Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Big time fadeexad. Waxaan aad uga naxay maydkiisa sida dadku ugusoo xoomayaan. Waar aan wax kuu sheego, wacad Alla Muqdisho iyo Koonfur dad wax garad ah ma joogaan. Xaqiiqda iyo runta ayaan kuu sheegayaa. Kolayba haddaa kuwo badanoo SOL ku jiraa hadalkayga si kale u tarjumayaan. Laakiin, xaqiiqda jirta ayaa waxay tahay inuu Waxgaradka, Guurtida, Gadh casta, iyo Dadka Indheer garadka ahi ku yar yihiin!
  2. Wiilkii Seddexaad oo Somali-American ah oo lagu dilay Muqdisho Jamal Bana oo Muqdisho lagu dilay Axad, July 12, 2009(HOL): Wiil kale oo Somali-American ah, isla markaana ku biiray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho kaddib dagaal xooggan oo shalay dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam oo ka soo horjeeda. Sida uu sheegay afhayeen u hadlay Qoyska uu wiilkan ka geeriyooday oo lagu magacaabo C/risaaq Biixi ayaa sheegay in ay sawirrada Jamal Bana oo 20 sano jir ah ay ka heleen Bogagga Intertnetka, sidaasna ay ku garwaaqsadeen in wiilkoodii uu Muqdisho ku dhintay. Saraakiil u hadlay Hay’adda Dembi-baarista Mareykanka ee FBI ayaa sheegay in ay baarayaan sida ay 20 Dhalinyaro-Somali-Am erican ah oo ku noolaa Magaalooyinka Twin Cities ay ugu biireen ugana dhinac dagaallamayaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Sida ay horay u sheegeen oo kale qoysas ay Caruurtooda Soomaaliya aadeen kaddibna ku geeriyoodeen ama lagu la’ yahay waxay sheegtay Jamal Bana hooyadiis in ay raadineysay wiilkeeda ilaa ugu dambeyntii ay aragtay sawirka wiilkeeda oo meyd ah. C/risaaq Biixi waxaa uu sheegay in hooyada dhashay Jamal ay aqoonsatay markii sawirkiisa la soo geliyay Baraha Internetka, iyadoo markaasina ay Dowladda Soomaaliya ku sheegeyso in uu yahay Ajnabi u dhashay dalalka Pakistan, Afghanistan iyo Bangaladesh midkood. “Midab ahaan Soomaalida uma eka Jamal, wuxuuna lahaa maqaar iftiimaya, sidaas darteed ayay Dowladda ugu tilmaantay in uu yahay dagaalyahan ajnabi ah oo ka yimid Afghanistan ama Pakistan”ayuu yiri C/risaaq Biixi oo intaas ku daray in Dowladda Soomaaliya ay sawirrada Jamal u qaaday in ay Caalamka tusto in ay dileen dagaalyahan Ajnabi ah. Wargeyska Fox News oo soo daabacay Qoraalka, isla markaana helay sawirrada meydka Jamal Bana ee ay soo bandhigtay Dowladda Soomaaliya ayaa go’aansaday in uusan sawirrada qaarkood oo gaboodfal muujinaya soo bandhigin. Sawirrada qaarkood ayaa waxay muujinayaan meydka Jamal Bana oo waddooyinka Muqdisho lagu jiid-jiidayo. Afhayeen u hadlay FBI-da Mareykankana wuxuu sheegay in ay sawirrada ka war qabaan laakin uusan xaqiijin karin ama dafari karin in sawirrada ay muujinayaan meydka Jamal Bana. Jamal Bana intii uusan ka tegin Soomaaliya wuxuu darajada waxbarashada ka gaaray Injineer Korontada ah, wuxuuna noqday wiilkii seddexaad oo Somali-American ah oo lagu dilo Soomaaliya isagoo ka dhinac dagaallamaya Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Horay waxaa Soomaaliya loogu dilay Burhan Xasan oo si weyn looga qadarin jiray Dugsiga Sare ee Roosevelt ee Minneapols ku yaalla. Burhan waxay Soomaaliya wada tageen Jamal bishii November ee sanadkii hore. Si dhab ah looma oga sida uu dhintay Burhan Xasan, waxaase la sheegaa in uu ku dhacay madfac hoobiye ah ama ay ku dhacday rasaas habow ah. C/risaaq Biixi oo u hadlay Qoyska wiilkooda Muqdisho lagu dilay waxaa uu sheegay in dhimashada Jamal ay mas’uul ka tahay Xarakada Al-Shabaab, wuxuuna taasi ku sababeeyay sida uu u yiri in ay maskaxda ka dhaqeen, kaddibna ay ka dhaadhiciyeen in uu ku biro. Bishii Oktoobar ee sanadkii hore ayay ahayd markii 27 jir dhiganayay College ku yaalla Minneapolis oo lagu magacaabo Shirwac Axmed uu noqday qofkii ugu horeeyay oo Mareykan ah oo la yaqaano oo qarax is-miidaamin ah isku dilay, isagoo galaaftay nolosha dad badan oo kale. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Sawiradiisii hoos ka arag! Wiilka Sawiradiisii halkan ka eeg
