Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,155
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. PRESS RELEASE South Sudan: Government forces abusing civilians Rein in troops, ensure justice for abuse by all sides NAIROBI, Kenya, June 4, 2019/ — Government soldiers carried out extensive abuses against civilians during counter-insurgency operations in South Sudan between December 2018 and March 2019 in Yei River state, Human Rights Watch said today. The soldiers shot at civilians, looted extensively, burned homes and crops, and chased thousands of residents from their villages. Human Rights Watch also documented accounts of rape and sexual violence by soldiers. “Civilians are being targeted, killed, and raped, as government operations try to root out rebels in Yei River state,” said Jehanne Henry, associate Africa director at Human Rights Watch. “All parties need to put a stop to the crimes against civilians and ensure accountability, while the government should help people regain their homes and livelihoods.” Between March 14 and 21, Human Rights Watch interviewed 72 displaced people in Yei River state who witnessed the government operations in various locations in Mukaya and Otogo counties. Researchers also spoke with ceasefire monitors, aid workers, UN staff, and state government officials including the governor of Yei River State. South Sudan’s leaders signed a “revitalized” peace agreement in September based on a collapsed 2015 peace deal, but the conflict continued, primarily in Yei River state, where the National Salvation Front (NAS), an armed group formed in March 2017 by former Deputy Chief of Staff Thomas Cirillo, continues to fight the government forces. Parties to the peace deal were to form a Transitional Government of National Unity on May 12, but that has been postponed to November 12. While government soldiers were responsible for most of the abuses in the recent operations, rebel groups have over the past two years also attacked civilians and prevented aid workers from reaching civilians in need, Human Rights Watch found. Both National Salvation Front and the Sudan People’s Liberation Movement/Army in Opposition (SPLM/A-IO) under former Vice President Riek Machar abducted dozens of civilians in and around Yei in October and December, credible sources said. In response to NAS attacks on their positions, starting in December, government forces began operations against the groups in parts of Yei, Lujulo, Morobo, Mukaya, Otogo, and Mugwo counties. The operations caused approximately 9,000 people to flee to the town of Yei and another 5,000 to the Democratic Republic of Congo. In early March, operations displaced approximately 1,400 more people into Yei, according to officials of UNHCR, the United Nations refugee agency. In most cases, witnesses told Human Rights Watch, rebels had already left the areas before government forces arrived or tactically withdrew during the operations. They said that soldiers surrounded and entered villages in search of rebels, attacked civilians, detaining some, shot in the air or at animals, then proceeded to loot property, destroy and burn homes, and to force everyone to flee. “They were randomly shelling,” said a 60-year-old man from Morsak in Otego county. “It started on January 30 at 5 p.m. and the next morning they came into the villages with guns shooting at civilians. […] We have 120 households there and they were mostly looted and burned, even the food items.” A 50-year-old farmer, who witnessed an early March attack on another village in Otogo county, said that soldiers burned crops and looted clothes, bikes, and motorbikes “[They] are now are selling some of our things in the market,” he said. Several older people and people with disabilities were not able to flee. Nicholas Taban Dario, chief of Pisak village in Otogo county, said that during attacks on the area in March, at least five older people and people with disabilities were left behind, including a blind woman in her 60s and a blind man in his 70s. Families were also separated during the skirmishes. “After I ran from the shelling, I went to look for my parents at home,” said a 14-year-old boy from Morsak. “Some soldiers were there, they found me and two of them started beating me with a stick on my back and shoulders. I