-
Content Count
215,357 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka ayaa xiriirka diblumaasiyadeed u goysay dalka Galbeedka Afrika dhaca ee Guinea markii uu hab-maamuus madaxweyne uu ku qaabilay Muuse Biixi Cabdi, hogaamiyaha Somaliland. Somaliland ayaa waxay sheegataa madax banaani tan iyo 1991-dii kadib dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya, illaa iyo haatanse caalamka wuxuu u aqoonsan yahay maamul goboleed hoos-yimaada xukuumadda fadhigeedu yahay Muqdisho. Kadib talaabo noqoneysaa tii diblumaasiyadeed ee ugu adkeyd oo ay xukuumada hadda jirto qaadato, waxaa soo ifbaxey su’aalo horleh oo ay kamid tahay sababta ay go’aan noocan ama u soo dhow uga qaadan weyday dalka Kenya. Nairobi oo xurguf siyaasadeed ay kala dhaxeysa Muqdisho kuna aadan xuduud dhul-badeed ayaa bilooyinkii lasoo dhaafey ku dhaqaaqdey talaabooyin ay kamid tahay in ay aad ugu sii dhawaaneysay maamulka Hargeysa. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ku tilmaamtay Somaliland “dal” taasi oo keentay in xukuumadda Muqdisho in loo yeerto safiirka Kenya kaasi oo lagu wareejiyey warqado cabasho ah. Axmed Ciise Cawad, wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo su’aashan la hordhigay ayaa waxa uu tilmaamay in ay “dulqaad badan” ugu muujinayaa Kenya derisnimadda iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeyay. “Kenya waa ay nooga duwan yahay Guinea, xiriiro badan baa naga dhaweeyay, wax is-dhaafsi badan baa naga dhaxeeyay. Malaha sabbar dheeraad ah ayaan u muujinay, xiriirkeena meeshuu ahaa iyo derisnimada naga dhaxeysa daraadeed,” ayuu Cawad u sheegay BBC-da. Marka laga reebo cilaaqaad guud, ma jirin xiriir dhow oo dhinaca diblumaasiyadda ah oo u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Guinea, taasoo dhalisay su’aal ah “Muqdisho ma waxay xiriirka u jartay dal aanu xiriir kala dhaxeynba?” Intaasi waxaa wehlisa, labada dowladood midkoodna kan kale dhulkiisa kuma lahan wax safaarad ah xitaa ma jiro danjireyaal u qaabilsan arrimaha wadamadooda. Hasa ahaatee wasiir Cawad oo arrintaan ka jawaabay ayaa yiri: “Xiriirka qaabab kala duwan buu leeyahay. Ma jiro wakiilo diblumaasiyadeed ama safaarado balse xiriir baanu lahayn sida wadamo kale oo aanu safaarado ku lahayn ama aysan u joogin [dalka]. Marka, Guinea Midowga Afrika bey ka tirsan tahay, waana dal aanu xiriir la lahayn, waana u dignay oo ka jooga baanu ku dhahney balse waa ay ku dhiiradeen, annagana go’aankan baanu qaadanay”. Ugu dambeyntii, Cawad oo arrinta badda wax laga waydiiyay ayaa cadeeyay in dowladda ay ka dhowr-sugeyso go’aanka Maxkamada Cadaaladda Aduunka, isaga oo dadweynaha ka codsadey in ay xukuumada garab-istaagan. Isha: Garoowe Online
-
Qisada Jacaylka Lamaane Soomaali Ah Ee Nus Qarniga Jirsaday
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Qaran News -
Ethiopia’s regional frictions may worsen this month if the small Sidama ethnic group makes good on its threat to unilaterally declare a new semi-autonomous region in defiance of the federal government. The Sidama make up about 5 percent of Ethiopia’s 105 million people and are the largest of more than half a dozen ethnic groups in the Southern Nations region. Members say they will declare their own region on July 18 unless granted a referendum. Ethiopia already has nine regional states, mainly along ethnic lines, with considerable autonomy which the Sidama also want. Ethiopia’s constitution guarantees all ethnic groups the right to vote on forming a new regional state if their leaders request one. Achieving that status would gain them the right to levy some taxes, choose their official language, run their own security force and pass laws on issues including education and land administration. The Sidama are emboldened by a more open political climate – and a weaker ruling coalition – since reformist Prime Minister Abiy Ahmed took office in April 2018 and eased the