Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,357
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. A suicide bomber killed at least four people and injured several others Tuesday after detonating a car packed with explosives in Mogadishu, Somali security forces said. Source: Hiiraan Online
  2. Amnigu waa ahmiyada koowaad markii laguu doorto maamulka wadan kasoo kabanaya dagaalo sokeeye sida Soomaaliya.Qorshaha ciidan ee Soomaaliya waxaa sal-dhig u ah soo celinta amniga iyo la dagalaanka Al Shabaab. Milatri, Boolis, Nabad Sugid iyo Asluub ayuu ka kooban yahau ciidanka Somaliya. 2012 markii uu xafiiska la wareegay Ex-Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ciidan Milatarigu ahaa 15 kun, waxey qaadan jireen mushaar siman dhamaan oo ahaa 100 dollar, ma heysan isbitaalo, xarumo ciidan oo gaar ah, mana iibsan karin saanad dagaal. Intii uusan ciidan cusub qorin, wuxuu madaxweyne Xasan Sheekh xooga saaray in ciidanku heleen xuquuq gaar ah. Waxyaabaha uu durba hirgaliyay waxaa ka mid ahaa In askartu ay u kala mushaar badan doonaan sida ay u kala daro sareeyaan, waxaana askari walba uu wax ku qadan jiray garaadihiis (Lacagta ugu yar waa 100 dollar, waxaana saraakiisha qaar uu mushaarkoodu gaaray $1000 dollar bishii). Isbitaalka xooga ayaa dib loo dhisay intii uu xafiiska joogay madaxweyne Xasan Sheekh, taas oo looga maarmay askartii lagu daaweyn jiray isbitaalada gaarka loo lee yahay.Halkaas waxaa ku baaqatay lacag badan oo Dowlada uga bixi jirtay isbitaalada ay dadka gaarka ah ay lee yihiin. Sidoo kale waxaa la sharciyeeyay in askarigii dhinta mushaarkiisa iyo garaamkisii la siiyo qoyskiisa, taas oo aan marna baaqan.(Arrintaan dhiiri galin fiican ayey u noqotay ciidanka furunta ku jira). Dowladii dalka maamuleysay dhamaadkii 2012 ilaa horaantii 2017 waxey ku guuleysatay iney soo iibsato hubka ay kula dagalaaman xoogaga argixisada, halka markii hore ay bixin jireen wadamada beesha Caalamka. In ciidanku heleen tababar sare waxaa lagu sheegaa mid ka mid ah waxyabihii uu xooga saaray madaxweyne Xasan Sheekh. Wuxuu joojiyay in askarta cusub lagu soo tababaro dibbada, si aaney dhaqamo kale usoo qaadan, taa badalkeeda waxaa la diyaariyay ilaa saddex xarumood oo ku yaala darfaha Muqdisho oo lagu tababarociidanka .Saraakiisha oo qura ayaa loo ogolaa tababar dibbad ah waxaana inta badan loo qaadi jiray wadamada Sudan, Masar, Turkiga iyo Uganda. Duulaanadii Gor Gor iyo Badweynta Hindiya waxey ahaayeen labo dagaal oo aaney marna iloobi doonin shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu xoreeyay gobalo badan oo ku yaala Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.AL-Shabaab ayaa laga xureeyey meelo farabadan, wuxuuna howlgalka ka dhanka ah AL-Shabaab ka bilowday Afgooye iyo Balcad Gobalka Gal-Gaduud waxaaAl Shabaab laga saaraydegmada Ceelbuur.Dhanka Hiiraan intiisa badan ayey heysteen Al Shabaab marka laga reebo magaalada Baladweyne, waxaase laga saaray inta badan magaalooyinka muhiimka ah sida Buulo-Burde, Jalalaqsi, Maxaas, Halgan, iyo Maqokori. Dhanka Sh/Hoose iyo Sh/dhexe, marka laga reebo Agooye iyo Jowhar, inta kale waxaa ay gacanta ugu jireen Al Shabaab, laakiin Duulaanadii Gor Gor iyo Badweynta Hindiya ayaa sababay in inta badan la xoreeyay labada gobal. Dhulka la xoreeyay waxaa ka mid ahaa Marko, Baraawe, Buulo Mareer, Qoryooley, Walaweyn, Janaale, Mahadaay, Cadale iyo Buuranle. Jubbada Dhexe, marka laga reebo Saakow waxaa inta kale heystay Al Shabaab, laakiin dhul badan oo maanta nabad ah ayaa laga saaray, sidoo kale gobalka Gedo waxaa intiisa badan heystay Al Shabaab, laakiin dagaal xoogan kadib ciidankii Dowlada ayaa intiisa badan la wareegay gobalkaas. Bay iyo Bakool ayaa inta badan laga saaray Al Shabaab, gaar ahaan magaalooyinka muhiimka ah. Qof kata ayaa xasuusan guushii weyneed ee laga soo hooyay dagaalkii uu madaxweyne Xasan Sheekh la galay Al Shabaab, kuwaas oo ilaa hada la mahadiyo. Sheeko ay inta badan askartu xasuustaan ayaa dhex martay Xasan Sheekh iyo ciidanka Amisom.