-
Content Count
214,420 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
LASANOD (PPM) – In February and March 2020 the city of Lasanod witnessed two assassinations that rocked confidence people have in Somaliland security forces. The first assassination involved an improvised explosive device (IED) attached to the car of the former Chairman of Sool Regional Court. The second assassination cost the life of Abdighani Guhad Hassan, the former regional commander of Somaliland Intelligence Agency in Sool. Assassins in three separate tuktuks ambushed, shot Guhad dead and escaped the scene. No group has so far claimed the assassination. Authorities in Lasnaod arrested suspects belonging to one subclan in Lasanod. Somaliland Government has not succeeded to professionalise security forces in Lasanod. In October 2007 when Somaliland Administration captured Lasanod from Puntland, it had briefly relied on forces loyal to Ahmed Abdi Habsade, the former Puntland Interior Minister who defected to Hargeisa before re-defecting to Puntland in 2014. Deployment of forces loyal to Somaliland from Yagoori reduced reliance on Habsade’s ragtag militias and gradually boosted dependency on forces commanded by Mahad Anbashe. With this organisational change began a political rivalry that pits two constituencies in Lasanod against each other. One constituency feels politically marginalised in its hometown, whereas another constituency’s unconditional loyalty to Somaliland Administration gives it what many locals view as “an unfair advantage” over the rest of the population. COMPROMISED SECURITY FORCES Between 2009 and 2013 unknown gunmen assassinated people working for Somaliland regional government in Lasanod. No one has so far been put on trial for murders that forced Somaliland government to reduce its security and court staff before employing staff locally to make it more diverse. Some locals point a finger at Somaliland’s reliance upon one subclan to which the slain intelligence commander belonged. Guhad sent reports to Hargeisa about alleged “Al-shabaab cells” without liaising with the regional governor, who complained to the Somaliland Government about bias in reports Guhad had filed to Hargeisa. Somaliland Interior Minister Mohamed Kahin doubted the veracity of intelligence reports he had received from Lasanod. “Minister Kahin knows that officers of the intelligence force in Lasanod belong to the same clan as the Foreign Minister’s. He took confidential despatches from Guhad with a pinch of salt and asked late intelligence officer to identify subclan identity of ‘suspects'” says a Lasanod-based member of the regional court staff. Somaliland Government has shelved efforts to make local security forces in Lasnaod more inclusive for fear of alienating General Mahad Anbashe. This fear also affected President Bihi’s response to the agreement his predecessor had signed with a wing of Khatumo “administration” led by Dr Ali Khalif Galaydh in 2017. The security puzzle in Lasanod grows more complicated. Somaliland drags its feet on finding a political solution to a political problem. “This reluctance makes Somaliland government less of an administration but a force hired by opposing groups in Sool” said Farah Dayib, a local businessman. ” What is farcical about the whole saga is the description of the officer as an intelligence commander when what he was supervising can hardly be called a regional intelligence office. The murder of Somaliland security force members will continue as long as the majority of locals views security forces as a lop-sided organisation unjustly empowering militias of one subclan” says South Lasanod resident. The criticism that partial recruitment policy tilts security forces towards one local group is similar to criticisms levelled against Somaliland government nearly two years ago when Ga’an Libah Conference was concluded. Somaliland senior officers, the regional governor and Lasanod Mayor attended the funeral of Guhad. Many locals view the low turn-out for the funeral as an indication that people fear being identified as sympathisers. POLITICAL RIVALS The renewed insecurity is Lasanod results from political antagonism between Somaliland Parliamentary Speaker Bashe Mohamed Farah and Somaliland Minister for Foreign Affairs Yasin Haji Mohamud . Bashe has long believed that the security problem in Lasanod requires a political solution. His line of argument has gained salience after the agreement between Khatumo “administration” and Somaliland Government. President Muse Bihi Abdi spurned calls for a political solution based on bringing together Lasanod stakeholders. His administration sees the security problems as an opportunity to raise funds from the International Community to boost the anti-terrorism budget. Bashe M. Farah: He views Lasanod security forces as militia-based and unprofessional Yasin H. Mohamoud: Will he support “diversifying” and professionalising of security forces in Sool? President Bihi and Minister Kahin were career officers of the Somali Army before joining Somali National Movement. The policy to delay necessary security reforms and political reconciliation for people in Sool damages the credibility of the Somaliland political class. It makes Somaliland Government come across as an entity with a vested in the destabilisation of Sool, a situation that can delay impending parliamentary elections in Somaliland, and become a pretext to extend the presidential term of President Muse Bihi Abdi. © Puntland Post Monthly, 2020 Click here to download a full webzine The post WHO KILLED SOMALILAND INTELLIGENCE COMMANDER IN LASANOD? appeared first on Puntland Post.