iron first of his predecessors. However, that has also brought a surge of long-repressed rivalries between Ethiopia’s 80 plus ethnic groups, forcing 2.4 million people out of their homes and killing hundreds, according to the U.N. and monitoring groups. The Crisis Group, which seeks to help reduce conflicts worldwide, said conceding to the Sidama could encourage other groups to follow suit and cause more chaos. But blocking them could bring mass protests that may turn lethal in Ethiopia’s volatile and violent climate. “All options for managing the Sidama’s statehood demands come with risks,” the group said. The Crisis Group said at least eight more ethnic groups are campaigning for region status. Abiy addressed the Sidama issue on Monday, telling parliament the government had received their referendum request. He urged patience and warned against “unlawful” action. “The government will not bargain away the unity of Ethiopia,” he said. The reforms and the regional muscle-flexing have weakened his ruling coalition, the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front, which faced down years of protests and unrest before appointing him. Sidama activists held a rally on Thursday in Hawassa, the capital of Southern Nations region and the city they want to be their capital. “The people have already decided and we are making a lot of preparations,” said activist Tessema Elias, 33, an assistant professor of law at Hawassa University. “The government simply has to recognize us and if they refuse to, this will lead to a crisis.” CGTN Africa Qaran News
-
Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qoraal uu kaga hadlay mowqifka ay xukumadda Farmaajo ka qaadatay dalka Gini waxa uu u dhignaa sidan “Go’aanka Xukuumadda Federaalka ahi xiriirka ugu goysay Dalka Gini oo aan weligii Soomaaliya xiriir diblomaasiyadeed la yeelan waxaa ka muuqda fudayd iyo qaangaar la’aan diblomaasiyadeed. Dawlado ay ka mid yihiin Itoobiya, Kenya & Jabuuti ayaa habmaamuus iyo soo dhoweyn maqaam sare leh horey ugu qaabilay madaxda Somaliland, xukuumadduna kama falcelin, xiriirna uma jarin. Haddaba go’aanka ay Xukuumadda Federaalka qaadatay waxaa ka muuqata; 1- Marba meel dhac aan lahayn mowqif mid ah oo sugan, maadaama falalkii diblomaasiyadeed ee kuwan la midka ahaa oo horey u dhacay laga aamusay, kana halkii ugu danbeysay looga falceliyey. 2-Go’aanku wuxuu sawir ka bixinayaa fududeyka iyo qaangaar la’aanta diblomaasiyadeed ee hoggaanka sare ee dowladda, sababtoo ah falceliska diblomaasiga ahi wuxuu leeyahay habraac marxaladaysan iyo curfi diblomaasi ah oo la maro. Xiriir jariddu waa tilaabta ugu danbeysa ee ma ahan tan laga bilaabo. 3- Go’aanku wuxuu kala durjinayaa isku soo dhowaanshaha Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna fursad siinayaa inta ku hawlan kala fogeynta labada dhinac iyo in waddada wadahadalka xiranto” . Qaran News
-
Mudooyinkii danbabe laanta afka Somaaliga ee BBC waxa ay warar Iyo ciwaano qaldan ka bixinayeen jamhuuriyada Somaliland, bal u fiirso ciwaankani Iyo warka hoos yaala Aqoonsi raadinta Somaliland ma wuxuu ka riday Guinea oo ay dadkeeda fuqaro yihiin? – BBC News Somali Madaxweynaha Jamhuuriyadda gooni iisu taaggeeda ku dhawaaqday ee Somaliland, Muse Biixi Cabdi, ayaa safar ku jooga dalka Guinea, halkaas oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay. Balse arrintaasi ayaa dhalisay muran hor leh oo ka dhex-dilaacay Soomaaliya iyo Somaliland, kaddib markii ay Soomaaliya xiriirka u jartay dalka Guinea. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo la weydiiyay in dowladdiisa ay horey xiriir ula lahayd Guinea ayaa sheegay in labada dal aysan horey u lahayn matalaad diblumaasiyadeed. