jamacabdi265

Nomads
  • Content Count

    169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by jamacabdi265

  1. “ Reer keenu isku raaci maayo dagaal reer ku qaaday”, Jaamac Shabeel
  2. Mahamud Hashi, “ciidamada fariya iney ka qeyb galin dagaal oo xerooyinkooda kasoo bixin”
  3. Residents in Sanag protest after Somaliland authorities kill civilian Sunday February 5, 2023 Hargeisa (HOL) - Residents in the El-Afwayn district in the Sanag region took to the streets in protest after a civilian was shot dead by Somaliland security services on Sunday. Somaliland's specially-trained RRU forces killed a man who locals have identified as Abokor Omar Ali near the district. The police officials did not give any details about the incident. According to residents, police fired live ammunition to disperse protestors waving the Somali national flag and burning tires on the main roads. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized as an independent state. Despite this, the breakaway government has established control over much of the territory of northern Somalia, including the region of Sanaag. Members of the Somaliland House of Representatives from the Sool region called on the government to do something about the killings by the army, which have been repeated several times. "We are tired of the government saying that we are doing an investigation, but nothing has come out of it. We are standing up this morning and waiting for justice from the government," MP Iid Hidig said. Long-standing inter-clan conflicts in the El-Afwayn district have subsided during the past two years due to peace accords amongst the clans. The latest flare-up in the El-Afwayn district follows protests in Las Anod in late December after several intellectuals and politicians were killed by unknown gunmen. Somaliland authorities are accused of killing nearly two dozen protestors to quell the demonstrations. Traditional elders from the SSC community have gathered in Las Anod in recent weeks to try and find a long-standing resolution to the regional dispute. Residents in Sanag protest after Somaliland authorities kill civilian HIIRAAN.COM Hargeisa (HOL) - Residents in the El-Afwayn district in the Sanag region took to the streets in protest after a civilian...
  4. Kolay tigray wa iney sameystaan xulafooyin cusub oo dowlada ka mid ah, Oromada muxaafidka ah Abiy raacsan yihiin, inta kale wa bariis iyo baasto. tigray wa dad caqli badan oo dantooda siyasadeed meesha ku jirto galiya. Laga yaaba iney Amxaaro ka dhex arkaan.
  5. Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Joojiyo Ciidamada Uu Ku Cabsi Galinayo Dhalinyarada Gobolka Awdal. 7 hours ago BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee Wasaarada Beeraha Somaliland Axmed muumin seed ayaa qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxuu si adag ugaga soo horjeestay ciidamo maalmihii udanbeeyay xukuumada madaxwayne biixi ku daad guraysay gobolka awdal isagoo sheegay in aan cida xoog lagu cabudhin Karin aragtidooda bulshada reer Somaliland ku kala duwan tahay abtirsiinta Snm. Sidoo kale Ex Wasiir axmed muumin seed ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu joojiyo cabudhinta iyo argagax galinta uu ku hayo dhalinyarada gobolka awdal isagoo arimahaasi ka hadlaya wuxu yidhi; “Fariin Furan oo ku Socota Madaxwaynaha Qaranka Somaliland 1.Madaxwayne dalku waa dal ay wada daganyihiin dad kala duwan Aftirsiin islana ogol dawladnimadda somaliland hasayeshee iskuma wafaqsana SNM sidaas awgeed waa inaad ogsonaantaa hadii la hanan waayo dadka daga goboladda darafyada waxa khatar ku sugan jiritaanka somaliland 2.Madawxayne waa in aad ogsonaataa in aan marnaba lagu kasban karin dadka reer Awdal cabudhin, ciidamo iyo