-
Content Count
212,155 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somaliland politics, reduced to self-enrichment profession devoid of leadership accountability, is now brimming with peril. An immediate act of cause-driven tinkering is all that is needed. Politics is a bundle of principles in quest of consistent checks and balances. In a governance context, politics is a human system that is prone to error and bitter degrees of bias. For this accountability is a decisive factor pertinent to the pursuit of excellence in the genteel atmosphere of human actions. If there is accountability in Somaliland political system, Siilaanyo and his entire cabinet members cannot not go unpunished and remain wandering freely from one city to another in Somaliland. Even Kulmiye party could not survive without condemnation. Political accountability is commonly considered as the strongest form of good governance that can control the motives and missions of every leadership and instill discipline into government activities. The main reason for the failure of political accountability is the capture of Somaliland public institutions by the government and lack of public prompt reaction. The ability to demand political accountability and willingness to respond to calls for accountability is determined by the relations between the public say and government response. The reason that this poor country is generally in disarray is that corruption is the glue of Somaliland politics. The effect of corruption over human mind has eliminated the distinction between intellectuality and ignorance. Both are now held together by individual opportunism, self-interest, which is why ignorance has always the upper hand in Somaliland political system. Ideology is obviously not a differentiator. It makes intellectuals untenable even if they know that ideology is sustainable. This is true of all political moves where fresh surprising ideas, arithmetic, attention, and consideration become necessary. If Kulmiye leadership does not just live and didn’t live for amassing opulent wealth, why they ususally fail to disseminate transparent government information pertinent to all that they do and how they do with public? The issues that require transparency and accountability include government development projects, if there is any, and the method through which procurement and logistics deals are made and offered to the suppliers without official public bidding process. What makes one want to look up all the more so is the failure by Somaliland current leadership to disclose the magnitude of government deficit that Siilaanyo administration left behind. Obviously budget surplus and budget deficit are indicators of financial status of a government in a given year. Both cases are part of governmental system, and they are a noble information that should be shared with the people during the transfer of power from outgoing president to incoming one. Remarkably Colonel Muse Biixi declined to disseminate with the public the amount of debt he inherited from Siilaanyo administration. Why? Is Somaliland state just a shop owned by two partners which is under the condition and confidentiality that its real financial status should remain secret? Reliable sources estimate that the debt which Muse Biixi inherited from Siilaanyo is above eighty million. This begs many questions:Who are the lenders? How the debt has incurred? What compelled Colonel Muse Biixi to absorb the debt? Can Somaliland afford to pay such kind of money that has been simply written as a government debt but embezzelled by individuals? Why did the two Colonels cover up this huge debt? This cover up, if proved, is a crime committed against the state? When integrity is lost, expedience appears. Expediency is the mere shadow of right and truth; it is the beginning of disorder. Disorder does not only mean a situation in which there is a lot of noise, crime, and violent behavior. It means also a state of confusion, messy situation in which there is a lack of an organized, well connected system. It is when government officials run public offices as they want and use public property according