ran away from them and they ran after me shooting at me.” He said he escaped to Yei on foot but did not know where his parents were. Many of those interviewed in Yei had been displaced by the fighting multiple times. During 2017, approximately 60 to 70 percent of the population in Yei town fled to refugee settlements in Uganda. Yei River state authorities have denied the scale of displacement. County commissions have pressed displaced people to return home immediately and discouraged aid agencies from providing services to them in town. However, thousands of people remain displaced in Yei, unwilling to risk moving back to their villages and face more fighting and abuse. Government officials also denied the extent of the violations or the need for justice. The Yei River state governor said that soldiers were “sometimes undisciplined” but that the crimes were not government policy. In late March, weeks after meeting with Human Rights Watch, the governor publicly called on the soldiers to stop harassing civilians. “I want good relationship with the civilians and the bad things done by you [soldiers] must come to an end,” he said. “I want protection and respect for the civilians.” The government of South Sudan has yet to address accountability, including by making progress in establishing an African Union hybrid court envisioned in the 2015 and 2018 “revitalized” peace deal. The hybrid court would be an important forum to provide justice for the most serious abuses committed in the conflict. South Sudanese authorities should immediately proceed with endorsing an outstanding memorandum of understanding on the court with the African Union Commission. The government’s inaction and long delays meanwhile provide ample grounds for the AU Commission to proceed unilaterally with establishing the court, Human Rights Watch said. Authorities should go a step further and ensure all displaced people in need have access to humanitarian aid, Human Rights Watch said. “While the situation now in Yei may be calm, abuses against civilians have not been addressed,” said Henry. “Authorities should acknowledge the scope of the abuses inflicted on civilians, enable justice for victims, and prioritize getting aid to those in need.” Distributed by APO Group on behalf of Human Rights Watch (HRW). SOURCE Human Rights Watch (HRW) Qaran News
  2. Warqad Furan oo ku Socota Golaha Madasha ee Somaliland Ujeedo: Bushadda Rayidka (Civil society) Qof kasta oo muwaadin ah waxaa ku waajib ah inuu ka qayb qaato horumarka dalka, mid dhaqaale, siyaasadeed iyo bulsho. Bulshadda Rayidka (Civil society) ahi waa hormoodka wadan ku toosiya kolba wixii ka khaldama. Waxaa meesha ka muuqda in Bulshada Rayidka (Civil society) aysan ka qaadan doorkii ay lahaayeen sidii ay toosin lahaayeen xukumadda wadanka ka Talisa iyo wixii kale ee wadanka ka khaladanba. Xaqiiqaddu waxay tahay in ay gabeen doorkooddii. Marka, aan ka reebo Golaha Madash Wadatshigga. Golaha Madasha Wadatashiggu leeyahay waxa aad muujiseen: wadan jacayl, muwaadinnimo, lexjeclo aad wadanka ka qabtaan iyo xilkasnimo, waana aad ku amaaan tihiin mid hore iyo mid danbeba. Waxaan aaminsanahay in aad mudan tihiin Sharaf iyo karaamo. Bulshadda Rayidka (Civil society) waxaa inta badan uu Banka Addunku (World Bank) ku qeexa ama ku sheegaa sida, hay’adaha aan dawligga ahayn (Non-government organization), Ururdda shaqaalaha (Labor Union), Ururadda xirfadlayaasha (Professional association), Ururdda diinta (Faith organization or faith- based organizations), iwm. Waxaa addunyaddu u aqoonsatahay Bulshadda Rayidka inuu yahay dhaqdhaqaaq aan dawligga ahayn (Non-state movement) Ujeedda qoraalku waa laba qodob midka koowaad wuxuu yahay haddii aad tihiin Golaha Madasha Wadatshiggu in aad ku dhiirataan in Bulshadda Rayidka ah abaabushan oo horeseed u noqotan, oo aad wadtashi la samaysaan sida, ururdda xirfadlayaasha (Professional association) sida dhakhaatiirta, Maclimiinta Jamacadda iyo Dugsiyadda Sare, iwm. Waxaa kale loo baahan yahay in aad dhiirigelisaan in ay ka qabqaatan toosinta iyo sixitaanka saxaan hay’addaha dawligga ah (Public institutions), waxaan ka warqabnaa in Somaliland ay baahan tahay in wax-weyne laga bedelo, oo ay ugu horeyso qabsoomida doorashooyinku. Haddii aysan Bulshadda Rayidka (Civil society) culays saarin arrinta waxaa xaqiiq