-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Berlin (Caasimada Online) – Hay’adda sirdoonka Israel ayaa lagu warrama in ay ka dambeysay go’aankii dhowaan Dowladda Germany ay liiska madow ugu dartay dhaq-dhaqaqa iska caabinta Lubnaan ee Xizbullah. Xukuumadda Berlin ayaa khamiistii Xisbullah ku shaabadeysay “urur argagixiso,” waxaa ay mamnuucday dhammaan dhaq-dhaqaaqyada ururka ee wadankan ku yaala Europe, waxayna Dowladdu amartay in la weeraro goobaha booliisku sheegaan in ay xiriir la leeyihiin dhaq-dhaqaaqa. Taleefishinka Channel 12 ee Israel oo soo xiganaya saraakiil aan la magacaabin oo Israel u dhashay ayaa baahiyay Sabtigii in Mossad ay Germany siisay akhbaar ku saabsan dhaq-dhaqaqa Xisbullah ee dhulkeeda. Telefeshinku waxaa uu sheegay, in hey’adda sirdoonka ay qaaday howlgallo bilo qaatay, si ay u qiimeyso howlaha dhaq-dhaqaaqa Xisbullaha ee Germany, waxayna Dowladda Germany iyo hey’adaha sharciga la wadaagtay natiijadeedii. “Talaabadu waa najiitada shaqo bilo qaadatay ee dhammaan qaybaha Germany. Madaxda hey’adda waxaa laga doonayay in ay soo jeediyaan caddeyn iyo sharciyad la xiriirineysa ururka howlo argagixiso, waana midda aan sameynay,” ayuu yiri sarkaal hadlay. Sida uu sarkalku sheegay, madaxa hey’adda sirdoonka ee Germany Bruno Kahl waa saaxiib aad ugu dhow hey’adda sirdoonka Mossad. Xukuumaddda Berlin waxaa ay muddo dheer taageere u ahayd Yahuudda, iyadoo siineysay balaayiin dollar taas oo u ogolaatay Israel in ay qabsato Falastiin, sababtoo ah waa magdhowga xasuuqii Nazigii Jarmalka uu u gaystay Yahuudda.
-
Warar ka duwan ayaa ka soo baxayo diyaarad galinkii dambe ee maanta ku dhacday meel u dhow garoonka diyaaradaha degmada Bardaale ee gobolka Baay , ka dib markii ay ka soo duushay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Diyaaradda ayaa waxaa lahaa shirakadda Diyaaradaha ee African Express waxaana qaaday shixnado daawo iyo qalabka laga xirto Kaneecada waxaana warar kala duwan ay ka soo baxayaan sababihii keenay in ay soo dhacdo . Diyaaradda ayaa markii ay soo dhacaysay waxaa la socday shaqaale isugu jiray kuwo Soomaali ah iyo Ajaanib waxaana wararku ay intaas ku dayaan in shilka diyaaradda ay ku geeriyoodeen dhammaaan dadkii saarnaa oo ahaa lix ruux oo shaqaale ah labo ka mid ah ay Soomaali ahaayeen halka afarta ruux kale ahaayeen shaqaale Ajaanib ah. Wasiirka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi oo la hadlay VOA ayaa sheegay in diyaaradda ay la socdeen 6 ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen Soomaali gabi’aanba ay geeriyoodeen hadda ay wadaan baaritaanno ku aadan sababaihii ka dambaysay in ay soo dhacdo diyaaradda wixii faahfaahina ay dib ka soo sheegayaan lana wadaagi doonaan warbaahinta natiijada baaritaanka. Majiro wax war ah oo ka soo baxay shirkadda diyaaradaha African Express iyo maamulka Koonfur Galbeed oo ku aadan sababta keentay in diyaaradda ay soo dhacdo iyo sidoo kale weli kama aysan hadlin wasaaradda gaadiidka duulista hawada dowladda federaalka Soomaalia. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Qaabkii toogashada – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
“Dad reer miyi ah oo laga soo qabqabtay miyiga ayaa la keenay Hargeysa si loogu toogto. Dadkaas masaakiinta ahaa waxa lagu qasbay inay gashadaan dhar ay dawladdu u bixisay “Dirayska SNM”, waxaana la safay tiyaatarka iyada oo isla halkaas uu ka dhacay gaardiskii ciidanku. Saraakiishii bandhigga qabanaysay waxay yimaaddeen guriyihii dadka, waxaanay nagu amreen in aanu tagno “bedka” oo ahayd halka ay toogashadu ka dhacayso. Waxay ahayd qof waliba inuu ka soo qayb-galo, tukaankii la arko isaga oo furan xoog ayaa lagu xidhayay. Haddii aad doonayso in aanad tegin, waa in aad iska laaluushtaa tabeelaha, si aanu kuu sheegin. Tabeelluhu wuxuu ahaa nin ay dawladdu u xil saartay inuu ka war hayo oo uu la socdo dhaqdhaqaaqa toban kasta oo guri, cidda u soo hoyata, cidda soo martida iwm. Ninkaas ayaa la odhan jiray Tabeelle, wuxuuna la shaqayn jiray sirdoonkii Afweyne. Qof kasta oo gurigaaga soo martiya, hooyadaana ha noqoto e waxa aad u soo sheegaysay Tabeelaha, haddii ay dhacdo inaad weydo ninkaas tabeelaha ah, qofkaasi hooyadaana ha noqdo e gurigaaga ma aad keeni karayn, habeenkaasna dibadda ayuu u hoyanayay! Nidaamka Tabeellaha waxa lagu dhaqi jiray uun Woqooyiga oo qudha, Koonfur kama uu