awood, haddii awood lagu xajin karo dad, somaliland kamay tagteen somaliya 3.Madaxweyne Kadaa Cabudhinta iyo ciidamadda dhaliyarada Gobolka Awdwal aad u dirtay Ee si ay Cadow la dagalamayaan Gawaaadhida Hubaysan Lagu Argagax Galinayo, Ogowna Arinta laascanood ee faraha kasii baxaysa waxay ka bilaamatay Sidaas Dhaliyarada Awdal Oo Kale, 4.Madaxwayne waxaan ku xasusinayaa gabay uu hore utiriyey abwan gaariye oo tilmaamayey waxa dhici doona waxa uu yiri;- ♤Dharar baa iman doonta ♤ dadka sool iyo awdal ♤ee adanow hagrateen Raacdadoodu adkaato lagu raadsho ilays abwaan gaariye AHN. Wasiirkii hore ee wasaarada Beeraha jsl Axmed Muumin seed ayaa sidaasi yidhi. Follow wajalenews@g
  6. Ma laga yaaba iney Tigray iyo Amhara arintan iyo diin ku midoowaan?
  7. War heedhe, maxaa nimankaas iyo kaniisada xabashida kaga shan ah.
  8. Sax ba tahay, wee naga caqli badan yihiin. Marka ee arkeen iney xoog wax ku heleynin, wa kuwaa hoos isku dhigiyaa oo siyasad cusub la yimi. Oo isla tii uun ma wadaan. Ina is barbar dhigtid dadkaas iyo Somali maha.dadkaasi dadka aqoonta leh ayee wax la dhageystaan, Somalidu ka makhayada fadhiya ayee wax ka maqlaan.
  9. Qolo yar maangaabina oo isku heysatay iney dadka wax dheer yihiin 30 sano qowmiyad kasta xasuuq iyo gumeysi ku heysay, ayaa kibir dartii dagaal qaaday oo maantana heshiis u baryo yimi. wali jab mee arkin,10 sano oo kale ayaa nimankaa lagu sii dul istaagiyaa. Jabka islaweynida wa noocaas.
  10. Reer kasta tariikh leeyihiin, midna tariikhdiisa kuma qasbi karo Reer kale.
  11. Markey sheekadu xafadada dhaafto, dee odayaashi loo yeedhiyaa, Sheekaduna local wee dhaaftay. 16 sano ayaa wakhti heysatay ina dadka kasbatid oo cabashooda wax ka qabatid. laakinse waxa Mooday ina umadaas xoog ku heysatid, markii horeba xoog kumaan qabsan iminkana xoog kuma joogi kartid
  12. Tuulo calan laga taagay waxba ma sheegiso, dadka hadaan la kasbaneenin, oo la dhageysaneynin oo loo tageynin oo dhibtooda lala dareymeynin. jahiliin ba tihiin maro yar oo lasoo tolay ka dhigtay sanab la cabuudo. Subxanallah
  13. Sidee SL loo aamini karaa inteey heshiiskii hore ee Khaatuma la gashay ka baxday, heshiis laba oday qaran galeen, Siilaanyo iyo Galeyr aun laba goor Caynaba ku kulmeen. intaas oo bilood loo fadhiya, intaas oo sano la sugiyay oo laga dardaarmay. Adeer, Kaarte kale la imoow Ila meereeryso Hargeisa iyo Jabuuti ayee ka shaqeysa.
  14. Hadu farmaajo dhabar jabiyay, wa siyaasi ciyaarta koonufuriga ku takhasusay. Iska soo celiyaa wuu fogadee, Cadiifiga baalo xoofto ku raacsanqhay arintaa
  15. Argagixisada Muuse sheegiyo 5tii sano u joogay muxuu wax uga qaban waayay, ma iminka ayee imadeen. Sirdoonkiisu iyo ciidankiisu mexee qabaniyeen 5tii sano uu heystay? Baalo xoofto, la taliyaha cadiifiga ayaa bal jawaabteeda ka suginaa.
  16. Micnaha Somaliland wa Ardul Somal, wa carro Somaliyeed lee. Sidoo kale Garow, Garissa iyo Gashaamo kuli waa Ardul Somal, carro Somaliyeed ama af ingriisi Somaliland. Ya diidan caro Somaliyeed? Magacaas Ardul Somal, gumeysiga macaa wee ka horeysay marka deegaankaan lagu tilmaami jiray.
  17. In kastoo 16 sano kasoo wareegtay, dadbaa isleh kaartadii iyo sheekadii barigaa ayaa wali shaqeynisa, oo ah xoog ciidan, laaluush iyo isku dir beleed. Loool
  18. Cidda ninkaasi la taliye u yahay iyo cadiifi kasta oo suuqa jooga talo laga maqliyo, ilaahay ha u sahlo. La yaab malaha iney sidan lee noqoto; Shan Sanno oo uu Muuse Biixi xukumaayay Somaliland, waaxaa dhacay khaladaadkii siyaasadeed ee abid ugu waawaynaa • Oodweynenews.com Oodweyne News WWW.OODWEYNEMEDIA.COM Shan Sanno oo uu Muuse Biixi xukumaayay Somaliland, waaxaa dhacay khaladaadkii siyaasadeed ee...
  19. Farxan xaaji cali, mulkiilaha HCTV, las canood ciidan uma baahna ina la geeyo.