ah in aysan qabsoomayn doorashooyinkaasi. Qodobka labaad waa dhaliilaha aad u soo jeediseen xukummada maanta wadanka ka talisa. Dhaliilaha aad soo qaadateen waa mid jira oo aan cidna dafiri karin ama inkri karin. Waxaase dhaliilaha u muuqdeen mid aydinaan ku midaysnayn ee qofkastaa oo idinka mid ahi si gaar aha u cabiraayey aragtiddiisa ama dhaliisha ku aadan xukmadda iyo golayaasha Waxaa idin soo jeedin lahaa in aad qoraal ku soo saarataan dhaliilaha aad soo jeedisaan, idinka oo qodobeeyey. Ma aha inaad saxaaafadduun la hadashaan ee waa in dhaliisha aad qoraal ahaan u gaadhsiisan ama ka dalbataan fadhi. Saxaafadduna waa in ay qoraal ahaan ku heshaa, isla markaan, aad si toos ah uga hadashaan. Mar labaad waxaan idinku amaanayaa xilka aad isa saarteen idinka oo aan wax dheef ah ku qabin, dhaliil iyo af-xume mooye, laakin inta wax-garadka ahi waa idin ogyihiin abaalka. Allah Mahad leh Osman Awad Qaran News
  3. The battle for Sudan’s future reached a critical point with the brutal crackdown on a protest camp in Khartoum. Much of it depends on how the ambitions of interim vice president and ex-Janjaweed chief, Mohamed Hamdan "Hemedti" Dagalo, are handled. Source: Hiiraan Online
  4. More than $267m (£210m) belonging to a former Nigerian dictator has been seized from a Jersey bank account. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Milateriga Soomaaliya gaar ahaan ciidanka ilaalada Madaxtooyada ayaa gacanta ku dhigay dagaalame ka tirsan Al-Shabaab oo hubeysan kaas oo xoog ku soo galay dhismaha guriga Hooyooyinka ee ku yaalla degmada Xamar-wayne. Subaxdii Axadda ee todobaadkaan islamarkaana ay saacadda ku beegneed 5:30 am (Shanta iyo barka sabaxnimo) ayaa nin ku hubeysan Bastoolad waxa uu ka soo gudbay barta Kontaroolka ee taalada Xaawo Taako isagoo ka soo cararay Askari halkaasi ilaalo ka ahaa. Ninkaan ayaa laga shakiyay waxaana lagu amray in uu dhigo Bastoolad uu watay markii uu dhigay ayuu cararay waxa uuna galay dhismaha guriga Hooyooyinka. Waxa uu ka soo gudbay ciidamo Booliis ah oo fadhiyay Albaabka dhismaha Hooyooyinka, waxaana ceersanayay Askar ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada. Ninkaan Al-Shabaabka ah oo ka fakaday ciidamada ilaalada Madaxtooyada sidoo kalane ka soo gudbay ciidamada Booliiska ee ilaaliya guriga Hooyooyinka ayaa waxaa markii dambe celiyay difaacyo ka sameysan carro tuurro iyo silig la isku xir xiray. Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in nin ninkaan markiisii hore ka tirsanaa ciidmada ilaalada Madaxtooyad,a waxaana la waayay muddo sanad ka hor ah isaga iyo Askari kale. Markaas waxaa soo baxayay warar sheegaya in ay u galeen Al-Shabaab ama Daacish. Hadda waxa uu maalmo ka hor soo dagay guri u dhow Maktabadii hore ee Qaranka, waxaana soo damiintay qof mas’uul sare ah oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya sida uu sheegay Askari kale oo la daganaa qolka ninkaan Al-Shabaabka ah ee la qabtay. Askarigaan xogta dhiibay ayaa la qabtay isagana kadib markii uu soo daba-kacay ninka la qabtay islamarkaana sheegay in uu ka soo qaatay Bastoolad isagoo hurdaya maadaama ay hal qol wada-daganaayeen. Labadaan nin oo looga shakisan yahay Al-Shabaab midkoodna hadda ka tirsan yahay ciidamada Dowladda ayaa waxaa lagu xiray Xabsi ku yaala Madaxtooyada Soomaaliya mana jirto cid faah faahin ka bixisay howlgaalkaan lagu soo qabtay ragaan Al-shabaabka ah. Dad ku sugnaa dhismaha Hooyooyinka ayaa Caasimada Online u sheegay “waxay aheyd Aroor hore waxaan maqalnay qeylida nin dhahaya “ha idilina ha idilina” markii aan so baxnay waxaan aragnay nin la jiidaya oo dhahaya “halkaan igu dila yaan ley-geynin CID iyo su’aalo kale.” “Ninka kale ee la qabtay waxa uu sheegay in uu daba joogay Bastooladiisa oo laga soo xaday waxa uu dalbanayey in CID iyo meel kasta la geeyo nin dhiiran ayuu ahaa cabsi ma qabin sida kale “ ayuu yiri qof la hadlay Caasimada Online oo ku sugnaa dhismaha Hooyooyinka markii la qabanayey ragaan hubeysan. Sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Soomaaliya ayaa Caasimada Online u sheegay “baaritaanada hor dhaca ah ee la helay waxay sheegayaan in ninkaan hubeysan uu damacsanaa in uu toogasho ka fuliyo agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya inta ay dadka hurdayaan.” Al-Shabaab ayaa la sheegay in laba jeer oo hore ay isku dayeen in ay weeraro ka fuliyaan dhismaha guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho. Tan iyo markaas waxaa jiray walaac amni oo ka taagnaa gurigaasi iyadoo inta badan shaqaalihii ay mid mid uga tageen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  6. (CNN)At least 60 people are dead and over 300 injured after troops stormed the main camp of pro-democracy protesters in Sudan's capital Monday, according to the Central Committee of Sudan Doctors (CCSD). Source: Hiiraan Online