jirin. Runtii, wuxuu ahaa nidaam gumeysi oo toban goor ka foolxumaa kii Ingiriiska. Aan ku noqdo toogashadii e, baabuurta basaska ayaa dadka soo guraysay oo geynaysay halka toogashadu ka dhacayso, lacagta baskana waxa iska bixinaya isla qofka, iyada oo xiitaa aanu qofna doonayn inuu toogashadaas ka qayb-galo. Toogashadu inta badan waxay dhici jirtay isla maalinta qofka la soo xidho ama ugu badnaan maalin ka dib xidhitaanka, waxaana inta badan xukumi jirtay Maxkamadda Ciidanka. Dabcan, dad rayid ah ayaa la saari jiray maxkamad ciidan. (HRW, bogga 45aad) Macne ma ay lahayn inuu qofku dambi leeyahay iyo in aanu lahayn, hal-hayska maxkamaddu wuxuu noqday “ama qab, ama ha qabin, ama waa lagu qabadsiin”. Macnaheegu ay tahay xiitaa haddii qofka dambi lagu waayo, in dambi loo samaynayo, illaa iyo ay isku macne noqdeen labada eray ee “toogasho” iyo “maxkamad” (Ibid) Intii ay socotay gaardiskii ciidanka iyo toogashadiiba, waxaa na looga digay in aanu kaantaroolno innamdayada haddii kale ay cawaaqib la kulmi doonaan (yacnii waa in aanay rabshad samayn wiilasha lagu qasbay inay daawashada ka soo qayb-galaan). Basaasiin ayaa daawanaysay dadka wajiyadooda si ay u akhristaan dareenkooga, qof kasta oo laga arko calaamado muujinaya inuu u murugooday dadkaas la tooganayana wuxuu la kulmayay dhibaato. Dadka aan sacabbin, ama aan muujin inay ku faraxsan yihiin dilkaasna iyaga qudhooda ayaa eedaysnaa, waana la ciqaabayay”, ayay tidhi Sahra Axmed Carte oo ay Humar Rights Watch ku waraysatay Landhan, 17 June 1989-kii. Maxamed Cali Cabdillaahi ayaa isaguna sheegay in kol kasta oo ay SNM jabiso ciidanka dawladda ay dili jireen reer miyi meelahaas jooga. Ka dib ay soo qaadi jireen maydkooga oo ay magaalooyinka ku dhex daadin jireen iyaga oo dadka ku odhan jirnay waxaanu dilnay Itoobiyaan e, kaalaya oo soo eega”. Maalintaas, si la mid ah kumanaan maalmood oo kaleba, waxa dhiiggooga la qubay dad aan waxba galabsan. Xiitaa kuwa la tooganayay illaa iyo kolkii qoriga lagu tooganayo ay caaradiisu ku fiiqnayd, kama ay jawaabi karayn sababta loo tooganayay. Hargeysa, dadka waxa lagu toogan jiray buurta dhanka bari ka xigta halka ay immika ku taallo Kafateeriyada Masalla View (eeg sawirka hoose). Xigasho: Human Rights Watch, a government at war with its own people (Bogga 122 – 123) Qore: Maxamed Sharma’arke Sharmaake91@gmail.com Qaran News -
Turkey sent a second shipment of medical supplies to Somalia on Monday to help the country combat the novel coronavirus outbreak. An A-400M military plane carrying supplies including stretchers, beds and quilt covers departed from Etimesgut Military Airport in the capital Ankara. On Saturday, Turkey sent a shipment of medical supplies to Somalia, including new Turkish-made ventilators. After Turkey’s all-out efforts to develop its own ventilators, which bore fruit last month, Somalia – which lacked the devices, which are critical for fighting the coronavirus – became the first country it sent the ventilators to. The medical aid packages bore the Turkish presidential seal along with the Turkish and Somali flags and a famous saying by 13th-century Sufi mystic Mevlana Jalaluddin Rumi: “There is hope after despair and many suns after darkness.” Source: Daily Sabah
-
Kismayo ( PPM) — In 2009 when Al-shabaab captured Kismayo, Ahmed Mohamed Islam (aka Ahmed Madobe), then a senior Hizbul Islam officer, called on the extremist organisation to make peace with Hizbul Islam. Hizbul Islam had dissolved when its founder, Sheikh Hassan Dahir Aweys, joined Al-shabaab. Ahmed Madobe fled to Afmadow where he helped Raskamboni brigade to regroup as a formidable enemy of Al-shabaab. Ahmed Madobe allied himself with Kenya Defence Forces that invaded Somalia in 2011 to counter the threat of Al-shabaab forces in Gedo. In 2011 and 2012 Raskamboni launched hit and run attacks against Al-shabaab but was hardly able to retake territory from Al-shabaab. Azania project headed by Dr Mohamed Abdi Gandi, a rival of Ahmed Madobe’s, boosted the latter’s chances to lead a Federal Member State that was in the pipeline. The former US Secretary of State Hilary Clinton told Somali stakeholders she had met in Nairobi in 2012 that plans to dislodge Al-shabaab from Kismaayo were afoot. In September 2012 Kenya Defence Forces captured Kismayo in conjunction of Raskamboni brigade. Ahmed