have NARY a clue what you're trying to get accomplished here. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. ^^Ofcourse I am brave...I face off with my opponents, eye ball to eye ball, instead of hiding bombs amongst innocent women and children. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  8. Finally, a Somali with some sense. I thank you LG for your reply... Originally posted by LayZie G.: The reason why I reject this notion of islamic state is because sooner or later it will turn out to be puritan style of believe. LayZie, Did you know that the Shabab deviant leaders in Kismaayo had ordered the arrest of 4 imaams for leading some residents to pray their eid-ul fitr a day later? Al-shababka Kismaayo haysta oo maanta Xabsiga u taxaaabay Imaamyada afar Masaajid oo Salaada ciida tujiyey shacabka reer kismaayo. Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaaya ayaa sheegaya in maanta ay masaajidyada Magaaladaasi hawlgal loo adeegsaday gawaarida dagaalka ka sameeyeen Kooxda Magaaladaasi qabsatay dhawaan ee al-shabab. Gawaarida ayaa Ciidamadii saarnaa waxaa ay si xoog ah ku galeen afartaan masajid iyagoo diidan in maanta Salaada la tukado maadama ay iyaga shalay Ciid u ahayd , waxaana masaajidyadii ay galeen dhamaan amreen in la joojiyaa takbiirta oo lagawada dareeraa. Talaabada lagu xiray afar Imaam Masaajid ee maanta kismaayo ka dhacday ayay Dadka reer Kism aayo ku micneeyeen xuriyad ka qaad iyo seef la boodnimo dar dar ah . Mid ka mid ah Saraakiisha Al-shabab ee kismaaya haysta ayaa saxafada u sheegay in ay hawlgalkii maanta uu dhan ka ahaa culimo diiday amarka Maamulka talaabana laga qaaday. Shalay ayay ahayd markii ay burburiyeen Kaniisad aan shaqeynin oo ay dagaanaayeen dad Qaxooti ah , waxaana ay u muuqdaa dad wada hawlo dhan ka ah shacabka kisamayo oo awalba ka soo daalay kalitaliskii Barre Hiiraale If this aint the tyranny of MUNAAFIQNIMO, I dont know what is. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. ^^^ Juje, the GENIUS has spoken....(sike). I strongly urge you not to laugh all the way to the bank just quite yet....LOL. Your entire argument hinges on me "confirming" a negative, which is slightly impossible. However, I'll give it a shot...so READ MY LIPS here: I, dhulQarnayn, DO CONFIRM that Juje's hogwash about the TFG (including its parliament) being recalled to Nairobi IS a bag full of [ho(cus-pocus) + (bun)kum], ergo hocum! To Ngonge: Sheekadaan ninkaan uu wado waxba ka ma jiraan saaxiib. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  10. ^^^Ninyahow, hadal baa meesha ku haysaa, ee orod oo cirka soo leef saaxiib. Yuusuf Garaad is a undistingished second-rate bbc reporter who doesn't know much about anything, just like the shabab deviants he spreads his propaganda for. Juje, sir, it's too bad you missed the point of my post. So why don't you go back to bashing El Presidente Cabdullahi Yuusuf by making up some other fictitious story aad naf rabtid inaad ka dhigatid. Am sure, you will not convert anyone with this sort of abject hokum. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. Juje, Saaxiib propagaandada raqiiska ah oo uu Yuusuf Garaad kasii daayey BBC-da isagoo ku bakhti afuufaya munaafiqiinta Al-Shabab, waa war aan sal iyo raad laheen oo uu ku hadaaqay,"TFG-ga oo dhan baa Nairobi looga yeeray"...taasna markii aan u dhabagalay waxaan ogaaday inay waxaas waxba eysan kajirin oo BEEN la dhadhoobay ahayd. Marka ma banbooyinkii qaraxa ahaa ayaa meel la dhigo intii la waayey, arinku iskugu soo biyo shubatey in dacaayad raqiis ah la fidiyoh. Waana filayey ururka bililiqada iyo munaafiqnimada ee Al-Shabab inuu waxooda af ku e kaan doono. Kismaanyana, awalba waan ogaa iney munaafiqiin ku dhex dhuuntay dadkii u dhashay magaalada ee lawa reegeen. Laakin hada, Mudane Cabdullahi Yuusuf ayaa ciidamo dagdag ah u diri doono wakhti aan fogeen. Meel kasta oo manaafiqiintu ey ku dhuumaaleesanayaan waa laga soo saarayaa. Qaranimadunah mar dhow insha allah bey kaamil noqondoontaa. Qaraxa, qiiqa iyo quuqdaba qabri goodaa loo qodi doonaa. Wi bilahi towfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  12. A&T Thank you for the senseless naysaying. Your insane ravings do more to show people how you've FAILED to come up with a single cogent arguement against any of the truth, I've posted about the breakup of the Shabab deviants. You can't convince people otherwise, and so as usual the next step is to call dhulQarnayn a kid and then beg the moderator to do something about it. It's a shame walahi. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. Saaxiib MMA, Hana af qabanin ninyahow, meeshaan wax dhibaata ah majiraanee...Anigu iyo Zak, wax xumaan oo na dhex taala majirto ee rag kaftamaya baan nu nahay. Anigu koleeba saas baan u arkaa, I'm sure Zak agrees with me. Marka hadaad wax nagu soo darsaneysid, you're more than welcome. Hadii kale orod oo shaqo yeelo ninyahow. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Originally posted by The Zack: ^What do you wanna me give you back then? bucket of crack? Because taas baad ku fiican tahay baan u gartay. Good one saaxiib ...Crack aint my cup of tea saaxiib, but if you get some Afghan-Gold, me and you got a deal.
  14. ^^^ Ninyahow Zak, nacnacda yaree oo kaalay koobkaan caanobooraha ah aan kaa iibiyee.... dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. Sheikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo iclaamiyey in dagaal lagala hortago Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Kooxdiisa ( Shacabka Muqdisho oo markay hadalkaasi maqleen iska xaadiriyey xerayaha qaxootiga dalka Kenya) Sheikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ah Afayeenka Alshabaab ayaa iclaamiyey in dagaal xoogan lagala hortago kooxaha isbaheysiga dib u xureynta Garabka Jabuuti uu hogaamiyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyadoona hadalkaasi daareen naxtin leh galiyey shacabka reer Muqdisho oo 18sano ku juray dagaalo aan laheyn u joodooyin iyadoona durbab ay bilaabeen dadka reer Muqdisho qaxootinimo dalka Kenya ah. Hadalka Sheikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo dad badan ka careysiiyey ayaa la dhihi karaa in uu iclaamiyey dagaal fidno ah oo leysaga horkeenaayo xoogagii markii hore isku ahaa Maxkamadaha Islaamka Soomaliyeed hadalkaasina waxuu farxad galiyey cadowga Soomaliyeed. Sheikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo xalay shir jaraa'id oo qadka Telefanka u qabtay qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa ugu baaqay xoogaga ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya in ay la dagalamaan isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya garabka ku sugan dalka Jabuuti Dareen isku mid ah ee ka soo yeeray xoogaga Alshabaab iyo walaalaha Raaskanboono oo ah in ay banaan yihiin dhiigaga Sheikh Shariif iyo kooxaha Isbaheysiga iyadoona hadaladaasi ay u muuqdaan kuwa la doonaayo mar kale in dhiiga muslinka lagu daadiyo Koonfurta Soomaaliya oo colaada la saxiibka ah . Waxaa la hubaa haday dhacaan dagaalka uu cilaamiyey Sheikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) in aysan jiri doonin cid ka faa´´idi doonta iyadoona waxa kaliya oo laga dhaxlaayo ay noqon doontaa Bur bur iyo bara kac hore taana waxay keeni doontaa kooxa hal diin isla wata hadana dhiig iska daadinaayo Dagaala ay isaga hor yimadaan Mujaahidiinta isku safka ah ayaan ku horeynin Soomalaiya iyadoona dagaal ku dhex mareen Mujaahidiinta Afganistaan iyo Ciraaq taa oo mar kale keentay in gaalo ay qabsato wadamadasi iyadoona xoogaga Soomaaliya looga digaayo in ay ku dhacaan daminka helay Afganistaan iyo Ciraaq. ------------------------------------------------- dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  16. Djibouti President speaks out against the hedious munaafiqnimo of the Shabab deviants. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa si weyn usoo hadal qaaday arrinta dalka Soomaaliya intii ay socotay khudbad dheer uu ka jeediyay munaasabadii salaada ciidul fidriga. Madaxweyne Geele waxaa uu dhaliil u jeediyay kooxaha rabshadaha ka wada dalka Soomaaliya ee magaca diinta ku qaraabta ,waxaana uu ku baaqay in guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ay taageeraan hanaanka nabadda ee haatan soconaya. “ Qof Masajid kasoo baxybaa madaxa rasaas lagala dhacayaa, Ilaahbaan idinku dhaarshaye diintee weeye taasi?”ayuu yidhi madaxweynaha dalka Jabuuti Geele oo sheegay in rajo weyn laga qabo wada hadalada nabada ee haatan dalka Jabuuti ka soconaya. Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in diinta islaamku aanay ogleyn in la laayo dadka aan waxba galabsan iyadoo ay wax lalasii yaabo tahay in magaca diinta iyadoo la sheeganayo sidaa la sameeyo. Waxaa uu dhaliil u jeediyay dowladda Eritra o uu ku eedeeyay in ay isku dayday in badan in ay car qaladeyso hanaanka nabadda ee ka soconaya Jabuuti,waxaana uu beesha caalamka ka codsaday in ay Eritrea culeys ku saarto in ay faraha kala baxdo arrimaha Soomaaliya isla markaana ay joojiso falalka ay wax ugu dhibeyso xasiloonida gobalka geeska Afrika. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  17. Waryaa Zak Caanoboore, Ma waxaa hada keentay inaad sidii caruurtii u hadaaqdid markii runta farta lagaa saaray. Anigu wixii qaranka burburkiisa kanaxayah oo qaranka inuu luguhiisa ku istaago rabo ayaan wax la qeebsadaa, ee kuwo qeela quutayaal ah oo wixii qurun oo dhanba qoryaha u sido, isku darajaba manihin ee nagu kala kaxeeya meesha nimanyahow. Anigu badaha iyo birigaba waan ka halgamaa ee adigu dhaanto mooyee, wax kale oo aad heesaa ma ii sheegi kartaa? Awalba meesha naf kumaad heyninee caanoboorahaaga iska shushubo, inta aan kaaga imanayo oo aan qaranka kugu soo dabaalayo. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. ^^^ Saaxiibyaal, runta hadii loo hadlo, anigu halgan qaran baan kujiraa, idinkuna; ku dhaanto iyo orr leh waxbaan ku xoreenayaa, iyo mid bililiqo iyo boob rabo wax inuu ku xaliyo ayaad wada tihiin. Marka hadii dhegi wax maqleyso, qalbi wax qaadana idin ku yaal, waanadii faraha badneed oo aan idiin soo tabinayey ayaad wax ku qaadan laheedeen, laakin waxaa meeshaan iiga muuqatay-- qaarna qalbigoodi iyo quluubtoodi caanoboore yaa ka buuxsamey oo waa tan markey qaras baxeen boodboodayaan. Qaarka kalena, wali biliiliqada iyo boolidii yey weligood rabaan iney ku waaraan. Taasina maskax caqli leh waa wax eyna qaadan karin. Marka ruux haduu waano u baahanyahay idinkaa wareersan oo dantii qaranka guud kaleexday ey ilaahay qalbiga ha idiin furo. Wabilahi towfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  19. Juje, Saaxiib, kuwaan tuutaha qabo oo wax bililiqaysanayoh oo aad soo masawirtay waan kuwaan damacnay inaan dhaqan celin ku sameeno, hase ahaatay weli rabo bililiqadoodi inay ku jiraan waana shakhsiyaad kamid ah H-ta. Kuwaan santuukhyada watana waa isla shababkii qaranka bililiqaystay marna bakaaraha u xanbarayo santuukhyada dahabkii laga biliqaystay umadda somaaliyeed marna bakaaraha kasoo xanbaaraya banbooyinki ummada soomaliyeed lagu xasuuqayey. Ali Mahdi iyo Abdiqasin waa adiga leh umadd bey u khudbeen jireenee, ruunxaan hal dagmo oo xamar ah aan xukinkiisa ku jirin, ma afarta laheebta ah oo guriga ugu xiran oo aashuunka ku adimaysay ayaad ka dhigaysaa xamar oo dhan iney u khudbeen jireen? Tan labaadse, nin wax yaqaana matihidee, markii xamar lajoogay, wadanka wuxuu lahaa meel madaxdu deganeed oo ay ka maamuli jireen umadda oo la yiraahdo madaxtooyada, marka ma ii sheegi kartaa Cali Mahdi iyo Cabdiqasin malin kaliya ha ahaatee ey madaxtooyada uga khudbeeyeen dalka? Taasna waxay ku tusaysaa tabar iyo awood ay ku hantaan ayey waayeen, kuna khasabatay iney xaafadaha habraha uga khudbeeyaan. Cabdullahi se, habkii lagu yaqaaney nin madax weene ah, ayuu markii horeba uu xamar yimid buu madaxtooyada ka dagay...taasna waxaa iiga marag ah, mar uu cabdiqaasin ka hadleyey arimaha soomaliya inuu yiri anigoo oo u dhashay H, waan haweensan waayey inaan madaxtooyada fadhiisto maantana Cabdullahi oo aan H ahayn ayaa fadhiya--saas buu kudhahay dad H-ah oo u ku beer laxawsanayey. Taasna waxay ku tuseysaa karti la'aanta ey leeyihiin kuwa aad tiri turub bey barteen. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa,"Gaalka dil, gartiisana sii". Laakin nasiib daro, dad ey bililiqadu ay masqax martay; maan iyo caqli ey wax ku gartaan oo khaladka iyo saxa ey ku kala fahmaan aana laheen, yaaleh turub baan baraney. Adiguna lamid baad tahay, marka sheekadaada raqiiskah cid kaa gadaneyso majiree, orod oo meelaha ey kasoocon karta u dirr. Cimaamadahana culimada ha ceebeesaninee, meel u dhiga! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  20. Juje, Marka hore Juje jaqaldheerow, riyadii uu hadda ka hor Cabdiqaasin iyo Aweys ay ku hongoobeen ayaad weli wadaa. TFG da Cabdullaahi wax dhaama horta ma soo marin intii xukunka qabatay oo uu ugu horeeyay Cali Mahdi, uguna danbeeyay Cabdiqaasin. Waxay qabtaan daaye xafadihii xamar ayey xukun koodii gaarsiin waayeen; ayaga oo sheeganaya magaca H. Marka soo ma fiicna in runta la abaaro oo intuu cabdullaahi idiin qabtay ku xamdiya oo taageera siduu xamar ururada bililiqada ku dhisan in uu idinka badbaadiyo. Cabdullaahi wuxuu markii horaba ka yimid Puntland oo nabad ah, hadii aad caqli aan ka ahayn qax iyo qarax aad keentaan waan idin ogahayoo ururka bililiqada waxaan boob ahayn ma keentaanee waa uu idinka tagi doonaa, haddii kale ilaa uu qaranka burburay u cagaha u taago meel uu u socdaa ma jiro. Puntlandna taageeri meyso Qaran diidyada qarankii bililiqeestay oo doonaya weligood in ay boob iyo bililiqo ku noolaadaan, taasina cid idinka yeeleyso ma jiraan walaa international comumunity-ga iyo IGAD iyo dhamaan dunida in teeda kale waxaan ka ahayn ururada argagixisada Alshabaab iyo Alqaacida oo Naas nuujisa ururada bililiqada. Haddii xitaa Cabdullaahi tago waxaa imaan doona mid ka daran oo ka soo ifbaxaya Puntlaand(oo ah Qaran udirirada Soomaaliyeed) la aan toodna soomaali ma midoobi karto qarana ma yeelan karaan inta ay booska ka maqaan yihiin, waayo waa aas aasayaashii SYL. Waa madaxdii soomaaliyeed dimuqaraadiyada ku soo dabaalay dalka, waa hooyadii Jabhadaha la dagaalamay Siyad, waana hogaamiyayaasha TFG da-- waxaan qaran ahayn kuma qanac sanaan doonaan. Waxaad tiri "H turub baray", waa runoo H turubka uu bartay waa bililiqo iyo boob taasina u socon meyso oo turubkii qaldanaa oo ay barteen dib baa loogu celinayaa... Cashirro aad weligeen hilmaaminah Halyeey Cabdullaahi ayaa idiin dhigi doona, waaba idiin dhigay in idinku filan oo laga cibra qaatee, Laakiin caqli bililiqo lagu goobayaa ma hanuunee, damiinah wa in far waaween wax loogu qoraa, boorarkii aad cashirada aad ka qaadan lahaydeennah NAIROBI ga aad leedahay shir baa kadhacaya ayaa la idinku barayaa. Insha Allah, cimaamadahana meeshaas ayaad ku siibi doontaan hadaad tihiin ururka bililiqa! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. Originally posted by The Zack: URL=http://tinyurl.com/3p7eeq]Here are the sons of Western Somalia [/url] And Waa cajaaib walahi! Ma dhaantaa dal xoreynayso? Ma dhaantaa dal quudineyso? Ma dhaantaad halgan ka dhigateen? Ma dhaantaa xabashi looga saarayaa? Ma dhaantaa hormar lagu gaaray? The Xabasha are starving the population, and your answer to that is dhaanto inaad tumataan. Tha's bloody ridiculous walahi. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  22. To Kashafa: HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHA HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH I'MLAUGHINGSOHARDHAHAHAHAHAHAHAHAH HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHI'MABOUTTOSPLITMYSIDESHAHAHAHAHAHA AHAHHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH THISCAANOBOOREGUYISBLOODYHILARIOUS HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH OHGODTHISCAANOBOOREINSPIREDCOMEDYISSOFUNNY HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH HAHAHAHAANDHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH HAHAHAITGETSFUNNIEREVERYTIMEHAHAHA HAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHAHAHAIREADITHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA ISHOULDFORWARDTHISTOEVERYONEHAHAHA HAHAHHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHELEVENTIMESAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA WON'TSOMEBODYPLEASETAKEAWAYKASHAFASKEYBOARDHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA AHAHAHAHAHAHAHAHITBURNSUSHAHAHAHAH HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH HAHAHAHAHAHAHPRECIOUSHAHAHAHAHAHA AHAHAHAHAHAHAHAAHAHAHAHAHAHAHAAHAHAHAHAHAHAHA dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  23. Somali Pirates Tell All: They’re in It for the Money NAIROBI, Kenya — The Somali pirates who hijacked a Ukrainian freighter loaded with tanks, artillery, grenade launchers and ammunition said in an interview on Tuesday that they had no idea the ship was carrying arms when they seized it on the high seas. “We just saw a big ship,” the pirates’ spokesman, Sugule Ali, said in a telephone interview. “So we stopped it.” The pirates quickly learned, though, that their booty was an estimated $30 million worth of heavy weaponry, heading for Kenya or Sudan, depending on whom you ask. In a 45-minute interview, Mr. Sugule spoke on everything from what the pirates wanted (“just money”) to why they were doing this (“to stop illegal fishing and dumping in our waters”) to what they had to eat on board (rice, meat, bread, spaghetti, “you know, normal human-being food”). He said that so far, in the eyes of the world, the pirates had been misunderstood. “We don’t consider ourselves sea bandits,” he said. “We consider sea bandits those who illegally fish in our seas and dump waste in our seas and carry weapons in our seas. We are simply patrolling our seas. Think of us like a coast guard.” <---- The pirates who answered the phone call on Tuesday morning said they were speaking by satellite phone from the bridge of the Faina, the Ukrainian cargo ship that was hijacked about 200 miles off the coast of Somalia on Thursday. Several pirates talked but said that only Mr. Sugule was authorized to be quoted. Mr. Sugule acknowledged that they were now surrounded by American warships, but he did not sound afraid. “You only die once,” Mr. Sugule said. He said that all was peaceful on the ship, despite unconfirmed reports from maritime organizations in Kenya that three pirates were killed in a shootout among themselves on Sunday or Monday night. He insisted that the pirates were not interested in the weapons and had no plans to sell them to Islamist insurgents battling Somalia’s weak transitional government. “Somalia has suffered from many years of destruction because of all these weapons,” he said. “We don’t want that suffering and chaos to continue. We are not going to offload the weapons. We just want the money.” He said the pirates were asking for $20 million in cash; “we don’t use any other system than cash.” But he added that they were willing to bargain. “That’s deal-making,” he explained. Piracy in Somalia is a highly organized, lucrative, ransom-driven business. Just this year, pirates hijacked more than 25 ships, and in many cases, they were paid million-dollar ransoms to release them. The juicy payoffs have attracted gunmen from across Somalia, and the pirates are thought to number in the thousands. The piracy industry started about 10 to 15 years ago, Somali officials said, as a response to illegal fishing. Somalia’s central government imploded in 1991, casting the country into chaos. With no patrols along the shoreline, Somalia’s tuna-rich waters were soon plundered by commercial fishing fleets from around the world. Somali fishermen armed themselves and turned into vigilantes by confronting illegal fishing boats and demanding that they pay a tax. “From there, they got greedy,” said Mohamed Osman Aden, a Somali diplomat in Kenya. “They starting