jamacabdi265

Nomads
  • Content Count

    169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by jamacabdi265

  1. Saladiinta iyo madax dhaqmeedka Arab oo tageersan shirka iyo dareenka reer Las Canood oo muhiiyay iney garab istaagan yihiin, oo diidan yihiin iney SL maquuqin ama xoog u isticmaasho reer Las canood.
  2. Shalay reer Bay iyo Bakool, maanta reer LA lagu sheegiyaa argagaxiso. War hooy ma ka joogtid.
  3. New-F*qsh kursi dawakhiyay, sakhrad ku noqday. cid hadal heysaana ma jirto, Tolku kursigaas maba rabo. ciyaalka uun kursi jaceyl ha u leynin.
  4. Lol. Ilma *** ayaa iga kibir badan miyaa sheekadu? doodada siyasadeed wa marna cid eed saar oo cadoow ku sheeg, marna tilmaam mid ka daran.
  5. Marba eeda cid dusha uga saara, markii hore waa Raxaweyn, maalin hore maamulka jigjiga, kadib Puntland, Somalia iyo Hasan Sheick, marna Mucaaridka, Media, argagixiso iminkana waa anti-peace groups. Wali waxa dafirisaa siyasada xumadan, fashil hogaan, kibir iyo habdhaqanka new-f*qsh lee sabab u ah jabkaas, cid kale eed has saarin. Marka inta qiratid xaqiiqda arkisaa.
  6. Gebiley iyo Borama mashariic ayaa lagu kasbadaa, Sool iyo Sanaag gacan xoog iyo ciidan lagu qabtaa, saas miyaa? Siyasadihii tigrayga laga bartay iney fashilmeen war kama heysid miyaa ?
  7. Ma joogno 1980s, umada diidan dagaal iyo cabudhin wee sheegan Karaan, oo afka lagama xidhi karo. Waana muhiim Iney sheegtaan rayigooda intaa nabad iyo xaq rabta, iyo si diblomaasi is wadahadal iyo wadajir wax lagu dhameeyo.
  8. Muuse iyo huunada itoobiya, cidlee tagan yihiin jaarso tageeri ka raadin
  9. Mahdi Guleed, Raysal wasaarihi hore ee Somaaliya tageersan kacdoonka umada SSC.
  10. boqor buurmadoow ciidanka tolka ugu baaqay iney ka baxaan deegaanka SSC.
  11. Tolku wee is raceen ila kuwa Hargeisa jooga ayaa tolkooda la socda oo tageersan. Xil qof hayo waxba ma sheegiyo. Tolku ila Garowe, Jabuuti, Xamar, Kenya, jigjiga, dire Daba, ila Addis xil ka hayaan, micno badan ma sameyniso. ilaahay baa barakeeyay oo dhigay bartamaha geeska afrika.
  12. Taladiisa ma xuma, laakinse yaa ka dhageysan?
  13. Muuse lama yaabo lacag ayuu kursiga ku uruursaniyaa, laakinse kuwa la taliya ee new-f*qsh mataliya waa saqidiin awood kursi ku kibray, waligood talo la weydiin tariikhdana waxba kamee baran. mardhoow odhaniyaan lamaanu socon muuse iyo ciidankiisa, ooyintooda waanu arki. Qaar baa maxkamad Mareekan la saari, Ohio lagu xukumi dambiyada bila adanka ka galeen.
  14. Hadaa ma SL ayaa meel u socota. Waa taa sheekada iyo siiyasada huunada. Tolku cadiifiin maha oo wee samreen, 16 sano samriyeen oo wax idiin sheegiyeen, waa taas 16 Sano kadib gacantiina ka baxday magaladii, 5 sano muuse u samreen, Cali khaliif galeyr aun 4 sano muuse iyo SL wax u sheegiyay. Wanaaga, samir iyo dulqaadka umada u qadateen baryo iyo daciifnimo. Somali wee isbaran, kibirkana waa lagu jabaa.
  15. Dib ugu noqo hadalkaa. Garaad clan wuxu degaa Las Anod, Boocame, Taleh, Xudun iyo Buhoodle districts(5 degmo). Waxana so raaca Erigavo, Aynabo iyo Garadag oo lala dego (3 degmo ). Isku 8 degmo weeyaan, ka badan Galmudug iyo inta degmooyinka ee maamulaan Jubbaland, Southwest, Hirshabbele. waxa kale oo tolku degaan Badhan, Dhahar iyo Las Qorey (3 degmo) oo isku darsan kara. majority Sool, Sanaag iyo Cayn, kama yara Puntland. Dadka ha yareysan.
  16. walaa Itoobiyaa ayaa kuu xalin karta arinta Las Canood. Meel kale yaan laga deydeyin xalka Somali gudahood laga rabaa Iney keento xal siyasadeed umada u dan ah. Hadii wadamo shiisheeya so farogaliyaan arintaas wee sii qarxisaa uun, oo Ila Borama, Berbera iyo Bosasso gaadhi kartaa sameynta. Tariikhda hore wa ina wax ka barano. Ha loo daayo local elders iyo local maamul iney xaliyaan.
  17. Galbeedi sax buu ahaa iney SL u qeylo tagiso Djibouti faro galiniso, Las canood ma tol bee weyisaa?
  18. Wax kasta xal wee leeyihiin, laakinse kuwii wax xalin lahaa meeyeen?? New-f*qsh isku dir iyo kala fogeyn uun kasoo shaqeeniyeen, Wax kale ma hayaan kartooyinkii kacaanka lee hayaan.