jamacabdi265

Nomads
  • Content Count

    169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by jamacabdi265

  1. Imisa sano ayee doorahada muran galiniyeen, iminkana ma boob keedi u diyaar garobiyaan?
  2. Arcayda jamacadaha loo diro, shaqalaha safaradaha iyo wasarada loo qaato, ergeyada shirarka loo diro, kuli dad ku habooneyn ayaa loo qaataa. Marka sportigana saas oo kale weeyaan kolay, Somalia yaaba eega cida ku haboon hawsha loo diriyo ama iney khibrad u leeyihiin. Inantaa kaligeed eeda ha saarina.
  3. Dad badan oo Sheick iyo Shariif ba wee ka hadleen, ya dhageysaniya hee??
  4. Waxa la isticmaali karaa oo wax yara asturisa marka deegaan ahaan umad lagu tilmaamo. Wee dhaantaa qabiilka oo si qaawan meel loogu qoro. Ama at least naaneys yara asturan, kolay wa alifi karnaa naaneys asturan oo caay eheen, sida ‘unuka’, ‘cagdheer’, macaa emojis laga sameyo.
  5. Kuli saladiintii wee kasoo horjeesteen sidey xukumada wax u wado. Waxaana si daariya oo sii kiciniya wa arintii Las Anod oo arkeyn iney dowladu wax xal ah aan heynin. Saladiintani wa kuwii bil ka badan Yagoori joogay oo dowladu ka codsatay iney wada hadal la galaan Garaadada. Oo wexe so arkeyn iney dowladu wax xal ah heynin, saasey arintani oo gudaha ah sii daarisaa. Waa runta iney Las canood macaa si adag uga hadlaan ayee eheed, badankooda mee tageersaneyn ciidankan iyo dagaalkan Goojacade qaar badan wee ka hadleyn, Laakin sidan oo kale ugamee hadlin kolay.
  6. Geela reer hebel ba meeshaas daaqa, iyo reer Hebel ayaa tuulo ka dega oo hubeysan ama ciidan hubeysan la joogaan kuma weydiin. Suasha; Ciidanka Somaliland ma joogaan magalooyinka deegana officialka ah ee loo yaqaan degmo doorasho ma joogaan. Sida magalada Las Qoray, Badhan, Dhahar, Xudun, Boocame, Taleex, Buhoodle iyo Las Anod. Sabab tuna waxa weeye hadii ee joogin magalooyinka kale, Maxaa las anod kaliya ugu adkeysanisaa, oo arintu iyo xaqiiqdu wee ka weyn tahay ciidan ba so galay las anod. Hadii ciidanku joogin magalayooyinka kale ee Sool sida Taleex, Xurun iyo Boocame. Iyo kuwa kale ee reer SSC degan, Buhoodle, Las Qoray, Badhan iyo Dhahar. Marka jawaabtadu waxa weeyaan 8 magaalo ee degmo doorashada ah, Badhan kaliya ayee ciidanku SL dhex joogaan, todobada kale magaalada ma dhex joogaan. Saas ayaa xaqiijisay samwaha?
  7. Hadey saas tahay marka sheekadan xuduud ayaa difaciina, Garaad ayaa dhib wada, iyo wa na lagu so duulay. waa waxba kama jiraan oo sheeko maweelin ah. Mar hadii 23 degmooyin ee Somaliland sheeganiso, 8 degmo ee jooginba ciidankeedu. Nabadu iyo isfahamku wexe ka biloobmataa runta iyo xaqiiqda ina la isku sheego. Qof been cad ka sheegiya marna kalsooni kuma wada dhaqmi kartiin wada hadalba iska daa.
  8. Hortay waxa sual ah Somaliland ciidankeedu ma joogaan magalooyinka Las Qoray, Badhan, Dhahar, Boocame, Taleex, Xudur, Buuhoodle? Mise Las anod kaliya ayee ka joogaan banaankeeda meesha Goojacade? Wa sual muhiim ah.