  3. D//P QOYS SOOMAALIYEED OO KUNOOL WADANKA MARAYKANKA AYAA SHEEGTAY MAYDKII AY SHALAY SOO BANDHIGTAY DOWLADA KMG -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- Qoys Soomaaliyeed oo kunaal Dalka Maraykanka gaar ahaa Minisota ayaa sheegtay inuu ka mid ahaa qoyskooda Ninkii ay Dowlada KMG Maydkiisa soo bandhigtay Shalay ee ay ku tilmaamtay inuu yahay Ajanabi Sida uu u sheegay Wargeyska News york times afahayeenka qoyska Wiilka C/risaaq Biixi C/risaaq Biixi ayaa sheegay inuusan ahayn Ajanabi Wiilka ay Dowlada KMG shalay Maydkiisa soo bandhigtay ee uu ahaa Wiil Soomaaliya oo daganaa Minnisota Mudo badan islamarkaana haystay Dhalasho Maraykana Wiilkan ay Dowladu soo bandhigtay Maydkiisa ayaa Hooyadii Magaciisa kusoo koobtay Jaama baana oo ay islamarkana da.diisuna ahayd 20 Jir Wuxuu ahaa Nin fir fircoon oo ay dhalinyardu jeceshay wuxuuna Ciyaari jiray Kubada gacanta ee loo yaqaan Basket Ball Hooyada dhashay Jamaal Baana ayaa sheegtay in bishii November ee 2008 uu wiilkeedu tagay Somaaliya, waxayna intaas ku dartay in mar qudha uu kala soo hadlay Soomaaliya yadaan la ogayn meesha uu ku sagan yahay. Haddalkan ka soo yeeray C/risaaq Biixi ayaa waxa uu meesha ka baxaya sheegashada Dowlada KMG ay sheegatay in ninkaasi yahay Nin ajaanib ka soo jeedo Afganistan, isla markaana Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin sheegeen in Ninkaasi uu ahaa Nin rayid ah oo ay ka soo qabteen Degmada Xamar weyne kadibna dileen Ciidamada Dowlada KMG LaasqorayNET Source
  4. Originally posted by Abwaan: lol...it is sad Soomaalida in 40 ilma adeer ahba ay maalin iskood u muddaaharaadaan iyadoo sida runtu tahay ay Soomaaliya kulligeen naga burbursan tahay. Waxaa laga yaabaa in kuwan maanta meesha iskugu yimid ay shalay walaalahood dhibaataysan ku qoslayeen kuna jeesjeesayeen iyagana maanta sidoo kale kuwa kale ku qoslayaan oo halaaggaas aan waxba tarayn marba koox lagu fiirsanayo oo cycle sidaa u qaab daran aan laga baxayn! Abwaan, Saaxiib sidee baad ku ogaatay dadka intaas le'eg inay hal qabiil kasoo wada jeedaan. Sidee baad ku ogaatay inay ilma adeer wada yihiin. Somalia kulligeen waa inakka wada burbursantahay, laakiin adiga laftigaaga ayaa Qabyaaladii u abtirinaya. Waayo dee ummad mudaaharaadaysa ayaad u abtirinaysaa. Wallee Somali taasi waa dilootay!
  5. Xiin, ma Thread kale ayaad furaysaa . Dee taasi, waa saqqiir suujis lol
  6. Gabal, he does that for security reasons. Jacaylbro is in Somalia. He should do that
  7. Waniyow, malaha xalay baad (Aabaa yaabay ) u fadhiisatay. Dont forget the source of the news Mise, you are a freelance journalist
  8. I think, most of the SOL members read the posts well. Xiin, has a clear crystal point, where he eloquently mentioned his political stance, and why he supports Shariif. He also criticized Alshabaab, and opposed the Ethiopian invision during the TFG. Xiin and Shariif's goverment are on a life line support, and Xiin will only lose his credibility in debating, the day the Ethiopians invade Somalia again under the umbrella of Shariif. Me, neither supports Alshabaab nor any political function entity that exists in Somalia. He opposes Shariif, he opposes Abdillahi Yusuf, he opposes Somali land, I dont see him in the crowd of the Puntlanders, not the ressistance of the ONLF. So far, Xiin is begging him to clear his political points, and who he supports. Me defeated Oodwayne, laakiin Xiin has become a block in his throat!