  7. Ahead of World Environment Day tomorrow, UNHCR, the UN Refugee Agency, is calling for urgent additional support to help people affected and displaced by drought in Somalia. Source: Hiiraan Online
  8. Police are searching for two men who were seen running away from the scene of a fatal stabbing. Source: Hiiraan Online
  9. Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xafiiska diblomaasiyeed ee Kenya ay ka furaneyso magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyey wargeyska The Standard ee Nairobi, ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay wararka sheegaya in Kenya ay xulufo ka dhiganeyso maamul goboleedyada Soomaaliya, gaar ahaa maamulka Somaliland. “Dowladda Soomaaliya ayaa ah tan Kenya u fasaxday inay qunsuliyad ka furato magaalada Hargeysa” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo tix-raacaya xafiiska la qorsheeyey in Kenya ay ku yeelato Hargeysa. Dhinaca kale, Cawad ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay sidoo kale Soomaaliya u ogolaatay inay qunsuliyad ka furato magaalada Mombasa ee dalka Kenya, haddii ay sidaas dooneyso. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya aysan dooneyn inay Kenya la gashay dagaal, oo ay ka aarugudato tallaabo kasta oo ay qaado, wuxuuna sheegay inay doonayaan deris wanaag. Kenya ayaa dhowaanahan sii kordhisay tallaabooyinka Soomaaliya ka dhanka ah ee ay qaadeyso, ayada oo ay soo dhowaatay waqtiga la filayo in maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ay ku dhowaaqdo go’aanka kiiska badda ee ka dhaxeeya labada dal. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  10. Abu Dubai (Caasimaddda Online) – Sida ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ay xaqiijiyeen, dhaxal-sugaha dalka Imaaraadka Carabta Maxamed Bin Zayed ayaa bilaabay dagaal culus oo uu la galayo Dhaxal Sugaha Dalka Sacuudiga Maxamed Bin Salman kadib markii uu Riyadh u arkay inay caqabad ku tahay saameynta wadankiisa ee Gobolka. Arrintaan ayaa waxaa soo shaac bixiyey Wargeyska New York Times oo sheegay in labada wadan sidoo kale uu ka dhaxeeyo Khilaaf dhanka Xuduuda ah oo keenay inay Imaaraadka dagaal dadban ku bilowdo Sacuudiga. Wargeyska ayaa sheegay in Maxamed Bin Zayed uu Mareykanka la sameesanayo xiriir guud isagoo taas u marayo muuqaal xumeynta Maxamed Bil Salman illaa uu ka gaarsiiyo inuusan si rasmi ah ugu fadhiisan kursiga Boqortooyada Sacuudiga. Ilo diblomaasiyadeed oo aad ugu dhow Maxamed Bin Zayed ayaa New York Times u sheegay inuu aad u dhibsanayey Sacuudiga tan iyo markii ay xiriir dhow la sameysteen Wakaaladda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da. Sidoo kale Bin Zayed ayaa la sheegay inuu Mareykanka u gudbiyey xog ku aadan in Maxamed Bin Salman uu ahaa ninkii amray dilka Warihii Sacuudiga ee Jamal kaasoo lagu dhex gowracay Safaaradda Sacuudiga ee Istanbul. Sirtaan uu faafiyey wargeyskaan ayaa laga yaabaa inay xiisad ka dhex dhaliso Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka oo ku mideysan hal xulufo balse ay hadda soo baxeyso inay jirto cadowtooyo qarsoon oo aan la isku sheegeen. Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa iska kaashaday dhawr xasarad oo ka dhex dhacday Carabta dhexdeeda oo ay ugu waaweyneyd go’doomintii lagu sameeyey dalka Qatar iyo Dagaalkii tooska ahaa ee lagu qaaday Wadanka Yeman. Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa lagu eedeeyaa inay dabadhilif u yihiin Dowladda Mareykanka isla markaasna ay sameeyaan wax kasta oo uu Mareykanka doonayo. Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa horey ugu jees jeesay Dowladda Sacuudiga isagoo sheegay inuu isaga ilaaliyo Boqortooyada la’aantiisna aysan hal asbuuc jiri karin taas badalkeedana laga rabo inay lacago siiso Mareykanka. Caasimada Online Xafiiska Abu Dubai caasimada@live.com
