Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Baydhaba (Caasimada Online) – Doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa abuurtay Khilaaf iyo murun cusub oo ka dhex dhasha xildhibaanada baarlamaanka ee kasoo jeedaa deegaanadaasi. Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa la kala saftay madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan iyo dowladda Soomaaliya oo lagu tuhmayo inay musharax gaar ah wadato. Maalmo ka hor xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay taageero dhaqaalo iyo gaadiid ay siisay mid kamid ah musharixiinta ku sugan magaalada Baydhabo. Sidoo kale xildhibaano u jawaabaya kuwa eedeeyay dowladda Soomaaliya oo saxaafada kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay been abuur tahay eedeymaha dhamaan ee loo jeediyay dowladda Soomaaliya. Waxayna dalbadeen inaan la marin habaabin shacabka ku nool deegaanada Koonfur Galbeed, taasi oo muujisay in xildhibaano si Wadajir ah kaga tagay magaalada Muqdisho ay ku kala qeyb sameen arimaha doorashada Koonfur Galbeed. Xildhibaanada labada dhinac la kala saftay ka sokow, waxaa shaki badan uu ka dhashay gaadiidka Xabada aan karin oo la arkay isaga oo laga qaadayo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Bartamaha Bisha November waxaa magaalada Baydhabo ka dhaceyso sida qorshaha uu yahay doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed oo musharixiin badan ay u taagan yihiin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. Waa faallo aan ugu magac daray Doorashada Koofur Galbeed waa Gool ku laadka khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya wana mid aan ku eegayo doorshada Koofu galbed iyo muhiimadda ay u ledahay dowldda iyo maamul goboledyada oo uu khilaaf ka dhexeeyo. Khilaafka u dhaxeeya dowladad Federalkka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboledyada hoos yimaada ayaa ah mid salka ku haya awooda maamul , qeybsiga dhaqaalaaha iyo arimo kale oo siyaasadda la xiriira sida inta badan la sheego. Xaaladihi ugu danbeeyay ee khilaafka labada dhinac ayaa ah mid ka bedalan heerar hore oo uu soo maray. Maamul Goboledyada 8-dii bishii September ayay Kismaayo go’aan ku gaareen hakinta wada shaqeynta kala dhexysay dowladda dhexe , waa mid cuur yaamineysa adeegyada dowladeed ee dalka. Inkasta oo Hirshabeelle Go’aanka dib uga laabatay. Isla maalinta ay Go’aan ka soo saareen madaxda maamul goboleedyada ayaa Madaxweynaha dowladda federallka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu ugu baaqay in ay Caasimadda dalka ee Muqdisho u yimaadaan wadahadal labada dhinac ah, balse waa ay ka diideen. Aqalka sare ee dalka ayaa bilaabay dadaal la isugu soo dhaweynayo labada dhinac ee khilaafka ka dhexeeyo, balse u muuqda in midba uu midka kale ka caga jiidayo inuu kaga dhawaado xal raadinta. Waxaa sababta ay muddo u qaadatay xal u helista khilaafkan danbe lagu sheegayaa dhowr sababood. Waa tan hore ee madaxda dowladda oo la rumeysan yahay in ay aaminsanyihiin in waqtiga inta badan ee madaxda maamul goboleedyada uu yahay dhamaad sidaasna aysan ku lahayn saameyn weyn. Waa tan labaad ee madaxda maamul goboleedyada oo la rumeysan yahay in ay khilaafkan oon xal loo helin ay keeni karto waqti kororsi ay sameytaan. Sababo kale oo la tilmaamo ayaa jira, balse labadaasi ayaa ah kuwa ugu hadal heynta badan. Daah ma saarna in baaqyada badi loo dirayo labad dhinac dhagaha ay ka daarteen. Maamul goboledyada waxay soo saaraan eedo is daba joog ah . Dowladuna marna waa ay ka aamustaa marna wadahadal Muqdisho la iskugu yimaado ayay ku baaqdaa. Aqalka sare kama daalo isku deyga in xal la gaaro oo ugu dambeyn waxaa uu maalmo kahor ku guulesytay in xukuumaddu uu ka helo xubno wasiiro ah oo gogol xaar u noqda miis la wada fariisto , si lamid ah dowlad goboleedyada ayaa laga rajeynayaa. Waxaa muuqaneysa in hadii sidan xaalku sii ahaado labaatanka cisho ee soo socota dhinac ka mid ah dhinaycada khilaafka uu ka dhaxeeyo siyaasadda looga adkaan karayo. Waa marka ay dhamaato doorashda madaxtinimon ee koofur Galbeed oo dhici doonta 17-ka Bisha soo socta ee Novembar soona baxo madaxwqeynaha Koofur Galbeed ee sanadaha soo socda. Tartanka doorashada ayaa ah mid sida gool ku laadkii la iskaga adkaan karo khilaafka dowladda iyo maamul gobaleedyada. Waayo maamul gobaleedyada Golaha ay ku mideysanyihiin ee Afarta maamul Puntland , Galmudug , Koofur Galbeed iyo Jubbland, waxaa u gudoomiye ah Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha waqtigiisu maalmaha kooban ka hareen hadii aan dib loo dooran. Waxaana ay madaxda maamul gobaleedyad dadaal badan ugu jiraan sidii uu u soo laaban lahaa Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka sukow Koofur Galbeed ah nin sameyn shan iyo tobankii sano ee u danbeeyay ku lahaa siyaasadda guud ee dalka. Shariifku waxaa la rumeysanyahay in u yahay siyaasi galangal badan lana qiyaasi Karin in laga adkaanayo iyo in kale marka loo fiiriyo Jalaafooyin siyaasadeed oo uu dhowr jeer horey u soo dhigay. 