to their own outlay and interest. Tribalism is the best weapon of corrupt leaders, lying and deception their preferred strategy for it helps them escape through the ropes of Somaliland law spun by pseudo-law makers. When, occasionally, corrupt leaders work in the office they crave for the mantle of a jurisprudence created in favor for crooks who have abandoned civility. When you look at the magnitude of greed, corruption, ritual bribery, exessive irregularity, and raketeering that is carried out with the express knowledge and sanction of our leaders, you really come to realize that Kulmiye’s number agenda is not to rule the country but to rob the nation’s meagre revenues and resources. Unlike the other world, Somaliland has neither adopted a rule of law where evidence must be produced and confirmed, nor intending, when events are observed, to move itself towards that place. We still have not secured rules for corruption. We have left the Lord’s absolute rule over crime and punishment behind. Gone are the days when public property theft was a criminal offence. A willingness to enforce and obey rule of law has not even come to fulfilment. If corruption (theft) can be eliminated by lesser punishment, then the purpose is served. If civil cases can be judged by proof of evidence, then the purpose of justice is done. Political corruption is not the only area in where reform has paused for intense debate. Our foreign policy is fraught disaster, our domestic policy is toxic, our economy is in peril, even Somaliland existence is imperilled. Mental disorder is a disease. But it does not affect the afflicted, since they are unaware of their condition. Somaliland people cannot recognise the national disease:They are suffering from delusion and seem condemned to wander through courtrooms disguising humiliation with a false smile. Perhaps there comes a time in the evening of life when the prospects of intellectuality at home sound a better option than meaningless ignorant speeches and activities inside and abroad. By : Jama Falaag Hargeisa, Somalilandm jafalaag@gmail.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Qaran News
-
Somaliland: Kulmiye Iyo Musuqmaasuq Waa Mataano Waxaa maanta daboolka laga qaaday arrin culus oo ahayd in maamulkii M/Weyne Axmed Maxamed Maxamuud “Silaanyo” uu ka tagay deny dhan $80 Milyuun Doolar!!.. Waxaan idhi, maxaa indhaha loo cadeynayaa, oo la iska dhigayaa inuu warkani yahay mid lama filaan ah. Kulmiye iyo Musuqmaasuq waa mataano!. Todobadii sannadood ee uu M/Weyne Silaanyo hoggaanka hayey, ama haddii aynu runta sheegno, uu ku magacaabnaa kursiga Madaxweyne, Dalka iyo khasnada waxaa maamulayey, “kitchen cabinet” oo ka kooban dad ku dhow ama ka tirsanaa qoyska M/Weynaha. Boobka iyo musuqmaasuqu caadi bu ahaa. Yaan immaka la iska dhigan dad aan waxba ogayn. Kulmiye iyo Musuqmaasuq waa mataano! Gurayaha laga iibsaday London, Dubai, Nairobi, Birmingham iyo magaaloyin kale. Hodheelada laga dhisay, Hargeysa, Burco iyo Berbera. Haamihii Shidaalka, Xumbo-Weyne, Madaarka Hargeysa, kii Berbera, iyo arrimo kale oo fara badan, waxay dhaceen intuu Kulmiye xukun xaakimka ahaa. Markaa Kulmiye iyo Musuqmaasuq waa mataano! Saxiibkay Sacad Cali Shire oo aan aqaan markuu ahaa nin ku shaqeeya sharaf iyo daacad, oo Jaamicadihii Hargeysa iyo Burco u uruurinayey lacagta, oo isagu iska bixinayey tikedhka diyaaradaha uu ku tagayey, Yorub, Mareykanka iyo Kanada, ayaa maanta lagu sheegay inuu jeebka buuxsaday oo guryo ka iibsaday London iyo Dubai. Markaa Kulmiye iyo Musuqmaasuq waa mataano! Markaa ama Samsam ha tidhaahdo “shillin deyn ah kama tagin” ama Sacad ha yidhaahdo ” 80 milyuun oo dollar ba la liqay”, Kulmiye iyo Musuqmaasuq waa mataano! Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi buug cusub oo madhan baa loo furay. Wixii lagu qori doono, hab maamulka iyo kartidiisa ayey ku xidhantahay. Somaliland, cadow ma jabin doono, Bismillaahi Kareem, hase yeeshee, Musuqmaasuq wuu dhaawici. Allaa Mahad Leh Axmed Kheyre Qaran News
-