  11. Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu ka jawaabey eedeymo maamulkiisa dhowaanahaan uga imaanayey qaar kamida murashaxiinta doorashada fooda nagu soo haysa. Eedeymahaasi oo uu Axmed Madoobe ku tilmaamay “waxba kama jiraan” ayaa ahaa in Guddiga doorashadda uu isaga u xag-linayaa iyo in uu afduubanayo nidaamka soo xulista Xildhibaanadda cusub. “Murashaxiinta waxaa lagu yaqiinay in ay dhaliilaa maamulka, laakiin haddda iyagaa dhibaato abuuraya oo ay laamihii amniga ka cararayaan,” ayuu ku yiri khudbadiisa munaasabadda Ciidul Fidriga. Madaxtooyada ayaa ku eedeysan in ay maal-gelineyso olale daaqada looga saarayo Axmed Madoobe xili wasaarada arrimaha gudaha federaalka dhowaan soo saartay Habraac loo marayo doorashooyinka maamulada. Hogaamiyaha maamulka Kismaayo ee xafiiska jooga tan iyo 2013-kii oo si adag ka fal-celiyey gacma-gacmeynta xukuumada iyo bayaanka wasaaradda ayaa wuxuu si weyn uga digay in ay ka dhalato gacan ka hadal. Habraaca wasaaradda ayuu tibaaxay in loo baahnaa in la sameeyo kahor aas-aaskii dowlad goboleedyadda shanta ah ee waqti xaadirkaan waddanka ka jira. “Marka hore waxaa la lahaa muddo kororsi buu doonayaa oo dacayaad aheyd, haddana waxay leeyihiin guddiga baa si wax ka yihin. Doorashada nidaamka saxda ah iyo sida uu qabo dastuurka Jubbaland ay ku dhaceysaa. Guddi ayaa jira oo iyaga iyo aniga u dhaxeeya. Cid farogelin kartaa ma jirto, sidey shalay u soo qab-sadeenn reer Jubbaland ayey maantana u qabsanayaa,” ayuu xusay. – Weerarka madaxda dowladda federaalka – Mr Axmed Madoobe oo Kismaayo ka xoreeyay Al-Shabaab isaga oo garab ka helaya Kenya ayaa waxa uu mar kale doonayaa in dib loo doorto hasayeeshee waxaa ka biyo diidan madaxda dowlada oo murashax gaar ah wata. “Waxaan isku deynay in aan isku keeno oo wax badan la isla qaato. Macal-asaf-Shadiid! Hogaanka dowladda ee maanta jira waxaa uu madow kaga jiraa waxa waddankan kasoo dhacay iyo waxa loosoo maray,” ayuu shaaciyey Axmed Madoobe. Isaga oo hadalkiisa sii wata oo ku dhaleeceeyay madaxda ugu sareysa dowladda federaalka “falal aan ku jirin” Axdiga Qaran ee qabyadda ayaa waxaa uu ka digay in la isku dayo awood-adeegsasho. “Dowladda waxaan oran lahaa ha ilaaliso waxa heshiiska lagu yahay. Dastuurbaa lagu heshiiyey. Isagagaasi lagu kala aran-yahay. Madaxweynaha, Afhayeenka iyo Ra’iisul Wasaaraha isagey ku yimaadeen. Hadii kaasi la waayo Soomaaliya way is-garatay, nin-nin ka xoog badan ma jiro. Hadii dastuurka lagu dhaqmi waayo oo loo hogaan-sami waayo waxa dadka ka dhaxeeya, cidna-cid kale ma qasbi karto, ma xoog karto, Soomaaliduna dhaqankii xumaanta ayey ku noqoneysaa, taasina xal maaha, waa in Dastuurka lagu dhaqmo, loona hogaan-samo isagaasi,” ayuu hoosta ka xariiqay, isaga oo ay caro badan ka muuqato. – ‘Qaacidada Annaa Iri ee Villa Soomaaliya ma aqbalayo’ – Madaxweynaha Jubbaland oo sii hadlaya ayaa wuxuu ku eedeeyay madaxda dowlada federaalka “federaal diidnimo iyo kali-talisnimo” taasi oo uu si cad daaha uga rogay in uusan marnaba aqbali doonin. “Waxaan leeyahay madaxda dowladda dhexe, waddankaan boogog buu leeyahay ma bog-sanin, isku wadda buu u baahan yahay, sharci buu u baahan yahay, oo lagu ilaalin karaa ee laguma wada joogi karo ‘Anna iri”.. Qaacidada aan shalay Shabaabka ku diiday in maanta Villa Soomaaliya laga soo yeeriyo ma aqbalayo. Ha-qaateen sharciga ay meesha ku joogaan, hadey ku joogi waayaan sharciga, qof walba irid buu leeyahay isagaa loo baneynayaa oo maraya, aan ilaalino sharcigaan ku heshiinay ee yaalla,” ayuu ku nuux-nuuxsaday. Hogaamiyaha Jubbaland oo sii hadlaya ayaa waxaa uu “waxba kama jiraan iyo dhar la isku soo cabiray ku sifeeyay” dhamaan sharciyadda ay diyaarisay xukuumadda sida kan doorashooyinka iyo kheyraadka. “Boogagta wali ay bisil-yihiin. Waxaana dooneynaa in la bogsiiyo. Kaliya ma ahan Kismaayo oo tusaale idin kugu fulin tahay meelaha kale oo idil way kala siman yihiin,” ayuu raaciyey. Amniga oo uu ka digay in la siyaasadeedyo lana abuuro xasilooni daro baahsan ayuu carabka ku adkeeyay in uusan marnaba indhaha ka fiirsan doonin, wallow uusan shaacin talaabada uu qaadayo. “Murashaxiinta iyo ragga kale ee halkaan imaan doona wixii olale ah guddiga ayay u taalaan, waxa kalena waa laga gorgortami karaa, laakiin mas-aladda amniga gorgortan ma gelayso. Amniga waa dhaxalka aan ka tagayo. Dad wada nool oo walalo ah oo qof kasta sharciga la marsiiyo ayaan rabaa in aan ka tago. Kuwii shalay dhibta lagula gaarsiiyey ee dhabarkooda la saarnaa baa haatan socda, dowlada dhexe dhibaa naga soo gaarey, in aan ka gaabsanay oo heerkan ka keentay. Reer Jubbalanow nabad baa wax idin ah. Odayaasha iyaga ayay koreysaa mas’uuliyadda ugu badan isu imaada oo heshiiya,” ayuu kusoo xiray hadalkiisa madaxweyne Axmed Madoobe. Hadaladaan fariimaha culus xambaarsan ee kasoo yeeray hogaamiyaha Jubbaland ayaa imaanaya iyadda oo dowladda federaalka ah ay wado dedaaladii ugu dambeeyay ee ay ugu dhaqaalo uruur-saneyso in ay ka taqalusto Axmed Madoobe iyo Xaafka Galmudug. Hoos ka daawo Axmed Madoobe Xigasho: Garowe Online