14-sano kahor xiligan 2004-tii ayuu noqday Gudoomiyaha Baralamaka KMG ah ee dowladdi Cabdullahi Yuusuf , waxaa uu xilkaasi waayay sanadka markii uu ahaa 2007- oo wadahalo aan lagu racin uu la galay xubno ka tirsanaa Midowaga maxaakiimta Islamaamiga kaidbna noqday Isbaheysiga dib u xureynta , isaga iyo xildhibano Baarlamanaki xiligasi ka tirsana ayaa la baxay Baarlamnaka Xorta ah , waxaana la sheegaa in Magaalada Asmara uu siyaasad kaga adkaay Xasan Daahir Aweys oo aha gudoomiayha Golaha Shurada ee Isbaheyga dib u xureynta. Ra’iisal wasaare xigeen ahna wasiirkii Maaliyadda ayuu noqday 2009-ki balse Bishii Maay ee 2010 ayaa loo doortay Gudoomiye Baaralmaan marki uu siyaasad meesha uga saaray Shiikh Aadan Madoobe. Ra’iisal wasaarihi xiligaasi Maaxmed Cabdulahi Farmaajo oo hada ah madaxweynaha Soomaliya ayayna is qabteen oo uu ugu danbeyn meesha kaga saaray Kampala Accord 19-kii June 2011 oo uu Farmaajo muqdisho kaga dhawaqy is casiliaadiisi. Wixi ka danbeeyayna ragga kariya siyaasadda ayuu ugu horeeya sida la rumeysan yahay oo waxaa uu madaxdi soo martay dalka in badan kala shaqeeyay socodsiinta ajendayaal la’aantii la dhaqaajin waayay. Waana nin saaxiibo dhaw ku leh hadba Baarlamankii jira, balse xiligan ayay taala kubad gool ku laad ah oo lawada fiirsan doono. Madaxda dowladda ayaa la rumeysanyahay in ay dadaal ugu jiraan kursiga Shariif Xasan in Siyaasi kale loo helo. Hadii uu Shariif markale madaxweyne ka noqdo Koofur Galbeed waxaa cad in Golaha iskaashiga dowlad gobaleedyada uusan ku imaan doonin is bedel. Hadiise uu meesha ka baxo waxaa dhici doonta in ay waayaan Gudoomiyaha Golaha iskaashiga , sidoo kalena ah mid kamid ah tirarka ugu weyn ee ay ku taagan yihiin. Waxaa ay noqon doontaa madaxda dowladda oo taageero ka heysta Labo madaxweyne maamul gobaleed , Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ee Gool ku laadka yaala ah. Shariif Xasan miyay ku dhici doonta Saaxiib jaaw oo siyaasaddu malahan Saxiib joogto ah mise markale ayuu wacdaro dhigi doonaa. Aanse su’aal idiin kaga tagee mar hadii dowladda iyo maamul goboleedyada u bisleyn in miiska wadahadalka la is kugu yimaado , Waxaana si hoose u muuqato in la isku reebayo siyaasadda sow doorashada madaxtinimo ee Koofur Galbeed lama oran karo waa Gool ku laadka khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya? W/Q:- Abdiqani Cabdullahi Ibraahim Email:-Abdiqaniifiye@gmail.com Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Ku soo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  3. 22-Augut 2018 waxa aheyd waqtigii uu xiliga la wareegay gudoomiyaha kooxda kubbadda cagta Elman Cabdirisaaq Faarax Garooje oo afarta sano soo socota hogaamindoona maamulka naadiga elman oo ah kooxda ugu goolaha badan dalka ka dib magacaabistii waxaa soo dhaweeyay xiriirka kubbadda cagta,ciyaatooydii soo martay kooxdan kuwa iminka u dheela iyo taageerayaasha naadiga jaalayaasha Tani waa is badalka muuqda oo la yimid gudoomiye Gariooje,isgoo si heer sare u qurxiyay xafiisyada uu ku shaqeyndoono sanadaha soo aadan kolkii aad booqatana waxa aad kuu soo jiidanaya qaabka casriga ee loo diyaariyay taasoo u eg goobaha ay ku shaqeeyaan kooxaha waaweyn ee kubbadda cagta caalamka Inkastoo isboortiga uu yahay is dhax gal bulsho iyo luuqad ay isku fahmaan dadyowga kala duwan ee caalamka waxaa halkan ka muuqda xushmada iyo qadarin loo muujiyay madaxda ugu saraysa ciyaaraha waxaa xafiiska lagu xardhay sawiradda gudoomiyaha xiriirka kubbadda dalka Cabdi qani Saciid Carab,gudoomiyaha xiriirka kubbadda cagta qaarada Afrika Axmed Axmed iyo gudoomiyaha xiriirka kubbadda cagta caalamka Giano Infantino Koox kasta oo ka dhisan caalamka waxa tiir u ah hanashada koobabka maxliga ee laga dhigo gudaha dalka ay ka dhisan tahay iyo in ay kasoo baxaan xidgo badan oo kaalin mugleh ka qaata waajibaadka xulka qarankooda Elman waxaa kasoo aflaxay xirfadlayaal aad loogu qadariyo kubbadda cagta dalkeena kolkii aad booqato xafiisyada shaqada ee kooxdan waxa ay indhahaagu qabanayaan tan iyo aaskeedii koobkii ay ku guulasytay taas oo ay si wanaagsan u xafideyn maamuladii kala duwanaa ee soo maray sanadihii laga soo gudbay Dalka ayaa soo maray maraxalado aad u adag iminka waxaa loo jaheestay dhibihii horomarka kooxaha kubbadda cagta ay samaynaya is badalo si ay la jaanqadaan naadiyada ka dhisan yurub iyagoo ka faa idasanaya aalada tikjoolajiyadda casriga ee waqtigan Gudoomiye Garooje waxa uu soo ciyaaray da’yarta Horseed 1984 iyo kooxda Madabacda qaranka 1988 intaas ka dib waxa uu kordhiyay heerkiisa aqooneeyd ee xirfada gool