-
The UN mission in Somalia has joined Somalis in mourning the loss of Nur Hassan Hussein ‘Nur Adde,’ who contributed many years of service to his country, including PM 2007-2009. The United Nations extends its deepest condolences to his family. Nur Adde, 83, has passed away in London on Wednesday over COVID-19. Somali leaders, including president Farmajo have condoled over the death of the former PM and sent heartfelt condolences to the nation and the people of Somalia. Somalia has confirmed 5 COVID-19 cases since last month, three in Mogadishu and two in Hargeisa city and the country has suspended all international and local flights. View the full article
-
Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu wareejiyay todoba qof oo lagu karantiilay magaalada Garowe sida ay ku dhawaaqeen guddiga ka hortagga faafitaanka caabuqa Coronavirus. Sida ay guddiga sheegeen, shaqsiyaadkaan ayaa kasoo gudbay xadka maamulka Somaliland, sidoo kale saddex qofood ayaa la sheegay in lagu sii heyn doono magaalada Garowe si ay u dhameystaan mudada xilli huuriska. Guddiga waxey sheegeen in maamulka uu hogaamiyo Ahmed Abdi Kariye (Qoor-Qoor) ay ku wareejiyeen maalintii ugu horreysay bishaan toddoba qofood. Wararka laga helayo Garowe waxey sidoo kale cadeynayaan in deegaanada Puntland uusan ka jirin wax kiis ah oo la xiriira Coronavirus, si la mid ah wali ma jirto wax kiis cusub ah oo la diiwaangaliyay. Shacabka Puntland waxaa lagu dhiirigaliyay iney u hogaan-samaan awaamiirta xukuumadda ee lagu doonayo in lagu xakameeyo faafitaanka xanuunkaan adduunyada dhibaatada ku haya. Halkaan ka Akhriso Bayaanka:
-
View the full article
-
Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo has pardoned 148 prisoners on Thursday as the country confirmed the 5th case of Coronavirus since last month. According to the office of the President, Villa Somalia the move is aimed at strengthening efforts to prevent the spread of COVID-19 in the country. Villa Somalia said the head of state reached the decision after seeing the reports from the Office of the Attorney General. President Farmajo also instructed the commander of custodial corps in collaboration with the Ministry of Health to put the safety of substantive health of prison inmates in the country in a bid to prevent health risks. According to Article 90 paragraph 16 of the Somali Federal Republic Constitution, the President is granted the power to pardon prisoners upon consultation with the top judicial office. View the full article
-
Tirada caabuqa Corona ugu dhimatay dalka mareykanka ayaa imika aad sare ugu sii kacday. Tirada ayaa iminka ka sare martay 5,000, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins, Mar sii horeysay ayay jaamacadu sheegtay in 24 saac ee ugu dambeysay ay caabuqa Corona Mareykanka ugu dhinteen 884 qof. Dadkii ugu dambeeyay ee caabuqan u dhintay ayaa waxaa ka mid ahaa cunug jira 6 toddobaad. In ka badan 216,000 ayaa guud ahaan Mareykanka soo ritay cudurka, waana tiradii ugu badnayd ee dal laga soo sheego. Tirada maalinkii uu soo rito Corona dalka Mareykanka ayaa gaartay 25,000. Saraakiisha caafimaadak Mareykanka ayaa waxay saadaalinayaan in 240,000 oo qof ay cudurkan u dhiman karto. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa maanta Xerada Xorgoble Qardho wuxuu tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland. Madaxweyne ku xigeenka waxaa munaasabadda ku weheliyay Wasiirka Amniga Cabdisamad Maxamed Gallan Taliyaha ciidanka Daraawiishta Gen Yaasiin Cumar Dheere iyo xubno ka tirsan guddiga dib u habaynta ciidamada difaaca Puntland. Sidoo kale waxaa munaasabadda goob-joog ahaa maamulka gobolka Karkaar kan degmada Qardho iyo saraakiisha kala duwan ee ciidamada gobolkaasi Karkaar. Hoos ka daawo muuqaal dhammaystiran PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Daraawiishta Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Somalia’s northeastern Puntland state has deployed hundreds of forces to the major towns to enforce a new dusk-to-dawn curfew imposed to curb the spread of the COVID-19. Police restricted people’s movement, saying the move is intended to prevent the spread of the coronavirus in the regional state as the country records the 5th case of the disease. The curfew would last two weeks, according to the officials. The Somali government has suspended all local and international flights as part of the COVID-19 prevention measures with schools and universities closes to an indefinite date. View the full article
-
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa halkaasi kulan kula qaatay laba kamid ah isimada waaweyn ee Puntland. Madaxweyne ku xigeenka oo ay weheliyaan siyaasiyiin, wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland iyo maamulka gobolka Karkaar, ayaa kulan la qaatay boqor Burhaan boqor Muuse iyo Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin oo kamid ah isimada Soomaaliyeed, gaar ahaanna Puntland. Mudane Axmed Karaash oo maanta socdaal ku tegay magaalada Qardho ayaa sidoo kale Xerada Xorgoble Qardho, wuxuu tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo halkaas tababar uga socday lixdii bilood ee la soo dhaafay. PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Qardho kula kulmay Boqor Burhaan iyo Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin appeared first on Puntland Post.
-
(Diinsoor – Caasimadda Online) Wararka ka imaanaya dagmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Koofur Galbeed ay u goosteen Al-Shabaab kadib markii ay laayeen dad shacab ah. Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in dadka shacabka ah ee la laayahay ay ku sugnaayeen goob maqaaxi ah oo ku taala Diinsoor. “Dadka la laayay waxey tiradooda gaareysaa 14-qofood, waxaana ku jira laba ka tirsan ciidamada Federaalka, sidoo kalana dhaawac saddex ah ayaa jira” ayuu yiri qof goob jooge oo ah ehelkiisa ay qeyb ka noqdeen dadka geeriyooday. Sida la fahamsan yahay ciidamada falkaan geystay waxey ilaalo u yahiin mid ka mid ah masuuliyiinta dagmada Diinsoor, waxaana jira khilaaf siyaasadeed oo maalmahaan jiray. Waxey dadka deegaanka ogyahiin in khilaaf xoogan uu ka dhaxeeyo gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka dagmada, balse midkoodna kama hadlin arinta dhacday iyo sababta ay ku timid. Wariye madax banaan oo ku sugan Diinsoor ayaa sheegay in ciidamada ay wali isku hor fadhiyaan magaalada, xaaladdana ay tahay mid kacsan, wuxuuna sidoo kale qiray in Gudoomiyaha dagmada uu hoosta ka galay ciidamada Itoobiya. Wali waxaa Diinsoor laga dareemayaa hub aruursi, waxaana la dareensan yahay dhinacyada isku haya siyaasadda ay wali xal u arkaan in gacmaha la iskula tago. Madaxda Maamulka Koofur Galbeed ayaan ilaa iyo hadda wax war ah kasoo saarin dhibaatada loo geystay dadka shacabka ah iyo dirirta la sheegay iney u dhaxeyso labadaas masuul.
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cafis u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada. Qoraalka Villa Somalia ayaa lagu sheegay in tallaabadan lagu xoojinayo dadaallada ku aaddan ka hortagga faafidda cudurka Coronavirus. “Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan xaaladda maxaabiista dalka oo uu u soo gudbiyey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Abuukaate Suleymaan Maxamed Maxamuud,” ayaa lagu yiri qoraalka Villa Somalia. War-saxaafadeedka madaxtooyada ayaa waxaa kale oo lagu sheegay in la xaqiijiyey in maxaabiista la cafiyey aysan ahayn kuwo ku xukunnaa dambiyo culus. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo coronavirus dartiis u cafiyay 148 maxbuus appeared first on Puntland Post.