  12. Dowladda Puntland ayaa nawaaxiga tuulada Sinujiif ee gobolka Nugaal ka bilowday dadaal dib loogu furayo isu’socodka gaadiidka magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso oo hakad ku jiray tan iyo markii ay go’day wadadaasi. Hawlaha dib u furista wadada ayaa xalay ka bilowday dooxada Midigar ee degaanka Sinujiif halkaasi oo uu ka go’ay laamiga kadib daadad xooggan oo ay ku fataheen roobab mahiiggaana oo gobolka ka da’ay maalmihii la soo dhaafay. Qorshan ayaa sida la sheegay lagu doonayaa in lagu furo isu’socodka gaadiidka laamiga dheer ee magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso oo mudda xanniban ka hor la bilaabin dib u-hagaajinta iyo dhismaha wadada oo halbowle u ah isku’ xirka degaannada Puntland iyo guud ahaan dalka. PUNTLAND POST The post Dadaal dib loogu furayo isu’socodka wadada laamiga oo ka bilowday degaanka Sinujiif appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa xayiraadda ka qaaday taageeradii uu siin jiray maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, islamarkaana ogolaaday in dib loo billaabo. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa taageerada laga joojiyey bishii December ee sanadkii tagay kadib rabshado ka dhacay magaalada Baydhaba intii lagu guda jiray doorashada maamulkaas, taasi oo ka dambeysay markii la xiray Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo ka mid ahaa murashaxiinta. Booliska Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu eedeeyey waqtigaas inay ka qeyb galeen rabshadaha oo ay ku dhinteen dad badan oo u badnaa taageerayaasha Roobow. Warqad kasoo baxday Midowga Yurub oo ku taariikheysan 31-ka May oo ay heshay Caasimada Online ayaa lagu sheegay in go’aanka xayiraadda looga qaaday Koonfur Galbeed ay ka dambeysay ballan-qaadyo ay sameeyeen maamulka iyo dowladda federaalka oo Midowga Yurub warqad u qortay bishii Febraayo. Lama sheegin waxa ay yihiin balla-qaadyadaas. Warqadda kasoo baxday Midowga Yurub ayaa waxaa ku saxiixnaa wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo safiirada dalalka Jarmalka iyo UK ee Soomaaliya. Hoos ka aqriso warqadda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  14. Ciid Mubaarak Dhamaan Madaxda Shirkadaha TransferGalaxy , waxay hambalyo iyo bogadin u dirayaan dhammaanba ummadaha Islaamk iyo dhamaan macaamiisha qaaliga ah ee ku xidhan shirkadda, bahda saxaafadda iyo dhammaanba umada somaliyeed meelkasta oo ay jogaan waxaanu leenahy ciid wanaagsan Insha Allahu in Ciidan Ciideeda ku gaadhan barwaaqo, nabad-gelyo, caafimaad qab iyo cibaado suuban. Ilaahayna (SWT) ha innaga aqbalo Acmaashii Saalixa ahayd ee aan soo gudanay Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Aamin aamin amin Best Regards, Mustafa Ibrahim CCO Qaran News
  15. (SLT-Ceerigaabo) Cuqaasha Gobolka Sanaag ee Beesha East Burco Clan ayaa tageeray shirka Gobolka Togdheer . Hoos ka DAAWO Source
  16. (SLT-Garoowe) Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa fariin u soo diray Madaxweynaha Somaliland Hoos ka DAAWO Source
  17. PRESS RELEASE Spokesman’s reaction to escalation of Sudan crisis Mousavi underlined the need to address people”s demands and the importance of a quick transition of power to civilians TEHRAN, Islamic Republic of Iran, June 4, 2019/ — Foreign Ministry Spokesman Seyyed Abbas Mousavi has expressed deep concern over the re-escalation of tensions and deepening of internal conflicts in Sudan and condoled with the families of the victims of the recent clashes over the past days. In a statement on Tuesday, Mousavi underlined the need to address people”s demands and the importance of a quick transition of power to civilians. “It is imperative that all parties involved in this crisis