Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,174
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Kadib Markii madaxweynaha Soomaaliya uu magaalada Jubba ee dalka Sudan ka sheegay in dowlad goboleedyada ay faragelin ku hayaan siyaasadda arrimaha dibadda ayna doonayaan inay siyaasada ku lug yeeshaan ayaa arintaasi waxaa ka jawaabay dowlad goboleedyada. Wasiirka Dastuurka Koofur Galbeed ahna Afhayeenka golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada Cabdullaahi Sheikh Xasan oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku ixtiraamaan siyaasadda arrimaha dibadda. Afhayeenka, ayaa cadeeyay in dowlad goboleedyada kaliya arrimaha dhismayaasha waddooyinka iyo horumarinta deegaanadooda kala hadli karaan dowladaha caalamka ee doonaya inay dhisaan deegaanada dowlad goboleedyada. Balse wuxuu sheegay inaysan jirin haddana dhaceynin in dowlad goboleedyada masiirka ummada Soomaaliyeed ay kala hadlaan madaxda caalamka, sida uu hadalka u dhigay. “Siyaasadda arrimaha dibadda sida dastuurka noogu qoran, nafteeda waxay u baahan tahay inaan isla fahano, Laakiinse waxaan jirin wax ogolaanaya arrimaha dibadda dal kale in lagala hadlo maamul goboleed, horana uma dhicin haddana ma dhaceyso”. “Haddii loola jeedo Gargaarka, Horumarinta, dhismayaasha waddooyinka, Caafimaadka waxyaabahaasi oo kale wey dhici karaan in dowlad goboleedyada loo dhiso, laakiin wax shacabka Soomaaliyeed guud ahaan quseeyo dowlad goboleed lagalama hadli karo” ayuu yiri Cabdullaahi Sheikh Xasan. Khilaafka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ayaa xoogeystay waxii ka dambeeyay markii aad lasoo xerxeray dhaqdhaqaaqii dibadda ee ay sameyn jireen madaxda dowlad goboleedyada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka aan ka heleyno deegaanada Galmudug ayaa sheegaya inay socdaan dadaalo dib u heshiisiin ah oo madaxda dhaqanka iyo xubno ka tirsan aqalka sare ay wadaan. Shirkaan dib u heshiisiinta oo horey u baaqday ayaa waxaa la filayaa in 7 Bishaan uu qabsoomo, waxaana dadaalkaasi doorweyn ka ciyaaraya odayaasha dhaqanka iyo xildhibaanada aqalka sare ee kasoo jeeda Galmudug. Shirkaan ayaa ka dhacaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug seddex maalin kadib, sida qorshaha uu yahay sida uu saxaafadda u sheegay Suldaan C.Naasir Jaamac oo kamid ah salaadiinta gobolka Mudug. Wuxuu sheegay in shirkaasi ay rajeynayaan inay kasoo baxaan natiijo farxad geliso shacabka Galmudug, maadaama marar badan khilaaf uu hareereeyay. Khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ayaa sababay in doorashooyin ay ka kala dhacaan magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusomareeb, sidoo kale wuxuu khilaafka sababay in shaqooyinka maamulkaasi ay joogsadaan. “Gogoshaan waxaan u dhigeynaa in Galmudug Xalkeeda la helo, waana muhiim in la helo xal waara oo mid bulsho iyo mid siyaasadeed ahba, bulsho walbaa marka maamul ay dhisato waxaa wacan inay wanaagiisa ka shaqeeyaan” ayuu yiri Suldaanka. Haddii shirkaasi ay ku heshiiyaan madaxweynaha Galmudug, Guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeenka, waxaa meesha ka bixi doono madaxweynaha lagu doortay Cadaado iyo guddoonka baarlamaanka ee Dhuusomareeb lagu doortay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  3. C/raxmaan C/laahi Macallin oo ah wasiirka qorsheynta ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney adaan qorshe ay ugu talogaleen in lagu tababaro shaqaalaha wasaaradaha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay in hadda tababaro buuxda la siiyey agaasimayaasha guud ee xafiisyada madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka iyo wasaaradaha Hirshabelle. Tababaradan ayuu ku tilmaamay iney tahay mid sare loogu qaadayo tayeenta maamulka hoose, ayna sii wadi doonaan. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/WASIIRKA-QORSHEYNTA-HIRSHABEELLE-.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Maxkmada Gobolka Banaadir ayaa xukuno ku riday qaar kamid ah shaqaalaha dowlada oo lagu helay musuq maasuq. 8 kamid ah shaqaalaha Dekedda Muqdisho ayaa xukuno kala duwan lagu riday. Maxkmada ayaa xukun ku riday madixii canshuuraha Dekeda Muqdisho Axmed Cabdullaahi Samow iyada oo ku xukuntay 3 Sano oo xarig ah. Sidoo kale maxkmada ayaa 7 kamid ah shaqaalaha dekedda Muqdisho ku riday min 3 Sano oo xarig ah. Dhamaan dadkaasi ayeey maxkamadu ku heshay in ay ku dhaqaaqeen musuq maasuq islamarkaasina hay’adaha amaanka ay gacanta ku soo dhigeen. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxii Canshuuradaha Dekadda Muqdisho oo Xukun lagu riday appeared first on Puntland Post.