attacking everyone.” By the early 2000s, many of the fishermen had traded in their nets for machine guns and were hijacking any vessel they could catch: sailboat, oil tanker, United Nations-chartered food ship. “It’s true that the pirates started to defend the fishing business,” Mr. Mohamed said. “And illegal fishing is a real problem for us. But this does not justify these boys to now act like guardians. They are criminals. The world must help us crack down on them.” The United States and several European countries, in particular France, have been talking about ways to patrol the waters together. The United Nations is even considering something like a maritime peacekeeping force. Because of all the hijackings, the waters off Somalia’s coast are considered the most dangerous shipping lanes in the world. On Tuesday, several American warships — around five, according to one Western diplomat — had the hijacked freighter cornered along the craggy Somali coastline. The American ships allowed the pirates to bring food and water on board, but not to take weapons off. A Russian frigate is also on its way to the area. Lt. Nathan Christensen, a Navy spokesman, said on Tuesday that he had heard the unconfirmed reports about the pirate-on-pirate shootout, but that the Navy had no more information. “To be honest, we’re not seeing a whole lot of activity” on the ship, he said. In Washington, Geoff Morrell, the Pentagon press secretary, declined to discuss any possible American military operations to capture the ship. “Our concern is right now making sure that there’s a peaceful resolution to this, that this cargo does not end up in the hands of anyone who would use it in a way that would be destabilizing to the region,” Mr. Morrell told reporters at the Pentagon. He said the United States government was not involved in any negotiations with the pirates. He also said he had no information about reports that the pirates had exchanged gunfire among themselves. Kenyan officials continued to maintain that the weapons aboard were part of a legitimate arms deal for the Kenyan military, even though several Western diplomats, Somali officials and the pirates themselves said the arms were part of a secret deal to funnel weapons to southern Sudan. Somali officials are urging the Western navies to storm the ship and arrest the pirates because they say that paying ransoms only fuels the problem. Western diplomats, however, have said that such a commando operation would be very difficult because the ship is full of explosives and the pirates could use the 20 crew members as human shields. Mr. Sugule said his men were treating the crew members well. (The pirates would not let the crew members speak on the phone, saying it was against their rules.) “Killing is not in our plans,” he said. “We only want money so we can protect ourselves from hunger.” When asked why the pirates needed $20 million to protect themselves from hunger, Mr. Sugule laughed and said, “Because we have a lot of men.” The New York Times ----------------------------------------- dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  24. ^^^Saaxiib, where are the Sons of kilil 5? Why dont they do anything about this genocide? Oh, I forgot...they are more concerned about what happens between sheikh sharif and AY... :confused: dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  25. ^^^ Saaxiib, this thread is a clear sign of bigotry towards El Presidente Cabdullahi Yuusuf. Bigotries based on senseless and ancient tribal animosities against the PROUD sons of Puntland. They've also been brainwashed by the Shabab deviants in some sort of pathological cult-like orgy. It is so sad, that such useless cimaamad wearing morons can fool so many people with their munaafiqnimo. Unfortunately, this opposition to AY is all they got going for themselves, so let them waste their precious time with this sort of girlie hogwash on SOL. dhulQarnayn :cool: Republic Of California