(Markii ay dagaal wada aadaan ciidanka Soomaaliya iyo kuwa Amisom, waxaa jirtay kala tagoorid xaga dhaawacyada ah.Tusaale askarta ka dhawacanta Amisiom waxaa lagu soo qaadi jiray diyaarado, halka Soomaalida gaadiid lagu soo qaadi jiray, taas oo sababi jirtay in dhiig bax jidka ugu dhintaan). Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo arrintaas aad uga careysan ayaa ku amray ama usoo jeediyay Amisom in dhamaan dhawacyada diyaarad lagu soo wada qaado ama gaadiid lasoo wada saaro, balse uusan qaadan karin sida hada loo kala ficilaayo ciidanka. Maalinkii wixii ka dambeeyay ciidanka Amisom iyo kuwa Dowlada Soomaaliya isku diyaarad ayaa lagu soo qaadi jiray dhawacooda.(Inta badan askartu waa xasuustan sheekadan). Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu tirada ciidanka xooga gaarsiiyay 24, halka booliska iyo Nabad Sugidu uu gaarsiiyay 7 kun.Darajo bixinta madaxweynuhu waxey aheyd mid aad looga fakaray, wuxuu inta badan dalacsiin jiray saraakiisha, halka waxa ka hooseeya ay madxda ciidanku bixin jireen darajadooda (Hada taasi ma jirto, hal qof ayaana wax walba sameeya). Labo sanno iyo saddex bilood kadib ciidankii sidaas loo dhisay waa la qabyaladeeyay, waxey ka cabanayaan mushaar la’aan, goobihii dhiiga badan loo daadiyay xoreyntooda dib ayey u qabsadeen Al Shabaab, Nabad Sugidii waa la kala diray, waxaana ay dad badan walaac ka baqaan dib u curashada awoodeed ee Al Shabaab. Maxaa shacabka la gudboon? Waxaa qoray: Ibraahim Cali Xuseen
  3. FM Javad Zarif says his country anticipated 'activities to escalate tension' by 'hardliners' in the US and Middle East. Source: Hiiraan Online
  4. Investors in Dubai’s equities might be feeling whiplash after the main index went from the day’s worst performer worldwide to the biggest gainer in back-to-back sessions, in response to shifting news on regional tensions and local stocks’ presence in global benchmarks. Source: Hiiraan Online
  5. Army officer is among those shot dead at Khartoum sit-in Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wali ka hadlin shirkii fashilka ku soo dhamaaday ee ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta Gobalka Nugaal. Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa Garowe ku maqnaa muddo todobaad ah, waxaana hakad u galay dhamaan Shaqooyinka Qaranka ee iyaga ku xirnaa balse nasiib darrada jirto ayaa aheyd markii uu natiijo la’aan ku soo dhamaaday Shirka oo ay indha ku haayeen Umadda Soomaaliyeed. Dad badan ayaa sugayay in Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha uu midkood ka hadlo Shirka iyo waxyaabihii sababay in uu fashil ku soo dhamaado, balse wali ma dhicin waxaana dad badan isweydiinayaan sababaha ay uga aamuseen madaxda Qaranka. Dad badan oo ah siyaasiin iyo aqoon-yahaano ayaa aaminsan in Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ay hal sabab uga aamuseen shirka taas oo ah. Madaxda Qaranka waxay ku dhiiran waayeen in ay Shacabka Soomaaliyeed u sheegaan in shirkii lagu kala tagay sababteedana inta ugu badan ay iyagu leeyihiin. Dhamaan dhinacyadii Shirka ka hadlay ayaa cadeeyay in waxa la isku qabtay ay ugu weyneed heshiiskii Batroolka iyo Sharciga doorashooyinka, qaybsiga Kheyraadka iyo qodobo kale oo dhamaantood ka socon waayay dhinaca dowladda waana sababta keentay in aysan dadweynaha la wadaagin natiijada Shirka. Dhowr qof oo ah aqoon-yahaano iyo siyaasiin uu kamid ah Xersi Iimaan ayaa Caasimada Online u sheegay in madaxda Qaranka ay Shirkaas uga aamuseen hal sabab oo ah in iyaga ay wax ka socon waayeen sababta fashilka Shirkana ay mas’uuliyadeedana lahaayeen. Shacabka Soomaaliyeed waxay qanaaco u arkaan oo ay dhowarayeen in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre uu midkood la hadli doono dadweynaha islamarkaana uu faah faahin ka bixin doono dhibaatooyinkii shirka ka qabsaday. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  7. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxay maalmihii u dambeysay saluug ka muujinaysay hab-dhaqanada siyaasadeed ee Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Prof Samatar ayaa mudooyinkii udambeeyay kulamo kala duwan ku qabtay Gobolada Somaliland isaga oo uu ku wehlinayay kulamadasi Dr. Cali Khaliif Galeyr, kuwaasi oo dadweynaha kula qaadanayey doodo kala duwan. Haddaba, Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland, Cabdikariin Axmed Xinif oo Warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa, ayaa dhaliilo usoo jeediyay Prof Samatar, kaasi oo sheegay inuu Profserku ku biyo shubtay hal beel. Xinif oo ka hadlaya arrinkaasi ayaa wuxuu yiri “Haddii Aqoonyahanka hadalkiisa ugu dambeeyaa sida imika jirta uu noqdo ‘Haddaynu reer Hebel nahay waala inna dulmiyey oo xaq baa innaga maqan’, kaasi aqoon ma soo kordhin ee odayaasheenu intay yaqaaneen ayuun buu imika gaaray”. Wuxuuna intaas kusii daray “Markuu Kulmiye ahaa iyo imika siduu u dhaqmayaa waa kala laba siyood, markuu Kulmiye noogu yimid ee uu shaqaynayey iyo imika siduu u dhaqmayaa waa kala laba siyood oo aan shaqo isku lahayn, waqtigaana qaranimo iyo aqoon buu ka hadlayey, imikana aqoontiisii xaafad bay ku ururtay” Prof Samatar ayaa xiligii uu socday ololihii doorashadii Somaliland ka qabsoontay 2017-kii ku biiray xisbiga talada haya ee Kulmiye, isagoona door weyn ka qaatay ololahaasi, ayaa hadda’se wuxuu u muuqda iney waxbadan iska badaleen wixii uu ka aaminsanaa Madaxweyne Muuse Biixi. Samatar ayaa dhowr mar goobo fagaare ah ka jeediyay qudbado uu ku dhaliilayo Xukuumada Biixi, isagoona weli ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye Dhinaca kale, Prof Samatar iyo Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C/raxmaan Ciro, ayaa waxay galinkii dambe ee Jimcihii todobaadkii hore si wada-jir uga ambabaxeen dalka Kenya, taasi oo xukuumada Biixi ku abuurtay shiki-ba’an. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  8. Hargeysa (Caasimada Online) ― Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga oo uu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkadaasi Mr. Aziz Yildirim oo maanta safar shaqo ku yimid caasimada Somaliland. Mas’uuliyiinta Shirkadan Turkiga ah ee madaxweynuhu kulanka la qaatay ayaa ujeedada ay u yimaadeen Somaliland ay tahay inay danaynayaan fursadaha maalgashi ee jirra, iyo sidii ay qayb uga noqon lahaayeen mashaariicda maalgashi ee ka hirgelay Somaliland, gaar ahaan maalgelinta, kaluunka, macdanta, wershedaha, beeraha iyo tayaynta wadooyinka waxayna sheegeen inay ku qanceen dadaalka iyo horumarka Somaliland samaysay iyo maalgashiyada waaweyn ee waayadan danbe ka hanaqaaday dalka. Iyagoo taa ka duulayana ay doorbideen inay Somaliland ka fuliyaan maalgashi, isla markaana tusaale u noqdaan shirkadaha iyo maalgashadayaasha waddanka Turkiga si ay qayb uga noqdaan maalgashiga dihin ee Somaliland ku duugan. Sidoo kale wasiirrada wasaaradaha, Ganacsiga, wershedaha iyo dalxiiska, macdanta iyo tamarta, gaadiidka iyo horumarinta jidadka, horumarinta maalgashiga, horumarinta beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta kalluumaysiga, ayaa kulanka ku soo bandhigay qorsheyaasha maalgashi iyo siday diyaarka ugu yihiin inay ka faa’iideeyeen fursadaha noocan oo kale ah. Ugu danbayntii Madaxweynuhu waxa uu ku bogaadiyey mas’uuliyiinta shirkadaas imaatinkooda Somaliland iyo inay xogogaal u noqdaan horumarka ganacsi iyo dhaqaale ee ka jira waddanka, isagoo xusay in ay xukuumadda iyo shacbigaba ka go’an tahay soo dhawaynta cidkasta oo khayraadka dihin ee dalka ku duugan maalgashi ku samaynaysa. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  9. High level consultation on addressing debt vulnerabilities in African Development Fund and International Development Association countries WHO: African Development Bank, The World Bank, African Finance Ministers, representatives of African Development Fund (FAD) and International Development Association countries (IDA) WHAT: High-level consultation meeting WHERE: Babacar Ndiaye Auditorium, African Development Bank Headquarters, Abidjan WHEN: 16th and 17th of May, 2019 at 9.00 am The African Development Bank and the World Bank will jointly host a high-level meeting to provide a forum for member countries of both institutions to express their views and lessons learnt from non-concessional borrowing, emerging debt vulnerabilities and IDA’s proposed approach to support countries adopt sustainable borrowing practices. I The meeting will also be an opportunity for countries to discuss “financing for development” and “debt sustainability in the context of the SDGs agenda and the Addis Ababa action plan. Debt in African countries has been on the rise in recent years. One of the causes has been the decline in commodity prices that has unfolded since the global financial crisis of 2008. Proceeds from main exports have dwindled and economic growth has slowed. African governments have increasingly resorted to borrowing to fill the void in their budgets. What is the role of multilateral development banks in solving this challenge? How can the African Development Bank and the World Bank work together to provide solutions? These questions and the outcomes of the meeting will feed into the discussions on policy frameworks for ADF countries and the respective debt policies of both institutions. Qaran News
  10. Jaaliyada Isaxaaq Care ee UK- ayaa ku kala jaybsantay Shir afduub ah oo ay koox hore Caare magaalada Bristol Iyo meelo kalaba qaadhaan dhaqaale uga guray ay fool eryayaan Shirkani oo ay ajandayaasii ka mid yihiin kicinta Iyo colaad ku abuurka beesha Bariga Hargeysa oo la damacsanyahay in laga hor keeno xukumadda Muuse Biixi, kadib markii shaqsiyaad hawshani hagayaa oo xil Ka soo waayay Somaliland Iyo kuwo ku xidhan maamulka Farmaajo ay damacsanyihiin in ay caruurta da’yarta ay ku magac doontaan oo kicin dadweyne ku sameeyaa, arintaasi oo Dhaqanka, diinta Iyo dastuurka dalka intaba ka soo hor jeeda Shirkani oo loo qoondeeyay in uu dhaco maalinta15/6/2019 waxa uu ka qabsoomayaa magaalada Birmingham gaar ahaan. AMOORE HALL, 37 WHITMORE ROAD, B10 ONR. Tallo Dadka qurba jooga ah ee siiba u badan dumarka Iyo dhalinyarada shirka lagu Marti qaaday we waliba aan la siinin agenda-ha shirku in ay ka foojignaadaan dabinada guracan we dalkooda Iyo magaaladooda caasimada ah qaybaha ay ka degaan lagu khalkhalinaayo. La soco warar kale oo arimahani khuseeya Qaran News
  11. Human rights abuses and atrocities committed in Somalia during the brutal 21-year reign of the dictator Siad Barre will come under scrutiny in a Virginia courtroom this week as a villager finally confronts the military commander he accuses of attempting to kill him. Farhan Warfaa last saw the defendant, Yusuf Abdi Ali, in March 1988 when he says Ali – known to terrorized members of the northwestern Somalia Isaaq clan as “Colonel Tukeh” (the crow) – pulled out a handgun and shot him five times at point-blank range following a torture session. Ali was the commander of the Somali army’s notorious fifth brigade responsible for “gross human rights abuses” in the separatist province of Somaliland during the Barre regime of the 1970s and 1980s, according to the complaint brought by the California-based Center for Justice and Accountability. Warfaa, a teenager at the time of his abduction and now a respected village elder, has travelled from Somalia for the scheduled five-day hearing in the US district court for the eastern district of Virginia, at which he is seeking unspecified damages for torture and attempted extra-judicial killing. Just reaching a federal courtroom also marks a victory for the CJA, which first filed the complaint on Warfaa’s behalf in 2004 and which had to overcome some significant legal hurdles that at times threatened to derail the entire case. In 2016 a Virginia appeals court stripped elements from the lawsuit that prevented