  9. Somaliland micnaheedu wa dhulkii Somalida, af carabi wexe noqonisaa Ardul Somal, afka talyaani wexe noqonisaa ‘Somalia’. Marka deegaankan geeska oo dhan umada oo dhan wexe u taqanay Dhulka Somalida, ama Somaliland(afka ingriiska), Ardul Somal ama Ard as Sumal (af carabi), Somalia (afka talyaanniga), Somálsko(Czech, Slovak), Somaliese(Afrikaner), Suǒmǎlǐ(Chinese). 26 June wa malintii ugu horeysay ee umad somaliyeed ama dhul somaliyeed xoriyad ka heshay guumeysigii. Waxana ku xigtay 1dii luulyo 1960, kadibna 27 june 1978 ee French Somaliland xoriyada heshay. Kadibna waxa yaduna micno leh, 28 june 2012, oo wa markii Somaliland iyo Somaliya wada hadal biloween sidii burburka kadib. Marka isbuucaas 26 June ila 1 Luulyo umada iyo dhulka Somaliyeed oo dhan ayee micno weyn u Leedahay, oo wa ina laga dhigo isbuuc fasaxa oo dhulka somaliyeed oo dhan laga laga dabaal dego.
  10. Waxa lagu jiraa xaalad caqligii iyo taladii saalimka aan waxba laga dhageysaneynin, oo siyasiintii talada kala siman yihiin baraha bulshada waxa lagu so qoro, oo caqliga ugu maangaabsan yahay ka meesha kasoo dhex baxa.
  11. And now imagine if the plans of Madasha go ahead and execute local elections throughout the country, further adding new and additionally bigger problems to the already existing issues. Then one might not be discussing anymore who controls provinces like Gedo or Lower Shabbele, but more disputes and conflicts but this time in every single districts. That’s what you call organized irresponsibility, coming up with solutions without understanding and neither attempting to solve the actual original problems, leading to creating newer problems. Coming up with solutions or tools that neither solve or even partly contribute to solving the problems, is in fact only accumulating to the problem.
  12. Perhaps those tools have played a role in unlocking and unleashing power hungry man for this zero game and have distracted from the obvious need for a reconciliation. Political settlements, institutional structures and power sharing formulas should have been the results of a reconciliation process first. But now these adopted ‘tools’ are adding new causal factors to the conflict making things even more complicated to the extend one has created a wicked problem which is even more difficult or impossible to solve.
  13. Hiiraan wa gobolka kaliya een tariikh ahaan xaq u leh inu maanta ‘State’ noqdo oo ila barigii talyaaniga markey Somalia lix gobol eheed iskeed gobol u taagneed. Marka sax maha ina la dhaho Beletweyn waxa laga maamuliyaa Jowhar oo ka yar. Laakinse wa iney reer Hiiraan gudahooda heshiiyaan oo sii fiican usoo bandhigaan arintooda.
  14. Siyasad xumada maanta SL ka jirta iyo taadan waalida ah, waxba uma dhexeyaan miyaa?
  15. Wa sadaalin natijo siyadadeed (political poll), runa maha beena maha, weena khaldami kartaa laakinse. Xisaab kale maa heysa adi?
  16. Dowlada Somaaliya maanta(oo Unuka dayday ah iyo cagdheer maamulaan) wexe taagan tahay isla meeshii ee taagneed markii Cumar buur iyo Abdirashiid waal meesha jogeen iyo Isla meeshii cuniga siyaad barre (farmaajo) iyo xaabada kale unuga ee tagneed(shariif, nuur Cade). Isbadal weyni ma dhicin intii askari cabdillahi yusuf dowlada ka keenay embagati iyo jowhar, hadii runta laga hadlo. Xayeesiiska iyo shirarar wax lagu cuniyo lee yara batay, laakinse wali si nabada iyo bila Cabsi laguma tagi karo balcad iyo burhakaba. Marka naga daaya Nin jaceylka iyo nin naceybka, isla meeshii taaganahay.
  17. Erdogan pension wa u Diyaar, cafimaadna maha 10 sano wax ka badan nin maamulo dal. Ha iska nasto xaaji Erdogaan, Xamar will miss you.