  5. GAROWE (HOL)-- Heavily armed soldiers have seized the largest airport in the semiautonomous state of Puntland, northern Somalia for hours in protest at the government’s failure to pay them their salaries and bonuses for months Source: Hiiraan Online
  6. Maanta oo Axad ah ayaa waxaa si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay qabashada araajida musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa la filayaa in musharraxiinta ay ka faa’ideystaan mudada loo qabtay iney isku diiwaangeliyaan, maadaama doorashada madaxweynaha K/galbeed ay kaabiga soo hayso. Shuruudaha musharraxiinta laga doonayo waxaa ka mid ah iney iska soo casilaan haddii ay xilal kale hayaan, iyadoo la ogyahay inuu musharraxiinta ka mid yahay wasiir ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso warbixin uu soo diray wariyaheena C/qaadir War-cadde. https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/WARKA-WARCADDE-.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey wariye C/risaaq Aadan Qoslaaye oo ka mid ahaa wariyeyaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu magaca dheer. Qoslaaye ayaa la sheegay in uu naqaska ku xirmay, kadibna loola cararay Isbitaal, balse uu halkaasi ku dhintey, sida ay inoo sheegeen qaar ka mid ah ehladiisa. Allaha u naxariistee Meydka Wariye Qoslaaye ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso qabuuro ku yaalla magaalada Muqdisho. Qoslaaye ayaa horey uga soo howlgalay waraabhinnada kuwa maqalka iyo sidoo kale kuwa la iska arko intaba, wuxuuna haatan ka howlgalayey Talefishinka Kalsan. Bahda Goobjoog waxay tacsi u dirayaan dhammaan ehlada iyo qaraabada uu ka baxay C/risaaq Qoslaaye. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow oo saaray amar cusub ayaa ku amray dadka degen xarunta Jaamacada Gaheyr ay isaga baxaan. Eng C/raxmaan Yariisow, ayaa muddo labo todobaad ah u qabtay dadka degen xarunta Jaamacadda, waxaana uu sheegay haddii ay ku bixi waayaan muddada loo qabtay in ciidamada booliska gobolka ay ka saari doonaan. Waxaa warqada kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir lagu sheegay in dhawaan xarunta Jaamacada Gaheyr lagu bilaabi doono dhismo si loo soo celiyo Jaamaacada isla mar ahaantaasna dhisida xaruntaani ay hormuud ka ahaan doonto wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dalka. Amar midkaan lamid ah aya horaan sidaan oo kale dhowr mar oo kala duwan lagu bixiyay in dadka dagay xarunta Jaamacada Gaheyr ay isaga guuraan balse ma uusan dhaqan gelin. Laakiin markaan waxay u muuqataa in amarkaan uu dhaqan geli doono maadama taliska Booliska Gobolka Banaadir la faray in ay ka saaran dadka degan xarunta Jaamacada wixii ka dambeeya mudada loo qabtay. Dhismayaal badan oo dowladda ay laheyd ayaa waxaa degaansaday shacabka Soomaaliyeed, waxii ka dambeeyay burburkii dowladii dhexe ee dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. In the mid-term elections on 6 November, Americans will elect the entire House of Representatives of 435 members, and 33 of the 100 seats in the Senate. Source: Hiiraan Online
  10. The European Union said Saturday that it has recalled its chief representative in Tanzania to Brussels for discussions, following reports he had been asked to leave by the government. Source: Hiiraan Online
  11. ISTANBUL (Reuters) - President Tayyip Erdogan said on Saturday he and President Donald Trump had discussed Turkey’s Halkbank, which faces potential U.S. fines after an executive was convicted of taking part in a scheme to help Iran evade U.S. sanctions. Source: Hiiraan Online
  12. A new model school run by a Turkish aid agency is giving hope to poor families in Togdher region in northern Somalia, thanks to mobilisation by alumni of Turkish universities in the country. Source: Hiiraan Online