Ali – who was discovered by a CNN crew in 2016 working as a security guard at Washington DC’s Dulles airport – from facing wider allegations of war crimes and crimes against humanity. “He is hoping to achieve some measure of accountability for the abuses that he alleges he and others have suffered,” Carmen Cheung, legal director of the CJA, told the Guardian. “Even though these crimes took place a long time ago, even though a Virginia courtroom seems very far away from where these acts took place, it is in some ways the only forum. “The case is an important one not just for those people from Somaliland but also for us as Americans. What gives me hope is that this case is going forward in an American federal district court willing to allow a US jury to listen to these claims and make an adjudication.” In what is sure to be emotional testimony, Warfaa will tell the jury that he was abducted by Ali’s soldiers late in 1987 as part of a crackdown on the Somali National Movement (SNM), a militia group trying to defend the Isaaq clan against a fifth brigade push into Somaliland. Warfaa claims he was detained after an army water tanker was stolen, and interrogated over several months. Following another session in which Ali and his henchman stripped and beat him, he says, Ali lost his temper and shot him, ordering the body to be removed and buried. But Warfaa survived and was smuggled out to family members by Ali’s soldiers in return for a bribe, and recovered to tell his story to human rights workers looking into the violence and mass atrocities that took place in Somalia before Barre was toppled in 1991. Ali, who fled the country when the regime fell, first went to Canada and was deported to the US when his past came to light there, becoming a legal US resident in Virginia and living there freely for more than two decades with his American citizen wife. In a short call with the Guardian last week, Ali’s attorney Joseph Peter Drennan would not discuss details but said his client “denies every one of the allegations”. The case against Ali is the third filed in US federal court by the CJA on behalf of survivors against alleged Barre regime figures. In 2012, Judge Leonie Brinkema, who will hear the Warfaa case, recorded a $21m judgment against the former Somali prime minister General Mohammed Ali Samantar for human rights crimes, although he died in 2016 before any money could be recovered. Former Somalia national security service chief Abdi Aden Magan, meanwhile, fled to Kenya to escape a $15m judgment against him for the detention and torture of a law professor who was a prominent Barre critic and human rights advocate. “This is not just a case to me, it’s a part of my life I will never forget and I want to see those responsible realise what they have done,” Warfaa told the Guardian in 2015. Source: The Guardian
  12. Spokespeople available upon request Responding to reports that Somalia’s education minister has announced that social media may be shut down for five days from 27 to 31 May as one of the ways to stop cheating in the national secondary school exams, Amnesty International’s Deputy Regional Director for East Africa, the Horn and the Great Lakes Seif Magango said: “It is ridiculous that the government would consider shutting down social media communications for the entire country after failing in its duty to secure the content of exam papers. “They should instead explore ways to secure the integrity of the exams without resorting to regressive measures that would curtail access to information and freedom of expression.” Background On 13 May, Somalia’s Education Minister Abdullahi Godah Barre cancelled the national secondary examination which began on 11 May after discovering that exam papers had been leaked and were being freely sold to students. The minister said the exams would be retaken from 27 to 31 May. Students took to the streets on 14 May protesting the cancelation of exams. A joint declaration by inter-governmental experts on freedom of expression in May 2015 stated that shutting down entire parts of communications systems, “can never be justified under human rights law.” Public Document ************** For more information or to arrange an interview please contact Catherine Mgendi on: +254 737 197 614 email: catherine.mgendi@amnesty.org Out of hours contact details +44 20 7413 5566 email: press@amnesty.org twitter: @amnestypress ENDS