haynimo,isagoo xiriika kubbadda cagta dalka Egland ee FA-ga ka qaatay shaahada heerka 3-aaad Halkaan Ka Daawo Warbxinta Qalabeynta Xafiisyada Shaqada Kooxda Elman Waxaa Diyaariyay-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  4. ANKARA (Caasimada Online) — Journalist Jamal Khashoggi was strangled as soon as he entered the Saudi consulate in Istanbul and then “cut into pieces”, Turkey’s chief prosecutor said Wednesday, making details of the murder public for the first time. A statement from the office of prosecutor Irfan Fidan said meetings with his Saudi Arabian counterpart, who visited Istanbul this week, had produced “no concrete results” on the killing, which it said was premeditated. Khashoggi, a 59-year-old Washington Post contributor, was murdered after entering the Saudi consulate in Istanbul on October 2 to obtain paperwork ahead of his upcoming wedding. His body has not been found. The statement comes hours after Saudi Arabia’s chief public prosecutor ended his visit to Istanbul, during which he met Fidan twice and visited the kingdom’s consulate and the regional offices of the Turkish intelligence agency. Saudi Attorney General Sheikh Saud al-Mojeb reportedly refused to share information from Riyadh’s own investigation. “In accordance with plans made in advance, the victim, Jamal Khashoggi, was strangled to death immediately after entering the consulate on October 2,” the Istanbul prosecutor’s office said in a statement. “The victim’s body was dismembered and destroyed following his death by suffocation -– again, in line with advance plans,” it added. Turkish authorities said they were not satisfied after the talks with the Saudi prosecutor. “Despite our well-intentioned efforts to reveal the truth, no concrete results have come out of those meetings,” the Istanbul prosecutor’s office said. President Recep Tayyip Erdogan has repeatedly urged Riyadh to reveal the location of the body and who ordered the hit. And contrary to media reports, Mojeb also said no statement was made by the Saudi authorities that the body was given to a “local cooperator,” according to the Istanbul prosecutor’s office. Sources: AFP
  5. Being a member of the panel that discussed “Transforming Mogadishu in an Age of Smart-city and Interconnectivity” at the Mogadishu Tech Summit, Source: Hiiraan Online
  6. Cadaado (Caasimada Online) – Axmed Maxamuud Baasto, madaxweynaha dhawaan lagu doortay magaalada Cadaado kadib Khilaafkii Galmudug, ayaa sheegay inuu ugu horeyn soo dhaweynayo qoraalkii kasoo baxay madaxa xukuumada ee Galmudug. Axmed Baasto, ayaa sheegay in qoraalkaasi kasoo baxay Sheikh Maxamed Shaakir uu muujinayo wanaaga iyo rajada laga qabo in xal laga gaaro khilaafka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada. Sidoo kale wuxuu sheegay inuu horseedi karo in la xaliyo khilaafka ka taagan deegaanada Galmudug ee u dhaxeeya madaxda Galmudug, kaasi oo sababay in lagu guddoomiye baarlamaan ku xigeenadooda iyo labo madaxweyne uu yeesho maamulka Galmudug. Mar la weydiiyay xalka Galmudug iyo qaabka lagu dhameyn karo Khilaafka Galmudug ayuu sheegay inuu isaga xitaa uu tanaasuli doono haddii uu ku jiro Xalka deegaanada Galmudug, sida uu sheegay Axmed Baasto. “Waxaan anigu diyaar u ahay aragti mid ah oo ay la yimaadan, Ummada waxay rabto ayaan diyaar u ahay, dhaqanka iyo shacabka ayaan ka aqbalayaa waxay la yimaadaan, waxa kasta oo ay raali ku yihiin ayaan anigana raali ku ahay” “Anigu maahi qof Kursi doon ah, waxaan ahay qof xal doon ah, xitaa haddii xalka uu ku jiro kursigeyga waan ka tanaasulayaa, oo shacabka iyo dhaqanka waxay doonayaan oo ay isku raacaan ayaan anna aqbalayaa”ayuu yiri Axmed Baasto. 20 kii October ayaa Axmed Baasto xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug ay ku doorteen magaalada Cadaado, kadib markii guddoomiye baarlamaan lagu doortay magaalada Dhuusomareeb. Caasimada Online Xafiiska Galmudug Caasimada@live.com
  7. HARGEISA (HOL) - The two main opposition parties in the breakaway northern Somalia territory of Somaliland warned that they will not accept any attempt by the president to postpone the enclave’s upcoming parliamentary election which is scheduled to take place in March next year. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Kadib markii maanta wareegto ay kasoo baxday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa waxaa arintaasi ka jawaabay Duqa degmada Beledweyne oo kamid ahaa dad maanta Shaqo joojin lagu sameeyay. Duqa degmada Beledweyne Cali C.qaadir Faarax, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Beledweyne, ayaa si cad u sheegay in marnaba uusan aqbaleyn Warqadda kasoo baxday guddoomiyaha gobolka Hiiraan. Duqa degmada Beledweyne, ayaa iska fogeeyay eedeynta kaga timid guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo aheyd inuu lunsaday hanti dadweyne, taasi oo maanta lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Hiiraan. Duqa magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo wasaaradda arrimaha gudaha looga baahan yahay inay xal buuxa ka gaarto khilaafka cusub ee ka taagan magaalada Beledweyne. Madax ku sugan magaalada Beledweyne ayaa sheegay in xiisadda cusub maanta laga dareemay magaalada Beledweyne, lagana cabsi qabo in qaab qabiil ay isku badasho xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Beledweyne. Cali C.qaadir ayaa sheegay in weerar cad lagu soo qaaday xafiiska duqa magaalada Beledweyne, isagoo sheegay in haddii aan wax laga qaban inuu Jawaab cad ka bixin doono, sida uu hadalka u dhigay. Hoos ka dhageyso codkiisa https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/10/Duqa-degmada-Baladweyne-Cali-Cabduqaadir-Faarax.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Muqdisho (PP) ─ Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyada Somalia, ayaa qoraal ay soo saareen kusoo dhaweeyay dadaalka Xubnaha Aqalka Sare ay ugu jiraan xalinta khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad-goboleedyada Soomaaliya. Qoraalkan oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Puntland oo ah guddoomiyaha Golaha iskaashiga, Laakiinse xil-heyntiisa ay dhammaatay soona baxay 29-kii bishan ayaa waxaa lagu sheegay in Goluhu uu ku kalsoon yahay dhex-dhexaadinta Aqalka Sare. Sidoo kale, Warqada kasoo baxday Golaha Iskaashiga ayaa waxay jawaab u tahay warqad horay uga soo baxday Golaha Aqalka Sare ee Dalka oo ahayd in xubnaha Dowlad-goboleedyada ay soo magacaabaan wasiirro ku metala dhex-dhexaadinta khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada u dhexeeya. Ugu dabmeyn, Aqalka Sare ayay ugu baaqeen inay Dowladda Federaalka ah kala hadlaan waxyaabaha ay tabanayaan, si xal waara looga gaaro muranka hadda u dhexeeya labada dhinac. Haddaba, AKHRISO; Qoraalka kasoo baxay Dowlad-goboleedyada; PUNTLAND POST The post Golaha Iskaashiga Dowlad-goboleedyada oo u jawaabay Aqalka Sare ee Baarlamaanka DF appeared first on Puntland Post.
  10. Muqdisho (Caasimada Online) Soomaaliya ayaa gashay kaalinta ugu dambeysa ee dalka 54aad ee qiyaas dowlad wanaagga ee loo sameeyey qaaradda Afrika, sidaasi waxaa lagu sheegay cilmi-baarista Mo Ibrahim 2018 Index of African Governance. Inkastoo Soomaaliya ay mar kale ugu hoos martay qiimeynta sannad laha ah ee dalalka qaaradda Afrika haddana waxaa soo baxday ifafaalo rajo weyn gelinaysa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Warbixinta sanadlaha ah ee ay soo saareen khubrada cilmi barista Hay’adda MO Ibrahim oo ka mid ah daraasadaha ugu muhiimsan ee laga sameeyo hoggaan wanaagga Afrika ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay heshay dhibcihii ugu badnaa tan iyo sanadkii 2006-dii xilligaas oo la asaasay hay’addan fadhigoodu yahay dalalka Senegal iyo UK. Dhibcahan oo lagu muujiyo heerka dal kasta uu ka xaqiijiyey sanadkii tagay arrimaha Maamul Wanaagga, ladagaalanka musuqmaasuqa, kobaca dhaqaalaha, ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta bulshada ayaa la sheegay in Soomaaliya ay sanadkii tagay ee 2017 ay korosatay 2.5 dhibcood oo ah tiro ka badan dhibcihii ay gaartay dowladdii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh 4-tii sano ee ay xukunka haysay. Warbixinta ayaa lagu sheegay in Nabad iyo Nolol ay hal sano ku kordhisay dhibcaha dowladnimada Soomaaliya 2.5 halka muddadii 4-tii sano ahayd oo dhan ay dowladdi hore keentay 2.0 oo kaliya. Soomaaliya ayaa noqotay dalka labaad ee liiska dalalka ugu xawaaraha badan dhanka horumarka qaaradda Africa, maadaama sanadkii tagay oo qura ay soo kordhisay 2.5 dhibcood ee cabirka horumarka, taas oo ka dhigan in ay liiskan ku hoggaaminayso dalal gaamuray sida Masar, Every-Cost, Ghana iyo Burundi oo ciidamadeedu ay nabad ilaalin u joogaan Soomaaliya. Arrimaha warbixintu ay Dowladda Soomaaliya ku ammaantay sanadkan waxaa ugu horreeya (public management) maamulka guud ee dalka oo tan iyo sanadkii 2008-dii ilaa 2016kii lagu qiyaasi jiray 2.9 oo kaliya ayaa haatan gaaray 10.9, kobcinta dhaqaalaha 7.4 dhibcood, Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha oo dowladdu ay xaqiijisay 18.3 dhibcood, horumarinta bulshada 16.4 dhibcood, iyo amniga qaranka oo dadaalladii la sameeyey ee Golaha Amniga Qaranka ay sababtay in la siiyo Soomaaliya 17.1 dhibcood. Ugu danbayntii waxaa xusid mudan in guulahan taariikhiga ah ee Soomaaliya ay ku talaabsatay sanadkii la soo dhaafay aysan suurta gelin in ay ka baxdo kaalinta 54-aad ee ugu danbeysay liiska guud ee dowladnimada dalalka qaaradda Afrika, maadaama uu dalku ku jiray colaad sokeeye iyo dowlad la’aan muddo dheer.