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud xiir Faratoon, ayaa sheegay inay halkaas u tageen inay sii wadaan xiriirkooda ay la leeyihiin dalalka dunida. Haddaba Guinea waa dal caynkee ah? Macdanta laga helo Guinea ayaa ka dhigtay mid ka mid ah dalalka ay tahay inay ugu qanisanaadaan qaaradda Afrika, balse dadkeeda ayaa ka mid kuwa ugu faqiirsan galbeedka Afrika. Waxaa dib u dhigay hanti-wadaag muddo dheer lagu dhaqayay, iyo labo sano oo ay militeri ka talinayeen. Balse haatan, inkasta oo sanadkii 2010-kii ay dowlad rayid ah meesha qabsatay, waxay dalka u horseedday iska horimaad hubeysan. Waxaa intaa u sii dheer, in boqollaal kun oo qaxooti ah oo ka soo kala jeeda dalalka Liberia iyo Sierra Leone ay halkaasi ku nool yihiin, oo ay culays dheeri ah ku keeneen dhaqaalaha dalkaasi. Somalia iyo Guinea horey xiriir ma u lahaayeen Soomaaliya iyo Guinea ma lahayn wax xiriir diblumaasiyadeed ah, horeyna uma jirin wax dano ah oo soo kala dhex-galay labada dal, balse waxay labaduba xubin ka wada yihiin Ururka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay. Xaqiiqooyin la xiriira Guinea Magaca: Jamhuuriyadda Guinea Caasimadda: Conakry •Tirada dadka: 10.5 milyan •Masaaxada: 245,857 sq km (94,926 sq miles) •Luqadaha: Faransiis, Susu, Fulani, Mandingo •Diinta: Islaam, Masiixi, Diimaha dhaqanka Xigasho: Qaramada Midoobay iyo Bangiga Adduunka Madaxweynaha Guinea Qaran News
-
Muqdisho (SMN) – Dhagetsyataasheena ku xiran website-ka waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-habeen-05072019.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) ― Siyaasiga Cabdiraxamaan Cabdishakuur Warsame oo si aad ah u naqdiya dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay go’aanka dowlada federaalka Somaliya ay xiriirkii ugu jartay dalka Gini. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in go’aankaasi ay xukuumada Farmaajo qaadatay uu ka muuqday fudeyd iyo biseyl la’aan diblomaasiyadeed. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa arrintaasi kaga hadlay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, isagoona shaaciyey qodobo uu ku sheegay inay ka muuqdeen go’aankaasi, wuxuuna u dhigna qoraalkiisu sidan: “Go’aanka Xukuumadda Federaalka ahi xiriirka ugu goysay Dalka Gini oo aan weligii Soomaaliya xiriir diblomaasiyadeed la yeelan waxaa ka muuqda fudayd iyo qaangaar la’aan diblomaasiyadeed. Dawlado ay ka mid yihiin Itoobiya, Kenya & Jabuuti ayaa habmaamuus iyo soo dhoweyn maqaam sare leh horey ugu qaabilay madaxda Somaliland, xukuumadduna kama falcelin, xiriirna uma jarin. Haddaba go’aanka ay Xukuumadda Federaalka qaadatay waxaa ka muuqata; 1- Marba meel dhac aan lahayn mowqif mid ah oo sugan, maadaama falalkii diblomaasiyadeed ee kuwan la midka ahaa oo horey u dhacay laga aamusay, kana halkii ugu danbeysay looga falceliyey. 2-Go’aanku wuxuu sawir ka bixinayaa fududeyka iyo qaangaar la’aanta diblomaasiyadeed ee hoggaanka sare ee dowladda, sababtoo ah falceliska diblomaasiga ahi wuxuu leeyahay habraac marxaladaysan iyo curfi diblomaasi ah oo la maro. Xiriir jariddu waa tilaabta ugu danbeysa ee ma ahan tan laga bilaabo. 3- Go’aanku wuxuu kala durjinayaa isku soo dhowaanshaha Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna fursad siinayaa inta ku hawlan kala fogeynta labada dhinac iyo in waddada wadahadalka xiranto. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Balanballe (SMN) – Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa maanta gaarey degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiinta oo soo dhaweyn diiran la kulmay ayaa halkaasi waxay u tageen diiwaan-gelinta iyo qarameynta ciidamo, hub iyo gaadiid dagaal lagu wareejiyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Tani ayaa qeyb ka ah dadaalo ay waddo Dowladda Soomaaliya oo ku aadan sidii loo qarameyn lahaa maleyshiyaadka ku hubeysan qaybo kamida Galmudug, isla markaana looga biirin lahaa xoogga dalka. View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta markale la wareegtay hub, gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad ku sugnaa degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo taliyeyaasha ciidamada qalabka sida oo maanta gaaray degmadaasi ayaa si wadajir ah u la wareegay hub fara fara badan, gawaari iyo maleeshiyaadkii isticmaalayay. Ciidamadan ayaa la sheegay in la Qarameyn doono, islamarkaana lagu biirin doono kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ayaa tilmaamay in dhawaan la diiwan gelinayo maleeshiyaadkaasi, ayna heli doonaan tababaro dheeraad ah. Arrintan ayaa qeyb ka ah dadaallo xoogan oo dowladdu ay ku dooneyso in lagu mideeyo Galmudug, laguna heshiishiiyo Beelaha daga gobollada Mudug iyo Galgaduud. Dhawaan ayey aheyd markii Ra”iisul wasaare Khayre uu Kooxda Ahlu-Sunna kala wareegay ciidamo, kuwaas oo si rasmi ah loogu daray kuwa xooga dalka Soomaaliyeed. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Dhuusamareeb Caasimada@live.com
-
Muqdisho (SMN) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa la sheegayaa in uu gudoomiyeyaal cusub u magacaabey degmooyinka Yaqshid iyo Xamar-jajab. Muuse Geesey Jimcaale ayaa laga dhigay gudoomiyaha cusub ee Yaqshid, markii xilkaasi laga qaadey Cabdiwali Cabdullaahi Maxamed. Guhaad Sheekh Xasan ayaa isna loo xushay gudoomiyaha Xamar-jajab ka gedaal markii la eryayIsmaaciil Mukhtaar Cumar [Oranja]. Lama ogga sababta ka dambeysa xilka qaadista balse waxay imaaneysaa xili mudooyinkii dambe ay taagneyd hadalheynta. Muuse Geesey oo da’diisa lagu qiyaasay 70-jir ayaa waxaa uu noqonayaa ninka ugu da’da weyn gudoomiyeyaasha gobolkan. GAROWE ONLINE View the full article
-
Hargeysa (SMN) – Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland ayaa waxay shaaca ka qaadeen in uu dib uga dhashay Maxamed Siyaasad Barre isla markaana kacaankiisa uu dib uga dowladda Soomaaliya. Mas’uuliyiintan ayaa ku sifeeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu yahay “Siyaasad Barre” waxayna dowladiisa ku eedeeyeen in uu xadgudub ku hayo wax ay ku tilmaameen dalkooda. Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xili dowlada ay xiriirka u jartay waddanka Galbeedka Afrika dhaca ee Gani, kaasi oo lagu eedeeyay in uu meel kaga dhacay qaranimada Soomaaliya. Talaabadaasi ayaa waxay timid markii hogaanka dalkaasi uu qaabilay Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha Somaliland, kaasi oo booqasho maalmo qaadaneysa ku jooga caasimadda Jamhuuriyadda Gani. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo Wershadaha xukuumadda FS oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa ka warbixiyey xiriirka Ganacsi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Dalka Shiinaha. Injineer; Cabdullaahi Cali Xasan, Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo Wershadaha, oo ka mid ahaa wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka oo dhowaan booqasho ku tagay Dalka Shiinaha ayaa ka war bixiyay safarkooda iyo ujeeddada ka dambeysay. Mudane; C/llaahi Cali Xasan ayaa sheegay in ay halkaasi kaga qeyb galeen shirka bandhigga Koowaad ee Waddamada Afrika iyo Shiinaha, wuxuuna xusay in halkaasi lagu soo bandhigay wax soo saarka Dalalka Qaaradda iyo Shiinaha, si loo horumariyo fursadaha maalgashiga, is-kaashiga iyo isu dheelli tirka waxyaabaha ay Labada dhinac isu dhoofiyaan. Wasiirka ayaa sheegay in ay la kulmeen, Ra’uul wasaare ku xigenka Dalka Shiinaha iyo xubno ka tirsan Xukuumaddaasi, waxanay kulankaasi Diiradda ku saareen horumarinta dhaqaalaha iyo ganacsiga Labada Dal, iyagoo si wda jir ah u sameeyay guddi dhaqaale. “Labada dhinac waxay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Labada Dal, waxyaabaha Dal walba uu Dalka kale dhaafsan karo, sidii ganacsatada Soomaaliyeed loogu fududeyn lahaa Fiisaha Dalkaasi, sidii ay Safaaradda Shiinaha si dhammeystiran uga howl geli lahayn Muqdisho, si ay ugu sahasho Dal ku galka ay u baahan yihiin ganacsatada Soomaaliyeed, ayuu yiri Wasiir Xasan. Dowladaha ayaa sidoo kale ka wada hadlya sidii badeecadaha Soomaaliyeed loogu heli lahaa Suuq, in