  13. Muqdisho (Caasimada Online)– Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay, iyadoo munaasabadii xil wareejinta ay kasoo qeybgaleen ra’iisul wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Gulled, wasiirkii hore wasaaradda ganacsiga ahna xiligaan wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wasiiro, xildhibaano iyo shaqaalaha wasaaradda ganacsiga. Munaasabaddii xil wareejinta oo ka dhacday xarunta wasaaradda ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay howlaha wasaaradda iyo heerarka kala duwan ee ay soo martay iyo howaha horyaala Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo sheegay in wasaaraddu ay ku tallaabsatay horumar muuqda, inta dhimana looga baahan yahay inuu dhameystiro wasiirka cusub ee loo magacaabay Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo uu u rajeeyay in uu meeshii la rabay uu gaarsiin doono. Wasiir Maareeye ayaa wasiirka cusub wuxuu ku wareejiyay document-yada wasaaradda ganacsiga iyo qorshooyinka qabyada ah ee horyaala xiligaan. Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ayaa u mahad celiyay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha sida ay ugu sharfeen uguna aamineen xilka wasaaradda. Eng. Cabdullaahi ayaa wasiirka xilka baneeyay ku aamanay howsha adag ee uu wasaaradda ka qabtay mudadii uu xilka haayay, isagoona balan qaaday in meeshii uu ugu tegay horay ugu sii wadi doono, oo dib loo noqon doonin in horay loo socda mooyee, maadaama wasaaraddu ay tahay halbowlaha ganacsiga dalka isla markaana u taagan jaan goynta iyo horumarinta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya. Wasiirka cusub ayaa sheegay in ganacsiga uu ka mid yahay halbowleyaasha dalka, loona baahan yahay in laga shaqeeyo sidii loo horumarin lahaa ganacsiga iyo warshadaha dalka. Ugu danbeyntii wasiirka cusub ayaa codsaday in howsha adag ee loo igmaday lagu taageero isla markaana garab lagu siiyo sidii wasaaraddu u noqon laheyd mid horumar gaarsiisa ganacsiga iyo warshadaha dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  14. A suicide bomber killed at least five people and injured nine others on Tuesday after detonating a car packed with explosives in the Somali capital on Tuesday, the police said. Source: Hiiraan Online
  15. National secondary exams in Somalia have been cancelled by authorities after papers were leaked on social media platforms, the Minister of Education Abdullahi Godah Barre confirmed on national television. Source: Hiiraan Online
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow la baajiyay barnaamij Dood ah uu ka qayb geli lahaa Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre, taas oo ka dhaci laheyd Hotel ku yaala magaalada Muqdisho oo lagu magaaco Royal Place. Barnaamijkaan ayaa galabta ka dhaci lahaa Hotelka Royal Place waxa uuna toos uga bixi lahaa ilaa 6 TV, iyadoo ay ka qayb geli lahaayeen tobaneeyo dhalinyaro ah oo ay soo diyaariyeen Koox ka tirsan Xafiiska Raysal Wasaaraha Soomaaliya. Magaca barnaamijka ayaa ahaa Dood Furan, waxaana doorka lagu saari lahaa sida ay dhalinyarada uga qayb qaadan karaan horumarinta dalka iyo dhismaha dowladnimada. Sidoo kale doorka dhalinyarada ee Nabadda iyo Xasiloonida ayaa looga hadli lahaa Dooda baaqatay. Sababta ay dooda u baaqatay ayaa lagu sheegay xaaladda magaalada Muqdisho oo maanta ilaa caawa aad u qasan kadib markii ay banaanbaxyo ay dalka ka dhaceen iyo Qaraxii saakay ka dhacay degmada Warta-Nabadda ee Gobalka Banaadir. La