  11. Istanbul (Caasimada Online) – Jamaal Khaashuqji waa la ceejiyey durbadii uu galay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul, kadibna jirkiisa ayaa cad-cad loo jaray oo la qariyey, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay dacwad-oogaha Turkiga Irfan Fidan. Waa warkii ugu horreeyey ee rasmi ah oo Turkiga ay kasoo saaraan suxufiga reer Sacuudi ee la dilay labadii October. “Si waafaqsan qorshe horey loo sii dejiyey, Jamaal waa la ceejiyey illaa uu ka neefo baxo, kadibna jirkiisa ayaa la jar-jaray oo la burburiyey markii uu dhintay” ayuu ku yiri Irfan bayaan uu soo saaray Hadalkan ayaa beeninaya sheegashada Sacuudiga ee ah in Khaashuqji uu ku dhintay dagaal si lama filaan ah uga dhacay qunsuliyadda, oo uu u tegay inuu kasoo qaato waraaqo la xiriira guurkiisa. Warka kasoo baxay Turkiga ayaa imanaya kadib markii dacwad oogaha Sacuudiga uu ka tegay Istanbul, wuxuuna hoosta ka xariiqayaa sida ay u yareyd wada-shaqeyta Sacuudiga iyo Turkiga ee baaritaanka kiiska. Dacwad oogaha Istanbul Irfan Fidan ayaa bayaanka ku sheegay in wada-hadalladii uu la yeeshay dhiggiisa Sacuudiga Saud al-Mojeb aysan wax natiijo ah ka dhalan. Warbaainta Turkiga ayaa sheegay in Saud uu diiday inuu shaaca ka qaado halka uu jiro meydka Jamal Khaashuqji iyo cidda kala shaqeysay in la qariyo. Caasimada Online Xafiiska Istanbul Caasimada@live.com
  12. Muqdisho-[Puntland Post]-Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird, ayaa maanta si wada jir ah u saxiixay $80 oo ah qaybtii hore ee mashruuca bank-ga adduunku uu dawladda Soomaaliya ku abaal mariyay. Wasiirka maaliyadda XFS ayaa sheegay in Bank-ga adduunku uu aad usoo dhaweeyay hannaanka dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay uga shaqeeyeen hannaanka dayn cafinta kadibna ay go’aansadeen in lagu abaal mariyo $140 Mliyan oo $80 Milyan oo kamid ah guddiga sare ee bank-ga adduunku uu dhawaan ansixiyay. Hoos ka daawo Muuqaalka Wasiirka Maaliyada Soomaliya oo Faah-Faahin ka bixinaya waxa lacagtan lagu qaban doono Cabdiqani Boos Puntland Post The post Dawlada Soomaaliya iyo Bank-ga adduunka oo kala saxiixday $80 Milyan appeared first on Puntland Post.
  13. MOGADISHU (Caasimada Online)—Somali army says its forces killed an al-Shabaab man linked to one of the country’s deadliest ever attacks last Oct. 2017 in Mogadishu, killing 500 people. The 27th brigade chief, Salah Mumin Mouse says its army forces launched joint military offensive against al Qaeda linked al-Shabaab fighters in south and central Somalia. Mouse says the military forces killed a senior al-Shabaab commander, whom he says was involved in one of the country’s deadliest ever attacks left 500 people dead. He says a Pakistan bomb expert, fighting alongside al-Shabaab group was also killed during the military operation carried out in south and central regions of Somalia. “We have also re-captured about 11 key areas from al Qaeda linked al-Shabaab. These operations will continue until the militants are eradicated”, he said. There was no immediate comment from Al Shabaab over the claims. Oct 14, 2018, Hundreds of Somalis gathered at a ceremony to mark the anniversary of the attack in which a truck packed with explosives blew up at Zoobe intersection in Mogadishu A year on, the Al-Qaeda linked group which still governs large swaths of territory, has never claimed responsibility, which observers attribute to the public outrage caused by the attack. The Al-Qaeda linked Shabaab was pushed out of the Somali capital in 2011 — and subsequently other towns and cities — by soldiers from the African Union Mission in Somalia. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  14. Kismaayo (Caasimada Online) – Askar ka tirsaneyd ciidamada maamulka Jubba oo lagu eedeeyay inay amni darro ka wadeen magaalada Kismaayo oo dhowaan lagu qabtay dagaal dhex maray ciidamada maamulka ayaa maanta la soo taagay maxkamad ciidan. Dacwad lagu soo oogay askartan ayaa waxa dhageystay Maxkamada ciidamada maamulka Jubbaland, waxaana 13 askari oo ka tirsana Ciidamada Jubaland inay ku Hhshiiyeen fal Dembiyeed halis ku ah nabadgelyada. Mid ka mida askartan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cumar Cabdulalahi lagu soo eedeeyay inuu si bareer ah dil ugu geystay Nabadoon Xasan Goolow Muxumed, iyo askariga kale ee Cabdifatax Axmed Aadan oo lagu soo eedeeyay inuu gacan ku siiyey dilka nabadoonka. Askarta kale ee lasoo eedeeyay waxaa ka mida: Labo xiddigle Aadan Dhuubow Ibraahim Maxamed Muxumed Xaad Cabdi Cali Carte Qalinle, oo ka tirsan Ciidamada Booliska,Nabadsugidda iyo Daraawiishata Jubbaland. wejiga labaad ee dhageysiga dacwada ayaa loo ballamay 6-da Novembar
  15. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed ayaa maanta xabsiga u taxaabay2 kamid ah masuuliyiinta gobolka Hiiraan isaga oo sidoo kale shaqo joojin ku sameeyay Duqa magaalada Baladweyne. Waxaa xabsiga loo taxaabay Agaasimaha waaxda dhul bixinta dowlada Hoose Xuseen Maxamed Fiidoow iyo Xogahaya Dowlada Hoose Cabdi Kariin Maxamuud Xasan waxaana shaqo joojin lagu sameeyay Cali Cabduqaadir Faarax oo ah Duqa Magaalada Baladweyne. Gudoomiyaha Yuusuf Daba Geed oo la hadlay wariyaasha ayaa masuuliyiintaasi la xeray iyo kuwa shaqada laga joojiyay ku eedeeyay lunsasho hantiyadeed https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/10/Cod-Gudoomiyaha.mp3 Sidoo kale Duqa Baladweyne oo isna la hadlay wariyaasha ayaa ka hor yimid eedeeyntaasi iyo amarka shaqo joojinta ah ee lagu sameeyay isaga oo sheegay in ay sii wadan doonaan waajibaadkooda shaqo. https://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/10/Cod-Duqa.mp3 Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa horay u balan qaaday in ay tilaabo sharciga waafaqsan uu ka qaadi doono cid walba oo ka hor timaado sharciga xabsigana uu u taxaabi doono. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Masuuliyiin Xarig iyo Shaqo Joojin la isugu daray Gobolka Hiiraan appeared first on Puntland Post.