refrain from taking accusatory approaches and deepening the internal hatred and lack of trust between various groups, and help end the crisis through adopting political and democratic approaches that promote dialogue between groups,” he said. The spokesman also urged Sudanese people to remain vigilant against the interference of parties who have a long record of instigating violence and extremism and nurturing and promoting terrorism in Sudan”s internal affairs. Mousavi warned against the interference of foreign powers which can prolong the crisis, and said, “We are deeply worried about the power clashes in this country and Sudan”s conversion into a battlefield for foreign axes.” “We hope all internal parties of Sudan, on the eve of the great Eid of Muslims and on the basis of respecting the people”s demand, end the conflicts and move towards returning internal stability and security to the Sudanese people.” Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Foreign Affairs – Islamic Republic of Iran. SOURCE Ministry of Foreign Affairs – Islamic Republic of Iran Qaran News
  18. Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa warqad ay 21-kii May u dirtay dowladda Soomaaliya ku hanjabtay inay awood ciidan u adeegsan doonto muwaadiniin Soomaaliyeed oo ay sheegtay inay burburin ama is-hortaag ku hayaan darbiga ay ka dhiseyso xuduudda Soomaaliya. “Arbushaad kasta oo sii socota oo ka dhan ah shaqaalaha Kenya, waxaa loogu jawaabi doonaa awood ciidan” ayaa lagu yiri warqadda oo ay saxiixday wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, islamarkaana safaaraddeeda Muqdisho ay u gudbisay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya 25-kii May. Warqaddan oo uu arkay wargeyska The Standard ee kasoo baxa Nairobi, ayaa ku eedeysay Soomaaliya “inay si joogto” isu hortaageyso dhismaha darbiga, ayada oo adeegsaneysa haween iyo caruur dhibaato ku haya ciidamada ammaanka Kenya iyo shaqaalaha darbiga dhisaya. “Kenya waxay qiimeyneysaa khasaaraha waxyeelada ay sababeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ayada oo dalban doonta magdhow” ayaa lagu yiri warqadda oo ka koobneyd laba bog. Kenya ayaa ku eedeysay dowladda Soomaaliya inaysan uga abaal-celin sama-falkii ay sameysay. “Markii Kenya ay hakisay dhismaha darbiga muddo laba toddobaad ah, sanadii 2017, waxay muujisay dulqaad, wanaag, saaxiibnimo iyo deris wanaag” ayaa lagu yiri warqadda. “Sidaas darteed, Kenya waxa ay rajeeneysaa in Soomaaliya ay ku jawaabto ayada oo qaadeysa tallaabooyin lagu xaqiijinayo in amniga xuduudda Kenya aysan is-hortaagin muwaadiniinta Soomaaliyeed” ayaa lagu qoray warqadda. Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay caqabad ku tahay dadaallada Kenya ay ku sugayso amniga xuduuddeeda. “Dowladda Soomaaliya waxay si qayaxan u diidaysaa eedeymaha ah inay ku lug leedahaa waxa lagu qeexay warqadda dowladda Kenya” ayaa lagu yiri warqad jawaab ah oo ay dowladda Soomaaliya u dirtay Kenya “Sidoo kale, dowladda Soomaaliya kama war-hayso, mana hayso wax caddeymo ah oo muujinaya in muwaadiniinteeda ay waxyeelo u gaysteen xeendaabka Kenya ay dhiseyso. Haddii Kenya ay rajeeneyso inay caddeymo usoo gudbiso Soomaaliya, Soomaaliya waxay ku faraxsan tahay inay sida ugu habboon uga fakarto” ayey tiri Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa soo jeedisay dhismaha guddi farsamo oo labada dal ka kooban oo xal u hela khilaafka labada dhinac. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  19. The African Union senior envoy in Somalia on Tuesday called for unity and forgiveness as Muslims in the Horn of Africa complete the holy month of Ramadan. Francisco Madeira, special representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia and head of African Union Mission in Somalia (AMISOM) also lauded security forces for beefing up security in the capital, Mogadishu, and other parts of the country and ensuring a peaceful Ramadan. “The holy month of Ramadan is a time to reflect on the teachings of Islam and reinforce the virtues of sharing and self-sacrifice. As we come to an end of Ramadan, let us use this opportunity to renew our commitment to a peaceful and prosperous Somalia and to remind ourselves of the responsibility that we have to one another and to the Almighty,” Madeira said in a statement issued in Mogadishu. The AU envoy reiterated AMISOM’s commitment to continue working with the Somali leadership to ensure a peaceful transition and in helping the country move forward in the direction of peace, unity and stability. Somali security forces backed by AMISOM chased al-Shabab militants from the capital in August 2011, but the militants are still able to stage attacks targeting government installations, hotels, restaurants and public places. View the full article