Madobe emerged as the potential leader of a federal member state in the making. Clashes between Raskamboni brigade and forces of former Defence Minister Barre Hirale preceded the 2013 election won by Ahmed Madobe as the President of Jubaland Interim Administration. In 2015 he won the Jubaland Presidency to lead a fully recognised federal member state. His 2019 candidacy for a third term ran into trouble after the Federal Government formulated a policy to oversee electoral processes of federal member states formed after 2004, the year Somalia adopted a federal system. With the exception of Puntland State, the Federal Government has had input in the formation of the other four federal member states. New guidelines published the Federal Ministry of Interior and Federal Affairs vested in the Federal Government powers to prepare criteria for selecting MPs, who elect Jubaland President. The agreement signed in Nairobi by Jubaland leader and three rivals who questioned his legitimacy after 2019 elections removed one hurdle in the path to making Jubaland an inclusive administration. UNSOM has welcomed the agreement as a steppingstone to getting other stakeholders involved the political process. “Somalis, like others, deserve to choose their leaders via free, fair and legal elections. Last August’s process was deeply flawed. It’s good to see old rivals reconcile but truly inclusive politics – local and national – requires more” tweeted Ben Fender, the British Ambassador to Somalia. “Four men have thrashed out their differences in Nairobi. Jubaland is a multi-clan federal member state. The deal deepens the crisis of legitimacy facing President Ahmed Madobe” says Dahir Abdi, a former traditional leader in Jamaame. The Council of Inter-State Cooperation founded in Kismayo in 2018 folded after Hirshabelle, Galmudug and South West allied themselves with the Federal Government of Somalia. Close relations with Kenya at the expense of cooperation with Federal Government further eroded the legitimacy of Jubaland leader. Like Mukhtar Robow, Ahmed Madobe has joined mainstream politics as a reformed extremist. Somalia’s International Partners urge Ahmed Madobe to cooperate with the Federal Government to make Jubaland Administration more inclusive. Following that bit of advice could politically stand Ahmed Madobe in good stead. © Puntland Post Monthly, 2020 Click here to download a full webzine The post JUBALAND AGREEMENT RAISED QUESTIONS ABOUT AHMED MADOBE’S LEGITIMACY appeared first on Puntland Post.
-
Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulsjada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 34 xaalado cusub oo COVID-19. Waxaa cudurka ka bogsooday 17 qofood, waxaana geeriyooday 3 bukaan. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in 26 kamid ah bukaannada la xaqiijiyay ay rag yihiin halka 8-da kale ay yihiin haween. 27 kamid ah bukaannada cusub waxaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir, 7 kalana waxay ku suganyihiin deegaannada dowlad gobaleedka Puntiland. Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan gelisay ayaa gaartay 756, waxaa bogsootay 61 Ruux. 35 ruux oo kale ayaana u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa ugu baaqday mawaadiniinta Soomaaliyeed guud ahaan inay qaataan talooyinka caafimaad iyo wacyi gelinta looga digayo qatarta cudurka, qaybta uga aadanna ay ka qaataan dadaallada kahor tagga iyo xakeynta Feyruska Karoona. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixintii maalin laha aheyd ee kiisaska la xariira cudurka Coronavirus, waxayna shaacisay kiisas cusub, dad u dhinta xanuunka iyo kuwo ka soo bogsaday. Warbixinta wasaaradda waxaa lagu sheegay in maanta la diiwaan geliyey 34-kiis oo cusub oo cudurka Coronavirus ah. Seddax qof ayaa u dhimatay xanuunka, halka 17 qofoodna ay kasoo bogsadeen, sida lagu sheegay warbixinta maanta. Dadka laga helay cudurkaas 27 kamid ah waxa ay ku noolyihiin gobolka Banaadir, halka todobada kale ay ku noolyihiin deegaanada Puntland. 26 ka mid ah 34-qof ee laga helay cudurka waa rag, halka sideeda kale ay yihiin dumar, sida lagu caddeeyey qoraalka. Tirada guud ee kiisaska cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya ayaa gaartay 756-kiis, bogsashada ayaa gaartay 61, halka 35-qof ay xanuunkaas ugu geeriyoodeen gudaha Soomaaliya.