  18. Awdal wax weyn kama dhiciyaan, maha umad ama deegaan kacdoon, waxba ha ka dhageysan niicda huunada galbeedka. Kastuumo ama keeshali bluuga waligood Borama wa laga tolan jiray. Unacamleynta wa ka caado, Muusena wee la walaaqaniyeen qaska, boobka iyo baabinta dowladnimada. Laakinse beesha dhexe ayaa kaga dhoow oo iminkaba qarka u saaran. Berbera iyo Burco ayaa baryahanba wax ka karkariyeen.
  19. Doorasho xaqa hadee ka dhacdo Puntland, wexe keenisa iney natijo kasoo baxdo ka nixisa Maxamuud saleebaan, oo ka dhigta laangaab ama minority deegamada xooga iyo bootada ku heystaan. Oo natiyo noocan camal kasoo baxdo; -Bosasso; 10% boqoryootada, 90% dadka kale. -Garowe: 15% C Riyoole, 80% dadka kale -Galkacyo(Waqooyi); 20% Cumar waal, 80% dadka kale. Marka uma maleyniyo iney ilma saleebaan inta liqi karaan.
  20. Xaaji Xunjuf, topic ha ka leexanin, qiiqna ha ku aasin.
  21. Hadey dhab ka tahay, oo rabtid ina xal loo helo dhibaatoyiinkaas, wa ina marka hore la fahmo sida heerkan lagu so gaaray oo la qirto meesha wax ka qaldameen, oo isleeyahay kuwan ayaa ugu muhiimsan; 1. Khalad wuu dhacaa, bila adan ayaa nahay. Laakin wa ina tawbad keeno oo kasoo laabano khaladka. SL khalaad badan ayee gashay, inta la qiran lahaa khaladkii oo laga soo laaban lahaa aya lagu sii adkeesatay, lasii raacisay kibir, afxumo iyo la aamino xoog iyo qori inu yahay xal. 2. Umada SL (iyo dadka deegaan kasta) wada degta wa isku dan ayee iyo isku xaq ayee leeyihiin (galbeed ila bari). Laga yaaba iney kala aragti yihiin sida dantaas lagu gaaro, laakinse isku dan uun ayee yihiin markasta umada isku deegaanka ah. 3. Qofka fikirkiisa iyo taladiisa dhiibta maha cadoow, ee wa qof daneeye ah oo hadaanu dan ka leheen umada fikirna ama talo umu soo jeedin leheen. Marka cadoow ha raadsan ee raadi fikirada iyo talooyinka kala duwan, oo soo dhawee. 4. Guriga seeskiisa qalooco qurxin iyo hadal laguma toosin karo ila inta seeska dib loogu noqdo. Taladii dhinac ayee ka qaloocan tahay, taladuna wexe ku qurux badan tahay markey loo dhan yahay ayee miisan leheedahay ayee micno, culeys iyo saameyn leedahay. 5. Siyasada qofna lama colaadiyo, lamana fogeeyo ama bari la isku baahdaa. Waxa la colaadiyay oo la fogeeyay, Saladiintii, aqoonyahankii iyo siyasiintii dhabta ahaa ee xilna rabin oo maanta xal kula raadin lahaa, meeyeen maanta?
  22. Laba bilood ayee qaadatay, iney SL aqbasho Ergadii. Caalamkii oo dhan ku cadeeyeen iney nabada SL looga fadhiyo. Iminkana ma diidi karto xalka so jeediyaan Ergadaasi.
  23. Mexee sameyn karaan aah? Joow, war niyoow fursad kasta oo nabadeed ina sii aastid ayaa rabtaa. talaabo kasta oo nabad lagu heli lahaa waad iqilaabtay, ma saas ayaa kursiga kusii heysan? Kaarto Melez iyo Tigray iga dheh, sidey ku dambeeyeen waan la socotaa.
  24. Beesha SSC la’antii SL wax jira maha mana si jiriso. wax laga wada hadlo macaa markaa ma jirto.
  25. SL ma diidi karto ergadaa, ergo diid wa nabad diid.