taliyeyaasha Raysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa saacadihii u dambeeyay ku dhawaaqay in dooda dib loo dhigay, sababo ku aadan xaalado soo kordhay oo dhanka amaanka ah iyo tabashada Ardayda. Mas’uuliyiinta ku taliyay in la baajiyo barnaamijkaan ayaa u arkay in maanta aan laga hadli karin mustaqablka dhalinyarada, maadaama ay dowladda ku fashilantay imtixaanka dugsiyada sare, caradii ka dhalatayna ay kala dul dhacday Ardayda Soomaaliyeed halkii ay aheyd in dowladda ay isla xisaabtanto. Dowladda Soomaaliya ayaa dhax mushaaxaysa Ceeb iyo Sumcad xumo ay ka dhaxashay imtixaanka dugsiyada sare ee dalka kadib markii keydin waysay xogta imtixaanka, oo suuqyada laga helay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  17. Muqdisho (PP) ─ Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen xisbiyada dalka ka jira arkood sida; Ilays, UPD, Wadajir, NDP iyo NPP ayaa waxay kaga hadleen aratidooda ku aadan doorashooyinka dalka ka dhicaya, iyagoo soo jeediyay doorashadu inay noqoto mid qof iyo cod ah. Xisbiyadan, ayaa si fog uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku uu xilligan ku jiro, waxayna si gaar ah ugu kuur-galeen doorashooyinka 2020-ka ka dhici doona Somalia. Sidoo kale, war-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in doorashada ay noqoto qof iyo cod, isla markaana leh deegaan doorasho qayaxan oo ku saleysan nidaamka axsaabta iyo saami qaybsiga matalaad isku dheelli-tiran. Waxay kaloo sheegeen in baarlamaanka 10-aad ee hadda jira uu waqtigiisa ku eg-yahay 26-ka bisha December ee 2020-ka, xilligaasna ay sharci ahaan ku asteysan tahay xilli lama dhaafaan oo ah inay soo dhameystiranto doorashada wakiilada shacabka iyo wakiilada Dowladaha xubnaha ka ah DF. Dhanka kale, Xisbiyadu waxay walaac ka muujiyeen in Dowladda hadda jirta ay sameysato muddo kororsi, waxaa kaloo sharciga doorashooyinka ee ay dhawaan ansixisay dowladda uu noqdo sharci wadar ogol ah, lagana talo geliyay qaybaha bulshada iyo xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira. Haddaba, AKHRISO: Bayaanka ay soo saareen Xisbiyada dalka ka jira Qaarkood PUNTLAND POST The post Xisiyada siyaasadeed ee dalka oo soo saaray nooca doorasho ee ay doonayaan 2020-ka appeared first on Puntland Post.
  18. Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kula kulmay Hargeysa madax ka socotay shirkad horumarineed oo laga leeyahay dalka Turkiga oo uu horkacayo guddoomiyaha shirkaddaas, Aziz Yildirim oo maanta safar shaqo ku yimid Somaliland. Mas’uuliyiinta shirkada laga leeyahay Turkiga ee la kulmay Muuse Biixi ayaa ujeedkooda lagu sheegay inay dooayaan inay maal-gashi ku sameystaan iyo sidii ay qayb uga noqon lahaayeen mashaariicda laga wado Somaliland. Sidoo kale, Mas’uuliyiinta ayaa la sheegay inay doonayaan inay maal-gelin ku sameeyaan; kalluumeysiga, warshadaha, beeraha waddooyinka iyo sidoo kale macdanta, waxayna sheegeen inay ku qanceen dadaalka iyo horumarka Somaliland ka muuqda iyo maal-gashiyada waaweyn ee waayadan danbe ka socday. Dhanka kale, Madaxda shirkadda Turkiga laga leeyahay ayaa sheegay inay door-bideen inay Somaliland ku sameyaan maal-gashi, isla markaana ay u noqdaan tusaale shirkadaha iyo maal-gashadayaasha Turkiga si ay qayb uga qaataan maal-gashiga Somaliland. Wasiirrada Ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa kulanka wuxuu kusoo bandhigay qorshayaasha maal-gashi ee ay rabaan iyo sida ay diyaarka ugu yihiin inay ka faa’iideeyeen fursadaha noocan oo kale ah. Ugu dambeyn, Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa ku bogaadiyay mas’uuliyiinta shirkadda Turkiga laga leeyahay, isagoo soo dhaweeyay inay xog-ogaal u noqdaan horumarka ganacsi iyo dhaqaale ee Somailland ka socda, isagoo xusay inay xukuumadda iyo shacabka ka go’an tahay soo dhawaynta cid kasta oo kheyraadka Somaliland ka jira. PUNTLAND POST The post Madaxda Shirkad doonaysa inay maal-gelin sameyso oo maanta booqday Somaliland appeared first on Puntland Post.