-
Diyaarad ay leedahay Shirkada Diyaaradaha Afrikan Express ayaa maanta ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Bardaale ee Gobolka Bay. Warar lagasoo Xigtey Shacbiga ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha [...] Source
-
Bardaale (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ah ay ku dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Bardaale ee gobolka Baay. Diyaaraddan ayaa waxaa la sheegay inay lahayd shirkadda diyaaradaha African Express, islamarkaana ay daawooyin gaysay magaalada Bardaale, sida uu sheegay mas’uul ka tirsan shirkadda. Diyaaradda ayaa lagu warramayaa inay ku dhacday meel u dhow garoonka, oo banaanka ah. Xogta aan helnay ayaa sheegaysa in dad gaaraya illaa shan qof ay diyaaraddaas saarnaayeen, kuwaas oo illaa hadda aan la ogeyn xaaladdooda. Illaa iyo ma cadda waxa sababay inay diyaaraddaas ay dhacdo, waxaana weli wararka arrintan ku saabsan ay yihiin kuwa isa soo taraya. Nagal filo faah-faahin dhowaan Insha Allah
-
Somali army confirmed on Monday that its forces killed 10 al-Shabab fighters on Sunday at one of its military bases in southern region. The Somali National Army (SNA) said several militants were injured during a hit and run attack on SNA bases in Ceel-Salini and Barire towns in Lower Shabelle. “The attacks were repelled. Further, 10 al-Shabab terrorists were confirmed to be killed and many injured,” SNA said in a statement issued in Mogadishu. The soldiers, who had been fighting along with African Union Mission in Somalia (AMISOM) to stabilize the Horn of African nation, said there were no casualties suffered by SNA. It said the security forces had degraded al-Shabab capabilities to take effective attacks in Somalia. The allied forces have been on major offensives against the extremists in central and southern Somali regions, but the militants still hold swaths of territory in those regions, conducting ambushes and planting roadside bombs. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in qeybo ka tirsan degmada ay kusoo dhaceen hoobiyeyaal, la aaminsanyahay inay ahaayeen kuwo habow ah. Ugu yaraan laba madfac, oo la sheegay inay ahaayeen kuwo laga soo riday qoriga loo yaqaano hoobiyaha, ayaa kusoo dhacay qeybo ka mid ah degmada Cabdicasiis, waxuuna mid kamid ah ku dhacay gudaha Garoonka kubadda Cagta ee Eng. Yariisow. Weli lama oga in khasaare ka dhashay iyo in kale labadaas madfac ee ku soo dhacay qeybo ka tirsan degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Sidoo kale lama oga halka uu ahaa bartilmaameedka loo waday madaafiicdan, mana jirto cid weli ka hadashay. Al-Shabaab ayaa dhowr jeer oo hore dusha u ritay mas’uuliyadda weerarro ay u adeegsadeen qoriga hoobiyaha oo ka dhacay meelo muhiim ah oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Inta badan goobaha ay ku qaadaan weerarrada nuucaas ah waxaa ka mid ah xarunta Xalane oo ay maalmihii lasoo dhaafay dhowr gantaal ku tureen, kuwaas oo qaarkood ay waxyeello ka soo gaartay dad rayid ah iyo xoolo u badnaa Geel ku xareysan xaafad ka tirsan degmada Wadajir.
