-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Islamic finance, established in the 1960s, has gained global traction due to its universal ethical principles. Even in the United States, it has been widely embraced, thanks to favorable environments and political backing. The country, known for financial innovation and economic prowess, has seen a surge in Islamic finance, rooted in ethical principles and Sharia compliance. This alternative financial system has piqued the interest of both Muslim and non-Muslim communities across the nation. Of particular appeal are Sukuk (Islamic bonds), which can be utilized by American entities and the US government to raise funds for various business, social, and educational initiatives. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — Italy has pointed the finger at bureaucratic red tape for its abrupt halt in issuing visas to Somali nationals—a move that left many puzzled. Ambassador Pier Mario Daccò Coppi, in a rare candid statement, dismissed rumours of political maneuvering, attributing the freeze to administrative snags in the visa processing system. Source: Hiiraan Online
-
Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa diidday codsi ay qareennada madaxweyne ku xigeenka Kenya ku doonayeen in golaha senate-ka laga joojiyo ka doodista mooshinka xil ka qaadistiisa. Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ayaa Todobaadkii hore ansixiyay mooshin xilka looga xayuubinayo madaxweyne ku xigeenka Kenya Rigathi Gachagua kadib eedeymo loo jeediyay. Mooshinka xil ka qaadista madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gachagua ayaa waxaa baarlamaanka ku ansixiyay 281-44 cod waxaana loo gudbiyay aqalka senate-ka kaasoo bilaabanaya maantaba. Gachagua ayaa wajahaya xil ka qaadis ka dhan ah musuq maasuq iyo wax is daba marin kale oo ay ku jiraan eedeymaha loo soo jeediyay ee ah inuu taageeray mudaaharaadyadii dowladda looga soo horjeeday bishii June. PUNTLAND POST The post Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo marxalad adag galay appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (HOL) — Ethiopia is hosting its first-ever African Defense Ministers' Conference in Addis Ababa, a three-day event that comes at a pivitoal moment for the region. The conference, which opened on Tuesday at the Adwa Victory Memorial Museum, is themed "Africa: United in Peace, Strong in Security." The event, organized by Ethiopia's Ministry of Defense, has drawn defence leaders from across the continent to discuss terrorism, cybersecurity, and regional instability. Source: Hiiraan Online
-
Qaar kamida ganacsatada iyo dadweynaha ku nool magaalada Qardho ee gobolka bari, dhanka Puntland u ah caasimadda gobolka karkaar ayaa sheegaya in kooxa ciyaal weero ah oo abaabulani ay halkaas ka dilaaceen. Ganacsatada magaalada ayaa Warbaahinta u sheegay in goobahooda ganacsigu ay ay wajahayaan weeraro joogto ah oo uga imaanaya kooxo ciyaal weero ah oo mindiyo ku hubaysan, waxayna baaq u direen laamaha nabad-gelyada Puntland. Kooxahan ciyaal weerada ah ayaa la sheegay inay xaafad xaafad isku beegsanayaan, islamarkaana ay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo goobaha gabacsigaba si aan kala sooc lahayn weerarro u dhibaataynayaan. Hannaan burcadnimeedka ciyaal wareerada ayaa sanadihii 2022 iyo 2023 ka dilaacay magaalada Muqdisho, balse waxaa haatan muuqanaysa inuu ku baahayo gobollada dalka. Source: goobjoog.com
-
Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay dal ku galkii ama visihii la siin jiray dadka wata Baasaboorka Soomaaliya ee u socdaalaya talyaaniga. Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya danjire Peir Mario Docco Coppi oo la hadlay Warbaanhinta gudaha dalkaas ayaa sheegay inay hakiyeen dal ku galkii ay siin jireen dadka ku safraya Baasaboorka Soomaaliya . Danjiraha ayaa sheegay intaa ku daray in hakintani ay la xariirto arrimo farsamo, balse aanay wax siyaasad ah shaqa ku lahayn, asagoo xusay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda Talyaanigu ay go’ankaas qaadatay. Tillaabadan ayaa saameyn taban ku yeelan doonta Soomaali badan oo dalkaas siyaabo kala duwan u tagi jirey, balse waxaa la naawilayaa in hakintaasi ay noqan doonto mid muddo kooban ah sida uu sheegay Danjiruhu. Source: goobjoog.com
-
Mogadishu (HOL) — Somali government forces, led by the 14th October Battalion, launched a major offensive Tuesday morning, targeting 15 villages between Shalaanbood and Janaale in the Lower Shabelle region. The operation successfully dismantled Al-Shabaab hideouts, military officials confirmed. Source: Hiiraan Online