-
Somalia’s Himilo Qaran Party, led by former President Sharif Sheikh Ahmed, has accused the police of opening fire on soldiers guarding the residence of the former leader in the capital, Mogadishu. An official of the party, Abdinasir Mohamed Sheikh Nur, said that the soldiers at the first checkpoint guarding the former president’s residence observed restraint and did not return fire. The Federal Government of Somalia recently denied reports that its forces were planning to attack President Sharif’s residence in Mogadishu, after reports emerged of troop movement near the residence of the former leader. Sheikh Sharif, who also leads the opposition Forum for National Parties, has been a fierce critic of the current government of President Mohamed Abdullahi Farmajo. View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ayna joojineyn duulimaadyada ay diyaarada Ethiopian Airlines oo ku timaado madaarka magaalada Hargeysa, xilli Somaliland laga helay laba Kiis oo la xidhiidha Coronavirus. Somailand ayaa weli ku adkeysaneysa in ayna joojin duulimaadyada diyaaradaasi oo tagta waddamo uu cudurkaasi faro ba’an ku hayo, iyadoona la aaminsan-yahay in gudaha Somaliland ay iyadu horseeday in laga helo Kiisas la xidhiidha fayruska Corona, Halkan hoose ka DAAWO Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan xaaladda maxaabiista dalka oo uu u soo gudbiyey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Taliska Asluubta Soomaaliyeed oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka in ay dadaal mug weyn geliyaan badqabka caafimaad ee maxaabiista ku jira xabsiyada dalka, si looga hortago halista caafimaad oo ay u nugul yihiin. Si waafaqsan Qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Madaxweynuhu xukumaneyaashan u fidiyey Cafis Madaxweyne, iyada oo la xaqiijiyey in dhammaantood aysan u xukunneyn falal danbiyo culus. Cafiskan oo aan saamayn ku yeelan doonin xuquuqda madaniga ah waxaa fulin doona Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyada oo la raacayo awaamiirta ku xusan xeerkeen.
-
Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan xaaladda maxaabiista dalka oo uu u soo gudbiyey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Taliska Asluubta Soomaaliyeed oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka in ay dadaal mug weyn geliyaan badqabka caafimaad ee maxaabiista ku jira xabsiyada dalka, si looga hortago halista caafimaad oo ay u nugul yihiin. Si waafaqsan Qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Madaxweynuhu xukumaneyaashan u fidiyey Cafis Madaxweyne, iyada oo la xaqiijiyey in dhammaantood aysan u xukunneyn falal danbiyo culus. Cafiskan oo aan saamayn ku yeelan doonin xuquuqda madaniga ah waxaa fulin doona Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyada oo la raacayo awaamiirta ku xusan xeerkan. View the full article
-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan xaaladda maxaabiista dalka oo uu u soo gudbiyey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Taliska Asluubta Soomaaliyeed oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka in ay dadaal mug weyn geliyaan badqabka caafimaad ee maxaabiista ku jira xabsiyada dalka, si looga hortago halista caafimaad oo ay u nugul yihiin. Si waafaqsan Qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Madaxweynuhu xukumaneyaashan u fidiyey Cafis Madaxweyne, iyada oo la xaqiijiyey in dhammaantood aysan u xukunneyn falal danbiyo culus. Cafiskan oo aan saamayn ku yeelan doonin xuquuqda madaniga ah waxaa fulin doona Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyada oo la raacayo awaamiirta ku xusan xeerkan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Kismaayo (Caasimadda Online) – Dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo oo maalmihii dhowaa ka socday duleedka magaalada Kismaayo, ayaa lagu soo warramayaa inuu sii xoogeystay islamarkaana ay dad badan ku dhinteen, saakayna uu halkaasi ka socdo Sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen Caasimadda Online, dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa Galbeedka Kismaayo, waxaana la isku adeegsanayaa hubka fudud iyo kuwa culus. In ka badan 50 qof ayaa lagu waramay in ay ku geeriyootay colaad muddo isbuuc ah ka oogan duleedka galbeed ee caasimada ku meelgaarka maamulka Jubaland ee Kismaayo. Dadkaan dhintay ayaa waxaa la sheegay isugu jiraan dad shacab ah iyo dhinacyadda dagaalamay oo maleeyshiyo beeleed. Wararka ayaa intaas waxay ku darayaan in colaada oo wali taagan ay salka ku hayso dhul daaqsimeed iyo aanooyin la xiriira qabiil. Tobanaan kale oo dhaawacyo ay kasoo gaareen isku dhacyadda ayaa la tilmaamay in la dhigay Isbitaalka guud ee Kismaayo. Colaada ayaa waxaa lasoo warinayaa in ay saaka mar kale qaraxdey, isla markaana dhinacyadda ay wadaan hub-uruursi xoogan. Maamulka Jubaland ayaa sheegay inay dhawaan ciidamo u dirayaan deegaanada dagaalka uu ka socdo, balse weli kuma guuleysan inay joojiyaan dagaalka.