-
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa faafaahiyay waxyeeladii ka dhalatay roobaabkii Gu’ga ee ka dhawaan ka da’ay deegaanada Galmudug oo gaar ahaan waxyeello ga geystay deegaanno dhaca gobolka Galgaduud, isaga xusay in daadad xoog leh kusoo rogmadeen magaaalada Bacad-weyn ee Koonfurta Gobolka Mudug kuwaas oo sabab qasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in roobabka Gu’ga ay saameyn aan wanaagsaneyn ku yeesheen deegaano hoos yimaada Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb isla markaana ay biriq ku waxyeelaysay qoys ka koobnaa Todobo ruux oo Afar qof oo ka mid ah oo caruur ahaa ay geeriyootay ka dib markii biriq kula dhacday degaan hoos yimaada Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Dhanka kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa iyadoo laga tixraacayo waxyeelada roobabka waxuu maanta magacaabay guddiga gurmadka daadadka ka di b Markuu arkay, madaxweynuhu Daadadka iyo xaaladda bini aadannimo ee ka soo korodhay Deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta gobolka Mudug kaas oo geystay saameyn nafeed iyo mid dhaqaale. Qoraal kooban oo ka soo baxay Madaxweyne Axned Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay guddigaan oo ka kooban 5 wasiir guddigaan ayaana ka shaqeyn doona sidii gurmad loogu sameyn lahaa deegaannada daadadka ay ku soo rogmadeen ee ka tirsan gobolka Mudug , waxaana uu ugu baaqay guddiga in sida ugu dhaqsiyaha badan ay uga howlgalaan deegaannada ay ka jirto xaaladaha nololeed ay keeneen roobabka Gu’ga ee ka curtay Galmudug. Qodobka 1aad Magacaabidda Guddiga Gurmadka iyo Kahortagga Waxyeelada Daadadka oo kala ah: 1. Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka. 2. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada. 3. Wasaaradda Maaliyadda 4. Wasaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta 5. Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib-udhiska. Qodobka 2aad 1. Waa in Guddigu si deg deg ah uga hawl galaan sidii gurmad iyo gargaar lagu gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan deegaanka Bacadweyne oo hoy iyo hantiba ku belay roobabkii xooganaa ee halkaa ku fatahay, sidoo kale ay u diyaar garoobaan sidii ka hortag loogu sameyn lahaa in ay soo laabato xaaladdaas oo kale. 2. Madaxweynuhu wuxuu ugu baaqayaa Dowladda Soomaaliya, hay’adaha gargaarka iyo cidkasta oo ka qeyb qaadan karaysa sidii loogu gurman lahaa dadka reer Bacadweyne in ay lasoo gaaraan gurmad iyo gargaar deg deg ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
PRESS RELEASE Coronavirus – Somalia: COVID-19 Impact Update No. 4 (As of 4 May 2020) From 26 April to 3 May, confirmed cases rose from 390 to 722, with 32 deaths and 44 recoveries GENEVA, Switzerland, May 4, 2020/ — Situation Overview The exponential rise in the number of confirmed COVID-19 cases in Somalia continues. From 26 April to 3 May, confirmed cases rose from 390 to 722, with 32 deaths and 44 recoveries. The new cases are largely due to community transmission. On 23 April, WHO warned that if the virus transmission is not slowed down rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. Somalia will need to make difficult decisions to balance the overwhelming demands of responding to COVID-19, while maintaining essential health service delivery to prevent health systems from collapse. COVID-19 impact The measures announced by authorities to contain the spread of COVID-19 have had a significant impact on livelihoods. In March, Somalia saw slight price increases of imported food items due to the partial disruption of the supply chain and panic buying due to the pandemic. On 19 April, Saudi Arabia announced plans to temporarily lift the ban on importing livestock as well as import at least 600,000 sheep and 100,000 camels from Somalia in the next 30 days; a move that offers some economic respite. The measures taken by individual agencies have also impacted on humanitarian activities and development programmes. An OCHA survey of NGO partners in South West State found that 36 per cent reported they were unable to conduct field activities, 40 per cent had reduced field presence to focus on immediate lifesaving activities and 66 per cent were adapting primary activities to COVID-19 directives. With the addition of COVID-19, Somalia faces increased threats with looming floods and an ongoing, historic desert locust infestation in various parts of the country. According to African Development, the pandemic will affect ongoing efforts to contain the locusts, particularly given limitations on movements of people and flights, and disruptions in supply chains. Distributed by APO Group on behalf of Office for Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA). SOURCE Office for Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) Qaran News
-