Shirkadaha Shiinaha lagu dhiirri geliyo in ay maalgashi ku sameeyaan qeybaha kala duwan ee wax soo saarka Soomaaliya, sida kalluumeysiga, Beeraha, Xoolaha iyo qeyraadka kale ee uu Dalku leeyahay. Wafdiga uu hoggaaminayay Ra’iisul wasaaraha Dalka, isla markaana uu qeyb ka ahaa wasiirka ganacsiga Soomaaliya ayaa intii ay halkaa ku sugnaayeen waxay booqdeen Wershadaha sameeya Gaadiidka iyo qalabka culus ee Tareennada. Bandhiggan oo Labadii Sanaba mar la qabto ayaa daba socday shirkii madasha is-kaashiga Shiinaha iyo Afrika ee 2018-kii lagu qabtay Magaalada Beijing, kulankaas oo uu Soomaaliya xilligaasi uga qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya , Maxamed C/llaahi Farmaajo. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Dhageysteyaasheena ku xiran website-ka waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Duhur-05072019.mp3 View the full article
-
The Federal Government of Somalia (FGS) yesterday launched an exercise to incorporate forces of the Ahlu Sunna Wal Jama’a (ASWJ) group into the Somali Security Forces. Hassan Ali Khaire, the Prime Minister of Somalia, officiated at the launch of the exercise in Dhusamareb, the capital of the Galmudug State of Somalia. Also present were officials from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) regional bloc. The ASWJ militants will be integrated into the security agencies that include the army, police, intelligence service, and custodial corps. The integration, which involves capturing an individuals’ biometrics, supports efforts to build active Somali Security Forces. Prime Minister Khaire called on the integrated ASWJ forces to join in efforts to defend their state and Somalia. “We will not give up on ensuring the achievement of stability in Galmudug,” he added. The ASWJ forces based in Dhusamareb is responsible for kicking the extremist group Al-Shabaab from most parts of the region. In December 2017, ASWJ signed a power-sharing agreement with the state administration. Ambassador Francisco Madeira, the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, described the process as a milestone in reconciliation efforts. He praised Somali leaders for the commitment to peace and cooperation and commended the efforts of the government to reach out to all political forces to reach lasting peace and stability in Galmudug. Ambassador Madeira, who is also the Head of AMISOM, remarked that the integration of ASWJ militants reinforces AMISOM’s mandate. “This initiative is a clear testament that the journey to unity, integration, and reconciliation is in full swing,” remarked Ambassador Madeira, before adding, “We are leaving this place assured that Somalia’s future is bright. Somalia is on the path to overcoming challenges.” Dr. Mohamed Ali Guyo, the IGAD Special Envoy to the Horn of Africa, appealed to all stakeholders in Galmudug State to support initiatives that promote peace, reconciliation and stability. “We look forward to an inclusive process, accommodating all forces that can take the fight to Al-Shabaab and recover the remaining areas,” Dr. Guyo said. Dr. Sheikh Mohamed Shakir Ali Hassan, the leader of Ahlu Sunna, commended the federal government for taking the path to peace, reconciliation and unity. “This initiative will herald a unified Galmudug and Somalia. We are doing this with a clear conscience,” said Sheikh Shakir, who is also Galmudug state’s Chief of Ministers. Present were Abdi Mohamed Sabriye, the Federal Minister of Interior and Federal Affairs, as well as Mohamed Abukar Islow Dualle, Federal Minister of Internal Security as well as lawmakers, military and police chiefs, regional leaders and elders. View the full article
-
Japan International Cooperation Agency (JICA) has selected Tanzania’s Fisheries Education and Training Agency (FETA) to train Somali experts on fish handling, processing and preservation. Source: Hiiraan Online