  16. MOGADISHU (Caasimada Online)– The World Bank Group’s (WBG) Board of Directors endorsed the first four-year Country Partnership Framework (CPF) for Somalia and approved two investment programs worth $80 million. The CPF outlines the Bank’s strategy to support the government’s goal to expand service delivery, build resilience to climatic shocks, and boost economic opportunities in Somalia. As the country’s first development strategy since the early 1990s, the CPF FY19-22 reflects the progress of economic reform and institution building since 2013, when the Bank reengaged with Somalia through the Multi-Donor? Partner Fund (MPF). The two focus areas of the CPF—institutions and services and economic inclusion and sustainable growth—aim to translate political and institutional gains into tangible improvements in the lives of people. Across both areas, the CPF aims to ensure gender equality and equity, the inclusion of marginalized groups, and will seek to address fragility by building resilience across all sectors. “Our role since reengaging has been to help Somalia rebuild core institutions that can restore citizens’ trust and redistribute resources to address extreme poverty and begin to create opportunities for those who have been excluded,” said Bella Bird, Country Director for Tanzania, Burundi, Malawi and Somalia. “For this CPF, our focus is to support Somalia’s institutions to extend their reach in providing services to citizens and to scale up our interventions that will open up economic opportunities.” Since the WBG’s reengagement in Somalia, the federal government, along with the federal member states, has made progress in building institutions and improving economic performance through legislation, revenue mobilization, and engagement with the private sector. Political, economic and security reforms achieved over the last five years have led to an opportunity to address structural drivers of fragility. “Somalia provides a global example for how the Bank can operate in the most challenging contexts where our help is needed most,” said Hafez Ghanem, Vice President of the World Bank for Africa. “Somalia’s stability and prosperity are key to the stability of the region as a whole. We applaud the government for their commitment to reform and the steps taken towards building a better future for the country.” With continued MPF funding, the CPF will help increase revenue, build capacity of municipalities for urban resilience and improve delivery systems for more inclusive social services. It also aims to improve the business environment and increase access to finance for greater inclusion and increase access to energy and water for rural resilience and productivity. The CPF continues the close collaboration between the Bank and the International Finance Corporation that has been at the core of the WBG’s engagement since 2013. During the CPF period, the WBG will continue to foster the collaborative relationship between the government and the private sector, leveraging its strengths by creating an enabling environment for greater economic growth and inclusion. Board also approved financing for two projects for Somalia. An additional financing of $60 million for the Recurrent Cost and Reform Financing Project and $20 million for the Domestic Revenue and Public Financial Management Capacity Strengthening Project. These projects are supported by resources from the International Development Association, channelled through the government for the first time since 1991. As such, they represent a milestone in Somalia’s development and reconstruction. The projects will support the government to mobilize and redistribute the resources needed to rebuild the country after three decades of conflict. PRESS RELEASE
  17. Beledweyne (Caasimada Online) – Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa guulo waa weyn ka sheegtay Howlgalo baaxad leh oo ay ka sameeyeen deegaano ka mid ah Gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe. Abaanduulaha Qeybta 27-aad ee ka howlgasha Gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe Sareeye guuto Saalax Muumin Muuse oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Howlgalada ay Ciidammada Xoogga Dalka ku dileen horjooge ka qeyb qaatay Qaraxii Zoobe iyo mid Dhalashadiisu tahay Pakistan oo ka mid ah Qolada Miinada dhigta. “Khasaaro badan ayaa soo gaaray Argagaxisada Guulaha hada la taaban karo waxaa ka mid ah Ninkii Miinooyinka sameyn jiray oo Qaraxyada waliba ragii ugu cuslaa oo Qaraxii Zoobe ka qeyb qaatay ayaan halkaasi ku dilnay, Nin kale oo Ajnabi ah oo dhalashadiisu tahay Pakistan ayaan dilnay oo isna Qoloda Miinada dhigta ah iyo Macalin habka Miinada loo dhigo ku tababara Argagaxisada iyo rag badan oo Qoladii Miinda dhigeysay iyo Maleeshiyo leh ayaan halkaas ku dilnay” Ayuu yiri Sareeye guuto Saalax Muumin Muuse. Abaanduulaha Qeybta 27-aad ayaa sheegay in deegaano badan ay Al-Shabaab kala wareegeen sida Nuur Qarac, Garasaani, Deegaano u dhaxeeya Buulo Barde iyo Beledweyne, Halka Howlgalada Labaad oo ka dhacay inta u dhaxeysa Buulo Barde iyo Fiidow ay ciidammada Xoogga kula wareegeen Buurweyn, Beynaad, Show, Gibileey, Ceelcaad, Xarar lugoole iyo deegaano kale. Sareeye guuto Saalax Muumin Muuse ayaa si weyn u amaanay Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa Deegaanadii ay gacanta ku dhigeen, isagoo xusay in deegaanada qaar ay Ciidammada Xoogga Dalka ilmeeyeen ka dib markii ay arkeen sida Shacabka u jecel yihiin oo ay usoo dhaweeyeen, isagoo sheegay inay si geesinimo leh u muujiyeen doonista ah inay ka xuroobaan Argagaxisada, wuxuuna sheegay in Shacabka ay Ciidammada la wadaageen Xogo ku saabsan Dhagar qabayaasha ku dhuumaaleysanaya deegaanada qaar. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  18. MOGADISHU (Caasimada Online)—The Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Nicholas Haysom, has started to have talks Federal Member States to end latest political tension. Nicholas Haysom with his counterpart from the African Union (AU), the Special Representative for Somalia, Francisco Madeira arrived in Baidoa town, some 250km southwest of Mogadishu. The UN and AU Special Representatives held talks with South West State’s President Sharif Hassan Sheikh Aden and heard first-hand his views on the recent tensions. In a Twitter post, UN says Nicholas Haysom had headed straight to the first meeting of his visit, with South West State’s President Sharif Hassan in Baidoa town. The two sides had discussed on the conflict between the FGS [Federal Government of Somalia] and Federal State Members and how the conflict can be resolved. The arrival of Haysom and Madeira in Baidoa comes after UN, AU Special Representatives for Somalia visited Kismayo to meet with Jubaland leader, Ahmed Madobe. “Somalia is not Mogadishu, Mogadishu is not Somalia – it’s necessary for me to visit the regions to see my own staff, but also to see how people live across the breadth and length of Somalia,” . Haysom said. Earlier this week, Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has called on his state-members for a conference in Mogadishu to end the political instability. President Farmajo reiterated his call for a consultative meeting with the country’s regional state-leaders in Mogadishu to resolve the current political differences, according to a statement seen by Caasimada Online. The political rift came after the regional leaders announced on 8th September to have suspended all relations with the central government, following a four-day conference in Kismayo town. The leaders accused the federal government of interfering with internal regional issues, failure to implement security architecture and not fulfilling political agreements. However, UN says the decision by the five regional presidents could embolden Al Shabaab and negate the gains made by the African Union Mission in Somalia. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  19. Muqdisho (Caasimadda Online) – Illaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulk Koonfur Galbeed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ujeedka safarkooda kasoo baxayaan warar kala duwan. Illo wareedyo ku dhow dhow xildhibaanadaas ayaa Shabakadda Caasimada Online u sheegay inay Xildhibaanadaas casuumaad ka heleen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo maadaama ay soo dhawaatay waqtiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed. Xildhibaanadaan ayaa la filayaa inay maalmaha soo socdo Muqdisho kulan qarsoodi ah kula qaataan Madaxweyne Farmaajo. Wararka ayaa sheegayo in Xildhibaanadaas la siin doono lacago iyo ballan qaadyo haddii ay ka shaqeeyaan in meesha laga saaro Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan. Sidoo kale warar kale ayaa sheegayo inay ujeedada ay u yimaadeen Xildhibaanadan Koonfur Galbeed ka tirsanay tahay wadatashi ay la yeelanayaan Xildhibaanada Federalka ee jooga Muqdisho, kana soo jeeda deeganada Koonfur Galbeed, si isbaheysi siyaasadeed loogu qaado Shariifka meeshana looga saaro. Loolan adag oo dhanka doorashada ah ayaa ka taagan Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxana Magaaladaasi ku sugan musharaxiin aad u badan oo qaarkood dowladda ay gadaal ka riixeyso. Golaha Iskaashiga Maamul Goboleeedyada ayaa horey dowladda ugu eedeeyey inay faragelin ku heyso doorashooyin Koonfur Galbeed. Maamulka Jubbalanad ayaa Maanta ku dhawaaqay inaysan Dowladda Soomaaliya soo faragelin karin doorashada Jubbalanad isla markaasna uusan Garoonka Diyaaradaha kasoo dagi karin musharax wata baabuurta aan Xabadda karin. Shabakadda Caasimadda Online ayaa heshay magacyada 17 kamid ah Xildhibaanadii Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho Xildhibaan Cabdirashiid Shiikh Axmed Xasan Xildhibaan Barre Aadan Cabdi Xildhibaan Cabdiladhif Maxamed Cabdi Xildhibaan Aamina Cusmaan Isaaq Xildhibaan Kuuriye Xasan Xildhibaan Kheyre Maxamed Xildhibaan Canab Cabdullaahi Jumbur Xildhibaan Aweys Cali Xasan Xildhibaan Saynab Ismaaciil Axmed Xildhibaan Cusmaan Cabdi Muuse Xildhibaan Yuusuf Cabdinur Suuri Xildhibaan Aadan Maalin Mustaf Xildhibaan Aadan Maxamed Cusmaan Xildhibaan Xaawo Maxamed Ibraahim Xildhibaan Maxamed Suldaan Maxamuud Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cabdi Xildhibaan Cabdisalaan Cabdullaahi Baasey Caasimada Online Xafiiska-Muqdisho Caasimada@live.com
  20. The military commander of the 60th division of the Somali National Armed Forces, General Ibrahim Yarow Isaq has directed his men not to interfere with the forthcoming elections and urged them to fully commit themselves to execute their constitutional obligations. Source: Hiiraan Online
  21. MOGADISHU (Caasimada Online)—High level delegation led by the president of the federal republic of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo jetted off to Juba, South Sudan. President Farmajo is set to attend a ceremony scheduled to finalize the peace deal signed by South Sudan’s President Salva Kiir and his main rebel leader Riek Machar, in a bid to end a five-year war left tens of thousands dead. Somali President is also expected to hold talks with President Salva Kirr of South Sudan and his rival Riek Machar. The deal in Ethiopia reinstated Machar in his former role as vice president and comes after a peace deal was officially agreed upon between the government and rebel groups. South Sudan descended into civil war in 2013, shortly after independence in 2011, after Kiir accused Machar, then his deputy, of plotting a coup. The war has uprooted one-quarter of South Sudan’s population of 12 million, ruined the country’s agriculture sector, and battered its economy. South Sudan resumed pumping 20,000 barrels a day of crude oil from the Toma South oilfield last month, where production had been suspended since 2013 because of the civil war. Caasimada Online Mogadishu News Desk Caasimada@live.com