Oslo (Caasimadda Online) – Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga ay dalkaasi ku joogi karaan. Dadkaan ayaa horay u dalbaday in ay helaan sharciga u ogolaanaya in ay kamid noqdaan muwaadiniinta dalkaas, isla markaana ay helaan xuquuq, maadaama ay u diiwaangashan yihiin qaxooti ahaan. War ka soo baxay wasaaradda Caddaladda ee dalka Norway, ayaa lagu sheegay in dadlkaasi oo badankoodu mudo dheer sharciga sugayey, loogu ogolaaday siyaabo kala duwan oo la xidhiirta xaaladaha bani’aadannimo. Dadkan ayaa la sheegay inay badankood dalka Norway soo galeen intii u dhaxeysay sanadihii 2012 illaa 2016. Xildhibaan Baashe Muuse oo katirsan Golaha Deegaanka Oslo oo la hadlay VOA-da in uu dadaal badan ku bixiyay sidii loo baajin lahaa dadkaan oo Dowladda Norway mar qorsheysay in ay dib ugu soo celiso Soomaaliya. Tallaabadan ayaa waxaa soo dhaweeyay Somali badan oo dalka Norway ku sugan, kuwaasi oo muddo sugaayay inay helaan sharci. Norway ayaa ka mid dalalka sida wayn u adkeeyay bixinta Sharciga dalkaasi, waxaana sidoo kale jiray in Somali kala duwan laga qaatay sharciga dalkaasi oo lagala noqday. Hoos ka dhageyso wareysiga xildhibaan Baashe https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/05/Norway-Soomaali.mp3
-
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, ayaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka iyo ka hortagga Daadadka, wareegtada ayaa u qorneyd sidaan:- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Markuu arkay, Daadadka iyo xaaladda bini aadannimo ee ka soo korodhay Deegaanka Bacadweyne; Markuu arkay: Baahida loo qabo in si deg deg ah gurmad dhinac walba ah loo fidiyo dadka ay waxyeeladu ka gaartay daadadka Gu’ga; Markuu tixgaliyey: In wali lagu jiro xilli roobaadkii Gu’ga, iyo in ay soo laaban karaan daadad nuucaas oo kale ah; Wuxuu Xeeriye Qodobka 1aad Magacaabidda Guddiga Gurmadka iyo Ka hortagga Waxyeelada Daadadka oo kala ah: Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada. Wasaaradda Maaliyadda Wasaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib-udhiska. Qodobka 2aad Waa in Guddigu si deg deg ah uga hawl galaan sidii gurmad iyo gargaar lagu gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan deegaanka Bacadweyne oo hoy iyo hantiba ku beelay roobabkii xoogganaa ee halkaa ku fatahay, sidoo kale ay u diyaar garoobaan sidii ka hortag loogu sameyn lahaa in ay soo laabato xaaladdaas oo kale. Madaxweynuhu wuxuu ugu baaqayaa Dowladda Soomaaliya, hay’adaha gargaarka iyo cidkasta oo ka qeyb qaadan karaysa sidii loogu gurman lahaa dadka reer Bacadweyne in ay lasoo gaaraan gurmad iyo gargaar deg deg ah. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga ka hortagga Daadadka appeared first on Puntland Post.
-
PRESS RELEASE Coronavirus: Kenya Covid-19 cases rise by 30 , total now 465 Nairobi Sunday May 3, 2020 Bungoma is the latest County to be affected by the virus bringing to 16 the total number of Counties that have so far recorded Covid-19 cases NAIROBI, Kenya, May 4, 2020/ — Kenya has recorded 30 more cases of coronavirus from an analysis of 883 tests done in the last 24 hours, bringing the total number of total cases to 465. The results were released by the Chief Administrative Secretary (CAS) Dr. Rashid Aman who disclosed that 19 cases are from Mombasa, 8 from Nairobi, 2 from Bungoma and one from Kitui, aged between 4 years and 64 years, of which 23 are males and 7 females. Bungoma is the latest County to be affected by the virus bringing to 16 the total number of Counties that have so far recorded Covid-19 cases. “What this means is that the disease is spreading across the country and within the estates,”Dr. Rashid said and urged people in the targeted areas to go for testing. In Nairobi, Kawangware has two cases, Eastleigh five and Kibera has one. In Mombasa, Mvita has a record of 15 cases, Kisauni has three, and Likoni one. Others are Kitui, which has one case from Mwingi town and Bungoma County has two cases from truck drivers. On a positive Dr. Rashid disclosed that 15 patients have recovered and hav been discharged from various hospital. “Unfortunately we lost two more patients from Mombasa,” he said. He also lamented that despite the government’s efforts in ensuring targeted testing is done in high risk areas as part of the measures to control the disease, a low turnout of people going for the testing is dragging the process. The CAS highlighted that the outcome of the testing exercise has shown a very low turnout in some areas. “In the last two days, the testing teams have tested 803 against a target of 2000 in Kawangware, 494 in Eastleigh against a target of 3000,” he noted and appealed to Kenyans especially those in the hotspot areas to willingly come forward to be tested for the country to flatten the curve and minimize the risk of transmission. He reminded Kenyans that there are countries where people beg to be tested, yet their governments are unable to do so. “The Ministry of Health has acquired the testing capacity to undertake targeted testing, but the willingness to be tested is low,’ he re-emphasised. He also announced that NERC has directed the Inspector General to designate a place for curfew offenders where social distancing requirement can be observed and cautioned mosques that have revised prayer time and are