-
Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Laamaha Amniga oo Gacanta ku dhigey Nin xaaskiisa diley Bandow ka dhaqan galay Guud ahaan deegaannada Puntland Madaxweyne Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Mudane Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo ku geeriyooday magaalada London Madaxweynihii hore ee dalka Md. Shariif Sh.Axmed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid AUN Ra’iisul wasaare Nuur Cadde. Ra’iisul Wasaare Khayre oo sheegay ilaa amar danbe in lahakin doono waxbarashada iyo kulamada dad weynaha Taliska Ciidanka Xooga Dalka Ayaa Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Laba Sargaal Oo Ka Tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/saakay-iyo-goobjoog-02-04-2020.mp3 Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Bashiir Beerdaro Iyo Muno Maxamed Nuur Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Ciidamada booliska magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen maandooriyayaal ay sheegeen in dad kala duwan ay ku isticmaalayeen gudaha magaaladaasi. Taliska booliska Cadaado ayaa waxa ay ka dhawaajiyeen maandooriyayaashaan oo isugu jiray Khamri, Xashiish iyo tubaakada loo yaqaan Taabuda in isla maanta ay meel fagaara ah ku gubi doonaan sida uu sheegay taliyaha booliska magaaladaasi Cali Maxamed Xasan. Howlgallo kala duwan ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay ciidamada booliska ka wadeen xaafadaha ay ka koobantahay degmada Cadaado, waxaana la sheegay in lagu raad joogo dad si joogta ah magaaladaasi u soo galiya waxyaabaha maanka dooriya. Magaalooyinka qaar ee dalka ayaa waxaa si aad ah loo soo galiyaa waxyaabaha maanka dooriya taas oo aan u wanaagsanayn caafimaadka bulshada Soomaaliyeed iyada oo dowladdana aysan ku baraarugsanayn in dalka laga mamnuuco maandooriyayaashaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
(SLT-Nairobi)-Tirada dadka uu soo ritay cudurka Coronaviras ee dalka Kenya ayaa gaadhay 81 qof iyadoo 22 qof laga helay cudurka Arbacadii shalay, Hase yeeshee dowlada Kenya ayaa sheegeysa in xaaladda bukaanada ayna halis ahayn marka laga reebo hal qof oo xaaladiisu ayna wanaagsanayn. Wasiirka caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay in dadka ugu dambeeyay ee laga helay cudurka ay 13 yihiin rag halka sagaalna ay haween yihiin. Mr Kagwe ayaa intaa ku daray in bukaanada cusub ee laga helay cudurka ay 18 yihiin Kenyan,Labo Pakistan ah iyo laba u dhashay dalka Cameroon. Source
-
Xaalada Mareykanka ee cudurka Covid 19 ayaa sii xumaanaya, islamarkaasna abuuray tuhun kala dhexgala madaxda dowlada dhexe, tan gobollada iyo dowladaha hoose. Xaalada guud ee la dagaalanka Covid 19 waxba iskama badelin, halka saameyntiisu ay noqotey mid faraha ka siibaxayso, walwalka shacabkuna uu sii kordhaayo. 831 ruux ayaa shaley u geeriyoodey cudurkan, halka tirada dhimashada guud ee Maraykanka uu sii cagacagaynayo 4,085. Deegaanada ay Soomaalidu ku badan tahay waxaa ka soo kordhey tirooyin horleh. Gobolka Minnesota waxaa laga helay 629 qof, dhimashada waa 12 Gobolka Ohio 2210, dhimashada waa 55 Gobolka Washington dadka laga helay waxay gaarayaan 5482 waxana u geeriyootay 232 ruux. Dhanka dhaqaalaha, suuqyada ganacsiga ee Mareykanka ayaa dhurbaaxo weyn kala kulmey cudurkan. dhaqaalyahanada ayaa odorosaya in aysan sookabashada qasaaraha