  22. Puntland Deputy President Abdihakin Haji Omar Amey has once again differed with his boss President Abdiweli Mohamed Ali Gaas, and lashed out at the outcome of the recent Council of Interstate Cooperation (CIC) meeting held in Garowe. Source: Hiiraan Online
  23. European Institute of Peace (EIP) appoints Michael Keating as new Executive Director Somalilandsun- Despite remarkable achievements in Somalia in the recent past, structural challenges remain and continue to undermine the country’s security and political stability’ This was stated by former Special Representative of the Secretary-General for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM), Michael Keating a post he assumed in January 2016. UNSOM supports peace- and state-building in Somalia, using the UN’s good offices and technical capacities in a wide range of areas including constitutional and electoral processes, security sector reform, human rights, economic development and humanitarian assistance. ‘Somalia’s destiny lies in the hands of the people’ said Keating as he handed over to his replacement in Somalia fellow Briton Nicholas Haysom In October 2018. Though a Briton Michael Keating who was born in Uganda 59 years ago has a enjoyed a very productive life both in the private and public Sectors. L-R Somaliland President Muse Bihi Abdi Receives then Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Michael Keating at the presidency in Hargeisa Keating who is married and has four children and holds a Master of Arts in history from the University of Cambridge, has now ascended to another top notch international duties position at the European Institute of Peace (EIP) The European Institute of Peace (EIP) is delighted to announce the appointment of Michael Keating as new Executive Director. Mr. Keating will assume responsibilities on the 5th of November 2018, succeeding Mr. Martin Griffiths, EIP’s first executive director. Mr. Griffiths was selected as UN Special Envoy to the Secretary General for Yemen. Under his leadership the organisation grew into the vibrant peace organization it is today. The EIP is an independent organisation based in Brussels, with 31 permanent staff and budget of 9m euros, active on four continents, working with governments, civil society and other actors. A partner to the European Union and to European states, the EIP promotes informal and informed dialogue as well as hands-on support, notably in conflict prevention, conflict resolution and mediation. Michael Keating replaces Martin Griffiths, who is now the UN special rep in Yemen From 2016 to September 2018, Mr. Keating was the Special Representative of the UN Secretary General and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia, based in Mogadishu. He has worked on political transitions and led complex peace-building programmes and initiatives in Africa, Afghanistan and the Middle East. Mr. Keating’s career has been divided between the private sector and public service. His previous roles have included serving as Associate Director at Chatham House in London; Executive Director of the Africa Progress Panel, a policy group chaired by late United Nations Secretary-General Kofi Annan; and senior advisor to mediation bodies. His UN assignments have included Kabul, Lilongwe, Jerusalem, New York and Geneva with humanitarian, development, human rights as well as political responsibilities. He began his career in publishing, worked in television and ran a strategic communication consultancy for several years. ‘At a time of uncertainty and evolving threats to peace, the EIP has an essential role in ensuring that European values and its global reach are used as effectively as possible to prevent, resolve and mediate conflicts’ said Pekka Haavisto, Chair of EIP’s Board. ‘Michael brings a great mix of substantive leadership and partnering skills and relevant experience to the Institute’.Unquote
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird, ayaa maanta si wada jir ah u saxiixay $80 oo ah qaybtii hore ee mashruuca bank-ga adduunku uu dawladda Soomaaliya ku abaal mariyay. Wasiirka maaliyadda XFS ayaa sheegay in Bank-ga adduunku uu aad usoo dhaweeyay hannaanka dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay uga shaqeeyeen hannaanka dayn cafinta kadibna ay go’aansadeen in lagu abaal mariyo $140 Mliyan oo $80 Milyan oo kamid ah guddiga sare ee bank-ga adduunku uu dhawaan ansixiyay. Agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird ayaa munaasabadda lagu saxiixay heshiiska $80 Miylan ah ka sheegtay in Bank-ga adduunku uu aad ugu amaanayo dawladda Soomaaliya sida ay xil isaga saartay horumarinta dhaqaalaha iyo geedi socodka hannaanka cafinta daymaha. Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in heshiiska maanta iyo heshiiskii dhawaan dawladdu la saxiixatay Midowga Yurub in ay muujinayaan dadaalka xoogga badan ee ay dawladdu ay ku doonayso in ay dib ula fal-gasho caalamka. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay dadka Soomaaliyeed sida buuxda ee ay uga qayb qaateen dadaallada dib-u-hagaajinta dhaqaalaha dalka, waxa uuna shaaciyay hadii dadaallada ay dawladdu wado lasii dardar-geliyo in lagu tillaabsanayo horumar intaan ka ballaaran. Hoos ka daawo saxiixa heshiiska
  25. Three men who were convicted of plotting to bomb an apartment building that housed a mosque and dozens of Muslim Somali refugees in Kansas were encouraged by President Donald Trump's rhetoric and asked a judge for leniency in their sentencing, their attorneys said. Source: Hiiraan Online