-
Turkey's research ship, Oruc Reis, escorted by Turkish warships, set sail this month from Istanbul to Somalia to search for what are widely believed to be vast energy reserves. This deployment is part of an energy and security agreement between Turkey and Somalia, in what analysts say is an accelerating relationship. Source: Hiiraan Online
-
Degmada Tana River, oo ka mid ah deegaanada ku yaalla xuduudda u dhexeysa Garissa iyo gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, waxaa ka dhacay isku dhacyo hubaysan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalladan waxaa ka qaybgalay labo beelood oo isku khilaafay arrimo la xiriira dhul daaqsimeed iyo helitaanka kheyraadka sida biyaha, taasoo qayb ka ah isku dhacyada soo noqnoqda ee ka jira gobolkaasi. Iska hor-imaadkan ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 18 qof, iyadoo la sheegay inay jiraan dhaawacyo badan iyo dad barakacay. Xaaladda ayaa cabsi gelisay bulshooyinka ku nool xadka Tana River iyo Garissa, oo hore ugu soo jiray dagaallo beeleedyo salka ku haya dhul iyo xoolo-dhaqato, gaar ahaan xilliyada abaarta oo sii xumeeya isfahan la’aanta dhinacyada. Ururrada bulshada rayidka ah ee Waqooyi Bari Kenya ayaa ku baaqay in nabad la adkeeyo oo labada beel ay xal nabadeed ka gaaraan khilaafaadka jira. Waxay carrabka ku dhufteen muhiimadda ay leedahay wadahadal iyo dib-u-heshiisiin, si looga hortago in colaadaha sii fidaan oo ay saameeyaan deegaanada kale ee gobolka. Waxaa sidoo kale baaq loo diray mas’uuliyiinta dowladda si ay ugu dadaalaan sidii amniga loo xaqiijin lahaa, islamarkaana loo caawin lahaa dadka ka barakacay guryahooda, kuwaas oo hadda wajahaya xaalado adag. Arrimahan ayaa kusoo beegmaya iyadoo gobollada Waqooyi Bari ay weli la daalaa-dhacayso saameynta abaarta iyo nuglaanshaha kheyraadka dabiiciga ah. Source: goobjoog.com
-
Qaran News
-
Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigey dhismaha xaafado casri ah
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka, taasi oo ay magaalada Muqdisho ka hirgalinayaan ganacsato Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in hirgalinta mashruucani uu tusaale u yahay soo kabashada dalka, isla markaana uu weji cusub u yeelayo dowladnimada Soomaaliyeed, isaga oo faray dhammaan hay’adaha dowladda in ay ku garab istaagaan ganacsatada Soomaaliyeed sidii uu u guuleysan lahaa mashruucani. “Dhismaha xaafaddan waa billowga Soomaaliyada cusub ee dib u qaabaysa dowladnimadeeda, isla markaana la tartamaysa adduunyada. Ganacsatada Soomaaliyeed ha aaminaan dalkooda, hana garab istaagaan dowladda iyaga oo bixinaya canshuuraha ku waajibay, si aan uga soo kabano dhibaatooyinkii na gaaray.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u mahadceliyay ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidooda ku aaminay dalka, kuwaasi oo ka qayb qaadanaya maalgashiga mashaariicda waxtarka badan u leh bulshada Soomaaliyeed, waxa uuna ku booriyay in ay xoogga saaraan garab istaagga dowladnimada Soomaaliyeed, si loo gaaro isku filnaansho qaran. Source: goobjoog.com -
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weheliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kulanka dib-u-habeynta Siyaasadda ku jaan go’an Mushaaraadka iyo Darajooyinka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray sidii la is waafajin lahaa hannaanka mushaarka shaqaalaha Dowladda iyada oo lagu qiimaynayo heerka darajada aqooneed ee qofka shaqaalaha ah. Guddiga shirkaan oo laba heer ka kooban (Heer Farsamo iyo Heer Siyaasadeed) ayaa la filayaa in ay soo saaraan siyaasad loo dhan yahay oo lagu saleyn doono hannaan ka guud ee darajada aqooneed ee mushaaraadka shaqaalaha Dowladda Soomaaliya. Kulankan waxaa ka soo qeyb galay Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimiha Bulshada, Xafiiska Ra’isul Waaaaraha, Guddiga Shaqaalaha Rayidka iyo xubno matalayay Bangiga Adduunka iyo IMF. Source: goobjoog.com
-
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa howgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Kestitis Lancinskas. Labada masuul ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqaynta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, ka hortagga qataraha argagixisada iyo kordhinta taageerada midowga Yurub ee Ciidanka Booliiska. Midowga Yurub ayaa Soomaaliya saameyn weyn ku leh, asagoo ka taageera dhinacyada nabad-gelyada, dowlad-dhiska hormarinta dhaqaalaha, iyo arrimaha bulshada. Source: goobjoog.com