  9. To be honest Xiin has a point, and he is the absolute,clever debater than Me. Irrespective of their political stance, if I was to announce the award of the good debater, the honest, and the transparancy of the beleive. I would say Xiin is the winner. For simply, he knows what he is debating, and why he is debating. Me, is an attention seeker, he neither debates, nor he has a point. He should attend a class session of General Duke's Political mataphor skills. Hence, Xiin 7/10 Me 3/10 ( I'm giving him the 3 points, coz he is brave, and good in twisting, taking out of context, and Pinches people like Russians) Xiin:- I have given you 7/10. You have 3 points minus, and I would advice to be not too emotional. Honestly speaking, you debate good. But, you are too emotional, and sometimes get carried away by emotions. Thus, set aside the emotions, and good luck with your debates. Adeer, hadii Gar la qaadayo, ama rag loo gar naqqayo. Garta Wadnaha iyo meesha ay ka ooydo ayaa lagu dhuftaa. Xiin, waa nin wax oggol, Xiin anigu markaan ogaa Abdillaahi Yuusuf waa kasoo horjeeday, Ethiopia-na waakasoo horjeeday. Dadka Xiin la debate garaynaya. Waa inay sugaan maalinka Shariif-ku Ethiopia Wadanka soo galiyo. Maalinkaa ayaa Xiin lakala ogaanayaa. Laakiin, inta ka horraysa. He is the winner. 3 Baa Xukkun kaa qaada:- (1)Gar eexo (2)Guddoon Jilicsan (3)Gacan adayg 3 Lalama dago (1)Fulay Daandaansi yaqaan (2)Doqqon Fiira taqaan (3)Bakhayl Damac yaqaan 3 Lalamo Rafiiqo (1)Ma horreeye (2)Ma Haasaawe (3)Ma Hanbeeye 3 Halla doodin (1)Rabbi ma yaqaan (2)Rag ma yaqaan (3)Run ma yaqaan Waxaan idin leeyahay. Xiin, is the winner. Soomaliyeey ( Hadal waa, Dan, i Daali, iyo Dood )! Nabaday!
  10. Balaayo ma jirtee. Kulligooda wada Khaayimiin ah. Somalidii wanaagsanayd way dhamaatay. Shabaab,Shariif Hotel, Shariif Sakiinle, Shuush, Shaash, Shiish Kulligood wada Shar!
  11. Yes Abtigiis, she is just justifying her exit strategy. In fact, she should have stuck to her decision of choosing Hargaisa than the rest of Somalia. She was welcomed nicely, she was given a wonderful reception. Hence, she should remain and remain decisive. Maxaa ku jaban haday Hargaisa tagto ileeyn ma gaaloobine lol. Aduunka waxaa ugu xun, qof hadba dhinac u cararaya. Hadda cidina aamini mayso she lost her credibility. Khalaas!
  12. She is just an insane woman. Her visit to Somali land has got nothing to do with Hadrawi. If she had a personal problem with Hadrawi, that has got nothing to do with those who welcome her and the people of Somali land. Waa nooca la yidhaahdo laba dhinac daaq. She should have stayed in Hargaisa than becoming another Xaabsade....
  13. General-Duke, sxboow Thread-kan cidina ma camiri wayday . Aniga igu duub, I will contribute my part on the basis of "Qabiilo u dirir"
  14. And a cousin of yours dee . Gediid, how many Sharwal Khamiis did you buy from Jamá clothes of Karachi. Have you ever been to Paradise hotel . What coach did you use to commute to the down town "Sheraz coach" or "Star lane". Mise sidii wiil Durriyada ah ayaad lugayn jirtay !!!!
  15. lool@Gheele. I know, he was too young. Dee wuxuu garanayaa kii yaraayee Muuse Suudi Yalaxoow oo kuwii kalee Qanyare dhalay loooooool
  16. Che, ninkan waala hubaa. Ma xusuusataa Aadan Caydhoow wakhtiguu yimiyee Muxaadarada ku qabtay G9 Nin Somali-land tu madax martay oo Goodir la yidhaahdo ayaay is qabsadeen. Goodir wuxuu ahaa Mujaahid reer Burco ah
  17. Che, yes Faisal Masjid of Islamabad. He used to study the Islamic University. Raggii godkaas kasoo bixi jiray ayuu ahaa .
  18. looool@Gheele, haa wallaahi waa isagii. Waa ninkii miskiinka ahaayee aan meeshaas kasoo bixi jirin lol ninkii baa hada ina tooganaya
  19. Sheekh Shariif is in Ethiopia, he is already consulting with his tailor to tailor him an Cabaayad and Indha Shareer. He lost every thing, and is not a man enough to lift his gun and face ina Godane. The guy should resign! Waxba ma hayo kani waa Hacoo!
  20. Believe me, Indha-Cade is a true hero. I dont support him and never like the guy. But, I'm giving him the credit in comparison to Ahmad Godane. War ina Godane ninkaas Indha Cadde ayaa jawaabtiisii seeyey. The guy should stop wearing Cabaayado and Indha Shareer
  21. Xaaji_Xuunsho, Malaha way duushay!
  22. In fact, Indha-Cade got this one right. Ahmad Godane is a true coward. He should not have changed his name, and the reall name of his father. I was very much suprised, when I read the name Mukhtar Abdi Rahman (Abu Zubeir). Waa ninkii Ahmad Godane ahaa