Somaliland: Ciidanka Qaranku Waa Difaaca Dalka Iyo Dadka Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa bishan, February, ku jira sannadguuradii 25 ee la asaasay. Ciidanka Qaranka ee Somalilnad waa geesiyaasha diyaar u ah difaaca dadka iyo dalkaba. Ciidanku is bedel weyn ayuu gaadhay 25kii sannadood ee ina soo dhaafay. Marka la eego dhanka tabararka sariikiisha iyo askartaba. Marka la eego dhinaca qalabka, iyo adeega, isgaadhsiinta iyo maamulka, horumar laxaad leh buu gaadhay. Cadow fara badan oo isku soo qaaday, ayaa ku jabay, oo ku lug go’ay. Hadaba, waxaa muhiim ah in aan la is dhigan, oo halkaa laga sii wado hawsha. Ciidanku Qaranku wuxuu ka qayb qataay gargaarka dadka iyo ka hortaga dhibaatooyinka deggaanka ku yimaada, sida abaaraha, daadka, iwm. Markaa, mar hadduu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ahaan jiray sarkaal ciidanka cirka, waxaanu ka filaynaa, in Somaliland dhisato ciidankaas. Allaa Mahad Leh Qaran News
-
Ninkii dilay Paul Waxaa caawa isbitaalka guud ee magaaladda Bosaaso ku geeriyooday ninkii fuliyey dilkii saaka loo geystay maamulihii dekadda Bosaaso ee shirkadda P&O Ports, Paul Anthony Farmosa, sidoo kalana dhaawacay ku xigeenkiisii iyo labo kamid ah ilaaladiisii. Ninkan ayaa magaciisa lagu sgeegay Cabdullaahi Ibraahim Maxamed, waxaana sida ay PUNTLAND POST u xaqiijiyeen illo lagu kalsoonaan karo uu u geeriyooday, kadib qaliimo lagu sameeyay oo lagaga saarayay xabado illaa sadex meelood kaga dhacay. Baraha bulshada ayaa saacado ka hor la soo dhigay muuqaal kooban oo eedeysanaha kula hadlayo hadalo aan munaasab ahayn, waxaana muudaa in dowladdu aysan ninkan xil iska saarin. Si dhaba looma oga inay laamaha amaanku xog dhamaystiran ka heleen iyo in kale inta uusan geeriyoon, waxaase saakay markiiba isbitaalka guud tagey saraakiil katirsan ciidamada nabad sugida si ay ninkan waraysi ula yeeshaan. Meydka Anthony Farmosa ayaa hadda ku jira tallaagad, waxaana beri la qorsheynayaa in loo qaado dalkiisii oo ahaa Jasiiradda Malto. PUNTLAND POST The post Ninkii dilay maamulihii dekadda Bosaso ee shirkadda P&O oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasha idaacada Shabelle ee ku xiran website-keena waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Bar___-Qubanaha-Wararka-Shabelle-04022019.mp3 The post Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha kaas oo lagu soo bandhignay qabyo-qoraalka Hannaanka Dib-u-heshisiinta Qaranka oo faahfaahsan. Hannaanka dib-u-heshisiinta Qaranka oo qabyo ah, marka lasoo gebegebeeyana la lor gaynayo golaha wasiirrada ayaa muhiim u ah dalka maadaama laga soo kabanayo dagaallo, lana doonayo in dalka laga hirgeliyo nidaam dimuqaraadiya oo sax ah la jaan-qaadi kara dunida, dadka Soomaaliyeedna ay aaminsan yihiin, baahina loo qabo soo kabsasho degdeg ah oo dhan walbo ah iyo isdhexgal bulsho oo damaanad qaadaya isu socod, is aaminaad iyo is ixtiraam. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha Halbeegyada ku leh tubta waxa uu faray in ay dardar-geliyaan hawlaha u yaalla si loogu guulaysto himilooyinka tubta, isaga oo hoosta ka xariiqay in uu jiri doono isla xisaabtan joogta ah oo lagula soconayo sida howluhu u socdaan. Kulanka maanta ayaa bilaaw u ahaa kulamada Tubaha qaranka oo loo wareejiyay xarumaha wasaaradaha si loo daadejiyo awoodda shaqaduna degdeg ugu socoto, maadaama xukuumaddu ay Sanadkaan 2019 u qorsheysay guda galidda fulinta qorshayaasha Tubaha Qaranka oo ah hannaanka ay dowladda Soomaaliya muwaadiniinta ku gaarsiineyso adeegyada aasaasiga. Himilooyinka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay ayaa waxaa qayb ka ah Qaan-gaarsiinta nidaamka Federaalka, dhameystirka nidaamka dib-u-heshiisiinta, Dhameystirka Qabyo qoraalka dastuurka, Diyaarinta hannaanka iyo qorsheynta doorshooyinka 2020 iyo Xoojinta xiriirka caalamiga ah iyo iskaashi danta Soomaaliya ku jirto oo aan dunida inteeda kale la yeelanno. The post Khayre oo gudoomiyay shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay appeared first on Shabelle. View the full article
-