suuqyada ganacsiga ee ka dhashey Covid 19 aan mardhow laga kaban doonin, Tusaale ahaan Suuqa Down Jones ayaa wajahay dhaqdhaqaaqiisi ugu hooseeyey ee abid uu la kulmi rubuca ugu horeeyo ee sanadka oo hada soo xirmey. Madaxda dowladaha hoose iyo gobollada oo dhaliilayo habdhaqanka dowlada dhexe ayaa sii kordhaya. Haweenayda gudoomiyaha ka ah Chicago ee gobolka Illinois oo ah magaalada sadexaad ee uguweyn Mareykanka, ayaa tiri, “waxaan shaki ka qabaa kaydka dowlada dhexe ee agabka ay ugu talagashey masiibooyink”. Lori Lightfoot oo hadlkeeda sii wadata ayaa tiri, “majiro muumul wax ka dalbadey dowlada dhexe oo jawaab waafi ah ka helay”. Dhanka kale, gudoomiyaha gobolka New York Andrew Cuomo oo kol hore go’aansadey in ay iyagu qabtaan waxyaabo badan oo dowlada dhexe laga rabey, ka dib marki ay ka waayeen heerki ay ka rabeen, ayaa hab dhaqanka madaxweyne Donald Trump ku sheegay mid aan kii Mareykanka ahayn. Dhaqaatiirta iyo howlwadeenada caafimaadka ee Mareykanka ayaa dadweynaha la wadaagaya, in qasaaraha nafeed ee kadhalanayo Covid 19 uu aad u badnaan doono, ka hor inta aan la xakameyn. Waxaa diyaariyay: Deeq Darajo Minnesota
-
Muqdisho (SMN) – Xafiiska howlgalka kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qoraal kooban oo kasoo baxay waxaa looga hadlay geerida allaha u naxariistee ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo ku geeriyooday cariga Ingiriiska. Qoraalka kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa looga tacsiyadeeyay geerida allaha u naxariistee ra’iisal wasaarihii hore ee Somaaliya marxuum Nuur Cade. Sidoo kale, Qaramada Midoobay ayaa qoraalka ay soo saarteen umadda Soomaaliyeed,dowladda federaalka iyo eheladii uu ka baxay uga tacsiyadeysay geerida allaha u naxariistee marxuum Nuur Cade oo dhawaanahan ku xanuunsanaa magaalada London ee caasimada UK. Si kastaba ha ahaatee, ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa xilka ra’iisal wasaarenimo ee dalka hayay inta ii u dhexeysay 2007-2008,waxaana ra’iisal wasaare u magacabay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo hogaaminayay dowladii ku meel gaarka aheyd. Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka allaha u naxariistee marxuum Nuur Cade wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1938-dii,waxaana shalay isagoo 82 jir ah uu ku geeriyooday magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. View the full article
-
Kismaayo (SMN) – Dagaal u dhaxeeya maleeyshiyo beeleed ayaa lagu waramay in uu saaka dib uga qarxay duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo. Degaanada ay dib uga bilowdeen dagaalada ayaa lagu kala sheegay Jiiroole, Fuuma iyo Kooyaamo, kuwaas oo qiyaastii 30 KM u jira Kismaayo. Qof kamid ah dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamada Jubaland ay ka qeybgaleen dagaalada ka socda duleedka galbeed ee xarunta Jubada Hoose. Ma cadda khasaaraha guud ee ka dhashay dagaalada, oo muddo sanado ah socda isla markaana salka ku haya dhul daaqsimeed iyo aanooyin qabiil. Ma jiro wax war ah oo ku saabsan dagaal beeleedka oo kasoo baxay dhanka maamulka Axmed Madoobe, kaas oo ku guuldareystay xalinta colaadda. Isku dhacyada beelaha ayaa bilooyinkii lasoo dhaafay waxay ka jirtay degaanada ka tirsan Jubaland, iyaddoo mas’uuliyiin ku baxay ay ku fashilmeen qaboojinta. View the full article
-
Popular Contributors