  13. Turkey announced on Saturday that it has recalled its ambassador to Uganda after she wore a Greek mythology-inspired outfit to an event marking the 95th anniversary of the proclamation of the Republic of Turkey. Source: Hiiraan Online
  14. As a child living in poverty in Mexico, he peddled fruit just to eat. A lifetime later, as the world's most wanted drug lord, his empire was so vast he commanded a fleet of submarines to move his wares. Source: Hiiraan Online
  15. On October 4, Mukhtar Robow Ali, former Al-Shabab (AS) deputy and spokesperson declared his candidacy for South West State (SWS) of Somalia presidency. Source: Hiiraan Online
  16. Young South Sudanese-Australians faced increased racial abuse and felt police profiling “intensified” because of “disproportionate” media coverage after a Melbourne riot two years ago, a study has found. Source: Hiiraan Online
  17. Britain's foreign secretary Jeremy Hunt is preparing for a massive expansion of the country's diplomatic network, with more than 1,000 extra staff at home and abroad, as part of a review of its global ambitions for the post-Brexit era. The plans include a new embassy in Djibouti. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya, Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa jawaab ka bixiyey qoraalkii xalay kasoo baxay hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA, ee lagu sheegay in la hakiyey qandaraasyo uu bixiyey. NISA ayaa sheegtay qandaraasyada la hakiyey loo gudbiyey hanti-dhowrka guud ee qaranka, si’ uu u baaro uguna gudbiyo hey’adaha ay khuseyso, kuwaas oo kadib qaadi doona tallaabo ka dhan ah. Qoraal uu soo dhigay twitter-ka ayuu xildhibaan Cabdirisaaq ku cadeeyay in munaasab aanu eheyn in dib loo soo faago arrintan, maadaama uu laba sano ka hor xilka iska wareejiyay. “NISA oo mas’uul xil horay u hayay si daahfurana xilkaas ugu wareejiyay Masuulkii xilka kala wareegay in aay dacaayad raqiis ah baraha bulshada soo dhigaan 2 sano ka dib iyado loga gol leeyahay in la isku cabsi geliyo. Waxaa nasiib darro ah in NISA iskubedeshay NSStii kaligitaliska” ayuu yiri Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Xildhibaan C/risaaq Cumar oo katirsan Guddiga amniga ee Golaha Shacabka, ayaa ka mid ah xildhibaanada aadka u dhaliila dowladda Somaliya. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, oo ka tirsan NISA, ayaa Caasimada Online u sheegay in qanadaraasyada la hakiyey ay yihiin kuwa raashinka ee hay’adda NISA, kuwaas la siiyey shirkad uu wasiirka wax ka leeyahay. Sida ay sheegeen xubno ka tirsan NISA, oo codsaday inaan la magacaabin, qandaraaska ayaa bishii ku kacaya 300 oo kun oo dollar, wuxuuna socday muddo saddex sano, oo kasoo billaabata intii Cabdirisaaq Cumar uu ahaa wasiirka amniga Soomaaliya ilaa waqtigan, oo la hakiyey qandaraasyada. Baaritaanka NISA ay sameysay ee lagu hakiyey qandaraaska, ayaa waxaa lagu ogaaday in muddadaas ay hay’adda uga baxday qandaraaska lacag 10 milyan oo dollar ah. Shirkadda qandaraaska la siiyey, ayaa waxa ay NISA ogaatay, sida ay sheegtay, inay si wadajir ah u leeyihiin wasiirkii hore ee amniga Cabdirisaaq Cumar iyo nin seedigiis ah. Cabdirisaaq Cumar, oo hadda ah xildhibaan ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, ayaa haysta xasaanad buuxda, mana cadda tallaabada laga qaadi karo, marka hanti-dhowraha guud uu soo dhameeyo baaritaanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlayey kulanka golaha shacabka ayaa codsaday in xukuumadda federaalka ah Soomaaliya ay la timaado qorshe sanadeed la mid ah miisaaniyadda, si loogula xisaabtamo sanad walbo dhammaadkiisa. Xildhibaan Fiqi, oo arrintaasi ka hadlayey wuxuu yiri “Barmaamijka xukuumadda sanadkii hore si degdeg ah ayaa lagu keenay, warqadu runtii nuxurkoodu aad u liito, aad u yaryar, oo aan ka tarjumeyn caqabadaha iyo shaqooyinka laga rabo xukuumad Soomaaliyeed, marka waxaan ku dari lahaa, in sanad walbo qorshaha cusub ama barnaamijka sanadkaas la joogo..’ Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi waxaa uu soo-jeediyey inay sanadka soo socda ee 2019-ka ka bilaabaan xukuumadda soo gudbinta qorshaha “ Tusaale, 2019-ka ayaa noo bilaabaneysa, qorshaha xukuumadda ee sanadka 2019-ka in la keeno sanadkaas, si sanadkan aakhirkiisa xukuumadda loogula xisaabtamo ay u cadaadaan”. Ugu dambeyntii, waxaa uu Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ka digay in duubduub wax walbo loo qaato, taasina ay sahli karto in xukuumadda iska qabato wax cusub oo aan lagu ballamin. “Laakin sidii hore haddii ay tahay si duubduub ah ayaa loo keenay, makala go’neyn, tafasil mala heyn, wax cusub oo aan ku qorneyn, oo tiro badanna waa socdaan hadda oo ka duwan wixii la soo gudbiyey, marka in qorshaha si miisaaniyadda loo sarifaayo, oo sanad sanad looga dhigaayo, in qorshaha xukuumadda ee sanadkaasna la soo raacsiiyo. Arrinta uu xildhibaanka ka hadlayo ee xukuumadda inay lahaado barnaamij sanadeed la ogyahay waxaa ay ka jirtaa dunida inteeda kale, laakin xukuumadda nabad iyo nolol waxaa ay xildhibaannada u qeybisay qorshe 4 sano ah oo dheer, oo aaney muuqan wax ka qabashada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  20. Nairobi (Caasimada Online) – Afhayeenka Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si cad u muujiyey mawqifka dowladiisa ay ka qabto khilaafka Soomaalida u dhexeeya. Ducaale oo wareysi gaar ah siinayey laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira labada dowladood ee jaarka ah, oo ay ka mid ahaayeen amniga, khilaafka badda iyo xiriirka xumaaday ee dowladda Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah. Mar la weydiiyey sida uu u arka khilaafka soo kala dhexgalay dowladda Federal-ka iyo Maamul Gobolleedyada waxa uu Aadan Barre Ducaale sheegay in mabaa’diida dowladda Kenya ay ku dhisan tahay tahay in ay xushmeeyaan dowladda dhexe ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Sidoo kale, Aadan Barre Ducaale waxa uu sheegay in maadama uu yahay siyaasi Soomaali ah uu jecel yahay in Soomaalida is xalliyaan oo ay maamul gobolleedyada la shaqeeyaan dowladda Muqdisho ka dhisan. Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul gobolleedyada waxa uu soo jiitamayey muddo bilo ah waxa uuna hadda gaaray meeshii ugu xumeyd. Hase ahaatee, waxaa socda dadaalo lagu xallinayo oo uu wado Aqalka Sare ee Soomaaliya. Hadalka Aadan Barre ayaa imanaya ayadoo warar ay sheegayaan in dowladda Kenya laga yaabo inay madax goboleedyada Soomaaliya ka joojiso shirarka ka dhanka ah dowladda dhexe, oo ay ku qabsadaan magaalada Nairobi. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib markii jimcihii, hadal ka soo yeeray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho uu ku weeraray Siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Federalka Somaliya, ayaa hadalkaasi waxaa jawaab celin ka bixiyay Siyaasiyiintii weerarka afka lagu qaaday. Xildhibaan hore Cabdi Jabriil Yuusuf ayaa sheegay hadalka Gudoomiye Yariisow uu sheegay inuu ahaa mid loo soo dhiibay, islamarkaana uu ugu guulwadeynaayo dowladda Somaliya. Wuxuu sheegay Duqa Muqdisho in ayaandaro wayn ay ku tahay inuu u gafo Siyaasiyiinta dhaliilsan dowladda Federalka Somaliya, wuxuuna intaasi ku daray marnaba in aan la caburin karin Siyaasiyiinta. “Siyaasiyiinta lama caburin karo, waa ayaandaro wayn hadalka ka soo yeeray Gudoomiye Yariisow, waan dhageystay waxaan leeyahay waa hadal laguu soo dhiibay ee shaqadaada ka adkaaw Gudoomiye.” Ayuu