Dareen muwaadin: malyuun oo Dollar oo dayn ah ama lacag ah oo lagu lee yahay Xukumadii 1aad ee Kulmiye oo lagu wareejiyey xukumada 2aad ee Kulmiye! Ogow xukumadii hore wasiirkeedii maaliyad ,Samsam Cabdi Aadan waxay ina tidhi “Cid dawlada wax ku lihi ma jirto” Waa maalmihii ugu dambeeyey ee xukumadii Axmed Siilaanyo ayey sidaa tidhi. Maantana waxa soo baxday sida ay sheegeen Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka JSL ee Golaha Wakiilada in 80 Mallyuun oo dayn ah lagu wareejiyey xukumada 2aad ee Kulmiye ee uu hogaaminayo Muuse Biixi Cabdi. Hore la inooguma sheegin dayntan, laakiin weyn tuhmaynay in dani jirto, laakiin marna maynu soo dhigan in 80 Malyuun noqoto! Waxa dheer boobkii hantida qaranka ee dhul iyo duunyo kale leh ee xukumadii Kulmiye oo 80 kaa malyuun ka badan oo gashay jeeb xubno gaar ah oo awoodo ku lahaa xukumadii hore. Sidoo kale waxa isweydiin leh waxa loo qariyey, sida loo galay dayntaas iyo ilaa hadda inta ay bixisay xukumada Muuse. Shaacinta iyo qirashada maanta ee Wasiir Sacad Cali Shire ee Golaha hortiisu waa mid foolxumo iyo aaminaad daro dusha uga saaraysa madaxweyne Muuse Biixi oo isla xukumadii ka horaysay ahayd isla xisbigiisa Kulmiye. Waxa aan is weydiiyey xukumada Muuse Biixi iyaduna imisa dayn ah ayey ka tagidoontaa? Anigu waan yaabanahay cida qarankan u maqan ee lexejeclo u haysa ilaalinta waxeeda yar goorta aynu helayno! Xuquuqda qoraalkani waxa iska leh Abdilaahi Maxamed Cali oo aan Ka soo xiganay bartiisa Facebook Muwaadin adigu sideed u aragtaa? Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha kaas oo lagu soo bandhignay qabyo-qoraalka Hannaanka Dib-u-heshisiinta Qaranka oo faahfaahsan. Kulanka maanta lagu qabtay wasaaradda ayaa bilaaw u ahaa kulamada Tubaha qaranka oo loo wareejiyay xarumaha wasaaradaha si loo daadejiyo awoodda shaqaduna degdeg ugu socoto, maadaama xukuumaddu ay Sanadka 2019 u qorsheysay guda galidda fulinta qorshayaasha Tubaha Qaranka oo ah hannaanka ay dowladda Soomaaliya muwaadiniinta ku gaarsiineyso adeegyada aasaasiga. Wasiika arrimaha Gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng Cabdinaasir Daahir Sabriye ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in ay nasiib u yeeshaan in kulankii ugu horreeyay ee Tubaha lagu qabto wasaaraddooda, maadaama ay hoggaan u tahay tubta Siyaasadda loo dhan yahay. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha Halbeegyada ku leh tubta waxa uu faray in ay dardar-geliyaan hawlaha u yaalla si loogu guulayso himilooyinka tubta, isaga oo hoosta ka xariiqay in uu jiri doono isla xisaabtan joogta ah oo lagula soconayo sida howluhu u socdaan. Himilooyinka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay ayaa waxaa qayb ka ah Qaan-gaarsiinta nidaamka Federaalka, dhameystirka nidaamka dib-u-heshiisiinta, Dhameystirka Qabyo qoraalka dastuurka, Diyaarinta hannaanka iyo qorsheynta doorshooyinka 2020 iyo Xoojinta xiriirka caalamiga ah iyo iskaashi danta Soomaaliya ku jirto oo aan dunida inteeda kale la yeelanno. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Mohamed Osman, P&O Mohamed Osman oo ahaa maamule ku xigeenkii dekadda Boosaaso ee shirkadda P&O Ports ayaa saaka dhaawac soo gaaray. Mohamed Osman ayaa la socday maamulihii dekadda Boosaaso ee shirkadda P&O Paul Anthony Farmosa iyo ciidamo ilaalo u ahaa, waxaana iyagoo socod ku maraya qeybta kulluumeysiga ee dekadda xabad ku furay nin Baaskoolad ku hubaysan, waxaana halkaas ku dhintay Paul, halka uu dhaawac soo gaaray Mohamed Osman iyo labo kamid ah ilaaladoodii. Mohamed Osman oo u dhashay dalka Hindiya, waxaa soo gaaray dhaawac fudud, waxaana saaka la geeyay Isbitaalka International ee Boosaaso, waxayna hadda warar aan la xaqiijin sheegayaan in loo qaaday magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraatka Carabta. Ciidamada ammaanka gobolka Bari ee Puntland ayaa hadda isagoo dhaawac ah gacanta ku haya ninkii dilka iyo dhaawaca geystay. Masuuliyadda falkan waxaa sheegtay ururka Al-shabaab, oo koox ka tirsan ay ka dagaalamaan buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Paul Anthony Farmosa, waxuuna sheegay in talaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo lug ku yeelata falkaas. Shirkadda P&O Ports oo qeyb ka ah DP World ayaa 12 October 2017 si toos ah ula wareegtay maamulka Dekadda Boosaaso. PUNTLAND POST The post Maamule ku xigeenkii P&O ee Dekadda Bososo oo dhaawacmay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos ka dhageyso