  19. Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa shir gudomiyay shir dag dag ah oo ay isugu yimaadeen wasaaradda waxbarashada Soomaaliya madaxda daladaha waxbarasho ee dalka iyo maamuka gobalka Banaadir. Shirka oo jeedkiisu ahaa mid wasaaradda iyo madaxda daladaha ay ugu baaqayeen in ardayda ay ku laabtaan iskuulladooda waxbarasho ayna u diyaar gayoobaan Imtixaanka qaadistiisa sanad dugsiyeedka 2018-2019 maalinta taariikhdu tahay 27 may 2019ka.. Ugu horeyn waxaa shirka ka hadlay xog’hayaha daladda waxbarashada Safe Maxamed Siciid Faarax waxa uuna sheegay iney tahay wax laga xumaado ceebna ku ah waxbarashada in ardaydu ay galaan Imtixaan Suuqa lagu iibinayo, waxa uuna ugu baaqay in ardayda in ay dulqaataan. “Umadda Soomaaliyeed iyo waxbarashadaba sax kuma ahan in Imtixaan la og yahay oo Suuqa yaalo in Shahaadada ardayda uu soo baxo, Sharafka Tacliinta iyo midka waxbarashada mid baabinnaya waaye ,waxaa ka fiican sida ay wasaaradu hadda ay qaadatay” Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Agaasimaha daladda waxbarasha Fpens C/raxmaan Cumar Shiikh nuur , waxa uu sheegay in fashidaadda Imtixaanka sanad waliba ay dad gaar ah ay suuqa galiyaan waxa uuna xusay in laysku raacay in imtixaanka dhan lagu celiyo. ” Marwaliba fashilaadiisa dad yar ayaa sameynaya maadaama uu imtixaankii dhamaantiis uu baxay waxaan isla garanay dalado ahaan wasaaradda waxbarashada ayadda ayaa wakiil ka ah wasaaradaha waxbarasho ee maamul-gobaledyada dhan iyo maamulka gobalka Banaadir in Imtixaankii dhamaantiis lagu wada celiyo 12kii maado ee dugsiga sare waxaana la gali doonaa 27ka may 2019ka” Dhanka kale Afhayeenka guud ee daladaha waxbarasha Aweys Shiikh Maxamed ayaa kulanka ka sheegay arday galay Imtixaan qishkiisa uu suuqa yaalo aqoontiisa ay wax u dhibayso ardayda caalamkana barri uusan la tartami karin. ” Ardayga barri caalamka noo aadayo la rabo inuu ka gadmo waa inuu qish iyo laab laab uusan uga soo bixin Imtixaankiisa waxaa la rabaa inuu duruustii la baray uu ka turjumo, waxaan leenahay ardaydu ha is dajiyeen, haddii ardayda si qaldan wax loogu sheegayna waa inaysan aaminin oo dalkooda iyo dowladdooda ay ku kalsoonaadaan una diyaar garoobaan Imtixaanka” Ugu danbeyn wasiirka wasaaradda waxbarada oo kulanka soo xiraya ayaa sheegay in dowladda ay ka go,an tahay ilaalinta mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed. ” Waxaa habon in ardayda iyo waalidiintu hal shey ay ka fakaraan, oo ah shahaadada ardaygu uu qaadanayo aysan noqon xujo hor taalo ay noqoto mid ardaygu leeyahay aqoonteeda ,Waan ognahay in wax xun ay tahay marka imtixaan aad isku soo diyaarisay lagu dhaho waa wax kama jiraan, lakiin waxaa ka sii xun markii shahaado aad qaadatay lagu dhaho aqoonteeda ma lihid ee dib sanado waxbarashadii lagugu celiyo, dowladdana waa ka go,an tahay ilaalinta mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed ” Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. (SLT-Hargeysa)-Shirkadaha laydhka ee Somaliland ay khatar badan ku hayo bulshada waxaana isasoo taraya cabashooyinka ay bulshadu ku muujinayaan. Shirkadda Sompwer ayaa si fudud uga hadashay 2 qof oo laydhkooda ku dhintay xalay waxaanay tacsi u dirtay dadkii ay ka dhinteen iyada oo aan marna soo hadal qaadi wax ka bedel ay ku samayn doonaan adeegga ay bulshada u hayaan. Sannadihii u dambeeyay waxa soo badanayay khatarta shirkadaha laydh iyada oo ay dad kala duwan ay ugu nafwaayeen siyaabo kala duwan. Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo xalay ka hadlay Dadkii ku dhintay Roobkii Xalay ka da’ay Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo tiradoodu dhamayd 6 Qof, halka 12 kalena ku dhaawacmeen. Shirkadaha Laydhka ayuu Madaxweynuhu ka hadlay dhibaatada ay Dadka ku hayaan isaga si gaar ah farta ugu fiiqay 2 qof oo xalay ku dhintay laydhka Shirkadda Sompwer waxaanu yidhi “Dadka dhintay waxa ku jira Dad Laydh soo go’ay ku dhacay, Shirkadaha Laydhka ee Waarrada Jilicsan dusha marinaya ee maalin walba oo Roob da’o Dadka qabsanaya, waa arrin Tallaabo laga qaadi doono, taasi oo ah in Dadka laga bedbaadiyo Laydhka..”ayuu yidhi. Source