now opening for prayers at night during this month of Ramadhan. “All religious leaders are advised to stop this practice forthwith, failure of which legal action will be taken against them in accordance with Public Health Act,” he said. The CAS also warned the hoteliers, matatus and bodaboda operators who have gone back to their normal ways and urged them to abide by the containment measures in place. Education Cabinet Secretary Prof. George Magoha clarified that schools will still remain closed for the next one month despite calls and rumours that they will reopen for second term. “As I have alluded earlier a lot of things will determine whether we open schools and we are discussing at the NERC meetings,” he said and noted that going by the ongoing facts on Covid, children should stay at home and if there was any pronouncement on any matter of education, it will be communicated at the right time. “It is disturbing to hear that parents and the public are thinking of opening schools and issues of fees. This is a medical crisis it’s not economic, and we must control the medical crisis first,” Prof. Magoha said. He also emphasized that Kenyans should stop pretending like the disease is a Kenyan thing but should know it is worldwide warning that our culture is going to get us where we do not want to go and our behavioural might lead us to doomsday. The coronavirus pandemic continues to wreak havoc globally with the current global Covid-19 disease situation standing at 3,018, 952, out of which 207,973 have died. In Africa, the confirmed cases stand 23,254, and fatalities are 903. Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health, Kenya. SOURCE Ministry of Health, Kenya Qaran News
-
PRESS RELEASE Coronavirus – Somalia: Joint statement on reconciliation processes in Jubaland International partners signed a joint statement welcoming the dialogue between the Jubaland administration and the leadership of the Jubaland Council for Change MOGADISHU, Somalia, May 4, 2020/ — The below statement was signed by United Kingdom, Austria, Belgium, Denmark, European Union, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Poland, Sweden, United States and the United Nations. “We, the undersigned international partners welcome the dialogue between the Jubaland administration and the leadership of the Jubaland Council for Change which culminated in a reconciliation agreement signed on 23 April”. “Disputed electoral outcomes in Jubaland and other Federal Member States over the past 18 months underscore the importance of credible electoral processes in which Somalis may choose their leaders in accordance with the Provisional Federal Constitution and Federal Member State constitutions”. “We encourage all Jubaland stakeholders, including political leaders, communities and traditional leaders to build upon the 23 April agreement, implement the follow-up steps, and continue their constructive dialogue”. “We also welcome the willingness expressed by the Jubaland stakeholders to engage the Federal Government of Somalia, and that Jubaland is ready for full collaboration with the Federal Government. International partners urge the Jubaland administration and the FGS leadership to peacefully resolve their continuing differences through dialogue, and to de-escalate the ongoing tensions in Gedo region”. “We stand ready to provide the necessary support to the FGS and all FMS leaders as they strive for reconciliation and cooperation to advance national interests. In this regard, partners also welcome other recent reconciliation initiatives, in particular in South West State and Galmudug, aimed at forming inclusive, unified state-level administrations”. “We urge that these efforts continue throughout Somalia for the benefit of the people. We call on all Somalis to foster unity and reconciliation as they begin the Holy month of Ramadan while facing not only the unprecedented menace from COVID-19 but also the continuing threat from terrorism”. SOURCE British Embassy Mogadishu Qaran News
-
Saxaafaddu waa mid ka mid ah tiirarka Dawladnimada Casriga ah. Waxaa ay afareysaa saddexda tiir ee dawladnimada ee kala ah fulinta, xeer-dejinta iyo garsoorka. Saxaafaddu waa garsooraha u kala garqaada adeegaha (dawladda) iyo loo-adeegaha (shacabka). Sida ka muuqata ereyga “Media” oo ah dhex-dhexaadnimo waa in saxafigu uu si eex la’aan ah oo xirfad xambaarsan warka u sugaa una tabiyaa. Balse saxaafadda madaxbanaan mar walba waxaa loo tiiriyaa inay sheegto dhaliilaha maamuleed ee dawladda. Maxaa yeelay wax-qabadka dawladda ayada ayaa sheegata oo hay’ad warka u faafiso ayay leedahay sida Wasaaradda Warfaafinta. Cidda aan wasaarad iyo awood maamul midna lahayn waa shacabka oo ay tahay in loo hadlo lana wacyi geliyo. Sidaa awgeed, saxaafadda Madaxbannaan waxaa waajib ka saaran yahay ilaalinta danaha iyo xuquuqda shacabka, sare u qaadidda codadka dadka aan codkooda la maqlin iyo ilaalinta mabaadii’da aas-aasiga ah ee dimuqraadiyadda. Soomaaliya dawlad ahaan iyo shacab ahaanba waxaa ay ku jirtaa xaalad jilicsanaan ah “fragility”, saxaafaddana waan ognahay in xaaladdaas jilicsan ay qayb ka tahay. Balse waxaan u baanahay in saxaafaddeenu ay faham, xirfad iyo awood cilmi u yeelato saxafinimada ama weriyenimada. Dastuurkeena KMG waxaa uu damaanad qaadayaa guud ahaan Xuquuqaadka aas-aasiga ah sida kan Xorriyadda Ra’yiga iyo Afkaarta ee ku xusan qodobka 18aad balse sida ay qabto Diinteena Islaamka laguna xusay qodobka 42aad ee dastuurka, waa inay jirtaa isku-dheellitirnaan xuquuqda iyo waajibka muwaadinka. Waa nasiib darro weyn in dawladda aan qayb ahaan ka mid ahay ay maanta geysaneyso tacaddiyo lagula kacayo saxaafadda madaxbannaan kana soo horjeeda qodobka 18aad ee dastuurka. Waxaan la soconaa in weriyeyaashu ay la kulmaan dil, xabsi, handadaad iyo is-hor istaag shaqadooda. Waxaa kale oo aan ognahay in Maamulada Dawlad goboleedyadu ay sidoo kale tacadiyo u geysanayaan saxaafadda. Waxaa tusaale kaaga filan xorriyada ka qaadista dhowaan lagu sameeyey Weriyeyaasha kala ah Cabdiaizi Gurbiye oo Goobjoog u shaqeeya iyo Mukhtaar Maxamed Catoosh oo VOAda Soomaaliga u shaqeeya ayadoo kuwo kale weli lagu handadayo sharciga sida Haaruun Macruuf. Waa dhaqan keli-talisnimo iyo kalsooni darro shakhsiyadeed ah in dhaliilahaaga aad dhageysan waydo waana astaamaha aan ku aragno Maamulada hadda jira ee heer federaal iyo heer dawlad goboleedba. Waxaan soo dhoweynayaa warka ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo oo ah in dawladiisu dhowrayso xuquuqda iyo madaxbannaanida saxaafadda islamarkaana soojeediyey in wax-ka-beddelka lagu sameeyo xeerka ciqaabta si uu ula jaanqaado xaaladaha waddanka. Balse intaan taasba la isla gaarin maxaa kaa hor taagan mudane Madaxweyne inaad talaabo qaado aad ku joojinaysid xarriga iyo caga-jugleynta joogtada ah ee weriyeyaasheena? Baarlamaanka Federaalka ee aan ka mid ahay waxaan ku dhaliilayaa in si nidaam hay’adeed ah aaney wax la taaban karo uga qabanin tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta gaar ahaan suxufiyiinta Soomaaliyeed. Waxaanse ku boorinaa guddoonka iyo guddiyada arrimaha bulshada iyo saxaafadda ee labada Aqal in tallaabo wax ku ool ah ka qaadaan tacaddiyada iyo maal-ka-dhacyada ka dhanka ah xuquuqda bulshada gaar ahaan saxaafadda madaxbannaan ee Soomaaliya. #Saxaafad madaxbannaan oo horumarsan waa DAL horumarsan! Senator Hussein Sheikh Mohamud Source: goobjoog.com
-
(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa Maamulada Cisbitaalada dawladda uga digtay in ay lacag qadaan maydka lagu rido tagaalada qaboojiyaha . Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xarunta Wasaaradda ayaa sheegay in aan la ogolayn in lacag laga qado Maydka ku jira qaybta qaboojiyaha ee maydka lagu rido . “talaagada Maydka looma isticmaali karo wax lacag ah ee ay tahay lacag la’aan wixii ku baxaaya ay bixinayso wasaaradda horumarinta Caafimaadka , lacaga laga qadaayo qofku ma jirto , hadday hore u dhacdayna waa khalad” ayuu yidhi Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weeraro ay maleeshiyada Al-Shabaab kusoo qaadeen saldhigyada Ceel-Saliini iyo Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay ciidanka ayaa lagu sheegay in weerarkaas oo ahaa isku day ku dhufo oo ka dhaqaaq iyo arbushaad ah, oo ciidamada dowladda ay iska caabiyeen. Qoraalka ayaa intaas ku daray in toban ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay weeraraka, islamarkaana tiro kale oo badan looga dhaawacay. Ciidamada waxay sheegeen inaysan jirin wax khasaare ah oo dhankooda soo gaaray. Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in aad loo wiiqay awooddii Al-Shabaab ay u lahayd inay fuliso weeraro wax ku ool ah, taasina ay tahay sababta ay weeraradooda ugu fashilmeen. Kooxda Al-Shabaab ayaan weli dhankooda wax war ah kasoo saarin weeraradan. Al-Shabaab ayaa dhowr jeer oo horey u weeraray saldhigga Ceel-Saliini, waxaana kii ugu dambeeyey uu dhacay 19-kii Febraayo ee sanadkan. WeerarkiiFebraayo ayaa lagu dilay 24 askari oo ka tirsan ciidanka dawladda, isla markaana la gubay lix gaadiid ah oo iskugu jira booyad, baabuurta kale ee ciidanka iyo mootooyin. Al-Shabaab ayaa looga dilay 40 maleeshiyo.
-
(SLT-Oslo)-Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga ay dalkaasi ku joogi karaan. War ka soo baxay wasaaradda Caddaladda ee dalka Norway, ayaa lagu sheegay in dadkaasi oo badankoodu mudo dheer sharciga sugayey, loogu ogolaaday siyaabo kala duwan oo la xidhiidha xaaladaha bani’aadannimo. Dadkan ayaa la sheegay inay badankood dalka Norway soo galeen intii u dhaxeysay sannadihii 2012 illaa 2016. Source
-
Guddoomiyaha maamulka degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose, Ibraahim Qaasim Carab ayaa faah faahiyey dil xalay degmadaasi loogu geystay Macalin Dugsi Qur’aan. Ibraahim Carab ayaa tilmaamay in ragga dilka geystay ay Macalinka oo sidoo kale Mu’adin ahaa ku toogteen xaafadda Xaawo-Taako ee degmada Afgooye. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ku raad-joogaan ciidamada ammaanka raggii ka dambeeyey falkaasi dilka ah. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/ww.mp3 View the full article