  20. The African Union Mission in Somalia has sent messages of goodwill to Muslims as they celebrate Id-Ul-Fitr Wednesday. Francisco Madeira, head of AMISOM on Tuesday extended his warm and best wishes to the government and the people of Somalia on the occasion of Eid al-Fitr. Madeira congratulated Muslims in Somalia upon completion of the holy month of Ramadan. “The holy month of Ramadan is a time to reflect on the teachings of Islam and reinforce the virtues of sharing and self-sacrifice. Head of AU mission expressed hope that as troops mark the day in solidarity with their Muslim brothers and sisters “As we come to an end of Ramadan, let us use this opportunity to renew our commitment to a peaceful and prosperous Somalia and to remind ourselves of the responsibility that we have to one another and to the Almighty,” said Ambassador Madeira. He congratulates the Somali security forces for beefing up security in the capital, Mogadishu, and other parts of the country and ensuring a peaceful Ramadan. Madeira reiterated AMISOM’s commitment to continue working with the Somali leadership to ensure a peaceful transition and in helping the country move forward in the direction of peace, unity, and stability. View the full article
  21. A section of Garissa leaders wants the maritime boundary row between Kenya and Somalia resolved diplomatically. The leaders, among them county assembly Majority leader Mohamed Gabow, Kenya Livestock Marketing Council chair Dubat Amey and Garissa county peace secretary Hassan Osman, said separately on Monday that the case at the International Criminal Justice court should be withdrawn to pave the way for negotiations. The case at The Hague is over the boundary in the Indian Ocean. For Kenya, the boundary lies parallel to the line of latitude but Somalia wants the boundary extended to the southeast as an extension of the land border. In 2009, both countries agreed that the United Nations commission in charge of mediating border disputes should determine the borderline, the issue has ended up at the ICJ. Gabow said Kenya and Somalia have had a long-standing relationship even after Somalia degenerated into civil war following the ouster of Siad Barre as president. “Kenya who stood with Somalia to the extent of hosting over one million refugees for over two decades. The border dispute that can be resolved amicably should not be allowed to bring bad blood between the two countries,” Gabow said. He said there is growing tension between the citizens of the two countries especially in Northeastern which directly borders war-torn Somalia. Amey urged President Uhuru Kenyatta and his Somalia counterpart Mohamed Farmajo to initiate talks and have the matter resolved to foster good relations. “If we allow the ICJ to resolve the matter, it would most likely escalate the matter and may even result in war with both countries bound to incur heavy losses,” Amey said. He added, “I can see the hand of foreign influence in this matter because of the rich oil and gas that they want to exploit in the Somali coastline.” Osman said residents were keenly following the matter and hoped that reason will prevail. Source: The-star.co.ke
  22. Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has performed on Tuesday the prayer of Eid al-Fitr at a military base in the capital, Mogadishu. The Eid prayer at Isbahaysiga mosque was attended by the Somali parliament speaker, Mohamed Mursal and other government officials. After the Eid prayer, the speaker congratulated the Somali citizens on the event of Eid al-Fitr and urged to the Almighty Allah to give the country reconciliation, unity, and stability. Somali people across the country are celebrating the Eid al-Fitr holiday after 29 days of fasting. The holiday is celebrated with prayers, small gifts for children and the distribution of meat to the poor. View the full article