yiri Xildhibaan hore Cabdi Barre. Hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa noqday mid saameyn dhaliyay, kadib markii Xildhibaano kala duwan ay ka soo hadleen oo ay ka jawaabeen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni, oo talo siinayay hoggaanka dalka Koofurta Suudan ayaa hadal gef ah ka sheegay dalalka Soomaaliya iyo Liibiya. Mr Museveni oo ka hadlayay Magaalada Jubba ee Xarunta Koofurta Suudaan ayaa sheegay in dadka Shisheeyaha ah ay doonayaan in ay Koofurta Suudaan ka dhigaan meel bahallo galeen ah sida Soomaaliya iyo Liibiya. Yoweri Museveni, ayaa hadalkan ku qoray boggiisa Twitter-ka waxaana fal celin aad u qallsafsan uu kala kulmay inta badan dadkii aragtida ka dhiibtay hadalkiisa. Waxaa uu farriintiisa Twitter-ka ku sheegay in uu ugu mahad naqayo Madaxda Koofurta Suudaan go’aanka ay qaateen iyo sida ay u diideen danaha shisheeyaha sida uu yiri. Inta badan dadkii wax ka sheegayay Museveni ayaa isaga talo ahaan ku siinayay in uu marka hore xafiiska u banneeyo dhallinyarada Uganda,waxaana kuwa Soomaalida ah weydiinayeen inta Madaxweyne ee uu la kulmay inta uu xafiiska fadhiyo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  23. Tan iyo waxii ka dambeeyay doorashadii madaxweyne Farmaajo waxaa soo baxay siyaasiyiin mucaarad ku noqday hogaanka dowladda, kuwaasi oo aan la dhacsaneyn hanaanka ay wax u socdaan. Mucaaradnimada siyaasiyiinta qaar oo dowladda ka tirsan iyo kuwa aan ka tirsaneyn ayaa ka dhalatay markii ay waayeen balanqaadyo loo sameeyay intii ololaha doorashada ay socotay, halka qaarkoodna ay la kulmeen weeraro toos ah. Weerarada afka ah ee ka yimaada hogaanka dalka iyo jawaabaha adag ee ay bixiyaan madaxda mucaaradka ayaa horseedaya sii kala fogaanshaha labada dhinac, halkii xal loo heli lahaa. Dhamaadkii bishii September madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in siyaasiyiinta xanaaqsan ay muujiyeen Daciifnimo, islamarkaana ay niyad jibiyaan shacabka Soomaaliyeed, taasi waxay keentay in mucaaradka ay sii fogaadaan. Sidoo kale markale madaxweyne Farmaajo ayaa ka sheegay magaalada Jubba ee dalka Sudan hadal kasii careysiiyay mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada, taasina waxay horseeday inuu sii fogaado aragtida mucaaradka. Iyadoo dhamaan hadaladaasi ay jiraan ayaa haddana guddoomiyaha gobolka Banaadir wuxuu si cad u sheegay in siyaasiyiinta mucaaradka ah looga baahan yahay inay lasoo saftaan argagixisada, taasi oo dad badan kasii careysiisay. Waxay taasi keentay in jawaabo adag ay bixiyaan siyaasiyiinta qaar, iyadoo xitaa jawaabaha isla gaaray meel aan wanaagsaneyn, taasina waxay sababeysaa sii fogaanshaha siyaasiyiinta dooneysa inay wax dhisaan ama talooyin siiyaan dowladda. W/Q: Jabriil Cabdullaahi Calasow Minneapolis, United States Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  24. The UN Security Council (UNSC) is expected to lift sanctions on Eritrea, according to AFP report. Eritrea has been under cripling sanctions for years due to its past involvements with regional instability, including support for what many countries believe terrorist organizations. Britain proposed a draft resolution calling for lifting of arms embargo and all travel bans, asset freezes and targeted sanctions on Eritrea, according to AFP. The UNSC is set to go ahead and approve the lifting of sanctions after the United States of America withdrew its objections. Earlier the US had wanted to prolong the sanctions in break with the rest of the world powers. The US had wanted Eritrea to show progress on human rights before sanctions could be lifted. Ethiopia and Somalia had backed Eritrea’s call to end sanctions. The draft resolution also calls on Eritrea and Djibouti to continue to improve