http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Warka-Habeen-04022019.mp3 The post Dhageyso: Warka Habeen ee Idaacada Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa ka hadashay dilkii maanta nin hubeysan uu magaalada Boosaaso ugu gaystay madaxii shirkadda DP World ee dekedda magaalada Boosaaso. Afhayeenka howl-gallada Al-Shabaab, Cabdicasiis Abuu Muscab oo la hadlay wakaaladda wararka Reuters, ayaa sheegay in Al-Shabaab ay la hadashay Paul Anthony Formosa, ka hor inta aysan dilin. “Waan la hadalnay, waan u dignay, waxaana u sheegnay inuu dalka sharci ku joogo, oo uu isaga baxo, balse dhegaha ayuu naga fureystay” ayuu yiri Cabdicasiis Abuu Muscab. Abuu Muscab ayaa sidoo kale idaacada Andalus u sheegay in dilkan uu qeyb ka yahay weerarada lagu beegsanayo shirkadaha shisheeye ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Abu Muscab ayaa shirkadaha ay DP World ku jirto ku eedeeyey inay doonayaan in ay la wareegaan kheyraatka iyo dhaqaalaha dadka Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Somali Govt soldier kills a civilian in Mogadishu – witness
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
A Somali government soldier has shot and killed unarmed civilian in Mogadishu, the country’s capital on Monday. The incident took place at the busy Benadir junction. A witness confirmed to Radio Shabelle that the soldier gunned down the man who was a local trader following an argument. It’s unclear the exact reason behind the dispute. In the aftermath of the shooting, Somali security forces cordoned off the scene and subsequently detained the soldier who is currently at police custody. The post Somali Govt soldier kills a civilian in Mogadishu – witness appeared first on Shabelle. View the full article -
(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa ayaa 6 bilood oo xabsi ah ku xukuntay 20 dhalinyaro derbijiif ah. Maxkamaddu waxay sheegtay in dhalinyaradan lagu soo eedeeyay isticmaalka maandooriyaha xabagta ama Alcohosha iyo inay arbusheen wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, Halkan hoose ka DAAWO Source
-
(SLT-Boosaaso)-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay dilkii saaka nin hubeysan uu gudaha Dekeda Boosaaso ugu geystay Madaxii Shirkadda P&O ee DP World oo gacanta ku heysay maamulka Dekeda Boosaaso. Saciid Deni ayaa ka tacsiyadeeyay dilkaas loo geystay Paul Anthony Fermosa oo u dhashay dalka Malta, waxaana uu amray Laamaha amniga ee Puntland inay heegan sare ah galaan, si looga hortago weerarada cadawga maleegayo. “Falkan waa mid argagixiso ah oo lagu waxyeeleynayo sharafka shacabka Puntland iyo dowladoodaba”ayuu yidhi Madaxweyne Saciid Deni oo bishii hore xilka loo doortay. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka loo geystay Madaxa DP World ee Dekeda Boosaaso. Source
-
Unknown gunmen have shot dead the head of a Dubai-owned port operation in the semi-autonomous Somali region of Puntland. Paul Anthony Formosa, head of the P&O Ports operation in Bosaso port, was killed as he headed to work on Monday morning. Yusuf Mohamed, governor of Puntland’s Bari region, said Formosa was shot by two men disguised as fishermen. “The men armed with pistols hit him (with) several bullets in the head,” Mohamed told Reuters news agency. Formosa was rushed to the hospital, but he succumbed to his injuries. Security forces were able to kill one and apprehend the second attacker. The attack has been claimed by al-Shabab, the armed group fighting the Somali government for control in the horn of Africa country. “We are behind the operation… we had warned him but he turned deaf ear. He was illegally in Somalia,” spokesperson for the group, Abdiasis Abu Musab, said. The death of Formosa has not yet been confirmed by P&O Ports in Dubai. Nairobi attack Earlier this week, the US army said it had killed at least 24 al-Shabab members in an air raid on a camp near Shebeeley in Hiran region, central Somalia. The raid came two weeks after some 21 people were killed in an attack on a Nairobi hotel complex in January, which was claimed by the al-Shabab group. Shortly after the siege ended, Kenyan security forces conducted a number of raids in various locations and picked up suspects. At least 11 people have been taken into custody in connection with that attack. Nairobi announced days later that private security officers guarding public spaces such as malls, supermarkets and private premises, would be given guns for the first time. SOURCE: AL JAZEERA AND NEWS AGENCIES