relations to resolve border dispute. The UNSC is set to vote on the proposed resolution on November 14. The measure is expected to be adopted after the US change in position. The UNSC slapped sanctions on Eritrea in 2009 for its alleged support to Al-Shabaab jihadists in Somalia. Eritrea signed a peace deal with Ethiopia in July this year, ending two decades of hostilities. The two countries have since exchanged diplomatic missions, and opened common borders. Robust cross-border trade has already started, especially on borders with neighboring regional state of Togray. Eritrea has also been renovating its port infrastructure for use by Ethiopian import-export trade. Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed first visted Eritrea on July 8, 2018, which was followed by Eritrean President Isaias Afewerki visit to Addis Ababa on July 14, 2018. Eritrea has also took decisive steps to normalize relations with the central givernment in Somalia, and the neighboring port state of Djibouti. Commenting on the UNSC pending decision to lift sanctions, Eritrean Foreign Minister Osman Mohammed Saleh said the sanctions caused “considerable economic damage” to Eritrea and “unnecessary hardships,” and called for their immediate end. Source: AFP
  25. The United States and Turkey have lifted sanctions against top officials in each other’s government in a mutual sign on Friday of warming diplomatic relations between the two NATO allies after last month’s release of an American pastor. The Trump administration had imposed financial sanctions on two Turkish officials in August to punish the country for the two-year detention of the pastor, Andrew Brunson. In turn, Turkey placed its own sanctions on Attorney General Jeff Sessions and Kirstjen Nielsen, the homeland security secretary. In Ankara, Hami Aksoy, the Turkish Foreign Ministry spokesman, said the sanctions against Mr. Sessions and Ms. Nielsen “responded according to reciprocity principle, which is basis of diplomatic practices.” He said those constraints — which included a travel ban to Turkey, the freezing of any assets in Turkey and a ban on any financial transaction with people or entities in Turkey — were lifted in parallel with the scuttled sanctions against Turkey’s minister of justice, Abdulhamit Gul, and the interior minister, Suleyman Soylu. Ads By Google The Treasury Department updated its list of individuals under sanction on Friday to remove the two Turkish officials. Mr. Brunson’s release came a week after the disappearance of Jamal Khashoggi, a Saudi dissident and Washington Post columnist, inside Saudi Arabia’s consulate in Istanbul. At the time, Turkish officials said they believed Saudi officials had killed Mr. Khashoggi inside the consulate — a plot that President Trump and other American officials also described as likely, siding against Riyadh despite a budding alliance between the White House and Crown Prince Mohammed bin Salman of Saudi Arabia. Mr. Brunson was accused of spying and helping terrorists in the 2016 coup against President Recep Tayyip Erdogan of Turkey. His release appeared to represent an olive branch, and to ensure American support as Turkey confronted the Saudis over Mr. Khashoggi’s killing. Additionally, Turkish officials said Hulusi Akar, the country’s defense minister, spoke with Defense Secretary Jim Mattis on the phone. “Two ministers exchanged views on bilateral defense relations, Syria and counterterrorism,” according to a Turkish ministry statement. The Bright Future and Grim Death of a Privileged Hollywood Daughter Eileen Sullivan reported from Washington, and Carlotta Gall from Istanbul. Lara Jakes contributed reporting from Washington. Source: New York Times