-
MOGADISHU (Reuters) – A car bomb exploded at a shopping mall in Somalia’s capital on Monday, killing 11 people and wounding 10 in an attack that police said was probably carried out by Islamist group al Shabaab. The blast occurred in Mogadishu’s Hamarweyne district, a busy area with shops and restaurants. “Several dead people were removed from a wrecked building at the blast scene. So far death toll is 11 civilians and 10 others injured,” police officer Mohamed Hussein said. Hussein had earlier put the death toll at two. A Reuters witness saw one dead person at the scene, where four cars burned and a restaurant was destroyed. Al Shabaab frequently carries out bombings in Mogadishu and other parts of Somalia against government and other targets. The group is trying to oust the Western-backed central government and establish its own rule based on its strict interpretation of sharia law. Al Shabaab’s militants also carry out attacks outside Somalia. Its latest assault in neighbouring Kenya, a suicide and gun attack at an office and hotel complex in the capital Nairobi last month, killed 21 people. Al Shabaab want Kenya to withdraw its troops from Somalia where they are stationed as part of an African peacekeeping force which helps defend the central government. Additional reporting for Reuters by Feisal Omar; writing by Elias Biryabarema; Editing by George Obulutsa
-
(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay la ildaran tahay $80 Milyan oo dayn ah taasi oo ay ku wareejisay xukuumaddii hore ee madaxweyne Siilaanyo. Wasiirka wasaaradda maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu qiray inay jirto dayntaasi, Halkan hoose ka DAAWO Source
-
Muqdisho ( SMN) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay Safiirka Britain ee Soomaaliya Mr. David Concar oo ku jira todobaadkiiisii ugu danbeeyay ee xafiiska. Wasiir Beyle ayaa sheegay in safiirka Britain ee Soomaaliya ay ka wada hadleen horumarka Maaliyadda,wuxuuna inta uu kulanka socday uga mahad celiyay taageerada joogtada ah ee Dowladda UK la garab taagan tahay Soomaaliya “Waxaan maanta la kulmay Safiirka Britain ee Soomaaliya Mr David Concar oo ku jira Todobaadkiisii ugu dambeeyay ee Xafiiska,Waxaan ka wada hadalnay horumarka Maaliyadda. Waxaan sidoo kale uga mahad celiyay taageerada joogtada ah ee ay nala garab taagan yihiin,”ayuu yiri Wasiir Beyle. The post Wasiir Beyle Oo la kulmay safiirka Britain ee Soomaaliya appeared first on Shabelle. View the full article
-
Malta (Caasimada Online) – Paul Anthony Formosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekeeda Boosaaso, oo maanta ay dileen kooxda Al-Shabaab ayaa shaaca laga qaaday inuu kasoo jeedo dalka Malta. Malta waa jasiirad yar oo ku taalla badda Meditareeniyaan-ka una dhow dalka Talyaaniga. Waxaa ku sugan qaxooti badan oo afrikan ah oo Soomaali ay ka mid tahay. Formosa oo ahaa 52 hir ayaa kasoo jeeda magaalada Marsascala ee dalkaas, waxaana tan iyo bishii August ee 2017 uu ahaa agaasimaha shirkadda P&O oo hoos tagta DP World ee dekedda Boosaaso. Wasaaradda arrimaha dibedda Malta ayaa xaqiijisay dhalashadiisa iyo geeridiisa, waxayna intaas ku dartay inay si dhow ula socoto xaaladda. Waxay ay sheegtay in dhowaan ay faah-faahin buuxda kasoo saari doonto dilkiisa. Formosa ayaa horeya uga shaqeyn jiray dekedda Malta Freeport ka hor inta uusan ka tegin. Qoyskiisa ayaa ilaa hadda ka hadlin geeridiisa. Madaxa dekedda Malta Freeport, Alex Montebello ayaa yiri “Paul waxa uu ahaa shaqaale howl-kar ah, furfuran oo ay jecel yihiin saaxiibadiisa. Aad ayaan uga naxnay inaan ogaanay in la dilay, waxaana tacsi u diraynaa qoyskiisa” Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilkiisa, ayada oo ku eedeysay inuu diiday digniin ay u dirtay oo ahayd inuu isaga baxo Soomaaliya, oo ay ku doodday inuu si sharci-darro ah ku joogay. Caasimada Online Xafiiska Roma caasimada@live.com